kiiska eedeysane Cali Xuseen oo xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud kusoo eedeeyey maalgelin argagixiso

  Рет қаралды 56,429

Somali National Television

Somali National Television

17 күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 32
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 16 күн бұрын
odaygu wallahi dhiiqo ayuu ku jiraa waalagu shaqeystay da, ahaan waa nin weyn waxan isleyahay Hungari ayaa meel xun ka galay subxanallah
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 15 күн бұрын
Illaahoow qaatumada qaatuma suuban Nooga dhig WAAA waaayeel MAXAA ku kalifay taageero qawaariij
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 15 күн бұрын
SNTV COMING SOON 700K
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 15 күн бұрын
Soo lagama yaabo in odega sawirkiisa la isticmaalay ee uu isaga warba u heynin waxa lagu fuliyay sawirkiisa mise finger print ayaa kaga hayaa duqa
@samiiradirie2559
@samiiradirie2559 15 күн бұрын
Maya wll because marka aad account furanayso qofka aqoonsiga leh ayaa larabaa hadii aad passport ama aqoonsi kale aad keensato waa in sawirka aqoonsiga kudhagan iyo qofku islahaadan kadibna sawir ayaa lagaa qaadayaa
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 15 күн бұрын
@@samiiradirie2559 intaasba waan ogahay abaayo ee soo lagama yaabo hormuud inay wax walba fududeeysay ee uu jiro qof shaqalaha hormuud ka tirsan ee howsha fududeeyay wixii loola yimidna lagu sameeye accounka
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 15 күн бұрын
​@samiiradirie2559 in shirkada Hormuud fududeysay soo lagama yaabo ee uu warba u heynin odega waxa dhacay
@mohammedabdullosman8583
@mohammedabdullosman8583 14 күн бұрын
Shirkada waa fududeyn kartaa sababtoo ah arsenal account lacagta ku jirto weey ogyihiin waxaa jiro dad ay soo waceey ayagoo u sheegaayo lacagta ugu jirto kadibna baad weeydiinaayo sidee ku ogaadeen xogta ama sirta macaamiisha waxaan aaminsanahay in dhanka hormuud qaladaadcka jiro
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 12 күн бұрын
Subxaan Allah cimrigaas ayuu dhiiga ummada cunay
@AbshiroAli-xm3ke
@AbshiroAli-xm3ke 11 күн бұрын
subxaanallaah
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 15 күн бұрын
Laahoor wllkiis
@gulleiddahirshekhe3527
@gulleiddahirshekhe3527 15 күн бұрын
Dadka wanocas ayaga dan
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 14 күн бұрын
Xabsiga haku BAQTIYO XAARAANKA
@mahad9555
@mahad9555 15 күн бұрын
HORMUUD CAADI MA'AHAN! $300 Ka badan mobiljeyga kama baxdo dadna $30,000 ayaa loo oggol yahay!
@Football-fans327
@Football-fans327 15 күн бұрын
Hhhh waala gaaray adiga waad dambeesaa
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 15 күн бұрын
"Mobiljeyga" Ciyaal aaba tahee yaa ku siiyay $300? Maxkamada ayaa looga wacaa
@user-lx9fk3vk9c
@user-lx9fk3vk9c 11 күн бұрын
Anoo 14 sano jiro ayaaba ka aqli badan odaygaan 70 jirka ah 😂😂😂 Mucjiso
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 16 күн бұрын
Acuudi billah bal da'da uu jiro iyo waxa uu ku foogan yahay eeg.
@mahadhussein283
@mahadhussein283 16 күн бұрын
Ddka wadanka jogaa baahida inee ka badatay ee da,da ilooween 90 jir waxa argee ilmaha ka daran
@mohsen6878
@mohsen6878 15 күн бұрын
Jaahilad bilaa damiir iyo diin ah ayaa tahay, Nin da' ah oo maxkamad lasoo taagay, eedeymihi laguso edeyana aan cadeyn loo helin, maxkamadina aysan xukun ku ridin ayaad ku been abuuranatsaa Sheytan qof uu saranyahy maxuu sheitan ka magan galaa Ogow afkada qurmoon inta adan kala furin" QOFKU WAA KA BARII' WXI LAGU EDEYO ILAA CADDEYN LAGU HELO" waa qaacida islaam iyo gaal isku raacsanyihin lkn mangaabta adigoo kala ah aysan aqoonin!
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 15 күн бұрын
Beeraha may tabcadaan baahi maxaa ladhahaa
@ahmeddaacad1282
@ahmeddaacad1282 15 күн бұрын
Unpossibile hhhhhhhhh
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 15 күн бұрын
Maheysid.sifo.lagu.horkeeno.maxkamad.waayo.shaqadaada.markaad.soo.dhameysato.cadeymo.cad.cad.aYard.maxkamad.lasoo.shirtagikkartaa
@FatherGg-kk5rw
@FatherGg-kk5rw 15 күн бұрын
Walakashaki yabana aya idaran😮
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 15 күн бұрын
Waalafuyryeyugggdy yaab girreuufy
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 14 күн бұрын
Cajuuso dhigaa yacaabakaan
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 14 күн бұрын
Cajuuso halaaa togtoo dhigaa yacaabakaan shacabka Somalia xasuuqaaye waa alshababa
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
hawiye 90jir iyo 15waa isku mid waana wada shabaab lama aanini karo dadkaan hadaaynay ahaayn maxaa guryohooda ayeey wada jiifaan kuwa qarxinaya iyagaana qarinaya
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 15 күн бұрын
Ina Laahoor😮
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 15 күн бұрын
Qabyaalad aya kugu dhax baqtisay
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 15 күн бұрын
Hawiye kuso orod balyo dhan kor igu imdaa wales og yaahy saxb
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 15 күн бұрын
Adeer.wax.cadeen.maheysid.baaritaankaas.waa.qabyo
Garmaqalka Dil ka Dhashay Muran kala Horeyn Timo-jare.
13:07
Somali National Television
Рет қаралды 179 М.
ХОТЯ БЫ КИНОДА 2 - официальный фильм
1:35:34
ХОТЯ БЫ В КИНО
Рет қаралды 2,4 МЛН
О, сосисочки! (Или корейская уличная еда?)
00:32
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
Hooyo waan ka shakiyay, Orod biyo u keen waa Muslime.
6:19
Somali National Television
Рет қаралды 14 М.
Rechtbank: Oud-president Trump schuldig aan liegen over geld
2:07
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 66 М.
FILO PART 92
29:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 69 М.
Dit regelt het Europees Parlement voor je
3:41
RTL Nieuws
Рет қаралды 4,7 М.
WARKA HABEEN EE SNTV 31.05.2024
33:05
Somali National Television
Рет қаралды 4 М.