SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 8,732,210

Saalah Sanaag

Saalah Sanaag

Жыл бұрын

WAXAN BOQORKA WAYDIINAYA
Eryada & Laxaanka Sakariye Kobciyee
Music. Mustafe Karam
Voice record Saalax Jeybii
Camer & edtin Ahmed Karashe

Пікірлер: 3 900
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
Team calaacal waligay maan helin wax like ah wlaahi😢😢😢
@dhamistiraN
@dhamistiraN Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 9 ай бұрын
One love dhamaantiin🙏🥹
@user-yj1lw5hk9p1
@user-yj1lw5hk9p1 8 ай бұрын
Ma iga hysana love zhp
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 7 ай бұрын
@@user-yj1lw5hk9p1❤❤❤ ha legend
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️💞
@Suleiman98
@Suleiman98 Жыл бұрын
Magaca Allaha ku tuugsataye, maxey like-ta aad heshay kusoo kordhineysaa oo kuu faaido leh isheeg bal????
@suleekhaiid6400
@suleekhaiid6400 Жыл бұрын
Wtuu99
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Gafuur dheryahy mxd Halkan kala so doneysa mrka
@NimcoXasan-ym7jf
@NimcoXasan-ym7jf 2 ай бұрын
asc
@user-rn7lj8ho6m
@user-rn7lj8ho6m 2 ай бұрын
Alaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dx1ws3rj9f
@user-dx1ws3rj9f Жыл бұрын
Waa haben salaasa ah Sacaduna waa 2:26 Waxn ahay askari jooga Jiida aaga tukeraq Waxn ahay naf wax jcl Naftay jeclayd ay ka fogtahay Oon arki karin wajigeeda Farxad la qabsan karin Oo waxn ilaaliya cadawga Wadankayga ku soo dulaya Marna farxad kuma seexdo Hadan seexdana kuma soo tooso Wayo xili an dhiman ma ogi Waxn jecla inaan mar uun Farxad kula joogo wlhi mar walba Yada ayn ka fikira .ilaahay ha ii dayo Oo calafkayga ha ka dhigo❤❤ Inta badan na Mankaygu ka baqan kari wayey
@ANAS__JOKER12
@ANAS__JOKER12 10 ай бұрын
Wll allah riyada hakuu rumeyo
@user-vu1cj5lm8j
@user-vu1cj5lm8j 10 ай бұрын
Allah riyadaada hakuu rumeeyo wllo
@AbyanHilaal
@AbyanHilaal 10 ай бұрын
Wllo waxaa kuu rajeynaa I.n nolol qurux bdn❤
@XaawoabdiXaawoabdi-wg7pg
@XaawoabdiXaawoabdi-wg7pg 10 ай бұрын
Sorry wll illhey calaf hakugu daro 😢
@MustaphaAlii
@MustaphaAlii 10 ай бұрын
Nolol qurxbadan ayaan kuu rajaynayaa bro
@user-dp3bm8jn2f
@user-dp3bm8jn2f 5 ай бұрын
Qofki iga danbeyow nabiga kusali like isar wll😊
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym Ай бұрын
Scw
@user-qc7zk1xe1h
@user-qc7zk1xe1h Ай бұрын
Scw scw scw
@Anisa-ds1vo
@Anisa-ds1vo Ай бұрын
Scwscwscw
@MohamedIsmaan
@MohamedIsmaan Ай бұрын
Scw
@RakiyaAbdirisaak
@RakiyaAbdirisaak Ай бұрын
Scw ❤
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Wuxuu aaha naxariiis badane ilahay u caalamaka u soo diray Nabi maxammed scw ❣️🥰 aniga iyo adiga aqarinya qoralkana ilahay qabrigeena beer beeraha janadda Ka mid ah ha nooga dhiigo aamiin 🤲 💚🤍💙💜
@abd1amiin11
@abd1amiin11 Жыл бұрын
Amiin
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
ALLAHUMA AMEEN 🤲❤
@sacdiyasiman7709
@sacdiyasiman7709 Жыл бұрын
Aaammiin yaarabiii
@adaribrahim634
@adaribrahim634 Жыл бұрын
😍
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢 Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐 Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣 Waxan poqorka waydistaaa paryaa kle sidaa 😢 dhama ax 😭🤕 Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen
@BoodXasan
@BoodXasan Жыл бұрын
Amien wll adiga iyo dadka kula midana IlaHay mar kle nolashi wcned ha uzo celiyo idin duceyna anagune😢💔
@ilwaadabdikareim9106
@ilwaadabdikareim9106 Жыл бұрын
I don't Know ila hada Wax Dadka wangsan dhibta iyo xanunka ay u maraaan😢 Waxan boqorka waydiista baryo kale sidani dhama🤲😮
@najmayuusuf3825
@najmayuusuf3825 Жыл бұрын
Wlhi waa really🥺😔waa qurux marka lagula joogo marka lagaa fogaadana waa xanuun🥺😔
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
@@ilwaadabdikareim9106 Jaceyl kaagi Baa Ihaya Anah
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
@@najmayuusuf3825 MAKA FOGADAH XABIBI
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 8 ай бұрын
Waa Habeen Talaado Ah 14/11/2023 Waxa Fadhiya Gurigeyga Hortiisa Waxa Zo Xazuuztay Gapadh 2 zano Ka hor is jecleen Jaceyl kii ugu weynaa ayaa is jecleen lkn Naziip daro izma Calfan😢😢 Hada Izka oynayaa Xazuuz Darteed😭😭 I.a maalin wan zo booqan doona🙏 Mucaashiqiinta Zi Gaar ah idin zalaamaa✋ Hada iga Danbeyzo like wll❤
@maryansakin384
@maryansakin384 8 ай бұрын
sorry xasusa qar waxanun wlh😢
@sihamahmed-nx6rb
@sihamahmed-nx6rb 8 ай бұрын
Waan xumahay wlhi 😭😭😭
@fartunaxmed9539
@fartunaxmed9539 8 ай бұрын
Sorry wllo😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤❤❤😊❤​@@sihamahmed-nx6rb
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@sihamahmed-nx6rb😊❤❤😊😊❤❤❤😊😊❤
@Iyad_abdullahi
@Iyad_abdullahi Ай бұрын
Aniga alxm xaskeyga oo aad iijecel ayaan heystaaa anigana aad ayaan ujeclahy allah isku keyn daayo amiin amiin yarapi Inta isjecel guur kheyr qabo ❤
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 Жыл бұрын
Heesaha waxa ka macaan quraanka kareemka hadaad igu raacsan tahay Like saar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxmaxamad5287
@ubaxmaxamad5287 Жыл бұрын
beenta mhn sharafow🫡
@MaxamadHasan-xo3do
@MaxamadHasan-xo3do Жыл бұрын
😅😊
@naasaynaasir1364
@naasaynaasir1364 10 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤❤
@IftinCali-pt9wm
@IftinCali-pt9wm 9 ай бұрын
@suhaybcumar1359
@suhaybcumar1359 Жыл бұрын
Eeg sidaad heesaha ujeceshihin isqiimeeyo bal quraanka ka fadli badane qalbiga ku qabowso❤
@khadramahdi1841
@khadramahdi1841 Жыл бұрын
Realy
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
ALLE KA BAQ HEES IO QUR'AN ISBARBAR DHIGAYSAN KADAAYA HADE DAACAD IDINKA TAHY HEESAHA KA DHEERADA😢😢😢
@isteelkaxamar4039
@isteelkaxamar4039 Жыл бұрын
Heesaha hadda jecleen maxaa halkan ku keenay hee😅
@abdirashiidaleel3238
@abdirashiidaleel3238 Жыл бұрын
Rabi hanaga madoobeyo heesaha
@ayuubdaahir2557
@ayuubdaahir2557 Жыл бұрын
WHAT ASONG❤❤❤
@QadarYare-uh5rm
@QadarYare-uh5rm 9 ай бұрын
Maalin ayaan kuso laban doonaa manta aan hayn waqtigaan dareenkayga waaa sida ay hestaan ka hadlayso waxaan sugaabo.waa in aan malin gulaysto 😢😢😢😭sida aniga inta qalbiga laga dhacay waan idin salamay walal yaa👋🫶
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
Walal ilaahy ha inoo boogo dhayo wa malin jimcaa ilaahy wax walba oo aan tabanno ha inoo sahlo
@Caishamohamett02520
@Caishamohamett02520 7 ай бұрын
Inaa bagsatay Rajenaa 😢
@shucaybmohamed2832
@shucaybmohamed2832 7 ай бұрын
​@@Caishamohamett02520muu bogsan wliye Dhay Ee hilmaamsii !!
@maryancb1351
@maryancb1351 3 ай бұрын
asc wll hada sethy
@Eva_1046
@Eva_1046 3 ай бұрын
Sethy hada aboe
@user-kk1mb9iy1h
@user-kk1mb9iy1h 11 ай бұрын
Heestaan manta oo taariikhdu tahay 16/8/2023 Waxaan dhagaystay in kabadan 30jeer waxaana udhagaystay murugo ani ihayso darteed wxaan rabaa inaan qoraalkan dib u akhristo marka aan sooxasuusto dhibkaas insha alaah waxaan tajaynayaa inaan markle oo arintaydu iihagaagto inaa dib udhagaysto Hadii alle idmo insha allaah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadrosalah293
@khadrosalah293 11 ай бұрын
😢😢😢
@sagalcabdi4076
@sagalcabdi4076 11 ай бұрын
😢😢sorry
@NastexoXashi
@NastexoXashi 11 ай бұрын
Guul ku rajeynaa ane isoo ducey 😢
@ahmedyalahow6116
@ahmedyalahow6116 10 ай бұрын
Sorry wllo aniga waxan jeclade gabar lagu magacabo maryan cabdisalam lkn alle ima qadarin ina calfado aniga xumanteda aye igaga fogate lkn alxm maanta Waan ka bogsade xanunki faraha badna waxan hada ku sugunahay xalad aad udagan waxan alle ka baryaya in uu mustaqbal kega ihagajiyo amiin yarabi 😘
@SapiriinfaysalSapiriinfa-ez9jq
@SapiriinfaysalSapiriinfa-ez9jq 10 ай бұрын
Waxan rajaynyaa inad malintaa maanta dhaanto wlhi
@ayaanlesaleban3600
@ayaanlesaleban3600 Жыл бұрын
Aniga waxaan hystaa gabadh iga jecel nafteeda aniga aduunka ugu jecelahay kulankaygu wa xafadooda walidkeeda ila jecel oon is fahan nay mar ayaan ka foday jabouti ayaan tagay way xanuustay wan u yimiday iyada darteed ayaan xaga u so maray markay i argtay way bogsatay walahi waan farxay waxaan guursanayaa wakhti dhaw rabi ha igu deeqo awlaad sideeda u qurux ❤badan🎉 waa hapeen jimcaha 12/5/2023
@SadiaGarma
@SadiaGarma Жыл бұрын
Aamiin ilaahay ha kuugu deeqo ilaahay waxaan idinkaga baryayaa ineynan weligiin kala tagin
@seynabaxmed7083
@seynabaxmed7083 Жыл бұрын
Nolol wanaagsan oo farxad leh Eebbe ha idiinku deeqo.
@suusuu202
@suusuu202 Жыл бұрын
aaamin allha isku kin barakeyo
@tuuneey
@tuuneey Жыл бұрын
🥺wllo maad isguursateen hadeer
@kaltuunmataan7225
@kaltuunmataan7225 Жыл бұрын
Amiiin amiiin amiiin amiiin
@macaankamedia1
@macaankamedia1 Жыл бұрын
Quraanka isku aqriya wad cafimadaysaane❤
@XamdaCabdilahi-mg8oq
@XamdaCabdilahi-mg8oq Жыл бұрын
❤😢really
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz Жыл бұрын
😂😂😂
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz Жыл бұрын
😮😅❤❤
@user-si6zq4ni6k
@user-si6zq4ni6k Жыл бұрын
​@XamdaCabdilahi-mg8oq ❤❤❤❤
@Halimasacdia1234
@Halimasacdia1234 8 ай бұрын
Xaqiiq wlh😢❤
@QueenAisho
@QueenAisho Ай бұрын
Heesaha waxaaka macaan quaanka kariimka❤🤲📿😔
@MaxamedAli-wd4yx
@MaxamedAli-wd4yx Ай бұрын
2:25 habeen nimo dadka heestan dhagaysta ayan ka mid ahy 💔😭💘
@MaxamedAli-wd4yx
@MaxamedAli-wd4yx Ай бұрын
manta o 8 jir dhagaysta 💔😭💘
@bashiirlucky346
@bashiirlucky346 Жыл бұрын
heestan 4bilood ayadoo aysan gaarin ayey 8milion gaareysa liketa ha ila ag marin haduu alle na gaarsiyo,saalah sanaag wax walbo wuu qalma xaqiiq keep goning broh
@YusuufSiciidmaxamed
@YusuufSiciidmaxamed Ай бұрын
SaaS weye
@MAJEERTEEN.
@MAJEERTEEN. Жыл бұрын
Ciise mahamud Muuse ciiSe Nuux Muuse❤😂🎉
@dirislerox9868
@dirislerox9868 Жыл бұрын
Jahil zhiko miya kaga jiro Adiga
@zacktahar7239
@zacktahar7239 Жыл бұрын
Halkan maxad ka soo doontay hees kastoo cusub wad joogtaaye quraan jacayl kuma hayee like raadisbaa ku haya
@Suleiman98
@Suleiman98 Жыл бұрын
Magaca Allaha ku tuugsataye, maxey like-ta aad heshay kusoo kordhineysaa oo kuu faaido leh isheeg bal????
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
ALLE KA BAQ HEES IO QUR'AN ISBARBAR DHIGAYSAN KADAAYA HADE DAACAD IDINKA TAHY HEESAHA KA DHEERADA😢😢😢
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
​@@zacktahar7239 Waliba raxeye uguqoran😢😊
@user-iy7zg7rl3l
@user-iy7zg7rl3l 4 ай бұрын
Wuxuu aaha naxariiis badane ilahay u caalamaka u soo diray nabi saalx going aniga iyo adiga mainyu
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 11 ай бұрын
Wn Ka Xumahay Waxan Jeclaa Inad Hore Ii Tuzto Wajigaaga Labaad Dhib Malaha Imikana Wn Ku Xiizi Dona Lkin Kumazo Raadin Doono!!!💔😭😭😭
@nehaakookie
@nehaakookie 10 ай бұрын
Alle qalbiga haku qabojiyo wll😢
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 9 ай бұрын
Dhaman Teenba Brother,,,🙏
@MaxmedBarre-cu9bz
@MaxmedBarre-cu9bz 9 ай бұрын
Iska Samir Sxp Waa Iska Xaal Aduune😭😭😭
@engabdilahi9659
@engabdilahi9659 8 ай бұрын
Taliye Ileen Suuraha Wd Taqaan😂😂😂😂
@nicmoaxmed3290
@nicmoaxmed3290 8 ай бұрын
Soryy Pro
@iqyaarcabdi2354
@iqyaarcabdi2354 Жыл бұрын
9/5/2023 malin talado ah Qofkastooo comantigeyga Aqriya waxaan urajeynayaa in alle Hamigiisa urumeeyo murug walboo heysatana faraxad ugu badalo 💔💔😰 waxaan Boqorka weydista baryo kaloo kuwaan iidhama Jah Hees wadno Qabada
@user-cj7kw9xi6i
@user-cj7kw9xi6i Жыл бұрын
Aaamin aaamin wll
@mumtaas1649
@mumtaas1649 Жыл бұрын
😢 amiin wll
@jamaadgamadiid1758
@jamaadgamadiid1758 Жыл бұрын
Walhi waa xanuuun😢
@rahmaabdi1019
@rahmaabdi1019 Жыл бұрын
Amiin amiin wllo 9/5/2023.waa hees qalbiga tabanaysa ilahayow qof walba qofko jecel yahay sii Waxan boqqorka waydista baryo kaloo kuwani dhamaa ilahayow riyad qof walba murugaysan ka dul qaad
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
Monchalah
@Abdiwadud_izmail
@Abdiwadud_izmail Жыл бұрын
Waxaan boqrka waydiista🤲 baryo kalo kuwani dhaama ood joogto baashayda 🫂jacaykii badnaa hystoo ❤markay badato murug taydu🕵‍♀️ hadba saw dib uma baaadho✍ farimihi bilnaaa qali bal inaan ka helo📝 nafisaad___12/4/2023💔💔💔💔
@unitedero
@unitedero Жыл бұрын
Lkn zxp qofki iska ka indhatira aso og inad jeceshahy adna maxa damirka kaqaday wa layska in dhatira si lamidah 😂😮😊
@HamdaMohamed-wm6gb
@HamdaMohamed-wm6gb 11 ай бұрын
😭💔
@manaalCabdi-uu5jd
@manaalCabdi-uu5jd 11 ай бұрын
Wlh xaqiiqdiii wxaa dareemi kroh qof wx jeclady 💔🥺 dhib weeyn cidlo aan laguugu ogyn 🥺💔
@CiilowYare-dt7if
@CiilowYare-dt7if 11 ай бұрын
Zxp jacely uman Ooyin 😢lkn waan U fikiray wayo gbadh aan jecla oo an Xafad iskula so bar barne ayan jeclade mudo bdn sidaan u raadinaaye waan helay arintii ayan u soo ban dhigte wayba igu ciyaarte wlhi ma cafin doono waligeey wlhi --------------- Nafsi ma haro waayo Ana gabr ijecel saas ugu ciyaare tii ayaa laiga jaari plis somaliyeey jacel ciyar mahin qofkii qof jecel ama Uu soo ban dhigto yuusan ku ciyaarin wlhi maanta anaa nolosha wax bdn ka barte wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@izranimcaan4244
@izranimcaan4244 10 ай бұрын
iyadoon cidna i ogayn u ooyey oo dadku imoodayan inaan hurdo😭💔
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym 4 ай бұрын
😢2024/2/29waxan idin la wadagaya qiso dhab ah waxan is baranay will aad ushidan kabid jaceylka aniga Ayan uso ban dhigty Wu iga aqbalay kabid jaceyl xad dhaf Ayan uqaday inanki mudo 2sano kadib wiilki wu dhafay marku meshu usocday tagay wax waliba Hal haben ayu igu so gaba gabeyay bicos saxibty Ayan mesha so gashay kadib subax anigo aad u fikirayo Ayan hestan maqlay waxan boqorka waydista baryo kalo kuoli dhaman 😢wll haday farintayda aad aragto iso duce qalbiga Inu alle iqabojiyo 😢
@Udoon182
@Udoon182 Ай бұрын
Allah kuu qaboojiyo abyo mcn❤🤲
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 7 ай бұрын
Caawa oo ay taariikhdu tahay 06/01/2024¥ 2;34 am waxan boqorka way diistey baryo kaloo kuwan ii dhaama 😢😢🤲🤲🤲waxan alle ka rajeynayaa inaan heestan kusoo noqon doono anoo faraxsan hadii aan noolaado insha allah qofka qoraalkan akhriya iyo kuwa kaleba waxan alle iga rajeynayaa halkii roon iyo inuu qof kastaa wuxuu jecelyahay alle midigta ka siiyo insha allah🤲🤲🤲
@yaasmiinapdisalanhirsi
@yaasmiinapdisalanhirsi 6 ай бұрын
Ameen ameen wl bishu waa 10/1/2024 wxn kuu rajaynayaa frxad oo dhan
@jiyapea9018
@jiyapea9018 6 ай бұрын
Amiin. 😢
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 6 ай бұрын
@@yaasmiinapdisalanhirsi mahadsnid wllkey ee aaamiin dhaamiin dhamaanteenba insha allah🤲🤲🤲
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 6 ай бұрын
@@jiyapea9018 aamiin🥲🤲🤲🤲
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 6 ай бұрын
@@jiyapea9018 aamiin wllo ee mahadsnid 🙏
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmulkhayrUmiyee-tj7zk
@UmulkhayrUmiyee-tj7zk Жыл бұрын
𝙰𝚗𝚊 𝚔𝚞𝚐𝚞 𝚛𝚊𝚌𝚜𝚊𝚗 𝚠𝚕𝚕𝚘
@asmaabdi713
@asmaabdi713 Жыл бұрын
Really
@updipazithupdilahi7483
@updipazithupdilahi7483 Жыл бұрын
Ninga legendka ❤❤❤❤
@nurani6375
@nurani6375 Жыл бұрын
Aniga wlhi
@sharmakeomar2234
@sharmakeomar2234 Жыл бұрын
Zxb Asad hagio abeera awina 🥰🥰
@jawibila3005
@jawibila3005 Жыл бұрын
boqoroow naxariistada noogu deeq yaa Allah allow qof aadan ii qorin ha i jeclesiin yaa rahman 🥺😭🤲
@sumayajibril2129
@sumayajibril2129 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@beerlulahassan7827
@beerlulahassan7827 Жыл бұрын
Amiin 😢😢
@sumayajibril2129
@sumayajibril2129 Жыл бұрын
Ameen yaa allah 😭
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE Жыл бұрын
Dhamaanteen🤲😪🙏
@RumaanMxa
@RumaanMxa Жыл бұрын
Aamin kuligeenba inta qalpiyada kabuktana allah uqaboojiyo
@asmamahammud6217
@asmamahammud6217 7 ай бұрын
It’s my first time listening to this song and I could relate to my life!!🕊️💔 May Allah ease the pain of every heart that’s suffering in silence..
@nasrilog8771
@nasrilog8771 7 ай бұрын
Same
@Idil_idman
@Idil_idman 7 ай бұрын
Aameen
@user-gv8mg3pl1o
@user-gv8mg3pl1o 5 ай бұрын
Mlm
@hamdiabdi1823
@hamdiabdi1823 4 ай бұрын
🙏 Amin
@dr.abdirizakalifood4045
@dr.abdirizakalifood4045 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mohamett50
@mohamett50 10 ай бұрын
manta oo tariikhda tahy 23/9/2023 waxaan dhageystey heestaan inkabadan 20jeer waxana udhaageystey waxa iheysto oo murugo ah dareteed waxaa rabaa ina qoralkeyga dib u aqristoH markaan zoo xazuuztaH dhibkaaz waxan rajeynaa ina markle dib u arkin wax murugo ah❤by😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔
@sukhranasir
@sukhranasir 10 ай бұрын
😭💔
@ahmednuur8918
@ahmednuur8918 9 ай бұрын
12 09 2023 malin muurugo badan ayaa ii iiheeda laakin wax aan alaaha ka baryaaa in aan ka guudbo inshalah Wax aan soo booqan doonaa 12 09 2024 haduu ale iidmo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ww4sd2tj6p
@user-ww4sd2tj6p 3 ай бұрын
❤​@@ahmednuur8918
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 Жыл бұрын
heestan waxaan ku dhagaysanayaa caawa dalka ethopia gaar ahaan kilalka oromada magaalada asamatafari ama jaro habeen waayhiisa wata aniga iyo sxbkay qli cabdiqani aadan allaw noo rumee rajooyinkayaga amiin insha allah helo khadar geeljire
@cristianoronaldo-of1ys
@cristianoronaldo-of1ys Жыл бұрын
1m veiws haday gaadho like tanzk dhamaantin 🎉❤ zaalax zanaag iz not easy ✨🔥
@ArmaanHaajiAli
@ArmaanHaajiAli 2 ай бұрын
30 /5/2024 Hebeen Khamiiza ___sacadu waa _12,00 Waxaan wada DhagaYsanaYnaa zxipkay_Turkizh ooYnu kuwaDa nool nahay Dalka jabuuti_waxanan ku jirnaa_Mawjad jacayl _waan hupaa inaad dib uzo milicsatay Miraha macnka Badan _ee Love izaar ❤
@safamuuse2120
@safamuuse2120 6 ай бұрын
Waxan halkan soo bookhdy 2/2/2024 hben jimca hayaan halkan soo bookhdy jacyl imahayo lkn heesa calacala iska jeclhy inta iga danbeysa waan salamaya😊
@qaashanbb834
@qaashanbb834 5 ай бұрын
Was it my birthday ❤❤
@abdikanifadhaye5457
@abdikanifadhaye5457 3 ай бұрын
Aniga xita😁
@updy952
@updy952 Жыл бұрын
9/5/23 habyn talaado sii baxyso Waxaan qofkasta leeyahy oo fariintan akhrista ha mashquulin naftada ee Hore usoco waxii kusoo dhaafyna gadaal ha ufiirin ee cashar ahaan uqaado Qalpigii jabayoo Kabty manta Naftii niyad jabaty Bogsadey ......🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@wllsahim6692
@wllsahim6692 Жыл бұрын
2023/5/21 haben isnin soo galeeso
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
Heesta 100 Erayada 100 Laxanka 100 Music 1000 Codka 10000 Yaa ila og 🎉❤❤❤❤ 0:00
@deeqiizaapdalla2332
@deeqiizaapdalla2332 Жыл бұрын
Aniga🙋‍♀️🥺❤️
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
@@deeqiizaapdalla2332 mahasanid
@mariamaliyoussouf
@mariamaliyoussouf Жыл бұрын
Wii c vrai
@mariocrashiid5386
@mariocrashiid5386 Ай бұрын
Waa uxisay lkin isaga ima xisin💔💔 2024
@sakiyaabdi8976
@sakiyaabdi8976 Ай бұрын
Nolosha saa ah😔
@EX____NOUROW___754
@EX____NOUROW___754 Ай бұрын
Qalpiyy kuu xiiisay
@HayanMaxamuud-wz8di
@HayanMaxamuud-wz8di 6 ай бұрын
Noloshayda qof u qalma oo aan ku amaanaysto waan laayahay ilaa hada Waxana go'aanasaday inaan iska daayo xidhiidh dhan ka dib dhaawacyo badan Caawana waa habeen igu adag oo aan noloshayda qab kamida ka haajiryo💔 Ilaahay ii barya inuu ii sahlo qof naftayda u qalma oo aan murugta ku ilaawo 😭😭😭😭
@JuJu-xr6mi
@JuJu-xr6mi 5 ай бұрын
Amiin 💯
@gaabawofficialchanel9246
@gaabawofficialchanel9246 2 ай бұрын
Wllshy qli dhibta waanu kula qabna
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 Жыл бұрын
Markayyyyy badattto murugtayyydu😢 Hadba sow dib uma baaaro🤒 FariimaHiiii bilnaaa qaaLi😔 BaL inaaan kaHeLo nafisaaaad🥺 Waxaan Boqorrka weyyydiiistaa🤲🏻 Baryo kaLoo kuwani dhaaaama🤌🏻 Ooood joogto baashayda❤️‍🩹👫 JacayyyyyLkiii badnaaaa hayyysto😭💔
@mohamedalaziimi6654
@mohamedalaziimi6654 Жыл бұрын
Respect ❤
@deproujiofficial2118
@deproujiofficial2118 11 ай бұрын
Waxaan Boqorka Weydiistaa 🤲 Baryo KaLoo Kuwaani Dhaama 🤌 Oo Joogto Baasheyda 🥰🫂 Jaceylkii Badnaa Heysto 😭❤
@timesmusic3510
@timesmusic3510 6 ай бұрын
😢
@MiskiAbdi-ow8ni
@MiskiAbdi-ow8ni 3 ай бұрын
🎉❤
@MaxamedbileCusmaan-wb2lw
@MaxamedbileCusmaan-wb2lw Күн бұрын
Siilka hoyada kunafis akudhahay😅 queney Peper mcnto😢😅😊
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
Rabbiyow Qof walba Qofkuu jecel yahay ku Beeg insha allah🤲♥❤ inta kala maqana isu soo dhawee inta kala cadhaysana farxad dhexdooda keen 🤲🤲🤲🤲😳😳
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabbi 🥺🥺🥺🤲🤲🤲😭
@nimcoaadan2913
@nimcoaadan2913 Жыл бұрын
ALLAHU MA AMIIN
@muwaahipmohamed2000
@muwaahipmohamed2000 Жыл бұрын
Ameen yaa rabi 🤲🤲
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
​@@zeinabhussein8741Aaamiin Qaali 🤲🤲🤲🤲😳
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
​@@nimcoaadan2913Aaamiin Qaali 🤲🤲🤲🤲😳
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 6 ай бұрын
My fav song 😢salaah mahamed apdirisak❤ time to my stress me work
@NajmamahomednagamNagam
@NajmamahomednagamNagam 8 ай бұрын
12:45pm. Waa haben arbac ah. Alle wxn ka baryhy qof kzto hYsta qof daneey u naxrsta u dulqta iyo waliba dareem wax ksto ka dhiman qofka u dareenku kal dhaxeeyo inu eeb isku dro oo mustqbl ficn nolshod ku wrn ❤ Qof ksta qisu leyhy 😢. Allow qofkn i jeedin qalbiga iga reeb😢 Wxn boqorka weydiista barayo klo kuwn dhm😑
@inaabdulaaahi4040
@inaabdulaaahi4040 Жыл бұрын
Heestan waxa dareemi kara qof waayey qofkuu aduunka ugu jeclaa wlhi waligey isma odhan waydin is waayi lkn waqti aan kuu baahnaa ayaa dhincayga kaa wayey😭dartaa xanuunka mry wlhi hdaa ogaan lhyd daqiiqad igamaad maqnaateen😭😭😭31/3/2023 wali qalbigeyga kamaad bixin wlhi 🥺🙌
@Maidazak
@Maidazak Жыл бұрын
Sorry 😭😭ilahy qalbiga haku qabojiyo
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 3 ай бұрын
anigu ba wan wayay kan dunida igu jecela jacayl is daynee ilaahay wax na jecel hana siiyo 😢😢😢
@AyaanBollina
@AyaanBollina Ай бұрын
Wlhi ilin iga kenay qoraalkaga hadaa makaficnatay😢
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 Жыл бұрын
Allah! Heestu jacaylkaygii hore ayey isoo xasuusisay tolow Yaa usheega inaanan wali hilmaamin oo habayno badana ay hurdada iigu timaado. Malaga yaabaa innay aragto fariintaydaan Saamiya ❤ I will never forget the days you were with me 😢
@hageaaa6742
@hageaaa6742 11 ай бұрын
16 /8/2023 habeen ay so galeyso khamiis Heestan wxn dhageysanayaah in ka bdn 30 jeer wxn doonayaah in aan dib ugu laabto fariintan Hadey inan ta aan u qorey aragtoh wxn leeyahey anigu si dhaba Ayaan ku jecelahey ee pls iisoo laabo Hotham maxamed Shide Oo jootah Somaliland Barbara 😢 Hadad iga danbeyso pls like iisaar
@MaxamedbileCusmaan-wb2lw
@MaxamedbileCusmaan-wb2lw Күн бұрын
Kusali xabibkena muxamad scw❤
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 Жыл бұрын
Waaku jeclahy habbon maalin uun xaaskayga waad noqon doontaa insha'alh❤️💯👸💍
@hasandeedee97
@hasandeedee97 Жыл бұрын
Erayadi quruxpdna 💯 Zakariye kobciye💯 Laxaanki zakareye kobciye 💯 Codki zalax sanaag💯 Boqorka jacaylka fother of love zakariye kopciye 📸🇧🇷🤳
@AhmedNoor-official
@AhmedNoor-official Жыл бұрын
Erayada ninkii sameeyay iyo laxanka what a song 🎵 song of the year 👏 salah sanaag legend 👏 🙌
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ci4js2qp4s
@user-ci4js2qp4s 5 ай бұрын
Team calaa cal like😂
@RamasAbdille
@RamasAbdille 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@majidoctober5970
@majidoctober5970 Ай бұрын
​@@RamasAbdille😊😊
@mohamedadamchanel7238
@mohamedadamchanel7238 Ай бұрын
Waa saax
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Ай бұрын
😢
@munahasan4803
@munahasan4803 Жыл бұрын
“Markay Badato Murugtaydu Hadba Sow Dib Uma Baadho Farriimihii Bilnaa Wallaal Bal Inaan Ka Helo Nafisaad.”🥺💙
@maxamedaamiinka4791
@maxamedaamiinka4791 Жыл бұрын
😢 oh
@DHALINYAR
@DHALINYAR Жыл бұрын
🥺💔
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
ISKADAWO KUDAAYEY ANU😅
@ednaabiib3951
@ednaabiib3951 Жыл бұрын
💔😭
@admaasma1312
@admaasma1312 Жыл бұрын
😢
@guuled____alami
@guuled____alami Жыл бұрын
Salahsa's Voice touching the heart only broken heart can feel itt 😢❤
@huseenabdi4753
@huseenabdi4753 Жыл бұрын
Yehh 😢😊
@xiismohamed8878
@xiismohamed8878 Ай бұрын
caawa waa habeen aan wayey qofka aduunka ugu jeclaaa dhawac qabaa wlhay isoo duceeya 😢
@philiphanad9902
@philiphanad9902 Ай бұрын
Same🥲💔
@user-bw2zn7bv8p
@user-bw2zn7bv8p 3 ай бұрын
24/4/2024 sacaada 11:45 wxaaad mooda heestan in,ay ani iga hadlys😢aad ayn u qalbi jabsanhy markaan heestan dhagaysto caadi ayn noqonayaah wlhi wxan rajnayaa in aan maalin uun ka bixi doono wll qof akhrinayow ii soo ducee waa habeen jimce ah inaan helo qof wixii hore iga maydha wlhi waa ilaawilaayahy 😢😢😢😢😢
@kalgacal123
@kalgacal123 3 ай бұрын
Ilaahay Haku siiyo wllo macan😢
@nagaad1689
@nagaad1689 Жыл бұрын
Sawtaad dad kala baydhnay Een asxaabtii kala baadnay Een jaray bulshada oo dhan Markay badato murugtaydu Hadba saw Dib Uma baadho Fariimihii bilnaa qaali Bal inaan ka helo nafisad Waxaan boqorka waydiista Baryo kloo Kiwanis dhaama Ood joogto baashayda Jacaylkii badnaa haysto 😢💔😔
@isaaqmohamed6205
@isaaqmohamed6205 Жыл бұрын
Amazing 👏 🙀 😯 😮
@zuldaanmoztapha8488
@zuldaanmoztapha8488 Жыл бұрын
😂😂😂
@cabdishakurofficail4952
@cabdishakurofficail4952 Жыл бұрын
😭😭😭😭 heesto wey hees dhaaftay runtii ❤❤
@user-qh1id3gq4y
@user-qh1id3gq4y Жыл бұрын
❤❤
@Filsanfanny
@Filsanfanny 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Inta xidhiidh ka nasiib ulahayn ban salamaya Ee qalbigoodu daalay qalbiga miyay noo ilaaliyaan dadka heesaha nocana sameya 😭💔
@Qanja16
@Qanja16 Жыл бұрын
Maya Saas ha dhihin quruxey qof naftisa ka jecel waad heli insha'Allah 🥰
@user-iq5us6dw6p
@user-iq5us6dw6p 6 ай бұрын
Wlo dumarku miyay iska dayan beenta wa suale
@ozamaadan2443
@ozamaadan2443 7 ай бұрын
Alla jaceylka xanun badnaa oo adigana qofkas sii xad dhaf ujeclado oo asigana kuso jedin allow qalbige xasuus ka dir dir ooo ii Qaboji qalbige 😭😭😭💔😭💔😭😭💔💔😭😭😭💔💔💔😭 sanadkan sanadkega mahan 2023😭😭😭😭😭😭
@IfraxXasan-my6ie
@IfraxXasan-my6ie 7 ай бұрын
Haa wll jaceylka woo xanuun badan yahay lagamana reysto dhaa waciisa adigana sabar oo hel mid qeyrbadan I.a😢😢
@hothanhassan9190
@hothanhassan9190 11 ай бұрын
I came here to listen this song while I'm missing someone badly•
@muunamuuna3622
@muunamuuna3622 Жыл бұрын
Waaw Axasan cod yaayidhi fanankala jiira on saalax sanaag hayn wlhi wan ku xiisne noso noqo from Somaliland ❤❤🤴
@superstars8781
@superstars8781 Жыл бұрын
Hada heskan qalabigaga laga sameyay love saar❤
@MuxuuboDahiir
@MuxuuboDahiir 3 ай бұрын
Waa malin arboco ah 10/4/2024 malin ciid ayn hesstan dhageynsanayaa o kligey qol mugdi ah ku jiraa halka dadka dhan ey faraxsan yihiin oo ay farxd ku eidayan anah qalbj jab awgii aan qolka mugdiga ah ugu jiraa qofki i xumeyayow kuma cafin doona aduun iy aaqiro 😢💔😓
@Muraadcashuur56
@Muraadcashuur56 Ай бұрын
What an emotional song whenever I hear it I remember my past difficult moments one to another 😢😢2024💔💔😭😭
@princessdrama7017
@princessdrama7017 Жыл бұрын
Waan salamaya inta sidayda jcylka iyo xidhidhka ka doorbiday walalnimada 😭
@zamzamsiman4577
@zamzamsiman4577 Жыл бұрын
Waan kaaqaadnay
@XayaadDuniyo
@XayaadDuniyo Жыл бұрын
Waan ka qaadanay jecel waxa ka wanagsan o aan qalbigagan wax dhiba u geysanayn walalnimad
@user-gd2nk8ts2c
@user-gd2nk8ts2c 4 ай бұрын
Kaa qadney
@yartadadaahisajaceylka3862
@yartadadaahisajaceylka3862 Жыл бұрын
Asxaabtaa qurxda badan runtii qoralda dhamantii soo wada qorteen wllhi Anoo Akharinayaaa runtii indhaha ka ilmeen 😢😢 qof walba dhibta waa ladaremaan 😢😢💔
@wllsahim6692
@wllsahim6692 Жыл бұрын
Haa wllhi Gabar mesha ku arkay sheekaded ilin iga keentay 2013 qiso ku dhacday ka hadlee😮
@fadxiahmed7637
@fadxiahmed7637 11 ай бұрын
@@wllsahim6692 waxaa tahy qof qalbi wanagsan dadka nocaga way kU yaryihiin dunida
@abdiqanikayseofficial6244
@abdiqanikayseofficial6244 8 күн бұрын
jacaylka dhabta waa waxa qudha aan si yar lagu ilaawi karayn 2024 wakhti aan ilaawi doonin
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 10 ай бұрын
Heestan waa jeclahy waqti wey jirty aan ilmeyn jiry but hada mid i jecel waxaas dhan aan ku ilaaba hely 😭 Yaa Allah ii wanaaji oo calaf iigu dar 😭❤️
@MaxamedAbdirisaq-df5sh
@MaxamedAbdirisaq-df5sh 9 ай бұрын
Saasan rajaynaya😢
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 5 ай бұрын
Hada ma gursatay
@saadaismael6027
@saadaismael6027 Жыл бұрын
anigu waxan haysat amba an is qabna qofkan aduunka ugu jclahay oo gabadh u dhaley hadana heesta wan la dhacay wayo qof jacleka wax ka aqana unba dareymi kara dhibtisa 😘 i love this songs mashallah dareyn ayey torjumeysa for jabuuti
@amiirfiifa
@amiirfiifa Жыл бұрын
Heesaha ugu TOP-SAN ee aan dhagaysto ayay ka mid noqon doonto heestani Legends ayaa iskugu tagay SAKARIYE KOBCIYE & SAALAX SANAAG & MUSTAFE KARAAMA 100/100 ayay isugu tagtay ❤❤❤❤❤❤
@CabdirashidDiiriye-lb1zj
@CabdirashidDiiriye-lb1zj 8 ай бұрын
💔😭wa habeen sabti so galeso eey jimco sii baxeyso tariikhduna 8 December 2023 goor sheegtadana tahay 20:25 fiidnimo waxan rajeyna hadan nolahay inan markale dib uso boqdo aniko Ka bogsaday dhawacyada hareeye nolosheeyda 😢😢💔 waxan boqorka weydiistaa beryo kale kuwani dhaman 🤲😭😭💔
@MuhumedAbdinurosman
@MuhumedAbdinurosman 7 ай бұрын
Never give up she Will come back one day and one time be strong always and never look up her ok bro
@qamarabdalla7742
@qamarabdalla7742 Жыл бұрын
Saw taan dad Kala baydhnay, oon asxaabti Kala baadnay, Een jaray bulshada oo dhan, Een jaray Bulshada oo dhan.💔😥 Waa hees si dhaba Xaaladda Aan hada Ku suganahay Ka hadleyso Mahadsanid Salah Sanag.🎉❤
@xamdicali6877
@xamdicali6877 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@nasiifshow957
@nasiifshow957 Жыл бұрын
Bro wow Amazing your voice And music So nice music I'm from Ethiopia 🇪🇹oromia region Love somali people and somalia music for ever thing 👌
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 10 ай бұрын
Do you understand this words?
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤😮❤😮❤😮❤😮❤😮❤❤😮❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
​@@Haykal.fitness❤❤❤❤❤❤❤
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 10 ай бұрын
@@user-li2hv7xm6v ♥️
@siciidxasan8256
@siciidxasan8256 9 ай бұрын
Respect brosk
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi 11 ай бұрын
25/8/2023❤Heestn mar walba is dhahaa searching dheh wan iloobaa ugu dnbayn caawa imaady inta😢❤Jcaylkyga isku yara dhacnay😢Soo nigaan ubaahbaahdy aragiyo bidhaantda oo xsuushaagu bateen😢❤hadba soo dib uma baaro fariimhihii bilna qali bal inaan ka helo nafisaad😢❤kolba smskii hore dib uaqrin marna sawirkii udanbeeyay ee uu isoo diro daawdaa😢❤inaan la hadlana ma rabo💔😔
@Argsana
@Argsana 7 ай бұрын
2024/1/6 habeen soo galyso sabti waxn boqrka weydista baryo kale oo ku oli dhaman oo joogto bashyda comntiga insha allha waxn ku soo laabna doona wakhti wakhtiyda ka mid aha insha allha🤚🥺💔
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 5 ай бұрын
🥹💔
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Ninkaa Saalax ah waa hiboole fanka dareenka leh kasoo dhalaala. Intaas waa u dheer, hal Abwaan oo ehel faneed ah ayuu macaamiishaa. Sakariye Kobciye ayay is fahmayaan ayaan filayaa. Toob leefal.❤
@Hubaallyrics4
@Hubaallyrics4 Жыл бұрын
Music & beat camera editing Amazing salax sanag song of century🥰✌️
@FaysalMaxamed-lt1xj
@FaysalMaxamed-lt1xj Жыл бұрын
Haa
@Ahmed-mr4sf
@Ahmed-mr4sf 14 күн бұрын
Waxan boqorka weydiista baryo kale kuwaan dhamàah😢❤hees dareenkeda wada tah 22/7/2024 i.n waxan rajeynayah hadii waqtigu isamaxo òo aan si nòoladoh màalin un hèestan wa uso laban anoo heystah qofkii aan jeclaa😢❤
@AishaMohamedhusein-ts8ku
@AishaMohamedhusein-ts8ku 11 ай бұрын
Inbadan waan ku guul dareestay jaceel😢💔3 sano kala mooganahy ani iyo jaceelba ka quustay in badan kadib wiil baan isbaranay go.aan ayan ka gaarey jacel dhan hadana jaceel kle ayaan sameenaya waxan isku dayaya sidaan ugu guulesan lahaa guur baan kubalanay ilahay ha iga dhigo kii aan ku dagi lahaaa oo qalbiga qaboojin laha🥹💔😭😭🥹🥹 17/8/2023 habeen 10:5😢😔😔
@anuzhalihassan4977
@anuzhalihassan4977 5 ай бұрын
Hada maisla socotan😢❤
@cumarjamac6316
@cumarjamac6316 Жыл бұрын
Hestan Wan Daremay 😭😭Lkn igu ma dhicin😭😭Waxan Xanunka laa QebsanaYa Walalahyga kel😭😰Wan idin Laa Daremya😭😰Lkn Waxan Codsanya Hees Agoonimada tabneysa iney noo soo Qadan Bahda Suganta😭😭😰Darenka Agonimada Man Arag Wali hees kaa Hadlesa😭😭😰Ilen ma ahan Daren hes loga Hadli Karo😭😭😰
@MssBarni
@MssBarni Жыл бұрын
Pure talent and Humble singer ever come to somali music...😢 He come to Sing our emotional voice that we don't have a talent to do ❤.. I pray for ALLAH every broken heart inside and outside will heal and get stronger again ..
@ikraamabib4495
@ikraamabib4495 Жыл бұрын
Nabiga ku saliya scw scw ❤❤
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 11 ай бұрын
Heartbreak ❤️‍🩹 mxaan akhriyey fariimaheeda wxn rajaynayaa inaan heli doono oon isku soo dhawaaano ❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Emotional damage 💔 Melody 💯 🔥 fire Lyrics 💯 🔥 Duubista fantastic fire 🔥 hit iyo editing 🎞📸🔥 music 💯 🎶 🎵 good luck 👍 Welcome back legend saalax sanaag
@xidigtamudug2042
@xidigtamudug2042 Жыл бұрын
8eeee88e8e8e8eee8ee88e8eeee83e8eee
@xamsexaye
@xamsexaye Жыл бұрын
Kuwa soo qoraya quraankaa heesaha ka macaan, adeer maxaad meesha ka soo doonteen, like doon baa idin fasahaadisaye quraanka iyo heesaha laysma barbar dhigo.
@Najaad_fuaad.
@Najaad_fuaad. 3 ай бұрын
Goatka fanka saalax sanaag ❤🎉❤❤ keep going wllkeyga❤❤
@A.zhakur_Cr
@A.zhakur_Cr 3 ай бұрын
Balantii ay iga qaadey isla iyada ayaa ka baxdey 😢😭
@murzal385
@murzal385 Жыл бұрын
Ku saliya nabiga Muhammed scw scw scw❤❤❤
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
Scw
@najmajamaac7072
@najmajamaac7072 Жыл бұрын
Scw
@maymuunfarxaan1378
@maymuunfarxaan1378 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
Fanaanka kaliyaa ee mar walpa qalbiyadeena ka hadla sida ay daremayaan😢thanks salaxow🙌💔
@KhadraJamac-wp7rs
@KhadraJamac-wp7rs Жыл бұрын
Wllo wllkn. aana layzo diray mar walba wuu iga oohiyaaa thanks zaalax zanaag wiil fican
@asmaasiman3887
@asmaasiman3887 11 ай бұрын
SOWkan hiLow badneyyy BuuXIyey kashaYDiyeeyyyy inta badna maanKygiYO kaa baaQan kari waayey😥👏💔😭
@user-fb5rd1ju7c
@user-fb5rd1ju7c Жыл бұрын
Wlhi jclku uu xanuun badanyahay Haba se ahate 😢waxa ii dheer waxn ahay askari jooga jiida hore waxn is waydiiya mar walpa naftaydii inan arki doono anoo cafimad qaba holaca iyo rasaasta wax ba uma arko waxa iga wayn poqoradayda xiligan farxad ku cawayn doono ❤❤❤❤ Alle ha ituso wajigeedi wax walpa anku ilawayey 😢😢 Waxa inta iga daran modo tilifoonkeedu waa xidhyahay
@nishaabello5771
@nishaabello5771 Жыл бұрын
🥹😭😭💔sorry allha haku xifdiyo
@fardowsoyacquub
@fardowsoyacquub 11 ай бұрын
Sorry wll ilahy hkula garab galo wlhi xnun wye😢😢😢
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
Song of the entire generation The one and only ultra-legend Zalah zanaag welcome back.
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 Жыл бұрын
Boqorkii Stylka waxani Hees waa Dhaaftay🎉 Fanaanka Sanadka Ahaan Ku Cimaamaday Legend🎤✅🔥
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Dhakhtarka jacaylka abwaan sakariye kobciye
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 10 ай бұрын
Soo taan dad kala beeydhnay oon asxaabta kala baadnay een jaray bulshada oo dhan 😢😢 hadaa murug yar dareemeeyso oo heeysta kugu socoto like ta 👍👍👍👍👍👍👍 2030 dadka daawan doona like ta insha llah
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 Жыл бұрын
SAKARIYE kobicye wiil go down as one of the Greatest somali poets He is a Hidden gem 💎
@najibab2138
@najibab2138 Жыл бұрын
Saalax heesta meeshedi ayu dhigay lakin Zakariye kobciye caadi maha erayadisa iyo laxankisa amaanti ay mudnayen ma helo legend weeyi ninkas
@xuseenmuuse9013
@xuseenmuuse9013 Жыл бұрын
Yjduhdjdi
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 Жыл бұрын
Sakariye Kobciye Fanaan Abwaam Laxameystee🤯💞 Waxkale.
@deeqoabdiasiisdeeqoabdi6238
@deeqoabdiasiisdeeqoabdi6238 Жыл бұрын
@nafisomaxamed1848
@nafisomaxamed1848 11 ай бұрын
Exactly 💯
@user-ls5fw5yt4j
@user-ls5fw5yt4j Жыл бұрын
Music 🎶🎵 & beat Camera Editing Amazing Legend Salah Sanag
@Updilahei
@Updilahei 8 ай бұрын
Habeen arbaca aha 22_November_2023😢 waxan aan dhagaysatay in ka badan 10 jeer💔😔🥺🎧
@user-dp3cl8sc1l
@user-dp3cl8sc1l 3 ай бұрын
Me to eid wangsan
@najaxnalsan
@najaxnalsan 20 күн бұрын
Deq Ismail Jooga Tunis 🇹🇳 Sfax saYtuunka hoostisa Waxan boqorka waYdiista baraYakalo kuwani dhaama 😢😫🤲🥺
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Heart touching Mustave karaama & sakariya Kobciye &saalah sanaag Hees Lay sugu Tagayy❤🐐
@hasanahmed531
@hasanahmed531 Жыл бұрын
Qoftoo Rajayna wax uu jecel yahay, Aduun, farxad, iyo qof uu jecel yahayba, allah ha u fuduyeeyo. 🤲♥️ 😢
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi 7 ай бұрын
Ilahay dib hanoo kulmiyo walkay maxamed baraf😢❤waan ku xisay waliba xaddhaaf😢sow anigo ubabahday aragagiyo bidhantadada oo xasusahagii bateen😢😢ilahay walashay fadumo hawnaxariisto waan kasab ri laahay😢labadaydii garab waan idin soo xasustay😢10/12/2023😢ani goo oyayo wiliba xiso nii qabo fadumo isoo noqon mayso maxamed lakiin wuu imaan wadanka markay noqoto☹️
@Sadaamcaska
@Sadaamcaska 11 ай бұрын
Waliga jecel dartiis saqdhexe habeen intaad soo kacday ma fiirisay in fariin laguu soo diray 😢
@user-lq3ug9pe7o
@user-lq3ug9pe7o 11 ай бұрын
xalayyy u danbyseyy😢
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd 10 ай бұрын
My wll😂😂😂😂😂 sii seexanya dhaHaa bes kuma mashquulo
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 10 ай бұрын
Hadan seexdo Maba Kaco Ani 😂😂
@qadra24mahad31
@qadra24mahad31 9 ай бұрын
Haa 😢
@NastexoAdan-lt8rk
@NastexoAdan-lt8rk 3 ай бұрын
Haa wlipa in bdn😢
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
SAALAX SANAAG ADUUN KAAN UGU JECLAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
3:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,7 МЛН
SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 46 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
LIIBAAN DOOR | NOOLOW KALIGAA XORNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:45
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 2,6 МЛН
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
SAALAX SANAAG URUGO OFFICIAL MUSIC 2023
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 11 МЛН
SAALAX SANAAG HEESTI XAASKISA  (NASTEEXO)2023
6:23
Saalah Sanaag
Рет қаралды 2,9 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,6 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 216 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 904 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 1,8 МЛН