Kusoo dhawoow XEEBTA LIIDO | Welcome to Liido Beach 🏖

  Рет қаралды 227,140

Qays Qeyser

Qays Qeyser

2 жыл бұрын

Пікірлер: 1 300
@caskavlogs4973
@caskavlogs4973 2 жыл бұрын
Muuqaalki ugu shidnaa ee lagaso duubo Liido keep going bro!
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
Caska madax Sarre wan ku salaamay sxp adiga qaysba
@cabdikarimsacdi6418
@cabdikarimsacdi6418 2 жыл бұрын
Muqalka xigo jaziiro
@sharafali9598
@sharafali9598 2 жыл бұрын
Asc wlle qeys imakaad gaari inshalaah 10,000 k horay usoco xeebta jaaiiro noosoo duub ❣️👍
@CraxamaanCumar
@CraxamaanCumar 2 жыл бұрын
Jusoo dhawaw liido walaalkey
@macruf
@macruf 2 жыл бұрын
Subxanallahb 99jeer Alxamdulillah 99jeer Allahu akbar 99jeer La,illaaha illallaah 99jeer Aqri walal maalintaada Allaah ku nuuriyo
@mohedelmi3717
@mohedelmi3717 2 жыл бұрын
Liido beach is one of the most beautiful beaches in somalia when I was in mogadishu I used to go every friday at the beach to hang out with my high school friends
@abdiasis3428
@abdiasis3428 2 жыл бұрын
Where did you learn is English al imra or al abadir 😂😂
@mohedelmi3717
@mohedelmi3717 2 жыл бұрын
@@abdiasis3428 libaax adigu waxad soo qortey dib ugu noqo ani meesha aan ku bartey iska dhaafe.Haha!!😁
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Af Somali kusoqor sxp ajanib ma iskalaho KZfaq ka
@mohedelmi3717
@mohedelmi3717 2 жыл бұрын
@@blessingchanne1866 Hye diyaar waaye sxb
@ahmedhassanfarah6726
@ahmedhassanfarah6726 2 жыл бұрын
@@mohedelmi3717 muhimada waa in aa fahantay waxa u ku weydiyay maa ugu jawabtid maxa u quusateen ada english mesha kenaye
@hibaaqegal252
@hibaaqegal252 2 жыл бұрын
Reer muqdisho Salams from hargeisa insha allah soon waan iman muqdisho caday 🥰🥰
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Welcome dhulkaga Hoyo 🇸🇴🙋‍♂️
@hibaaqegal252
@hibaaqegal252 2 жыл бұрын
@@daadirelmi1408 thnks huuno
@raageshire289
@raageshire289 2 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay walaasheen qaaliya kusoo dhawaw dhulkaagii iyo Caasimadda Muqdisho
@hibaaqegal252
@hibaaqegal252 2 жыл бұрын
@@raageshire289 shukran walalo
@cohanali8390
@cohanali8390 2 жыл бұрын
Ku so dhawoow xamar cadey cidi kama xigto huuno
@mohmedyousuf7063
@mohmedyousuf7063 2 жыл бұрын
Anigaa ugu soo horeeyay waan sugayay maalmahanba qays qaysar 200k coming soon reer muqdisho hargaysaan idinka soo salaamayaa❤🤍💚
@hamdi3092
@hamdi3092 2 жыл бұрын
Wan kaa qaadnay wll🥰
@cabdiraxiincabdinaasir5868
@cabdiraxiincabdinaasir5868 2 жыл бұрын
Wan kaa qaadnay will
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 жыл бұрын
Maansha alaah muqdisho waydhisantay
@ayaanaxmed4262
@ayaanaxmed4262 2 жыл бұрын
waynu kaa qaadnay walalo from Warta Nabada Mogadishu
@abdallaomar4289
@abdallaomar4289 2 жыл бұрын
Waan jeclan lahaa in aan kula kulmo sxpow lkn isma arag
@zamzamadannn
@zamzamadannn 2 жыл бұрын
Such an inspiration to people who haven't visited back home, Thank you for showing us our motherland! 🇸🇴🤍
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 2 жыл бұрын
Reer mogadisho wan idin salaamay from hargeisa❤❤❤
@raageshire289
@raageshire289 2 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay walal macaane alaha ku sharfo
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 2 жыл бұрын
Sdokle wll mcn
@abdinour8606
@abdinour8606 2 жыл бұрын
Waa lagaa qaday gacalka anaguna waan ku salaanay
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 2 ай бұрын
Waan kaa qadnay wall madadam aan soo dahy
@FivePerDay
@FivePerDay 2 жыл бұрын
Mogadishu my city! Thanks Qeys for capturing its beauty for the world to behold 😍👌🏾
@yasinaware7567
@yasinaware7567 2 жыл бұрын
@QaysQaysar1 If the world doesn't inspire freedom, democracy and peacefull countries like #Somaliland, it means the world motivates terrorists, warlords & other criminals like Somalia! The reality and lies are both seen clearly, You must face and accept the reality!
@mohamednur6115
@mohamednur6115 2 жыл бұрын
Quruxda dalnimo iyo walaaltanimo wa taa. Qays keep inspiring bro!!! Much love from the U.K.
@susslushy.140
@susslushy.140 2 жыл бұрын
I love his camera work. Really manages to capture the vibe of the place he goes to.
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 2 жыл бұрын
Walaaltinimo Nabad igu noolaado walaalahen reer muqdisho from somaliland❤️🤍💚
@MaidoCabdi-qm6fs
@MaidoCabdi-qm6fs 4 ай бұрын
sido kale walaalo
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 2 жыл бұрын
Haddii aad doonayso inaad aragto Muqdisho, indhaha ku fiiri; laakin haddii aad doonayso inaad aragto quruxdeeda qalbiga ka fiiri; oo dareen. Maxaa yeelay aragtida qalbiga ayaa ka xeel dheer tan indhaha. Greetings from Hargeisa. 🤍🥰
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Xaqii wye hdlkaga Allow nabad na sii 🇸🇴🙋‍♂️
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Indheer garad arragti fog leh Qalbigiisa isticmaala ayaa tahay sxb guuleyso
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 2 жыл бұрын
Allh ku sharafo wll waruntada
@deeqadahir5783
@deeqadahir5783 2 жыл бұрын
Halka moqdisho la eegaa waa laabta❣️❤️
@globaltrends7520
@globaltrends7520 2 жыл бұрын
❤️❤️
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
This guy i I am interested His bueatiful vlogs ❤👊 My allah protect country evil around 🙏😢 🇸🇴
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Afsomaligaa kuhadhal
@gdaebb9179
@gdaebb9179 2 жыл бұрын
@@blessingchanne1866 Malaha Somali maba aha. Dad badan ayaa daawada Somalida baryahan.
@ridwaanjirde2298
@ridwaanjirde2298 2 жыл бұрын
The one and only qays qayser❤️ Liido beach keep going my brother-❤️
@yahayekayze7308
@yahayekayze7308 2 жыл бұрын
Waxan ahay Geel jirahaa Kamarada helay . Geel jirihii ugu horeeyey ee daawaday muuqaalkaa liido 😆😄
@Shukrijeyte
@Shukrijeyte 2 жыл бұрын
Vlgyada aad soo gudbiso waa kuwo xiiso gaara leh dadkana dalka dib u jeclaysiiya ❤️ Aad baad ugu mahadsantahy wll tabin taadu tolmoon 🙏❤️
@amaal556
@amaal556 2 жыл бұрын
Halka midee wiilkaan aan ku jeclahay waa sida uu ula ciyaaro caruurta yaryar ee jooga meelaha uu wax ka duubo. I wish you million subscribers😍
@najaxadenn3816
@najaxadenn3816 2 жыл бұрын
Same baynu nahay wiilkan wllh ciyaalka xataa haduu hayo wuxuu cuno wuu siiyaa❤️🥺waaba intaan ku jeclahayy
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 2 жыл бұрын
Masha Allah waa muuqal qurxoon runtii Mr qaysow Allah kuu fududeeyo barnamijyada aad nalawadaageyso.
@Nickname-sk1oh
@Nickname-sk1oh 2 жыл бұрын
Wow 🤩.. Qays Qeyser, thank you for showing us Xamar in the most beautiful way 😍 watching from Xiis, Somaliland.❤
@afroman4035
@afroman4035 2 жыл бұрын
Masha’Allah that’s my people may Allah Unite our hearts so we can rebuild our beautiful country 🇸🇴
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
@OGAAL insha Allah.
