Maxay dhalinyaradii Tahriibtay kala kulantay Qaaradda Yurub?

  Рет қаралды 4,101

Khaalid Foodhaadhi

Khaalid Foodhaadhi

Жыл бұрын

Maxay dhalinyaradii Tahriibtay kala kulantay Qaaradda Yurub?

Пікірлер: 21
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Dadkaa Hasso Baraakiicina Dalkoode hayskaa jooga Somalia ayaaa naacasia
@bukharischools
@bukharischools Жыл бұрын
Nuur Caato ii mention gareeya hhh
@mannohassan7884
@mannohassan7884 Жыл бұрын
Waanka helaa shaqadaba imikanu 5 galin shaqaynaa
@aliabdilaahi9325
@aliabdilaahi9325 Жыл бұрын
Jarmal waa wadanka kaliya ee xamaasha wadankan sherkade badan ayaa kuyaala waa sidii maraykan camal markaa lama mid aha wada mada uerop xataa uk ma aha sida france iyo swedan ee caydha ciyaalka lacagta kuqata ee yaan dad aan waxba ka ogayn ayaa wax kasheegaya jarmal wixi naagihi xagaa wadama layska fadhiyo haqabato
@taammustafe147
@taammustafe147 Жыл бұрын
Midigtaadu waxay xoogsata Maydha gaajadaye Macaluul waxba kaagama taran Maal laguu gurayee Ma gaabada hashadaa ka Roon Maydhanaan kale E AUN ABWAN TIMACADE
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
I wake up 05:00 AM ilaa 10:00PM ayaa shaqeya, waxa break qaata 1 hour, goes how much I made every single day, $1K buddy. Waar meesha isagaso yaaca inta Biden joogo waxba kuma haysaane.
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Umada beenta kadaa , xagaa 1k lagu shaqeeyaa maraykan even truck driver baan intaasi qaadanin
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Beenaale beenaale na meeshan baad leedahay daily ayaa 1k sameeyaa ? False
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
@@yaasir1936 intad huruday banu tabcanay, maraykan ma truck umba laga shaqeeya. waar maalmaha qaar baa 3k shaqeya, indhaha ku xidhane waxba iima tarayso inan been ku shego lkn waxa ku shegaya in aduunka lagu kala tagay
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
@@AlladiiPodcast hhhh bal dib ugu noqo qoraalkaaga 05:00-10:00pm ayaad 1k ku shaqaysaa not week meeshaasi uu qofku 1k shaqaysno waa xagee noo anigaaba imanayee mid kale maraykan aad wax qarxa ka dhigayso waan kula joogana kagana war roonahaye
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
@@yaasir1936 lol waar maraykana majohtide daafidada iska cun
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 117 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
So bax
3:26
Raynaan
Рет қаралды 204
Nolosha guud  ee USA VS NORWAY. Caafimaadka. Shaqada. Deegaanka.
18:04
Turbashaash Family
Рет қаралды 19 М.
JARMALKA IYO SIDA AAD GURI KIRO AH AMA IJAAR KU HELI KARTID, SIFUDUD .
12:52
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 2,3 М.
QUBRUS/CYPRUS MALAGA TAHRIIBI KARAA?
7:37
Gamadid
Рет қаралды 6 М.
Hereri & France Q 5aad
54:23
Universal Somali TV
Рет қаралды 18 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 117 МЛН