Kismaayo | Hoyga xadaaradda Somaliyeed | Waaberi Show | Xalqadda 12aad

  Рет қаралды 30,665

Waaberi Media

Waaberi Media

Жыл бұрын

Kismaayo | Hoyga xadaaradda Somaliyeed | Waaberi Show | Xalqadda 12aad

Пікірлер: 146
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
Magaaladaa wlhi waan jecelahay Mar hore iman lahaa hadaan cid la garanayo waan idin salaamayaa reer kismaayo from Hargeisa
@saafially2547
@saafially2547 Жыл бұрын
Ku so dhawaw mininka mininka waye ha is martiyeen
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Aniguba wan jecla inan mar untago lkn way iga dheratay sababto ah dhinaca waqoyi e dalka ayan kunlay ama hargaysa🇸🇴🇸🇴 mar un wantagi iyo dhaman meljasato dhulka somaliyed
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
@@anwaar.adaan.maxamud yaad usheegaysaa tagdee hadaadtagaysid halka somaliland baa ladhahaa niicda nagala hoos bax
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
@@abdulqanicismaanibrahim2279 landta aniga madaxaba iga xanuna ado dhaha dhulka somaliyed aya kaficnayd
@zizeycazimi-qg1iq
@zizeycazimi-qg1iq Жыл бұрын
Sido kale hargeysa casimada africa hadan cid qarwo ijoto wan iman laha from kismayo
@cabdulkaka8355
@cabdulkaka8355 Жыл бұрын
kismayo meshi aan ku dhashy 💜
@LionSlapper
@LionSlapper Жыл бұрын
Beautiful City Mashallah long live my people ❤️🌍
@user-dt2iy7px2j
@user-dt2iy7px2j 4 ай бұрын
عشت في كيسمايو بلد جميل جدا وناسها طيبيبن
@updi896
@updi896 Жыл бұрын
Waxa ban ban sugayay meshan ku dhashay❤❤
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
Masuuliyiina dagan Kismaayo halkaan waxaan umarinaayaa ineey ilaaliyaan amaanka kismaayo kismaayo oo hor martayna waa soomaaliya oohormartay❤❤ soomaali ween hanoolato
@munawara943
@munawara943 3 ай бұрын
Xaafadaha iskufilan iyo siinaay baad ka tagtay...maa shaa Allaah
@akaustin5510
@akaustin5510 3 ай бұрын
Iskufilan faanoole ayay ka tirsan tahay halka siinay farjano ka mid tahay
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah ustaad cadiraxman cumar Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 👑😍❤🙏
@Ms-vn5gv
@Ms-vn5gv Жыл бұрын
Garissa next kaso dhig
@user-qi5lk7db8k
@user-qi5lk7db8k 5 ай бұрын
Kismaayo,cadeey,❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiaziizali7564
@abdiaziizali7564 Жыл бұрын
Bartii aan ku dhashay magaladeyda kismayo Jano tnks waabari media 🙏🙏🙏🙏🙏
@al-shaafici
@al-shaafici Жыл бұрын
Magaaladaydii ❤ Mahadsanid Ustaad.
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Жыл бұрын
Kismayo yes
@Daud612
@Daud612 Жыл бұрын
ما شاء الله❤
@Almaas1970
@Almaas1970 7 ай бұрын
Qof kismaayo jooga halkaan ma jooga please 😢
@YasirCamar
@YasirCamar 4 ай бұрын
Haa
@sundussanaag6229
@sundussanaag6229 Жыл бұрын
magaldeydii meshan wax kubarty kuna korey kismayo kafso unkarooney allhyow nooda magaldeena❤❤❤
@Abshirjama5
@Abshirjama5 Жыл бұрын
Kismayo my city 🎉
@Olad44
@Olad44 7 ай бұрын
Guriga harti ❤❤
@azmardayib7820
@azmardayib7820 Жыл бұрын
Wa ka haysta Ugaas Kismayo My Homeland Kismayo Kafiso
@ahmedhadiith7767
@ahmedhadiith7767 Жыл бұрын
My home🇬🇲
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
M.a waa barnamij fiican oo cilmi badan ku jiro keep going sxb
@AliKhadaab1
@AliKhadaab1 Жыл бұрын
KISMAYO 🤍
@cumardinix9463
@cumardinix9463 Жыл бұрын
Ustaad xageed kadhacday kumaheno in mudo ah ❤
@abdullahhassan7323
@abdullahhassan7323 Жыл бұрын
اللهم نجنا من خزيد نيا وعذا ب اليوم الا خر ،وطعف الليا ل ،والنهار وشض اللنا ر ،امين ،امين ،امين.
@ayaanleahmed2933
@ayaanleahmed2933 Жыл бұрын
kidmaayo❤❤❤
@maxamedadan3219
@maxamedadan3219 Жыл бұрын
Muuqaaljan waxaan ka dawanayaa Kismaayo aad baad ugu mahadsantahay in aad xogtaas aadka ubadan iga siiso
@nacimomuusemuuse
@nacimomuusemuuse Жыл бұрын
Wllow si fiican baa kula soconaa cabudwaaq ka soo hadal❤
@enghaashi
@enghaashi Жыл бұрын
Balanbale aa ka tariq Fcn asi in laga soo Hadlo Jeclaan laha❤
@mulkinomo8946
@mulkinomo8946 Жыл бұрын
Kismaayo kafiso magaladaydii❤
@SULDAANKA.44
@SULDAANKA.44 Жыл бұрын
Laasqoray ka soo hadal
@AbdiqadirRoble-nl1ul
@AbdiqadirRoble-nl1ul Жыл бұрын
Xaradheere aaway ustadow❤
@idrisarab3783
@idrisarab3783 Жыл бұрын
Sxb Next goday ka so dhig. Thanks
@Sumayaise
@Sumayaise Жыл бұрын
magaaladeyda Kism💯
@mariamuthaqifah6708
@mariamuthaqifah6708 Жыл бұрын
Waan Sugayay❤
@1King_mohsin
@1King_mohsin Жыл бұрын
Wllhi inbadan sugaaye my home kismayo ❤❤❤
@Kongreview
@Kongreview Жыл бұрын
𝙈𝙖𝙣 𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaazihimad7751
@khaazihimad7751 Жыл бұрын
Thanks waxbdan sugayey runtii
@kingmoha2124
@kingmoha2124 Жыл бұрын
Next waa marko ❤❤❤
@cabi500
@cabi500 Жыл бұрын
Next dhusamareeb❤
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Kismayo meshan ku dhashay😂❤ mahadsanid 😊
@mohamedcarab6826
@mohamedcarab6826 Жыл бұрын
Isku filan miyaa ku dhalatay
@Cadceed-v8q
@Cadceed-v8q Жыл бұрын
Saa u sugaayey waan daale kismaayo mesha aan hada qoraalka kasoo dirayo😂
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
@@mohamedcarab6826 adi maa meshas ku dhashy ani calanleyy ku dhashy
@saadomaxamed24
@saadomaxamed24 Жыл бұрын
Wllo inoo soo badi muuqalada magaalooyinka waliba Burco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Dhagaxbuur kaama hayo ustaad sooo samree
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
Kismayo 🇸🇴
@abdibashir2623
@abdibashir2623 Жыл бұрын
Magaladeydiii kismaayo kafiso
@anasbile367
@anasbile367 Жыл бұрын
I am in KISMAYO
@sharlot217
@sharlot217 Жыл бұрын
Kismayo mgladydii😊
@shaxamiboy7994
@shaxamiboy7994 Жыл бұрын
My 🏡Home
@Abdulkareemmudasir
@Abdulkareemmudasir 5 ай бұрын
halkii la'igu dhalay kuna soo koray kismaayo kafiso from alanley kismaayo i miss u and my famili and all my friend's
@ibrokhan7399
@ibrokhan7399 Жыл бұрын
Taariikhda magalada mandheera
@LionSlapper
@LionSlapper Жыл бұрын
Cadaalad iigu noolaada ❤
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
Nxt boorama casimada ugu qurxoon dulka somaliyeed
@insaaniofficial
@insaaniofficial Жыл бұрын
Hadii aad kismaayo kasoo hadashay, jamaame ka soo hadal bro🎉
@hassenabdiwahab1089
@hassenabdiwahab1089 Жыл бұрын
Mansha Allah so funny magaladani😮
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Kismaayo iyo kistaada kkk
@abdirahmanahmed8770
@abdirahmanahmed8770 Жыл бұрын
Dagmada jamaame kasoo hadal legend
@saadoaxmed2351
@saadoaxmed2351 Жыл бұрын
❤😊😊🎉
@updyazizali7208
@updyazizali7208 Жыл бұрын
M.a my city ustaad Garissa next please 🙏
@nasrodagan2024
@nasrodagan2024 Жыл бұрын
Kismayo kafiso❤meshn ku nolhy🤍💯
@walifeysal7585
@walifeysal7585 Жыл бұрын
Magaaladeydii in badan baa sugaayey
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
BOORAMA WLL
@samio3348
@samio3348 Жыл бұрын
#qardho ka soo hadal
@hassanie1744
@hassanie1744 Жыл бұрын
Mesha Aan ku dhashay ❤ my Home 🏠
@hafsahussein1122
@hafsahussein1122 Жыл бұрын
Galkacyo kasoo hadal❤
@mohammettnor7936
@mohammettnor7936 Жыл бұрын
Next bakool bro 😃😀
@kingkhalid8882
@kingkhalid8882 Жыл бұрын
My homeless ❤❤
@faadumohussein6003
@faadumohussein6003 Жыл бұрын
Baardhere kasoohadal
@shaadarimuriidimaxamed7479
@shaadarimuriidimaxamed7479 Жыл бұрын
Kismayo meshaan ku dhashay waliba warshada hargaha waa u xiisay
@DHIMBIL1000kI.N
@DHIMBIL1000kI.N Жыл бұрын
M.A
@wararkasomalia
@wararkasomalia 6 ай бұрын
Waad ku mahadsantihiin waartabin sifiican loo darsay waxaan jeclaan lahaa magaalooyinka kale ee dhulka somaliyeed inaad iyagana wax inaga bartid mahadsanid
@zizeycazimi-qg1iq
@zizeycazimi-qg1iq Жыл бұрын
Kismayo 💨💨
@mohmettibrahim4002
@mohmettibrahim4002 Жыл бұрын
Buuhoodle kaa sugayaa ustaad.
@caaganejr
@caaganejr Жыл бұрын
Kismaayo magaalo lamid ah ma jirto, deegaanka ay ku taalo ee WAAMOna waa deegaanka ugu kheeraadka badan gayiga soomaaliyeed
@TOMJERRY-lw9ly
@TOMJERRY-lw9ly Жыл бұрын
USTAAD KISMAAYO DHUL MA'EHEE QAYR UGA DHIG MIYAA♻️
@clrisaaqbarreclrisaaqbarre7266
@clrisaaqbarreclrisaaqbarre7266 Жыл бұрын
Kismayo magalada aan ku noolahay
@abdullahiabdi8464
@abdullahiabdi8464 Жыл бұрын
Wlll garissa kasohadal 💙🇸🇴💙
@mahdimowlid5848
@mahdimowlid5848 Жыл бұрын
Wanku tagera wll 😊
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Жыл бұрын
Please 🙏🥺 gabilay 😊😊
@cabdifatah9459
@cabdifatah9459 Жыл бұрын
Magca kismayo .waxa laga so min guriyey kis --carro--maanyo= kis maanyo .
@m0hamedkadar479
@m0hamedkadar479 Жыл бұрын
Garissa kasaameee
@clrisaaqbarreclrisaaqbarre7266
@clrisaaqbarreclrisaaqbarre7266 Жыл бұрын
Dobley soo samee
@bigboysofficial7309
@bigboysofficial7309 Жыл бұрын
Tariikhda Jowhar warshada sonkorta
@user-gz9wx7ly5p
@user-gz9wx7ly5p Жыл бұрын
Ilahada dhibane waaYe kismayo😅😅
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Historyga Kismaayo Waxaad Ka Iloowday, Ineey ahayd Horyaalkii Kubadda Cagta Ee Ciyaaraha Gobolada Soomaaliya Xiligii Dowladii Kacaanku Jirtay, Waxaad Kalood Ka iloowday Inuu Ku Dhashay Sareeye Guud Cali Samatar Kaaasoo ahaa Ninkii Ugu Darajada Sareeyey Milleteryga Africa.... Waxaad Kalood ka iloowday Warshadii Kaluunka Ee Kismaayo, iwm...
@maajidmohamed5704
@maajidmohamed5704 Жыл бұрын
Buulabarde away
@mohammedul_amiin
@mohammedul_amiin Жыл бұрын
Sxb Buaale jubbada dhaxee kadsoo diyaari pls
@abdisalamsidow
@abdisalamsidow Жыл бұрын
Magaalada Marko ka soo hadal sxb ❤
@carapyare8862
@carapyare8862 Жыл бұрын
Home town kismayo🫡❤️
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Ar somaliyeey ilahan idinkudharshe magalakasto degmakasto iyo tuloyinkahosyimadaba ilahey somaliya dhulhodana madhaxalsiin? ilahowmahada nabadgelyo ankulanolano nagusiii amiin😢
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 7 күн бұрын
Jubaland 2024 wexee ku hadlaan somali asal warya anaa ku dhashay ee beenta meelaha kala tag sac magaalo, lahjada afsomaliga waa lahjada rer miyiga afsomaliga hore
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu Жыл бұрын
Wabari zxp jamaame hoyga barwaaqada iYo marti soorka Hay'adaha war bixin inoogu so diyaari
@khadarmaxamuud4482
@khadarmaxamuud4482 Жыл бұрын
Next awdal kaso dhig ustaad
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Жыл бұрын
Waa magaalo fcn .lkn ahmed geedo naar ayaa duleeyey.Nacladu haku dhacdee
@maandeeq6947
@maandeeq6947 Жыл бұрын
wr zxb GaLkacyo goormee soo gaLinee kanaaLka
@qaalidxasan3042
@qaalidxasan3042 Жыл бұрын
Meeshan ku dhashay ala jejliyaah
@xafsomuuse4168
@xafsomuuse4168 Жыл бұрын
Falastin waxa ka socda kaso hadal plz wll
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
#aaway cadale #aaway Jowhar #Aaway warshiikh #Aaway mahadaay
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Жыл бұрын
hhh dhul Abgaal sheegoysaa 😂😂 caadi iska dhig
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
@@Abby2003-m8f lkn in LA sheego hargeysa Iyo Berbera Xataa LA sheego burco Oon aan lasheegin dhulka xadaarada Iyo IL baxnimada Cid ku gaarta eeysan jirin Soow qalad maaha Ogooow cidaas Anigu MA. ihi Lkn in ladulminooyo aan arkaa Waana cida ugu badan veiw laga helo ❤️🇸🇴
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Mnshllha waa barmij aad uu ficaan oo wanagsan, lkn waxaad mooda in barmijmyada aad uu kala diyaarinayso dhowr nooc oo kle duwaan yacni magalooyinka qaar waxaad sheegaysa cimilaaadoda,tariikh dooda, iyo samenytoddad inkasto oo ay wacnayd in hal dhinaac ka waada eegto dhamaan magalooyinka oo dhan oo aad isku waad mid ka dhigtoo iyo walba isku waada wakhtii ka dhiigto............ Ramadan kariim...............................
@anascqaadirawees9755
@anascqaadirawees9755 Жыл бұрын
Sxb marko tariiq maloo 😢
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Carays Ciise Wuxuu ahaa Gobolka Gedo, halkaasuu kudhashay, Allaha unaxariiste
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad Жыл бұрын
Abdirihman ŻAKADA si faahfaahsan inta lacag marki lagaaro iyo xoolaha sida loo bixiyaa
@hodanabdikadir2951
@hodanabdikadir2951 Жыл бұрын
Wllo meshan anaa jogaa xadaradna kama muuqato
@Anteeno_Channel
@Anteeno_Channel Жыл бұрын
KISMAAYO Sida Saxda Magaceeda wuxuu ka yiri Erayga Kis iyo Maayo Oo Afka Maayga Ku Noqonayo Kis waa Inyar iyo Maayo oo ah Bad.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,8 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 14 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Baydhabo Jinaay | Janada Somaliya | Waaberi Show | Xalqadda 11aad
11:35
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 15 М.
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 246 М.
Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo
16:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 122 М.
Слепой перехитрил свою жену😳
1:00
Kino_sh
Рет қаралды 4,7 МЛН
Как в моей семье едят КЛУБНИКУ 😂🍓 #shorts
0:43
Владислав Шудейко
Рет қаралды 1,9 МЛН
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 8 МЛН