Khadra Daahir Cige - Dadka Uruurayoo Ubax baan Sidaa, Usha Maad Uqaban, Isha sacabka mari Hees Kaban

  Рет қаралды 398,741

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Khadra Daahir Cige - Dadka Uruurayoo
Ubax baan Sidaa,
Usha Maad Uqaban,
Isha sacabka mari
Hees Kaban
Ereyadii Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Siyaad yamyam

Пікірлер: 106
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
#LyricsSong dadkoo ururayoo Isu Tagay dhammaan Ma Ogaan Karaan Mooyee Isagaa Ayaa Way haa Uga warama Aramidu Inay EeL dheer taqaan Hadba waxaan Arkaa Anoo Ay Cidlo ah Eridhaban Sidii Kuu OLolayee Ubax baan sidaa Kuula Soo Ordee Maad Iga Aqbali Eedaad Kalgacal Adaa Igu Ugbaye Dhibta Maw Ur bixin Naftan Naftan Naftan Ku Ogolee Ku Abaajidee Ku Abaydinkaa Ee Kugu Indha La'a Haa Kugu Indha La'a Usha Maad Maad U Qaban? Usha Maad U Qaban Usha. Ifa Faala iyo Sahan Aragti dheer Sida Awliyaan Ku Odorosayaa Ayaa way Uga Haa ILo Biyo Leh Ku Ag meerayoon Oonku Iga Ba'ayn Garta Odoyadaa Lay soo diraa Xasuus Iyo Aqoon Afti Kaa Baxshee Yey Ku dhicin ILmadu Dhir Abaarsatee Isha Sacabka Mari Eedaad Kalgacal Adaa Igu Gudbaye Dhibta Maw Urbixin Naftan Naftan Naftan Ku Ogollee Ku Abaajidee Ku Abaydinka ah Ee Ee Hee Hee HAA HAA Kugu Indho La'a Usha Usha Maad U qaban Usha Maad U Qaban Usha Usha Maad Uqaban Usha usha. --------------------- Hees xusid mudan ❤ Taariikhda 1976 Yamyam Erayada Yamyam AHUN Laxanka A Gacayte AHUN Luuqda Kh Daahir AHUN.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Team 2024 dawanaya u duceeya hooyo qadro dahir cige allha unaxristo 😢
@1972543
@1972543 6 ай бұрын
By the stretch of any measure and comparison..this is arguably the best song ever sung by a Somali artist in the last century…may Allah forgive her shortcomings and grant mama khadra jannat firdous
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 2 жыл бұрын
2008 baa jacayl taariikhdiisa wata hargaysa iga sooraacay xiligaas bay ilawadaagtay #Cawo cinriga allah hakuu dheereeyo adiyo qoyskaaga nasiib kuumayeelan inaan calaf kuguhelo ilaa hada maalinkasta 3jeer ban xasuusteeda darteed udhagaystaa guulayso caashaq adagna waad igaga tagtay Waxaan qiiro kaqaadaa markay heestu marayso hadba waxaaan arkaaa aaa anoo ay cidla eridhaban sidii kuuu ulooo layeeee
@halacdhagoole1717
@halacdhagoole1717 Жыл бұрын
ssssssssssssssssssssesssssssssssssss
@LibaanxassanBishaar
@LibaanxassanBishaar Жыл бұрын
😥😥😥mowliiid ka xumahay sxb
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 Жыл бұрын
Mowliid libaax baadthy jcylka dhabtaa ayaa ah inaadan dhib u quurishidhin jcylkaagii xataa hadduu ku khiyaamay ,waa gobanimo sidaad ducada ugu sagootisay ,wxn xasuustay heeska kale ee abwan yamyam sameyey Ee uu qaado Hanuuniye ee odhanaysay ,hadduu diiday calafkeen aqal ,laba daryaaloo aan xariir ku daahiyo Inan dadab wadaagno waqtigu uu nakal diro ,Allaa deeqa bixiyee Anna kuuma dudayee naxariis da,a wayn iyo ducaan kugu sagooyiyayaaa ,(hestii daalo ee Hanuuniye )
@cabdilaahimaxamed-ny8sz
@cabdilaahimaxamed-ny8sz 10 ай бұрын
Hgjjkj
@guledomer2114
@guledomer2114 Жыл бұрын
06/7/2023 date 10;49 hapeenimo alllah yarxam khadra daahir waxay ahayd fanaanad qaali haddii aad iga danbayso like ii saar
@maxamedmaxamuud4024
@maxamedmaxamuud4024 2 жыл бұрын
yaa salaam heestan waxaa lahaa abwaan yamyam waxaa qaada khadra daahir cige alle ha u naxariisto aaamiiin
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 10 ай бұрын
Waa hees aad umacaan .oon mararbadan kusoo celceshado dhagaysigeeda xasuusbadana igu le allaha unaxariisto khadra dhool Waxa sameeyaya cqaadir xirsi yamyam oo aan dugsiga hoose ku dhigtay murtidiisa shilis Axad actober 8 2023 4.5 am
@sherifdahir1667
@sherifdahir1667 9 ай бұрын
heestan waa hees xasuus igu weyn iguleh mana ilaabi karo wlhi jcel haduu qiimo leeyhy waa isoomary buug aan qoray 2012 kii oo jecel ah udhibay qoftaan jeclaa ilaahada way heystaa bugaas mana is calfan buuga kama dhumo way xafiday wali laba guur ayaa uga burburtay gurkaa dartiis oo laleyhy wali ninkan bugan qoraa jeceshahy malin dhaweyd isodirtay bugii aydoo heyso hestana dulsaran thy iguna leh maxasusataa hestan iyo bugaan 😢😢😢😢😢😢 iloahow kunabad yeelha halkey jogto dadka ururayoo iskutagay dhamaan ma ogaan karaan mooyee isga waah waah
@MaxamedQassali
@MaxamedQassali 2 ай бұрын
Heesaha fanaaninta somalidu qaadaan waxay iigu jirtaa kuwa aan ugu jecelahey waa erayadii cabdi qaadir yam yam iyo luuqdii khadra dahir laxankii axmed gaceyte waxaana kamanka u tumaya xudeydi ilaahey ha naxariisto dhamaantood wey dhinteen waxay ahaayeen foolaadkii fanka soomaalida
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 9 ай бұрын
mirihii abwaan Abdiqaadir Xirsi Yamyam codka dahabiga ah Khadra Daahir Cige naxariisti Allaha wada siiyo
@user-yy9mh5qd2v
@user-yy9mh5qd2v 8 ай бұрын
Wwww yaasalaam 21/11/2023/1:36Am Khadra daahir cige Alow kuu naxariiso waxaan rajeenayaa inaan daawado wakhti ka quruc badan wakhtigaan lajoogo i.a hadii ilaahay idmo ❤
@abdullahielmi6095
@abdullahielmi6095 5 ай бұрын
Codka iyo erayadu wa qalbitabad cabdiqadir xirsi yamyam iyo khadra dahir allaha unaxariisto
@user-wn2pz7hw6r
@user-wn2pz7hw6r Жыл бұрын
Yaaa salaam haben sabti ah jimce sii baxayo tarikhdu tahay 22/7/2023 sacadu tahay 2:01pm maslaaha magalada hargaisa Allah haw naxaristo khadra dahir Erayada waxa sameyay c/qadir xirsi yamyam Waxanu ka sameyay Laba qofo is jeceli waxay isku Odhan lahayeen ayago Kala maqan Yaa Ila biyo leh ku agmerayee anku uga ba ayn
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
alow unaxariiso yam yam adoon mucjisa ahoo fanka somalida soo maray buu ahaa iyo waliba cod dahab le axmad gacayte oo laxankan cajiibkaa sameeyay iyo hooyo khadro aun dhamaantood
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Жыл бұрын
marka aan heesaha khadra dhagayso ayuunbuu igu dhacaa jacayl aan hore ii haynin markaasaan xasuus dheer galayaa oo aan qofkii ka daba tagayaa ma aqaan sababta
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Erayadii Cabdiqaadir Xirsi YAMYAM AUN Luuqda Hooyadii Jacaylka Khadra Daahir Cigge Kabankana Waa AUN Xudeydi.
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
Laxankuna Waa Allha unaxariistee Axmad Gacayte Waxa Aad Laisugu Khilafaa Cida Kabankan Raacisay
@warsanmedia3100
@warsanmedia3100 Жыл бұрын
Sxb miraha heesta Yamyam malaha kulaaabo
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
@@warsanmedia3100 Taas Muran Hagalin Kabanka Iga Lahadal Lkn erayada Yamyam weyo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@abdulsadaam7006 Kabankuna Waa Boqorkii Aun Xudaydi 💯
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 8 ай бұрын
​@@warsanmedia3100erayada waligeed ba muran lama galin ahun yamyan waa qoran tahayy tarikhdu mise qabyaalada baa kaa hadkinaysa
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Calayk Calayk yaa khadra daahir cige AHUN waxay ahayd hoobalad laga daba dhacaye 12/12/2022
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
aloow unaxriiso khadra daahir cige axmad gacayte yuusuf iyo waliba cabqari c qaadir xirsi yam yam iyo dhamaantood muslimiintii geeriyootay waxay ahaayeen dad talent ahe
@saidhilaac835
@saidhilaac835 7 ай бұрын
Sacadu waaa 3:20 galkacayo sanadka cusub cawaa 2024 galkacayo himilo baa ku dhagaysanayaa
@ckhadaraxmadkhaliif596
@ckhadaraxmadkhaliif596 4 ай бұрын
Hh bur miya ku iibinaysaa
@user-jd2ms1ph8k
@user-jd2ms1ph8k 6 ай бұрын
Wlhi wn ilmeeya mrkaan maqlo heestan 2023ilmo cashaq bnku dhmaystay calafna uma yelan gabadhaas
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 3 ай бұрын
Erayadii Abwaan cabdiqaadir xirsi yam-yam 😢
@MadarJama-yd5pn
@MadarJama-yd5pn 2 жыл бұрын
Jiim shiikh mumin Allow u naxariiso kabanka siduu ugu raaxaystay baan ka helay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Xudeydi Aun weeye saaxib.
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 Жыл бұрын
​@@Ehel_Caashaq1 sxb ma hubtaa jiim ayuu egyhy ,igama aha Inan leeyhy xudaydi ma Tumi karo oo waa aabbihii cuudka blse kan wxn umalayn inuu jiim sheekh muumin yayay hadaadan khladanayn
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 8 ай бұрын
Yaasalaam heesahan inoo aan waxba jecleyn bay igu beertey jcyl waalan
@sadam-to6vu
@sadam-to6vu 11 ай бұрын
U bax ban sida kula so ordi miyad iga aqbali 🇿🇦🇸🇴 6:40 13/08/2023
@usamearwax2999
@usamearwax2999 6 ай бұрын
Yaaya Erayaduu waa cabaduqadir xirsi Y.yam laxanku waa Axmed gaceyte Dadka fanka jecel inaa wax ufaideyno waa shaqdena aniy inbad ee nolada sxpayal
@amranismail118
@amranismail118 Жыл бұрын
Hoyade fanka alh haunaxaresto 😭manta way iga ilmyse 😭
@AbdirizackBahdon-nm9ns
@AbdirizackBahdon-nm9ns 9 ай бұрын
Mrka dhageesto heesaha khadro dahir ayuuu jclka igu dhacaaaa Heestan cadi ma,ahan xasuus ayee igu ledhay aniga
@nuurabiib9227
@nuurabiib9227 2 жыл бұрын
Mamo khadra daahir alle cimriga hakuu barakeeeyo
@najibwerar6117
@najibwerar6117 3 жыл бұрын
Axyaaa mucaashiqad Naftan ku ogal markay leedahay ba ugu dareen kulul
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 Жыл бұрын
Ax ax naxariis aya dareemeysa markeey nafta nafta leedahy cajiib
@axmedjama4344
@axmedjama4344 Жыл бұрын
Qisada hesta Abwanko iska jifa ayaa ka fikiry laba qofo iska jeceli waxay isku odhan lahayen Dadkoo ururayo isku tagay dhaman ma ogan karaan moye isaga? Isagu waa ayo wakay naftu jeceshy
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 12 күн бұрын
Heeska: Ubaxbaan sidaa Codka: Khadra Daahir AUN Erayada:Yamyam AUN Laxanka: Gacayte AUN Kamanka: Xudaydi AUN
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Waa hees aan caadi ahayn oo qof damiir jacayl ku jiraa uu ku raaxaysanayo
@AbdulAziz-nu1zf
@AbdulAziz-nu1zf 2 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto shalay oo taariikhdu ahayd July 03 /2022 ayaa lagu aasay Hargeysa habaynimadii ka horeysey ayay geeriyootay...iyadoo fankaka haxday oobka toobad keentay..sheegtayna inaanay diinta waxba ka aqoon markii hore..hadase ay wax badan fahantay.Ilaahayna ay dambi dhaaf waydiisatay Allaah ha u naxariisto..waa heestii iigu horreysey aan maqlo een xusuusto..gabadh aan isku class ahaynvanagoo dugsiga hoose dhigana ayaan ka maqlay oo ku heesi jirtay ..foosia ..golden time ..Imminkana waa xilli aan xusuus kusoo dhawaynayo...Allaah ha u naxariisto Khadra Daahir.