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 жыл бұрын
Amiin
@daviroza4700
@daviroza4700 2 жыл бұрын
Last time we United 300k to million isaaqs were murdered 😢 so sorry to Union to failed state but we still love u 😉 😂😂
@Muslimiintawaawalaalo
@Muslimiintawaawalaalo 2 жыл бұрын
@@daviroza4700 thats lie . Most victims are not isxaaqs but other tribes
@Ayaanlemedia
@Ayaanlemedia 2 жыл бұрын
To the person reading this : even thought I don't know you, I wish you the best of what life has to offer ❤❤
@mohazomohamud5055
@mohazomohamud5055 2 жыл бұрын
You deserve more than millions subscribers gg🇸🇴
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Afsomaligaa kuhadhal
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 2 жыл бұрын
@@blessingchanne1866 not your business
@nasracarab4735
@nasracarab4735 2 жыл бұрын
Welcome to mogadishu brother qays waaa magaladadi moma moqdisho qofkaste ooo somalia waaa uuu hooyo walal sodhawow marlabad iyo marsadaxad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@drqeyria8874
@drqeyria8874 2 жыл бұрын
Ku soo dhawow liido🥰 Home sweet home😊 Magalada jcylkeyga🖤
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Maasha allah ilaahoow muqdisho nabada u siyaadi farxadda wejiyadda dhalinyaradda ka muuqato waa wax lagu diirsado runtii thanks Qays Qaysar and his team keep going bro you are legend from London
@abdirahmanmohamed6005
@abdirahmanmohamed6005 2 жыл бұрын
Wow waa muuqaal Shidan Gobtii reer muqdisho berbera ayaan idinka soo salaamaya
@inaabdi8519
@inaabdi8519 2 жыл бұрын
Macha allah dronka markad ku Duubaysay indhahan taagay Qurux darteed niyadan ka idhi Allow nabad kadhig muqdisho 🤲
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Aduun sedex meel ka joog makka iyo madiina iyo Muqdisho 🥰🥰
@amazgro8486
@amazgro8486 2 жыл бұрын
Muqdisho meel maaha waa meelqqrax iyo wasaq iyo dad qabiilmiiran oo hawiya ladhaho deganayahay
@Fatimadaahir
@Fatimadaahir 2 жыл бұрын
@@amazgro8486 maseer ku haayo wa ka muqata afka kala bax
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@amazgro8486 darodow hawiye wa rag aydin ku jogtan Somaliye kala taga cuqdada iyo cabaadka
@nasteexoxasanmaxamed5296
@nasteexoxasanmaxamed5296 2 жыл бұрын
@@amazgro8486 afkaaga uraayo hawiye kaleexi
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 2 жыл бұрын
@@amazgro8486 wllo ino imow mar saas nama dhahdeen sawir xun bd arktay inta fiicn kbdn
@mahadgoobe7490
@mahadgoobe7490 2 жыл бұрын
Welcone to moqdisho our boy❤ Waxd imaaday meel laga jecelyahy❤
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 2 жыл бұрын
Qofki an wali taginba ciil qaba😄 one of the most beautiful beach on the planet 🌎🥰liido
@mudan3817
@mudan3817 2 жыл бұрын
Aniga ka kow ah hargeysa n kasoo socdaa inch allah
@x-isaac3385
@x-isaac3385 2 жыл бұрын
Melaha kale maxay kaga duwantahay Ciid cad enaguba wan haysana Nabadna wanu haysana adigu adan waliga ku riyooon
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 2 жыл бұрын
@@x-isaac3385 war sxb ninki ku dhahy dadka muqdisho jooga nabad laan ba heysa been bu ku sheegay 2bil ba mar warax dhaca inta kle wa raxeysane qaraxa haddu malintada kugu so ado allaha ku naxariisto kaliya inta kle waa dhaqme aba🤣
@master_som
@master_som 2 жыл бұрын
Ii bashaal sxb xeebta liido ❤❤❤
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Master Som adi ma joogtay sxb? hahah...
@master_som
@master_som 2 жыл бұрын
Haa sxb malintaas waan la joogay
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
@@master_som Raganimo... Bashaal Wacan sxb....
@master_som
@master_som 2 жыл бұрын
👍
@fartunhassanisse8329
@fartunhassanisse8329 2 жыл бұрын
Ilhoow dadkeena quluubtooda muhubo isku dhig qabyalada iyo dulmiga ka madoobee 😭❤️
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@sahroalicariif9645
@sahroalicariif9645 2 жыл бұрын
Amiin wll
@barwaqomaxamud8347
@barwaqomaxamud8347 2 жыл бұрын
Amiin
@ibrahimkhayre7581
@ibrahimkhayre7581 2 жыл бұрын
Amazing 😍 we proud our country So beautiful 💕 wax badan ayaa xumaan Laga sheegay Xamar maanta taasu waa idlaatay dalkeena dhalin geesiyaala ayaa usoo baxay sida azxaabta Qays billado dahaba ayaa inii diyaaraha .
@ibrahimabdimuhumed6424
@ibrahimabdimuhumed6424 2 жыл бұрын
Qays qeysar legend weyn oo soobandhiga quruxda dhulka soomaalida 👏👏👏👏keep goinG🔥
@saidaosable5321
@saidaosable5321 2 жыл бұрын
Masha Allah muqaal aad u qurux badan iyo xeebta Liido. Badan aad baan ugu dabaalan jirey berigii aan yaraa ilaa uu wiil walaalkeey iga yaraa ay naga qaadey isagoo 10 jir ahaa. Arageeda marna waan ku farxaa marna muragadii walaalkeey ku dhintey bey I soo xusuusisaa. Masha Allah habo Ilaahey haku xafido.
@royou6648
@royou6648 2 жыл бұрын
The best vloger in somalia qays qayzer Thanks for how you shaw the world somalia Western media never told Keep up garabkaga nahay libaax From jigjiga ❤
@xaabsade9171
@xaabsade9171 2 жыл бұрын
Always you are legend. From mugadishu
@cubeydmacalinfardax5526
@cubeydmacalinfardax5526 2 жыл бұрын
Thank you Qays Qayser. Kusoo dhawaaw Liido Beach.
@ommouazommouaz6213
@ommouazommouaz6213 2 жыл бұрын
وحشني البحر يارب يعم السلام والحب جميع الصومال شمالها وجنوبها وشرقها وغربها يارب الف بين قلوبنا ♥️😘♥️♥️😘♥️😘 الاغنيه رومانسيه رائعه ليلى وقيس 💖
@mariamufs2023
@mariamufs2023 2 жыл бұрын
اللهم آمين 🇸🇴❤️
@davidjohn1285
@davidjohn1285 2 жыл бұрын
آمين أخي. أحلى أغنيه والله
@barwaqosso7405
@barwaqosso7405 2 жыл бұрын
VLOG ugu wacna ee apid ka arko LIIDO beach 👍
@khalidfuad6084
@khalidfuad6084 2 жыл бұрын
Maasha Allah Those who always dream visiting the three Ms cities in their life ❤ Macca Madina Moqdisho
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Afsomaligaa kuhadhal nacasyohow
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 2 жыл бұрын
@@blessingchanne1866 Go and learn English is good for you jahil
@kingcabdalla2711
@kingcabdalla2711 2 жыл бұрын
@@mandeeqahmed3611 hhh qofkan english aqoon ma jaahilbaa hdlkaas aa tiri ayaa cadeyn u ah inaad jaahil adigu thy
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@kingcabdalla2711 luqadda ingiriisku waa luqadda ugu awoodda badan adduunka,ma ogtahay taas?🤦‍♂🤦‍♂️
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@mandeeqahmed3611"sis, i completely agree with you,you spoke with Facts!!!😂💗
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 жыл бұрын
Masha allh reer MuQdisho wan idin jeclahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰
@salahmosse6893
@salahmosse6893 2 жыл бұрын
Ax ax xusuus dheer baan baan galay lido used to be my home for years and it brought back many memories that I had more than 35 years ago as a young girl
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 2 жыл бұрын
Masha allah muuqal qurux bdn io dad qurux bdn keep up my brothers Next jazeera ple pro Inta igu raacsan ☝️🇸🇴❤️
@wardaalifarah9655
@wardaalifarah9655 2 жыл бұрын
Muuqaal aad iyo aadd u qurux baadan ayuu ahaa xamar cadey halkaan ku dhashay ilahay dhulkeena hooyo hayno barakeyo qays qayser mar wlba wnu ku dawana wax wcn ayad so gudbisa runtii barakallhu fiik wll from jarmalka ka dawana❤️❤️❤️somali legend boy ✨
@kynandrama4464
@kynandrama4464 2 жыл бұрын
I love too much this beautiful city Mogadishu & i want to visit enzha allah my city ☝️ ❤️
@geletoz
@geletoz 2 жыл бұрын
For this video alone, you deserve more than a sub 🇸🇴💙🇸🇴
@abderisaakebrahem7911
@abderisaakebrahem7911 2 жыл бұрын
Qays Qaysar waa qof qalbi wanagsaan mar ksta caruurta danyarta ah bu waraysta😊
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 2 жыл бұрын
because he respects them
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 2 жыл бұрын
Wow I'm all ready booking my flight to Mogidsho!
@amiinhero2498
@amiinhero2498 2 жыл бұрын
Waaw Xeebta liido iyo muqaal siwacan loo duubay Waanu kaa qaadnay Salanta Qeysow adiga iyo Sxp Maweel Wan idin Salamayaa 🥰💯
@saciiduk2475
@saciiduk2475 2 жыл бұрын
Lgnow Fiiiri 🥺
@26.salman88
@26.salman88 2 жыл бұрын
Nabad wartaa Allah hanasiyo an kusodamashadnee dhulki Hoyoo❤️🇸🇴🇸🇴🎉
@wacanali3595
@wacanali3595 2 жыл бұрын
Masha Allah very beautiful city thanks this video made me happy I love muqdisho
@faadumogeesood7937
@faadumogeesood7937 2 жыл бұрын
Mansha Allah bless your heart habo. The video is amazing and the music is on point. Thanks in million.
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 2 жыл бұрын
Qays Qaser best Somali utuber keep going legend 💗💗💗
@faiza8309
@faiza8309 2 жыл бұрын
Congratulations of 200k in an advance 👏 you deserve more.
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Afsomaligaa kuhadhal
@doseofaysha6329
@doseofaysha6329 2 жыл бұрын
6hours late to this vlog..Liido beach is breathtaking MashAllah, as always quality..asxabta qays tagerta hadhi Liido lakuwathaturo talow madabalankaran 😂, abowo iyo abayoyal..
@abdisalamsalaad9731
@abdisalamsalaad9731 2 жыл бұрын
Maasha allah wll c/raxmaan c/ weli
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 2 жыл бұрын
Mansha Allah janatul dunyaaa 🤩🥰😍 Qofkaan tagin xamar baa wle dal iyo dad u dhiman yihiin ....5 cisho baan joogay anoon wali kaxiiso dhicin buu wlhy waqtigii iga dhamaaday😔 insha Allah lkn waxan rajaynayaa inaan dib ugu laabto maalin ay ahaataba🥰😍 Allow Nabad iyo badhaadhe ugu deeq reer Muqdisho ❤
@degandesigns959
@degandesigns959 2 жыл бұрын
Somali legend boy ✨
@els.m.7317
@els.m.7317 2 жыл бұрын
Lets go folks lets unite n build our country what a land we have..Phenomenal! Why this snow?
@yasminjamaal8251
@yasminjamaal8251 2 жыл бұрын
Masha Allah 😍 amazing vlog🙌
@anisahassan4406
@anisahassan4406 2 жыл бұрын
masha Allah my brother welcom xamar cadey and congratulations 200k come soon 🙏
@ladydiana885
@ladydiana885 2 жыл бұрын
Good job. Please can you put the music and qasiido you use in your videos in description box and put English captions in your videos so you can get other people to watch videos .Great job.
@ismailabdi2476
@ismailabdi2476 2 жыл бұрын
Best video in Mogadishu so far Qays.Keep up the good work bro👏
@zadikahmed1314
@zadikahmed1314 2 жыл бұрын
Music backround-ka inaad mid muqdisho iyo xeebta liido ku saabsan ka dhigtay ahayd, sida kle muuqaalku waa top, keep going bro
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
I agree. Heesta Xamar cadey xeebteedan u xiisayyey ama Muqdishow muuq wanaag ayaa fiicnaan laheed.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Qays qeysar Bilicdii Dalkaad soo saartay🖤 Liido beach waan iman Doona Maalin un insha allah
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
Sawdiga xaaslayda jooga😂😂😂
@ayaanleaxmed3454
@ayaanleaxmed3454 2 жыл бұрын
Best KZfaqr in somali people in that moment pro I say keep going and more and more efforts 💥🤴
@isse_mohamet
@isse_mohamet 2 жыл бұрын
Muqdishoo nabadaan jeclaa inaan mar kus00 nastee nasiib waa ikeenay xamar nagaasho dadkoo kujira. nabad farxada kamuuqato reer mogdisho wa waxe dheeryahiin somalida kale Alle ha isin siyaadsho farxada from burco
@cadceed11
@cadceed11 2 жыл бұрын
Waa muuqaal aad uqurxoon xeebta liidona si aad uqurux badan baad usoo bandhigtay quruxdeeda noona bartay keeep up pro
@mohamudabdisalaan6155
@mohamudabdisalaan6155 2 жыл бұрын
Mashallah. ❤ Qaysar waad ku mahdsanthy sidaa quruxda muqdishu nogu sogudbisy. Horay usoco wall.
@koorahd3384
@koorahd3384 2 жыл бұрын
Majuro Qatar alxamdulilaah
@quenfatima4999
@quenfatima4999 2 жыл бұрын
Barakee allow xamar rer xamar like isaara❤
@hodanmohamud4288
@hodanmohamud4288 2 жыл бұрын
Aawey reer muqdisho is muujiya soo dhaweeya QAYS QEYSER welcome muqdisho
@filsanibrahim3103
@filsanibrahim3103 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaarikallah best somali youtuber alle hakuu barakeeyo caqliga caafimaadka iyo KZfaq kaagaba waadku mahadsanthy sidaad anagoo guryahayaga jooga noo dalxiisiineyso
@umuaxlam879
@umuaxlam879 2 жыл бұрын
Waall awaagabar yuutuubarad ah waxaan rabaa inaan kula kulmo iisoojawaab haduu kusoogaaro kip going
@daahirmursal638
@daahirmursal638 2 жыл бұрын
Masha Allah Allow dalkekeena nabad kayeel ❤🇸🇴
@healthandnutrition7734
@healthandnutrition7734 2 жыл бұрын
qurux bdnaa Liido Muqaal shidan💙❤️
@muna8328
@muna8328 2 жыл бұрын
I just come Across your videos and I literally just watched, Ethiopia, Djibouti, hargeysa and Mogadishu. MashaAllah you captured Mogadishu so beautifully. Lido beach and xamar weyn was so beautiful and so clean. Inshaallah I can’t wait to visit😍🥰🥰
@SABABEEYE
@SABABEEYE 2 жыл бұрын
Aad Baanu Uxiisaynaa Flogs kaaga saaxiib❤️...Moqdisho Another Level 🔥🥰
@AbRah-om2sf
@AbRah-om2sf 2 жыл бұрын
Wow MashaAllah👏👏👏🔥
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Maasha allah Allow Dalkeena Nabadey Oo Dowlad Caadila Nasii Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 2 жыл бұрын
Am in love with this son 😩 bcz I like vocation 🥰
@killka1000
@killka1000 2 жыл бұрын
One of the best KZfaqr ever What a beautiful place thanks u and the camera man enjoy ur trip while u r in xamar cadeey🙏🏽
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 2 жыл бұрын
Luuqadada ku hadal haka faanin
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 2 жыл бұрын
Mash alaah 🇸🇴♥️♥️🇸🇴 keep going brother...horey u soco huuno
@halimasamatarali4011
@halimasamatarali4011 2 жыл бұрын
Maansha ALLAAh muuqaalo qurux badan ayaad soo gudbisaa ILLAAHAY haku barakeeyo aakhiriyo aduunba Qays Qeysar
@Maandhoore
@Maandhoore 2 жыл бұрын
Waw Liido Beach wa meel shidan from Hawiye jooga Ontario Canada 🇨🇦 waa ka helay Liido ⛱
@yusuf2412
@yusuf2412 2 жыл бұрын
walaalow maxaa qabiil usoo hadal qaadatay. waloolow maxaa qabiil u keeneysan meeshan.
@abdirahmaanadan605
@abdirahmaanadan605 2 жыл бұрын
Oo yaku yiri waa hawiye kali anigoo daroda ku jiree
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 жыл бұрын
😀
@ladydiana885
@ladydiana885 2 жыл бұрын
Stupid that is why Somalia don't have peace because people like you.
@caaishocabdiraxmaan9332
@caaishocabdiraxmaan9332 2 жыл бұрын
😂😂maxaa Canada maku qafiiftay waan kula yabanehee
@asqarpoi8351
@asqarpoi8351 2 жыл бұрын
best youtuber ever kusoo dhawoow qays qaysarow moqdisho maalin dhawyd wadada dabka kugu arkay lkn waa daahsana 💥 legnd
@iamabdi2114
@iamabdi2114 2 жыл бұрын
quRuxdii magaLada aYaad BuLzHada kadeYzaa wll qaYz qeYzaR keep going🥳❣✊🏻
@abdifitaahhassan4531
@abdifitaahhassan4531 2 жыл бұрын
Video qurux badan aya ka so duubatay best youtuber vlogs in somalia thnks bro
@siciidocabdihodan1400
@siciidocabdihodan1400 2 жыл бұрын
Congratulation 200k wllkey horay usoco
@xudayfi5022
@xudayfi5022 2 жыл бұрын
Garac heesta iyo vidéo gu way is wataan Qays 10 sanu ka horeeya dhalita soomalida ❤️❤️
@hamsearab8234
@hamsearab8234 2 жыл бұрын
beautiful view♥️
@simonmwamba7039
@simonmwamba7039 2 жыл бұрын
Qays_Qeyser. KZfaqr ka ugu saamaynta badan 2021 up to 2050. Hore u soco Bro. Number one Taageero kuu ahay.
@MohamedAhmed-se3wj
@MohamedAhmed-se3wj 2 жыл бұрын
My beautiful city Mogadishu thank you for great job 👏
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Thanks sharing with us. Love Mogadisho. Allahayoow nabad yeel.
@Khaleif7
@Khaleif7 2 жыл бұрын
Masha Alllah xeebta Liido Waa Meel Aad UQurux badan Iyo Guud ahaan Muqdishaba Alle Nabad iyo Barwaaqo Haku Manaysto Walaaleheeen
@hamdahachinabdillahi05
@hamdahachinabdillahi05 2 жыл бұрын
Mashallah How beautiful Mudish is I hope much peace and unity somalia from Djibouti
@xanaansaleban6280
@xanaansaleban6280 2 жыл бұрын
hAmpalyo200k muqdhishon iyo badedan wanu salaman from burco😍
@ebyanmohamed4442
@ebyanmohamed4442 2 жыл бұрын
Woooow masha Allah muqdisho muuqbillan🇸🇴❤️❤️ Allahuma Bariik 🤲🏽
@yuukeypoy3360
@yuukeypoy3360 2 жыл бұрын
Walaga qaday walakei MCN WELCOME mugdisho ❤🤴
@livetiktokvars1030
@livetiktokvars1030 2 жыл бұрын
Best yuotuber never qays qaysar keep giong pro
@muste123
@muste123 2 жыл бұрын
It's masterpiece video liido is one famous beach somali regions but it has alot disasters hold back It's development. It needs clean up and business places. Love you muqdisho People 😍🥰 thank you #qaysqaysar.
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 173 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Freestyle Rap On Liido Beach: Showga Boy & CarloSS And Kp Bondhere Production
11:46
Zanzibar | Lagoon island 🏝️
15:31
Qays Qeyser
Рет қаралды 119 М.
Maalmaha Ciid iyo Xeebta Liido
3:20
Abdinasir Hersi Idle
Рет қаралды 10 М.
TRAVEL VLOG Ep 9 | Spending the day at LIIDO BEACH MOGADISHU SOMALIA 2023
19:48
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 45 М.
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 377 М.
Qays Qeyser  INTERVIEW
16:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 104 М.
Dhulka Africa ugu Hooseeya | The Lowest point in Africa
10:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 175 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН