KHAALID KAAMIL BAL SAWIRO OFFICAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,133,975

Khaalid Kaamil

Khaalid Kaamil

2 жыл бұрын

Пікірлер: 552
@marwaanaguero10
@marwaanaguero10 2 жыл бұрын
Dhagaysiga Hesaha Waxaa Ka Khayr Badan Dhagaysiga Kalaamka Alle
@abdiasiisahmed2582
@abdiasiisahmed2582 2 жыл бұрын
Taaaz cid kazooh hor jeedaa ma jirto Lipaaxe xagan mxaaH ku keenaY adiga😂😂
@mohamedrashiid7269
@mohamedrashiid7269 2 жыл бұрын
Waa runtaa Masha allaah
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 2 жыл бұрын
Waa sax balse adigana waa qaraabanosa/nala fiirsanosa 😂😂😂
@xawosheekh7268
@xawosheekh7268 2 жыл бұрын
Adigu mesha hesta maxaa ku kenay waa yaab
@saaramaxamedcolaad6325
@saaramaxamedcolaad6325 2 жыл бұрын
M.a aboo waa dadaashey inta maxaa ka soo jirise hee 😂😂😂
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION 2 жыл бұрын
Bal sawiro safaadkiyo Dhibkoo koonka laga saaray hit song shahrukhankeena 💥
@hayadomar9199
@hayadomar9199 Жыл бұрын
Bal sawiro hadyado laysu sido laysna siinayo Heestan marka dhegysto wxan gala xasusta jaclkyga 😢 wn so kala foganay hada alle waxan ka baryin malinta kulmuno in ale iso dhoweyo😢🤲❤
@yasminabdi5182
@yasminabdi5182 11 ай бұрын
In.sha.allah wllo si waxan baa laguu soo dhaweynaya
@FahadAbdi
@FahadAbdi 2 жыл бұрын
My brother Khaalid Kaamil & Y3a Films Good Job wallahi lagama sheekeyni karo💯🔥
@samaphale5362
@samaphale5362 2 жыл бұрын
Bal sawiro sideenana gayaan farax sameeynayaa 16 june 2022 habeen jimco soo galeyso. Roob yarna uu tiixayaa Goobtana waa gobol dhaca inta u dhaxaysa ankara iyo stanbul. Walipa gobol buuraleey ah. Qol mugdiya iyo earphone bal adba sawiro walaal Like dhac aan kusiiino iyo inta iga danbeeyso
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 жыл бұрын
Saaxiib Khaalid xili waxaan soo xasuustay gabar aan jeclaa saq dhexe, inta indhaha isku qabato aan dhihi jiray "bbe bal sawiro anakoo heerkaas joogna" aad baan ku jeclahay my lovely brother!! Libinta fanka adaan ku siinayaa Abdullahi Qarshaha yaraa tahay ee qarnigaan. Kenya Niorobi baa ishidan habeenadaan. 🇰🇪
@nasteehafarah636
@nasteehafarah636 2 жыл бұрын
Hada gabdhas ma gursatay wlllo
@fatxanuura5717
@fatxanuura5717 2 жыл бұрын
Aaway imka gabdhiiih hno
@munageedi2466
@munageedi2466 2 жыл бұрын
Jah allayle khaliid indero 🥰🥰🥰
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 жыл бұрын
@@nasteehafarah636 maya, waqtigiyo waayahaa nakala irdheeyay. Alhamdulillaah. 🥰🙏🏿
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 жыл бұрын
@@fatxanuura5717🇫🇮 Filand baay joogta!
@CabdinajiibcqadirOsmaan
@CabdinajiibcqadirOsmaan 11 ай бұрын
khaalid kaamil fanaan aan libintiisa u qiray ma umaleynaayo fanaan adi kaa cod qurux badan inuu jira libaax hormar wacan ✊goatka fanka adi waaye sxp🐐
@nadahandulla
@nadahandulla 2 жыл бұрын
Bal sawiro Dhul seero ah inaga oo ku sugan qaali😍 Bal sawiro hadyado laysku sidoo laysna siinaayo 😍 Bal sawiro jawiga subax saxoon kaaga dhigo sooryo 😘 Bal sawiro sideenana gayaan farax samaynayaa☺♥️ omg What a song
@abdisiismohammed7578
@abdisiismohammed7578 Жыл бұрын
I'm here
@laampepoy2361
@laampepoy2361 2 жыл бұрын
congratulations 🎊 your winding 😇❤ adiga iyo dumaashi waana fahmi karaa in ay dumaashi leedahay heestaan❤
@husseinmohamed682
@husseinmohamed682 2 жыл бұрын
Saxiibkay khaalid sxp wakhti badan isuugu kaaya danbeysay sxp hambalyo adiga iyo marwadaaduba
@usaamemaxamed7372
@usaamemaxamed7372 2 жыл бұрын
Hadaad gacanta midig ku haysato phone _kaaga like 👍
@MohamedHassan-mm6dc
@MohamedHassan-mm6dc 2 жыл бұрын
Walee khalidow nagtii kuhantiday nin mucashaqa bey hantiday anway hambalyo ban kuleyahay♥️♥️♥️🙏🏼
@muhanadsantos4156
@muhanadsantos4156 2 жыл бұрын
Caruuuus hampallyo hampallyo hampallyo wiil iyo caano gabadh iyo caano Inzha allah reerkii uu rabi aqbalay alle ha idinka dhigo
@abdiburaomuvies7746
@abdiburaomuvies7746 2 жыл бұрын
The best 🎶 khaalid kamil nin laga qayliyay
@geedihayaan7644
@geedihayaan7644 2 жыл бұрын
Already wuu saldhigay waanad ku guulaysatay inaad gacalasidaadii hanato oo aad ku guulaysato, jacaylkii hore ee kaa kadibay ama kaa xumaaday inuu kuu bedelo si khayr leh.
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
Heestan wehelkayga ayaa mar kasta ii qaada 😍 insha allah malintayda ayaan sugaynaa 2017❤2022 in uu Rabbi noo hiiliyo Caqabad kasta oo jacaylku leeyahay wan ka wada gudubnay A❤A❤👏Rabbiyoow sidaad isku kaaya jecelaysiisay Calaf khayr Qaba isku kaaya Dar wax walba waanu isku nahay jacayl ka sakow afartayda waalid walaalahayo way isku kaaya duceeyaan 😍 waa dhiirigaliyahayga aniguna waxan u ahay Dulqaad badantiisa Allow isu kaaya daa Wax walba waxaanu ku helay Rabbi oo aanu raali galinay Cadho Rabbina iska fogaynay Waalidkayguna way noo Duceeyaan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@socodmedia2242
@socodmedia2242 Жыл бұрын
Really noloshaydii waxa u tahay sida dayaxa nuursha Dunidan qalbiga aya farxad iyo rejo u tahay way iman ayaan tan leenahah❤
@socodmedia2242
@socodmedia2242 Жыл бұрын
Aduunkad wehel ka tahay marna la aanta noloshu qurux Malaha farxadu wa astaada guusha alle hayna gadhsiiyo insha allah waxa wada Nolan dona nolol qurux badan alle hayo rumeeyo riyadeena
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
@@socodmedia2242 😍 Ilahay Haykaa Daayo Wehelkaygii ilahay ka sakow labadayda waalid waxa ii tahay walid walaal jacayl dhiirigaliye jecel guushayda insha allah Rabbi nolol Qurux badan haynugu simo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤴💍👸
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
@@socodmedia2242 insha allah Noloshaydii wax walba waynu isu nahee Rabbi Nolol Qurux badan Haynugu simo 🤲🤲🤲🤲🤲❤🥰😘😍Jacaylkeena Quruxdiisa waxaynu ku helay ilahay ka sakow naxariisteena qadarinta ixtiraamka kala danbaynta iyo Tanaazulka badan ee aynu kaga gudbanay caqbadaha 2017👏2022❤🥰😘 Ilahay siduu isu keen jeclaysiiyey Calaf khayr qaba haysu keen daro insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
@@socodmedia2242 insha allah Rabbi haynugu simo comentigan ubadkeena uu akhrinaya 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢❤🥰😘🤴Suldaankayga Nolosha 🥰😘❤🤲🤲🤲Ilahay haykaa Daayo Noloshada hadan Dayax u ahay Adna waxad Tahay Qalbigayga Nolosha 🥰😘❤🤴🌎
@geedihayaan7644
@geedihayaan7644 2 жыл бұрын
What a singer ! Waan ku taageeraa saaxiibkayoow.
@HanadAbdi66-89
@HanadAbdi66-89 Ай бұрын
Bal sawiro Dhul seero ah inga oo ku sugan qaali❤ Bal sawiro hadyado laysku sidoo laysna siinayo😢 Bal sawiro jawiga subax saxoon kaaga dhigo sooryo😮 Bal sawiro sideenana gayaaan farax samaynayaa😊🎉
@asmaomer6080
@asmaomer6080 Ай бұрын
😢❤
@atocareh7066
@atocareh7066 11 ай бұрын
Listening this amazing song while waiting for my flight home at a little airport in Australia known as snowy airport heading hone Melbourne after two weeks of work/ looking to see my lovely wife and kids running to me at the door - 🎉he exact words of the song bal sawiro❤❤❤ what a legend what an artist with golden tonsils
@Zumhishabdi
@Zumhishabdi 10 ай бұрын
0:56 0:56
@AbdillahiMoustapha-mj8cz
@AbdillahiMoustapha-mj8cz 7 ай бұрын
Ok
@Allahisthegreat200
@Allahisthegreat200 6 ай бұрын
Indeeed ❤
@RahmaHoussein-r2p
@RahmaHoussein-r2p 11 күн бұрын
Mash allah habibi je taime toi habibi AR ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guuleedawaxmed3740
@guuleedawaxmed3740 2 жыл бұрын
NINKANI WAA SHAQSIGA AAD KA AAN UGU JECELAHAY TEEDA KALE WAA AWABAHA LAXANKA Hapoon Nuura Axmed Ray's Nimcaan Hilaac. Guleed Zimpa MalYuun Maanka INTAAS HEESOO EE SOMALIDU AADKA UJECESHAY WAXA LAXANKA SAARAY ALFANAAN KHALID KAMIL LEGEND OF The YEAR 🟩⬜🟥🥰
@NafisoMohamed-pn3px
@NafisoMohamed-pn3px 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NafisoMohamed-pn3px
@NafisoMohamed-pn3px 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qalinle11
@Qalinle11 2 жыл бұрын
Cali Haybe iyo Khaalid Kaamil hees weyn baad isugu tagteen. Yaa salaam.
@warfaawalac7329
@warfaawalac7329 2 жыл бұрын
List-ga my favorites-ka ayaan ku daray heestan thanks khaalid kaamil
@shuceybxasan6292
@shuceybxasan6292 2 жыл бұрын
Wll qaalid aroos hbryr tey kugu arkey anoo sawir kula gali raba ku waayey masuul
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 жыл бұрын
Another level Ereyada 💯 Laxanka 💯 Camera 📸 💯 Music 🎶 💯 Keep going khaalid kaamil 🔥
@dacarmaxamed4505
@dacarmaxamed4505 2 жыл бұрын
Hadey soo dhacday ma dhagaysanbee xaa wx qiimaysaa liketaa meel xun kaa gashay zxpow😆
@dacarmaxamed4505
@dacarmaxamed4505 2 жыл бұрын
@UCSA6O_QH3tIPwTsc-3X9iXQ Ani igama dhaadhicin kartid pro KG😁
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Another level 🔥🔥🔥🥰👌 my pro keeping
@sakiyaxasan2273
@sakiyaxasan2273 2 жыл бұрын
Saan udhagaysanayay safari dheer kudhamaystay .saan udhagaysanayay Daren goniyana way isamaynaysa Iyo xasuus qiso 2018 ilaa hada socota 😪😪
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 2 жыл бұрын
Bal sawiro sidaan jecelnoo aduunka suurawdo ❤️🔐 One day everything will be fine 🤲🏻🤦‍♀️
@cabdifatahrozey8975
@cabdifatahrozey8975 2 жыл бұрын
Heesta Intaan Ka Qaatay ka Qaadatay Zizteray😍
@ifraaxaden9803
@ifraaxaden9803 10 ай бұрын
❤❤
@AyaanCaaardhuub
@AyaanCaaardhuub Ай бұрын
😂😂😂😂
@yasinahmed931
@yasinahmed931 Ай бұрын
Legend Khalid waan kaa hayaa🎉
@robleali8710
@robleali8710 2 жыл бұрын
Another level Erayada 💯 Laxanka💯 Codka 💯 Camera 📸💯 Music 🎵💯
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 9 ай бұрын
Music 🎶 been bad kushegtay egg ereyada laxankaga eeg wa ay dagayhihin lkn Music 🎶 kor ah
@marwadi1247
@marwadi1247 Жыл бұрын
Jcylkyga u hibeyay heestan 🥺❤🤴🏻 my love Bal sawiro sidan jecelnaho waliba surtowdaa🫂😭😭😭😭alloq calaf igu ka dar
@bushraabdirahmaan7575
@bushraabdirahmaan7575 2 жыл бұрын
Bal sawiro jacaylkeena oo soo laabta ex💔 Bal sawiro sidaan adiguna kuu sugaayo huuno💬 Bal sawiro gayaankay oon ka soomay dartaa😭 Bal sawiro jacylkenii hore oo sal dhigay maanta😫❤ Bal sawiro libtaan sugi jirnoo gacnteena🤴🤞saaran
@hodanarashid3031
@hodanarashid3031 2 жыл бұрын
So sorry 🥺💔😢 I feel you
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 2 жыл бұрын
Inad dip ugu laapato xidhiidh hore oo aad lahayd. Waxay la mid tahay. Adigoo daawanaya filin hore aad daawatay. Aakhirka filinka aad ogtahay halkuu dhamaanayo...
@bushraabdirahmaan7575
@bushraabdirahmaan7575 2 жыл бұрын
@@amiinxuseen8727 dhibmleh wax walba waa la ilawa aduunyada
@bilaalahmedalitatico3837
@bilaalahmedalitatico3837 2 жыл бұрын
Dhan walpa waa top 10 Khalid kaamil the legend keep going zxp qali 💯❤
@rudwaaxuseen8486
@rudwaaxuseen8486 2 жыл бұрын
King of the voice🥺❤️❤️wll ilahay dhuuntada ha ku barakeyo🥰
@maxamedxuseencalasowwadani8315
@maxamedxuseencalasowwadani8315 Жыл бұрын
bal sawiro safaadkiyo dhibko oonka laga saaray bal sawiro dad wadaa saafiyoo saaran dunida bal sawiro jacalkii sanado oo saldhigay maanta bal sawiro intaad sugi jirno saaran gacan teenaa bal sawiro dhul seer ubaxa inagoo kusugan qaali bal sawiro hadyado la isla sido la isna siinaayo bal sawiro jawiga subax saxonka kaga dhigay soriyee bal sawiro gayaan farax samenayaa bal sawiro salaan iyoo galgacal la islo sarataago bal sawiro sidan jacaylnaho dunida sortoodaa bal sawiro siraadkii xubiga oo arliga saaqay bal sawiro dareen laba sidoon midi seegaynin Axyaa hees ka seexo ah xasuus qaf an ogahay ❤😂
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 2 жыл бұрын
My favourite fanaan khaalid Alle haku dhawro huno🥰😍❤️
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil Bal sawiro 🖐️🖐️👏👏 waan ku taageeraa Taliya
@apdyqanijamal4629
@apdyqanijamal4629 2 жыл бұрын
Khaalid kamil king keep Going Ereryada % Laxanka% Camera% Music% Another level waxpa lagama qapan karo wxn ka soo salamaya hargeisa Ismuujiya reer hargeisa liketa ha iga ilaawina
@nadraabdirisaaq7104
@nadraabdirisaaq7104 2 жыл бұрын
Ilaahow lamane wngsan isi🫂🥰kii anku dagi lahaa
@ckariimbashiir9588
@ckariimbashiir9588 2 жыл бұрын
Ninkan fanka wuu ku dhashy iyo laxanka another level cadceedna iga yaabi nio ninkaa awgii baan fanka ugelayaa
@Abwaanhuuland
@Abwaanhuuland 15 күн бұрын
Bal sawiro anigoo cawa jooga Canada .oo soomalidaba dafiray dhalazho😂 fanan Khalid halaga dabbeeyo hooy❤🎉
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 Жыл бұрын
Balsawiro safadkiyo dhibko uunka lagasarey♥️💯
@MohaanBilall
@MohaanBilall 2 жыл бұрын
Heees Waqti laa galiyay 💞 love it Broh👊
@ugbaadahmedmohamed6809
@ugbaadahmedmohamed6809 2 жыл бұрын
Hees macn khaliid kamiil keep going bro ❤❤❤❤❤❤❤❤💞
@ninwayn4547
@ninwayn4547 2 жыл бұрын
Yasalaam,Khaalid waa hal-abuur iyo Fankii oo qof ahi isaaqow fanka hibo ayaad u leeedihin
@Nuurtoali129
@Nuurtoali129 2 жыл бұрын
Ay ay ay another level bal sawiro sidaad rabto oo dunida suurtawda👏🏻
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 2 жыл бұрын
100K congratution khalid kamil✌🙏🙏
@mmmaareeye9090
@mmmaareeye9090 2 жыл бұрын
Waxan kuqiyasaba ma garankaro Khalid Mohamoud abdulahi kaamil ❤️🙏 Keep going brother 💓
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 жыл бұрын
Khaalid mohamed Abdullah Nin aad u tageero another level 👏❤❤👑
@xamdahaldhaa
@xamdahaldhaa 2 жыл бұрын
Mancha allah boqorka fanka khaalid kaamil Hamblyo adiyo lamaantaada ❤
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 Жыл бұрын
Maxan wax badan sawirtay lkn sawir un bay igu noqdaan😮😮😮 Jacayl ku waa wax mcn ❤😘 Waana cayba cayn🎉
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 2 жыл бұрын
Heestan si dhapa ayey iitaabatay. Xalay waaga iigu baryey ninkan bilada fanka ayuu u qalmaa wllhi.
@adirecc6200
@adirecc6200 2 жыл бұрын
Wow Khalid kaamil legend 👏👏👏
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 2 жыл бұрын
Khaalid Kaamil laxanada samayntoodu aad bay ugu duubantahay. Waa wax kale bro hore u soco
@nimcocabdi8384
@nimcocabdi8384 11 ай бұрын
Bal sawiiro dhul seera inago kusugan qali❤ Bal sawiiro haddyado laysku sidoo laysnana siinayo😊 Bal sawiiro jawiiga suubax saxoo kagaa dhigo soryo😢 Bal sawiiro sideena gayaan farax samaynaya❤ Khalid Kamil nin duunti fanka Inadeer. Qali. hore usoco
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
wow khalid kaamil noolow qof walaba waa jecela sidas ilahay ha ku siiyo nolol wacan
@atocareh7066
@atocareh7066 11 ай бұрын
❤wow what a song legend ❤❤❤ imagination is the ultimate look ahead for brighter future. 😂wise and pleasant words
@hamdaabdifatah9625
@hamdaabdifatah9625 2 жыл бұрын
Bal sawiro hadyado laysku sidoo laysa siinaayo wow well done khaalid kamil😘🥀
@BilaanMousse34
@BilaanMousse34 18 күн бұрын
Bal sawiro sidaan jecelahy❤❤❤
@abdishakur5336
@abdishakur5336 2 жыл бұрын
Wllky marna abwaankeyga Cali mahamud haybe galaal Dhuuleha qaringan Khaalid kaamil Awlaadi fanka hibada u lahayd💯💯
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 2 жыл бұрын
Waad hanatay saaxib taad ku dagi laheyd dhoor oo dhaq oo ilaali waliba ku dhaq diinta habeenka arooskaagana saaxib astur oo cawradeeda ha soo bandhigin adiga keli ha kuu ahaato quruxdeedu nin adag oo dhaqan adag baan kuu aqaanaa
@safiyoabdullahi2046
@safiyoabdullahi2046 11 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 forever waan dhageysan hestaan 😢🎉
@cabdilahidalmar
@cabdilahidalmar 2 жыл бұрын
First 👑💯
@ducaysanofficial849
@ducaysanofficial849 2 жыл бұрын
Mnsha allhaa heesti dumashideen amiira❤❤❤❤ jacelku ha waro
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 2 жыл бұрын
wow manshallah hore u soco huuno❤❤
@kaderisse6419
@kaderisse6419 2 жыл бұрын
Wow sxb halka ku wad heesaha jacaylka
@farahabdi3223
@farahabdi3223 2 жыл бұрын
bal sawiro jaceylkii sanado oo saldhigey maanta WANAGSANAAN LEYDAA
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Another level kamilka duula 🔥🔥🔥
@Mostafe_shiine
@Mostafe_shiine 2 жыл бұрын
What a fanaan keep going 👏 bro you are may favourite singer ♥️🤴
@xalimacali8794
@xalimacali8794 2 жыл бұрын
.❤🤴❤💘💋🤏👌👍🤲💏
@Awke-koke123
@Awke-koke123 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil ninks fanka nagu haya Keep going bro 💪
@Asmaahmed19
@Asmaahmed19 2 жыл бұрын
Best somali melody kaamil🔥💜
@sahraisse6100
@sahraisse6100 2 жыл бұрын
Bal sawiro sideedana gayaan farax samaynaya💑❤💯 The one and only khalid kamil🙏❤💯
@nazirganey459
@nazirganey459 Жыл бұрын
Bal sawiro jawi supax oo saxan Oon sooryo kaga dhigo Heeta intaaaas ba aaad igaga dhadhacdey hees 100% shidan
@walalaxmed4661
@walalaxmed4661 2 жыл бұрын
Khalid kamil fanaan aa jeclahay aa tageero Guul3yso sxp cadowgaaga wa badanyahay💯❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💉🌍
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 жыл бұрын
Bal sawiro jacaylkii sanado Badhan Maaanta saldhigay Ay ay sami warka waa cadyahay
@abdallaahmed5947
@abdallaahmed5947 2 жыл бұрын
Bal sawiro dad wada saafiyo saaran dunideena Hala Yaa Hala khaalid kaamil ❤️
@abdirihmanhassan1047
@abdirihmanhassan1047 2 жыл бұрын
Another level khalid kamil
@nastehc6656
@nastehc6656 2 жыл бұрын
Wali wlhi de only fanan khalid Kamilkii fanka kaamilay kuwata nio
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil keep going prother ❤🔥🔥🔥🔥
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 5 ай бұрын
Guledow wayahan laguma hayo heshaa qisoyinka taxanaha ah ball soda
@shabcanadan2251
@shabcanadan2251 2 жыл бұрын
Maansha allaah codka allaha kuu barakeeyo
@rahmacadey1107
@rahmacadey1107 2 жыл бұрын
Another level khaalid kaamil 🔥🔥😍😍
@hassanozmanabdi4270
@hassanozmanabdi4270 2 жыл бұрын
supoer song khalid shaarukhanka somalida💯
@Kingmoha91
@Kingmoha91 2 жыл бұрын
Bal sawiro Dad wada Safiyo saran dunidah Bal sawiro Jacylku sanadi sal dhigay mant 🥰 Lgend Khaaalid kaamil Guleyso lph 🥰
@faadumogobaad5345
@faadumogobaad5345 2 жыл бұрын
Meshas wa jasirada dheeman lula agteda bal sawiro sidan jeclnoho waliba surtowada 🌹🤴 Khalid horay u soco huno
@karinaali63
@karinaali63 2 жыл бұрын
Well done beautiful song beautiful voice gorgeous man keep going baby
@cabdisalaanmaxamed1735
@cabdisalaanmaxamed1735 19 күн бұрын
Bal sawiro 5 sawir aaan dhamanen😊❤😮
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil fannanka gala qulubta mucaashiqinta hamblyo caruus♥️💯
@shirwacoogle659
@shirwacoogle659 2 жыл бұрын
Boqorkii codka horay u soco Boowe❤️👑
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Y3A KHAALID KAAMIL ANother Level📸🥳💯🔥
@ashajama5058
@ashajama5058 2 жыл бұрын
Kaamil khaalid you never disappoint sir!!!
@karinaali63
@karinaali63 2 жыл бұрын
Khalid number one baby keep going always
@amiir_955
@amiir_955 2 жыл бұрын
Wow sharp 💥 midka mid ah tiirarka fanka somalida khalid
@kamilfarah7975
@kamilfarah7975 2 жыл бұрын
Sxp khalid keep going wxaan astan utahy jacaylka
@suleimansra6856
@suleimansra6856 2 жыл бұрын
BAL SAWIRO ENAGO KULANEY BAL SAWIRO ANO UBAX KU GUDOONSINAYA BAL SAWIRO ENAGO XAFLAD QURUX BADAN DHIGANAY BAL SAWIRO ENAGO KU SUGAN GAYAAN QURUX BADAN BAL SAWIRO INAGO QOYS QRX BADAN AH BAL SAWIRO ENAGO WAALID AH BAL SAWIRO ENAGO IS DHAWRANAYNA BAL SAWIRO LAMANAYAAL BADAN OO ENAGU DAYANAYA HABKAN U DHAQMAYNO "AMN"
@zakidaacad610
@zakidaacad610 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil fananka codkisa aan inba cadi dheen keep going lpx
@Rakio618
@Rakio618 2 жыл бұрын
bal sawiro hadyado laysu sidoo laysa siinayao omg 😉🥰 🎁
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
Khaalid waa fanaan buuxa oo alle ku maneystey talents badan....
@zack4k26
@zack4k26 2 жыл бұрын
Maftuux Cadceed on the beat Imika ayan so waday cadceed musiga haku tumo 🔥🔥🔥 Ereyada : Ali Haybe Laxanka : Khaalid Kamiil the legend Musiga : Maftuux Cadceed faro dahable
@adenmahamoud8331
@adenmahamoud8331 2 жыл бұрын
bal sawiro sidan jecelnahay wax.kale waaye 😍😍😍
@amazingone9134
@amazingone9134 7 ай бұрын
Dhibtaanu suggi jirnay o saran gacanteena Mooye ereyada kale waa Top
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 Ай бұрын
Libtaanu sugi jirnay oo saaran gacanteena weeye. Dhib maaha waa lib.
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
MUSTAFE KANTE - QALBI KULA MIDOOBAY - ( Official Music Lyrics )
4:50
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 59 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 51 М.
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
KHAALID KAAMIL TAGTAYE ANIGU MAAN DIRIN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:20
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 801 М.
DEEQSAN ABDINASIR -NIN RAGEED OFFICIAL VIDEO 2024
5:00
Deeqsan Official
Рет қаралды 923 М.
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,8 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 317 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 759 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 321 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 108 М.