Kuwaan Dhib Badanaa Team 27 GARANKA SIIBA | Kamerada Wareegta | Jawi Romantic

  Рет қаралды 136,598

ArimaHeena

ArimaHeena

3 ай бұрын

#arimaheena #kameradawareegta #team27
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,194,175 subscribers

Пікірлер: 243
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 ай бұрын
Cayda Codkiisa io Wajigiisaa Uxiisay Maalmahan Maadaama Uu musalsalka uusoo dhigo oo aanan wajigiisa Arag❤❤ Dad ila mida majiran😢❤
@Fairygurl23
@Fairygurl23 3 ай бұрын
Haa wlhi❤
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 3 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@nuurkuulow2974
@nuurkuulow2974 3 ай бұрын
Camarada wareegta cawa way ka waleen xafada marka ay timid 😅😅jawi dagan maqayad ugu so baxday kadib buuq ku fureen team 27
@Suusu863
@Suusu863 3 ай бұрын
Ceyda iyo amiiro way shideen muuqaalka😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
Beenta day arimahena ceyda asad iyo armaan dad aad isku fahansan waye kaftankoda
@Suusu863
@Suusu863 2 ай бұрын
@@hayat-q8y been maaha ee qofkasta fikir ayuu leeyahay ani ahaan labadooda ayaa ii qurxiyay muuqaalka 🤴👸😂
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 2 ай бұрын
@@hayat-q8y😂😂😂 ma aragtay
@Sheeko_time
@Sheeko_time 3 ай бұрын
Inta ayagoo cafimad qabto dawaneysa like ❤ waxaan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya halmar janalkeyga iibooqo
@CabdiqaniXaashio
@CabdiqaniXaashio 3 ай бұрын
Arimaheena editing ka 10/10baan kusiiyay❤❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 ай бұрын
Qabqabyaasheena meel ay jogan malaga maqnada❤
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 3 ай бұрын
Waaw camerada wareegta caawa team qab qab soo qabatay wada jirkooda waan u xiisay ❤❤❤
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 3 ай бұрын
Caawa waa habeen jimce Aanku dadaalno saliga nabigeena mohamed scw ❤
@YaasiinYska
@YaasiinYska 3 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 3 ай бұрын
Sundus iyo amiira dhibkekabaten ❤❤❤
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 3 ай бұрын
One like 👍 team ceyda marnaba nohoos 😢😮❤
@amiraahmed1205
@amiraahmed1205 2 ай бұрын
Waxaa ku xisabin karaa veido kan ugu ficana mashaAllah waa qosolny wax bdn
@Ifka_Osman
@Ifka_Osman 3 ай бұрын
Asc wllkey wllhi ilahey dardiisa aan kuujeclahay hi isoo dheh wllhi waa idin kuxiranahay team27 oo dhan waxa idinleyahay one love
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 ай бұрын
Ninkan 5Years Fun u ahaa one love Youu❤❤
@umuanasfaycal5842
@umuanasfaycal5842 3 ай бұрын
Dumashidan maxad noga qarinaysa tu es incroyable frère
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 3 ай бұрын
Team qab qab😊❤
@Faatmaa.1m
@Faatmaa.1m 3 ай бұрын
Arimaheena adi iyo edit kgaba Indhahaa uroontihiin Goof bro❤
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 3 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 2 ай бұрын
Falastiintu badane tee uducaynaa
@AhmedMohamed-pk2lx
@AhmedMohamed-pk2lx 2 ай бұрын
Amiin Ya Allah🤲
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 ай бұрын
AMIIN YA RAB 🤲🏻🤲🏻
@SayidOmar-oc5vr
@SayidOmar-oc5vr 2 ай бұрын
aamin❤😂
@Suusu863
@Suusu863 3 ай бұрын
Ninkan edit kiisa waa kuu raaxaystaa anuuu 😂😂❤
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 2 ай бұрын
Kula mid ahy wallhi ❤😅
@Suusu863
@Suusu863 2 ай бұрын
@@fardowsamohamoud5337 arimaheena iyo asad edit kooda mid u codee 😂😩😭🙈
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 ай бұрын
Welcome back Arimaheena😃
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 ай бұрын
Amiradeydi ❤❤❤
@NicmoDagan
@NicmoDagan 2 ай бұрын
Mansha allaah Arimeheena anu wan iska jeclhy illahay amarkiisa dadka uu jinkaygu la heshiiska yahay buu ku jiraaa❤❤❤
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 3 ай бұрын
Ceyda oo caawa la araky😂😂❤
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 3 ай бұрын
ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ
@HalimoHali
@HalimoHali 2 ай бұрын
Scw
@user-yn4mv5tc3v
@user-yn4mv5tc3v 3 ай бұрын
Amiiro qurux
@cadaani468
@cadaani468 2 ай бұрын
Arimahena videos getting better 💪
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah 3 ай бұрын
Arimaheena manta aad ayaad uqurux badan tahay mansha Allah ilahay haku xafido amin amiin❤❤❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Wawarey cwda qab qab a camerada waregto soo qabta😂😂
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 2 ай бұрын
Arimaheena editing ayaa nagu garaacdy😅xaly🎉❤gacanta allah kuu barakeeyo wllka i.a
@queenruun9709
@queenruun9709 3 ай бұрын
Ala arimaheena dhib badanaa kistaas tiktok kulahaa shaxda wa fahansanyhy😂
@thomasbartey2083
@thomasbartey2083 3 ай бұрын
Arimaheena qoftada ilaa inteee naga qarinysaaa😢😢
@feysalmaxamed9706
@feysalmaxamed9706 3 ай бұрын
Arimahena qoftisa koko waye anaa og Amiira ceyda udaaya kokona arimahena inta igu racsan❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 ай бұрын
Amiira iyo ceyda waala huba lkn koko ma ogi😂😂😂​@@feysalmaxamed9706
@AbdusamadKasim-kh5sj
@AbdusamadKasim-kh5sj 3 ай бұрын
wow big legend arimheena I like this song big moha ❤❤❤❤
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 3 ай бұрын
Jimco mubarak arimaheena wankusalamey
@user-zo2fh3sz5r
@user-zo2fh3sz5r 2 ай бұрын
Arimaheeena editka waaaa top
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 3 ай бұрын
iNta Ceyda legend u xiistay like 😢
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 ай бұрын
Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
@AnabAden-nl5io
@AnabAden-nl5io 3 ай бұрын
Arimaheena sxbkeyna nagasogabi halko kabaxay lama arkey nosoqabo nh ❤😊
@khalifabdirahman2387
@khalifabdirahman2387 3 ай бұрын
Qof kale ya weyan Arimahena ❤
@Aza_7
@Aza_7 3 ай бұрын
Legend big moha iyo adiga isqabta mardhaw hees cusub
@Cadnaan_official
@Cadnaan_official 3 ай бұрын
Arimaheena is one rabber in somalia ✌️☠️
@user-mz2rm1nq2d
@user-mz2rm1nq2d 2 ай бұрын
Legend king arimaheena is not easy 😂😂❤❤😊
@MohamedBabur
@MohamedBabur 3 ай бұрын
My brother keep going 🎉🎉
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 3 ай бұрын
Dhaqan xumaa Arimaheena Camera waxyaalaha qaybood waa khalad gabadha gadaashed inaa duubto intaa tiraahdaa albaabka fur.
@shugriali1439
@shugriali1439 3 ай бұрын
Camerada wareegta cwa way shudneed😂❤
@KhatroMohamed
@KhatroMohamed 2 ай бұрын
Arimahenaa more love ❤️
@user-vu5pp2mv7g
@user-vu5pp2mv7g 3 ай бұрын
I love team 27 ❤
@user-fo3wo7kc5z
@user-fo3wo7kc5z 3 ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@m.deekdk7443
@m.deekdk7443 3 ай бұрын
Arimaheena caawa waa nagu xarakoonaysaa
@ahmedabdi6707
@ahmedabdi6707 3 ай бұрын
The transition wow 🔥
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 2 ай бұрын
Arimahena the one and only legend best youtuber
@user-er7pw8mq4q
@user-er7pw8mq4q 2 ай бұрын
Arimaheena wlhi si dhab ayan kuu jecladay ilahey amar kiis❤
@maxamadwali6662
@maxamadwali6662 2 ай бұрын
The man who did this video needs a rise Arimaheena the goat of editing
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 3 ай бұрын
Awww princess Amira ❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹
@fadnamohamed
@fadnamohamed 2 ай бұрын
Jah cwa qab qabs kena no kente ❤😂gadudow caawa hanaga so ilopin
@user-dl8he1sn7j
@user-dl8he1sn7j 2 ай бұрын
Camera man ka arimaheena caadi ma ahan❤
@user-wo3ix7ef2f
@user-wo3ix7ef2f 3 ай бұрын
Arimaheena big moha awe sxp macn replaye iso gal
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 3 ай бұрын
Ani kamerada wareegta maba ka maqnaan karo love❤❤❤❤❤❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
allow jirkena narta ha tusin😭🥹💔😢
@yaxyedaauudaadan5836
@yaxyedaauudaadan5836 2 ай бұрын
Arimaheena sxp sarwaalada waa weyn isticmaal kaasaa ku noqon style
@Faarax123
@Faarax123 3 ай бұрын
Somalia waxan u rajeynayaaa iney nabad noqoto sanadaha Soo socdo I. A
@MustafWadani-zb4xc
@MustafWadani-zb4xc 2 ай бұрын
Isha Allah walal mcn
@Sahroaxmed-zg2qn
@Sahroaxmed-zg2qn 2 ай бұрын
Arimaheena❤waankutaageeraa❤27adi io koko❤dad jira noolaada❤
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 ай бұрын
War cawa gadudow teamka kamaqan Yarkas wax kale wa
@AhlanHassan-rx8ep
@AhlanHassan-rx8ep 2 ай бұрын
Alla mesha ad jogtid quruxbdana yaaigeyah wankahelay wallhi😢😢😢
@waxkalekaalayiskaarag
@waxkalekaalayiskaarag 2 ай бұрын
Aniga dadkaan waa inaa u bixiyaa Team wax kale wlhi
@RaadiyaXasan-iw6zh
@RaadiyaXasan-iw6zh 2 ай бұрын
Arimaheena wa ku taageeraaa
@FaaraxFarayare
@FaaraxFarayare 3 ай бұрын
Hello Arimaheen 👋 wan ku salaamy my brother ❤
@HassanAli-jm4xn
@HassanAli-jm4xn 3 ай бұрын
Hees noosoo qaad tiimka arimaheena ok biliis nooh yaairo raacsan kamoo🗣🗣
@caynicali1840
@caynicali1840 2 ай бұрын
Arimahena wa ku wataa
@aweysmaxamadxasan1972
@aweysmaxamadxasan1972 3 ай бұрын
Aawy big moha sxb
@abaa774
@abaa774 3 ай бұрын
Let's go bbe😮
@MohamedBabur
@MohamedBabur 2 ай бұрын
Firi sxp mcn ❤️❤️ ya kucaye camera daa ya kuxayee
@user-jv1vs7sw1x
@user-jv1vs7sw1x 3 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 ай бұрын
Ceyda arkaa nin lo xiisey musasal uun baan dawnaa so laabo yarow😂❤
@mariyandiamon
@mariyandiamon 2 ай бұрын
The umbrella ☔ of lovely runner ❤😂
@user-dl8he1sn7j
@user-dl8he1sn7j 2 ай бұрын
Ceyda miss you😢
@user-ix2gu5xo5r
@user-ix2gu5xo5r 3 ай бұрын
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 2 ай бұрын
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
@MohamedAbdullahi-es9mg
@MohamedAbdullahi-es9mg 3 ай бұрын
Ceyda uxise wlh
@maxamuudbelbel8981
@maxamuudbelbel8981 3 ай бұрын
First ❤
@haniabdi3866
@haniabdi3866 3 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 2 ай бұрын
Arimaheena is funny wllhi 😂😂😂😂 jini muu soo cunay 😂😂
@MaxamedXaashi-lr3gh
@MaxamedXaashi-lr3gh 2 ай бұрын
Best edit
@sagalnuur5192
@sagalnuur5192 2 ай бұрын
Keep going ❤
@Firlocaddey111
@Firlocaddey111 3 ай бұрын
Qofka camera hayo gacanaa utaagay😂😂😂
@user-in4wm5fg4v
@user-in4wm5fg4v 3 ай бұрын
Gabar illA ekaate
@user-yt7mn2xc2v
@user-yt7mn2xc2v 2 ай бұрын
Arimaheena neo soo samey dood wadaag qabdho iyo wiilal. Waana haka soo tagin. Zaki somali iyo. Koko iyo cumeer iyo cayda
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 3 ай бұрын
Www romatic boy ❤ armaheena ❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 ай бұрын
Wcs cmerda wregto mnty wey shidnthy 🔥❤
@user-yt7mn2xc2v
@user-yt7mn2xc2v 2 ай бұрын
Arimaheena neo soo samey dood wadaag qabdho iyo wiilal. Waana haka soo tagin. Zaki somali iyo. Koko iyo cumeer iyo cayda telie
@Number1fanteam27
@Number1fanteam27 3 ай бұрын
@CAYDA is back 🙌
@sadamabdirashid2283
@sadamabdirashid2283 2 ай бұрын
Heesti Lug io laag so dhacdaay sharma Boy iso qawo 🥰
@Nafiiza-yg8gr
@Nafiiza-yg8gr 2 ай бұрын
Jah my Team
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 3 ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤
@queenparni6469
@queenparni6469 2 ай бұрын
Koofida ceyda 😂😂😂😂falaaraha raaaca
@saidalisabriye7695
@saidalisabriye7695 2 ай бұрын
Aadbaad iifarxadgiliseen waleee😂😂😂😂
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 2 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم 💚❤
@user-hc9jv3pn8l
@user-hc9jv3pn8l 2 ай бұрын
Amira iyo arimahena wan iska jeclahy farxadodha sidey isku fahansanyihin walalo dab maleysa m.a
@abdikarimomaraaloos1984
@abdikarimomaraaloos1984 2 ай бұрын
Isma ip hestisa csb reaction kasoo bixi sxb💪
@mohamedbilaalbaashe1577
@mohamedbilaalbaashe1577 2 ай бұрын
Nio arimaheenow qosol booojo igu dishay😂😂😂😂
@Number1fanteam27
@Number1fanteam27 3 ай бұрын
First commenting wareego😂
@user-ct2hh2qu9d
@user-ct2hh2qu9d 2 ай бұрын
Cumeer iyo koko soo qabo❤❤
@HappyPhoenix-nd3ey
@HappyPhoenix-nd3ey 2 ай бұрын
Arimaheenaha
RAG BAA IS HELEY #team27 With BiG MOHA | Kamerada Wareegta
12:00
ArimaHeena
Рет қаралды 219 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
ISKUDAY BOOSKAADA IN AAD XAJISATID FUNNY GAME
9:13
KOKO BULLE
Рет қаралды 136 М.
QARAAXO IYO SAMEYNTA HEESTA CUSUB EE UGBAAD ARAGSAN
10:18
ArimaHeena
Рет қаралды 215 М.
TEAM KOKO VS TEAM SUNDUS ISKU AADI YAA GUULEESTAY/ BIG GAME
15:05
Amira Qurux
Рет қаралды 112 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
Czn Burak vs Argenby Which sigma is better?
0:19
ARGEN
Рет қаралды 14 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 21 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 20 МЛН
КАРОЧЕ НЕУДОБНАЯ СИТУАЦИЯ😱🔥 #shorts
0:45
ПОПОВИЧИ
Рет қаралды 7 МЛН