Kanrayuu, Jasiiradda Madaafiicda!

  Рет қаралды 19,666

Xaaji Dirir

Xaaji Dirir

4 ай бұрын

Kanrayuu, waa jasiirad yar oo10km ka durugsan xeebta magaalada Kismaayo.
#subscirbe #share #comment #like #Dalxiis #Somalia #goobweyn
Follow My Facebook Page
xaajidirirka

Пікірлер: 52
@Abdifitahcagayare
@Abdifitahcagayare 3 ай бұрын
Somalia ilahy dhul wasiyay Lknn anaga cawan ah😢
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Ай бұрын
Waa runta walaal. Balse Soomaalida waa dad reer guuraag ah, sidaa darteed aan wax taariikh ah lahayn, wadankana iyo wixii dhul ah kawarqabin, haddii ay kawarqabaan ay qabyaalad ahaan dadkiisa iskudiraan.
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 4 ай бұрын
Xageed jirtey wll waan ubaahneyn qof sidan oo kale noola wadaga xogaha wadankeena.
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 4 ай бұрын
Somali inkaar ayaa ku dhacday waxaas oo khayraad ah uma muuqdaan Allah dhul iyo bado ayuu siiyey gaajo ayey u dhamaadeen taa bedelkeeda
@Shaaribbo
@Shaaribbo 4 ай бұрын
Erayo xul ah iyo cod mid dhiggiisa ah in la arko ay yartahay ayaad noo soo ban dhigtay, Xaaji dirir
@nahawi1479
@nahawi1479 4 ай бұрын
Ilaahay ishooda ha ka Duwo jasiiradan Quruxda Baddan Qab qablayaasha Soomaaliya ku Habsadey. Waxaan ka Baqayaa In Hunguri ka Galo ,oo ay Ama kireystaan amaba iibsadaan.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 ай бұрын
Mashallah 🇸🇴 waligay ma maqal wasa mel tariq wayn leh o somaliya muhim uah walahi wax badan aya naga qarsonay mahasanid walalkey ❤
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Adiga ayaa mudan
@yussufmuktar7515
@yussufmuktar7515 4 ай бұрын
I never knew thanks sxb
@abdoshMo
@abdoshMo 4 ай бұрын
Sxb guuleeyso ninkaan hala taageero
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 4 ай бұрын
Guulayso walaal walaalkan hala taageero
@Shadiaown
@Shadiaown 27 күн бұрын
Ilaaahayoow wadaabkay ii ilalii ii xifdi❤❤
@DalsanMedia
@DalsanMedia 4 ай бұрын
❤❤guulayso Zhp wariye aqoon sare leh warbahinta
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 4 ай бұрын
Masha alh muuqaal qurux badan jaziirada Chula tag waa tan ugu dheer jaziiradaha 🎉
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 4 ай бұрын
Guuleyso sxb waxaan kaa sugeynaa xogo kale oo xiiso leh insha Allaah.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid ugaas
@musabhaji3436
@musabhaji3436 4 ай бұрын
Mashaallah, barnaamij yadaada aad ayn u ga helay
@ssalad5012
@ssalad5012 4 ай бұрын
Wow mahadsanid maba aqoon inay jiraan jasiiradahan
@Ahmed_Ak19
@Ahmed_Ak19 4 ай бұрын
Muqaal qurux badan weeye sxb xaaji dirir🥰🖐️
@mahadbashiirahmed5501
@mahadbashiirahmed5501 4 ай бұрын
Shaqaa haysaa nio ❤ wadanku taariikh malaha sxb lkn i,a wayhagaagi
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
Heer sare mr dirir.
@suldaangeeddi8491
@suldaangeeddi8491 4 ай бұрын
Guuleyso saxib
@baadermahamud5338
@baadermahamud5338 4 ай бұрын
Halkas hadi aad dagto oo aad camirto mid ku gu qabsado wayn maysid
@deeqoali7949
@deeqoali7949 4 ай бұрын
Thanks for sharing ramadan mubarak
@aacaska
@aacaska 4 ай бұрын
Kanlayuna malahayn waa jasiirad quruxbadan
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 4 ай бұрын
Good job. Well presented
@Kabidaboy
@Kabidaboy 4 ай бұрын
Hormar wacn zxp
@boulalehcadekamil5998
@boulalehcadekamil5998 2 ай бұрын
KANRAYU IIN DIIB UU CASRIYEEN HESHOO AYA RAJENYNAYA INCHA ALLAH OOY NOQOTO MEEL LOSOO DALXIIS TAGOO
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 4 ай бұрын
keep up the good work pro🤝👏👏
@abdirashidosmanmohamed4408
@abdirashidosmanmohamed4408 4 ай бұрын
Mhdsnid xaaji dirir
@keynaanhajjidirir
@keynaanhajjidirir 4 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 ай бұрын
Mashallah
@FouzanJibawii
@FouzanJibawii 4 ай бұрын
Great content 👌
@sadaqmohamed1429
@sadaqmohamed1429 4 ай бұрын
Sxp waa mahadsantahy soo badi si aan wax kaga kororsano
@suxufi_mohamed_cishqi
@suxufi_mohamed_cishqi 4 ай бұрын
Well done ❤🎉
@srk6186
@srk6186 4 ай бұрын
Afur wanagsan inta maantay soonaneyd
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 10 күн бұрын
Ciidanka badda somalia meeshan haddagaan
@abdisamedabdi7194
@abdisamedabdi7194 4 ай бұрын
Wariye zre
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 Ай бұрын
Ingiriiskii iyo talyaanigiiba waxaa uga danbeeyey ciidankii bada ee soomaaliya markabkaasna soomaaliya ayaa lahayd waxaan xasuustaa dabayaaqadii 1991 inay niman u doonteen maar kadibna ay gar garaaceen rasaas waaweyn ee ka dhici jirtey qoryaha maraakiibta ku xiran,,, dabadeed waxaa is qabsaday qaraxa rasaasta waaweyn in cabaara .
@aacaska
@aacaska 4 ай бұрын
Soobadi
@zakariyemohamed9523
@zakariyemohamed9523 2 ай бұрын
Inta ila tagtey hada ka hor 2019
@Koyaama
@Koyaama 4 ай бұрын
Muuqaalku waa cajiib
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy 2 күн бұрын
😂😂😂 sxb vidioga markaa fiirsatay magaca aa ubadashay kooyaama halaigeeyo 😂😂 adiga maa aadid aniga 5 soomaaliya lug aakumaray
@zakkihuzzein1153
@zakkihuzzein1153 4 ай бұрын
warbixin waxtar leh.
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
Subtitle usameena english ahna si dadka qurbaha joogana ee soomalida ahna gaar ahaan dhalinyarada dambe iyaguna wax uga faa'daystana youtube ahaana kaas faa'iido daawo iyo dakhliba wad ka helina .
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Shukran
@mohamedali-em9wu
@mohamedali-em9wu 4 ай бұрын
Asc walaalkey Marka hore Mahad sanid Sida aad Noola wadaagtay Muqaalkan Quruxda Badan Lakin Mar Waxaad Leedahay Laguma Noola oo Cidna Madagana Hadana waxaad Leedahay Waxa kuyaala Misaajid oo waxa jooga in yar oo kaluumeesata ah Sxb jaziirada dad ayeey Degaan u tahay Waxaana Daga Kana Kaluumeesata Beesha Baajuun ee Daga Jaziiradaha Jubaland oo dhan Lakin Sida aad hadalka u dhigtay waxaad Ka dhigtay Meel cidla ah aan Dadba Hore Udaganeen oo Sida hada Meel lahelay oo kale Allah Halaga Bakho oo Dadka ayaan La Xakhirin
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/ocp7qLhk06i7c6c.html @@mohamedali-em9wu
@moolcaliyow
@moolcaliyow 4 ай бұрын
Somaliya SAFE maahan ee dadka haku haligina. Soomaaliya waa meel KUFSIGA iyo dhacu ay SUPREME ka yihiin!
@rahmacaleph
@rahmacaleph 4 ай бұрын
Haday xun thy io haday san thy ba waa un dalkagi daboy waxad dhashiyo dono hoyada ki kusolabta wad thy hdd bnanka kajogtid
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 4 ай бұрын
Quruxey meel kasto kufsi iyo dil ka dhaca cadi iska dhig marka😂
KOOYAAMA, KUN DEEQA!
7:35
Xaaji Dirir
Рет қаралды 35 М.
Buurta Jinka ee Burka Guuxa
3:53
Xaaji Dirir
Рет қаралды 16 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 12 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha!
11:42
Xaaji Dirir
Рет қаралды 47 М.
Maeneo Huru ya Uwekezaji Micheweni Pemba
7:13
ZIPA TV
Рет қаралды 5 М.
DEEGAANKAN IN BADAN AYAN QORSHAYNAYAY .
19:25
Caalin Abyan
Рет қаралды 3,3 М.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН