NAXDIN DOONTEENA NAGA TAGI RABTAY KALA ROOR AYAA KADHACDAY DAAL QOSOL ADUUNKA 😂

  Рет қаралды 92,152

Adna Channel

Adna Channel

18 күн бұрын

Пікірлер: 148
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 17 күн бұрын
TEAM WALBAH ONE LIKE 👍 ❤😊
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 17 күн бұрын
Cayda qoraalada aqriya please boycott KFC McDonald's Starbucks Coca-Cola Bipsi waxay cawiyaan cidanka yahuuda lacagtaas falastiin baa lagu xasuuqa please wadamada gaalada cuna qabteyn la saaray joojiya team 27 please boycott for palestine People Gaza 😭😭😭
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 13 күн бұрын
​@@Shamsocayni1667abuukar chanelkisa intuu ka baxay asxbey
@MaxamedAbduqadir-eg3pc
@MaxamedAbduqadir-eg3pc 17 күн бұрын
Nabi muxamad scw ❤
@user-jg9tj2cv7x
@user-jg9tj2cv7x 17 күн бұрын
Adna wiil carafat ladhaho oo Malaysia jooga jira plz caawiya garab mahaysto adnaay garab siiya adi iyo teamkaga gabar qalbi wangsana tahay wilkas xalay jabru live Isla so fuleyn maleysia joga
@MAAAMA11
@MAAAMA11 17 күн бұрын
Lkn lacag maheysaya mise Caan in uuu qodo rabaa😢
@shukrihasan1841
@shukrihasan1841 17 күн бұрын
Alle nabad ha idin ku keeno dhamantiin 🤲🤲aamiin yaarabi
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 17 күн бұрын
Masha Allah cayda wa will wanagsn sfcn bu dalxiska ucawiyey Amiira iyo adna he is a legend wlhi ❤qosolka aduunka wey safar salaama damatiina
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 17 күн бұрын
TEAM AMIIRA AND CAYDA ONE LIKE 👍
@safa4020
@safa4020 17 күн бұрын
Masha Allah cayda wa wiil wanagsn sfcn bu dalxiska ucawiyey Amira iyo adna he is a legend wlhi❤
@AxmedkeygaH
@AxmedkeygaH 17 күн бұрын
Ayamahan wlhy asad koko sundus iyo samia deeqow alpha intas caadi uma daawan😂😂😂😂
@isackbakool7969
@isackbakool7969 17 күн бұрын
@@AxmedkeygaH same
@ismahaanabdul3914
@ismahaanabdul3914 17 күн бұрын
Samel
@SamiyaMuhidinKhaliif
@SamiyaMuhidinKhaliif 17 күн бұрын
KZfaq kiiba team ŵalba nolosha ku qabtay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 17 күн бұрын
wllhi Asad xili igu danbaysay ma garanayo samiyana video gii channelka lagu furay lee daawaday deeqona meel u youtebe ku furtay ilaa hada ma aadin koko ne xafladii Amira igu danbaysay ka waran
@ismahaanabdul3914
@ismahaanabdul3914 17 күн бұрын
@@adoontiallesiman262 wlh aniga kulamid ah same
@user-po7jx2xs8
@user-po7jx2xs8 17 күн бұрын
Kusali Scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰
@isackbakool7969
@isackbakool7969 17 күн бұрын
Inta doonta ceyda iyo amiira mesha fadhiyan raadineysey isooraaca😂😂😂❤❤❤❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 17 күн бұрын
Isku mel aye dhafiyen markas adna dhahayga gadaal vaar aya jiro amira markas dhahdey wax ma dubuusa hadalkas maza ka fahantey 😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 17 күн бұрын
waxas ceeb waye 3 wiil ladhashay iyada ayaaba lasocda dee
@sumayoaadan8426
@sumayoaadan8426 17 күн бұрын
Iyada iyo abuurka isla fadhiyeen
@user-gy9rk8jv4l
@user-gy9rk8jv4l 17 күн бұрын
@@Sarasiman123Sundus isla fdhiyeen be secml 😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 17 күн бұрын
​@@Sarasiman123Adna markaas way kaftamaysay sundus iyo Amira isla fadhiyay anaa arkay wllhi
@ramlakaise9188
@ramlakaise9188 17 күн бұрын
Eeeeeeey firs 3 minute qofkakaliye teamkan lasocda vediogoda soodhacaba mansha allaah kings and queens siquruxbadan unooshihiin alle haydin barakeyo dad kudayasho mudan Insha aallah wan rajaynaya ina inigamid noqdo from somaliland❤
@Rayaan277
@Rayaan277 17 күн бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 17 күн бұрын
Ceyda waye qofka niihagaayo meel kasto oo aad aadeysaan
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 16 күн бұрын
Mesha wu kla kzaa ma ahno dhwr mr u imade asiba mrku fmilkiza langkawi kenye arimhena aa hgaye mrki xflda asad e 2M lo dbal dgaye dlxisky adena iamk aa hgye
@SomilaSomilasomila-gn7hp
@SomilaSomilasomila-gn7hp 17 күн бұрын
asxaabey anaa uguhoreya manoqan karaa gabadha ugu like tabadan 🥺
@fattinoah
@fattinoah 17 күн бұрын
Masha ALLAH Waad shidan tiihine ALLAH ha isu kiin daayo Safarkana ha idinku nabageliyo Aad baan idiin dawadaa oo idiin jecalaha sida aad isku ixtiraamtaab iyo dhaqankiina wanaagsa Masha ALLAH By Hiba from Denmark I love u All❤❤❤❤
@SucaadYaasiin1234
@SucaadYaasiin1234 17 күн бұрын
Ala. Adna San ufarxay matak video so dhigtay❤❤❤❤❤
@user-lc7rb2rc5s
@user-lc7rb2rc5s 17 күн бұрын
Adna dheyman luuley sharafey qiimo bdneyy ilahey dartiis kutageera✨️💕👸
@user-zi6hr6td3o
@user-zi6hr6td3o 17 күн бұрын
Wlh cayda in gabar la siisto ayu istahilaa runtii wiil fcn waye
@SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
@SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep 17 күн бұрын
Team amiiro iyo sundus pls like😢
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 17 күн бұрын
Teamka dalxiiska ka Cararay ilaahey Ha Nii Nabad keeno ❤❤🎉🎉 Waana Washeenee 🎉 Mar lee Naga imada KL 😂
@Cayuni1
@Cayuni1 17 күн бұрын
Kala hagaha safarka waa king Cayda 🤴 ❤
@user-ft6nz3kg6t
@user-ft6nz3kg6t 17 күн бұрын
Maashaa alaah dhaha
@sahromudey6415
@sahromudey6415 17 күн бұрын
Wcs safarkiina allaha idinku nabad yeelo allaha idin nabad geeyo minikiinii kl doon iyo baaba allaha idinku nabad yeelo aamiin
@user-kr4bk7ne1c
@user-kr4bk7ne1c 17 күн бұрын
Wow came back gus❤
@falisa576
@falisa576 17 күн бұрын
Safar salaama Allaha idin yeelo Safarkina safar qayr leh insha Allah
@user-jl9hx1yd3n
@user-jl9hx1yd3n 17 күн бұрын
Alle haydiin nabad galiyo walhi dalxiiska waan uxiisidoona
@NajmaAli719
@NajmaAli719 17 күн бұрын
Welcome back my team 😊
@Dagan9322
@Dagan9322 17 күн бұрын
Cayda s' King🎉🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
Masha"Allah 😂❤ Abaay Amiira ❤❤❤ Walaahi Cambuur Qurux Badan Aa Soo Xeraty😂❤ Allaha Kuu Barakeeyo❤❤😂 Ma Go Ani Isheeydaaaa Ku Dhacday 😂😂😂Masha"Allah 😂❤❤❤❤Macha"Allah ❤❤😂😂😂🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Masha"Allah ❤❤❤🤲Allaha Kuu Barakeeyo ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴😂
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 17 күн бұрын
Ay safar salaamo alle nabad haidinku geeyo
@user-gh1ht9hs3q
@user-gh1ht9hs3q 16 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 17 күн бұрын
Manshaallah alah idin nabad geeyo inshalah ❤❤
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 17 күн бұрын
Allaha idiin nabad yeelo my sister
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 17 күн бұрын
Ceyda❤❤❤
@ameenabubakar2514
@ameenabubakar2514 16 күн бұрын
ما شاء الله تبارك الله توصلي بالسلامه ان شاء الله❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 17 күн бұрын
SAFAR SALAAMA. DHAMAANTIIN ILAAHEY NABAD KEENO❤❤
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 17 күн бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@Luulmuuse-en6di
@Luulmuuse-en6di 17 күн бұрын
Team Adna one Like😊
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 17 күн бұрын
Safar salama alle wax idin dhiba idinma tuso ❤🎉
@faysajama6987
@faysajama6987 17 күн бұрын
❤❤❤❤ mansh alllh wllshy qaali
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 17 күн бұрын
Illh nabad ha idinku soo celiyo❤
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 17 күн бұрын
Masha Alaah
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 17 күн бұрын
Welcome back 🙏 asxaab si jecel
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
Adna😂❤ Buon Appetito ❤❤❤❤🎉No Soo Niyeeyso Lee❤❤❤ Allaha Ku Siiyo Adna Wiil Ceydaruus La Dhahaayo Insha"Allah ❤❤❤ Balanta Ha Ka Bixin Lee Adnaay❤❤❤ Ani Ceyda Waxaan La Jeclahay Walasheey Amiira ❤❤❤❤❤❤ Waanna U Sheegay Xafladooodda Malesia Ayaan Imanaaa❤❤❤❤❤❤Best Wishes Team 27🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Dagan9322
@Dagan9322 17 күн бұрын
My team dhamnyiin❤🎉
@user-ui7zp6zo4z
@user-ui7zp6zo4z 17 күн бұрын
Team walba is not easy ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
Masha"Allah Adna❤ My Sister 😂😂😂❤😂😂😂🎉 Farxaan Adna Xataaa 😂😂😂❤❤❤ Cadawga Allaha Kaa Qabtto Abaayo Adna🎉🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴
@user-kc6pg9kd5i
@user-kc6pg9kd5i 17 күн бұрын
guul
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh 17 күн бұрын
Team adna on like 😊😊
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 17 күн бұрын
Adna channel safar salaama damatiina
@fartuunsalaad2604
@fartuunsalaad2604 17 күн бұрын
Allha mbad ku geyo dhamntin abyo❤❤
@HodanIidle-ks4it
@HodanIidle-ks4it 17 күн бұрын
Omg dalxis qurux badan❤❤
@Hanaabdi-tz3gh
@Hanaabdi-tz3gh 16 күн бұрын
M. A dalxiis qurux ahaa😅❤
@gamer-il2lt
@gamer-il2lt 17 күн бұрын
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada haku geeyo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 17 күн бұрын
Adna maxay kaa cuneen Amiira iyo sundus 😂 bisinka wax dhan ma iigu jiro kulahaa 😂😂😂
@rahmaissack6536
@rahmaissack6536 17 күн бұрын
First one❤🎉
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 17 күн бұрын
Safar salama dhamantiin
@Thegreat-v6s
@Thegreat-v6s 17 күн бұрын
Adan saaid as kuu tageeraa rebly abayo ❤❤❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 16 күн бұрын
Save journey ❤❤
@deeqajawaase9941
@deeqajawaase9941 17 күн бұрын
Dalxiiskin ugu quruxbadani waa ka family
@RyaanCaabdo
@RyaanCaabdo 17 күн бұрын
Safar salama abayo
@qanciyeboi
@qanciyeboi 17 күн бұрын
M.a adnajale🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@Amiiraqurux-r5p
@Amiiraqurux-r5p 17 күн бұрын
Team anda one like ❤😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
(بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ )اِلَّا تَـنۡصُرُوۡهُ فَقَدۡ نَصَرَهُ اللّٰهُ اِذۡ اَخۡرَجَهُ الَّذِيۡنَ كَفَرُوۡا ثَانِىَ اثۡنَيۡنِ اِذۡ هُمَا فِى الۡغَارِ اِذۡ يَقُوۡلُ لِصَاحِبِهٖ لَا تَحۡزَنۡ اِنَّ اللّٰهَ مَعَنَا‌ ۚ فَاَنۡزَلَ اللّٰهُ سَكِيۡنَـتَهٗ عَلَيۡهِ وَاَ يَّدَهٗ بِجُنُوۡدٍ لَّمۡ تَرَوۡهَا وَجَعَلَ كَلِمَةَ الَّذِيۡنَ كَفَرُوا السُّفۡلٰى‌ ؕ وَكَلِمَةُ اللّٰهِ هِىَ الۡعُلۡيَا ؕ وَاللّٰهُ عَزِيۡزٌ حَكِيۡمٌ🤲🤲🤲🤲
@MaryamaMuhudiin-go6pq
@MaryamaMuhudiin-go6pq 17 күн бұрын
Ana ugudanbeyay😂😂😂
@AmiiraFans
@AmiiraFans 17 күн бұрын
SAFAR salama dhamantina❤
@user-zq8ky2vp7k
@user-zq8ky2vp7k 15 күн бұрын
dalxiisku wuu soo dhamady😅
@garaaddowlad4803
@garaaddowlad4803 17 күн бұрын
Sorry zxb.adna 3days ayaan ka maqnaa video daade hadaan wada like saraya intii horana waad iiga haysaa
@CumarIlkacase-l8j
@CumarIlkacase-l8j 17 күн бұрын
Allah nabad idinku geyo 🤲🥺
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 17 күн бұрын
Hala kla carara ka dhacday adna qosleyso 😂❤ so nabad gala Kuweygii 😊
@gamer-il2lt
@gamer-il2lt 17 күн бұрын
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 17 күн бұрын
Safar salama
@user-mt4lc5sl8c
@user-mt4lc5sl8c 17 күн бұрын
Tee sudus lki ❤❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 17 күн бұрын
Team Adna one like ❤
@MalyonAhmed
@MalyonAhmed 17 күн бұрын
Adna wan kusalamey mcntoo
@sarhocali2945
@sarhocali2945 17 күн бұрын
Anaa uhoreeyo yeees
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 16 күн бұрын
Safar wacan ❤❤❤❤❤❤🎉😊
@LovelyCosmos-vx7ri
@LovelyCosmos-vx7ri 17 күн бұрын
❤❤
@XasanMaxamed-tt5lh
@XasanMaxamed-tt5lh 17 күн бұрын
Asc somali maxamed
@ShugriIsaaq-kf4sc
@ShugriIsaaq-kf4sc 17 күн бұрын
Omg
@BaarliinAadan-kv9rv
@BaarliinAadan-kv9rv 17 күн бұрын
adna cadnan samia markad tagti waresi noga qad ❤ pleas abyo
@user-kr4bk7ne1c
@user-kr4bk7ne1c 17 күн бұрын
I love you 😍 guys one like 👍
@user-ow7ds8kf4g
@user-ow7ds8kf4g 17 күн бұрын
Love burana kugu ehe yaceo adna🫶🏻💋💗
@Maryanmaryanmaryan
@Maryanmaryanmaryan 17 күн бұрын
😂😂😂
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@HindiyoMacalin-uj2je
@HindiyoMacalin-uj2je 16 күн бұрын
Mr xaaraye
@yabehabdirachid9915
@yabehabdirachid9915 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 17 күн бұрын
Macalimow video lagu hests tiktok hakasaara
@EDMANAli-xj6lb
@EDMANAli-xj6lb 17 күн бұрын
haween wanagsan
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 16 күн бұрын
Allah nii nabad geeyo
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 17 күн бұрын
Kkkkk
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
Team ❤Adna❤Amiira ❤❤❤ Heee ❤❤❤❤❤❤
@Fardowsomacalin2024
@Fardowsomacalin2024 17 күн бұрын
Adna icafi abyo waa kuxantay maalin hore waxaa kudhahay adna ileen weeygabneed icafi abyo 😢 inaa aragtaa rajeynaa fariinteyda😮
@fadumosiciid3942
@fadumosiciid3942 17 күн бұрын
😅
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 17 күн бұрын
tiktok xataa saas qof ugu so qoray baa arkay qof diin le baa tahay dadka badankooda waxaas wax lama ahan sidii la rabo aya lagu caynaa danbi inee ku tahayne ma oga
@Zapriina.abdalla
@Zapriina.abdalla 17 күн бұрын
Galab miyeey uthy malaysiya
@SaamiyaAbdirashiid
@SaamiyaAbdirashiid 17 күн бұрын
9:52 .pm ayey uthay
@CraxmanIbrahim-qb7ju
@CraxmanIbrahim-qb7ju 17 күн бұрын
first one 😂
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 17 күн бұрын
Hani iyo abubakar ma isku balamina😅
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 17 күн бұрын
Hindiya waxaa ka qurux badan maleshiya kana cafimaad badan hawada Hindiya waa wada aduunka ugu wasaqsan Malaysia USA CANADA Australia yurub bay ka qurux badan tahay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
Meella Yar Waaye Kuli Saas Ma Aha ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 күн бұрын
Asia Lee Waaye 😂❤ Waane Il Terzo Mondo😂🎉 Kista Yar Oo KZfaq Ka U Kalla Kacay Ayey Meelaha Qurxoon Ku Tagaan ❤ Dad Badan Ayaa Ku Shaqa La! .........Iwm!
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 17 күн бұрын
🏃‍♀️ 🏃‍♀️ 🏃‍♀️ 🏃‍♀️ 🏃‍♂️ 🏃‍♂️ 🏃‍♂️ 🏃‍♀️ 🏃‍♀️ 🏃‍♂️ 😂😂😂😂❤❤
@samiyamolid3559
@samiyamolid3559 17 күн бұрын
Abukar shaxaari
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 16 күн бұрын
Wcs inta dlxiska ku jirty 1 video ma idhafin akhwan kuli wa wda dwade dlxiski adunku ahaa kn next adna noga so shekeya dlxiskina su ahaa io wx ybihii nga qrsonaa oo cmerda gdasheda ahaa o ugu qsolka bdnaa ❤
GAME ADAG  TEAM AMIRO IYO CAYDA VS TEAM SAMIYO IYO MAHAMED
11:54
KOKO BULLE
Рет қаралды 11 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 118 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
MAALINTA 1AAD DALXIIS QURUX BADAN IYO DAMAASHAD…😍
9:34
Amira Qurux
Рет қаралды 180 М.
AMIIRA OO HABEEN ILAA MAALIN I CAAWISAY
13:11
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 327 М.
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
Утонуть НЕВОЗМОЖНО 😱 #Shorts
0:19
ФАКТОГРАФ
Рет қаралды 3 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
0:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 12 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 11 МЛН
ToRung short film: the robber pretended to be a statue😬
0:30