Ku Cibro Qaado .

  Рет қаралды 91,380

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 437
@abdirahman7282
@abdirahman7282 Жыл бұрын
Manta Waxan jiraa 25 . 100 sano kadib manooli aduun wax laisraaciyo ma’ahan wlh 😢 rabow khatumo wanaagsan 🤲😭
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Жыл бұрын
Dadka aduunka kunool oo dhan ma noola
@shuceybabdi8263
@shuceybabdi8263 Жыл бұрын
amiin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aamiin
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Жыл бұрын
Waxaa sio xasuustay muuqaalka marka daawaday hadal ee iku tiri saxiibtey aa jeclahay walaasheey dhihi garaa ❤ hadda ka hor marar badan iku dhahdo waxey iku tiraahdaa(( abaayo aduunkan wax dhamaanayo waaye hadda waa jirna lkn hadhow majireeno keliya allah ku caabud diinta ku dadaal waxa kale ee uku baahntahay ka qabso lkn xooga diinta saar si aaqiro janno aa u gashid❤)) marwalbana waxa ku duceysana si aduunka allah nooku kulmiye aaqiro inuu nooku kulmiyo ilahow ii xafid oo sideet diintaada uku dadaalan iika yeel mid uku dadaasha ya rabi Waa jeclahay allaha ii xafido aduun iyo aaqirabo saaxiibka wanagsan wax ka fcm maleh janno ayuu ku horseeda dooro saxiib xagga allah kuku yeera marwalba❤❤❤👋
@hassanluckysky6643
@hassanluckysky6643 Жыл бұрын
25 marki la so qadey ba wali aad umurgoodey fariintan waxan uga tagayaa jiilka iga dambeyaa war hooy anaga waan dhimaney xaddi aad xada noshahay amal fican sameyso Allah janatul firdowso nagu wada kulmiyo 🤲🤲🤲🤲
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
😢haa Zxb Jiilka kadambeyo ahy
@sijtv8984
@sijtv8984 Жыл бұрын
Nio Ogaansho waxan ka faa'iiday wllhi tiro maleh xata wuxu igu dhiiri geliyay inan youtube samaysto Zxp Talooyin bilaash ah ayad na siisa Alle haka abaal mariyo Insha Allah Omar insharaw waxad ku jirta Liiska dadka aan Rabo inan Mustaqbalka la kulmi doono insha Allah❤
@keyfabarre1251
@keyfabarre1251 Жыл бұрын
Keep going ❤
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
Subscribe kusaray zxb❤🎉
@hudaosman5762
@hudaosman5762 Жыл бұрын
Wallahi oday aan garanayo wuxu ku dhintay 124 ilaa 120 sano ...ilaahay waxan ka baryayaa in cadaabul qabriga inaga badbadiyo...
@user-rw7yg3wx1p
@user-rw7yg3wx1p Жыл бұрын
1 sano noolow ama 2sano nolow kolayliidhinto aya thy
@munaaskar9001
@munaaskar9001 Жыл бұрын
Cadaabul qabriga hadaad rabtid ka badbaadid ,surah almulk ama Tabarakah hadaba sidaad uu garneysid.,. habeenki aqriso .
@caduurmedia
@caduurmedia Жыл бұрын
قال تعالى (( كل شيء هالكه الإوجهه)) ((كل من عيها فان ويبقى وجه ربك دول الجلا ل والإكرام))
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
Maxaa ku diiday inad somaali ku qorta si dad badan comment kaga u akhriyaan?
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
​@@sakaaroibrahim9686Waanu naqaan nooca afar cisho wax akhriyay suugaan yarna dhagysty kadibna dhahay somali somali..Somali cidna kama jeclidin cidna kama xigtaan zhpe caadi iska dhig timahana aad hawla bixin faylasuuf wlgu istaadhaaye😅😅🖐
@caduurmedia
@caduurmedia Жыл бұрын
@@ayaanleahmed9819 subxanallah Waa qur'aan maaha suugaan Waa inaad barata qur'anka Suuratu alraxmaan Suuratu al qasas
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
@@ayaanleahmed9819 wllo sida ha u fahmin. Waxaan uga jeeda uun hadii aad somaali ku qori lahayd dad badan ayaa ducada macnaheeda garanlaha. Bal sawiro dadka ka faa'idi lahaa intay leeg yihiin wllo. Haday uun garan lahaayeen. Ilaahay danbiyadeena ha dhaafo waa bil ramadaane
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 Жыл бұрын
Duca maaha walaalo ilahay ayaa bini aadamka u sheegaya awodiisa iyo inay wax kasta dhamaad leeyihiin isaga maahe
@baraarujin
@baraarujin Жыл бұрын
《واعبد ربّك حتى يأتك اليقين》 (الأعمال بالخواتيم ) اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة.
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
Maxaa ku diiday inad somaali ku qorta si dad badan comment kaga u akhriyaan?
@baraarujin
@baraarujin Жыл бұрын
@use your brain☹ walaal meesha waxa ku qoran waa aayad quraan ah oo micnaheedu yahay: "RABBIGAA caabud inta ay geerida kaaga iman". Iyo xadiith micnihiisa sheegayo: "camalku inuu yahay khaatumada". Micnaha wixi ugu danbeeyay eed haysay markaad dhimanaysay.
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
@@baraarujin mahadsanid. wll waan fahmaya anigu. Lkn waxa jira dad badan oo aan fahmeyn oo hadii ay fahmi lahaayeen ajar weyn ku noqon lahayd
@abdiqayumahmedabdikarim
@abdiqayumahmedabdikarim Жыл бұрын
آمين يارب😢
@cabdullehcabdi2419
@cabdullehcabdi2419 Жыл бұрын
آمين آمين آمين يارب العالمين
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Жыл бұрын
Alla adduunoow maxaa Kaa liita, adduun waa dhalanteed mana aha meel uu qof caqli leh isku halleeyo, nolol waa tan aakhiro, alle taa ha inoo hagaajiyo
@DARK-RR
@DARK-RR Жыл бұрын
Waa sidaa waa goob laga sahay qaato
@farhandreamboy2351
@farhandreamboy2351 Жыл бұрын
Laa ilaaha ilalahu muxumadu rasuululah, waxaa xaqiiqo ah in aan dhamaanteen geeri ku wada xukumanahay aduunkaana qof ku waaraayo uusan jirin waxaan qof walba oo qoraalkeyga aqriyey ugu duceynaaya in allah u dambi dhaafo, yaa rabi dhamaanten inoo wada dambi dhaaf aduunyo waa laga socda mar ay noqotaba allah aan ku xirnaano mar walba daqiiqad kasta
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Aadbaan ugu farxaa markoow ii soo dhaco muuqaal aad soo dhigtay Wlhi waa cajiib Sababtooah dadka kale Waxaa laga yaabaa inaan israahdo Hadhoow daawo lkn adiga Kaama caajiso daawashada muuqaaladaada 👀🙏❤️
@sahramaxamed7762
@sahramaxamed7762 Жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة يارب العالمين 😢
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
Maxaa ku diiday inad somaali ku qorta si dad badan comment kaga u akhriyaan?
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
​@@sakaaroibrahim9686 ducoyiinka &axaadista &quraanka dhamaan wa carabi la saco
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Wa marka la leyahay aduunka wa 2bari dadka qaarna waxee u dhaqman sida ineesan dhimaneeni subxanalaah thank you bro 👍👍👍
@libanabdullahi5994
@libanabdullahi5994 Жыл бұрын
اللهم إني أسألك حسن الخاتمة
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
Maxaa ku diiday inad somaali ku qorta si dad badan comment kaga u akhriyaan?
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
​@@sakaaroibrahim9686 Mgaca kugu somaali baa mise luqada carabiga cuqadad u qabta
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 wllo sida ha u fahmin. Waxaan uga jeeda uun hadii aad somaali ku qori lahayd dad badan ayaa ducada macnaheeda garanlaha. Anigu waan fahmaya ducada, oo ah macnaheedu:- ilaahay waxaynu waydiisanaya khatimo wanaagsan. Bal sawiro dadka ka faa'idi lahaa intay leeg yihiin wllo. Haday uun garan lahaayeen. Ilaahay danbiyadeena ha dhaafo waa bil ramadaane
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 Жыл бұрын
Ilaahay waxaan ka baryaa inuu janadiisa naxariistiisa nagu geliyo Aamiin yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@bishaaroiyodigniin8962
@bishaaroiyodigniin8962 Жыл бұрын
قال الله تعالى "إنا نحن نرث الأرض ومن عليها وإلينا يرجعون". Dhulka & waxa dushiisa saaranba innagaa ayaa dhaxli doonna oo u hari doonna dadkuna xaggeena ayay u soo laabanayaan oo waanu la xisaabtami doonnaa. سورة مريم 40
@AbdulAli-od9ti
@AbdulAli-od9ti Жыл бұрын
New York and New Jersey ana ka dhex shaqeeya, waa isla sidaa kuu muuqata, xoogaa Downtown ah aya lagu daray, Aduunkan saas aya looga tagayaa ayadoo camiran, Allahu Akbar
@mowliidkilwe5962
@mowliidkilwe5962 Жыл бұрын
يا حسرتي علي نفسي .😭 Intaan Oran lahayn qowmamada naftaydaay aan xaga ilaahay wax uhormarsano walaalayaal oo aan iscafino oo alle aan talo saarano oo aan iska dayno,qabyaalada,xasidnimada,kibirka,xadgudubka iyo dulmiga. Aan alle udayno adoomadiisa oo qofwalba qofka walalkiisa ha ixtiraamo Hana nabad gasho ,walalayaal waad ujeedan say dunidu uyartahay aan kuraaxaysano malmaheena sida kaliya oo aan ugu raaxaysan karnana waa inagoo alle isku xirna wadaduu inoo jeexayna qaadna inagoo umarayna siduu alle u amray Nabi Muhammed salalaahu alayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤احبكم في الله اخواني
@Bashiirali3040
@Bashiirali3040 Жыл бұрын
Wlaahy arintaas anigu xili hore aan diirsaday baan arkay xumarow rag iyo dumar waa wada lebisan yihiin dhaqan ahaan sida ay nolosha isu bedesho Wa.runtaa cimro qaadasho weyn Illahay khatumada khayr hanogu khatumo aamin
@ZCH__queen
@ZCH__queen Жыл бұрын
Ilaahow noo naxariiso anagah io dhamaan muslimiinta qofksta wu dhimanyaah😭😭😭😭🤲
@osmanismail1407
@osmanismail1407 Жыл бұрын
cumarow isku si ayaan u fekernaa wllhy muqaalada hore sidaan oo kle ayaan u akhriyaa oo ugu fekeraa cajiib
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 Жыл бұрын
17-4-2023 ban qoray sanad-kasta hal dhigaal oo kale baan ku hoos qori inaan noolahay ee hadaad iweydo isoo ducee Sidoo kale asxaabta kalena hoostayda fariimo xasuus ah haku reebaan
@ozilaliziyaad
@ozilaliziyaad Жыл бұрын
اللهم إني أسألك خير هذا اليوم وخير ما بعده وأعوذ بك من شر ما خلق ربي يسعدك ويحفظك من كل شر🤲🤲
@wallaalkasamalida329
@wallaalkasamalida329 Жыл бұрын
عجبني هذ الموضوع باركالله يااخي عمر اللهم اني اسالك حسن خاتم 🤲🤲
@khaliifdheere
@khaliifdheere Жыл бұрын
*Museum-ka London* ayaan ka shaqeeyaa, 10k oo lafihii *Roman-ka* ah ayaa yaala. Cilmi baareyaal ama arday baa markasta yimaada, waxayna dalbadaan in dhowr nin,dumar iyo ilmo lafahood loo soo bixiyo. Markii ay kusoo falaadaan bay soo celiyaan. Runtii aniga store-kaas cabsi baan markasta ku galaa ugana soo baxaa
@alkheyr4
@alkheyr4 Жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
Maxaa ku diiday inad somaali ku qorta si dad badan comment kaga u akhriyaan?
@maryanmoukhtar9988
@maryanmoukhtar9988 Жыл бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
@@maryanmoukhtar9988 Maxaa ku diiday inad somaali ku qorta si dad badan comment kaga u akhriyaan?
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
@@maryanmoukhtar9988 sallallaahu calayhi wa sallam
@maxmedaxmed7384
@maxmedaxmed7384 Жыл бұрын
​@@sakaaroibrahim9686 adigu MAxa ku diiday afsomali😅😅 Mr don't use ur brain
@mohzinzhowizte7625
@mohzinzhowizte7625 Жыл бұрын
bal commentigan ha i yaalo inshallah bal waxaan is garab dhigi donaa aduunka suu noqdo 50 sano k bacdi haduu mowluhu i ogolado inshallah
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 Жыл бұрын
Inshallah wlal Ilahy caafimad iyo cibaado suubban hakugu gaarsiiyo🤲🏼
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Nio dadba 3sano kahor qoray wan so noqon dona 2020hadana meel ay maren aan la arag xata dadka aan Reply uso galin markas wax walba wey isbadalayan
@faahimfaahim8997
@faahimfaahim8997 Жыл бұрын
Su aashu waa technology yaddu intaa magaare waa haddi aynu noolano,e Sida wax ku socdan markaad firiso kawaram nuclear inla adeegsado?
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
@@hamdaismail6155 haa wllhi wa xasuusta
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Жыл бұрын
Allahayow khayrka na waa faji oo khaatumada noo toosi yaaa rabi🤲
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 Жыл бұрын
Ramadan mubakrak Akhyaaarta kh xidhan @ogaansho Really waan ubogan muuqalkan waana muuqaal loobaahana Waxaan leeyahay cisman Jasaka Allhu khayr wllo 2023.Alle hayna gaadhsiiyo ramadaantaa ramadaateeda Amen Yaa Alllah.
@nasramohamed781
@nasramohamed781 Жыл бұрын
Yaa allah nagu arsaaq cimri barakale iyo akhlaaq wanaagsan, jazaakallah wll xasuusintaada
@mohamedkunle528
@mohamedkunle528 Жыл бұрын
اللهم ارحمنا اذا وارانا التراب ونسينا الاحباب ولم يذكرنا ذاكر ولم يزرنا زائر برحمتك يا أرحم الراحمين
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Жыл бұрын
Taa waxa iigaga sii nasiib daran somali 2023 reer hebel isku diliya 😢😢😢
@ashrafxakimigaay518
@ashrafxakimigaay518 Жыл бұрын
Wlle somali masoo dhowa sxp ita ay reer kaan laan gaab waayye iyo rerkan landheer waaye
@farxiyomire9993
@farxiyomire9993 Жыл бұрын
Taariikh nuucee ah bee reebi karaan😢😢
@abdikafiqalbixabxab3977
@abdikafiqalbixabxab3977 Жыл бұрын
Masha allah wlhi waxbadan baan ka koror saday qeer alle haku siiyo ustaad omar inshaar🤲🏼Ramadan Kariim
@suldaanka8785
@suldaanka8785 Жыл бұрын
AWOOOWGAY 1919 BUU DHASHAY WUXUUNA DHINTAY 2021 ISAGOO 103 SANO JIRA
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 Жыл бұрын
دسّهم الدهر : ومن عاش طويلا فإنه يوما من الأيام يموت ، الحياة كاللعب والموت وهو الحقيقة
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaadow. Cumar Inshaar.
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 Жыл бұрын
Wa muqal na xasuusiyey wxy tahay aduunyadu alle ha inagu arsaaqo Cibaado iyo cimri barako leh
@flyshakor
@flyshakor Жыл бұрын
Wlhi benta ma aha wax micno ah ee leedahy dunidan malaha ilaah hanaga dhigo kuwa ka faidesta ee aaqiro u sheqesto nolol farxadlehna kuqaata dunidan 🤲🙏
@hudailwaad8267
@hudailwaad8267 Жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 🤲🥺
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891 Жыл бұрын
ustaad cumar Allah ha ku xifdiyo wax badan ba ka FAA,iday
@elmi1426
@elmi1426 Жыл бұрын
Horumar wacan wll Cumar ❣️
@Paayoo-ux9th
@Paayoo-ux9th Жыл бұрын
سبحان الله عجيب !!!!!! Waa xaqiiq! (قال كم لبثتم في الأرض عدد سنين ،قالو لبثنا يوما أو بعض يوم )
@mideeyemideeye5463
@mideeyemideeye5463 Жыл бұрын
Wll Cumar inshaar AAD ayaad umahadsantahay waa xog muhiima shukran wllo
@nuurdaahir6127
@nuurdaahir6127 Жыл бұрын
Anigu waxan amin sanahay inay kayartahay 1 seconds intaynu nolnahay xataa qofka gadha 150 wuxu kadhigan yahay mid nolaa inta labada bal ee isha laysku sowado ee aan weli laysku qaban ama ilbidhiqsi badh kii سبحان الله
@Mucad_abdi1
@Mucad_abdi1 Жыл бұрын
Ma xiligii koofiyadu soo baxda waxy mid walba koofiyad ayuu xidhan yhy rag iyo dumar ba😂😂😂
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
😂😂nup qiiro kuma gelin mia
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Xitaa u fiirso dumarku way asturnaayeen mansha alah maantana kuweena qaar badan ayaa kaga dayda qaawanaan qurux maaha gabdho ee waa foolxumo alle aanu raali ka ahayn .... alle xaqa haydintuso. Amiiiiiiiin
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 Жыл бұрын
19 sano ayaan jiraa 13 apr 2023 10 sano kadib ayaan eegi doonaa i.a
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Жыл бұрын
Walaahi waan dawada muqalada anoo si xeel dheer u fiirinaya😢
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc Жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲❤
@khadarthalathowkhadarthala9891
@khadarthalathowkhadarthala9891 Жыл бұрын
سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم أستغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@asmacalibeey2821
@asmacalibeey2821 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭awoow 2baat ma aqaan ilahay ha naxariisto awoowayaasheen iyo Mowtada muslimiinta
@ShakurLimitless
@ShakurLimitless Жыл бұрын
‏جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك
@abdirahmanareb2222
@abdirahmanareb2222 Жыл бұрын
Waa marmar kuu Yabaalka iyo walaacu igu dhasho Rubuc qarni baan jiraa durba ilaahay cimriga haynkk barakeeyo Raad wanaagsana aduunka kuwii kaga taga eebe haynaga yeelo
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Жыл бұрын
Ax waan qiiiraday walahi 💔hadalka qalbiga itaabtay ayaa ah (guriga aad maanta dhisatay boqol sano kadib dad aan ku aqoonin ayaa dagi doono) hadalkaas ayaa aad iiga nixiyay Omar inshar mahadsanid ustaad
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Жыл бұрын
Waa saas wallaal, aduunka sidaas ah manta adaa jooga shaleyna aabaha baa joogey daraadna awoowga. Aniga imika London ban kunoolahay waxana deganahay guri 1950kii qoys cadaan ahi lahaayeen. Marka qodobkaasi waxu cashar uyahay somalidan isku heysata awoowgey baa meshan degi jirey iyo meel magaalo hebla anaga lahen.
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Жыл бұрын
@@koorabelayo4035 aad iyo aad zxp
@xarago6929
@xarago6929 Жыл бұрын
اللهم اني نسألك حسن الخاتمة
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
yaa biila aadama ale aduunayada jacilak haa inoga rebo qalbiga boqolo 100 sano kahoro xage joganayi boqol 100 sano kadibi xage joganaa ale iinagan cadabaka araga ale janada haa inagu guuleyo 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@mahamedahmed7910
@mahamedahmed7910 Жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr ustaat
@umumohamed6726
@umumohamed6726 Жыл бұрын
Subxanlla zajaakallahu kheyraa akhii cumar
@AishaBadal1998
@AishaBadal1998 Жыл бұрын
1M insha alah huno qali❤
@Userbl8tabl65
@Userbl8tabl65 7 ай бұрын
Waxaan fariin u dirayaa dadka iga dambeeya inaan dunidan lagu waareyn oo la dhimanaayo ee camalfashta.❤ اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوات يا رب العالمين. اللهم انصر اخواننا المجاهدين في فلسطين يا رب العرش الكريم .❤
@AbdirahmanI1
@AbdirahmanI1 3 ай бұрын
Baniaadam waa madax adag ahay , ilaa uu dhinto oo uu xaalada arko mooyaane , Allow noo dambi dhaaf
@user-qo6wi6hz1c
@user-qo6wi6hz1c Жыл бұрын
Ramadan mubarak ❤🎉
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
ilaahayow markaad na soo doonto kalmada xaqa ah nagu toosi aaamin😢😢😢
@abdihakinyousuf8578
@abdihakinyousuf8578 Жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة ❤😢
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢 wallhi waa cibro qaadasho wayn Aduunkan sidaas looga wada tagayo Dadkeenu waxay isku Dagaalan dhul saxaro ah Dhul oomane ah Maalin kasta boqolaal ubadkeena ah ayaa dab la galinaya Oo naftooda ku waayaya difaacid qabil
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 11 күн бұрын
The best video cumar aad soo qaliso
@saluumisaid8471
@saluumisaid8471 Жыл бұрын
اللهم ارحمنا يوم لقائك😢
@tacabmedia7623
@tacabmedia7623 Жыл бұрын
Xaqiiqadaa kugu jeclahay akhii jazaakalaah😢
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Ramadaan ❤ mubarak Anagana sideen noqon 100 sano kadib
@jamahassan8049
@jamahassan8049 Жыл бұрын
INCHA ALLH 110 Sano kadib ayaan qoraalkan fiirin doonaa hadii ALLE idmo 21 sano jir ayaan ahy hda ALX
@Sofiyadiriye
@Sofiyadiriye Жыл бұрын
😂
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Жыл бұрын
Haduuu alle ku gaadhsiiyo imisaad jirtaaa markaaa 131 aduunkaba kama dhacdo 😂😂😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
@@aaminaxasan9833 xata hadu gadho 131 sidi xaji cabdi warabe indhaha wax maka arki kara oo wax maqori kara wuxu noqonaya qof tacban ah oo sariir saran kaadido dhafayso🤣
@mazarimedia8222
@mazarimedia8222 Жыл бұрын
😂
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 Жыл бұрын
Masha Allah Alloow ku xafid waa Runttaa
@jimaleab8589
@jimaleab8589 Жыл бұрын
muqal fican oo xikmadisa wata, meel dheer ayad wax uga shegtay umadan dawakhaday Omar.
@hamseyousuf9525
@hamseyousuf9525 Жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Thanks wallo 🙏💯💯
@clfataaxmohamedofficialcha2666
@clfataaxmohamedofficialcha2666 Жыл бұрын
Masha allh omar inshaar aad ayaad umaaad santahay
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
Waa sax ku cimri qaado waxa hanti haaysatid sadaqada ubadiya
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@abdinasirmohamed103
@abdinasirmohamed103 Жыл бұрын
Waa inaan Alle talo saaranaa markaa waynu guulaysanaynaa
@maxamedabdi9122
@maxamedabdi9122 Жыл бұрын
Jasakala khayr walal cumar
@Buna5689
@Buna5689 Жыл бұрын
Kawaran 100sano kadib qof ka ayaydii oo futada luxaysa taariikh u haysansya tiktok.
@abuabu6253
@abuabu6253 Жыл бұрын
Mashllha Good Jop bro 😭🤲🤲☝️☪️🕌🕋 subhanallha 🤲☝️☝️🤲
@AbdiRahmanMohamed-xm7gv
@AbdiRahmanMohamed-xm7gv Жыл бұрын
Allahayow cawaqiibteena wanaaji😪
@cabduqaadir2493
@cabduqaadir2493 Жыл бұрын
Allah yajziika kheyr
@abdisamadosman1405
@abdisamadosman1405 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 Жыл бұрын
Addunkan waa laga tegi allh khatumada khayr ha inooga dhigo Kuwa dawanaya ,kuwa comments qoraya iyo Omar oo diyaariyey Barnaamijka 111 sanno ka Dib ma noolin ee allh Janna Fardowsa ha inagu kulmiyo😢
@mayali8882
@mayali8882 6 ай бұрын
[1] قوله تعالى: {هَلْ أَتَى عَلَى الإنْسَانِ حِينٌ مِنَ الدَّهْرِ لَمْ يَكُنْ شَيْئًا مَذْكُورًا} الآية
@Funyshort_1
@Funyshort_1 Жыл бұрын
Wlh video iyo kii aad lahayd 100 kadib ama 2122 side la noqonaya Wan ka Qiiroday 😭😭😭😭😢😥😰🥹
@sacdiyoali6005
@sacdiyoali6005 Жыл бұрын
Waa runtaa illaahaw noo naxariiso
@abdiwahidabdiaziiz2236
@abdiwahidabdiaziiz2236 Жыл бұрын
Ramadaana Kareem wll
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Soomaalida Ma jiro Nin Yaqaan Awoogiisa 6aad!!!...thanks.
@ifraaxfaarax9005
@ifraaxfaarax9005 Жыл бұрын
😢😢allow noo naxariiso
@17jirchannel86
@17jirchannel86 Жыл бұрын
Kkk cajiir Intaad dhimatay yaad geeri kadharagtay Waa xaqiiq
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 Жыл бұрын
ALLAH SWT KHAATUMADA WANAAGSAN HANAGU DILO INSHA ALLAH WLLKYGA CUMAR INSHAAR
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s 2 ай бұрын
Khatumada alaha no wanajiyo alahu akbar الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@salamnalcawdh3574
@salamnalcawdh3574 Жыл бұрын
صلو علي الحبيب مصطفي عليه السلام
@abdirahmanshali5938
@abdirahmanshali5938 Жыл бұрын
Wlhi USA caadi mahan hadiiba 111 sano kahor ay saan u dhisneyd wan salamayaa jiilka iga dambeeyo waxaa idiin leyahay dantiina firsado alla ka cabsiga ku dadaala
@FatahkeyTube
@FatahkeyTube Жыл бұрын
USA walahi wado truck an darad marey 189 sano kahor la dhisey marey mrka wadankan jogta meel waxa arki magalo yar oo jirta 219 sano mrka eegtid na sawirada xiliga somalia xita majirin ad isledahay
@konfurmedia7652
@konfurmedia7652 Жыл бұрын
Mashallah xafidullah kuwa qaobigoodu nool yahay allaha nagu daro wll
@laylaaragsa7178
@laylaaragsa7178 Жыл бұрын
Allahu Akbar
@cabdullehcabdi2419
@cabdullehcabdi2419 Жыл бұрын
Filimka tataanic Marar badan Ayaan fiirsaday waxa uu isoo xasuusisay nolosha Isbadalkeeda , dhalinyaranimada, geerida iyo wayeelnimada 😢😭 .
@hoodoaxmed3516
@hoodoaxmed3516 Жыл бұрын
Waxn firin dona qoralkan markan noqdo 60 jir insha Allah imika 17 jir ahay🥺❣
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
allaha ku gaarsiyo ayeeyo noqoty markas🥺😅
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 Жыл бұрын
Kkkkkk😂😂😂😂
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Naa khayr shaqayso waxba qoraalkan ha sugine
@drqeyria8874
@drqeyria8874 Жыл бұрын
Ani awowgey iyo ayeydey ma arag ilah ha u wada naxaristo dhaman inta kaso faracmay qasatan hoyo macan iyo aabo macan
@xasan127
@xasan127 Жыл бұрын
deep thinker💯
@chanelkabulshada
@chanelkabulshada Жыл бұрын
Alle ayeynu haysana😊
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 3 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 345 М.
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Maskaxdaada iyo Heesaha | Saamaynta Xun ee Heesaha Maskaxda .
11:23
الذئب البشري الروسي .. اناتولي سليفكو
23:02
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН