Kazakhistan | Maxay Qasab utahay in aad macluumaadkaan Ogaato | Turkida Asalka ah |

  Рет қаралды 133,529

OGAANSHO

OGAANSHO

3 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 592
@najicomadian3923
@najicomadian3923 3 жыл бұрын
Ustaad wadamada Islamka inan barano waan xiseyneynaa ee Soo badi inta igu raacsan like ha isarto✌️
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh 6 ай бұрын
Wa lagugu yaqaana like ii saara😂😂😂😂😂😂😂
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Barnaamijkan Wuuuba diyaarsana ayaantan hdana Waad nagala daahday MahadsaniT Wlaal kazakhstan Dhulkii Islaamka😍
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
*OGAANSHO INTA TAAGEERTO LIKE DAC KU SII*
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏.. Subescribe iisaar.. 🇸🇴
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
@@taqwamedia11k70 haye
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
@@taqwamedia11k70 waan kuu saaray walaal macaan
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
Ka ogowga wax badn wadamada musliminta waa arin muhim ah barkalah ustaad Omar inshaar 💟
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
You have so Awesome personality Stay Blessed.
@somalian4663
@somalian4663 3 жыл бұрын
Waar waan ku salaaamy zhp abdirashid Saaxibu faanparoj kkkk
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
@@somalian4663 Saaxiib ✅ sxb Cabdirashiid ✅
@mohammedHassan-oj6df
@mohammedHassan-oj6df 3 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 q
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Xog aad u muhiimsan baad nala wadaagtay Kazakhstan🇰🇿🖤
@samsunsam1338
@samsunsam1338 3 жыл бұрын
,اتق الله حيث ما كنت🌍🌎🌏🌐
@kingjaraale2983
@kingjaraale2983 3 жыл бұрын
Jasiirada cyprus (Qubrus) kaso hadal walal omer💯♥️
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
💛Qofki rabo inu ka tago wadankiisa ,ha dago wadamada muslimiinta💛 ❤👍
@askarjr7158
@askarjr7158 3 жыл бұрын
1min 1k viewers Masha Allah Ustaad
@mohamedibrahimmohamed8258
@mohamedibrahimmohamed8258 3 жыл бұрын
Insha Allah illahay ima dilo aniga oo aan tagin Türkmenistan ,Uzpakistan ,Azerbajan, Qirqirstan ,Kazakhstan ,Tajakistan
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 жыл бұрын
markaa kazakistan imaaneesid iisoo sheeg bro anaa joogo ❤️✌️
@SaidAhmed-bd5bs
@SaidAhmed-bd5bs 3 жыл бұрын
@@Faysal_Mohamed 😂😂😂😂 somalidii wadan aysan joogin malahan wlhi qof kazakhistan joogana waa la helay oo waa adi 👋
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴.. Subescribe iisaar. 🙏
@qadarshafii827
@qadarshafii827 3 жыл бұрын
Sxb Kusoo dhawoow Kyrgyzstan Anigaa ku nool waa wadan Buuraley ah oo Qurux badan Bishkek Ayaan kuu noolahey Caasimada.
@qadarshafii827
@qadarshafii827 3 жыл бұрын
@@SaidAhmed-bd5bs kyrgyzstan Anigaa kuu joogo bro Welcome 🖤
@munoali5875
@munoali5875 3 жыл бұрын
Walaal cumar aadaa umhdsnthy wax bdn waan kaa ogaaday Teeda kle adigoo ralia yislam omar Chanel- kiisa maisheegi karesaa.
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 3 жыл бұрын
Masha Allaah Myuqaalkaan waa muuqaal igu soo kordhiayay macluumaad badan oo ku saabsan khasakhistan Mahadsanid wall sida wacan ee dadaalka aad muuqaalo ceynkaano kale inoogu soo gudbineysid
@Mulashka17
@Mulashka17 3 жыл бұрын
Kurdistan Bal noosoo jeedi please ❤️🙌🏽
@alijamii2250
@alijamii2250 3 жыл бұрын
Yeah 💚💛❤️🇭🇺
@xasannurdinle8891
@xasannurdinle8891 3 жыл бұрын
Kordida aqbaar nooga so diyaari
@user-rv9ws1tf7c
@user-rv9ws1tf7c 3 жыл бұрын
🤣👍👍🤣🤣🌹
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
@@alijamii2250 Dadka ugu liita bariga dhexe. 🤣
@adonkialle2300
@adonkialle2300 2 жыл бұрын
Haa wllkeena wanu kaa codsaneynaa
@abdibaarisalaad1432
@abdibaarisalaad1432 3 жыл бұрын
Assalamu calaykum omar marka xigta dadaalkaada ilaahay hakaa abaalmariyo sidaa ugu heegantahay bulshada wax manfac leh inaad usoo gudbiso waxaan kaa codsan leheen inaa soo gudbiso fursadaha waxbarasho iyo dhalinta waxyaabah u baahanyyihiin inay ka faaaiddestan ugu dambeen waxaan kuu rajeena horumar wacan
@salmanjama6663
@salmanjama6663 3 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa everydag ina so dhigto clip, maadama aad full time siisey, waayo ma sugi karno Mahad sanid wll
@kayseamin9452
@kayseamin9452 3 жыл бұрын
Wakhti badan mahayo saan umalaynayo
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
hhh qofku nolol buu raadsadaa iyo fursad uu macluumaadka soo uruuriyo
@abdilazizabdilahi2068
@abdilazizabdilahi2068 3 жыл бұрын
Macalin keena cumar inshar aad ayaa umahad santahay👍🥰
@mohammadhussein4751
@mohammadhussein4751 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustad waaa arimo an Inabadan kacodsady fadalan barnamisha nucaan noso badi
@ilyaazmo1352
@ilyaazmo1352 3 жыл бұрын
Sariirteyda Ku Daawanaya Muqaalkan Inta Ila Midka ah is muujiya👍🤞🏾
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴.. Subescribe iisaar ..🙏
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn omar🇰🇿❤🇰🇿❤🇰🇿🇸🇴❤🇰🇿🇸🇴❤
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Mashallah
@qadarshafii827
@qadarshafii827 3 жыл бұрын
Kyrgyzstan Ku xiji Ustaad Cumarow, Caasimada Kyrgyzstan Ee Bishkek ayaan ku noolahey iminkaba oo kaa daawanayaaa 🇰🇬🤍🇸🇴
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 3 жыл бұрын
Waxaan wada deganahay wiil udhashay dalkaa waa dad wanaagsan
@qadarshafii827
@qadarshafii827 3 жыл бұрын
@@cumarcabdi2995 Sxb Dad Wanaagsan iyo kuwa xun ba wee iskugu jiraaann Anagaa la nool oo dabeecadahooda Naqaane!
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
@@qadarshafii827 pro ajanibka may kuyara ad adagyihin May yara cunsuriyeyan
@qadarshafii827
@qadarshafii827 3 жыл бұрын
@@Yt-One_1 Cunsuriyad badan kuma arag Sxb, Inkastoo jiraan kuwo doqomo ah oo aan Waxbaran Mar walba.
@Musa566ghuuu
@Musa566ghuuu 9 ай бұрын
Asc zhp information ma iga siin karta inaan waxbarsho uu aada rabaye
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@farhanktihassan3296
@farhanktihassan3296 3 жыл бұрын
Omar wll jiro runtii illah dartiis ayaan ku jeclahay keep growing ♥
@kashkaash8818
@kashkaash8818 3 жыл бұрын
Manshallah macalin khayr allha kusiiyo aamiin inshallah halkaas nooga siiwad
@abdirizakjama8514
@abdirizakjama8514 3 жыл бұрын
مان شا الله اخي الكريم بارك الله فيك عمر فيطيو احلا ❤❤❤
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Qabashada waxd jeceshay waxay ka dhigta hal abuur muqal Xiiso leh kaso daawo chnlkeena mhdnsid❤️✅🥰
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 3 жыл бұрын
Dhulka ilaahay waynaa! Ma 2 million km sqr ayaann lagamaqal warbaahinta.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa wadan Igu cusub oonbarty inshaalaah marbaan booqandoon shukran Cumar👍
@Awraali
@Awraali 3 ай бұрын
Masha allah alle ha ku barakeeyo wllo
@mohammedibrahim-ki8wm
@mohammedibrahim-ki8wm 3 жыл бұрын
Omar, brother, waxaan aqriyay in aaad shaqadaadii katagtay, waa wax fiican, lkn mid ayaan rabaa in aan ku sheego. Noqo (autodidact) mid wax isbara iskol la aan maalin walba, maxaa yelay hadii update samayn dhinackasta ee nolashada ah, ogow in ay leedahay burbur dhinacwalba ah. Marka bro stay fit always stay hungry to learn new things every day. Good luck bro.
@IMKaraama
@IMKaraama 3 жыл бұрын
waxa uu bartay maa ogtahay? cilmigiisa maa ogtahay>? laga yaabo inuu shahaadooyin heesto.
@mohammedibrahim-ki8wm
@mohammedibrahim-ki8wm 3 жыл бұрын
@@IMKaraama cilmi labarto shahado miyaad utaqaan. Hawshu saas maha hadaba. Hormar si aad ugaarto waxaad ubahantahay in cilmi korar sato xiliwalba iyo gorwalba. Shahado waxay kadhigantahay kaliyah wax kooban ayaan soobartay ee waxwalba ee aduunka yaala ayaan fahmi karaa kama dhigna.
@naaficyarenaaficyare8566
@naaficyarenaaficyare8566 3 жыл бұрын
Hadalkada ad ayuu iso jitay wlh waa in gaajo lees bara
@borntobehere4566
@borntobehere4566 3 жыл бұрын
Keep going brother and tnxs for information
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
MashaAllah Tabaraka Allah, Ilaahy dalalka muslimiinta hamideeyo cadowgoodana hajabiyo dhamaantood
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Qofkii u horeeyay ahey ee Like isaara asxaabta 🤔😝
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴.. Subescribe iisaar ..🙏
@siciidbiihi450
@siciidbiihi450 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@abdirahmanarshe2054
@abdirahmanarshe2054 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي الحبيب وبارك الله فيك وأحسن الله إليك
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jeceloow muradkiina allaha idin sahlo Amiin 🤲 nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏
@abdikanimoadan1651
@abdikanimoadan1651 3 жыл бұрын
Inta sugayso omar inshar inuu wadankiisa hooyo inuu imado oo aduunka ubandhigo qeeradkena iyo nabad aaan haysano Allah noo ziyadiyo nabada 🇸🇴💯
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 3 жыл бұрын
Masha allh 🥰❤❤❤ my pro dear omar inshar hafidulah
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Waa wadan aan aad uga helay 💯❤️insha allaah marbaan tagidoona haduu alle idmo 💯🙏
@abdirizak1234mohamed
@abdirizak1234mohamed 3 жыл бұрын
Masha allaah wll Jazakallahu kheyr
@somaliwithabzi147
@somaliwithabzi147 3 жыл бұрын
Waa dal loo baahnaa mudanne runtiii. I'm the first ow inshaar go to 1M subscribers waad mudantahay ustaad 💯
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 3 жыл бұрын
waa mahadsan tahay walaalkeey horey u soco Allah haku barakeeyee
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 3 жыл бұрын
Alxamdulillah marhaduu burburay ussr laaakkiin. Lama maqlijirin
@ogowhada
@ogowhada 3 жыл бұрын
masha allh wall cumar waanu kugu soo dhawaynaynaa dalkaaga insha allh ilaahay nabad hakugu keeno
@ahmedsheikhosman407
@ahmedsheikhosman407 3 жыл бұрын
Mowduucaan Taariikhda ah soo badi
@zulthanzakimuuse8702
@zulthanzakimuuse8702 3 жыл бұрын
Ax wan la xanuunsaneyna dhibaatada walalageena ii goorka uu chine ku hayo allah haka soo gaaro
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@baabaahassan7
@baabaahassan7 3 жыл бұрын
Thank you aniga qaas ahaan waxan bartay wadankan 2018 💥👌👌
@mohamudmohamedahmed4962
@mohamudmohamedahmed4962 3 жыл бұрын
Mahadsanid Omar | OGAANSHO
@Annaatti
@Annaatti 3 жыл бұрын
MshaAllah Cumarow kheyr Alle haku siiyo. Runtii muuqaalkii kahoreeyay aad kudheegeysay waan sugi weysanaaa lkn wakhtiga ayaa keenay inaa hada fiirsado, inbdn waan kadaahay lkn One of the best ayuu ahaa muuaqaalkani. Geography iyo Space ka waa kuwa ugu jeclahay inaa waxbdn ka ogaado. Horay usoco wllkeen/Ustdkeena.
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 3 жыл бұрын
Macallin omar inshaar mahdsanid horu socod
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo
@liimohahussein3910
@liimohahussein3910 3 жыл бұрын
Muwduuc Marka ka helo Waxaa Isku dayaa inaa Wax badan Ka See ogaadu Waan se aan raadi doona wax ku saabsan Wadan kan baaxada Weyn Thnks Ustaad Omar
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 жыл бұрын
Waa Dhul Cajiib Ah wll cumar mahadsanid
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omer inshaar
@waacusubaduunyadu398
@waacusubaduunyadu398 3 жыл бұрын
maasha allaah.qof aan sugi la ahay inta u chanakayna wax uun wax ka so gudbinaayo thanks.my.bro 100%
@hadillaium
@hadillaium 3 жыл бұрын
Ogaansho Mia Fav youtuper😊💓
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 3 жыл бұрын
Gorgor ha noolaadaan inta ciidanka warkiisu la macaan yahay LIKE ta ha ila dhaafina🤩😍 from burco🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakirmaxamuud6996
@zakirmaxamuud6996 3 жыл бұрын
Grom garowo somaliland🇮🇷
@maxamednuur4711
@maxamednuur4711 3 жыл бұрын
@@zakirmaxamuud6996 1ش1شششششش11ش111ض1شش1ش1111ش11ششششششششش1ش
@maxamednuur4711
@maxamednuur4711 3 жыл бұрын
@@zakirmaxamuud6996 ش111شش1ششششش1ششش1ششششض1شش1ش1ششششششششششششش1شششششش1ششششش1ش
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Wr ma Xayawaan bad tahy manta ayaa laqarxiyay xamr Maxy wax u tari wayeen FIFA arsenal
@zakirmaxamuud6996
@zakirmaxamuud6996 3 жыл бұрын
@@xamdamaxamud129 xaqiiq😡😥
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshar walalo
@MoAli-
@MoAli- 3 жыл бұрын
Baraf badan baa ka da'a oo waa qabow daran intaas ku dar bro ma ahan oo kaliya dhul cimiladiisu mar kasta ay wanaagsan tahay
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 Жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي العزيز
@sakicadde8167
@sakicadde8167 3 жыл бұрын
Wowowowowowowow Omar inshaar gacantu qalfoofe gacantan kaasamaly
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal macaan
@mohamedmuuzemohamed4632
@mohamedmuuzemohamed4632 3 жыл бұрын
Dadkan like ta maxay kafaaidaan waa suaale ? Comment iga waxaa lagutalagalay in fikrado lagudhiibto tusaalhaan hadaad doonaysid muuqaal ka aad doonaysid inuusoidiriyaayo lkn lagumaatalagalin tuuksi aan faaido lahayn
@liimohahussein3910
@liimohahussein3910 3 жыл бұрын
1m like Hadi Loo saaro Maxaa Faiida Ku Jiro ? Somalia wadan ka liyah ma burburin Aqliga dadka qaar Waa Burburay Waa Nasib Daro in Dhalin yaro hada soo baxeyso like Wax Weyn la tahay,?
@abdirhmndamal2767
@abdirhmndamal2767 3 жыл бұрын
zxpo khasakhistan ah ayan leyahy xigan o ad u ixtiram badan runti
@allahuakbar4626
@allahuakbar4626 3 жыл бұрын
Wllky Qlli 😔😭. AllaH haku sahlo umurahaga wllhi salatu layl ayaa kugu ducena. Wllky Qlli 😔😓 Allah ha ku xafido. Bi idnilah
@zahrahassan1940
@zahrahassan1940 3 жыл бұрын
Anagana nooducee nasooxasuuso wakhtigaa plzzz😔😔😔🤲😭
@abdinur4242
@abdinur4242 3 жыл бұрын
Mansha allah sxb omar inshar oo aanu jaanis isku helnay bartiisa yuotubeka
@aweysmuqtaar1408
@aweysmuqtaar1408 3 жыл бұрын
Wll omar m.sh.allh allhu haku dhowro 😍😍😍😍
@sakiiid9433
@sakiiid9433 3 жыл бұрын
sxb thanks, soo badi muuqaaladanoo kale
@keenadiidsandhool5999
@keenadiidsandhool5999 3 жыл бұрын
Waan ku salaamay wll Aan jeclahay cumar inshaar Mansha,allaah waxaan ka ogaaday wax badan oo Aan horay uga ogeeyn dalkaas muslimka Ah
@daahsonofficial6188
@daahsonofficial6188 3 жыл бұрын
Notovication ka ogaansho waanba iska jeclahy ilaahy amrkiis alle haku xafido ustaad cumar❤❤❤❤👝
@tosanetosane5502
@tosanetosane5502 3 жыл бұрын
Hore usoco zxp cumar inshar horumarkaga ayaan jeclay
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 3 жыл бұрын
Thanks for the information
@wilkakheyrkafaafiya6272
@wilkakheyrkafaafiya6272 3 жыл бұрын
wcs Ustaad cumar inshaar
@rashkapoi4044
@rashkapoi4044 3 жыл бұрын
Video yasha nso badi wll omar
@mahmedkalsoni4803
@mahmedkalsoni4803 3 жыл бұрын
Masha allah Omar keep garowing
@saiidahmed6474
@saiidahmed6474 3 жыл бұрын
Keep going wll inshaar
@mameakram4477
@mameakram4477 3 жыл бұрын
Mhdsin Ogaansho maclumad waaa ka haya kazakh❤️
@naimaabdikadir7938
@naimaabdikadir7938 3 жыл бұрын
Thanks wll omar inshar❤️
@dahirahmed572
@dahirahmed572 3 жыл бұрын
Waad kumahadsantahay macalimow inshaar macluumaad qayim ah ayaan kaa faaiday.❣👏💯
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 жыл бұрын
MashaAllah walal keep going on
@hargaysawardahaji1574
@hargaysawardahaji1574 3 жыл бұрын
Thank you so much wllkey❤
@sharmaelmi5891
@sharmaelmi5891 3 жыл бұрын
M.a Wll qali aH keep Going😍🥰🥰🥰
@abdiaziiztamaam8909
@abdiaziiztamaam8909 3 жыл бұрын
Guuleyso mudane ogaansho
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Lkn hadaan nahay somali badeena iyo khayraadka ku jira ma ilaashano 🇸🇴🇸🇴🤔
@jeenicaddemedia
@jeenicaddemedia 3 жыл бұрын
Waw sxb cumar inshaar wan ku salaamay wan sugayay muqalkan muhiimka ah
@abdullahisaidosman2240
@abdullahisaidosman2240 3 жыл бұрын
Insh allah mar uun waan udlaxiistga kasaqishtaan cumar inshaar mhdsnd lpx😍
@suldaanxikmo8001
@suldaanxikmo8001 3 жыл бұрын
Somaliyey is muujiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amiiraamiira4830
@amiiraamiira4830 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@queena_cishqi
@queena_cishqi 3 жыл бұрын
Walaaaaal omar inaaaaad maaalin tagi doonto ayaaan rajeeynaa inshallah waayo fursadaha adiga dariz ayaaaatihiiiin our king 😎😍
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Maa shaa allah
@saidahmed2544
@saidahmed2544 3 жыл бұрын
Thank u walaal omer
@alimohamedmohamud9582
@alimohamedmohamud9582 3 жыл бұрын
Masha allah Wax badan ayaan sugaayay kazakhstan💗
@mankaboy3955
@mankaboy3955 3 жыл бұрын
M.a shukran bro
@user-uw5do8ch7p
@user-uw5do8ch7p 3 ай бұрын
Mashalah ❤
@husseinmuhzinofficial6363
@husseinmuhzinofficial6363 3 жыл бұрын
Muuqaalkaaga yaan doonayeyba alle haku Barkeeyo wll
@lilnajboy3254
@lilnajboy3254 3 жыл бұрын
MANSHAALLAH
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴.. Subescribe iisaar ..🙏
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 3 жыл бұрын
Hore u soco wll
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
mahadsanid wll
Macsalaamo Afrika | Meeshaan Waxaa Ka Dhalanaayo Bad !
12:09
OGAANSHO
Рет қаралды 215 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Inside Mark Zuckerberg's AI Era | The Circuit
24:02
Bloomberg Originals
Рет қаралды 1,1 МЛН
Top U.S. & World Headlines - July 26, 2024
11:29
Democracy Now!
Рет қаралды 211 М.
Dowlad Carbeed oo aadan Waligaa Maqal !  Saxaraha Galbeed !
13:21
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН