Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs

  Рет қаралды 1,453,754

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 532
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 2 жыл бұрын
Dadka Heesa wakhtigan Ma dhageystaan miyaa Muc Jisooyinkan Kadib islama Yabaan miyaa
@Ahmedjib
@Ahmedjib 2 жыл бұрын
Kuwa iminka maba heesaan ee dambiga uun baa Alla u gartay.
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 Жыл бұрын
Waa su aal aan anba isweydiiyo !!!??
@mohamedhassan4590
@mohamedhassan4590 Жыл бұрын
Hdd aragto qof qaaramiga dhagesta wuxu fahmay nolasha dhabta ah iyo macankeda.
@abdourahmansaadabdoulkader8034
@abdourahmansaadabdoulkader8034 Жыл бұрын
Mm
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
@@Ahmedjib been maaha zhp
@KamaalkhadarHussein
@KamaalkhadarHussein 3 ай бұрын
Sanadkii 1997❤ Waqtigaa ayaan ahaa maagane doonaaya inuu guursado deedna inaantaan jeclaa ayaan u qaadi jiray iyaduna way ila qaadi jirtay heesta wllhi Alla jacayl muxuu waqtigii dhalinyarnimada ila dhaadhacay Lkn ugu danbayn waan ishelnay illaahayna wuxuu nagu arsaaqay ubad badan masha allah...
@KamaalkhadarHussein
@KamaalkhadarHussein 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤😢😢
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 2 ай бұрын
Maasha allaah allahaydin barakeeyo dhamaantiin
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 2 ай бұрын
🎉hnblyo
@CumarMukhtaar-ye1nr
@CumarMukhtaar-ye1nr 2 ай бұрын
Allaha dhexdiina barake❤
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 7 ай бұрын
heesahan kuwii ciyaalka maaha Waxgarad baa meeshan iskugu yimid 31.12.2023 1:42 sanadka dambe ilaahay caafimad haynagu gaadhsiiyo 2024 hadad daawato heestaan like ha hilmaamin mahadsanid.
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 6 ай бұрын
Abdi iskooj Insha Allah zxb dhamaanteenba
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 6 ай бұрын
Runtii Waa hees Cajiib ah Waxan dhagaysanaya 22/01/2024 Fan wa fankii hore, dadna waa dadkii hore , fanaaniina runtii Kamay danbayn Alle Haw Naxariisto Maamadii Fanka Khadra Daahir Cige 🥹❤️💔 Axmedna Alle Cimriga haw Dheereyo aamiin 4:56
@hanariirash6749
@hanariirash6749 6 ай бұрын
Walaalo waa runtaa wlhi, aamiin aamiin. Laakiin macnaha heesta Managua clawing kartaa? 😂😂😂
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 6 ай бұрын
​heestu waa daadis iyadu jacayl bay besteed​ la tahay isaguna warkaaba mahayo mar waranka caashaqa iga goo" bay tidhi isaguna Wuxu yidhi "waxla waayay geeloow ruuxii waalan baa u duda""@@hanariirash6749
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 2 ай бұрын
Haa walalo inkastoo 5 bil kadib kusoo laabtay Anoo Caafimaad qaba Markale" Heestan waa Daadis Ama Foorjo" Iyadu Jacayl ay u qabto isaga Ayay besteed La tahay" oo waxay leedahay' Mar waranka cashaqa iga goo Wadnaha Sudhan. isaguna Wuxu Ugu Jawaabay' mar Waaboo Oo joog Wajigaagana U Tudho. Yacni Hays ceebayn Waad waalan tahee😅 inaad caafimaad Qabtan Ku rajaynayaa Walashey🥰​@@hanariirash6749
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 жыл бұрын
Jecelku xanun badanaa Rabiyow dhibka iga dulqaad 26 /3/2022/ Xili maqrib ah sacaduna tahay 18:21 ba dhageysanaya Wana Sabti ma ilawi dono Ta ku jiro inta iga danbeyso liketa iyo ducada ha ila dhafina 💔🤦‍♂️🥺😢😭
@issajelle3160
@issajelle3160 2 жыл бұрын
Well done
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 2 жыл бұрын
War Alle haka dul qado inder kula mid bn Ahy wn bukaa wlhi wxn isleeyahy ma iska tahriibta
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 жыл бұрын
@@qancisokukis2496 Amiin wllshe mahadsnid adina sidkle Alle qalbiga haku qabojiyo 🥰🙏
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Wll dhibkii ma ka baxday 😢mise wali xaaladi baad ku jirtaa
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
@@ikranhaji2241 May Wll xaladii oka Daran ban ku jiraa jecelkii iyo qalbi jabkiisa Wali kama bogsan lknse Rabi Waka rajeynayaa inan Ka cafimado 💔🥺😢😢
@KhalidMohamed-rz8qf
@KhalidMohamed-rz8qf 25 күн бұрын
12/11/2024 Alle ha caafiyo qof walboo meeli bugto Habeen sabtiya oo saacadduna tahay 11:26 daqiiqo ama 5 saac iyo 26 daqiiqo . Khadro daahir alle ha u naxariisto iyaduna ❤
@sulubmaxamed46
@sulubmaxamed46 Жыл бұрын
Yurub geenyo iyo guri barwaaqo intii ka soo raacdey ✌️❤️
@jiilaalyare1694
@jiilaalyare1694 Жыл бұрын
Aniga kow ka ah
@fadxiyamaxamuud7780
@fadxiyamaxamuud7780 Жыл бұрын
Haa walahi😂
@daarali
@daarali Жыл бұрын
1994 baan dhagaysan jirny adn hadaa tiktok ka soo maqashay hhhhhhhhhhhh
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 9 ай бұрын
Anigu 1997 ayaan Nimcaan shanaad ka maqlay
@munaladachannel6724
@munaladachannel6724 Жыл бұрын
1 sano Ayan xalad ku jira shaqo wax barasho kala hadhnay caafimaadkaygi baa halis ku jira heer dhiigaygi casa lawaayeey isoo duceeya somaliyeey 😢😢😢
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Allah ku caafiyo wll culayska ku hayana ha kaa qaado jacayl hadduu yahayna allaha kuu sahlo
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 Жыл бұрын
Caafimaad taam ah wllo Culeyskana Allah haka Dulqaado Muraadkagana Allah haku Sahlo🤲🤲
@KhadraMohamed-qh4yd
@KhadraMohamed-qh4yd Жыл бұрын
Wllshy ilhy cafiimad zareeca haku siiyoh
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Allaha Ku cafiyo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 11 ай бұрын
rabbiga gargaarka badan haku gargaaro walal😢
@murtidhawr01
@murtidhawr01 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya habeenimo anigo imtixan jamacd kaso baxay Indonesia 21- 06-2022.. 🎸 allow waayaha noo wanaaji amiin.
@OMAARKA
@OMAARKA Жыл бұрын
Wakhtiga ardaynimo waa wakhtuyada ugu adag nolosha
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
@@OMAARKA waana waqti macaan markaad dib aad u eegtid, waa halka ragu kukala hadhaan xiliga ardaynimada nina mustaqbalkiisu dhistaa xoogana wuxuu saaro waxbarasho nin wuxuu waqtiga ku dhamaysta waqti lumis,
@OMAARKA
@OMAARKA Жыл бұрын
Beentaa maaha akhii waayaha ardaynimo waa nolol dhinacyo badan qodxo ku leh se ninka ragga ah waxay tustaa mustaqbalkiisa iyo nusdanbeedkiisa nololeed halkuu dhigi lahaa waxaad isku baranaysaan bulsho iyo dad qaarkood aad noqonaysaan walaalo aan naas wada nuugin halka kuwo kalena aad is odhanayso dadkan maxaa laga sameeyay Salaama akhii
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
@@OMAARKA haa sxb dad badan oo akhyaara ayaa xiligan la bartaa inkastoo duruufta ardaynimo tahay mid cajiiba
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 22 күн бұрын
Waran Caashaq Runti Wa Xasuus Igu Wen ❤❤Jacelkii Igu Horey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2009/ 2024 Waxan Ku Ahay Love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 11 ай бұрын
Hadad heestan xusus ahaan iyo kal gacal aad usoo dhagaysi donatay oo aad iga danbayso isoo Xus Anu maanta oo ay taarikhdu tahay 29/8/2023 ayaan xasuus ahan udhagaysanayaa 🥰🥰🙏☑️
@mohamedmfarah1472
@mohamedmfarah1472 3 ай бұрын
23/4/2024
@liibanmedia3327
@liibanmedia3327 2 ай бұрын
Kkkkkk wan usoo dontay lkn waxbaba maynu kala danbaynin
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 2 ай бұрын
@@liibanmedia3327 wan kaso horeyay 😂
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane 6 ай бұрын
Sanad cusub 16/1/2024 goor maqriba 18:25 habeen talaado sii baxayso arbacona soo galayso ayaan ku dhagaysanayaa adis ababa itobia waxaan usocdaa carriga ingiriiska waan murqaamaynaa hadaad dabaday soo booqato like hayla dhafin
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
Legendow ma adoo dhoofaya murqaamaysaa kama baqasyid inay diyaardu kaa kacdo😂 Ana caawa ku Murqaanayaa Minneapolis Minnesota , Saacadu Waa 4:35 Habeenimo Habeen Jimce Soo Galaayo 03/05/2024
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 Ай бұрын
L​@@yaasir1936legendow Ana dabadaaban ku murqaamayaa buurihii caws guduudley waa 2024/june/11keedii hapenimo arbaco sii baxayso khamisna soo galayso 11:45pm
@user-ph9iu7vc7s
@user-ph9iu7vc7s Ай бұрын
UK magaadhay
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
@@user-ph9iu7vc7swaa waa nabad tagay walaal
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
@@yaasir1936Saaxiib murqaankii waa iga tagi gaadhay
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Fanku waa fankii hore wuxuuna raacay dawladii soomaaliya balse waa Allah mahadii marba hadaynu helaynoo oon dhagaysan karno heesihii hore waxaan Allah ka baryaya inuu dalkuna inoo hagaago Khadrana Alah hajaneeyo Axmedna cimri dheer iyo cafiimad kujoog
@elcapittanodhaqane2955
@elcapittanodhaqane2955 Жыл бұрын
wuxuu ahaa waayeel aan wixii shaqo xoog ubaahaan laga sugi jirin wxaa maalin looga tegy guriga wxaanaa sii fiiri la yiri weylaha oo hooyooyinkood ka daaq tageen ama ka tiigteen wxaa dhacday in weyl weylihii kamida ay ka carartay orod kuma gaaro wuxuu abwaan xasan genay kusoo koobay heestan isagoo uu odaygu sarbeebayo inuu shaqo gabay isagoo leh adiguna waraabiyo hays cunsiinin weeraha anna ruux wahsanayoo orod waayey hay tirin sacii dhiin waalna yuu gurin waxaasaa sugaan lagaa dhahaa😢😭🥰❤️🍻
@calicabdul7003
@calicabdul7003 2 жыл бұрын
From 🇸🇩 I like Somali oud it’s the best one wordwide💕❤️🎶❤️😩🇸🇴
@halashalas8844
@halashalas8844 2 жыл бұрын
كيف تفهم هههه والله بس واحد اسيل الصومل يعرف
@halashalas8844
@halashalas8844 2 жыл бұрын
حلوه والله
@hassanyare1287
@hassanyare1287 Жыл бұрын
Been badnidaa wll
@XamseIndho
@XamseIndho Жыл бұрын
1997 Ayaan dhagaysan jiray Khadra daahir ciye Alla hakuu naxaristo
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Aniguna wlhi waxan ku xasuusta jacalkaygii 1997 waliba anigo aad udayar
@zakariaabdilahi345
@zakariaabdilahi345 2 жыл бұрын
Qisadu waxay ku saabsan tahay nin inan la yaal ah oo casar gaaban wayl yar oo naaxday xadhiga goosatay sodohdiisina ay tidhi soo qabo ka dib wuu eryadan gaadhina waayay ilayn waa ceeboo gurigina kuma noqon karee wayshii ayuu la hadlay oo uu ku yidhi aniga nin orod waayay hayga dhigin adigana waraabuhu yaanu ku cunine istaag saceenii dhiinwaalna yuu inaga gudhine
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 5 ай бұрын
Wax garad
@user-ul7tz4sk2g
@user-ul7tz4sk2g 3 ай бұрын
Thanks your explaining
@user-ul7tz4sk2g
@user-ul7tz4sk2g 3 ай бұрын
Bro bro
@abdiali2801
@abdiali2801 Ай бұрын
Wad saxdey qisada weysha sxb thnkz
@hassansaid5010
@hassansaid5010 2 жыл бұрын
"Anna waaqla ha idhigin" Micnaha meel cidlo ah, ha iiga tagin, ama ha idhigin, Ereyga "weyd" waad garanaysaan waa marka neefku yahay caato, Wada dhalashadeenu yaanay xumaan oo sida neefka caato noqonin, baabi'in.
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 2 күн бұрын
Mahasanid bro
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Weyl baa nin waa yiri Adiguna waraabiyo Ha is cunsiinin weeraha Anna ruux wahsanayoo Orod waayay ha ii tirin Dhiin waalna yuu gurin Tabari kuma harin oo usha matoobada ah Ayuu jaal la yahay, la'aanteedna socod uma hollado inta badan wuxuu meeraa fagaagga guriga waxa uuna dushaas ka fiirshaa maqasha oo inta badan caruurtu raacdo, Galab isaga oo weylo soo dheelmaya rabana inuu xerada ku hubsado inta aysan lo'du imaan ayaa weyl ka carartay, cago kuma gaaro oo inta ka daba boodo seynta laaci maayo, weyse sii anbanaysaa habeenkiina ooduhuu soo rogtay dugaaguna waa shan qabo oo shan siidaa, Kolkaas ayuu yiri asagoo weyshii la hadlaya, weyleey adiguna waraabe ha u galin aniga ha ii cawarin ha tusin dadka inay iga dhamaatay sicii Dhiin waal ahaana yuu gurin markuu waayo wax nuuga Intaas ayuu xasan ganey ku cabiray suugaantiisii hodanka ahayd waliba uu si qurux badan u soo tabiyay
@muusaguled4250
@muusaguled4250 3 жыл бұрын
Wamaxay shin waal
@muusaguled4250
@muusaguled4250 3 жыл бұрын
Dhiin waalna
@abdirahmanodawaa9545
@abdirahmanodawaa9545 3 жыл бұрын
Dhiin waal waa sac magicii
@liibaancjeeble8883
@liibaancjeeble8883 2 жыл бұрын
Sidaa qisadu waa ka duweneyid wll
@mahdiali8874
@mahdiali8874 2 жыл бұрын
@@liibaancjeeble8883. Haye sidaa qisadu ma ahayn baa tiri. Waxbana nooma aadan sheegin. Hadii aadan waxba meesha aadan ku hayn. Ha dhaliilin qisada walaalkaa uu noo sheegay. Koley aniga waan ku qancay sida uu u sheegay. Waana wax macquul ah.
@molidsanqadh2016
@molidsanqadh2016 3 жыл бұрын
dhiil waal maaha ee waa dhiin_waal waana sac midab cas leh waliba hawl badanna ku darsaday
@axmedsomali8566
@axmedsomali8566 2 ай бұрын
Anna wacaney maah maah taada kasii wayn iga hoo walaaloo "waa horuu ninkale yiri wax lawayay geellow ruuxii walaan baa u dudaa adiguna walaaciyo walbahaarka daayoo war-war li'i dhulka ujoog" Axmed cali cigaal iyo khadra daahir cige erayadii hassan ganey 21-05-2024 ayaan dhagaysanayaa qofkii commentigaygaan arkow salaan kal iyo laab iga gudoon❤
@MohamedDjamaAbdillahi-ek5kg
@MohamedDjamaAbdillahi-ek5kg 4 күн бұрын
August 2 2024 intaa Igaa dambeysaa cimri dharar iyo cibaado salixa waan ogahay heesuhu waa macaan laakin yeyna idinkuu badan quraan kana haa iloobina
@user-ev1wv2ri9l
@user-ev1wv2ri9l Ай бұрын
Khadro daahir iyo axmed cali cigaal Aun 😢 Habiin jimco soo galayso tariqduna tahay 13/6/20/24 examkii jamacada manta isoo dhamaaday waana sanadkkii igu dambeyay jamacada qalin jabin sugaa un alow farxad iyo barwaqo kaa baryay madax dagsi halkan usoo aaday hestan baan ku raaxaysanayaa qisada hesta sida dad xogaal ah ku maqlay wa nin sodohdi dhahdat soo qabo waysha asna waaa oday markuu ka daba orday gaarise wayay buu dhahay ana nin orad wayay ha iga dhigin adna waraabe ha ugalin sicii dhiin waal ahaana yuu gurin marku waayo wx nuuga. Heesihii hore xikmad ahayen i a next somali meel ka baxsan hestan inaa ku dhgayso rjaynaa i a ❤❤ Hadaa qoralka aragto love saar❤❤
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 2 жыл бұрын
Khadro daahir cige Ilaahay hakuu naxariisto maamo Quluubtayada ayaad ku nooshahay 2/07:2022 10:00PM Waa xiligay Geeriyootay anna aan commentigan qorayo 😭😭😭🤲🤲
@raqiya2623
@raqiya2623 2 жыл бұрын
🥲🥲
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
Alle hawnaxiirsto
@KhalidCali-rt9tt
@KhalidCali-rt9tt 2 ай бұрын
Alle hakuu naxariisto. Khadara dahir cige😢😢❤✌️🙏🙏
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal iyo khadra daahir cige ereyadii abwaan xasan x.cabdilaahi xasan (xasan_ganay) waxaanay ka mid ahayd riwaayadiisii 2aad ee uu curiyey sanadkii 1975kii ee la magac baxday jinni iyo jacayl wuxuunbaanu abwaanku ku lahayn hal hees oo uu ku darsaday abwaankii jilaagii caanka ahaa alla ha u naxariistee abwaan marxuum maxamed Cumar Xuseen Huryo heestaas oo ah casharbaa la ii dhigay Aan ku cibra qaatee Cadhadii iska illaw
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waad noo faa'iidaysay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid waxa u haystey erayada inu laha huryo lkn wa runta
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Ok.caqli.wanagaaa
@abdurahmanrooti4328
@abdurahmanrooti4328 3 жыл бұрын
Weliba ku darsoo Ayaanle riwaayaddaan waa tii ugu horeysay ee Khadra Daahir Cige ay jisho iyadoo ahayd jilaaga koowaad. Dabcan Abwaan Xasan Ganeey waxay u ahayd tii labaad, halka cigaalna uu nasiib u yeeshay labada riwaayadood inuu ahaa jilaaga koowaad. Dab Jacayl kariwaa lagteedu waxay ahayd Riwaayad Culus oo Abwaano kale gacan ka gaysteen.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
@@abdurahmanrooti4328 waa runtaa wll dab jacayl kari waa riwaayad culus ayey ahayd hase yeeshee waa halkaagee abwaan xasan_geney ayaa sheegay inay ka gacan siiyeen qaab masraxeedka abwaan Dacar iyo alla ha u naxariistee abwaan huryo
@maryammissyou5761
@maryammissyou5761 2 жыл бұрын
Illahey qalbi kasta oo gubanaya raxmada ha u shubo aamiin
@SamsamCdy
@SamsamCdy 2 ай бұрын
Waxan dhageysaya habenimo qamiis ah 22/5/2024 waqti an ka dhamaday xiriir an ku wareeray oo aan waday 5 year alx 😢 Halkuu doxa waheyn bad waqoyi kaka daro wadiguu hakula tago wadigu hakula tago ❤
@alibarale1077
@alibarale1077 2 ай бұрын
5 years wll ma caafimaad diyaarinayseen hhh
@user-ph9iu7vc7s
@user-ph9iu7vc7s Ай бұрын
Wakhti badan ayad ku khasarysy iminkana iska noqo
@suldaanofficially
@suldaanofficially 27 күн бұрын
HEESTAN foorjo lama odhan karo Gadhaadhaa Jawaabta Axmed 😢 Waligay Inan hadal kuma adkayn mid aan jecelahay iyo mid i jecelba ❤ 2024 like 👍🏻
@libangarcad2038
@libangarcad2038 10 ай бұрын
Saacadu 11:24pm jawigo waa layr aad umacaan waxaan kudaalay social media kadib khadra io axmed baan kaligay banaanka kudhagaysnyaa ❤ what a song😢
@ApdyrabiApdysalam73
@ApdyrabiApdysalam73 10 ай бұрын
Adeer markad commentska akhrinysid Hesaha dreenka leh hada commentigayga aragto akhri Oo iskga tag hana ifashilin waxenu private hano ahaden ciyalku nafahmi mayane😂😂
@libangarcad2038
@libangarcad2038 10 ай бұрын
@@ApdyrabiApdysalam73 diyaar weeye taliye 🤣🤣
@AbdirabiGardheere
@AbdirabiGardheere 7 ай бұрын
Again 👋
@ahmedgarad2788
@ahmedgarad2788 2 жыл бұрын
Laxankii iyo music gii the legend SAID HARAWO caadi maaha
@mustafeMS
@mustafeMS 2 жыл бұрын
Kabanku waa Cigaal
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 Жыл бұрын
Wlhi heestaan Strees markaan dareemo iska dhageystaaa wey iigu baxdaa. ❤😢
@ahmedfaarah3710
@ahmedfaarah3710 10 ай бұрын
Heestan 12kii habeenimo bay ii baxaysaa, hadaan shaqo ka imi oo gurigayga soo galay Bosaso, 29-Sep 2023, allow waayaha noo hagaaji. Allow u naxariiso Mama Khadra Dahir iyo dhamaan dadkeeni qiimaha badnaa ee inaka horeeyay
@rahmaismail1123
@rahmaismail1123 Жыл бұрын
Alle haw naxaristo khadra daahir cige Waxn dhegysanya yado dhimaty😭 10oct2022
@Hamda6
@Hamda6 5 ай бұрын
😮Fani waaki hore iyo dadkisi allaya cazak kan manta jogana wa wiswis Waxa xusid mudan eryada murtidaleh laxanka iyo waliba labada fanan codka dahabiga alle hawnaxaristo mamo khadra dahir cige iyo axmed cali cigal cimriga ale habarakeye wayo waayo ✊
@abdirahmanyare3408
@abdirahmanyare3408 Жыл бұрын
Waxaa dhageysanaaa habeenimo arabaca ah 1/8/2023 xusuus scula ah I will remember first time after long time.
@hassansaid5010
@hassansaid5010 3 жыл бұрын
fanka xiligan, lama oran karo fan, waa fan ceebays, mid baa yiri waan heesayaa markaas buu yiri "shuubaa ku dhashay"🙆‍♂️ khadro daahir ilaahay cimri iyo caafimad ha siiyo,
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Aad iyo aad sxb
@timocadecade9781
@timocadecade9781 2 жыл бұрын
kkkkkkk
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Hhhhh
@Nolasha20
@Nolasha20 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@nuurdiiriye5907
@nuurdiiriye5907 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto khadra daahir
@shaaiyebaashiabdi4041
@shaaiyebaashiabdi4041 3 жыл бұрын
Ala hesan markan dhageeyso xasuus Ayaan gala aduunyo hadana Fankii wuxu maraya maqayadadan ka dhex qadeeyna mhadsanid qofkii soo galiyay heestan iyo heeso kale oo qaraami ah💙💙❤️❤️👀👀
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Adaa mudan sxb
@ruqitv900
@ruqitv900 2 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto Khadra daahir cige Rabi naxariistiisa hakawaraaabiyo. Heestan run ahaantii markaam dhagaysto waxAy idarensiisaa qof jacayl hayo oo u ildaran ruux kle, ka kalena uusan u ogayn.
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 Жыл бұрын
Waayo waayo khadra daahir cige waa hooyadii jcylka Fanaantii hore dhanka dumarka ayadan ka taageeraa rabbi ha u Naxariisto ❤🥺🤲
@AbdirazakWali
@AbdirazakWali 6 ай бұрын
03/2/2024 Hadaada soo booqaty heesta like dhac kusiii ❤️
@shaakilxaraf5692
@shaakilxaraf5692 9 ай бұрын
28/10/2023 habayn sabti ah 12:00am baan sariirtayda ku duldhegaysanayaa anoo heesaha qaraamiga aad uxiiseeya tan waxay ka mid thy heesaha aan aad udhegaysto waana hees jacayl ka hadlaysaa. Hadaad sidaydoo kle jacaylka wax jira ka aaminsanthy like ta iisaar❤
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 3 ай бұрын
Jacaylow allha ku sahlo
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Iga hoo wallah Ogow wiiq sakaaro iyo weY sokeeye ma hadhaan ❤❤oof maah maah somaaliyeed oo caana weeye
@khadarcabdimaxamuud1997
@khadarcabdimaxamuud1997 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaaa habeen 2022 meherad xabashiyad leedahay ayaan ka cunayay canjeero itoobiyaan heestan baan shitay sidaan ugu celceshanayay ayaan saacad iyo badh waday.
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 Ай бұрын
11/june/2024 hapenimo khamiisa 11:15 iyo buurihii caws guduudley jacaylow Aabahaa was😢😢
@shukriadar5981
@shukriadar5981 3 жыл бұрын
Cabd miicaad Dhiil maaha, waa dhiin waal waana sac magacii
@cabdulqadirxasandiriye1841
@cabdulqadirxasandiriye1841 3 жыл бұрын
Beentaa maahan wllhi
@nimanhaji1648
@nimanhaji1648 2 жыл бұрын
kkkkk xaasidsanaa ninku kulahaa. heeso waa kuwii hore thank uall.
@shabeelnagoodmohamed6326
@shabeelnagoodmohamed6326 2 жыл бұрын
Anna wacaneey maalmaah taada ka sii weyan iga hoo walaalo waa horuu nin kale yiri waxa la waayay geelloow ruuxui waalan baa u duda adiguna walaaciyo walbahaarka daayo war war lii dhulka u joog mar uun waa sax wayo hore lo yiri shimbirka wirif war isku hayaan 😂😂😂✌️
@mohamedqurboh386
@mohamedqurboh386 25 күн бұрын
Allahayow ammuuraha noo sahal dhalin yaradana hadaf kooda u rumee 12/July/2024
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Nin aan weligii raacin xoolo baa maalin xoolo loodiray kadib waxa ka carartay weyl, kadib waakaas wayshii la hadlaya ee leh adna waarahaba ha iscunsiin ana ha i ceebayn waa malintii ugu horaysay ee wax la iidiree
@xaamudibraahin2579
@xaamudibraahin2579 2 жыл бұрын
Waaw ..Geedi shaanboow hore u soco aad iyo aad ayan u jeclahay farsadaada iyo qiimaha suugaanta soomaaliyeed
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 10 ай бұрын
Heestan 2022 baan dhegaysan jirey hada wan yara ilaaway 2023 29 sep From Burco illhay ha u haxaristo khadra dahir
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Ilaahay ha u Naxaristo miLTe abihi iyo hoyadi jacayl duusaya
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
2023/05/13 time ⏲️ 20:52 pm hawenio axad so galyso hddi ad iga dambyso like 👍 👌 Alla ya raxma MAMA KHADRA 🤲🤲
@MacruufRestaurant
@MacruufRestaurant 5 күн бұрын
Waa huru nin hore ninkale Yidhi waxa lawayay geelo Ninkii walan ba u duda Waa habeen khamiisi so galayso 1 8/20/24 waxaan ku dhagaysanya sariirtayda Allow mustaqabalka i rumee
@mubaarigbulshaawi5403
@mubaarigbulshaawi5403 4 ай бұрын
Heestan wayo badan ayan ku murqaami jirtay wlhi ❤
@suxufiabdiwakiilbuux
@suxufiabdiwakiilbuux Жыл бұрын
Waa Horuu nin kale yiri Wax lawaayey geelow Ruuxii waalan baa ududa
@mtofficial2953
@mtofficial2953 Жыл бұрын
Heestaan waa hees cajiib ah inta aan ka arkey heesta ugu maah-maah yaha badan ama hees ay maah-maahyo badan oo soomaaliyeed ku jiraan Aniga oo aan fahansanayn erayada iyo maa-maahyada ku jira heesta ban gabadh aan la sheekaysan jiray waxay ii keensatay telephone Chinese ah oo la oran jiray okem oo uu ku jiro memory 2GB ah sey igu tiri heeso jacayl ah igu shub heestaan oo aan aad u jecla anigu mar kastana aan dhagaysan jiray baa ka mid ahayd heesihii aan ugu shubay waliba waxaan ku iri heestaan aniga jecele adna dhagayso. Wakhtigu waa 2010 Alla maxaa waayo la soo maray. Xasuusaha qaar waa kuwo lala nool yahay mar walba💔
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 10 ай бұрын
Marakay gaadho 20230 love isaar inta dhagaysan doonta mlntaas Alle hayna gaadhsiiyee insha allahu Mahamad shaafi from dhaghbur ogadeia❤
@HodanOmar-h8b
@HodanOmar-h8b 26 күн бұрын
Mirqaan +safar+geeso+heestan=waxkle❤🎉
@jaylaani3355
@jaylaani3355 2 ай бұрын
25 05 2024 caaasha cado ayaaan ku dhygysanayaaaa heeestan oooo kamid ah heeesaha aaaan sida gaaarka ah ujecelay cidiiii iga dambaysaaa like ha saaraaan comontigan fadlan.
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 11 ай бұрын
Heestani waa heesa safarka kusoo baxa iyo madax fara galinta( mirqanka). Waa heesahan ku dhaafi jirnay wadada ilad inteeda xun (xumba ragoog ) garanayaa garanayee area ceelafweyn. Wakhtiguna wuxu ku aadana 2014. Iminkana turkiye bay iiga daaran tahay 9/9/2023. Oday faatax xayir aad buu ugu celceshan jiray waagaa❤
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
HEESAHA HIRGALAY EE AN LAGA XIISO GU,IN KHADRA IO CIGAAL JACAYL DHABA AYAA DHEX MARAY 22/11/2021 stil listening 🎶 👌
@mayowhassanaadamamaasarifl4391
@mayowhassanaadamamaasarifl4391 2 ай бұрын
Caawa waa haween talaado ah taarikhduna ay tahay 28/5/2024) waa hwn aan shidsanahay allaah iga saari karee wll iso duceey gashey xadad so gashid mhdsanid
@mayowhassanaadamamaasarifl4391
@mayowhassanaadamamaasarifl4391 12 күн бұрын
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 4 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayay anoo safar ku jira 2008 laasacaanood to hargaysa habeen xasuus mudan
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 10 ай бұрын
10-10-2023 subaxnimo talado ah ayaan usoo dalxiistagay heestan Alla iyo cizak abwan xasan ganay ilahay waxa uuka dhigay afmaal AHUN khadra dahir sido kale Ahmed ali cigal cimriga alla ha ubarakeeyo 🙏
@abdishakuurmaxamed8560
@abdishakuurmaxamed8560 Ай бұрын
Mays waydisay musican macan niinka tumaya ❤ maxamed mooge libaan faro dahable 😢
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 26 күн бұрын
Maaha sayidka waaa Axmed cali cigaaaal sxb
@abwaancabsiiye278
@abwaancabsiiye278 2 жыл бұрын
RABI qabriga hakuu nuuriyo Eedo Khadra 😥
@sukeymaqalidumar6650
@sukeymaqalidumar6650 Ай бұрын
2/7/2024 wakhti duhur❤
@saciidoxassancilmi9300
@saciidoxassancilmi9300 Жыл бұрын
Aduun waa lbo wajiile anoo badiye Ayaan dhagaysan jiray waliba, qiyastii 2006 waxan ka dhagaysan jiray raadiye lkn waxkasta way isbdalen manta waxaan joogaa magaalo iydoo waxwalba is badaleen hiisihii murtida lahaa meesha kabaxeen
@hassanabdi9352
@hassanabdi9352 2 жыл бұрын
1998 baaan dhagaysan jiray
@noorhalane1614
@noorhalane1614 2 жыл бұрын
“Dhiil” maahee, waa dhiin waal
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Laba Wareeray Isaaq Iyo Mahbarka Majeerteen Loo Jooginjoomaaayeee
@slimanimohan8712
@slimanimohan8712 2 жыл бұрын
Xagee baas usocotaa adaaba dabada nahaystee
@syedeumar5869
@syedeumar5869 Жыл бұрын
Anna waaqle ha idhigin 😭 Wada dhalashadeenuna weyd yaanay noqonine axaxaaaaa 😭😭 Mar uun waran 🗡 maruun waranka 🗡 caashaqa iga goo wadnaha sudhan😭😭😭😭😭
@Guhaad-Ali29
@Guhaad-Ali29 25 күн бұрын
12/July/2024. Habeen jimce baxaayo sabtina soo galayso.
@adenibrahim8164
@adenibrahim8164 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa Habeenimo anigoo Jardiinka guriga iska fadhiya tala na meel aan kabilaaba la,a goobtu waa Dhobley 26/1/2023
@dahirdoogan3546
@dahirdoogan3546 2 ай бұрын
Alla Yaa ragii hore gaarsii ya waxa maanta lagu heesayo.
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv 11 ай бұрын
19. 8.2023. ilaahow ha igu ridin jacayl dadba raba inay qalbiga iga xadan tabarna uma haye iga duceya intii iga dabeesa
@alfanansayid2925
@alfanansayid2925 3 жыл бұрын
Markaa heesihii hore dhagaysanayo xasuus io jcayl waalli ah baan galaa wlh😥😘💔
@haaruunhaaruun6748
@haaruunhaaruun6748 Ай бұрын
Mar un waranka Caashaqa iga goo Wadnaha sudhan
@GuledYusuf-zm6iy
@GuledYusuf-zm6iy 7 ай бұрын
Hees aanan ka daalin dhagaysiheeda .AHU KHADRA DAHIR.LEGEND AXMED CALI CIGAAL .CIMRI IYO CAAFIMAAD
@creativemind8924
@creativemind8924 Жыл бұрын
Thank you so much for preserving our beautiful 😍 songs ❤❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 14 күн бұрын
AUN khadra daahir
@Naaleeyee84Naaleeyee84
@Naaleeyee84Naaleeyee84 Ай бұрын
2024 2 luliyo ayan dhegesana wana hesti igu horesay e an noloshada maqlay 205 ayan cajilad ka dhegestay xusus ad u balaran ayan galay runti😊
@rizak9956
@rizak9956 Жыл бұрын
Allow u naxariso mamo khadro iyo inti kale o dhimatay
@qoorcade
@qoorcade Ай бұрын
Allah Hakuu naxariisto Maamo ❤
@Jiirnugaaleed
@Jiirnugaaleed 22 күн бұрын
Salaamaa Allow unaxariiso khadra dahir 12:13 2024/7/16. Goobta Garoowe Salaamaat
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
Dhiil waal maaha WAA Dhiin-waal waa sax magicii
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 2 жыл бұрын
Heesaha khadro dahir ay qato dhammantoda waa Mucujiso Ayada iyo Ahmed cigaal 10/1/2022
@cabdiraxmaangoray3929
@cabdiraxmaangoray3929 24 күн бұрын
13/6/2024 baan dhegaysanayaa heeskaan subax sabti ah arooryo hore waxaan joogaa libiya trapoli oo aan doon ka raacaayo rabi rajooyinka haynoo rumeeyo idam alle❤
@aliraageosman9071
@aliraageosman9071 2 ай бұрын
29/5/2024 Waa maalin arbaco ah shaqadeyduna aan dhameystay
@user-ch8eh8ei4m
@user-ch8eh8ei4m Ай бұрын
South Africa 🇿🇦 2017❤🎉🎉
@mstafaadan2506
@mstafaadan2506 2 жыл бұрын
Thanks that's amazing great sound Somali lyric song one love
@Inagaadsan
@Inagaadsan Жыл бұрын
Ana ruxwahsanayoo. Oradwaayay
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 Жыл бұрын
Fadlan qisada heestaan yaa inoo faaiideyn karo abwaan Hassan ganey erayadaan bilaash uma curine 😢
@munahassan6084
@munahassan6084 Жыл бұрын
Caajib!! Waan sugayna qisadan
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 Жыл бұрын
@@munahassan6084 ma ila midbaad tahay🥺
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 Жыл бұрын
Kol aad isleedahay fankii hore faro kuguma laabna yaad Cutub hor leh arki, cajab! oo cajaaib!!! Allah yarxamak mamo khadro.
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 5 ай бұрын
Dhiil waal maaha waa dhiin waal
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Waxaan dhagaysanaya habiin qamiisa tarikhdu ku asteesantahay 5 5/7/2024 Heestan waxaa ku xasuusta walalkey marna iigu jiray kalintii aabe nasiib xumo dowladii larabay ineey ilaaliso ayuu gacanteeda ku baxay allha unaxristo asi iyo mama qadro dahir cige 😢
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 3 ай бұрын
heestan waxaa iska leh abwaanka wayn (Xasan X c/laahi )xasan ganey rawayadii jin iyo jacayl 1975
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto maamo Khadra Dahir igeh
@abdulrahmanhariri3028
@abdulrahmanhariri3028 Ай бұрын
Nin baa weyl is yiri ka celi hooyadeed oo ay doonaysey inay nuugto markaasuu ku yiri "weyley banaanka ha u ordin yuu waraabe ku cunin anigana nin ordi kari waayey ha iga dhigin saca dhiin waalna yuu gudhin"
@raqiya2623
@raqiya2623 2 жыл бұрын
Allah naxaristi jano haka warabiyo aamin aamin aamin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
HEESTA IMISAAN WALWAAL IYO CEEL WARDHEER ORIGINAL LYRICS KHADRA DAAHIR
8:27
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 281 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
KHADRA DAAHIR IYO CIGAAL SHILBA WUXUU KA DHACAYAA KABAN QAACI AH
8:09
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 388 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 517 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 298 М.
KHADRA DAAHIR CIGE AWRKII CIRKAAN WITH LYRICS KABAN
9:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 100 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEES JACAYL AH KABAN AAD U MACAAN LABADII ISDOORTEE
10:12
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 231 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН