QUBRUS/CYPRUS MALAGA TAHRIIBI KARAA?

  Рет қаралды 6,334

Gamadid

Gamadid

Жыл бұрын

Disclaimer (Afeef):
Muqaalkan waxa logu tala galay aqoon kororsi, xogta muqalkana waxey kusocotaa ardeyda daneynaysa iney wax kabartan Cyprus/Qubrus. Marnaba kama shaqeeno arimaha laxarira tahriibka iyo wixi lamid ah. Waxaan kacawina ardeyda iney helan Admissions-ka (aqbalada) jamacadaha wadamo badan ee dibada ah. Mahadsanidiin.
Hadad kucusubtahy channelka kusodhawow fadlan subscribe saro, si ay kudhafin muqalada xisa leh ee aan sogudbiyo.
Waxaan rajaynaya muqaal-kaan inaad kaheli dontaan maclumad badan oo kusabsan QUBRUS/CYRPUS, Iike saar muqalka si uu dad badan ugaaro mahadsanid.
Sidee kuheli karaa visaha qubrus: • Sidee Kuheli Karaa Vis...
Nolosha Dalka Qubrus: • Nolosha Cyprus (Qubrus...
Waxaan utahribi garay Europe (Vlog): • Waxaan utahriibi gaara...
Hadad ubahantahy inad qubrus imaado laxariir;
WhatsApp: +252612996489
Follow my socials:
Instagram: Gamadid_
For business inquiries:
info.gamadid@gmail.com
#Qubrus #Tahriib #cyprus

Пікірлер: 37
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Disclaimer (Afeef); Muqaalkan waxa logu tala galay aqoon kororsi, xogta muqalkana waxey kusocotaa ardeyda daneynaysa iney wax kabartan Cyprus/Qubrus. Marnaba kama shaqeeno arimaha laxarira tahriibka iyo wixi lamid ah. Waxaan kacawina ardeyda iney helan Admissions-ka (aqbalada) jamacadaha wadamo badan ee dibada ah. Mahadsanidiin.
@omarali8869
@omarali8869 Жыл бұрын
Sxb meel aan kaga soo xiriro iisheeg
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
+252612996489 whatsapp
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 2 ай бұрын
Legend keep up the good work hal sano kadib aya dawanaya❤
@mubarakahmed5300
@mubarakahmed5300 Жыл бұрын
Insha allah wn imanya
@zackzack418
@zackzack418 Жыл бұрын
Hadii Visa la diido oo qofka la celiyo lacagti ad jamacda shubtay Ma lugu celinaya? madama wadanki an so gashaba la diiday?
@waliidibnuwaliid5951
@waliidibnuwaliid5951 Жыл бұрын
Pro Siden ku heli karaa school oo IT laga baran karo dalka India 🇮🇳 meqa lacagana igu baxeyso
@takeyourtimeforfree458
@takeyourtimeforfree458 Жыл бұрын
Sidee loo aaminaa !! Aniga 5 qof ayaan qof walbo islahaa kiihore waa xumaay kan aamin balse intoodi iimakalaroonaan. Oomarka sideen qofkali ku aaminikaraa !!!! Abadan
@crisaaqcali5989
@crisaaqcali5989 Жыл бұрын
Sharciga hada helo meeqo wadan ku bixikaraaa
@user-ex6bz2tc5d
@user-ex6bz2tc5d 11 ай бұрын
Wllo laacgta wa meqo caml aa iigo baxeso jw
@user-zf7hc8wu7g
@user-zf7hc8wu7g 5 ай бұрын
Sxbow kosovo kasoo hadal malag bixi karaa
@muqdishostudio7632
@muqdishostudio7632 Жыл бұрын
Bro visa looma baahna sooma ahan hadii Aan aadaayo Cyprus 😮 5:22
@Vitaahb9
@Vitaahb9 Жыл бұрын
M. A bro good infm keep going waan kugu daydaa kptn keyga
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Mahadsanid wlal
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 10 ай бұрын
Wll vise qubrusan u bahanahay ma iga cawin karta adoo mahadsan
@Gamadid
@Gamadid 10 ай бұрын
Haa wll +252612996489 igalaso xariir
@ahmedjama3331
@ahmedjama3331 Жыл бұрын
Asc inader marka hore wan ku salamay salan ka bacdi hadi anan shahado scendary haysan miya so xaraysan kara jamacad Si an xaga qaxaontiga isga si dhibo Kanacdi markan imado Inader khayr alle.haku siye Pro arinkayga gal Waxanad iso shegi wixi kharash ah
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
+252612996489 whatsapp kan laxarir wll. Mahadsanid
@bigman3517
@bigman3517 Жыл бұрын
Wlalka xldina inte mareysa
@cabdixakim1573
@cabdixakim1573 Жыл бұрын
Zxp meel aam kale soo xariir ayaa rabee
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Whatsapp: +252612996489
@ayanbadan8856
@ayanbadan8856 Жыл бұрын
Been badanaa 6 bila sharci laysku siiyaa iyo sanad wllo 5 sano dadka qaarba lagaba qaadin interview qofka ugu dhow wa hadii 3 years kadib laga qaadaa interview wllhi cypurs nolol majirto yaan laysku so lugooyin ayaan dhawed waxay shevayan dadki so galay 2019 ilaa 2018 2020 kii in hada laga qadyo interview meel ka waalan waligay ma arag
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 Жыл бұрын
😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️🔥 Bad Baan Gali Gaadhay Ilee Waxaan islahaa Nin Kan Warkiisa Maqal⚔️🕶️ 👏👏 Thanks Huno
@ayanbadan8856
@ayanbadan8856 Жыл бұрын
@@maxamedibrahim4257 Haa wllhi
@DeeqaYuusuf-fl9cv
@DeeqaYuusuf-fl9cv 6 ай бұрын
Xageen kala so xidhiidha
@Gamadid
@Gamadid 6 ай бұрын
+252612996489 whatsApp
@nimcoabshirmaxamuud570
@nimcoabshirmaxamuud570 Жыл бұрын
Abowe wan u bahanahay Sen kula xidhdh
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
+252612996489 whatsapp kan igalaso xarir wll
@jbmontanaofficial8508
@jbmontanaofficial8508 Жыл бұрын
Ilma ader ma lagugu qadii kara
@guulednur3076
@guulednur3076 Жыл бұрын
Wll xage lagala so xirira
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
+252612996489
@muscaboffical7542
@muscaboffical7542 Жыл бұрын
lkn dhibaatada jirta Waa celiska qofka bal taasay dhalinyaradu ka baqayaan
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Taas xalkeda waxa hayo gamadid solutions: laxarir (+252612996489)
@muscaboffical7542
@muscaboffical7542 Жыл бұрын
@@Gamadid haye wll Lkn arinta ugu wayn ee nahaysata waata
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Wll wanka taxadarena midas washaqadena wixi qadar ah lkn macelin karno
@abdullahishireali6797
@abdullahishireali6797 Жыл бұрын
Bro Instagram hda ledahay iso qor
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Gamadid_
Sidee Kuheli Karaa Visaha Dalka Qubrus/Cyprus? | Gamadid
7:56
Sababaha Dhalinyarada loga Celiyo Cyprus | Qubrus
9:22
Mo Biin
Рет қаралды 3 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 51 МЛН
magocskàk
1:55
MUSTÁRMAG
Рет қаралды 3,3 М.
MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........
8:05
asad jabaraani
Рет қаралды 16 М.
QUBRUS SIDEN KU IMADAY IYO MEEQO LACAG IGA SO BAXDAY…?😳😱
8:31
sidey ukala qeybsantahy jasiirada Qubrus iyo wadooyinkeeda
5:54
Abdiaziz official
Рет қаралды 241
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
ИГРОВОВЫЙ НОУТ ASUS ЗА 57 тысяч
25:33
Ремонтяш
Рет қаралды 350 М.
Tag her 🤭💞 #miniphone #smartphone #iphone #samsung #fyp
0:11
Pockify™
Рет қаралды 35 МЛН
$1 vs $100,000 Slow Motion Camera!
0:44
Hafu Go
Рет қаралды 8 МЛН
Hisense Official Flagship Store Hisense is the champion What is going on?
0:11
Special Effects Funny 44
Рет қаралды 2,9 МЛН