KHAALID KAAMIL XIDDIGII NASRIGA OFFICIAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 672,703

Khaalid Kaamil

Khaalid Kaamil

Жыл бұрын

KHAALID KAAMIL XIDDIGII NASRIGA OFFICIAL VIDEO 2022
XIDDIGII NASRIGA
ERAYADA ISMAACIIL AFBURQADE
LAXANKA CISMAAN BILE CAYMOY
MUSIC HAATUF YARE
VOCAL RECO. CAYDIID JOWHAR
CAMERA SAALIM KASKEY
EDITING CARAAYE

Пікірлер: 254
@derossicade5737
@derossicade5737 Жыл бұрын
Quranka dageysigisa an jeclano hesaha an iska dafno🤲🤲🥰
@AsadXirsi-wh8ln
@AsadXirsi-wh8ln Ай бұрын
OK
@ina_mohamet
@ina_mohamet Жыл бұрын
Heesuhu qalbigay madoobeeyaan Quraankuna qalbiguu nuuriyaa ❤️ Ilahay haynga madoobeeyo heesaha
@ifraxmohamud
@ifraxmohamud Жыл бұрын
Ameen yaa rabi
@maryanmuuse8275
@maryanmuuse8275 Жыл бұрын
Admp two☺☺🤩🤑😛😛😝❤
@hassanabdirizaaq6823
@hassanabdirizaaq6823 Жыл бұрын
Adiga inta ina wacid dhageystid maa u imaaday😂😂
@mohamudcarabofficial3036
@mohamudcarabofficial3036 Жыл бұрын
Faniinta Soomaaliya Waqti Xadirkaan La Joogo Waxaa Dhagestaa Khalid Kaamil Waa Fanaan Fanaan Dhaafay ❤ Fanaanka Kaliya Fankiisa Saxda Ah Waa asaga
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Жыл бұрын
Fanan gadho maa jiro kamil🥰🥰
@horusocodmedia
@horusocodmedia Жыл бұрын
Fanaan La Sheego Waa Khaalid Kaamil ,Waa Abwaan,Muxalamiiste , Fanaan Ka Aqlaaq Fican Ka Dadnimo Fican Ma arag Guleyso Br🙏❤🙏
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Nabiga ha lagu saliyo scw❤❤
@SAKARIYE_OFFICIAL
@SAKARIYE_OFFICIAL Жыл бұрын
Inuyahay fanaanka geeska africa Inta igu raacsan likta ismujiya
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
Alla hestu maxay laxan iyo musig wadata Khalid kamil inta tagero u ah iso raaca💔👍
@danuu3067
@danuu3067 2 ай бұрын
Jabkii hore wuu dhamaaday dhararuhu wey samaadeyn gushiibaa soo dhawatay 🌹🤲nasiiib dhashay baa badhaadhay Dheeftii samirkaa badhaadhay 5june2024
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Ninkaan waa Fanaan buuxo i like his voice he is really my favourite Singer
@FihiimaSaxardiid
@FihiimaSaxardiid 2 ай бұрын
Jabkii hore wuu dhamaaday Dharaaruhu way ii samaadeen Guushii baa soo dhawaatay. Nasiib dhashaybaa badhaadhay Dheeftii samirkaa bidhaantay🥺❤️
@nasserkhader7064
@nasserkhader7064 Жыл бұрын
Jabkii hore wuu dhamaday Dharaaruhu way samadeen Guushiba soo dhawatay Khaalid kaamil waa fananka keliya Qalbigaga Isagoon ogayn waxa kujira ereyO ku sharaxaya ❤👍 legend
@josephabdikadir6810
@josephabdikadir6810 Жыл бұрын
Khaalid kaamil wa fanaan qalbi nadiif heesaha qaado dhan wa heeso kuleh sameen umada somaaliyeed ciyaal xamarnimo boqorkeyna khaalid kaamil❤🤚
@salmiilyaas7133
@salmiilyaas7133 Жыл бұрын
Reer xamar maaha ninku waa isaaq habarjeclo
@user-wi2vj3em5f
@user-wi2vj3em5f 10 ай бұрын
Adi MA og
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 Жыл бұрын
Guushii ba so dhawaatay hees iyo badh. Khalid kaamil the one nd only♥️🔥😯
@dhowrsanabdirisak5773
@dhowrsanabdirisak5773 Жыл бұрын
Daruurta markay dhaqaaqday Xidigii nasrigaaa dhalaalay Dhoolkii faraxadaa holaacay 💥💯💥💯🌹🌹🌹
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 Жыл бұрын
Khaalid kaamil boqol qof baad hibadada laxanka ku caawisay wlhi Waxba ma hagratid waxan rajaynaya inaan waxba lagaa hagran
@ismailmohamed2290
@ismailmohamed2290 Жыл бұрын
Khaalid kaamil cid kaa dambeysay oo noo heesta maanaan helin halkii aad na dhigtay cidi nagamey qaadin adna cid noomaad soo dirin Tagtay anigu maan dirin Waxaan u dhawaadey inaan irbad qaato Waraaq Ku qor oohintaada Qalbi jabay Ciiltira Ku khafiifay Ku lankaaga boqoraddii jaceylka Halkii aad reerka Ku furtay buu wali yaalaa
@AbdulahiNuur-su7xu
@AbdulahiNuur-su7xu 9 ай бұрын
The legend khalid kail oct 2023 fiirsanooyaa
@mudezabdullahi2018
@mudezabdullahi2018 Жыл бұрын
Kabx 🥰 Khaalidka fanka hesstan baryahanba sugayay waka hayna Big legendary 🙌 👌 ♥
@RahmaHoussein-r2p
@RahmaHoussein-r2p 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi je taime toi habibi AR ilove you ❤❤❤
@nim7534
@nim7534 Жыл бұрын
Rajada iyo riyoonka alaha noo dhabeeyo dhamaanteen kuwii noo dhaboobayna alaha noo adkeeyo niyada waxaan ku heyno ilaahoow nasii oo noodhabeey aamiin 08/03/2023
@ZaymarCiro
@ZaymarCiro Жыл бұрын
Khaalid kaamil Khaalid kaamil Rajadii way inoo dhabowday 2023 Best song
@kaafiboy4133
@kaafiboy4133 Жыл бұрын
best fanaanenta ayaan aan jeclahay ayaa nabar labo ugu jirtaa hee wlhi Khalid kamil waan jeclahay codkada macan keep going ayaan ku leyahay hee aniga
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Khaalid kaamil cumar dhuulaha waqtigan keep going ustaad heesahagu makala dhacaan😍🙏🏼 6/12/2022
@carfooney
@carfooney Жыл бұрын
Ala heestu mxay hees dhaaftay Markan dhidibada utagnay Kalsoni dhexdena talay Jacayl dhumucla Siraadmay Best❤🥺
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
Nio goobtan heesta Lagu duubey qurxoona waa halkee Fadlan Ma jiraa Qof garanaya Goobtan
@barwaqo1125
@barwaqo1125 Жыл бұрын
Hurumar wacn baan kuurajanayaa
@munoisse9419
@munoisse9419 Жыл бұрын
Rajadii iima dhaboobin insha allh sanadka dhalanaaya 2023 ilaahow riyada ii rumee🥰😢
@caashasiciid2496
@caashasiciid2496 Жыл бұрын
Amiin
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Tani wa hees iyo bar al fanaan khaalid kaamil waxa tahay fanaan cajiib ah Guul iyo gobanimo walal 🙏 👏 🙌 👌 ♥ 👍
@Leronking69
@Leronking69 Жыл бұрын
Golden voice, masha Allah my indr keep going!!
@fardowsaali6846
@fardowsaali6846 5 ай бұрын
Guushii baa soo dhawaty❤❤
@nooleaqlan218
@nooleaqlan218 Жыл бұрын
Wah waaah👑👏🏽👏🏽
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 Жыл бұрын
Nin culus khalid kamil burco ayan kaso salamaya 😊👋👋❤️❤️
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal Жыл бұрын
Dhan walba waa dhag tani 🔥🔥⚠️👉🏿
@SAKARIYE_OFFICIAL
@SAKARIYE_OFFICIAL Жыл бұрын
Gantalka somalida
@hooyomacaan4169
@hooyomacaan4169 Жыл бұрын
0
@waanogaradchannel5840
@waanogaradchannel5840 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤à
@wllaliinhoyarealiinhoyares4546
@wllaliinhoyarealiinhoyares4546 11 ай бұрын
Wow❤
@hodansaid3647
@hodansaid3647 9 ай бұрын
@@SAKARIYE_OFFICIALw
@rahmamohamoud2316
@rahmamohamoud2316 Жыл бұрын
Dhararuhu way samadeen guushii way soo dhawatay nasiib dhashayba badhadhay op hees io badh❤✌
@abdirahmaandaalloofficial5130
@abdirahmaandaalloofficial5130 Жыл бұрын
Hees waa shaaftay tani legend khaalid kaamilka duula
@universepositivity
@universepositivity 10 ай бұрын
Walahi ninkan wa fanan garab istag ubahan
@axmadnuur1759
@axmadnuur1759 Жыл бұрын
Khalid kamil Fanan mug io Miisan leh Legen 🙏🥰
@khalidabdisiciid2435
@khalidabdisiciid2435 Жыл бұрын
Music 🎶 100 Style 100 Heesta best Keep going legend pro 💪
@kamilahayan4382
@kamilahayan4382 Жыл бұрын
Dhabtii nolol ayaa tis qaaday Guushii baa sow dhawaatay 05/012/2022
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
The one and only Lagend Khaalid Kaamil 💚🥰 Welcome back brother ❤️🥰🐐
@user-xw9gu7th6d
@user-xw9gu7th6d Жыл бұрын
Inanka inamada fanaan buura ah
@mustafmohamed6856
@mustafmohamed6856 Жыл бұрын
Welcome back my brother khaalid kaamil
@amalmohamed7267
@amalmohamed7267 Жыл бұрын
Ayyy fanaankeeygii tan waa hes iyo badh❤️❤️❤️
@khairecadde6262
@khairecadde6262 Жыл бұрын
Heestan luuqada music codku waa kuwo Cajiiba oo ashqarar leh xaqiiqdii Khaalid kaamil waa fanan codkiisu badanaa dhibane badanaa in lagu jilo ku Soo baxaya Heesaha Emotionalka Khaalid fanan uga horeeya ma garanayo hada.
@mustafmohamed6856
@mustafmohamed6856 Жыл бұрын
Legend keep going
@bintiabdallaofficial4735
@bintiabdallaofficial4735 Жыл бұрын
Wewe the one and only legend❤❤khalid kamil fnankeygah🥰😍🥰
@jaalleofficial1256
@jaalleofficial1256 Жыл бұрын
Muuqaal aad looga soo shaqeyay khaalid sanadkaan waa kaagi😉
@Nuuronalka-do8iz
@Nuuronalka-do8iz Жыл бұрын
Khalid kamil fanka kubahan
@kheirowabdi2713
@kheirowabdi2713 Жыл бұрын
Awi DADKA nabiga jcla SCW
@maxamedmacallin1
@maxamedmacallin1 Жыл бұрын
Khaalidoow heesaha aad laxamayso si gaar ah ayaan uga helaa. Sidoo kalena heesahaaga kama daalo, Eebbe ha ku barakeeyee noo soo badi wax soosaarkaaga.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Жыл бұрын
Legendär Khaalid kaamil horay u soco 👌👌👌🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hamdadhudi7555
@hamdadhudi7555 Жыл бұрын
Khaalid Kaamil kaligii fanaan heezkaztu zoo zaaro ma kala dhacan Naziib dhazhey baa badhaadhey Dheeftii zamirka bidhaantey Dhizmihii xubiga hagaagey Rejedii wey inoo dhabawdeey. Alla jacayl❤️
@ahmedsocial
@ahmedsocial Жыл бұрын
kh kamil wa legend fanka codkisa ku jooga keep up bro
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 Жыл бұрын
Fanaan. Kaliyee. Qalbiyada. Katurjuma🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@safiyoaxmed3937
@safiyoaxmed3937 Жыл бұрын
M.a keep going my fanaan qaalid kaamil🥰🥺🙏🙏🙏🙏💪
@abwaanabdikaamil2202
@abwaanabdikaamil2202 Жыл бұрын
Khaalid kaamil codkaa abihiiiii
@maryanali7892
@maryanali7892 Жыл бұрын
Axsan fanaan khaalid kaamil👌
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 Жыл бұрын
Khaalid Kaamil is Back 🥰🎤🤗
@Dalxiis21
@Dalxiis21 Жыл бұрын
WAAW LEGENDKII WAYNAA SOO DHACYEEY
@mustaphaalpha5019
@mustaphaalpha5019 Жыл бұрын
Nin tagay khaalidka 💯🖤🙏🤫
@mubarakyare4434
@mubarakyare4434 Жыл бұрын
Khaalid walba mawduuc walba nolasha ka mid ah waa kaso heesay sida Hees amaan hees qof qofkiisa ka tagay hees laba qof isjecel oo jecelkoodii guulaystay is calfaday waliba erayada ku heesayo waa erayo micno leh kuna raaxaysanaysid marka dhagaysanaysid Mida kale waa fanaan akhlaaq leh af gaaban waa fanan lawada jecelyahay fankaada meshaas kasii lagend khaalid kaamil
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
Woow khalid fanan aan jeclahay codkiisa iyo heesihiisa ❤nolow wllo😍🙏6
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 Жыл бұрын
Erayada iyo codkupa iga gadan
@samadoonwiilqaran20
@samadoonwiilqaran20 Жыл бұрын
Best music best fanaan khaalid kaamil
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Жыл бұрын
Allow barakee duleedka Xamar , Qurux badanaa 🔥🔥👌😍
@apdullahiapdialigaaf2557
@apdullahiapdialigaaf2557 Жыл бұрын
My favourite singer ❤
@mahadarab9093
@mahadarab9093 Жыл бұрын
Khalid kaamill hada arbaka faraha jogsan Mayan nice song ❤️
@siciidajey
@siciidajey Жыл бұрын
Khalidow waa lagu tabay indr qali wllhi❤🙏💯👌
@najmazaki8450
@najmazaki8450 Жыл бұрын
Waaw ninka kaliye hadi fan ladhaho wato🥰🥰🥰
@GeediCali-gr4fw
@GeediCali-gr4fw Жыл бұрын
Woow woow Heestaheesa
@iskufilan2754
@iskufilan2754 Жыл бұрын
Khalidkeygii saa kujeclhy huuno noloow😍
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Жыл бұрын
Maashallah nice voice
@abdirisaaqnuur1937
@abdirisaaqnuur1937 Жыл бұрын
Waxaa sugnaaba khaalid back to back alle yaa cizak
@mktariodehonest3462
@mktariodehonest3462 Жыл бұрын
The legend khalid kaamil ❤️
@farhiahassan3942
@farhiahassan3942 Жыл бұрын
kkkkk
@mktariodehonest3462
@mktariodehonest3462 Жыл бұрын
@@farhiahassan3942 xaa ku haayo quruxeey 🙈
@zahraawi1812
@zahraawi1812 Жыл бұрын
Fire song heesta sanadka iga qora
@baasheabdi9963
@baasheabdi9963 Жыл бұрын
Kaamilka fanka 😊
@iseabdulle5300
@iseabdulle5300 Жыл бұрын
Waw khalid kamil ❤️💯
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 10 ай бұрын
Libtaa mugdigii dhamaysay🔥❤️.
@AhmedXMacalimu
@AhmedXMacalimu Жыл бұрын
Kolkaan dhiiranee dadaalne Himilo dheer baynu gadhne Riyadan dhowrnaa rumowde😍
@abikhadirdaahir2864
@abikhadirdaahir2864 Жыл бұрын
kamilkii fanka shiday ahaaa
@Ahmett_updi
@Ahmett_updi Жыл бұрын
Nio soo badi ayaan walgu wayay
@aminaadan1706
@aminaadan1706 Жыл бұрын
Halyeey fanka Hore usoco Hadafkagaga ka midhodhali guulayso zxp
@zidiiqfarxaan3029
@zidiiqfarxaan3029 Жыл бұрын
Best singer Khalid kaamil keep going brother 💞💞
@wacanaden2706
@wacanaden2706 Жыл бұрын
Fanankeygii ♥️
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 Жыл бұрын
Khaalid kaamiloow goormaad dhahaysaa wll guushii wn helay way dhawdaybaad nagu daalisee
@iqrawadani863
@iqrawadani863 Жыл бұрын
Libaxii solawasho wacan ❤🎉
@mohamett14
@mohamett14 Жыл бұрын
heestaan cajiib waaye 🙌
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj Жыл бұрын
Meesha Abdifitaax Albakeeri uu heesta Happy ugu soo qaaday adigana ku soo duubtaye
@khaderhassan9068
@khaderhassan9068 Жыл бұрын
Khalid kaamil horay usoco bro
@cawohassan5424
@cawohassan5424 Жыл бұрын
Jah heestn 🥰
@nimcojamac7637
@nimcojamac7637 Жыл бұрын
Khaalid kaamil👏
@abdiqanikhadar6931
@abdiqanikhadar6931 Жыл бұрын
legendry yaa indr 🦁🦁🦁
@malyunabdi1628
@malyunabdi1628 Жыл бұрын
Al fanaan abowe il nacab allah kaa hayo mar walbo
@JiniiArrag
@JiniiArrag Жыл бұрын
Abwaan ceymooy howshaada wado bro, keep going
@yasin7517
@yasin7517 Жыл бұрын
Khalid kaamil fanaan buuxa ❤ 😍
@dineymohamedhassan7252
@dineymohamedhassan7252 Жыл бұрын
Hess an jeclathe khalid kamil
@a-khaaliqofficialtube3509
@a-khaaliqofficialtube3509 Жыл бұрын
best singer in somlia🇸🇴🔥
@hassanabdi2429
@hassanabdi2429 Жыл бұрын
The one and only Al fanaan Khalid kamil
@bilan4589
@bilan4589 Жыл бұрын
Waqtigede kuso baxday 3days kadib kulmene saygyga🥰😍
@nimcoabdirahman5610
@nimcoabdirahman5610 Жыл бұрын
THE BEST SONG🔥
KHAALID KAAMIL BAL SAWIRO OFFICAL MUSIC VIDEO
4:42
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 26 МЛН
KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:54
SHAADIYO SHARAF FT KHAALID KAAMIL NEW SONG HAB ISII OFFICIAL MUSICC VIDEO 2021
3:57
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 49 М.
khaalid kaamil | Aduun yoy Laab kacshay | Hees Cusub 2024
3:16
XULSAN STUDIO
Рет қаралды 62 М.
KHAALID KAAMIL ISHA BAXARKA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA MUQDISHI
5:11
ABDIRAHMAN NASRI KAYGII WEEYAN KANIYE |SOMALILAND
4:25
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 440 М.
QAMAR SUUGAANI | DAJIYA XAASKAYGA DOOJA | HEES CUSUB 2022
5:22
Karan Yassin Official
Рет қаралды 108 М.
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 103 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.