Kinsi X Adan Ahun & Muuse Ismaciil Qalinle Ahun | Heesta Horawayn

  Рет қаралды 193,679

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 27
@user-rd8cu3fy1u
@user-rd8cu3fy1u 3 ай бұрын
Cod libaaxle , Allah ha’unaxariisto.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@jarteh3837
@jarteh3837 Жыл бұрын
Heestani waxay ka sheekaynaysaa dhaqanka miyiga ka ugu qurx badan ee somalida
@blackpanther01234
@blackpanther01234 Жыл бұрын
9 jeer aya la fulaya musiga waa laysla dhafay xaadki soomaalidu ka qaracaysey suxbnaka cadiim
@KaderShow
@KaderShow 7 ай бұрын
Walaahi waa 15 jeer wll bal u fiirso mar labaad
@abdinasirabdi3120
@abdinasirabdi3120 3 жыл бұрын
XUSUUUUUS IGA DHEH
@irdtinregistrationoffice3313
@irdtinregistrationoffice3313 Жыл бұрын
Kinsi iyo qalinle yaa salaam Ale hawnaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@axmadsayid7807
@axmadsayid7807 2 жыл бұрын
Wu wayo wayo
@MustafeDaahiR-ss8fo
@MustafeDaahiR-ss8fo 10 күн бұрын
Salabaantubeec 1:30 1:30 1:30
@MustafeDaahiR-ss8fo
@MustafeDaahiR-ss8fo 10 күн бұрын
Zz
@ahmedyaasin4052
@ahmedyaasin4052 2 жыл бұрын
Maya Marka hore maaaha ee waa hees safeex ah oo cidkasta micnaysan karTo
@irdtinregistrationoffice3313
@irdtinregistrationoffice3313 Жыл бұрын
Yaa salaam Kinsi iyo qalinle
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan axmed saleeban bide
@vachelliatortilis8468
@vachelliatortilis8468 5 ай бұрын
Inkasta oo degeysiga hore uu qof dhuuxa maansada Axmed Saleebaan ku kihi karo heestan, balse waxaa iska leh nin aan ka dhicin oo ka mid ah dulmaneyaasha suugaanta; alle ha u naxariistee Maxamuud Maxamed Qaaqaay.
@sayidka6911
@sayidka6911 5 ай бұрын
​@@vachelliatortilis8468 qaaqaa miyuu geeryooday?
@sayidka6911
@sayidka6911 5 ай бұрын
Riwaayaddii garjaceyl, abwaan qaaqaa.
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 3 жыл бұрын
Heestan. Cajabka ah 30sano. Ayaan dhageeysanayey ,,mana fahmo Fadlan iyadoo Qoraal ah ii soo Qor plzz
@jarteh3837
@jarteh3837 Жыл бұрын
Horwayn dhalaylaragyoo haleelada lamaayoo hasha gudhan la tebi waa hadhuubkeediina madhanaa amaba haatan ii sheeg laba aan is hurikarin halisteedi ma anaa
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Habeen caasha dhalayoo, hadhka galay hulaabto, hurdo seeg la ii keen, hilinkii ii furan, nin uu helayna hayn waa, amba hay biyo, amba haatan ii sheeg laba aan is huri karin, hal siday u malaan. Nin hurda la dhaafyoo, nin habasaamay daayoo, jaceyl laysku haaraan, nin uu helayna hayn waa, hadafkiina kaa maqan, amba hooyoo nabadeey, amba sida hal iyo nirigtii, ooda nuuji caashaqa
@maaadamm298
@maaadamm298 8 ай бұрын
Hasha gudhan ee maha gudban.
@kayseismail6935
@kayseismail6935 Жыл бұрын
1980 ruwaayadii garjacayl hala qaado xusuus iyo kooxdii onmod
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 2 жыл бұрын
Heesahani waa qaar aaney fahmi kareyn dadka somaaliyeed ee.koonfurtu, waayo marka hore ayaa loogu tala galey
@xaaxaale100
@xaaxaale100 Жыл бұрын
Walaal iska eeg Heestaba nin Reer Koonfur ah ayaa Sameeyay Abwaan Maxamuud Maxamed Qaaqaay Riwaayadii Gar Jaceyl Hala Qaado !!
@maaadamm298
@maaadamm298 8 ай бұрын
Macnuhu maha reerkoonfur ee waxeynan u mahmin l, waxey heesaha dhaqan iyo mini mafahmaan dadka reermagaalka.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 129 М.
Muse Ismaciil Qalinle Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "ARAMIIDA"
9:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 480 М.
Reenka Talada || Muuse I. Qalinle & Kinsi X. Aadan || HD +Lyrics
8:47
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 385 М.
KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)
5:38
CALANKAmedia
Рет қаралды 228 М.
MUUSE ISMAACIIL QALINLE HEESTII QALAM JALAM
6:13
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 178 М.
KINSI XAAJI AADAN ( Allahayoow dhib badana )
4:55
H E E G A N - C H A N E l
Рет қаралды 5 М.
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,3 МЛН
НАЛЕТЕЛ НА БРАТА САНИ🧨
0:36
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 474 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН