KALIYAHAYGA GADAYA WALAHI QOF RABA IGU XIR MXA KA OYSIYAY MAMADAN

  Рет қаралды 130,758

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 100
@Sadia-35
@Sadia-35 2 ай бұрын
Gbdaan aaan caaawino somaaliyey wanaag badan baan idinku ogaa markey gurmad noqoto 😢😢😢you dad kufican ayaan eheen😢😢😢
@AbduweliNazzar
@AbduweliNazzar 2 ай бұрын
Yaa Allah adiga deeq bixiyaha ugu wngsn uguna sharafta io cizada io karaamo badane fataax ayaa tahay rabiyoow razaaq ayaa tahay rabiyoow caziiz ayaa tahay rabiyoow Hal qof oo intaaas ka bixiya maadan u waayine rabiyoow deeq bixiyeyaashada ugaso qaad yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-xf1xj4gt7i
@user-xf1xj4gt7i 2 ай бұрын
Bil ramadlan ayaa lagu jira kuwa lo dinbi dhafo allah naga dhigo🤲🤲
@Farhia869
@Farhia869 2 ай бұрын
Amiin
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 2 ай бұрын
Amin ya rab❤
@sahuur3269
@sahuur3269 2 ай бұрын
Aamiin aamiin🤲🤲🤲
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 2 ай бұрын
Aamiin
@amranosman1102
@amranosman1102 2 ай бұрын
Amiiiin amiiin amiin
@loveilwaad4441
@loveilwaad4441 2 ай бұрын
Asc walalha somaliyeed walasheen aan caawino 50 qof £50 dollar ah insh allah ana bilabaya insha allaah qofkii qof muslina kurbo kafeyda alle waxuu kafeydaa kurbo aduun iyo kurbo aakhiro
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Illaahay hakaa ajarsiiyo
@atosheceelbuur5343
@atosheceelbuur5343 2 ай бұрын
❤❤❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 2 ай бұрын
Let me know when and where to donate to on her behalf? Thank you
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 2 ай бұрын
Lovely diyaar walalo inaan cawino 50 dhamadka wareeysiga ayaan dageeysno
@lifeistooshortbehappy4227
@lifeistooshortbehappy4227 2 ай бұрын
Ani xataa waan soo diraa 😢wlaahi wan ooyey
@Naagnool102
@Naagnool102 2 ай бұрын
Ilaahow dumarka unaxriiso meel kastay joogan😢😢
@drgarad
@drgarad 2 ай бұрын
Umadaada dheh, dhibka cidina gaar uma aha.
@user-ei1um3zx1m
@user-ei1um3zx1m 2 ай бұрын
Amiin yaa rabi 😢
@SiradGuled-ub4gt
@SiradGuled-ub4gt 2 ай бұрын
😊​@@user-ei1um3zx1m
@user-om8tx7ij9t
@user-om8tx7ij9t 2 ай бұрын
Aloow dhibaatada ka bixi yaarabi
@user-om8tx7ij9t
@user-om8tx7ij9t 2 ай бұрын
intii Muslim ah
@qalbilove2448
@qalbilove2448 2 ай бұрын
Ridwan gabdhan dad cawinayo buxa mahadsanid mada a so gudbisay jizakanallh in la cawiyaa rajena
@amliishaapeaofficials4427
@amliishaapeaofficials4427 2 ай бұрын
Wlhi ani wax uma abodo lkn duco kgu soo kabi kraa waa bil ramadene alle meel sahlan ha idn so dhigo lcgtz mamo🤲🥺🥺
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
@hafsoahmed1439
@hafsoahmed1439 2 ай бұрын
Salalhu caleyhi wasalam ❤
@oubahyabal6393
@oubahyabal6393 2 ай бұрын
Salallahu Caleyhi Wa Salam❤
@HalimaAbdi-gf8em
@HalimaAbdi-gf8em 2 ай бұрын
Sallalahu caaleyhi wasaalam ❤❤
@munoqali826
@munoqali826 2 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasallam
@hibojeego111
@hibojeego111 2 ай бұрын
​@@oubahyabal6393😢😂
@self-love993
@self-love993 2 ай бұрын
Rag hadaan nahay jir ahaan waa ka xooganahay dumarka lkn karti iyo adkeysi kuma gaarno wlhi hooyadaan sheekadeeda ilinta ayaan ceshan wayay Yaa Allah ilahow amuuraheeda usahal noloshana u fududee waa bil ramadaane😢😢😢
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 ай бұрын
Ilmahaad gadan laheedeen sooma ahan
@hamdiabdi624
@hamdiabdi624 2 ай бұрын
Allahu ma Amiin wll 🤲🤲🤲🤲🤲
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 2 ай бұрын
Aalahuma aamiin
@deqomohammed194
@deqomohammed194 2 ай бұрын
allaahuma aamiin
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 2 ай бұрын
Aamiiin yaarabi 😢
@dayibccc
@dayibccc 2 ай бұрын
Qofkasta oo daawaday oo awoodo waxaa ku waajib ah , waa in uu gacan ka geystaaa. Aniga waxaan ku daray 50$, qofkasta ha ku daro.
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 2 ай бұрын
Rabi bilaaw kheer leh ha uga dhigo adina bedel kheer qabo allha ku siiyo wll😢😢😢😢😢
@mohahaashi3573
@mohahaashi3573 2 ай бұрын
Inta xabiiken jecel an kuwada salino scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍
@NasteexoShariif
@NasteexoShariif 2 ай бұрын
Alle ilahow waa adoonkadaa irid weyn u fur rabbow wllyal an u duceyno ducada waa sheey muhiim ah qof walbo marke ey afurto iyo saxuurato an duceyno Alle ha u aqbalo rabbow Murugta ka qaad inbadan wey soo rafadee😢😢😢🤲🤲🤲🤲😭
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 2 ай бұрын
Aamiiin yaarabi 😢
@sahuur3269
@sahuur3269 2 ай бұрын
Aamiin
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi
@farhiyoshariffyussuf2930
@farhiyoshariffyussuf2930 2 ай бұрын
Ilaahayow kaadulqad dhibk kuheysto yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi Ilaahayow wiilkeda meeshaas ogsobixi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢
@abdiazizmuhumedibrahim9952
@abdiazizmuhumedibrahim9952 2 ай бұрын
F​@@farhiyoshariffyussuf2930
@nuuraqurux3453
@nuuraqurux3453 2 ай бұрын
Wlhi wan la oyey waxnaa Ku tare karo e mamo ducu ley Ku awodaa ilahaye Allah ha Ku caweyo debka iyo xanunka Allah ha kadolqado 😢
@xubimedia1060
@xubimedia1060 2 ай бұрын
Alla somali naxariisbadaneey keeda danyara ugar gaaray miskinkeeda kaalay dhibtadeeda ka damqatooy ilahay somali inaga dhigay alx wllhy somali nimadu waa shay qaliya dadka adunka dadka isugu damqashadabadan bay kamid yihin🙏🤲😊
@shukrihassan14
@shukrihassan14 2 ай бұрын
Rabiyoow Hooyadeen caawi aduun iyo Aakhiraba cunugeedana Gacanta Cadow ga Uga soo Saar oo meel qeyr qabta u gey oo kii ay ku nasata xajka geeya Allaha ka dhigo
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 2 ай бұрын
Aamiiin yaarabi 😢
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 2 ай бұрын
Allahuma aamiin
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Reer Yurub iyo Ameerico cashuurtaa qaadateen kasoo caawiya 13 qof oo min kun ahaa ku filan walaasheen. Hadii kale ganacsatada, meel kasto ku nool iyo dadka madaxda sheegto ee dalka dhibaatada ku hayo caawiya gabadha Alle ka cabsada. Soomaali dhan ayaa ku filan haday 50 dolar ama boqol dolar isku qoraan.
@SiciidoCabdiofficial
@SiciidoCabdiofficial 2 ай бұрын
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw scw scw
@samiraissa-cn3pz
@samiraissa-cn3pz 2 ай бұрын
Scw❤❤
@BilanBaari
@BilanBaari 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍
@sahrogeynyo8706
@sahrogeynyo8706 2 ай бұрын
Ilaahii yaa ilaahii dartaa ayaan usoomanahy ilaawow maskiintaan caawi iyada iyo inta Muslim oodhibaateysan yaarabbi yaaraxmaan😢😢😢😢
@nooranoor7774
@nooranoor7774 2 ай бұрын
Amin walal
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Ай бұрын
Ilahai wu aqbalai ducada
@hallaabdi5214
@hallaabdi5214 2 ай бұрын
Mamo wan kula daremayaa wlhi waan kula ooyay alle kuma dayici doono isha Allah umada nabi Mohamed wey ku caawi donaan isha Allah hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭allow caawi 😭😭😭😭😭😭allow caawi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hannamuhumed8505
@hannamuhumed8505 2 ай бұрын
Sorry hooyo mcn wlhi waan ooyay 😭😭😭liibiya dhib teeduna ma yaro dad muslin la odhan karana kuma noolo xitaa wxan gaadhay inaa ku ducaysto inay baabado . wlhi wan jeclaan lahaa inaa haysto oo ka bixiyo lkn may dhicin I.a wllahay somaliyeed ayaan rajaynayaa inay caawiyaan
@xubimedia1060
@xubimedia1060 2 ай бұрын
Hooyo 13k dollar wax wayn maha kabadan in lagu ururiyo insha allh ti wiilkaga iyo mida noloshada ad ku badasho waa helee somali ba garabkaga ilahaybaa garabkaga marka naxarista eebe awgi waa heli insha allh🤲🙏
@qweenamish8222
@qweenamish8222 Ай бұрын
13k lee miyaa abya😳
@xubimedia1060
@xubimedia1060 Ай бұрын
@@qweenamish8222 haa qaliyey
@maryanali4555
@maryanali4555 Ай бұрын
You sound stupid. She talked about her life story and said she doesn’t have money and is poor raising her children alone but your saying 12k is easy to collect your stupid.
@amednuur3490
@amednuur3490 2 ай бұрын
Walashey waxaan waa aduun i ha is raacin Allah xagisa u labo dhibta Allah ha ka dulqado iyo inta Muslim o dhan
@deeqodarajoofficial4056
@deeqodarajoofficial4056 2 ай бұрын
Allow qof walbo mesha uu ka bahan yahay ka dharji yaa Allah 🤲🤲🤲
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 2 ай бұрын
Allahuma aamin
@HalimaAbdi-gf8em
@HalimaAbdi-gf8em 2 ай бұрын
Aamin yarraby 🤲
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 2 ай бұрын
Aamiiin yaarabi
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi
@samiraissa-cn3pz
@samiraissa-cn3pz 2 ай бұрын
Allahuma amiin❤
@wadhaadhaabdalla_1818
@wadhaadhaabdalla_1818 2 ай бұрын
Qalbigaa ka gubtay caawa wiilkaas xalad nuucee ah uu ku jiraa tallow🥹
@user-ef6bc6gz8u
@user-ef6bc6gz8u 2 ай бұрын
ILAAHAYOW waad aragtaa murugada haysata iyo dhibka haysta ilaahayow u gargaar oo ka dulqaad dhibka ilaahayow wiilkeeda uga badbaadi kuwaa dhibaya ilaahayow kurbo ayaa haysatee ilaahayow ka dulqaad murugada farxad ugu badal yaa Rabii Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Yaa Allah
@ShugriAbdi-lo7os
@ShugriAbdi-lo7os 2 ай бұрын
😢😢😢
@ShugriAbdi-lo7os
@ShugriAbdi-lo7os 2 ай бұрын
ilaahow. Caawi
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 2 ай бұрын
Allahuma aamiin
@MaahirYare-di1qt
@MaahirYare-di1qt 2 ай бұрын
Asc All walaalaha inta wax heysata haba yaraada wlhi waa fursad hala caawiyo maamadan miskiinta ah waa maamo wanaagsan qalbi nadiif allaha barakeeyo inta dal iyo dibad joogta somalia 🇸🇴 hala caawiyo qoftan oo kale ayaa Caawin mudan وتعاونوا علي البر والتقوى ولا تعاونوا علي الإثم والعدوان❤
@user-ik9fr5pg3g
@user-ik9fr5pg3g 2 ай бұрын
Waa bil ramaddane allaah waxan kuu waydiinaya inuu Qalbiga kuu Qaboojiyo marka xigta Allaah waxan kuu waydiinaya inuu Muraadkaga kuu Sahlo 😢😢😢
@abdulahiweylaq3509
@abdulahiweylaq3509 Ай бұрын
Wlh waa qiisooo aaaad uu xanun badan abaayo Umada islamka ah ha caawiyo gabdhan soomaaliyeed ax ax ax ina lillahi waina illlahi raajucun
@xamdimohamed1984
@xamdimohamed1984 2 ай бұрын
Ax wan ilmeyay😭Allaha hooyo mcn Allaha ka dulqado dhibatada🤲🏿😭Uduce wll hadan wax kle u awoodin😢waxan ku jirna bishi barakeysneyd ee Ramadan😢
@Butterfly-ln5pv
@Butterfly-ln5pv 2 ай бұрын
40 qof ducadooda waa la aqbalaa pls uduceeya maamada 😢😢
@hooyoqalbi6007
@hooyoqalbi6007 2 ай бұрын
Abayo niyada khayr u Sheeg, bi idnillaah alle wuu kaa faydayaa kurbada,waayo marwalba alle ayad u xamdinaysaa. Yaa Allah adigaa gargaare ah u gargaar adoonatada.
@nuhali5917
@nuhali5917 Ай бұрын
Masha Allah Ridhwan Issack saxib keep going. Hal qof o umada somalida ka naxo o Fursad siya.mahadsanid saxib.Alle Janada hakugu abalmariyo.ameen
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Maama qamar culeeska Allaha kaa dulqaado waxan ku jirnaa bishii Qeerka badneed ee Ramadan aan u ducayno Maama qamar
@Abdallahmohamed59127
@Abdallahmohamed59127 2 ай бұрын
Masajid gormee qabiil noqday wllhi waa xanuun 😢😢😢
@abdifatahhassan5300
@abdifatahhassan5300 2 ай бұрын
Subxaana'allaah ,Subxaana'allaah, Subxaana'allaah, Allaahu Akbar, Allaahu Akbar, Allaahu Akbar Alloow u gar-gaar Alloow u gar-gaar waa Addoontaadi oo dhibaataysan. Wll Ridwaan Issack aad& aad ayad u mahadsantahay bacdamaa gabadhan dhibka haysto aad ummadda Somaliyed uso bandhigtay
@HalimaAbdi-gf8em
@HalimaAbdi-gf8em 2 ай бұрын
Aamin Aamin 🤲😭
@nuurcool
@nuurcool 2 ай бұрын
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw ❤❤❤❤
@najaxaadan4857
@najaxaadan4857 2 ай бұрын
Wlhi wan ooyaya markaan daawanayay Wxna uma awoodo rabi dadka ha usakhiro iyadana fakhriga haka saaro awlaaaduna waalidiintooda noloshooda ha eegaan intaanay tahriibin
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 2 ай бұрын
Alle hakuu yasiro wallaal,,,, alle xagiisa waxba kuma aha in uu murugta farxad kuugu bedelo,,,, soomaaliyeey wallaalayaal waa bil rabadaane wallaasheen hala taageero oo haloo kaco.
@kiinciise
@kiinciise 2 ай бұрын
Yaa muslimiin yaa soomaali aheey illaahey naxariis umadiisa hakuu geliyo
@amuunsaleban922
@amuunsaleban922 2 ай бұрын
Gabadhan cawimay inoga bahan tay somaliyey ajrkena wainaynu shaqaysana alle subxanho watala uxuyidhi isunaxarita anidin naxriste hooyo macn wankula deremayna dhibta alaah musliminta hooyo iyo aabo hakaga dhigo qalbigana haku qabojiyo amiin aamiiin
@ahmedtacbatacba8688
@ahmedtacbatacba8688 Ай бұрын
Reer Yemen gaar ahan al kharaz Nolashay inta uga badan kuso qaatay Kharaz waxa ku noolay ugu yaraan 20 sano Walahi waa mel kulul waa mel dagax badan waa mel buraar waa mel duur ah balse waxan kuso qaatay noolal qurux badan Alxmd mel walbo hada aado ma ilaawi doono 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪
@hafsoahmed1439
@hafsoahmed1439 2 ай бұрын
Ragow dumarka unaxarista plz💔😭😭😭😭😭Allah Ku sahlo amurahada 😭💔
@user-iw6tw2dj8l
@user-iw6tw2dj8l 2 ай бұрын
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 2 ай бұрын
Wiilka Hassan Hheekh markuu ninka ku dilay Turkiga waxaa laga bixiyay 10milyan oo lasiiyay reerkii ninka uu kadhashay,wiilkana waakan,Ilaahow dadkaan adaa wada abuuray.,daahir calasow haloo geeyo.
@MabsudCabdi53
@MabsudCabdi53 2 ай бұрын
WLhi waa ilmeeayay allah haka dulqado dhibatada maamo wa bil ramadane faraj khayr qaba alle ha ku siiyo maamo allah ayaa jiro ilaahay qofka uu jecel yahay ayuu imtixana alle ha ka dulqado😭😭
@nimcocali5090
@nimcocali5090 24 күн бұрын
Wlhi wan ooyay oo hadan ku dawaday allaha kula jiro allahana hakuu saqiro muradkaga inta aniga idhanto hacawiso gabadhan wlhi aniga ma awodo waxan ahay hoyo lagu dayacay 6 caruur oon sakay quraac sinin ciyalkeda wlhi waxay idhahayan hoyo bahi ayaa naheso hadana ma u abodi alxamdu li llaahi mcnto wan ku duceyay ee allaha kuu aqbalo miskinkane allaha u bogdhayo gacanta cadowgana allaha ka bixiyo
@SamsamMohamed-ps5jl
@SamsamMohamed-ps5jl 2 ай бұрын
Gabadhan ilahay dartis ku caawiya walaayal
@user-kc9uq7dz1s
@user-kc9uq7dz1s 2 ай бұрын
Yaa Rabi adiga awoodle faraj kheyr qaba u fur Aamiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiin
@aliosman8874
@aliosman8874 2 ай бұрын
Allahu akbar, khair khair incha Allah, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
@Abdirman-hh4ho
@Abdirman-hh4ho 2 ай бұрын
Subxaanallaah walashey ilaahay haku caawiyo mid dagdaga saliga badi ilaahay baryadiisana badi anakuna ducadan kulagarabtaaganahay qofkii muslima oo maqlaya caawinkarana walayaal caawiya oo an caawino walaasheen ilahay qalbiga hakuqaboojiyo waliba farxad waagu hakuugu baryo aadbad iiga oohisay wll allaah macak wa macanaa
@user-sy8zl4cm1z
@user-sy8zl4cm1z 2 ай бұрын
Wll gabadh fafiru illah dhanka Rabigaga wax kaga dhaw majiro Wll allh give you what do wont
@axmeddaahir985
@axmeddaahir985 2 ай бұрын
Abaayo hadhihin kal yaheyga ayaan kadaaya ee abaayo allaah ayaa kaa bixinaaya murugada iyo dhibka isaga kuxirnaaw allaah insha allaah waan kusoo duceyna insha allaah inuu allaah amuura haaga kuu toosiyo
@user-xs4sc5kv2b
@user-xs4sc5kv2b 2 ай бұрын
Walhi waa iga ilmaysiiyay hooyadan allha haku gargaro Hoooooy hooyada caawiya ,
@Zalmaa4922
@Zalmaa4922 2 ай бұрын
Runtu wax kuma awoodo lkn duco ku awoda waa bil ramadanee ilaahey kurbada hakaa feedo canukaaga neh allah haku badbaadiyo 10 kii dambo walo socda i.a qeyr ku noqonee🤲🥺
@abdallabro11
@abdallabro11 2 ай бұрын
Intaan qiso ka daawanayay channel kaaga ridwaan midii ugu xanuun badnayd weeyan lkn any way Alxmdulillah Ayadana Allah ugargaaro hooyadan iyo hooyo kastasto umada islamka Amiin ya Allah
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
Horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@user-kh9fh8cs6q
@user-kh9fh8cs6q Ай бұрын
Aduunku waa imtixaan balfiiri hooyadiis oo noloshooda ladaalaa dhacayso ayow cadow lugihiisa kuraadsaday allaha ugargaaro gabadhaan iyo intii culays haysto
@user-mo5ip6vj1u
@user-mo5ip6vj1u 2 ай бұрын
Ilhow hooyo mcney qalbi begeda qaboji wiilkedana so badbadi iyo intii kale mesha kuxiran yarabi yaraxman yaraxiim ilheyow hooyo waxbo dhibka kasaar qoralka xitaa uma jeedo indhaheyga ilin baa is xirtay 😢😢😢
@XamdaXilka-fm8tg
@XamdaXilka-fm8tg 2 ай бұрын
Wllhi maanta duco lee u awoodaa wx kle uma awoodo ilaahy wxn kaaga baryaayaa inuu Cunugaaga Gacanta cadowka kasoo saaro🤲🥺😢
@user-uu5en5im2t
@user-uu5en5im2t 2 ай бұрын
Amiiin yarabi 😢😢😢
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k 2 ай бұрын
M.a runtii waaa gabadh somaliyed oo dhuruufeysan daacadna u hadleyso aaad iyo aaadna u asturan ma ahan balayadii ama foodlaydii walnayeen sida tii u danbeysayoo kale hala cawiyo I.A
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 2 ай бұрын
Ilahay waxan kabaryaya in gabadha. Somaliyed ee kurbaysan kurbada ilahay ka faydo. Oohintii aya iga dhamatay. Iwaan adkaysan wayay wayo hoyan ahay
@Nalka723
@Nalka723 2 ай бұрын
Subhanallah wax ka xanun badan maleh wlhi manta Hadii an awodo Wan kada shubi lahay Lkn Alle aktisa waxba kama aha ganta cadowga Allaha ka sodayo yaa rabi 😢😢😢😢
@Aisha-Cuud
@Aisha-Cuud 2 ай бұрын
Yaa rabi u gar gaar hooyadan dhiban oo dhibka ka dulqaad iyo murugada heysa yaa rabi qofka u gar gaardo ayaa liibanaye😢
@user-yj2qs7gm4e
@user-yj2qs7gm4e 2 ай бұрын
ridwan gabadhan dadka ilahay ba cawinaya mar hada so gudbisay zxb wlhy qisadi ugu xanuunka badanayda bay ahayda midani wlhy
@MsLajecel
@MsLajecel 2 ай бұрын
Yaa kaashiful-kuruub, kurbada ka qaad. Allaha si fudud wiilkeeda uga soo badbaadiyo kuwa afduubka kaga heysta. Aamiin.
@hassanalitiirsade2682
@hassanalitiirsade2682 2 ай бұрын
Ilah ha u sahlo Talo ma gafi ilaah iyo kuwa tashkiiliyo ilah umada qabo Ma gafe aamin ma ahan
@user-nt1bu7kh1d
@user-nt1bu7kh1d 2 ай бұрын
Allha haku so dayo wiilkaaga wll walhi waxan duco ahan kuma wadodo ee wan ku so duwanaa abayo
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 2 ай бұрын
Yaaxayuyaaqayuum caawiyaa rabbi yaaAllah yaaraxmaan yaaraxiim yaa casiis caaw adaaqaniyee
@RIDWORONAY
@RIDWORONAY Ай бұрын
Illhi ajar ha kaasiiyo ridwaan
@qweenamish8222
@qweenamish8222 Ай бұрын
Maanta markn dawanaayii meel shaqa ah ayn joogii sidaan uilmeeynaayii customer ka xitaa markey isoogalaan awood an kufiiriya wan garanii waaye ilmadha an ceshenii waaye awgeed😢😢😢😢alaaa ilaahow duca leen uawoodha hdaa aa usoo bad badaadhii wilkedhaa 😢😢
@yussufmohamed4157
@yussufmohamed4157 2 ай бұрын
Wllhy somaliyed hadii wax Kal had u awoodhin udc lee .... wlxi hadii qof lacawin hooyothan aya ubxn awyee madahaxthi somaliyed ...adunkan cil bathan 😭 wlxi wan ilmeyay mrk shektha maqle ilahaywo adhiga aya arksa dbta hsto ilahaywo kathoqatha hooyothan asxbey usodcya
@updalamohaa
@updalamohaa 2 ай бұрын
Abayo niyada khayr u sheeg🎉
@ayaanibrahim8442
@ayaanibrahim8442 Ай бұрын
Ilahay ha kaa dul qaado dhibka waa bil Ramadan tobankii u danbyey ugu barakada badnaa Bay mrysaye waa ku so ducynaya duco uu qudhan kuu awoodaye mamo wllhy xanuun weeye hooyo dhib keeda qofksto qalbi lihi waa ka danqanaya xaladeeda💔😭😭😭🤲🤲🤲
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Ай бұрын
Allow waan soomanahay adiga agtada waxba kama ahan lacagtaas Allow caawi, umadada uga nixi…🤲🤲🤲😭😭😭
@Jamaaludiin1
@Jamaaludiin1 2 ай бұрын
Ninkn dad badan ayuu caawiyy ,alle hka abal mariyo zxp .
@nastaabdi572
@nastaabdi572 2 ай бұрын
Calaasho na hurtay 15bisha ramadan waa habeen ducada la aqbalo walal aan uduceeno walasheen ilaahay irid ufuro iyo qofkasto dhibkan okle hesto ilahay kasaaro anagana alleha nomakeeno aaamin
@deeqaaadan3611
@deeqaaadan3611 2 ай бұрын
Ax ax ax roryy mam ilaahow caawi yaarabi yaa alaa ilahow caawi yaa rabi yaa rabi caawi yaa rabi aamiin
@naciimanashad4372
@naciimanashad4372 2 ай бұрын
Allah subxana watacala ayan ku barya hooyo mcn wan somanhy dar alle ayan u somanhy allah murugta ha ka dulqado inshallah
@mustaqinabdullahi588
@mustaqinabdullahi588 2 ай бұрын
Alaaa sumaliyey mamadan xalacawiyooo plz nd plz intii wax hysatooo😢😢😢😢😢😢
@Faiza.cabdikadir
@Faiza.cabdikadir 2 ай бұрын
Hooyo illahay talosaro waxwalbo weyhagagayaan illahay idinkisa insha allah saliga Nabigana badi iyo allebaridisa illaha gacanta cadawga kasosaraya insha allah 😢😢😢🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@HassanMukhtarAbdirahman
@HassanMukhtarAbdirahman 2 ай бұрын
@jeffyfan9603
@jeffyfan9603 2 ай бұрын
SubxanAllah Allahu akbar! Xaal aduun lee waaye Ilahay qalbiga haku qabojiyo wiilkas ilahay ayaa abuuray ayaa umaqan
@shariifjinoow4933
@shariifjinoow4933 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢Hooyo Allha ku caawiyo walhi waa murugu lkn Allah aktiisa waxba kMa ahan hooyo mcn samir illahey kuma cidleynaayo
@maxamedcabdullaahi2915
@maxamedcabdullaahi2915 2 ай бұрын
Qisooyin emotional ah ridwaan
@HaboonMaxamed-tx5sk
@HaboonMaxamed-tx5sk 2 ай бұрын
Wllhii sidaan u ooynaayey waa daily hooyo Allah ha ku fududeeyo 😢
@abdikaafi1984
@abdikaafi1984 2 ай бұрын
Yaa Allah yaa fataax Allow usahal lacagtaa wiilkeedana ubadbaadi miskiin wadnaha uhoray
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 2 ай бұрын
Subxaanallaah. Illaahayow u gargaar maamadan dhibaateysan insha Allaah Rabbiyow u gargaar ayada iyo intii muslin ah oo dhibanba aamiin
@user-bv2df9js8f
@user-bv2df9js8f 2 ай бұрын
Allaah kuma qadin e samirkaagu egayaa wlhi imaan iyo hadal wayn ba ku ah halhays oo ah alxm sidan ka arko clip ka somliyeey 300 aan ku bixino 50 waxay u noqon 25.000 nebigu csw kuwa sadaqada labaxaa khayr badan ayu marar badan yidhi plz plz inaga ayay tahay inanteni
@ashrafhakimi6383
@ashrafhakimi6383 2 ай бұрын
Axx sorry apayoh 😢😢😢
@zamzamhassan1889
@zamzamhassan1889 2 ай бұрын
Mashllah ridwan shaqo wacaan ba qabataay ilahaay ajaar ha kasiyo
@HamdiIbrahimkenan-zm8jy
@HamdiIbrahimkenan-zm8jy Күн бұрын
Ax ax alle haka qaado dhiipka farxad hakugu badalo
@user-fl1ol8qs6i
@user-fl1ol8qs6i 2 ай бұрын
Sorry soomaliya hooyadan hala caawiyo
@user-pm2vb7oq7g
@user-pm2vb7oq7g 2 ай бұрын
Iam crying😭
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Rabbiyoow Awoodaada ugu gargar Aamiin yaa Rabbi.
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 2 ай бұрын
Yaa rabi ku gargaar somaliyeey aaan uu kacano waa biil ramadan 😭😭😭😭😭
@Cadeey
@Cadeey 2 ай бұрын
Qabilka ceeb ma aha qabyalada dhiib ah🛑💚💚💚🛑abaayo 130 oo min $100 bixiso ama 260 qof oo min $50 bixiso shaanshi lagama weeyniin weeyna awoodaan Ajuuraan half kaso bixiya gabadhiina Shanshina half haso baxshaan qabiilkasto qaraan wuu leeyahay ceebna ma aha Somaliyeey gabadha halo koco 💚🫵🫵🫵💚
@durdurclearance3846
@durdurclearance3846 2 ай бұрын
Alle kurbada haka dulqaado yaa allaah
@Cadeey
@Cadeey 2 ай бұрын
@@durdurclearance3846 Amiin yaa rabi qofkasto wuxu awoodo ha u so diro maskiinta
@naraacadeey552
@naraacadeey552 2 ай бұрын
Ilaahay garab haku siiyo abyo ducaan kuu awodaa abyo ilaahay hakuu gargaaro qalbiga neh hakuu qaboojiyo markaad is dhahdo qof kaa daran malahan waxaad arkeysaa qof kaa daran
@shakuraapdi1341
@shakuraapdi1341 Ай бұрын
Allaha raxmanka dhibta haka kor qaaado maamo wiilkaga alle hakuso furdamiyo
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g 2 ай бұрын
يارب العالمين الله يكون بعونك يارب العالمين وجميع المسلمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🏼❤🤲🏼🤲🏼🤲💜🤲
@jhg5545
@jhg5545 2 ай бұрын
Hoyo wa hoyo Mar walibo alow no gargar😢
@MumtaasMaxamad
@MumtaasMaxamad 2 ай бұрын
Waxan rajanyaa ayadoo faraxsan inay noo soo lobato walsheen ilahy waxan kaga baryaa inuu faraj kuu furo
@anisojama-vp6yw
@anisojama-vp6yw Ай бұрын
Allah subxaana watacaaa hakuu dhib dhaamo waxkhayrna gacanta hakuugaliyo cunugana gacanta cadowga allah haka saaro maamii😢
@QuadsYouTube
@QuadsYouTube 2 ай бұрын
Yaa allah yaa raxman yaa qafuur yaa shakuur qalbi ga udaji waa lagu washa😭😭😭😭 fakarka badan oo u sakhir umadada Musliminta 🤲🤲🤲🤲
@iftinhaji3236
@iftinhaji3236 2 ай бұрын
Rabiyow u gargaar gabadhan muslimka ah
MAMADI WIILKA MAGAFE KAHESTAY & NIN CAWINAD UBALAN SADAY SI XUN UGALAY
45:57
QISADA 60 JIR IGURSADAY SHAQA SARIIR AMA FURIIN MIDNA KAWAYAY
12:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 145 М.
How I prepare to meet the brothers Mbappé.. 🙈 @KylianMbappe
00:17
Celine Dept
Рет қаралды 46 МЛН
КАХА и Джин 2
00:36
К-Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
[Vowel]물고기는 물에서 살아야 해🐟🤣Fish have to live in the water #funny
00:53
Can You Draw The PERFECT Circle?
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 89 МЛН
ANIGA KOKO SUNDUS OO CASUMAAD QURUX BADAN NOOLA SAMEEYAY..? 😍
16:32
NAXDIN! BALANTA AROOSKA KAHOR TIJABISAY JWB KANIXISAY Pt111
23:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 227 М.
Gabadh Tidhi Markii Lay Furay Ayaan Diintii Islamka Ka Baxay🤔
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 307
WAALI! NIN 2 GABAR WALAL AH ISKU RABA GABAR XASLE TIJABISAY
18:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 164 М.
AX AX! RUNTI QALBI JAB AYAY LA OOYSAY TIJABI JACAYLKA Pt35
13:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 424 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
QALBI JAB 7 SANA IGA LUMISAY LACAG 1500$ KUSIYAY HADA I GUD
22:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 158 М.
SHAMURE  IYO RIDHWAN OO KAHADLAY ARINTI KAARKA BANGIGA SIDE UDHACDAY
38:59
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
1❤️
0:20
すしらーめん《りく》
Рет қаралды 25 МЛН
para suster zombi membawa mereka 😱👻#upinipin #shorts #short
0:36
Trying strange combos! 🤩 Radmiru #shorts
0:18
radmiru
Рет қаралды 7 МЛН
1000 iq guy 😱 @fash
0:11
Tie
Рет қаралды 10 МЛН