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 Жыл бұрын
The
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 Жыл бұрын
5
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 Жыл бұрын
The only thing that's
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Y5-hqbSWs6nYZWw.html
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 Жыл бұрын
Victoria
@yahyehassan8067
@yahyehassan8067 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto.
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 2 жыл бұрын
Khadra dahir cige ,wa cod macaan
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 2 жыл бұрын
AUN WAA ERAYADII CABDIQAADIR XIRSI YAM YAM
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Ereyada Yamyam laxanka Gacayte
@siciidibraahim5077
@siciidibraahim5077 Жыл бұрын
Siciid ibraahin
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii Ай бұрын
Waraboka yaakhluqu. Ma sha
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
Hees iyo badh
@mahir6410
@mahir6410 2 жыл бұрын
Kabanka waa xudeydi AHU
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi 2 ай бұрын
2024 still
@CabasxasanCadow-su2pu
@CabasxasanCadow-su2pu Жыл бұрын
Heestaan Xasuus gooni Ah Sxb Xasan kaafi cali dhimbil
@happyman1868
@happyman1868 2 жыл бұрын
Tuesday 26th July 2022. 12:04. Iyo jawi dagan murqaan....(usha maad uqaban)
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 10 күн бұрын
Arimadu Inay Ehel Taqaan ❤Cajiib ! Cajabeey ! Cajay ! Yaaah @KHADRA DAAHIR CIGE 🎉
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 11 ай бұрын
Alle haku naxariisto
@maxamed5984
@maxamed5984 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@fuaadmustafe2098
@fuaadmustafe2098 3 жыл бұрын
Best song khadra daahir
@Wakhtiga
@Wakhtiga Жыл бұрын
Aakhiro hala xasuusnaado
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
🌹🏵🌼🥀🥀🥀🥀🥀🥀ubax..ayaan..jugular.soooo.ordeee🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Heestan oo kabana imbadan ban radiyay ✌👍😎
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Dageysi wa'an!!
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 2 жыл бұрын
Wisadeeda saad u ogaato kuqor wisada heesta dadka ururayoow wax wayn baad ka ogaanee
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 2 ай бұрын
Habo ilahyhaunaxariiso
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa cabdiqaadir xirsi yamyam maahan bide
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
. 🦅aragti.dheer🦅🦅???🦅🦅🦅.market???world..best
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
wayahay ee gormaad dhergaysa
@Hirsi5
@Hirsi5 3 жыл бұрын
Waw waw
@user-xn8xe5tv9x
@user-xn8xe5tv9x 8 ай бұрын
saturday 09/12/2023/ woow
@farhiyaabdi5089
@farhiyaabdi5089 2 жыл бұрын
Maansh allh
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Жыл бұрын
garta Odayadaa laysoo dhigaa 😢
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 3 ай бұрын
La ajooday weye eraygu
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 2 жыл бұрын
Waxay ahayd qiso dhab ah
@QoslayeAli-mp7gf
@QoslayeAli-mp7gf 8 ай бұрын
Wee
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yes yes yes yes noolaaw masuul
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Amiin walalow. Uso duceya ikhajji.
@QoslayeAli-mp7gf
@QoslayeAli-mp7gf 8 ай бұрын
😢❤
@ahmedmohamedabdelfattah2952
@ahmedmohamedabdelfattah2952 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Why not
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Cimrigaa haraago khadra Isla codkii : khadra Erayadii:Axmed saleebaan ( bide)
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 Жыл бұрын
Kadaa zxp waa ereyadii yamyam
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
ereyadu waa abwaan cabdiqadir xirsi siyad yamyam gacayte khadra yamyam AHUN aamiin dhmntod
@Hayiman100
@Hayiman100 12 күн бұрын
Erayada:-YamYam Laxanka:-Axmad gaceyte Codka:-Khadra Dahir cige Allaha u Naxariisto dhammaantooda.
@abdiidriss7206
@abdiidriss7206 2 жыл бұрын
Is0m d4 hidl hofb
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
....vvv. V..
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Odours??====?disinclined.. ?🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🌩⛈️goob🎯boos🌦🌦kadin🌦ib.🌦🌦il🌦biyo.leh????
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН
*Khadra Daahir Cige Ahun I  Isha Sacabka Mari | With Lyrics Click CC
9:47
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 215 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 778 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 169 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 2,3 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 34 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 2,3 МЛН
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,1 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 17 МЛН