KEDISKA NOLOSHA ☠️ || Qiso Saameyn badan

  Рет қаралды 31,501

ILEYS

ILEYS

Ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 344
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Scw❤❤❤💯
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi Ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Fatxichannel218
@Fatxichannel218 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Ай бұрын
Scw
@AzamEgal
@AzamEgal Ай бұрын
Dhalin yaro muqaal 2 saac kudhawad soconaya oo ad qabirad iyo wax badan ka faideso oo aan laka jarmarin ayuu sodubay wll ifiye walahi ma sahlana hadane like iyo subscribed 1 second ah ka xasdee war waxani wa ceeb dhalinyaro like la dhca HOYGA QIBRADAHA IYO QISOOYINKA❤👍
@kgamiir1163
@kgamiir1163 Ай бұрын
Come email
@EMMA__7-x4i
@EMMA__7-x4i Ай бұрын
Wah qisadaan horaa u dhageesnay beeh
@user-cl8ie3uu8r
@user-cl8ie3uu8r Ай бұрын
Ani xata Asa ka dhageyste
@Ema-gs1sr
@Ema-gs1sr Ай бұрын
Haa wakuso celiyay filaa
@AswanMustafe
@AswanMustafe Ай бұрын
Haaaaaaaa
@ShukriAhmed-gi2il
@ShukriAhmed-gi2il Ай бұрын
Haaa wan dhagesny
@MiskiShoptah-ln1kb
@MiskiShoptah-ln1kb 29 күн бұрын
Ifiye walhi gaariga Fan/ Van markaa maqlay magacas aad u cabsaday wlahiii😭😭😭😭😭😭😭😭😰😭😭
@user-wg2ox7bf7k
@user-wg2ox7bf7k Ай бұрын
Waar. Ifiyow. Soo badi qisooyinka 😊
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 Ай бұрын
QisoyinkAgu waa cilmi zhp alle haku barakeyo
@MohamedSuuqBacaad-xg8ls
@MohamedSuuqBacaad-xg8ls Ай бұрын
Wll qisooyinkads nolosheyda wax wayn ayey ka badaleen wlahi cibro qaadasho waayo👑 lkn wll Dambi baarista soo badi❤
@naimaosman9925
@naimaosman9925 Ай бұрын
Ifiye hore ayaad uga sheekeysay qisadaan
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 2 күн бұрын
Haa waa sax ani xitaa hore baan udhageystay
@user-hh5ug9xe7j
@user-hh5ug9xe7j Ай бұрын
Waa qiso waalan wacalo la iska dhalay carab waa balaayo😂😂😂😂😂😂😂
@Blackiislo
@Blackiislo Ай бұрын
Sxb inta badan comment ma qoro balse shekooyinkaaga waan ku heysataa keep going sxb like ta marnama kulama dhaafo waan dhameystaa 🎉
@abdirizak1956
@abdirizak1956 Ай бұрын
Qisadan horey ayaad u soo gudbisay
@riishumahmoud5029
@riishumahmoud5029 Ай бұрын
Lkn a nagu maba akine😂
@isseyalahow8319
@isseyalahow8319 Ай бұрын
War libaaxow, wan ku salaamay. Saxib Program-yadeeni XARFAANTA noo soo habeey.
@haania2495
@haania2495 16 күн бұрын
Yaa allah 😢😢😢😢
@maxamedburaale8607
@maxamedburaale8607 Ай бұрын
Qisadan hore ayaad usoo galisay wllhi
@mandeeqabuukar6381
@mandeeqabuukar6381 Ай бұрын
Qisadan hora noguso gudbisay ifiyoow se cml hee😂😂😂
@user-ui3qq7us5m
@user-ui3qq7us5m Ай бұрын
Wallhi wa rune alxm qiyasteyda wa ficntahy 😂❤❤
@Hummingbirdsaid667
@Hummingbirdsaid667 Ай бұрын
Asc ifiye wlhi qisadan waan kaa sugaye ❤…. Specially qisadan ku saabsan labadan wiil oo walaalaha ah … aad baad u mahadsantahay keep up the good work InshaAllah 🎉
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 Ай бұрын
Ifiyow thanks wllo mcn wlhi imikan hawsha guriga u kacayay wxn islaha iskaga cesho muuqaladiisa hore lkn muuqal cusub bn ku arky thank you mar kle❤
@haliil2020
@haliil2020 Ай бұрын
Wooow amazing story thanks ifiye sxb
@NatashaFaarax-b8r
@NatashaFaarax-b8r Ай бұрын
Qisadan Hore ayaad ugu sheekeys ifiyoww ma Nawale 😂😂
@cumeezi
@cumeezi Ай бұрын
Haa woo isku dhex yacay noh😂
@Hamda7156
@Hamda7156 Ай бұрын
wxn islaha halkad ku maqashay😂
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 Ай бұрын
50 sano inlaga joogo Anaa dhashay hooyo waana 1974 tii waxan jiraa hooyo 50 sano
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم وسلم الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uq2pm4dc6f
@user-uq2pm4dc6f Ай бұрын
سبحان الله 😮😢 Wxasoo dhan wxy ku dhacayan ilahay caradiisa zinadana wa dambiga ugu daran kaliyahata wxa kaweyn shirkiga ayadana ku xigta 😢
@cumeezi
@cumeezi Ай бұрын
Haa
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Ай бұрын
Bismillah ilaahow ceeb aduun iyo Cadaab aakhiro Kaa Magan galnay
@amya3397
@amya3397 Ай бұрын
Ooh ileysow please 😢qisoyinka cabsida nosbadi😢😊
@hibocadar5342
@hibocadar5342 15 күн бұрын
Alhamdulillah ilahii dhaqan xumads inaso garsinin hoyadis hortisa aya lagu dilaya wu dawanaya 😢 walalihisna wuku daray 💔
@SumeyaAhmed-ob5jn
@SumeyaAhmed-ob5jn Күн бұрын
Xaqiiqdi aad ayaan uula dhacay qisooyinkaga Anna waxy iga dhigta qof naftiisa ii sii jiidayso qoraa
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p Ай бұрын
أ لف سلامه ماشاء الله أ خي الفاضل شكراًلك❤❤
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h Ай бұрын
سبحان الله العظيم
@user-ui3qq7us5m
@user-ui3qq7us5m Ай бұрын
Ifiyow canjeladan kugu karsahe ku soco 😂😂
@jamiilaheybe4329
@jamiilaheybe4329 Ай бұрын
Anigabo 😂😂waxa is ii dhiman guryaha ku qaban rapaa
@xabiiboxaashi457
@xabiiboxaashi457 Ай бұрын
Masha alaah ifiyow guuleyso walaal 😊😊😊😊
@fadxxiiid1185
@fadxxiiid1185 Ай бұрын
Ifiyaw qisadan hore ayaad usoo galisay laakiin waa Qiso ku cibro qaadasho mudan😮. Ima dhaafaan qisooyinka aad Soo gudbisaa laakiin comment ka bixiyo waayo anoo shaqaynaya ayaan dhagaystaa zxp mahad sanid
@ShamsoMaxamed-xr3og
@ShamsoMaxamed-xr3og Ай бұрын
Haa qisadaan horay ayaan usha geestay
@IqlaasMoha-rd7jk
@IqlaasMoha-rd7jk Ай бұрын
Ifitoow cashadeena waa nasiisey adne like dhac😂😢😮😅😅❤❤❤
@Sim4neyy
@Sim4neyy 20 күн бұрын
Waa marki ugu horeysey ee.ifiye qisoyinkisa lagu sheegay gabar folxun😂
@Kalthuuma
@Kalthuuma 27 күн бұрын
سبحان الله هذه قصة عجيبه🥺
@user-sports482
@user-sports482 Ай бұрын
tageere lmbar one ifiye
@XananMahamed
@XananMahamed 7 күн бұрын
Anibo abaal kaga haayaa because wax badan kafa idaa💕
@farahdhobale8540
@farahdhobale8540 Ай бұрын
이 이야기는 예전에 봤는데 존경하고 또 보고 있어요 😊😊😊
@MiskiShoptah-ln1kb
@MiskiShoptah-ln1kb 29 күн бұрын
Ifiye😭😭 wlahi markaa maqlay magaca gaariga Fan ama Van aadaa u cabsaday walaahii😭😭😭😭😭😭😭
@abdimohamed8442
@abdimohamed8442 Ай бұрын
qisadan wan dhamayistay zxp e so badi 😍🥺😊
@user-mu1pg4mt1e
@user-mu1pg4mt1e Ай бұрын
Ani iyo mamo laylo isku mid ba nahy😂
@hanihappy1421
@hanihappy1421 Ай бұрын
Hada dhgeysanaya kwrn waayo waxn jeclhy inan jawi dagan ku dhagysto 😂😂❤
@inaboqortooyo4536
@inaboqortooyo4536 2 сағат бұрын
Aniga maamo leylo noqday wlhi sidaan 5 maalin dhageesanooyaa ilaa hada Ma dhameesan 😂😂😂😂🫢
@sucaadxajimuuse3913
@sucaadxajimuuse3913 19 күн бұрын
Ifiiye so taabi Aamina Al mufti😮
@RahoAbdi-ty8fd
@RahoAbdi-ty8fd 22 күн бұрын
Lkin qisoyin kaa wan jeclhya lkin waa wakhaye badan ayay naga qadataa😊
@cabdirashiidawxashi1204
@cabdirashiidawxashi1204 Ай бұрын
Saxib sawdigi hore ugu sheekeyay
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h Ай бұрын
Jinbaa kaaga sheekeeyey miyaa 😂😂😂😂
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 Ай бұрын
Hore usoco walal qisooyinkaaga aad ayaan ba ujeclahay balwad ii noqdeen ❤
@Sakabawaancajab
@Sakabawaancajab Ай бұрын
Qisa kasta labo jeer baan kudhubtaa muuqaalka si,aan iskudayo xaqaaga saan ugudo❤❤
@RahoAbdi-ty8fd
@RahoAbdi-ty8fd 22 күн бұрын
Subaxa allah
@mohamednurmohamed-ki3mz
@mohamednurmohamed-ki3mz Ай бұрын
Ifiyo qisadan Waa dagensanay
@zahrosman297
@zahrosman297 Ай бұрын
subxanalaaah 😢😢 qiso mucjiso ilahey ah naga heeyo wax zino iyo waxa lamid ah 😢😢
@nimoibrahim6015
@nimoibrahim6015 Ай бұрын
Kk mama Layla is watching walahi that's is me
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 Ай бұрын
Qofkii 1aaad wlhi🙋‍♂️
@HafuuMHaashi-wc9yt
@HafuuMHaashi-wc9yt Ай бұрын
Mama leylo wey fiicanthy🎉 20 daqiiqo yaa heli kara
@hibaqali3456
@hibaqali3456 24 күн бұрын
Eeso thnaks qisiyoonkaaga aad ayan u dhagaystaaa
@hooyomcn5191
@hooyomcn5191 Ай бұрын
Adeerki ba maashid yare
@AmalSiyaad
@AmalSiyaad Ай бұрын
Ifiye you are the best ❤
@falastiinjabriil543
@falastiinjabriil543 Ай бұрын
Maasha llh😢😢
@mariahassan5387
@mariahassan5387 Ай бұрын
Ifiye shekada wa wax kle lkn horay ayaad noga shekeysay keep going 👑
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb Ай бұрын
وَلَا تَقْرَبُواْ ٱلزِّنَىٰٓ ۖ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةً وَسَآءَ سَبِيلًا --------------------------------------------------------- Wax walba alle wa inooga digay سبحان الله الملك القدوس ❤
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Ай бұрын
Anu waa dhamaystaa qisooyin ka
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi Ай бұрын
Sido kle Koly Qofaan dhamysan ma jiro
@RuqiyaJibril
@RuqiyaJibril 26 күн бұрын
Dabibare Ayan ahay wanjeclahy qisoyingaga
@jamaalcabdiqaadir
@jamaalcabdiqaadir Ай бұрын
horaa usoo dhigtay zxp
@halista3994
@halista3994 Ай бұрын
Ad iyi ad wll maskax deydi aniga aya Iska leh alle kadib wana jecelahy qiso yinkaga nolow intey nolol jirto sxp qali 🥰💯🙌
@Haboon-g4d
@Haboon-g4d Ай бұрын
Ifiyo zxp wa ku jacleyl 🤭runtii
@user-lb8iq9es8z
@user-lb8iq9es8z Ай бұрын
Acuudubillah masiibo tii u waynayd manta ka sheekaysay ilaysow😢😢
@NastexoMaxamuud-uz1xo
@NastexoMaxamuud-uz1xo Ай бұрын
Ifiyow qisadaan mar horaa soo galise see wax u jiraan hee
@naazirbaari
@naazirbaari Ай бұрын
Iyagaa isdilay
@HawaAdem-to4oo
@HawaAdem-to4oo Ай бұрын
48:30 waxa dilay ban isleyhy majid isaga dilay carurta isna u isdilay
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi Ай бұрын
Abii waan ku salamay
@IsraIsra-id6hs
@IsraIsra-id6hs Ай бұрын
Ifiyow wll waad cod ma caan tahy ilaa iyo waxan ku dawanyay markan yutuub samystay ❤❤❤❤❤❤
@iimanmaxamud8117
@iimanmaxamud8117 Ай бұрын
Ifiye waan ku taageernaa gaalada gaalada waad ka guulaysanays iyo cadawgaaga jah🎉🎉🤔😕😴😴
@mascuudxasan1449
@mascuudxasan1449 Ай бұрын
Maaajid
@user-de1pr8jr7s
@user-de1pr8jr7s Ай бұрын
Ani qisadada marka sarirteyda imada dhagesta mar waka hurda markas suwixi dib u dhagesta 😂 Ilhy haku barakeyo cod karnimada iyo caqligaga
@bibisheikh1907
@bibisheikh1907 Ай бұрын
Aad iyo aad an u jaclahay qisoyinka carabta❤❤❤
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Ай бұрын
Mansha Allah hooyo ileys waa ku jecel nahay, khaasatan waxan anigu ka mid ahay maamooyinka mudo dheer kugu xidhan, xitaa intaad qiso noosoo diyaarinayso waxaa iska sii dhagaystaa qisooyinkaagii hore oo hore udhegeystay caafimaad iyo cimridherer ayaan kuu rajeeyey wiilkaygoow
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Ай бұрын
Sxp qisooyin kaaga mar walba waxaa ku jira qof la dilay uun 😂😢😢😢😭🇵🇸
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r Ай бұрын
Midaan ayaaba ugu daran waa xasuuq caadiya
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud Ай бұрын
Aniga iyo hooyo layla same nahay mnshallah 😂❤
@user-iu7he2sr2d
@user-iu7he2sr2d Ай бұрын
Fv KZfaqrs ❤🎉
@marwannur3774
@marwannur3774 Ай бұрын
Mar ban noga Sheekeysay maskaxdeyda wey fadhisa wallahi biloyin kahore marhore noga sheekeysay
@munohassan9752
@munohassan9752 Ай бұрын
Qisadan Horan udhagaystay ifiye miyanka dhagaystay mise meel kale ma aqan kolay iguma cusba
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 Ай бұрын
Qisadii ugu xanuunka badneed aan dhageysto waaye illahay dulqaadkisa bal arag meeqo ayay sino ku dhex jireen oo illahay asturayay subxanalaah 😢😢😢
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Wcs 🤝 ifiye
@user-cq2is3kp9x
@user-cq2is3kp9x Ай бұрын
Dee ifiyow ani ugu yaraan 4days baan daawada hal qiso 5mnt mrkaan dhagsto waan hurdaa
@NasriNaska
@NasriNaska Ай бұрын
Horaan u dhageysty qisadaaaan
@hakimh22221
@hakimh22221 Ай бұрын
Maajid aa dilay wlh shekadan hore u dhageystay lkn mar labaad wa ku ceshtay sxb
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn Ай бұрын
Waku wataa ifiyow😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@riishumahmoud5029
@riishumahmoud5029 Ай бұрын
Same😂❤
@cabdirashiidjaff6995
@cabdirashiidjaff6995 Ай бұрын
Amba madhamyto xilikasto afka wax kula jiro ima dhafto❤😂
@muhamaxamed9554
@muhamaxamed9554 Ай бұрын
Haaye wll ma qiso dhab ah oo dhacdaybaa
@IzaAbdalla-uw5hw
@IzaAbdalla-uw5hw Ай бұрын
Subxanallah 😢
@khadraducaale9369
@khadraducaale9369 Ай бұрын
Mashalah waad mahdsanthy waxa baadn baan ka fiidna👏🏽
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 Ай бұрын
9pm soo geli sxbow. Ma seexdo qisooyinkaaga la'aantood.
@xabiiboaxmad1220
@xabiiboaxmad1220 Ай бұрын
Ayyy wadadeyda ahaa😢😂
@nimcocali868
@nimcocali868 Ай бұрын
Waad mahasantay wllo ❤ Alleh haku jeclaado
@ikhlaasgeedi3925
@ikhlaasgeedi3925 Ай бұрын
ifiyow ani wan ku taagera lkn wlhie qisoyinkaga wa kahela lkn ma daawado isbuuci 1 dawada💔😭😭
@riishumahmoud5029
@riishumahmoud5029 Ай бұрын
Same wlhie❤
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Ай бұрын
Allay salamak Aniga mama leylo oo kale ayaan ahay habeenkii markaan seexanayo lee dhegeeystaa Waan ka hurdaa Waa soo celiyaa Waan ka hurdaa maadaama aad nagu waanisay halmar inaan dhegeeysano Malintii ayaan dhegeysanaa Insha Allah Aad baad u mahadsan tahay
@C.wahaab
@C.wahaab Ай бұрын
48:53 Abu naafic ayaa dilay ayan isleeyahay caruurta
@C.wahaab
@C.wahaab Ай бұрын
Hhhh qiyaaas xumo😅
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud Ай бұрын
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h Ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@hooyo994
@hooyo994 Ай бұрын
Subaxaanallah
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz Ай бұрын
Ilahay caqliga iyo cafimad ka ha siyadiyo
Dilaaga Quruxlowga ah? Qiso cajiib ah
56:01
ILEYS
Рет қаралды 33 М.
Waxaad doonta igu sameey Aduunka 😭 || Qiso xanuun badan
1:14:36
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Gabarnimo ! || Qiso xanuun badan
53:59
ILEYS
Рет қаралды 14 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 137 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 219 М.
Ka baxsiga Tiirka 😩 || Qiso cajiib ah
1:09:10
ILEYS
Рет қаралды 31 М.
AQBAL GUURKA? || QISO AAD U LAYAAB BADAN🤔
1:53:17
ILEYS
Рет қаралды 43 М.
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58
Маленький Воришка 😂
0:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,2 МЛН