KHAALID KAAMIL TAGTAYE ANIGU MAAN DIRIN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 800,996

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

4 жыл бұрын

Erayada Abwaan C/qaadir qalinle
Laxanka iyo Codka Khaalid Kaamil
Music Abdikadir Saanu
Camera Yusuf garabey & Caraaye & abdisalan yare & carabey
Editing Mohamed Abdi Araaye
Jiliinka Shaarkey & Faisa Bella & Canab Koos
Iskudubaridkii Abwaan Ugaaska & Abdikadir Saanu
Soo Saaristii Balanbaalis Studio

Пікірлер: 579
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
*Quraanka wax dhaama lawaa* ❤ 🖓😍
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 жыл бұрын
mesha lagu aqriyo maxad uga so tagtay
@farhiafelsan8102
@farhiafelsan8102 3 жыл бұрын
Pp
@salmamo9995
@salmamo9995 2 жыл бұрын
So mad 😠 a zoo a
@diririlleeye4033
@diririlleeye4033 2 жыл бұрын
Meeshas tag marka. Dadkiinan diinta ku qaraabanaya wax ka liita ma arag.
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
taas waa laa ogyaay adiigu maxaad iskala barbar dhigaaysa hees iyo quraan waaba dambiiii tasiiiye illlhy kaa cabso
@kiineyabdi181
@kiineyabdi181 4 жыл бұрын
In quraanka iyo saliga aad Marmarsiyo like ugu raadsatan laga fican yahy Like or idhaf 😅
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 жыл бұрын
fariid
@qaasinhusein7659
@qaasinhusein7659 3 жыл бұрын
Haaa wloo saliga nabiga scw lagu radiyo like maha
@kiineyabdi181
@kiineyabdi181 3 жыл бұрын
@@qaasinhusein7659 adiga ma ku radisay waliga
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
Tagtaye anigu maan dirin 🥺 Tabayee anigu maan nicin 🤴🏻 halkuu igaga yiilay kama tirin bogeyge❤ intuu tabanayaa badan 😣 Waxa uu tirsanayaa taarikhda hore 💔 Iyo qalad uun u tagay galay😧 Kumaan tuurin hadal walii🥺 Tiiraya galin kara wali meel😪 Torxaan badan meey taaban erayadu💔 Inkastoo qof taamiyo oo yaryahay🙁 Qof toosane waligeed Qof tuun badan 🤒 ileen looma taag helo😰 Tabtaan rabay umeey dhicin 😢 Go'aan ko tixgiliyoo tiisaan 😔 U raacay sidaan uguma tala galin💔😭 Ex {N}💔🥺🤴🏻😭🚶‍♀️💔
@safamuuse2120
@safamuuse2120 Жыл бұрын
Sorry mcnto 😭
@falisosman5820
@falisosman5820 Жыл бұрын
sorry byo😢
@yurubjano190
@yurubjano190 7 ай бұрын
Sorry wll aduunka iska imtixaaneee😢😢😢😢😢😢😢
@abdulazizhussein393
@abdulazizhussein393 4 жыл бұрын
Waar abwaanka sameeyay heestan abwaan Cabdiqaadir Qalinle cumaamadda hallagu tuuro. 🕺👏😍
@DhooL-ml7bb
@DhooL-ml7bb 2 жыл бұрын
Heestan exkeygii baan ku xasuustaa wlhi🥺💔,Wuxuu ahaa qof wngsan oo naxariis badan Jclkuu isiiyeynah ma umaleeynayo inaa qof kleh ka helayoha waligii hadal xun imuu odhan marksta wuu ilaalin jirey anuubaa marwalba dhibi jirey dhibkeygii untuu usamri karayey uu u soo samrey lkn Anaa iska fogeeyey miss u wlhi🥺Caafimad iyo cimri dheer igu noolow nolo wngsan oo qurux badan baan kuu rajeeynayaa. Fri 29 October 2021💔🥺
@M.khadar
@M.khadar 2 жыл бұрын
Ilaahey ha isku kiin soo celiyo walaal
@zunduznor6133
@zunduznor6133 2 жыл бұрын
Isku qiso😭💔
@zack8791
@zack8791 2 жыл бұрын
Ala dumarow maxa idinka naxaris bdn marna idinka arxan daran 😭💔
@DhooL-ml7bb
@DhooL-ml7bb 2 жыл бұрын
@@zack8791💔😭
@daywillcome5119
@daywillcome5119 2 жыл бұрын
💔
@maryammuuse3763
@maryammuuse3763 2 жыл бұрын
Waxan is baranay wil September 2019 🥺💔 Oo jogo dalka america anigana an jogay dalkani Kenya 💔 Mudo kadib jacayl ayu iso bandhigte wan ka aqbalay wil fcn ayu ahaa Oo ahlu diin ah ,waxan rabo iisiyo,Ilaa an baray hooyade,mudo adi isla soconay malin mal maha kamid ah ayan ku iri bbe aroos family ayaa jiro sidas darteed qadka kuma jiro karo wilki Hyeh Ayuu ii dhahay anina arooski ayan ku mashqule Oo Qadka kuma jirin 💔markan arooski kaso dhamaday Oo an qadki so galay ayan arkay 2missed call Oo asaga iso wacay madama an dalana maku celinin Ee asc Ayan uu qoray 💔🥺ila hada mel uu ka baxay wlhi maaqano walwal badan,murugo badan qof familkisa magaranyo isku qabil manahno 🥺💔 qalbigu wuu samri laayahay ila iyo hada ila heer eeey familka Will isyeen Oo an ka dide 💔🥺Facebookiisa garan mayo
@mohaahmed268
@mohaahmed268 2 жыл бұрын
Alle qalbiga hakuu qaboojiyo
@mariammuse4153
@mariammuse4153 2 жыл бұрын
Abyo maheeshy wiilki
@amiiraabdirahmaan7933
@amiiraabdirahmaan7933 2 жыл бұрын
waa dhib qof bilaa sabab kaaga maqan waa aniga ta ihyste abaayo alle ha inoo gargaaro😢
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 жыл бұрын
@@mariammuse4153 😂😂😂😂
@amalomar9496
@amalomar9496 2 жыл бұрын
Malaa kaasi Jin buu ahaa kkk
@fathiafathia7835
@fathiafathia7835 4 жыл бұрын
Tagyey anigu man dirin😥 Tabay anigu man nicin😔 Halkuu igaga yaaliyo 😒❤ Kaman tirin bogaygii😭💔
@samiiraabdilaahi9612
@samiiraabdilaahi9612 4 жыл бұрын
Alx ani wan haystaaaaa qofkaaan jeclaaaaa lkn hada heesta wan dareemaya waayo micana jecalka ayaaan garanaya iyo xanuuunkiiiisapa marakanad haysn qofkaaaga ilahay haysu keeno kuwa an is hayasana ana ilahay haykaadyo ayaan leyhy qofka jeclahay 💊❤️❤️❤️
@kingfahad5710
@kingfahad5710 4 жыл бұрын
❤❤💕💯💘
@nasriinmohamed2148
@nasriinmohamed2148 4 жыл бұрын
heestu jacayl maaha waa hees loo qaaday zomaliland
@nimcoyuufis4929
@nimcoyuufis4929 3 жыл бұрын
Qof xanunkiza zoo maraY baa garanYa
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeyo huno ana arkay xanunka ay ledahay inaad waydo qofkad dunida ugu jecleyd
@fariixaali7083
@fariixaali7083 2 жыл бұрын
@@nasriinmohamed2148 😂😂😂😂
@rasmiruuxi8827
@rasmiruuxi8827 4 жыл бұрын
Tabtan rabay umey dhicin Go aankaan tixgeliyoo Teedaan u raacee Sidan uguma tala gelin darenka jecel waxad daremeysa io xanunkisa marka weydo qofka jecled ax hadan ogan laha sidan ino iga dhaqaji nayo man jecladen lkn shalayka waa xaran cashar bu i baray allow tada kama qusane qalpi dhaye iso dir😭😭😭
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
😭😭😭😭aaamin mcnto
@abdirizakmahamudahmed4127
@abdirizakmahamudahmed4127 4 жыл бұрын
Amiin sister alle qalbiga hakuu qaboojo
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 3 жыл бұрын
😭🤏 waxwalbo dhamaadkooda hadaa ogaan laheyn bilowgooda iska deyn lahey mcnti hana shalaayin 🙌 qofkaas noloshaada intuu kulahaa buu kula jogay intii loogu talagalay marka noloshada horay uwado gadaalna ha egin ✌️🔏 markaa xirir jaceyl sameynaso kafilo dhawac🥺🤏amiin sister illahay qalbiga hakuuqabaoojiyo
@suusanilkacas2283
@suusanilkacas2283 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭kul qaba xanuunka
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 3 жыл бұрын
Wan kulaqaba xanunka caku iyo ragena
@sama.qaade1
@sama.qaade1 4 жыл бұрын
Waxaa aad iyo aad ugu faraxsanahay in aan goob joog ahaa marki heestaa lagu duubaye liido si live ah ayaa u daawanaye runtii khaalid kaamil waa fanaan mustaqbal ifaya ku leh fanka wuu cod macyahay jilistiisuna waa heer sare waana laxamiiste hore u soco ayaa leeyahay fanaanka👏👏👏
@barwaqo1125
@barwaqo1125 Жыл бұрын
Waan kusalaamay yuu yahay khaalid adoo raali igaah
@Najah4
@Najah4 4 жыл бұрын
Hooyo wax Dhaama Lawa ♥ AbaaLked janada Alle haka Dhigo Hoyo🤲🏻 Like Dhac iigusi🙏🏻
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
realllly mamo waax addunka saraan oo laala dhiigo maba jiraaan illhy haano xiftiyo mamoyiinka intiii dhimaatayna hawnaxriiisto ilove you mamo qlih qalbii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💚
@muxudiinyare6281
@muxudiinyare6281 4 жыл бұрын
koley heestani dad badan bay sameynesa anu 1 ka ahay ragow dumarka dhowra idinkina xun xun baa xumenaya anagi dhanta u jeclen bay tuhun naga qabesa ragyow xun sida ka daaya dumarow idinkuna ragu hal ma ahn ogsonada hada doqon damqasho laahyn soo aragte ogsonow mid nasap kaamila naxariis badan inu jiro taarikhaha horena haday xunyin waala masaxa masaxa ee kan wanagsani la jaan qaada abwaankeyga qaaliga abdikadir qalinle ku salamaya ada taarikhda ku daray heestani sameynta lahe ✌️
@shakraTahliil
@shakraTahliil 4 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahy in soomaalidu wali heeysato fanaan sidaan u heesi karo Hore usoco sxp khaalid. From xaradheere
@cashaahmed688
@cashaahmed688 2 жыл бұрын
Somalilandar
@ahzaabosmanmoh.9011
@ahzaabosmanmoh.9011 2 жыл бұрын
Haa wlhi Ninkani waa cajiib .!!!!
@diririlleeye4033
@diririlleeye4033 2 жыл бұрын
@@cashaahmed688 Somalilander maxay yihiin marka? Caqli digaag.
@bilanbilan1017
@bilanbilan1017 4 жыл бұрын
Inkastoo qof taamiyo Uu yar yahay qof toosani Waligii qof tuhun badan Ileen looma taag helo 💔💔💔💔💔💔💔
@mohamedguure4617
@mohamedguure4617 4 жыл бұрын
Ninkan iyo heesahaa calaacalkaa mxa kla heeystoo khalid kamil nin tagaay hadi ilaaqabtoo like dhac kusi wll
@nagiipshito2874
@nagiipshito2874 3 жыл бұрын
Waxay kala tageen 3 dumara Tasa keentay inu calalo
@amirhassan3448
@amirhassan3448 4 жыл бұрын
heestan abwaanka sameeyay abwaan iyo badh weeye laxanka codka musica waxaba 💯💯💯👌👌👌
@basheali683
@basheali683 3 жыл бұрын
HA LAGU SALIYO NABI MAXAMED SCW SCW SCW😍😍😍😍😍🙏
@dahirsicid5458
@dahirsicid5458 2 жыл бұрын
Scw
@updymalikofficial7367
@updymalikofficial7367 2 жыл бұрын
Sxp maahan saliga nabiga ina kuradisid like maahan meshan meel kuhabon wayo mel hees kasocoto sidhe kukentay ina dahdo kusali nabiga wacdis kama socdo mesha
@qalbigiiwanaagsanaa78909
@qalbigiiwanaagsanaa78909 Жыл бұрын
Markii aan ku baranayay isma lahyn noloshan ayaad galaeysa marna niyadeda kuma qabsan xanuun nafsiyan ah ayad ka qaadeysan ruuxan ka joog ismaan odhan hala hadlin ee ka daa shadiyay farahaga ha taabsiin numberkan waayo nolol adag ayuu ku gelin doona😭blse wn kuso dhawayay dar ilahy kadibna maxan ka dhaxlay ma sheegi karo hada sida ay u taalo 14/11/2k22 waan ku jeclaadey wxnan ogaadey inan si dhab ah ku rabo doonis laan iyo sabab laan wanan qarsadey oo cid aan ushegay meysan jirin ilaa uu xanuunka jacylkaagu ugsi badanayay mooyne wxn si tartiib ah ugu shegyay asxbtyda marba kii aan ku dhiirado anigoo ka xishoonaya inan dhaho jacyl aya uqaadey ninkaa kolka aan wayay nafsad aan ugu sharaxo wan iska ooyi jirey allhm ayga wey ifahmeen weyna iga ilaashan jiren murugada madama aan anigu aha miD murugada ku xanuusata 😭nolosha aan darta ilaa hada ugu sugnahy mahan miD aan malaeysan karo wanan sugyay inan sidan qof unoqonaayo malin malmaha kamid ah insha allah iifarxsanow nafisygaga alle haka ilaasho wxn iska ahaadey bukaan socod meel laga hysto aan aqoon uyeelan indhahyguna wxy iska ahaaden qaar marwliba ay oohini kuso tagan tahy jeeron gaadhy inan numberkaaga so waco si aan bal codkaaga u maqlo oon aan ku nafiso inaad cafimaad qabtana ay naftyadu u ogaato adiguna aad jeesjeess iga dhiganeysy iyo kibir aynayba naftydu iska celin kareyn wakhtigas aay aadka ku jeclyed iskama qomameyno maanta barashadi aan ku bartey lkn waxan aad iyo aad uga qomamooda xanunka intii leeka aan maray dhibkii iga so gaaray jacylkaaga xaladaha adag aan darta ugalay meysan jirin habeen ana seexan jirin anoon ooyin mooyane😭😭ya rabii hadadas oo aan qoraalkan anan aqoon sabbta aan uqoraayo lkn aan uqoraayo inan ku nafiso wxa aan tabnayo aan u ilaawo waan ilameyna sabb laan culeys dartii ayan u oyna oo xgaga ah wlhy Al cadiim marksta oon maqlo wiil aad isku magac tihiin waran ayan layga taagi jirey wadnaha😭qalbiguna uu iguban jiriey🔥💔jeeron ba awoodi waayo inan is celiyo oon aan iska waayi jirey awood aan ku taagnado amba aan ku hadlo dhulka ayan madxa ku garacaan jirey si aad iga hor leexto xasuusahaga foosha xun si ad bal wajigyga uga hor leextid waxan ka wadan kari wayay wxbarsheydi iyo noloshydiii😭maxad igu oglaan laadahay inan wx qabsdo hadad iididey inad I jeclaato wan ku baryaya iga hor leexo noloshyda aan wx qabsdo aan wx barto wxn ilaabey sida wx loo cuni jiray naftydii dartada ayan ula cooloBay isma lihi ciqaab kale aya naftyda u hadhay waxan ka codsanaya inaad I ogalaato inam farxsaando isma.lahyn wxu noqon doona qof aad salada aad tukataba aad ka ducaysto inuu noloshda kaga hor leexdo si ad laantis wx uqabsato 😭xanuun ka badan oo ku mari laha garan maayo jeeron awoodi waayo inan hadlo marka aan dareemo maqanaanshahga kelinimada igu dilay😭xasuushaaga foolxumada badan iyo wadnaha oo xoog igaracma markan maqlo magcaaga😭😭😭walal iska kay daa ilahy haku cafiyo wn ku cafiyey wnan ku samaxay dar ilahay ee noloshyda uun faraha iga qaad culeys intaa ka badan ma rabi😭😭rabi nafsigyga kuma tuso inolow inan farxsanow mohamed iska kay dhaaf wn ka nolaan layay wlhy 😭ilahow qalbiga ii qabooji😭😭🤲🏻Wxn isku qasaby inan numberkaaga saaro Tiraba waxan saray 5mar oo aan so ceshatay ugu danbeyn waan saray wanan ku dhiiradey inkastoo aysan xasuustadu ideynin sida aan cadiga u ahy aan kuso xasuusto aan iska ooyo sida wx wln intaan keligay meel.fadhisto😭wn isku dayay inan iska ka saaro wanan ku guleystay xasuustana inkastooy iga tageynin hadna sida aan numberkaga u masaxay ayan isga masaxi doona hadeysan xata hada ahyn wxn rajeyn doona inan oglaado inan iska delete gareeyo waayo oohin iguma hadhin welwel iguma hadhin wxbaba lama nooli wn iska noolahye sida aan ahy iyo xalda aan ku sugnahywaa miD uu alle swt uu ka warami karo 😭ma rabo in intaa ka badan inaan ku ooyo ma rabo wlal inaan in inta ka badan ku xanuusado wan iska adkeyey inbadan lknnuma dulqadan karo inaan noloshan sxb ahaano aniga iyo murugadu wxn ahaaney dad aad isgu dhaw macnaha is fahma oo is jecel😭😭wakhti kasta ma wxd jeclatey inan sidan uun u ooyo wxn raba inan mustqbalkyga ka midho dhaliyo wxn raba you shaqeysto ma rabo inan noloshyda keligaa kuguso koobo hada eeg weliba waa iga codsi faraha iga qaad😭😭😭faraha iga qaad diiqad soconeysa ayan noqdey qof jilicsan ayad adiga dartaada unoqdey sideen u iloobi kara farxdyda aad iga kaxeystay wxn ka codsanaya malmahygi feker laanta inad iso celiso😭😭waa balan laanta waan nolaan doona wana lu ilaabi doona wxn rajeynaya hadad igaso hor baxdo inan ku dhaafo intaan ku eego 😭caloolyow ayad igu disahy qosol aanan I haynin ayad iga keenta😭dadka dhan xata ma siiyo indhahyga bahdilaad midhan ayan wada qaatey inan madxyga hoos geeyo marwlba adiga aya masuul ka ah😭in anan seexan anoon si ooyina waa adiga dartaa😭ilhyow wd i argtaa hadan been shegyo ma dhacdo anigoon si ooyin oo aan sexdo 😭mxan ka sameyay maxad sidan oo dhan igu ciiqbayesa wll😭😭miyanad qof Muslim ah ahyn caloolyow intaa kabadan na rabo faraha iga qaad diiqad soconeysa ayan noqdey 😭😭😭😭 Ma ilaawi doono culeysyada dartaada iso fuuley iyo qofki aan ahaa ee aad iga bedashay ya rappi qalbi aan ku nasto isiii🤲🏻😭😭dab aya qalbiggyga ku shidan
@mwarsame5800
@mwarsame5800 Жыл бұрын
😢😢
@ANAS__JOKER12
@ANAS__JOKER12 Жыл бұрын
😫😫😫😫 wllhi wan qirodey qLbi wangey Alle tala sarso 😢😢
@JimcaaleCarab4700
@JimcaaleCarab4700 5 ай бұрын
Wllo ax ax
@DHALINYAR
@DHALINYAR 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@SundusMahad-im9mr
@SundusMahad-im9mr 2 ай бұрын
Ilaahyy qalpiga hakuuu qabooojiyo hppti noloshana culayska kaahysta hakaaa dulqaaado
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 4 жыл бұрын
Khaalid Kaamil Laxamiiste, Fanaan Iyo Hal-Abuure. Legend Banaankiisa Ku Dhacay. Isagoo Intaas Oo Dhan Ah Ayuu La Dagaalamayaa Fanka Waxaana Rajeynayaa Inuu Ka Guuleysato.
@sumayocabdi1157
@sumayocabdi1157 2 жыл бұрын
Abowe ilaahay Hakuu Naxariisto Mahadow, After 2 years Baan Arkay Commentigaada Xili Aad Adiga Dhimatay
@rhiannamavio7341
@rhiannamavio7341 2 жыл бұрын
@@sumayocabdi1157 abaayo maxaa ku dhacay wiilka 😭😭😭😭😭😭😭
@aduqaadircismaan1660
@aduqaadircismaan1660 4 жыл бұрын
Aniga beey iga hadleysaa wlhi qaalid kaaamil keep going bro 😭😭😭😭😢
@Jihaankhaliifoff
@Jihaankhaliifoff 4 жыл бұрын
Heees iyo bar khaalid kamali nin aan heesihisa jeclhy keep going pro😘💋⚘🎵👍
@YasmiinAbdiali
@YasmiinAbdiali Ай бұрын
Heestan markaan qalpi jabay baan dhagaysanajiray 2020 ilaa hadana Wan jeclahay illhaw qalpigayga ilow sii💔💔💔😭🥺🥺
@Skipperhway
@Skipperhway 3 жыл бұрын
Heestan waxaa iisoo diray cawo 29th July 2021 qof aan jeclahay balse iyadu aaminsan inay keligeed ijeceshahay oo aanu kala aamusnay 2 maalmood oo keliya.. nasiib umalihi inaan Helo qof ogaan Kara jacaylka aan uqabo. Aduunka waxaa ugu xanuun badan marka qof ku jecel uusan aaminsanayn inaad adna jeceshahay..
@edna_ah3567
@edna_ah3567 2 жыл бұрын
Khayr wax walbo kudhamanayaan❤️
@JimcaaleCarab4700
@JimcaaleCarab4700 5 ай бұрын
Ax. Wllo ana qisadaadaa oo kle ihaysata. Wllo wax khibrad ah hadaad igu dhaanto iisheeg wllo
@bilanbilan1017
@bilanbilan1017 4 жыл бұрын
Halku igaga yiiliyo kama tirin boggeyge😭💔 Qalbi dhaya allow ii sahal
@kingmarwanofficiall9328
@kingmarwanofficiall9328 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@umalkhayrmohamud3610
@umalkhayrmohamud3610 Жыл бұрын
waa waayay qofkaygiii waliba aniga sabbtaydaan kuwaayey😢 Qalbiga ixanuunaya for ever waan sugayaaa inuu iisoo noqdo mar uun😢
@tamatoliban1115
@tamatoliban1115 8 ай бұрын
Waxaan is baranay wil 24/10/2022 waa habeen anaa ilobiikar qof kale ayuu iga tagayaa Waxaan u jeclahay sida wil loo jeclaa kale laakiin si xun uma iman💔💔💔
@omarblack7646
@omarblack7646 2 жыл бұрын
Wlh waxan daremay xasus io jaceylkeygi waqtigan sowada qadanay anigo aroos gali raba misina wax walbana diyarsadey ayaa calafku ina kala diray🥲💔🤔
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Tagtey anigu kuma nicin bogeygana kama tirin😿💔 Dhibtad tabaneysa badan wuxuu tirsanayaa tariikh hore khalad horoo tagey😰kuman tuurine waLi 2 December 2020😓😓😓😓😡
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 3 жыл бұрын
Booskiisa lagu badala wlal diyaar matahay
@hamsehassan83
@hamsehassan83 3 жыл бұрын
Alla Maxan Meel ad comment Ka bixisay Arkay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@hamsehassan83 oo halkee ah😳😳😳😳
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@dayaxaxmd2028 haaa😋😋😋😋😋😋😋
@hassanabdullahi3341
@hassanabdullahi3341 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 Anaaa booskiisa kuu bedelayo oo jcl frxd lajiro kuu bln qaadayo anibo kula mid ehee😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭
@deysane124
@deysane124 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll khaalid kaamil heestan ani ayaad igu talagashay malaha wayo sigaara ayeey iga hadleysa 100%maarkan arkan heestan ilaa hada malaha millions times wan dhageystay heer waxaan garay anigo dhageysana xitaa aan iska dhaqaqo anigo garaneyn meeshan usocdo what ever thanks legend
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
Kuman tuurin hadal wali Tiiraanya galin kara Wali meeel turxaan badan May taaban erayadu 🥰 Jacylku macana markaad qofkaga haystaso😭❤ Ilahow calaf iigu dar La'aantiis ilahow dunida hay dhigin Duni uu ka maqan yahy dhimashada dhaanta Siduu Iii ilaaliyo iiga fekaro Iigu dulqaato Buuqayga u xamilo Intas cid ii samayn lahyd dunida ma saarna😭 Ciil badano an qabay ban kaga bogsaday Iyo maalmo adag oo an soomaray Buu ilahey abaal gud iigaga dhigay Inan asaga helo Aad ban u jeclahy ❤❤❤💋 M &A💋🫂
@abdifitaxsuldaan9804
@abdifitaxsuldaan9804 4 жыл бұрын
Hees dareen dhab ah xambarsan ax alla qalbiga ka ilmeyay runti waxaa daremi kara qof wayay qofka uu sida dhabta ah ujeclaa 😭😭💔💔
@NastexoNastexo-kq9gu
@NastexoNastexo-kq9gu 4 жыл бұрын
Ha wllhi
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
😢😭
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Wan so maray xaladan
@asiyamohamed390
@asiyamohamed390 3 жыл бұрын
Tiisan uracay sidan oguma talagalin😭😭😭😭😭😭😭😰😰😥😥😢😢
@nuuramaax8275
@nuuramaax8275 3 жыл бұрын
😢
@zumayosusu1953
@zumayosusu1953 Жыл бұрын
Weey sidan uguma tala galin qofkan jeca wu icedleyay ki ijeclna wan jeclan waye exkeyga waxu sabb unoqday ina bila qalbi noqdo💔😭
@Monna1807
@Monna1807 9 ай бұрын
Same😭😭xata qof dambe marbo inan jeclado😢
@abdifitahnor1248
@abdifitahnor1248 2 жыл бұрын
Halkeey igaga tiiliyo Kama tirin bogeygii💔💘 Hees weey ka weyn tahay tani Khaalid kaamil proud to be bro 🇸🇴💡✌
@abdyaziizeid1211
@abdyaziizeid1211 4 жыл бұрын
Inta musica jecel sideeda allaha naga madoobeeyo🙏
@mohamedtheo944
@mohamedtheo944 4 жыл бұрын
Waaaaw Khalid kamil nolowo
@cabdiwaxidcabdow2604
@cabdiwaxidcabdow2604 4 жыл бұрын
Amin
@ayaanmohetbardaan1762
@ayaanmohetbardaan1762 4 жыл бұрын
Aaamiin aaamin 🤲💋😥
@abdyaziizeid1211
@abdyaziizeid1211 4 жыл бұрын
@@ayaanmohetbardaan1762 shumiska animaa leh😂🙈
@ayaanmohetbardaan1762
@ayaanmohetbardaan1762 4 жыл бұрын
@@abdyaziizeid1211 adigaaa iska leh 😂😂😂
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 2 жыл бұрын
Tagtaye anigu maan dirin. Khaalid kaamiloow qalbiga faraha nooga daa🥺😔
@mohamed_deeq14
@mohamed_deeq14 8 ай бұрын
Waxan noqday khiyaanoole aan ugu talagalin😮 Dhibta tabanaysa badan Waxa ay tirsanaysa Taariikha hore iyooo Khalad uu nin tagay galay 🥺🥺🥺
@zamzamahmed533
@zamzamahmed533 4 жыл бұрын
Fanan Codkisa fanka Ku Jooga👑khalid kamil Our bro saami Cade hore u soco🌹❣
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 4 жыл бұрын
Toloooow heestan ma muqdisho lagu qaady masha allah xamareeey occean ila egthy gooobta
@amiiraabuukar1235
@amiiraabuukar1235 4 жыл бұрын
Xamar caddey waaye meesha
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 4 жыл бұрын
Thnks abyo qali
@amiiraabuukar1235
@amiiraabuukar1235 4 жыл бұрын
@@ufakirsiqurxooon6937 mudan thy in ka bdn abaayo
@world-cz6fk
@world-cz6fk 4 жыл бұрын
Second comment khaalid kaamil farxada ayaad ku qurxoontaY really يا أخي waxa kale iloopaH farxada khaalid waa muhiim really شعور weeye heeztan ilaahow wax NA dhipa naga haY all muzlimz😎
@jirdesmart1070
@jirdesmart1070 3 жыл бұрын
Wooow Ninkan hesihi ad ban uga hela 🥰
@abdinasirsabriye4678
@abdinasirsabriye4678 4 жыл бұрын
Waad ku Mahadsanitihiin teamkii ka shaqeeyay heestaan waana qiso aniga aan dalbaday in lee sameeyo oo iga turjumaysay thanks Khalid kamil
@umuabdirahmanchannel3169
@umuabdirahmanchannel3169 2 жыл бұрын
Run sheg wllo
@kingo5954
@kingo5954 6 күн бұрын
Tagtay anigu maan dirin ✋ tabay anigu maan nicin 😓 dhibtay tabanaysa badan waxa ay tirsanaysa taariikhda hore iyo khalad uu nin tagay galay 💔 canab Ali abdi huuno 🙏
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 11 ай бұрын
Jawi roobaad iyo farxadiisa wato ayaan ku dhageysanaa heestaan galabtay. Axyaa Khaalid Kaamil.
@Anuusha.
@Anuusha. 4 жыл бұрын
Dhibke tirsanesa badan taarikh hore iyo qalad oo nin hore galay best song codkaga mcn igu socdo 🔥🔥❤
@mariyamohamed7095
@mariyamohamed7095 3 жыл бұрын
Hees io badh iga dheh wey itaabaty heestn😥😥 khalid kamil wn ku wataa legend
@xamdaluul1576
@xamdaluul1576 2 жыл бұрын
Allh coda macaaan ilhayaban ku dhartee qof saas u code macaan markin
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Wow aniyo jacylkayga dhagaysanayna Nasiib ban u helay anako isla joogna inay heestan soo dhacdo 😘😘😘😘😘😘
@Shroud-tb9sc
@Shroud-tb9sc 4 жыл бұрын
princess Liina waad nasiib bdn tahy cady
@siciidsuugofficial1862
@siciidsuugofficial1862 4 жыл бұрын
Ifkeynu kunahey walalo Aad baan idiin salamayaa Somali maxamed Khaalid kaamil Alfanaane GO forward
@abdilahitorrontaawi387
@abdilahitorrontaawi387 4 жыл бұрын
Wooow fanaanki qarniga iyo Heeztii Qarniga ezhcalaa Zowt Khaalid kaamil Keep going pro
@omayr8888
@omayr8888 4 жыл бұрын
Markuu fanku yahay hibadada waa markan oo kle sameyn uu yeelan doonana shaki iiga ma jiro
@nazurnazur8981
@nazurnazur8981 Жыл бұрын
Inkastoo qof taamiyo Uu yaryahay qof toosani Waligii qof tuhun badan Ileen looma taag helo 💔✅
@Waakii904
@Waakii904 4 жыл бұрын
Khaalid Kaamil Xigmad Socota Heesihiisu Waa wado Hit wllhi
@fatimalucky636
@fatimalucky636 4 жыл бұрын
Wixii kla tagy iyo wixii wada jooga waxba igama glin kliya codkan ka hely hhh👌🏿
@hamdaahmed2229
@hamdaahmed2229 4 жыл бұрын
Laki Dayib fariid🤣
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
Inapti wad iga qoslisay😂
@PsychologyFactz4U
@PsychologyFactz4U 4 жыл бұрын
Iskumida nhy 🤣😂😁
@mohamudhamze3178
@mohamudhamze3178 4 жыл бұрын
Walaahi bilaahi codkaan ladhacay commntska aqrinayay kawayay qof sidan soo qoray qof qalbi leh huunoy respect
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 4 жыл бұрын
Kkkkkkk aniga cml waye tan
@faizamoha3419
@faizamoha3419 Жыл бұрын
Cawa waxaan la ilmeenaa jacel xanuun kiisa walipa asigoo ila hadlaayo ayaa dareemaa wal wal 😢maxaa sameyaa😭😭😭💔
@BaarkaBaarka
@BaarkaBaarka 4 жыл бұрын
OF OF kuman tuuriin hadala wali tiirayo galinkaraa wali meel tuuraxan badan meey taaban erayduu ax heesatan qalbiga ayey iga taabatay khaalid horay usoco
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Somalida caqliga halke laga geliyay hadad heesaha necebtahay maxa ku keenay dawrsigan bila sharciga yareya
@ifrahmoh6925
@ifrahmoh6925 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk waa sida
@mohaahmed268
@mohaahmed268 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 3 жыл бұрын
😭tabtaan rabay umeydhicin go,aankaan tixgaliyee🙌 tisan uracee sidan uguma talagalin Tisiin uracee😭 sidan uguma talagalin
@H.nouri.c
@H.nouri.c 5 ай бұрын
Heestaan qisadeda qofkikudhacdaay waxbadan wu oganaa 29/02/2024 ayey igudhacday💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💯💥🖤 jacaylow dhibka badan😢😢😢😢
@abdinajib3380
@abdinajib3380 4 жыл бұрын
Hees iyo badh wlh khlid kaamil horey usco brother talented bad thy erayada laxanka musica iyo codku say isku leyhin inaba cadi ma ahn
@abdibare7341
@abdibare7341 3 жыл бұрын
Hit song khaalid kaamil Legend of Legend 😭😭😭😭😭😭
@caamirxuseen7848
@caamirxuseen7848 4 жыл бұрын
fanaanka fanaaninta sxb hore usoco waa erayadi abwaanka qarniga abwaan qaline sxb sare
@jamaadislaw9114
@jamaadislaw9114 Ай бұрын
Dhibteey tabaneeysaa badan😢 waxa eey tirsaneeysaa taaariikh da hore iyo qalad oo nin tagay galay😣🥺😩 😌😣😩
@Caaqibtube
@Caaqibtube Жыл бұрын
Waligii qof tuhun badan ileen looma taag helo, this words is emotional feeling🤤
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 4 жыл бұрын
Khaalid kaamil reer Burco nimo 🤞😊
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 4 жыл бұрын
Woow inankani runtii heesihisu way itaabtaan 😭😭
@abwaanmaahiraaden4825
@abwaanmaahiraaden4825 3 жыл бұрын
Khalid kaamil Cilmi Bool dhariga Qarsoon keep Going bro
@hamdaahmed8975
@hamdaahmed8975 4 жыл бұрын
Tabtan rabay umay dhicin❤️. Sidan uguma talo Galin🤲1//8//2020
@daudelmi8086
@daudelmi8086 3 жыл бұрын
Omg!... Emotional feeling of real love... So sweat likewise so sad
@Ayub_252
@Ayub_252 4 жыл бұрын
muuqaalka heesta ma qurxoona sasmi bro saan wax ka badl khaalid kamil hesihisa dhan waa wada top
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 3 жыл бұрын
Legend wlhi hees qalbiga tabanysaaa waan ku aminsanhyhhh wlll
@ahmedfaatah2894
@ahmedfaatah2894 2 жыл бұрын
Inta tabeyneysa badan waxay tirsanaysa Tariq hore wey qalad nintagay galay 💔❤😓
@mohamedduaale7581
@mohamedduaale7581 2 жыл бұрын
Wooow waa hees iyo badh 🙏💤💥💯
@najaxaadan5190
@najaxaadan5190 4 жыл бұрын
Mashaa allh heestaan wlh ado weeen aya itabatyeee dareenkaaa
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 Жыл бұрын
😭kuma tuurin hadal weli tiiranyo gelin krra weli meel turxan badan may taaban erayadu😭 abuu cafiifa imiss u
@haniosman4279
@haniosman4279 4 жыл бұрын
Fanan an jeclhy hesihis ❤❤❤
@abdirahmanabdi5015
@abdirahmanabdi5015 2 жыл бұрын
Cajaaib waa hees qiso socoto ah runti ❤️❤️ //27-03-2022//
@kool.kooli143
@kool.kooli143 4 жыл бұрын
Tagtaye anigu man dirin Tabaye anigu man nicin❤
@mohameddhexyare1392
@mohameddhexyare1392 4 жыл бұрын
Waa hees dagan oo taariiqo hore aan ku soo xasuustay waa hees si dhab ah ii taabaneysa abwaanka iyo fanaanka halka ay tahay ayey dhigeen heesta sxb shaqo wacan
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 10 ай бұрын
"Wali meel turxaan badan may taaban erayadu " intaa micneya bal🙏 waliba erayga "turxaan" meel an uqaado garanwaayee
@ifrahahmed3939
@ifrahahmed3939 3 жыл бұрын
Ileen qof tuhun badan waligiiiii loooma taaaag helo🥺🥺
@Kaamil-Osman
@Kaamil-Osman 10 ай бұрын
Hees iyo heeso buu u dhigmaa wallahi.
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
inkasto qof taamiyo uyar yaahay qof toosani waliigi qof tuhuun badaan ileen lomaaa taag helo tabtaan raabay umay dhiiiciiin waay sidaaan ugmaa talaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 3 жыл бұрын
Heestani waxay u qalantaa 1m 💔🌹
@soothingnoises9063
@soothingnoises9063 3 жыл бұрын
Videogaan 1million garsiya . Inaba caadi ma ahan
@calisuugo7484
@calisuugo7484 3 жыл бұрын
Waa hestaan aan kudhayo bogahaga Khalid kamail nolow bro /waan kusamay Sami cade
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Fanaan iyo bar 10 jeer wa ku soo ceshtay heestaa
@saidmohmed6025
@saidmohmed6025 4 жыл бұрын
Wax kale khaalid kaamil🙏🏻🙏🏻
@Sabriin734
@Sabriin734 Ай бұрын
Inta weli hestan dhagesaneso 2024😢
@anannaas829
@anannaas829 4 жыл бұрын
Inkastoo qof taamiyo Uu yar Yahay qof Toosan Waligii Qof Tuhun badan ileyn looma Taag helo😭😢🤷🙈😢
@tismoonnagaad688
@tismoonnagaad688 4 жыл бұрын
Tagtagy anigu man dirin weeye ka saxa dadka qoraalka oo hubsada kalmadaha
@abdallabinabdalla3547
@abdallabinabdalla3547 4 жыл бұрын
Saami cde producer la hubo zxpo Horay Usoco
@SomaliRoyale
@SomaliRoyale 3 жыл бұрын
Magic, magic !! His voice is magic !
@abwaanciiltire9543
@abwaanciiltire9543 4 жыл бұрын
Balanbaalis heesta magaceeda saxa semi cadde tagtay anigu maan dirin waye bro
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 2 жыл бұрын
Ax yaa abwaan Qalinle Eesh calaa fannaan Kaamil. Alla maxaan teeda u raacay.
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Hala Yaa Hala Fanku Ninuu ku diirsado. Kaamiluu
@theactoraydiid6491
@theactoraydiid6491 Жыл бұрын
Waxa ay tirsanaysaa waa somali land ee Taariikha hore iyo khalad uu M siyaad barre UAN galay that's really🎤🎤🎤
@nasrodaahirjama7490
@nasrodaahirjama7490 2 жыл бұрын
Markan qalbi jabdremo hesaha Khalid ban dhafystaa wan kubogsada😭😭😭😭😭
@abdirizakhaldeeq8880
@abdirizakhaldeeq8880 4 жыл бұрын
Saami shaqada fcn aad dhalinta u hyso hore uwad pro ..
@munaqurux4808
@munaqurux4808 3 жыл бұрын
9/10/2017 😍🥰 3/12/2020💔😢❤️
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 2 жыл бұрын
😭💔
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,7 МЛН
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,5 МЛН
SACIID TAARIIQ | FARXADA ILA QEYBSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:14
Y3A FILMS
Рет қаралды 1,1 МЛН
KHALID KAAMIL 2021 | XAASID KEENII ADAA DUGSADAY | HEES CUSUB
4:19
HEES CUSUB KA HADHAY MAANTABA KHAALID DHOOBO YARE 2019
6:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:54
FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,2 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 236 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН