Khadar Keeyow ft Sacdiyo Siman Heesta Deeqsi HCTV 2018

  Рет қаралды 1,907,224

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 415
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 5 жыл бұрын
Video ga dhan waxan u jeclahay markuu soo kacayo Oo uu jilbaha dhulka dhaganayo wuw beautiful amazing ❤️🙏👍🤝
@guleidomer5004
@guleidomer5004 4 жыл бұрын
Anni xittaa wllhi heestan meel dheer bn ka dareemaa 😂😢
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Sasa kahelna
@katimuasaigilu3289
@katimuasaigilu3289 4 жыл бұрын
@@hiboheenahiboheena3692 hye
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
@@guleidomer5004 😂😂😂😂😂
@abduqaadirhassanmahmedabdu4613
@abduqaadirhassanmahmedabdu4613 4 жыл бұрын
Ilaaheey soo hanuuni walaaleheen waa dhunsan yihiin qofkii igu racsan like ha iisaaro
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 4 жыл бұрын
Adna heesaha allaha ka madoobeyo iyo anaga oo dhan
@dondan9719
@dondan9719 4 жыл бұрын
Adigi dawaneyso yaa kaadambi bathan
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 4 жыл бұрын
@@dondan9719 hhhh allha nawada hanunsho dameer iyo dhashish aan wada nehee
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
@@kingnasrudeen3245 been maaha Kawa dhagaysana ka daran🤣
@jamha3683
@jamha3683 3 жыл бұрын
Ina ader....adiga Allah kuhanuuniyo oo like jecelkana haka madooobeyyo
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 Жыл бұрын
Heestan wan ka haadahay 2018 live ku daawanyay hpen xasuus mudan ayuu ah wakhtigu wuu caraaryaa 4 years ago hadad igu farxad nolol qurxoon ku rajeeyanayaa 👍😢
@farxiyofankafarxiyo2371
@farxiyofankafarxiyo2371 5 жыл бұрын
2019 qofta heestan dhageysata hadana sacdiyo labadeeda cunug ugu soohanbalyeeya
@rayanshow567
@rayanshow567 5 жыл бұрын
Soonkna madhagysnee🤔🤔🤔🤔
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 5 жыл бұрын
👍👍👍👍👍😍😍😍
@hindaxusseinhindaxussein88
@hindaxusseinhindaxussein88 4 жыл бұрын
@@rayanshow567 you how
@hindaxusseinhindaxussein88
@hindaxusseinhindaxussein88 4 жыл бұрын
@@jujujowharad4418 and
@Nasir_official2255
@Nasir_official2255 3 жыл бұрын
𝐈𝐧𝐭𝐚 2022, 𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧, 𝐈𝐬𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐲𝐚,👍𝙻𝚒𝚔𝚎👍
@caydaruuschannel9913
@caydaruuschannel9913 5 жыл бұрын
Waaw inta laba 2020 dhageysaneysa like isara
@farxiyofankafarxiyo2371
@farxiyofankafarxiyo2371 5 жыл бұрын
Malagarin wali
@caydaruuschannel9913
@caydaruuschannel9913 5 жыл бұрын
Haa wlzhy ogahay
@xabiiboaxmed3014
@xabiiboaxmed3014 5 жыл бұрын
masha allh
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Kusaray
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 4 жыл бұрын
,👍👍👍👍
@hamzemoha4458
@hamzemoha4458 6 жыл бұрын
sacdiyo siman waxay isku darsatay asturaan iyo cod wanaag masha Allah
@asfuasdhkl3513
@asfuasdhkl3513 4 жыл бұрын
Iyo qurux
@XamdiKaahiye
@XamdiKaahiye 4 жыл бұрын
💋
@wllnoorkeydamman8490
@wllnoorkeydamman8490 4 жыл бұрын
Saan miyaa asturnaasha ah Subxanallah
@yusufapdi7726
@yusufapdi7726 4 жыл бұрын
INDHA CASE OFFICIAL CHANNEL
@axmedcabdi1267
@axmedcabdi1267 4 жыл бұрын
Mcm
@aadanxasan517
@aadanxasan517 Жыл бұрын
Heestan Markay Tiktok Kusoo araktay inta Soo Raadisay Like
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Haaanio hadansocararey from
@husseindhaay6008
@husseindhaay6008 Жыл бұрын
Aadan xasan isku time
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
😂😂😂🤚
@cabdishakuur7421
@cabdishakuur7421 4 жыл бұрын
Heestan inta 2020 dhageysaneyso like isaar ❤️
@maandeeqmaxamud5522
@maandeeqmaxamud5522 2 жыл бұрын
2022 dhagesoya
@ubahnuurmuhumed5776
@ubahnuurmuhumed5776 Жыл бұрын
2023 inta ila dawanaysa wa salamaya😂😂
@barwaaqohassan5952
@barwaaqohassan5952 6 жыл бұрын
Playback leyskuma daaro ee sida keeyo iyo siman aa cod la yeeshtaa ama waa leyska aamusaa kama daalaayo dhageysiga heestaan caadi maaha viva khadar keyo iyo sacdiyo siman ❤️❤️❤️🌹🌺🌹🌸🌷🌹🌺
@mahdhiyoabdullah1682
@mahdhiyoabdullah1682 6 жыл бұрын
Barwaaqo Hassan ok
@maxamedciise1798
@maxamedciise1798 5 жыл бұрын
Barwaaqo Hassan
@khalidjimcale1438
@khalidjimcale1438 5 жыл бұрын
S.dkle kama dalo keyow ft siman king and quen
@mandeeqmandeeq9943
@mandeeqmandeeq9943 4 жыл бұрын
💞💞💞💞👌👌👌👌👌👌👌👌
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
Keeyow is numarka one
@coldooncoldoon8324
@coldooncoldoon8324 6 жыл бұрын
Maamada fanka soomaliyeed hargeysaaaaaaa
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
sacadiyo siman waalee waaa fananad sooo abbaxdaaay codood steal masrxiiyaad mashalaaaah
@mohamedosman6395
@mohamedosman6395 5 жыл бұрын
🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 6 ай бұрын
"Sidiii haldhaale uguboo qurxiyo hagoogoo hobyo godan ku nooloo" degmadii aan ku dhashay ahaa alle ha xifdiyo iyadoo dekad leh oo mashaariic farabadhan laga fuliyay soomaalida oo dhamina ku soo hirato mar waan arki doonaa.
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Heesta sidday umcn thy iyo sidda ay illaa hdda commontigeddu boqolka umarayo ismalaha wxn islahaa wy qarxysaa e saddex sanno bn hdda dhagysanayay ❤❤ heesta xaqeedda ha lasiiyo😣
@aslicabdi7258
@aslicabdi7258 4 жыл бұрын
Wlhi Aniga xitaa wan jeclahy kmaba daalo dhageysigeeda
@nimcoabdi9028
@nimcoabdi9028 3 жыл бұрын
😘😘😘
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 2 жыл бұрын
@@aslicabdi7258 sanad wlba wn dawadaa allaw noo sahal. Amuuraha😂
@Deeq.224
@Deeq.224 Жыл бұрын
Hada badankood fanka wa ka fadhiinteen wli waqti isku dhow guulyso wlaahy
@muxudiinyare6281
@muxudiinyare6281 4 жыл бұрын
Lyrics Hees Deeqsi Qalcada Keeyow ------ Sida Hogasha Rooboo Hargeeysiyo Hoy Nugal Iyo Mogdisho Ku Hoortaan Nuurka Hilaadisaa Qalcada Sacdiyo ------ Sida Geed Har Weynoo Hoobaanta Bixiyo Ishu Halacsaneysa Nafta Hibasho Gelisaaye Kooriska Qadar Keeyow --------- Sidii Geenyoo Hiiloo Hubqaad Iyo Asluub Laha Hibo Eebe Siiya Had Iyo Jeer Macaney Ku Hiloobiyaayoo Hor Joogaaga Jeclahy Kooriska Sacdiyo Siman --------- Sidii Deeqsi Hiilahoo Weeye Wax Siin Lahaa Lagu Soo Hirtaa Baa Naftu Kuu Hanweyntoo Ku Heybiyaayoo Hadalkaaga Jeclahay Sacdiyo Siham --------- Sida Hanadka Wiiloo Hiilada Iigu Deeqoo Hooyadii Ku Faantaa Anna Kugu Heesaayee Khadar Keyoow --------- Sida Haldhaa Uguboo Qurux Loo Hagoogoo Hobyo Godan Ku NoolBaan Anna Kugu Heesaayee
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
Maxa ku daaliyay Pro Sawtan La Fahmayoba 🤣🤣🤣
@GULED.M
@GULED.M 3 жыл бұрын
2021 intaaa dawanyso dhac sii xasuusta ma guurto ah
@footballmedia5546
@footballmedia5546 3 жыл бұрын
Legend
@richogxhaka6367
@richogxhaka6367 4 жыл бұрын
KEEYOW IS LAGEND 💖 SACDIYO IS PLOOD🌷
@user-os8km9dd5y
@user-os8km9dd5y Жыл бұрын
❤❤❤❤
@nimcoxasan7837
@nimcoxasan7837 3 жыл бұрын
Heestan markey soo baxden wxay ahay 2018 marki igu horeysey anigoo xidhidh lahayn ayan daren jacayl igu beermeykeep going laba fanan oo ann jeclahay
@yusriitaluuziina7449
@yusriitaluuziina7449 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2020
@jamayussuf7357
@jamayussuf7357 Жыл бұрын
Shalay baan kulanay gabadhan an adunka ujeclaa sanad kadib ilahow isku keen daaaa
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
Sacdio siman waxaan ku taageeraa asturnaanta ayay ku dhaantaa kuwa kale
@updallahassan7072
@updallahassan7072 6 жыл бұрын
GUDBIYE production asturnaanta waxaa usii dheer codka macan iyo styleka iyo quruxdq
@farxiyoibrahim9934
@farxiyoibrahim9934 5 жыл бұрын
. 1
@nacimaaxmed9781
@nacimaaxmed9781 5 жыл бұрын
Waaw sacdiya 😍😍😍😙💋❤
@sistersarah5733
@sistersarah5733 4 жыл бұрын
mashllh Qof dhahaayo Ma Argo Ar anni iladhaltey mashllh ugu darra YaQey😊😰
@katimuasaigilu3289
@katimuasaigilu3289 4 жыл бұрын
Asc
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Жыл бұрын
Wxa tahay geenyo hiilo iyo aslub leh illahay siyeyey hibad
@cabdirashidabshir6302
@cabdirashidabshir6302 5 жыл бұрын
Sacdiya siman walee waa gabadh asturan masha alaa
@asfuasdhkl3513
@asfuasdhkl3513 4 жыл бұрын
Xijaabka waa wax fiican
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
Khadar keeyow styl ka codka wiilku waab cajiip😍
@Mohamed_Haajie
@Mohamed_Haajie 4 жыл бұрын
Codka xabebta lehe keyow inta ila araktey 👍❤🇸🇴❤
@apthaleqorane3296
@apthaleqorane3296 Жыл бұрын
2022 inta dawanaysa wn salamaya😂👋🏻
@Araweloabdilahi
@Araweloabdilahi 3 ай бұрын
2024 dadka dawnya kwrn 😂😂😂😂
@abdimaliaden4346
@abdimaliaden4346 4 күн бұрын
Inta 2024 dageysaneyso salaman😅🎉
@kaptanmoola1142
@kaptanmoola1142 Жыл бұрын
2023 on 🔥🔥🔥💯
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 10 ай бұрын
Codbaa nagu dishen keyow sacdia❤
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 Жыл бұрын
Waar legend kan khadr keyow codkiisu waa tallent
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 10 ай бұрын
Hada so radiyy waa hore igu danbeysay😮
@farxiyofankafarxiyo2371
@farxiyofankafarxiyo2371 5 жыл бұрын
2019 hambalyo hambalyo sacdiyo sidokle qadr hambalyo hambalyo heestana kamabadalo
@najaheenakaran1691
@najaheenakaran1691 2 жыл бұрын
Heest kaliya oo anan kaba dhargin💋💯❤
@user-sp5fq5qw9x
@user-sp5fq5qw9x 5 жыл бұрын
Waxaa ku fanaa walalaheey inee Somali yihiin 😘😗
@asfuasdhkl3513
@asfuasdhkl3513 4 жыл бұрын
Adigane
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 Жыл бұрын
4 sano iyo 1million iyo 400,000 ayaad daawatay, ee Tiktok oo ay hadda ku sii qarxeyso meeqo ayey gaari kartaa 5M,.....10M bil gudaheed ama dhoor bil?
@cabdullahicali8403
@cabdullahicali8403 4 жыл бұрын
Gabar habar gidir iyo wiil Abgaal united hiraan one love
@user-kn8wi8mc5k
@user-kn8wi8mc5k Жыл бұрын
I really love this song so amazing classic tune
@mohamedsiyad2277
@mohamedsiyad2277 4 жыл бұрын
Manshaalaah qadar yare guul waliga brother proud of you
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 5 жыл бұрын
Viva zacdigoh ziman cod man,ha llh
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Sida geesi hiiloo hoo iyo waxsiin laa naftu ku hanwaytoo ku haybiyaayoon hadal kaga jecelahayeee😍😍👑👑x💘💎
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Wow! I like how he is acting🥰Cod tool moon maanshaa'allaah. Status keyga ka soo arkay markaasaan soo raadshey. 2023 yaa ila daawanaya
@user-tf5uy1js7b
@user-tf5uy1js7b 8 ай бұрын
They both posses soothing tune that led the collab enjoyable
@zadaqde
@zadaqde Жыл бұрын
Keyow is not easy haduuba sidaan wx yelayo 2023 inta dawaneso😂
@ayaanluula1705
@ayaanluula1705 2 жыл бұрын
Ilahy amarkii heestan mar walpa waan iskadhagaystaa
@feizulabdul5532
@feizulabdul5532 3 жыл бұрын
My favorite song it never gets old...
@salmaabdiraxmaan2067
@salmaabdiraxmaan2067 2 жыл бұрын
Wllo 9k v
@shamsadiin7604
@shamsadiin7604 2 жыл бұрын
fg
@ibrahimhaji6047
@ibrahimhaji6047 Жыл бұрын
FAV SONG 8/10/2022 LIKE ISAR HDA IGA DAMBEYSID
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
From tiktok 😂🤚 Yaa ila mid ah 2023😂
@shacniali7647
@shacniali7647 4 жыл бұрын
I love faninta rer Muqdisho💋💋💋❤️❤️❤️❤️
@dhabalyouofficial1136
@dhabalyouofficial1136 2 жыл бұрын
Wan Hubaa in 2021 dawanayzo ee like isaar
@CabaasAxmed-zd9pn
@CabaasAxmed-zd9pn 9 күн бұрын
2024 iladhagaysanasa like sara zxp yaal❤❤❤
@hassanabukar315
@hassanabukar315 2 жыл бұрын
My favourite song still listening 2021🥰
@hunterstrawberry9392
@hunterstrawberry9392 4 жыл бұрын
Love their chemistry, who is here??
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Khadar ibrahim keeyow fananka aan Taagero♥️one love pro
@zamiashiine7601
@zamiashiine7601 5 жыл бұрын
Zacdiya ziman and khadar keyow lapa fanaan aan aad u jclhY
@kadirali500
@kadirali500 4 жыл бұрын
Heestan waa all-time song my seat I love it
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 3 жыл бұрын
3qf oo fanka baxay baa hlkaa fadhiya imnka ♥masha allah
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
Sadiyo,qaali iyo saciid
@fouziaibrahim7555
@fouziaibrahim7555 2 жыл бұрын
I always love how sacdiyo siman expresses the message of the song especially when doing colabo
@mustaffarax3481
@mustaffarax3481 3 жыл бұрын
Sacadiyo siman wad ga wadata 👌✌️✌️
@farhaabdillahi1998
@farhaabdillahi1998 2 жыл бұрын
My favorite song❤🙂
@maymuumfaray4511
@maymuumfaray4511 3 жыл бұрын
Nice music khadar keeyow
@the.mustaphe5683
@the.mustaphe5683 Жыл бұрын
Still best song ❤ xasuus bay igu leedahay
@mohamedabdullahiaden3173
@mohamedabdullahiaden3173 2 жыл бұрын
The music is Amazing 👏 A.A.naaji
@suheylamoha7692
@suheylamoha7692 5 жыл бұрын
Sacdia siman io qaali ladan 2 gabar ee habar gidir cayr kaa ah oo aan tageero idiin ku faana ilmo adeero ❣❣😘😘😘😘😘😘
@gobaadgaridumar2730
@gobaadgaridumar2730 5 жыл бұрын
they are really amazen
@hodanhassan8765
@hodanhassan8765 5 жыл бұрын
Oo maxaa qabiil ku garsiiyeey
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Fanka kasar qurunka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa fanaaniin
@mohamettomar4377
@mohamettomar4377 Жыл бұрын
Such a memorable 😢
@enjoysoccer2523
@enjoysoccer2523 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanyo hestan somli maryoley
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
2020 imisaa ku ceahaday
@aishaahmed5061
@aishaahmed5061 4 жыл бұрын
Who is my favorite thousand 18 and it still my favorite 2020
@yusufmaxamud5059
@yusufmaxamud5059 Жыл бұрын
Best song and two smart singers they acting very nice ❤️
@zunduszfari6398
@zunduszfari6398 2 жыл бұрын
Labadn ma la isku didey waxn jecel lama orn karee jah
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Ubadi 😂
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 Жыл бұрын
❤🥺 2023 5 11
@abdishakurdahirmilifyare5537
@abdishakurdahirmilifyare5537 2 жыл бұрын
Very talents singers 💜
@user-kn8wi8mc5k
@user-kn8wi8mc5k 4 ай бұрын
Am listening 2024
@nurdiinasalsomali9762
@nurdiinasalsomali9762 6 жыл бұрын
laba hobol oo cod halaasiya leh 👑👍👌
@alidhaanto1947
@alidhaanto1947 5 жыл бұрын
Waa faniinta da,yarta maanta ugu codka fiican ugu mashrixiyada wngsn
@djraaxeye181
@djraaxeye181 9 ай бұрын
2024 Yaa ila dawanayo
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 Жыл бұрын
Inta tiktok ka soo raacday isoo raaca
@anisoelmi8166
@anisoelmi8166 4 жыл бұрын
Hobyo godan ku noool Iga dheeeeh qadrkeyow number one singer ❤️❤️❤️❤️❤️
@abshirgaduudow7304
@abshirgaduudow7304 4 жыл бұрын
Aniso Elmi
@anwarabdirahman197
@anwarabdirahman197 Жыл бұрын
Re xamarku waba romantic wan ni wata ree xamat ❤
@anisoabukar5145
@anisoabukar5145 2 жыл бұрын
Sacdiyo siman cod macan 2021 ayan ku hasta lkn sacdiyo wey ka baxday fanka hooyo noqotay
@kuwaaranabad6447
@kuwaaranabad6447 3 жыл бұрын
Seesta ita daawanaysa 2021 ismuujiy
@fadxi--calishaahofficial176
@fadxi--calishaahofficial176 2 жыл бұрын
Wee waaa khadar ibraahim khadar keeyow ninjira sacdiya siman
@juzzbangavilian9554
@juzzbangavilian9554 3 жыл бұрын
Sacdiyo siman your voice not letting me living in peace waa intaa ogaw
@hibaqmohamed2201
@hibaqmohamed2201 Жыл бұрын
This is my favorite
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 5 ай бұрын
Talantaali 🔥🎧
@maxamedibrahim1238
@maxamedibrahim1238 5 жыл бұрын
Sacdiyo ii geeya
@fariidafiican
@fariidafiican 4 жыл бұрын
Maashaalah eventhough, you are a singer👏👏👏👏👏👏👏👏 you kept your hijab.
@mjeedmahamid1742
@mjeedmahamid1742 4 жыл бұрын
💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏💏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😙
@shamsomahadmaxamuud4572
@shamsomahadmaxamuud4572 3 жыл бұрын
Yaa dhageysanaya 13/6/2021
@adamismail6651
@adamismail6651 3 жыл бұрын
Waxaan dawanaayaa 15/ 7/ 2021 kama xiiso dhaco wallahi
@abdulkenedid2578
@abdulkenedid2578 4 жыл бұрын
Khadar Somali 💫 star and national pride
@Garane2020
@Garane2020 2 жыл бұрын
Keeyow is an actor indeed
@xamdaqurux6654
@xamdaqurux6654 4 жыл бұрын
Best song ever since viva khadar keeyow & sacdiyo siman boqorada Codka Fanka Soomaaliyeed ❤️❤️❤️💋
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
Inta 202k dawaneysa like Iiguqabta
@adamibnuadam7894
@adamibnuadam7894 3 жыл бұрын
2021 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Жыл бұрын
2022 inta dhageysaneeso like 👍 👌 😍
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 Жыл бұрын
Waku jeclahay habbon 👸❤️💯💍
@BakarOmarxassan
@BakarOmarxassan 3 ай бұрын
1:58 2:05 ninkii 2024 dheegesto oo so dagsadey waaw
@YasmiinHis-ro7wn
@YasmiinHis-ro7wn 3 ай бұрын
Yaa dhagysanaya sandkan 2024/5/9😅
@saedugaaz752
@saedugaaz752 4 жыл бұрын
my favourte song
@shaafialpha3206
@shaafialpha3206 6 жыл бұрын
Hargaysa hoyga fanka cidii igu racsan like
@wararkacaalamka6810
@wararkacaalamka6810 4 жыл бұрын
Shaafi Alpha hhhhh
@gobaadgaridumar2730
@gobaadgaridumar2730 5 жыл бұрын
sscadiyo siman iyo khadar wan jecelhaye
Khadar Keeyow  Heesta Cafis HCTV 2018
6:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,1 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 91 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
KHADAR KEEYOW FT. QAMAR SUUGAANI | SAAXIIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:33
CAWEYSKA SANADKA CUSUB IYO XIDIGAHA SANADKAN HCTV HAPPY NEW YEAR 2018
2:37:48
Hees Khadar Keyow iyo Sacdiyo Siman - Jaceyl oohin
11:23
Sirdoon Tv Intelligence reports
Рет қаралды 164 М.
KHADAR KEEYOW | TRUE STORY | WALAAL
4:17
Galmudug Boy
Рет қаралды 63 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 103 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.