pin ku dhag siih lhpahii qmarka reer hargaysa iz muujiyah🟩🟩🟩⬜⬜⬜🟥🟥
@abhaafidofficialha4906 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴
@xaajicllaahi8730 Жыл бұрын
Q
@Sir-ahmeth Жыл бұрын
Heesta oo Qoraal ah By Sir-Ahmeth Sheikh Waxan Raacay doonidii Dadkii is jeclaa sidoo Waxaan helay doonistii Dunida ruuxii u jecel ❤❤❤❤❤❤❤ Waxay ii daaartay nuur Waxay I sii say deeq Naftayda dareen ku wayn. ❤❤❤❤ Daqiiqad qudhoon mcn ku waayaa Igaga daran cirkoo igu soo dumee Wadnaha dajisaa ku yidhi Adna ha ii darnaan Waxan tagay daacadii Meel aan diradiruhu jirin Rag iyo waxa joogay dumar Jacaylku dastuur u yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤ Janadii dunidaan dhexgalay Qof baan helay doonis loo Nolosha I daryeeli kara.. ❤❤❤❤❤ ❤❤❤ Daqiiqad yaroon ku waayaa Iga daran cirkoo igu soo dumee Naftaad dajisaa ku tidhi Adna ha ii darnaan❤❤ 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥☕️
@princessnajma.1988 Жыл бұрын
Daqiiiqad qudhoon macan ku waaya igaga daran cirko igu Soo dumee wadnahaad dajisaa ku yidhi adna hay darnaan😢💋❣️❤️😘
@abdijamal50982 жыл бұрын
Ilmada ugu xanuunka badan ma aha ta ka timaada indhahaaga ee Wejigaaga daboosha. balse Waa ta ka timaada Qalbigaaga ee Ruuxdaada daboosha
Legend qamar sugaani Keep going bro star Long life shodhahaygii
@samsambarud43762 жыл бұрын
Ma sha Allah Beautiful song 🎵 ❤ with great potential and passion for love . May Allah bless and protect our somali men and I wish them to do this through reactions for real or in physical therapy and contacts 🙏 Aameen Ya Rabbi
Cirka oo soo duma kuyeeh mayee wligIi ha maqnaado😂😂
@aishabixi405 Жыл бұрын
Jah mcnow 😢🥺💋🥰
@nUuradimUpdiqadir9 ай бұрын
Heeeeeeee mcnkeygii😂😊😢
@caamirmohamed54562 жыл бұрын
😴😴😴😴😴😴😴😴
@shukraanmoha22392 жыл бұрын
Qamarow maxa cirka kugu diray ma adoo cirka eegayaad miraha samayssa🤣🤣 illahow cirka hanagu dumin
@najaheenakaran16912 жыл бұрын
😁😁😁😁
@abdulkadirmohammed9846 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@cabdinaasirhadliyekhaliif38962 жыл бұрын
Aa
@cabdinaasirhadliyekhaliif38962 жыл бұрын
Faap
@zamiirahassan47494 ай бұрын
😢ilahayow kaan jclahay calaf iigu dar ma rabo inaan noqdo qolfoof bilaa qalpi ahe 😢
@HodoKayse26 күн бұрын
Amiin🥹
@amoonabdalle382310 ай бұрын
🥺🥺🥹hestaan markaa dhagsnayo wax kale noqday daqiiqad qudhaa ku waayo macan intaas wadnaha 🥺
@Don_Mohamed_khadarАй бұрын
😂
@ismahanabdi92639 ай бұрын
Hestan qufki I baray hadan wacaya telephone igama qawanayo 😢
@qadasbouy8798 ай бұрын
Ana ku rawo malawo😢😢
@mokayd3384 Жыл бұрын
Heestan mar walipa wan jecla wayo anago gabar wada sheekysna 2 sano ayay so baxdy gabadha ismanu arag 2 sano ka dib ayan is aragny anu saaid ayn u jeclhy iyaduna so kle lakiin hada o xidhidhkeni 2 iyo 6 bilood kaso wareegty waxan ku arka cadho badan ana cadhada badan murugo badan ayn ka qaada waxan Rajaynya inay wax walipa saan jeclhy igu hagagan
@aboudichannel61962 ай бұрын
CHP imika sow waxba saxdi maha jaceylo isma wayaane