XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG

  Рет қаралды 172,830

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

3 жыл бұрын

Пікірлер: 849
@shafieosmanali4005
@shafieosmanali4005 3 жыл бұрын
Wllhi hadaan reer muqdisho nahanay waa in dadkaan aan abaal marinaa because waxa ay qabteen waa wax aan sahal aheen illaah ha idin barakeeyo wallaalayaal❤🌹🙏
@mohamedmj745
@mohamedmj745 3 жыл бұрын
Xaq Bay uleeyihin waa dhulkoodii hooyo inay soo ban dhigan quruxda dalkoda
@mariahassan5125
@mariahassan5125 3 жыл бұрын
Ayaga dantoda uyimaden anaga waxba noma qaban
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
@@mariahassan5125 rer muqdisho lala hadlaya adi shegata tahay
@boyofficial3348
@boyofficial3348 3 жыл бұрын
@@karimhasan8967 reer moqdisho uma baahna dadka Ayaga ayaa u baahan oo yimaday moqdisho😃🤣😂
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
@@boyofficial3348 musqushi miya muqdisho noqoty shegato ka xishoda cisamada
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Halka lagu caweeyiyo *Liido* crifyadeeda❤ *Muqdisho* ma dhimanayso mana dhamanayso alle inta dhiman nabad hanooga dhigo MIQDISHO WA LAMA HURAAN LO BAHAN YHY🇸🇴💙
@maxamedxarakeeye2697
@maxamedxarakeeye2697 3 жыл бұрын
Saxiix waaye hadalkaaga eepaay
@hamzikupdeh6949
@hamzikupdeh6949 3 жыл бұрын
ABDALLA JAMAAL IYO CAYTO INTA UXIISTAY ISMUUJIYA❤🥰✌
@M73ss
@M73ss 3 жыл бұрын
Dadkeyga reer xamar iyo reer waqooyi iyo reer jig jiga iyo Reer Djibouti , Reer Garisa , waan idin jeclahay dhamaantiin , Love from Puntland💙🤍💚
@M73ss
@M73ss 3 жыл бұрын
@@worldchanel8776 Oh sorry!! Love garissa too❤❤
@hamsehassan83
@hamsehassan83 3 жыл бұрын
Reer Buntland Miyad Tahay Wa KoonFur Butland Shanti somaliyedna miyad Ka Sheekaynaysa Mise MaamuL Goboledyadii Koonfurta
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
@@hamsehassan83 lol u right
@M73ss
@M73ss 3 жыл бұрын
@Tooshka Siyaasada Amuuus tooshow , anigu shanta somali kama aan hadlaynin ee
@the_IT_Trader
@the_IT_Trader 3 жыл бұрын
@Tooshka Siyaasada quraan miya xifdi kulaha Somalia waa wadanka oo dhan side gobolo ula barbardhige sida somaliland oo kle tag warya
@malireaction7596
@malireaction7596 3 жыл бұрын
Muqdisho bartii ilbaxnimada iyo xadaarada keep going muqdisho from sool 🇸🇴☝🏿
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 жыл бұрын
Muqdisho miya xadarad leh iyo ilbaxnimo hhhhh
@yahyeak6498
@yahyeak6498 3 жыл бұрын
@@Zakariye.abdilahi Lisma xaqire runta uun sheeg 🤚
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 3 жыл бұрын
@@Zakariye.abdilahi adinka wa idinka ilbaxsanahay
@bemotivated6042
@bemotivated6042 3 жыл бұрын
Muqdisho iyo ilbaxnimo🤣😭
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
😅😅😅😅 Khamam An Jirin Ayad Iska So qoroysA Xadarinimadu Xagay Uga timidna
@adanmhmou9451
@adanmhmou9451 3 жыл бұрын
One love dhulkastoo somali leedahay❤ From burco
@abdirisaqdahir6221
@abdirisaqdahir6221 3 жыл бұрын
Anna wan ku jeclahay aabo wa from xamar hoyana from burco abtiyaashey dunudan idinkugu jecllhay one love long life insha allah
@ericmwangi1864
@ericmwangi1864 3 жыл бұрын
Somalia Is A beautiful Nation Thanks For Showing Us An African Beauty
@saadabdinasser3681
@saadabdinasser3681 3 жыл бұрын
Ala ya allah aniko xamar cadey taagiin ha ii diliin wlh from Djibouti wan jeclahy xamar in an arko mar uun inchallah 🇩🇯🇸🇴
@monaanmoha7463
@monaanmoha7463 3 жыл бұрын
Kuso dhawaw wll mcn Xamarcadey lagaaama xigo 🇸🇴💙🤍💙
@halimoomar7529
@halimoomar7529 3 жыл бұрын
Dadka Muqdisho jooga barkood Waa Reer Somaliland.Qaar hooyadoid baa ah Qaarne aabahood baa ah.Kuligeen Waxaan wadanaha wlllo ee soo Dhawaada.Welcome to Muqdisho 😍👍
@yasinaware9939
@yasinaware9939 6 ай бұрын
Wax layiraahdo somaliland majirto . Dadkan dalkooda joogaan.
@somalidhalad808
@somalidhalad808 3 жыл бұрын
Ilhow maruun igeee muqdisho cadee gar ahaan liido iyo jaseera badanka ka hela dalxiizka bada inshalh muqdishoo nabada iman From hrgiesa🙏🏼🥰❤️🌹
@somalidhalad808
@somalidhalad808 3 жыл бұрын
Inshalja wllo wan iman ❤️
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 жыл бұрын
Alla maxay mugdisho qurux Badan tahay Inta muqdisho jecel like Saar!!!!!😚😚😚😍😍😍
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 3 жыл бұрын
Huun0 like team abdalla iyo cayto izara from hargeiza😎😊❣
@nasrudinmohamed1103
@nasrudinmohamed1103 3 жыл бұрын
Wadanigu waa kan soosara bilicda wadankiisa. lkn maaha kanqarxinya iyo kan kufarxaya dhibta wadankiisa Noolaada #Cabdalle iyo #Azonto
@mahaddalnurshe9769
@mahaddalnurshe9769 3 жыл бұрын
Dalkeena Hooyo Nimcaa fadhida Bro abdala Jamaal iyo ceydaruus wan Idin Tagersanhy Sidaad nogu duubteen Xebta liido
@hamsemohammedali110
@hamsemohammedali110 3 жыл бұрын
Ninkan abdalla jamal Waa nin layaableh wuxuu na daawadsiinayaa bilicdii wadankii hooyo walaahi Waa legend so underrated walaahi deserves million views!
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 3 жыл бұрын
Muqdisahawiyinta xebaha sida logu raxesto ad be uyaqanan 😂😂
@mohamedyusuf8943
@mohamedyusuf8943 3 жыл бұрын
Muqdishu waad u hiiliseen waayoo quruxdeeda ayaad soo bandhigteen abaal buuxa ayaan mar walbo idiin heynaa haddaan reer muqdishu nahy🙏 Allaha idin sharfo🙏
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 жыл бұрын
Abdala jamal and azonto, runta marka laga hadlaayo waxad tihiin raga ugu horeeya KZfaqr layda somalida waliba dhinaca vlogs ❤❤❤💯
@shushuomar
@shushuomar 3 жыл бұрын
Muqdisho oo qurux badan iyo idinkoo aad u qurux badan❤ Allah ha idinku xifdiyo walalo waanu idin jecelahay, from somewhere in Africa🙏
@abdiaziizhasan8470
@abdiaziizhasan8470 3 жыл бұрын
Inta liido aan wali arag eexisaysa like saara
@faadumomahmud4418
@faadumomahmud4418 3 жыл бұрын
MashaAllaah muqdisho bilic wanag aad ban ujecley in aan mar udalxistago iyo Alle nabad hasiyo rer muqdisho waa dadnasabe from hargaysa
@somalimusictotheworld9032
@somalimusictotheworld9032 3 жыл бұрын
Msha allah The best located in African beach Somalia beach quruxda Liido Beach waa xeebta kaliya ugu quruxda badan Africa 😱🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤🙏
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
War wn idin warwaraye naga imada hargeisa niyo ALLAH nabad warta haka dhigo muqdisho cadey from hargeisa ❤❤
@mahaddalnurshe9769
@mahaddalnurshe9769 3 жыл бұрын
Maxaa uga wal walee walal waxay Jogaan dhulkodii Hooyo Ma ayaga Dhul shasheeye Joogo
@mohameddahir9257
@mohameddahir9257 3 жыл бұрын
@@mahaddalnurshe9769 alshabaab imada way Naga dili ilayn waa caane xamar alle nabad haka dhigo
@mohammedmoney8596
@mohammedmoney8596 3 жыл бұрын
Qamar sugani oo muqdisho jooga hee waa 😁😁😁marka dadkan muqdisho dhal dhalalkeda iyo xornimada talo ayey arken somaliland maxey ku falayan
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
@@mohameddahir9257 dee inader wn u baqayba ALLAH dhalintena iyo kuwa muqdishaba ha amaansado ❤
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
@@mahaddalnurshe9769 waa dalkodi labad umad somaliyina wyku noshe lkn gurigodi Somaliland wy tabayan hadana ALLAH ha amansado muslim odhan wllo 🤗
@nagipmhedaliofficial3517
@nagipmhedaliofficial3517 3 жыл бұрын
Abdale jamaal waan ku wataa prother go forward Never for back 😇👏
@zayidaliabdi6355
@zayidaliabdi6355 3 жыл бұрын
BEST VOLG ABDALE JAMAL AND ASONTO INTA LIIDO TAGTAY LIKE TA HAYLA DHAAFINA 👍
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
From hargeisa😎 muqDiSho wax kleH weeYi wlhY😘😘
@luqmaancade956
@luqmaancade956 3 жыл бұрын
Thanks
@shugriahmed926
@shugriahmed926 3 жыл бұрын
Manshslsh muqdisho dadka rer liqdisho gobaad tihiin salaan from hargeysa❤️❤️❤️❤️ ilahey nabd haydinsiiyo walaldey aan jecelahay hadii dawladuhu kala sidan tihiin walaanimadeena iyo wada dhalashadeenu waa isku mid markasta farxad igu noolda idin jeclahy dadkaygii
@somalipoy4115
@somalipoy4115 3 жыл бұрын
Dad qalbigoodu wanagzanyahy ayaad tihiin Abdalla iyo ceyduruz🙏 Waxaan jeclaa lahaa ina kulano inta aad jogtaan muqdisho 🙏🙏🙏
@enghamdiabdirisak4866
@enghamdiabdirisak4866 3 жыл бұрын
Vlog cajiiba nimankan waan wataa Abdallh jamal iyo ankala anka ❤❤❤💫
@catikahussein2105
@catikahussein2105 3 жыл бұрын
Hadii Million like an sari kari laha walhi wan saaei laha you guys are amazing 😍👏👏👑rabi ha idn xifdiyi
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 3 жыл бұрын
I really like how the beautiful cabdalle, caydaruus and khalid prepare the quality features they share with us... let's show them a lot of encouragement😍
@khalidshamal7508
@khalidshamal7508 3 жыл бұрын
Waa dhalinayro ku dadaasha sidii ay muqaalo quruxoon idin soo gudib lahayeen abdala jamal &aidarus cayto goforward pro🙋‍♂️🙋‍♂️
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
Aar muqdisho macana✌ wa inan mar un tAga inch allh😘
@mohameddeeqofficial347
@mohameddeeqofficial347 3 жыл бұрын
I.a zhp qali imw
@cashoabdirahmanmohamed8008
@cashoabdirahmanmohamed8008 3 жыл бұрын
Abdalla jamal waan ku tagera wllo guul ban ku rajaynaya halka ka hay reer muqdishana wan idin salmaya from laasacanod daraawishta👋🏿❤️
@ebrabile2159
@ebrabile2159 3 жыл бұрын
ALLa muqdisho mcno badna Muqdisho wa is dhiiiibi weydaY lkn dadba ku cyrY Muqdisho wa murayadeeena magaaaLo mdxda umda somliyed oo idiL🇸🇴🇮🇹🇸🇱🇬🇲🇸🇴❤
@anwaramekk
@anwaramekk 3 жыл бұрын
Magaalo madaxda umada somaliyeed oo dhan maaha ee waa magalo madaxda reer somali
@abdiqadirnuurali7488
@abdiqadirnuurali7488 3 жыл бұрын
@@anwaramekk waa magalo madaxda somali oo dhan
@anwaramekk
@anwaramekk 3 жыл бұрын
Abdikadir Ali fikirkaaga ayaad ka hadashey iyo waxey kula tahey ana waxaan ka hadlayaa xaqiiqda markaa difference baa inoo dhaxeeya, adigana waxba kuuma sheegeyn wlleh rali noqo.
@abdiqadirnuurali7488
@abdiqadirnuurali7488 3 жыл бұрын
@@anwaramekk sxb xaqiiqada waxey tahay iney muqdisho tahay magalo madaxda umada somaliyeed lamana kala laha Ma ahan sida meel aan ogahay oo dadka xuriyaadba heysan oo micno daro dadka leyskaga xerayo
@anwaramekk
@anwaramekk 3 жыл бұрын
Abdikadir Ali xaqiiqada si walba hadaan u rogno run ahaantii waa dhib, cidnana somaliland laguma xad gudboh laakiin wadanka sharcigiisa qofkii ku xad gudba waxaa la mariyaa sharciga wadanku wuxu ku xukumayo. Alhamdoulilah waxba nagama maqna oo waan ku barbaarey wadankaa aad wax ka sheegeyso, tayadana waanu xaliney ee idinku tiina daryeela oo wadankiina kad xilka u dhiibataanba aanu waxba ka qabaneyn amnigiina alleh ka sokow hagaajista. Anagu tashanaye idinku tashada, anaku maxeynu idiin tareynaah.
@Iqrujaadnaan
@Iqrujaadnaan 3 жыл бұрын
Muuq bilinaaa muqdisho 🇸🇴🥺❤
@sumaya1156
@sumaya1156 3 жыл бұрын
Barnamijyadi codka bila music ah noso celiya😍
@ifrahmohamed6508
@ifrahmohamed6508 3 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin xafido niyow xeebta an ugu jeclahay jeezira iyo xeebta war sheikh bal taga waa ka sii qurux badan tahay xeebahan
@Maaliki133
@Maaliki133 3 жыл бұрын
6:28 garabkaga midig yaa joogo mataqan waa tagerashada legend wlhi✌👍👍
@awalali8074
@awalali8074 3 жыл бұрын
Apdale sxb soo dheeree video ga adigoo malahadsan, Anoigoon muqdisho tagin ayaan KZfaq kaaga Ka joogaaye 👋💯✌️
@ahmedjama779
@ahmedjama779 3 жыл бұрын
Sanadkan bishii 10 aad ayaa imiday moqdisho wlhi waa magalo aad u Qurux badan malintii iigu horysy ee aan liido tagay waxay ii ahyd malin aad u qurux badan oo xasuuso badan igu leh ILAAHAY waxan ka baryayaa in uu reer moqdisho nabad dhamystiran siiyo love from pure somalilander ❤❤❤
@shukriciise6475
@shukriciise6475 3 жыл бұрын
Amiin wllo
@herobalarag4380
@herobalarag4380 3 жыл бұрын
🇸🇴Bro maxaad English subtitles ugu sameyn weydeen dadka ajinabigaana wey daawan lahaayeen maxaa yeelay ininku soomaaliya marwalba si qurux badan baad usoo duubtaan♥️✌please include English subtitles 🙏🇸🇴
@iifrahali5014
@iifrahali5014 3 жыл бұрын
Moqadisho 2008ki aya igu danbeysay😰wa ku mahad santihiin sida aa noo tustaan🙏Wiilasheyna Alle ha idin xafido inbadan❤
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 3 жыл бұрын
Masha Allah run ahaantii waxaa tihiin dhalinyaro jecel in aad soo bandhiktaan horumarka wadankiina horumar wacan
@pesgamerrambo1065
@pesgamerrambo1065 3 жыл бұрын
Abdala jamal thanks for your support ❤️ from hargeisa cadey
@leylaabdi1284
@leylaabdi1284 3 жыл бұрын
So beautiful my wadan keeyga hooyo muqdisho cadeey i will go 2021 insha allaah ❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@zaramahamud509
@zaramahamud509 3 жыл бұрын
First of all I was mad that you guys didn’t post anything for two weeks but now I’m so happy because everything looks perfect and also I love the song oh my goodness everything so nice and keep going love Guys✌️
@shirefarah2275
@shirefarah2275 3 жыл бұрын
Love (N) Support From Jamaame Juba ✊🏾🇸🇴
@farxiyomuuse7827
@farxiyomuuse7827 3 жыл бұрын
Woow best vlog iyo best KZfaqr Apdale Jamal jecliyaa vlogyadaada❤❤💞
@manizaomar7385
@manizaomar7385 3 жыл бұрын
Best yutuber King abdala iyo cenda wilal an tagero vlog yadina indhaha ku dogsada runti guleysta abowe yall❤🥰
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 3 жыл бұрын
Guys talent ba leedihiin walahi. Keep going. 👏🏽🙌🏻
@sarinmohamed3025
@sarinmohamed3025 2 жыл бұрын
Xiligaan Baan daawanaya vediogaan wlhi best KZfaqer abadala jamaal keep going wlle
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 3 жыл бұрын
Xeebta Jaziira waa halkii lagu Xasuuqay reer Somaliland inta Rasaas lala dhacay hadana CagafCagaf lagu Aasay waan ka xumahay inad u dalxiisto adigo Somalilander ah
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 3 жыл бұрын
Jamal abdalla iyo caydaroos rag Ku dayosho mudan😍
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 3 жыл бұрын
Legends always legends keep going sxbyaal Abdala and Azonto 🤩😂
@fartunmaxamud804
@fartunmaxamud804 3 жыл бұрын
🇸🇴♥️
@muusecumar2990
@muusecumar2990 3 жыл бұрын
Cabdallow zhp insha alaH markad muqdisho ka timaado soo mar ceerigaabo oo droon kuso duub buurteni daallo 😃❤❤❤
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 жыл бұрын
Wlhi waa runta
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 3 жыл бұрын
Waxan jeclan laha in waa in vlog ka soo duubo daallo iyo xeebaha sanag From hargaisa
@waliwelfare6606
@waliwelfare6606 3 жыл бұрын
Yeah keep going my friends I will came to u their the liido Beach😎
@haboonahmed2277
@haboonahmed2277 3 жыл бұрын
Madaxdii flog ga Ku raxaysta dalkiina we miss u so much nabad ku mara meelkadta from hargaysa🙏🙏🙏🤗❤❤❤❤❤💋
@maryanmuuse4261
@maryanmuuse4261 3 жыл бұрын
So cute runti wllhey guuleysta omg heesta ni saran 🥰🥰😇
@ducomaalofficial6113
@ducomaalofficial6113 3 жыл бұрын
Keep going bro! Taageero buuxda ayaan ku nahay. Guulayso abidkaa👍👍
@hassanb7980
@hassanb7980 3 жыл бұрын
walal abdalla shukran Adi dhalinyarada kale oo juhdi giliyay sidee u soo bandhigi lahayeen quruxda mogadishu taas waxa dheer dhamaan comments waxaad ka arkeysaaa isdhax gal bulsho u dhaxeeysa hargeysa iyo mogadishu masha Allah intaan aqrinayay comments kuma arkin wax caay ama aflagaado lamada dhinac dhamaan wad mahadsan tihiin
@asiaismailmayow8904
@asiaismailmayow8904 3 жыл бұрын
Mash Allah 🤩🧡miss you so much my city 😢🇸🇴😘
@cadaani468
@cadaani468 3 жыл бұрын
Waa marki sadexaad aan daawado vlogan love u guyz ✌️
@hanielmi5683
@hanielmi5683 3 жыл бұрын
Love you wllhi from Germany 🇩🇪 ❤️🌷
@guribilainaadan3501
@guribilainaadan3501 3 жыл бұрын
Maasha allh wll abdalla jamal horumar wacan ku dalxiis dalkagii hooyo from lasacanood
@wacanali3595
@wacanali3595 3 жыл бұрын
Masha allah beatifull vlog inkastoon jeclaa in aad laba vlog ka dhitaan noo soo badiya fiidoyoowyadan camal aagana xageena in ka seexan myno liketa iyo in aan xayeesiinta fiirsano
@anjuuofficial487
@anjuuofficial487 3 жыл бұрын
Www mash alh alh Idin dayo nii xiise first comment ❤❤💯👑
@cabdirashidxakamo2011
@cabdirashidxakamo2011 3 жыл бұрын
Aniga adiga ayaaa ku xiisay hno
@Waberi24
@Waberi24 3 жыл бұрын
First views 💎💎 bro wan Ku xiizny
@harunyusuf6317
@harunyusuf6317 3 жыл бұрын
Waaw Abdalla &atooraha shaqo qurux badan ayad heysan guuleysta
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Jasiira ayaa sHidan Labad xeebood 🔥💯 Lkn waxaba wxA ka sHidan #BataLaaLe peacH 😅 GaranayA uun baa GrnayA 💚©❤
@ahmedabdi6707
@ahmedabdi6707 3 жыл бұрын
Batalaale pool miyaa hhhe
@abdirahiimguddi725
@abdirahiimguddi725 3 жыл бұрын
Haa batalaala ka shidan BERBERA
@zakariamoheddin593
@zakariamoheddin593 3 жыл бұрын
Dhamantood way shidan yihiin lkn isma lahan labada badood sxb
@daganmire1307
@daganmire1307 3 жыл бұрын
Qofkasta meshu yaqana u shidan adinkuna taa ha idin shidnato anaga lido iyo jaziro abay dhaxan ba ino shidan
@dheereye4040
@dheereye4040 3 жыл бұрын
Keep going brothers Allah haydin Sharfo waanu ku haysanaa vlogska
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi waa adin taager ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯 Hori usocda walaaliyaalo Ninka Ck ah caamaamadisa ma xaysto anigu wlhi 💯💯💯💯🙏🙏🙏❤❤
@halimahussein2000
@halimahussein2000 3 жыл бұрын
maansha alaah muqdisho beautiful city
@djqarniofficial1
@djqarniofficial1 3 жыл бұрын
abdale jamal keep gowing brother muqaal aad uqurux badan wow
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Hamse abdikariim goormu muqdisho aadey Mnsha allh walalo alleh ha idin karaameeyo quruxda dhuljeenana jeceshihiin inaad so gudbisan insha allh hore usocda
@zahraabdi8536
@zahraabdi8536 3 жыл бұрын
Abdalla jamaal iyo ceydaruus wax badan wad naga so raagten video yada no so badiya Salan sara❤️
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Abdalla jamaal iyo azonto vlogiina saa u sugo ma maleyn kartiin allaha idin dhowro waa idin wataa igaarteena aa idinka waalee from isla muqdisho lee waaye noh naga soo dhisa vlogyada 🥰 🇸🇴👍❤🇸🇴
@theoptomisticboy6299
@theoptomisticboy6299 3 жыл бұрын
Best video good camera quality
@samatarali5199
@samatarali5199 3 жыл бұрын
Tageero weyn ba idin ahay wlhi ina idin arko wan jclaay abdala jamal and azonto one love guys❤🥰🙏
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 3 жыл бұрын
Xeebta jaziira waa meel murugo leh 46 qof oo isaaq ah oo isku family ah ayaa lagu xasuuqay meeshaas inaad tagtaan maahayn
@favoritevideo7263
@favoritevideo7263 3 жыл бұрын
Get lost ,is not the 60s
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 3 жыл бұрын
@@favoritevideo7263 it was unforgetable incident
@dhasocade1858
@dhasocade1858 3 жыл бұрын
Sxb i love your cinematography
@zahraabdd6365
@zahraabdd6365 3 жыл бұрын
Ma sha allaah thanks 🙏🏽 nice to seee this magaalada ku dhashay laakin nasiib uma yeelanen in aan ku weeynado 😭 hope going back one day in sha allah
@sharifmohamed1179
@sharifmohamed1179 3 жыл бұрын
Akhayaarta sharaftleh runti in taan arkayay youtubaro soomali ah oo dal joog ah wax aan idiin dhigo ma arkin aad ayaan uga helayaa sida quruxda badan aad baraamij jiina bulshada uga gadaan horay usocda saaxibayaal waad gaaraysaan yool kiina laaakin ogaada Somalia ayaan nahay dhamaanteen waxa kaliya oo aad ku gaari kartaana midnimo siwanaagsan ayaan ula socda vlog kiina markasta
@bashiribrahim5764
@bashiribrahim5764 3 жыл бұрын
Waaaaw muqdisho cadday 🙏♥️😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 3 жыл бұрын
Cadale iyo warshiiq taga Sidaa wax uduubtaan waa wax kale masha allah
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 3 жыл бұрын
Wllhy abdale iyo caydaruus aad iyo aad ba idiin slmy wn idiin xiisny wllo allah ha idiin xafido guuleysta marwalba
@shiinerozay
@shiinerozay 3 жыл бұрын
Sxbky cayto ozanto ad ban ku salamay shahan so qatey isla koobka aad ku caneysan same wllhi that make me feel cool. Adiga iyo sxba ka cabdale jamal keep going.
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm masha allaah my country beautiful city in the moqdisho waaw masha allaah
@WiseWayLife
@WiseWayLife 3 жыл бұрын
brother i love you guys from Mogadisho somalia i love my people somaliland one love
@khadarcade7453
@khadarcade7453 3 жыл бұрын
cabdle jamal iyo caydaruus bast KZfaqs thiin wlhi hore usocdaa taageeraha koobad idiin ahy noo siiwada valogyadaas gobolwlba taga oo badleh oo somaliyeed
@daganmire1307
@daganmire1307 3 жыл бұрын
Anigu waxan ahay reer muqdiaho afinko imana wan idin jecla oo waxa tihin dad aad u wanahsan una farxad badana lehna muqalo so jidasho badan valgyada iyo kuwa kaleba hatana muqdiaho ayadba ila jogtan lkn nasib uma yelan aragina dar alle ban idin jeclahay so nabad ahada
@Moneystream8787
@Moneystream8787 4 ай бұрын
I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤
@samraqueen2782
@samraqueen2782 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah Muqdisho aad bay uqurux badantahay 😍 Allaha Nabad waarta siiyo Yarabi🤍🌹🙏🏾
@superlula2674
@superlula2674 3 жыл бұрын
Jumca mubark dhamantiin wow nadiira ayan more jeclahay buuq band maleh
@queenfilms1725
@queenfilms1725 Жыл бұрын
M. A cabdale jamaal form haragysa acayda caydaruus waan idin salamay wll
@azmarsack7859
@azmarsack7859 3 жыл бұрын
Wow wlhi nio sida muzalzal baa usugaa vlogyadiina ad iyo ninkaas cayto ah❤❤❤
@apdifatahbarre
@apdifatahbarre 3 жыл бұрын
Abdalle jamal iyo cayto go forward zxp💥
@engkhadartawane1689
@engkhadartawane1689 3 жыл бұрын
Caydaruus cayto sxb Xamar waad ku cadaatay runtii Mashallah Allaha kugu sxb qaali
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 жыл бұрын
Wow masha allaah caydaruus cabdale noolada wll laday qaali muuqaalo aan caadi ahayna laakiin hargaysa way idin xiisa tay imaada idinkoo nabad ah isha allaah horu mara wacan wll❤❤❤💯💯👍guul iyo gobanimo isha allaah❤❤
@abdullahiyare7318
@abdullahiyare7318 3 жыл бұрын
Wlhi vlog yadina Quruxda badna uxisey love u guys
BACK TO HARGEISA IYO BEERTA XAYAWANKA
13:05
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 140 М.
DALXIISKA WABIGA UGU DHEER KENYA ( TANA RIVER )
11:00
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 94 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 96 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 49 МЛН
Kusoo dhawoow XEEBTA LIIDO | Welcome to Liido Beach 🏖
10:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 225 М.
1 MINUTE MAXAAD KU QAADAN KARTAA ?
13:12
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 145 М.
MARKII IGU HORAYSAY DJIBOUTI ( MY FIRST TIME IN DJIBOUTI 🇩🇯)
10:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 171 М.
WELIGAA MA SAMAYSAY ? ABDALLA JAMAL , QAWDHAN & SOMALI
13:02
khalid Ck
Рет қаралды 86 М.
SULDAAN SEERAR | VLOG & KAFTAN |
14:30
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 348 М.
VLOG XEEBTA HUMBEEL  IYO KAFTAN | MUQDISHO | HD
9:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 136 М.
CEEL - NIMCOON. ❤️
15:05
Maaweell
Рет қаралды 81 М.
PUBLIC PRANK IN MUQDISHO
10:53
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 138 М.
Эксперимент вышел из под контроля😱😢
0:57
Следы времени
Рет қаралды 4,4 МЛН
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 4 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
0:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
0:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН