KOKO OO CUMEER U BALAMIYAY GAMEKII UGU ADKAA MAKA BADISAY QOFKII AMIIRA HOR FAHMA 25DOLLAR QAADO

  Рет қаралды 396,945

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

7 ай бұрын

Пікірлер: 3 700
@bahjomohamedhersi7920
@bahjomohamedhersi7920 7 ай бұрын
Game kan ku celis waye inta ila qabta farta taaga gabadha waa dulmiyey game ee ku hoos gambanoyin speedka 0.25 ka dhiga adinka ayaa arki doontiin ku celis wye 😢😢😢❤❤😢
@fply3303
@fply3303 7 ай бұрын
👆
@AshaAdan-fc1do
@AshaAdan-fc1do 7 ай бұрын
Intee halkee
@MohamedAli-zg3qu
@MohamedAli-zg3qu 7 ай бұрын
Sax gabadha caddaalad bay rabtaa
@xariifad-magaalo1
@xariifad-magaalo1 7 ай бұрын
Ku celis weye
@user-io8sm3wi7v
@user-io8sm3wi7v 7 ай бұрын
@@MohamedAli-zg3qunaga aaamus xooloyahooow😂😂😂
@sagalsiman3444
@sagalsiman3444 7 ай бұрын
asad saan xaqdaro weeyan anaga daawanaynay baaba na ciisheen kucelis gymkan +raali gelin team koko bulle hadaa nahy one love dhaman tiin 🙏
@yusraahmed937
@yusraahmed937 7 ай бұрын
🎉🎉🎉❤
@user-yb7ij6dd3b
@user-yb7ij6dd3b 7 ай бұрын
Wah sheeko wuu badiye cumeer😂😂
@tayasircige5488
@tayasircige5488 7 ай бұрын
Asadow saan xaqdro weeye wax badan kooko ay sheegtay cumeer siisay😢
@Amiira96
@Amiira96 7 ай бұрын
Haa xaqiiq anaaba niyad jabay ciil
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 7 ай бұрын
Cumeer waa ba di yey
@user-hk5rs9fp9i
@user-hk5rs9fp9i 7 ай бұрын
Ku celis waaye gamekan waa wada khalad wax badan kooko lahayd siiseen cumeer lkn isna midii isaga ku horeeyay inta igu raacsan sidaa isoo raaca😂😂😊
@maryanxabeeb93
@maryanxabeeb93 7 ай бұрын
Team koko is adkeeya 👇
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 7 ай бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@mascuudmaska8478
@mascuudmaska8478 7 ай бұрын
Aamiin
@aaminaahmed4233
@aaminaahmed4233 7 ай бұрын
Allahuma amen
@user-yt5ox8cm9f
@user-yt5ox8cm9f 7 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 7 ай бұрын
Amiin Amiin
@sadiaamir5503
@sadiaamir5503 7 ай бұрын
Aamiin yarabi
@filsanasad
@filsanasad 7 ай бұрын
Game ka waad nanac siinaysaa hadii aad khayaanada ka dayn waydo ma daawanayno 😂😂😂😂 imisaa igu raacsan ☝🏼
@AsmaAbiib-ie6nv
@AsmaAbiib-ie6nv 7 ай бұрын
Waaba xanaqay anaa ismoday wlhi waa nacay Gamekii muhiimadu lacag maha lkn waa inaa si xaq ah loo dheelaa❤
@fatima20031
@fatima20031 7 ай бұрын
ani xataa xanaaqay koko ku horaynaysa waxa la dhihin wlaga horeeyey
@user-jl1ui1kw9u
@user-jl1ui1kw9u 7 ай бұрын
Walhi wan xanaqy koko lahyd oo ka hor shegtay iyada gulysatay Hanbalyo koko 🎉
@user-cw7te7zv6i
@user-cw7te7zv6i 7 ай бұрын
Koko always win 🎉🎉
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 ай бұрын
Sax waaye xaqdaro losiyay
@Naima-Mohammed
@Naima-Mohammed 7 ай бұрын
Qayaano Wye Game kaan Asad ilahey ka cabso waa qayaanteen Koko 🥹 😢
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 7 ай бұрын
team koko is not easy ❤❤
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 7 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 7 ай бұрын
@SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey
@SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey 7 ай бұрын
Masha allaha Walala qalihey 27 Tiima 27
@ft8611
@ft8611 7 ай бұрын
Gabadhas adiga ayaa niyada ka jebiyey wey baxday maskax ahaan madaxa ayaa ka gashay marka sidaa wax ku wadid sax mahaan wiilow
@user-wc9ql9vv8x
@user-wc9ql9vv8x 7 ай бұрын
Geemka soobadi xararad oo leyahay
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 7 ай бұрын
Oke macalimo❤
@mohahassan701
@mohahassan701 7 ай бұрын
Inta og inee koko badisay like saara
@bannut44
@bannut44 7 ай бұрын
6:11 First Cirka In lacancele aheed at the same time ee dhahen labadooda, Second 9:35 carab hal mare dhahen hadane cumer siise so koko sida saxda ubadise game ka asad review camerada kusameeya otherwise suasha cancel. #Rematch
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 7 ай бұрын
Koko dheyna we love you alot ❤️ keep going next time we wish you success and to show asad who you really are because this game it clearly a rematch one you have given 3 points to cumer which clearly shows that they answered it at the same time so that means cumer: 23-3 which is 20 Koko: 22 So obviously koko won🏆 Koko dheyna guul baan kuu rajeyna ❤i.a
@fatximahamed5478
@fatximahamed5478 7 ай бұрын
Wa sax koko walashay qali wala dulmiyay❤😢
@miimi625
@miimi625 7 ай бұрын
Aynu ku wada salino Xabiibkeena Maxamed scw scw ❤😢
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 7 ай бұрын
Scw scw scw
@mascuudmaska8478
@mascuudmaska8478 7 ай бұрын
Sallahu calyhi wasalim
@aaminaahmed4233
@aaminaahmed4233 7 ай бұрын
Scw scw
@safiahussein2798
@safiahussein2798 7 ай бұрын
Scw scw scw
@Aisha10-9
@Aisha10-9 7 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@Arwaflims
@Arwaflims 7 ай бұрын
Koko waala khiyaamey Ku celis waaye gamekan love you guys ❤🎉
@user-vs6fg9nz2s
@user-vs6fg9nz2s 7 ай бұрын
Koko always wins 🏆 🎉❤😂
@user-vk5ms7pc9c
@user-vk5ms7pc9c 7 ай бұрын
Gameka ku celis waaye koko wa la qiyaamay isla jirka daa asad Koko congratulations 🎉🎉🎉
@S_24HTv
@S_24HTv 7 ай бұрын
Waa Game Kii Ugu Horeeyay Team 27 Oo 100% Khayaano Lagu Badiyo. Asadow Game Kaan Waa Ku Celis Hadi Kale Masii Socon Karo Game Ka Aniga Caawa Laga Bilaabo Koko Ayaan Wataa
@user-yb7ij6dd3b
@user-yb7ij6dd3b 7 ай бұрын
😂😂 War cadaalad waaye soco
@Amiira96
@Amiira96 7 ай бұрын
Ma ahoo xaqiiq gameka sfcn ufiiri ​@@user-yb7ij6dd3b
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 7 ай бұрын
Waa kugu raacsanahay
@Barwaaqohassan-gz6jk
@Barwaaqohassan-gz6jk 7 ай бұрын
Runta weye lacagta uu qatay xaaran wayay😂😂
@queenladanlove
@queenladanlove 7 ай бұрын
Gamekan ku celis waYeH gaameka farxad iyo qosol aa ku dremi jirnaY lkn cwa ciil aaa dremene koko qalbiga ka jabiseN gameka cadalad u noqda wixii tageero ahna anaga noo daaYa 🙏🙌
@rizuu1433
@rizuu1433 7 ай бұрын
koko waala qiyamay
@caishachanell7102
@caishachanell7102 7 ай бұрын
Waa ii hadashay
@user-gg9lr4vo3u
@user-gg9lr4vo3u 7 ай бұрын
Walahi koko ciishen kucelis waye
@AlluuAli-eq2pg
@AlluuAli-eq2pg 7 ай бұрын
Ha wlhi ciil wye koko cdalad mahelin 😢
@fply3303
@fply3303 7 ай бұрын
Ku cali wayi asad
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 7 ай бұрын
Wiilashu hablaha way ka badanyihiin ee taageeradooda ay muujinayaan ha joojiyaan, teamka waan nacaynaa haddii kale haddaanu Dumarland nahay imikaba.😂
@deeqomaxamud4549
@deeqomaxamud4549 7 ай бұрын
Koko in 3 loga badiyo mahine hal qof malin cad bey bananka ugu tgysa always she is a deserved to win ❤🎉
@mohamethhaaji2095
@mohamethhaaji2095 7 ай бұрын
Team kooooooko GAme kan waa ka soo Hor jeednaa HAlagu Celiyo waraa asad yaa igu raacsan koooko funs😊👌
@fply3303
@fply3303 7 ай бұрын
Anika
@user-br3vp6eb3e
@user-br3vp6eb3e 7 ай бұрын
Aniga kugu racsan cir xtaa iyadaa hor shegtay
@SalmoMire-eq6fi
@SalmoMire-eq6fi 7 ай бұрын
Halugu celiyo
@zihaamqurux9821
@zihaamqurux9821 7 ай бұрын
Ana kugu raacsan asad inu midna lajiro maha
@ayansharmaarke8261
@ayansharmaarke8261 7 ай бұрын
Mya wasx
@fartuundhaanto
@fartuundhaanto 7 ай бұрын
Wara Gab dhaha Naago Ha dhihin wlalalha waye Respect samee 🙏🏻. Koko always win 🥳❤️🏆
@Hpd77
@Hpd77 7 ай бұрын
O naaago mayna ahyn hdu idhaa mxa Ku Japan 😂
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 7 ай бұрын
​@@Hpd77suuraa haayo
@alioucisse3207
@alioucisse3207 7 ай бұрын
Naag nimo ceey mahan hada nin hadii lagu lai dhaho wa caadi naagnimada liidnimo mahan mahan wa awood gara somalida uu heysata iney cay tahay naag
@Hpd77
@Hpd77 7 ай бұрын
@@alioucisse3207 hhhh runtad ka hadshy dhaqnkenana kadhigy in naagtu cay noqoto ninkuna uu sareyo mrkasta🙄
@YusraAbdilhi
@YusraAbdilhi 7 ай бұрын
​@@Hpd77hade thy xita isaga Mey u thy wa ceep wxs 😅
@user-qn1ep8ng1r
@user-qn1ep8ng1r 7 ай бұрын
Wallahi waxan waa xaqdaro uf ciyaartiina waa ka niyad jabay uf 😮😮😊😊
@asmaaabuubakar3065
@asmaaabuubakar3065 7 ай бұрын
Amiira se wax ufansineso 😆😄😄 she is so funny walhi Hda kadib ayada pe ha fahnsiiso😂😊
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@mascuudmaska8478
@mascuudmaska8478 7 ай бұрын
Sallahu calayhi wasalim
@user-px4ly4dw5w
@user-px4ly4dw5w 7 ай бұрын
Scw scw
@indho12
@indho12 7 ай бұрын
Koko 2wada mar adaa sheegte wllhi❤
@MohamedAli-zg3qu
@MohamedAli-zg3qu 7 ай бұрын
Scwscw scw scw
@sahrasigad2144
@sahrasigad2144 7 ай бұрын
hooyada was bahalyee naasa dhacay leh was amiora wllsheede sumaya qurux
@aishamohamed6125
@aishamohamed6125 7 ай бұрын
Asad hagio you are realy a lion i watched your documentry today ma sha Allah keep going big brother🎉 to many more wins
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 7 ай бұрын
Koko 😢waala xaqiray always koko you 🏆winners
@kadra9957
@kadra9957 7 ай бұрын
Game ka cadi ma aheyn , cawa , waa in lagu celiyaa , koko ayaa hor shegeysay tilmaanta qarkood . Koko is smart girl masha Allah. Keep going Team 27
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan 7 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@CiiseAdan-of2yx
@CiiseAdan-of2yx 7 ай бұрын
Wallashey wan kusalamey❤
@MohamedAli-zg3qu
@MohamedAli-zg3qu 7 ай бұрын
Scw scw
@Ifraaxcartanahmed-hz5qt
@Ifraaxcartanahmed-hz5qt 7 ай бұрын
​@@MohamedAli-zg3qu😂❤
@user-du8ph1mo6i
@user-du8ph1mo6i 7 ай бұрын
Team ka 27 ciyaarta wey xumaatay Al ha qaani halaga dhigo Gemka❤
@user-mg4yi7od3r
@user-mg4yi7od3r 7 ай бұрын
Koko always wins😂😂
@rumazzrumazz-no5bv
@rumazzrumazz-no5bv 7 ай бұрын
Asad qofka attention kiisa Hadi lalumiyo qofka Wx ma fahmayo tan kle Adi game ka dhex dhexdhexaad ka ahow Mxa Qof o lo jire tan kle koko wd ka xanajisay weyna is dhiibty oo wd iskugu tagten so gamekan wa ku celis kana dhex bax 2 Qof ee tartamysa Waxa aad sameysay Sax ma ahan mana ku qanac sanin waa game kii ogu Horeyay an ano dhamaysan aan niyad ka jabay Dadaka lama ciila wofna Qof loma jabiyo la soco So Rali gali Gabadhas👏👏👏👏
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 7 ай бұрын
Waan kugu rax sanahay
@nucaymabintujaamac5223
@nucaymabintujaamac5223 7 ай бұрын
Absolutely💯
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 7 ай бұрын
Asad Dhex dhexaadin kuma fiicna wllhi Qof uun bu la jira👎😎
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 7 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay coco wuu ka xanaajiyay asad
@hayat-q8y
@hayat-q8y 7 ай бұрын
Waa kugu raacsanahay❤
@kawzarezmail
@kawzarezmail 7 ай бұрын
Chalange pouse so same wll
@mohamoudbashir8219
@mohamoudbashir8219 7 ай бұрын
Laba dhibcood oo koko lahayd baad cumeer siiseen
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d 7 ай бұрын
​@@mohamoudbashir8219labo dhibcood wey ka badan yihiin
@Supr93
@Supr93 7 ай бұрын
I’m I going not a go Do try you should be in able your own place in to help out if it helps to get a little more done ✔️ by me I on this app 😂
@Fahadabukar97
@Fahadabukar97 7 ай бұрын
Absolutely 💯
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 7 ай бұрын
Koko cadi loqiyaaney wlhi asad joji takerada😂
@user-zg7sh9iv9k
@user-zg7sh9iv9k 7 ай бұрын
Asad koko wad ka heelisay ogow waa gabar ayadaa mudan Haka Helin sxb God bless you bro 🙏🏻
@YusraAbdilhi
@YusraAbdilhi 7 ай бұрын
Kooko is not easy Game kan danbe ha no sameenina 😢😢ciila nagu disheen ha team koko nhy
@feysalcade9854
@feysalcade9854 7 ай бұрын
Koko somali dhan u balami tii kareso lee way✊️xamasad iqaado ani ayada wata mar walbo❤
@Safiyo295
@Safiyo295 7 ай бұрын
Sido kale👏💪👸😍
@khadraali5225
@khadraali5225 7 ай бұрын
aniga hata❤
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 7 ай бұрын
War Game-kan Dib Uma Daawanayno, Koko Ciil Baaba Nagu Disheen😢😢😢😢
@WiilkaHooyocaasho
@WiilkaHooyocaasho 7 ай бұрын
War waxan waa game dhiman dhimanow😂😂😂
@yusra11_
@yusra11_ 7 ай бұрын
@@WiilkaHooyocaasho😂😂😂😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 7 ай бұрын
Haa wllh I was very upset 😡 about it
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 7 ай бұрын
Waa kaftan waxani 😂
@Taliso___abdi345
@Taliso___abdi345 7 ай бұрын
Kooko waa la xaqiray wlhi wexey hor sheegtay cumeer loo qoray ambiil baan qabnaa team koko hadaa nahy 😢😂
@shushumuse99
@shushumuse99 7 ай бұрын
Wlhi koko waa la gaaday 😢😢😢😢😢😢 anigaa si fiican u fiirsaday always koko wins 🏆
@fatimajama891
@fatimajama891 7 ай бұрын
Koko sorry cadaalada darada adaa badiyey wanu ku wadanaa koko is not easy ❤❤
@fardowsafilsan1565
@fardowsafilsan1565 7 ай бұрын
Teedkle Asad cadalad kahow game ka qofna yaalalajirin wayo qofka niyad umahnayo qof ladhha 1:lacagta maqdanesid hakacabsan iyo 2:cumeer Adaa kuwtaa 3:kuhormar Waaku tagereyo4: tan fahan Easy waaye 4: cumeer action fiiri qofkakle muxuu daremaa niyad jab Adi malugula jiro Asad saan marab o😢😢
@wijicadaan4128
@wijicadaan4128 7 ай бұрын
Sax
@sniperbwoy3653
@sniperbwoy3653 7 ай бұрын
💯
@happydiamond3904
@happydiamond3904 7 ай бұрын
😂😂 sharaxaad dheer wll iyadaba intuu la jiri jiray caawa waa lagasoo hor jeeste baga😂
@abdinasir5544
@abdinasir5544 7 ай бұрын
​@@happydiamond3904 usheeg qofkii dhamaa ee wx sharaxaay ayaaba ayada lajiro
@nimcoabdullahi7182
@nimcoabdullahi7182 7 ай бұрын
Kooko waa la khiyaamey ku celis waaye gamekan dad aan jclhy ayaa tihiin❤❤❤❤
@saadomahamed1990
@saadomahamed1990 7 ай бұрын
Koko is always wins 🏆 👏 ❤️
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 7 ай бұрын
Koko is so smart and intelligence 😂😂
@Filsan6236
@Filsan6236 7 ай бұрын
Asad game ka wa ku celis kuma dhahayno waad u kala eexatay oo labadaba waa adiga asxaabtaada khaaska ah lkn game ka xaraaradiisa kula tagtay mararka qaarna points ka qof aan lahayn ayaad siinaysay marka dib u fiirin ku samee thanks walaalkeey sixid lee iga tahay anigoo adiga iyo asxaabtaada ku khaldamayn sidoo kale aakharadaydana aana ka tagayn sidaas ayaa ii muuqatay
@salmomustaf831
@salmomustaf831 7 ай бұрын
Congratulations Koko❤Asad Koko badiSay khayanaDa dhaaf😩✋🏿
@user-im3qy3uu6v
@user-im3qy3uu6v 7 ай бұрын
Yaah maxaa waaye qariirka waalaga badiyay koko
@user-jo1xz3wv1d
@user-jo1xz3wv1d 7 ай бұрын
Asad barnaamijka wuxu ku qurux badan yahay ina dhax dhaxaad ka ahato qofna lajirin❤
@Sophia-re3xb
@Sophia-re3xb 7 ай бұрын
Sida xaqiiqda ahna adaa guulestay oo xaq u leh dhibcahaas qiyaana lagu siiye cumeer always koko wins❤🥳
@walaalboqol4309
@walaalboqol4309 7 ай бұрын
Koko 100%100 waalaga qaldan yhy marka Asad Gemka seem u Naqo🙌🤝🤝
@SamiraMohamud-lx9fl
@SamiraMohamud-lx9fl 7 ай бұрын
No no no koko ayaa guulaysatay hadii xaqa la fiiriyo masha Allah koko waa gabadh caqli badan
@user-zs4zm8cy8g
@user-zs4zm8cy8g 7 ай бұрын
Asad koko walaga qaldanyhy isla jir joojiya amiira waa daacad marka keentay ina la jirtaan Bay amirra leexatay hbla dhibka ka dhaa team 27 dhamantii wan idin jevlhy from hargeisa ❤❤❤❤
@user-be6ne4sz8z
@user-be6ne4sz8z 7 ай бұрын
Koko Koko always wins 🏆
@abubakarcabdichennal3318
@abubakarcabdichennal3318 7 ай бұрын
Hhhhhhh
@LeilaAbdi-bv9ce
@LeilaAbdi-bv9ce 7 ай бұрын
Hhhh
@halimaabdiguhad8680
@halimaabdiguhad8680 7 ай бұрын
Not everytime😂😂
@MaxamedNuur-ri3me
@MaxamedNuur-ri3me 7 ай бұрын
Maxaa qaldan kooko aadbey uciishootay dhibco xaq ay ulaheyd misane hal mar lgu dhawaaqay ayaa cumeyr lasiiyay sidaa darteed si alcadaala ah game ka halagu ciliyo team 27 farxadiina waa farxadeena❤
@user-ns4pn3jd3g
@user-ns4pn3jd3g 7 ай бұрын
Koko Ana ku wato always win wlahi 😂 Ana ka hecelinaya❤😂
@queenloyal7225
@queenloyal7225 7 ай бұрын
Anyway koko congratulations 🎉❤
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 7 ай бұрын
6:14 Cir labaduba Mar Ayey Wada dhaHeen Cumeer ayaana Loo Qoray 6:47 Lug Mar Ayey Wada Sheegeen Hadane Cumeer Ayaa Loo Qoray Hadane daqiiqadda 7:37 Qaxwo Mar Ayey Wada DhaHeen Cumeer Ayaana Loo Qoray Markale fiiri hadane 9:35 Carab Mar Ayey Wada DhaHeen Cumeer Ayaans Loo Qoray 😢 12:34 Busto Way Isla dhaHeen Cumeer Ayaana Loo Qoray dhibicda🙃 Tani Game Ma Ahayn Ee Koko Aan Ka badino Ayey Ka Ahyd Asad Iyo Cumeer Lkn Sida Saxda ah Koko Ayaa Badisay✅️
@sumayo324
@sumayo324 7 ай бұрын
Baastar waaye asad
@diran1234basbaaso
@diran1234basbaaso 7 ай бұрын
asad wixiisu maaha xaqsoornimo ee markasta wiilasha ayuu ka taageera gabdhaha
@AyaanleDek
@AyaanleDek 7 ай бұрын
Maskiinta Way Qayaaneen
@Ruweyda_Mohamed
@Ruweyda_Mohamed 7 ай бұрын
Xolaha unsubscribe ayaba iska dhahy uf
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 7 ай бұрын
Gemkaan madaxaa I xanuunay wllhi masii daawan xitaa khiyaanaa kabuuxda sorry Koko🥺
@Museser7
@Museser7 7 ай бұрын
KOKO ALWAYS WINS😊❤
@aminadahirmohamed3533
@aminadahirmohamed3533 7 ай бұрын
Game xaq ma ahay wax koko ledahay cumer la sinaayay tankale asad dhax dhaxaad ma ahayn cumar u xaglinaayay marka koko wadaa aniga ❤❤❤ koko ❤❤❤
@user-yg3tk2re7f
@user-yg3tk2re7f 7 ай бұрын
❤team gabdhoh is not easy🎉
@Abuu.Suzu22
@Abuu.Suzu22 7 ай бұрын
Cadaalad daro weyn lacagtaas celis waaye #koko Always number one ♥
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Team kooko isn't easy❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 7 ай бұрын
Koko dheena manta ciil baadh kudisheen taas na mayeeleno Team koko ismujiya game kan koko aya badhise wana hilis
@user-cb4pf2wy7x
@user-cb4pf2wy7x 7 ай бұрын
Asad gamkan koko wad dulminaysaan wllhi cilciil ba nagu disheen hadan nahay team koko
@ANASIBRAHIMDJAMAAnas
@ANASIBRAHIMDJAMAAnas 7 ай бұрын
Asad cawa gameka cadalad ma sameyneysid wixi oo dhan koko aya ugu horaysey cadi u ciyara wad mahadsantahay wll🙏🏼
@fardowsamohamed7716
@fardowsamohamed7716 7 ай бұрын
Asad dacad ma ahan Ciyarta qofa sinoysa koko always boqrad waye ❤
@Xafsoqueen2211
@Xafsoqueen2211 7 ай бұрын
Koko waye guulestah wllhi
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 7 ай бұрын
yes Koko is winer always but qiyaanaa jirta cawada albiitare qof la jira Asad ka hor ma arkin😂
@zuhurabintmusa5133
@zuhurabintmusa5133 7 ай бұрын
We a always with Koko❤
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 7 ай бұрын
Wxaas mayeeleno cadaalad daro weyn waaye caamoolaha xitaa ujeedo Team koko hdaa nahy gamekan ku Celis wye😢😢😢😢
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 7 ай бұрын
Hhhh Waxaasi wa Khalad Koko Intaad Isku So Raacdeen Ayaad Haddana cadaalad Daro Ugu Darteen Mood kii Dhan Ayad Ka khaladeen Gabadha Caadi Waad Uga Badin Waydeen Bahasha cadaalad U so Qabta Koko Always Top ❤
@mahdiaali3959
@mahdiaali3959 7 ай бұрын
Koko is the best❤
@akhdarmohamed-dg2db
@akhdarmohamed-dg2db 7 ай бұрын
Koko always win 🏆 ❤️
@aishamohamed6125
@aishamohamed6125 7 ай бұрын
Asad hagio one day most importantly soon go for umrah and give thanks to Allah for making you strong through all the hardships from 27th augast and pray to Allah to give you back your posture for evwrything is possible with prayers
@SahraFarax-xm4io
@SahraFarax-xm4io 7 ай бұрын
Asadow cir iyo qaxwo halmar bey isla dheheen cumeer baa uqortay way qiyaanada joojiya cumeer qiyaanu kubadiyey gamekee mideeda kale isla jir hala dhaafo koko never give up macaney 😢
@muhdabdikadir4297
@muhdabdikadir4297 7 ай бұрын
Asad this days your not pious. Koko was robbed tonight Don’t side with anyone please 🙏
@zakariyemohamed4512
@zakariyemohamed4512 7 ай бұрын
You alright 👌 but It makes the game interesting 😀
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 7 ай бұрын
Very true koko was clearly cheated 😢
@mrd8503
@mrd8503 7 ай бұрын
I don't agree with you. I even think koko was given more points after she said she want to quit the game. actually it was robbed for her rather than against her. BTW, Asad Hajio is too much confusing with his support it was negativity for Cumer. Knocking him from the back, hence concentration lost. Kindly re-view the game without being fans to any side.
@muhdabdikadir4297
@muhdabdikadir4297 7 ай бұрын
@mrd8503 he also distracted koko, koko was leading 9.3 before asad started supporting cumeer. If I was her I could have quit the game.
@imranmaalimosman9987
@imranmaalimosman9987 7 ай бұрын
Repeat the game
@Mehras143
@Mehras143 7 ай бұрын
Hal khalad kuna jiro lkn kooko guusha ku qurux badan😂❤🎉
@herssowle19
@herssowle19 7 ай бұрын
Unfair game guys koko was the winner❤
@sucdiishhussein3888
@sucdiishhussein3888 7 ай бұрын
Game,kan ano farxan iga dhaman jiray lkn caawa madax xanun ka,qaday hadanhy team 27 Waxaba iga daran cumeer wuxu dhihin ayada ka,hordhahday siinaysiin Koko always winner 😢😢 koko marwalbo anaga kula jirna hawawalin xppti❤❤
@user-jg9iu8ic1h
@user-jg9iu8ic1h 7 ай бұрын
Adi io koko ba waa lading wasaaa dhillaa nii dhasheee
@hasnaden6hasnaden643
@hasnaden6hasnaden643 7 ай бұрын
​@@user-jg9iu8ic1hyaab bathana , war gawadeh maxaa kucaysee
@Amal_dherey
@Amal_dherey 7 ай бұрын
Koko always win🏆 ❤
@dhutiyeosoble897
@dhutiyeosoble897 7 ай бұрын
Fast time an comanti baxiyo waa koko qalad ka gashen ku celis wa mida kale qof ka xanajisen dhel ledahin
@king_Faruu
@king_Faruu 7 ай бұрын
Gameka waa kucilis koko waa laqayaani from koko fans
@bulshaawiaweys4381
@bulshaawiaweys4381 7 ай бұрын
Khiyaanada joojiya gabadha waad iskugu tageysin. Asad al cadaala❤
@QuenKawsar
@QuenKawsar 7 ай бұрын
Koko anaka kula jirna ha walwalin ❤❤😂
@WarsameXasan-so8ep
@WarsameXasan-so8ep 7 ай бұрын
horay usoco wllka 1.7m wad gari donta wllka gemkan kol Hore aya cumer badiyey wllka gemka pouse noso same wllka wana kusalamay pro
@Onyx-dahir
@Onyx-dahir 7 ай бұрын
Koko always wins 🎉😒❤️
@farhioafrah5161
@farhioafrah5161 7 ай бұрын
Koko guul aan kuu rajeenaa insha allaah
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 7 ай бұрын
Ee waa isla jirtaan waxaas game maahan ciyaara naga daaya naga daaya qofka waa niyad jabaa xitaa hush❤
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d 7 ай бұрын
Haaa wlhi
@Amla8853
@Amla8853 7 ай бұрын
Sida saxda ah koko badisay gamekan, 4 points ayaad ka khiyamaysay asadow🥺🥺 dadka ukla bax oo garsoore ka ahow cidna hala jirin adigu
@user-zz9tx9dv5m
@user-zz9tx9dv5m 7 ай бұрын
Pause challenge noso same Asad legend waan kutagera ❤❤🎉 coming soon 1.7m subscribe i.n 🎉
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 7 ай бұрын
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤
@kaifdahir539
@kaifdahir539 7 ай бұрын
Ani waxan moodaayey in Koko prank Lagu sameynaa Koko ayaa badisay
@user-wz2ig7jv4n
@user-wz2ig7jv4n 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amiirasaalim5528
@amiirasaalim5528 7 ай бұрын
asadow tliye kooko qiyaanada da daaya the queen of chalang hore usoco wllashey 💙💯🖤
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 7 ай бұрын
Koko wey oyeysaa😂😂 waa lagaga horeeya markasta asad wu ka naxayey markii dambe
@sumayocabdiraxiim8151
@sumayocabdiraxiim8151 7 ай бұрын
Time koko waanala qiyaamay 😭🙄❤
@Totsom252
@Totsom252 7 ай бұрын
Koko always wins 🏆
@garasbaley134-ej8rl
@garasbaley134-ej8rl 7 ай бұрын
Asad gabadha noga leexo yaa
@user-de6fx7rp5u
@user-de6fx7rp5u 7 ай бұрын
Koko deserves a rematch💯💯
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 7 ай бұрын
Koko the clear winner ❤
@user-sg3vz4mz9r
@user-sg3vz4mz9r 7 ай бұрын
Koko always winner lkn wa lagu gobtay
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 7 ай бұрын
Koko our hero always Koko winer
@user-nc1wb7fz4v
@user-nc1wb7fz4v 7 ай бұрын
Koko is not easy ❤🎉
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 7 ай бұрын
Asadow caawa gamka like masasrin garsoorka waa ka shakiyay markii hore cumayr baan tageerayay markaad rag isugu hiiliseen baan koko aaday viva koko waa aqoon yhanadeena
@fardawsbarkhad6778
@fardawsbarkhad6778 7 ай бұрын
🏆🏆🏆🏆 koko always winer❤❤❤
@badribaari5772
@badribaari5772 7 ай бұрын
Asad sidaan cadalad daro waye Adigo garsore ah ina qof taageto hadana dhobco uusan laheen aadsiso taasi wa qalad😢 3 dhibcod e koko lahed aya cumeer siisay❌ mardam be ine gudiga ciyaarta qof la jirina rajenaa e dhex dhexad ka ahaadan team 27 one ❤
@zihaamqurux9821
@zihaamqurux9821 7 ай бұрын
Runta weye
KU CELIS GAMEKII BUUQA DHALIYAY YAA RAAYAY HEE HADANA CUMEER vs KOKO
18:46
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
24 July 2024
6:22
𝐉𝐨𝐭𝐚
Рет қаралды 17 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН