RAG BAA IS HELEY

  Рет қаралды 219,529

ArimaHeena

ArimaHeena

3 ай бұрын

#arimaheena #bigmoha #team27
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,190,156 subscribers

Пікірлер: 344
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 3 ай бұрын
arimahena waxaan kaa codsanyna hada nahy taageriyashada inaad big moha inta uu bixin hees isla soo qaadan inta igu racsan like ku dhooba aniga noo hadle si uu ugaaro commentga 😂❤
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 3 ай бұрын
Thanks ❤😂🙏 wllk kudar waliba video ah ❤😂
@FeysalMuuse-cj1fv
@FeysalMuuse-cj1fv 3 ай бұрын
Kugu raac sanahay ❤❤❤
@user-ve4xj2yd8y
@user-ve4xj2yd8y 3 ай бұрын
Wala diyarinaya
@khadraali5225
@khadraali5225 3 ай бұрын
👎
@NOf_x_x
@NOf_x_x 3 ай бұрын
Qoralkada inta ugu horeyo markn aqrinay waxan u maley ina dhaheysid HEESAHA iska dhaaf Allah unoqo Lkn keep going wadaa🤦‍♂️🤣😆TALIYE DADKA WANAG FAR hadikle iska AAMUS💯
@user-nt2zi7go5y
@user-nt2zi7go5y 3 ай бұрын
Wll arimahena xalay waxan ku riyoday asad oo istagay ilahey riyadeyda ha u rumeeyo wn u duceyna mar walbo Amiin Amiin yarabi
@user-lk2ov6ox1l
@user-lk2ov6ox1l 3 ай бұрын
Arimaheena saacad ku lafac ma la,dahy sacada kaa waa weyn iska dhig intaa waa iska kaftan wall ❤❤❤❤😂😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@maxamedwali3898
@maxamedwali3898 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@ilyaasfeysal-cg8to
@ilyaasfeysal-cg8to 3 ай бұрын
صلي الله عليه و سلم ❤❤❤❤
@NuuneyareNuuneyare
@NuuneyareNuuneyare 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 3 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@user-cl9ql8sq1w
@user-cl9ql8sq1w 3 ай бұрын
Big moha welcm to Malaysia & to soft hearted people ❤❤ One love all team 27❤
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 3 ай бұрын
Arimaheena sxb wlhi waxan qirayan inad dhaman team 27 aad Hormood u tahay all the way from hargeisa ❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 ай бұрын
😂asaaad wlhi cdi maha arimhena aba kaxishodsise🤣dhaka midig dhaka bidix sanarba,kulaha😂wlhi rer hagio wani jeclhy❤❤kulii team 27 wani jeclhy.allha nixfido
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 3 ай бұрын
Team big moha one 👍 saar ❤
@user-vo1hf8ph2i
@user-vo1hf8ph2i 3 ай бұрын
Arimahyna big fun ❤️sxp wllh 12years ku taageera
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 3 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂
@user-li4tw8ie3n
@user-li4tw8ie3n 3 ай бұрын
Wan ka qaday ❤
@Abdullahidaacad2
@Abdullahidaacad2 3 ай бұрын
😂😂😂 Allah naga saaro sigel nimada aamiin😂
@user-li4tw8ie3n
@user-li4tw8ie3n 3 ай бұрын
Amiin 😂😂😊
@ziidiiziidii
@ziidiiziidii 3 ай бұрын
Waakaa usi
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p 3 ай бұрын
Arimahena wll hore uzoco farxada du waa farxdayda alle wax kudhipa ku matuzo wll qimo badan ❤❤❤
@user-kg6ug7bj6e
@user-kg6ug7bj6e 3 ай бұрын
Atimeheena de one only legend wakuwadaa abowe❤❤❤
@AnabAden-nl5io
@AnabAden-nl5io 3 ай бұрын
Ayy mansha Allah keep going ❤❤
@sucdiinamohamud6493
@sucdiinamohamud6493 3 ай бұрын
Ayy Arimaheena Keep Going wll jiro🎉❤
@nalkapeadiamond4712
@nalkapeadiamond4712 3 ай бұрын
Legend of the legend 👑 wkusalaamay Arimaheena from marka cadeey
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 3 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 3 ай бұрын
Arimaheena adiga iyo Big moha isla soo qaada hees ❤❤
@KingHamada1
@KingHamada1 3 ай бұрын
BIG MOHA BIG MAN WLCOME TO MALAYSIA 🔥🔥
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 3 ай бұрын
Legend arimaheena iyo bigmoha waa idinsugoonaa
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 3 ай бұрын
Arimahena the legend ❤❤❤
@Salmancade786
@Salmancade786 3 ай бұрын
m.a lkn intaa waadba cundaayee maxaa la qala lantahay nio is dis gym ka nafaqada cun sida cabidanka gym ka iyo boorajka gym ka intaa hadaa qadado waad naax xeesa is dis wllka asxbta one love❤
@Rayaan277
@Rayaan277 3 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@khadraxashi380
@khadraxashi380 3 ай бұрын
Waa ku haysana no so badi camera waregta❤❤❤
@AbdusamadKasim-kh5sj
@AbdusamadKasim-kh5sj 3 ай бұрын
Big legend arimheena and big moha King of hip hop ❤❤❤❤❤❤
@khalifabdirahman2387
@khalifabdirahman2387 3 ай бұрын
2 OG Big MoHa iyo Arimahena ❤
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah 3 ай бұрын
Walal mcn keep going my brother ❤❤❤
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 3 ай бұрын
Masha Allah big moha ino yaryahy wajigisa laga fahmaa ❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 3 ай бұрын
: : wuxuu safray asagoo 12 jir ah wuxuu guursaday asagoo 25 jir ah wuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺🥺
@yacquubowwww
@yacquubowwww 3 ай бұрын
fans messi lovta azxapey ❤🎉
@MuscabFaahin-wv3qn
@MuscabFaahin-wv3qn 3 ай бұрын
3rapar somalia ugu fiica 1jeazyboy2arimaheena and bigmoha
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 ай бұрын
Camerada reer hajio ma safarto ayadaa loso safraa hadal yusan kaa tagin 🎉❤team 27 good job 👏 ♥️ 👌 👍
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 3 ай бұрын
Arimana ku away reaction kii dhaxal 4qeyb kadanbeso 3hore iyo tan caawa kama heyno😂 Camera waregto pause noo dheh hhhhhh
@asmadhameye1259
@asmadhameye1259 3 ай бұрын
Maad ila argtay waab iska iloobay malhadee😂
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 3 ай бұрын
Team big moha fans Like 👍🇸🇴
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
Very good reer magaalka sunka gaariga ayaa idhiin xeran that saves lives 👏 💚💙🤜🤛👍👈
@ilyaasfeysal-cg8to
@ilyaasfeysal-cg8to 3 ай бұрын
Legends keep going madixina kor a jiro
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
Weather ka la saadaaliyo most of the time waa sax👍
@maxamed598
@maxamed598 3 ай бұрын
2020 kii ayaad isooxasuusisey arimaheenow
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 3 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤
@dhiirigaliyeofficial1751
@dhiirigaliyeofficial1751 3 ай бұрын
welcome legend of the legend big moha🤟
@mohamedAhmedHasan-cx6so
@mohamedAhmedHasan-cx6so 3 ай бұрын
Arimaheena heesaa kaaga fadhinaa adiga iyo big moha
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 3 ай бұрын
Big moha I wish you success 🙌
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 3 ай бұрын
#big moha legend waa wlh o funny ah😂😂😂😂😂
@JonathanCkay
@JonathanCkay 3 ай бұрын
Tageraha team real og 🐍 ❤
@user-ve4xj2yd8y
@user-ve4xj2yd8y 3 ай бұрын
Legend arimaheena gym boy❤❤❤❤❤
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 3 ай бұрын
Arimaheennoow waxaad tahay qalbi wanaagii oo qofa illahay abaalkaaga janno haka dhigo
@nafiso7343
@nafiso7343 3 ай бұрын
Arimaheena wa nasab ninkas moha wu casumay wuna so dhaweyey show qurux badana ina u qaba rajeyna oo uu noqdo rer malaysia
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 3 ай бұрын
TEAM Arimaheena kabox kabox😂😂
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 ай бұрын
Wsc Waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
@user-od7gn9dq7d
@user-od7gn9dq7d 3 ай бұрын
Arimaheena lajan wayi waan ku wata😊
@KowsarMohamett
@KowsarMohamett 3 ай бұрын
Masha Allah ♥️ ♥️
@maxamedwali3898
@maxamedwali3898 3 ай бұрын
Soodhawoow big moha❤❤❤
@NaciimoCali-yy5zy
@NaciimoCali-yy5zy 3 ай бұрын
Mash allah
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 3 ай бұрын
Arimaheena big legend
@user-jv5rd3db1c
@user-jv5rd3db1c 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person❤❤❤❤
@MaxamedAweys-mz8jj
@MaxamedAweys-mz8jj 3 ай бұрын
Team 27 iyo Team real og ❤❤❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 ай бұрын
Azad walaalkey mardanbo adigoo afka istikiin kuugu jiro haku hadlin waa iga codsi wuu kugu carari karaa ❤️❤️❤️❤️
@Saciidcraxmaan1
@Saciidcraxmaan1 3 ай бұрын
Arimaheena heesta sharma boy reaction kedi away zxb ❤
@umumuscab6790
@umumuscab6790 3 ай бұрын
Mashallah legend arimahena cirka miyan dax daganahay kulaha
@zakariayoussoufmohamed5969
@zakariayoussoufmohamed5969 3 ай бұрын
Qof fiican ayaad tahay will inankaa wllkaa ahna iska daa heesahaa ka dheh in waan lagugu qadariyaa ka fiican intii adoo Allah ka xadhaysiin lagu qadarin lahaa arimaheena iskaga fogow fanaaniinta hadii aananad wax u sheegi karayn😢
@user-xy4el9hh8c
@user-xy4el9hh8c 3 ай бұрын
2 rapper arimaheena and big moha in the building
@abdifatahahmed8451
@abdifatahahmed8451 3 ай бұрын
Arimaheyna Shahada Dhamestir 751 Marka Aheyd Waxad Dhahday لا اله الا الله Ayaa Sida Saxda Ah Wad Mahad Santahay Wll Qali
@faysajama6987
@faysajama6987 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ mansh alllh wllky qaali
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 3 ай бұрын
Big moha welcome to Malaysia 🇲🇾❤
@FitaaxLaayo-fb1zu
@FitaaxLaayo-fb1zu 3 ай бұрын
Masha all arimaheena
@ibrahimahmad7725
@ibrahimahmad7725 3 ай бұрын
Walaalo is jecel alah haydin xafido ❤❤❤
@user-zt8gk6bb4g
@user-zt8gk6bb4g 3 ай бұрын
Arimaheena lagenkeena.boqorkena.ilahay.baa.bora.lkn..boqor ayatahay..keep.going.bro.from.jigjiga
@cabdifitaxcaabi1980
@cabdifitaxcaabi1980 3 ай бұрын
Kaamirada wareegta caawa Waa shidantahay dab iyo holac waye🔥 Lkn Galabta ma soomnen miya arimaheena😂😂
@YasirYassin18
@YasirYassin18 3 ай бұрын
Kusaliya xabiibkeena mohammad scw khayru khalkhilaah
@Saciidcraxmaan1
@Saciidcraxmaan1 3 ай бұрын
Arimaheena heesta sharma boy reaction kedi away zxb
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 3 ай бұрын
Aan ku wada salino nebiga Muhammad ❤❤❤
@AbdusamadKasim-kh5sj
@AbdusamadKasim-kh5sj 3 ай бұрын
Scw ❤❤scw ❤❤scw ❤❤
@SabirinmohaKhalif9
@SabirinmohaKhalif9 3 ай бұрын
Arimehena camerda waregta uxiisney noso badi 🥰
@AxmedabdirashiidNuur
@AxmedabdirashiidNuur 3 ай бұрын
Arimaheena sxb kala bareeshin ayaan ka sugeynah adiga iyo big moha
@FeysalMuuse-cj1fv
@FeysalMuuse-cj1fv 3 ай бұрын
Big moha welcome to Team 27
@umumucaad6196
@umumucaad6196 3 ай бұрын
Mashallah
@deeqoabdidulahi4760
@deeqoabdidulahi4760 3 ай бұрын
Arimaheena Gym ka vloge noga so duub
@kafiyocali61
@kafiyocali61 3 ай бұрын
Abwe arimaheena please came back hanaga den
@user-fy6fv6sw6s
@user-fy6fv6sw6s 3 ай бұрын
Qofka ugu horeya 😂❤
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 3 ай бұрын
Ar arimahenaaa !!@ yba igu dishey saacad kula fac ma weysey sacada kweyn gacmahada hhh waa kaftamayaa vedio ga yutubka soo badi your are most big legend team 27 jini maa soo cuntey 😂😂😂😂😂
@user-pw6kf3hv5c
@user-pw6kf3hv5c 3 ай бұрын
Arimaheena sxb big moha Hal rab Isla qada yacni Is qabta
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 3 ай бұрын
TEAM ARUMAHEENA AND TEAM 27 ❤❤❤❤❤❤❤
@user-tp5fr3um1h
@user-tp5fr3um1h 3 ай бұрын
Arimaheen sc sxp ok codsi ayaan wat waxan raba in aad hees rab khatar sowda qadan adiga iyo big moha xaga danban kawad ciyaaran team 27 oo dhan
@AbdusamadKasim-kh5sj
@AbdusamadKasim-kh5sj 3 ай бұрын
Sxb big moha aya joga magalade sese ayu robku u daaye wayo wuu radee ficanyahaye waa honest ❤❤❤
@Salmaan_Kuseysi
@Salmaan_Kuseysi 3 ай бұрын
Arimaheena magacaaga saxda ah Cumar Max'ed Xaaji soo maaha❤
@NimcoDucaale-tc8xz
@NimcoDucaale-tc8xz 3 ай бұрын
First like ❤
@SuhaybSiciid-jq4bn
@SuhaybSiciid-jq4bn 3 ай бұрын
The best comedy ❤
@user-lk2ov6ox1l
@user-lk2ov6ox1l 3 ай бұрын
Arimaheena wall mcn 2 millions subscribe aan sugi la ahy ❤❤❤❤❤❤
@abdirizaqmohammed
@abdirizaqmohammed 3 ай бұрын
Big moha ku soo dhawaaw Malaysia
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 3 ай бұрын
Somali boys marnaba no hoos 🇲🇾+🇸🇴🤗
@Zadaad12
@Zadaad12 3 ай бұрын
Arimehana Big Legend💪
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 3 ай бұрын
Asad istakiinkaan iska ilaali abowe inbadan waan kugu arkay halis waye❤
@user-kh8ug2se3y
@user-kh8ug2se3y 3 ай бұрын
Arimaheena raga kiza adag ❤
@Aza_7
@Aza_7 3 ай бұрын
BIG MOHA TEAM REAL OG FAMILY 27
@kaafijunior7324
@kaafijunior7324 3 ай бұрын
Waa arimahena ❤
@CabdulqaadirMaxamad-de7kz
@CabdulqaadirMaxamad-de7kz 3 ай бұрын
Hhhhhhh wll arimena qalbi wanag❤sxb big moha hes lasoqaad❤
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 3 ай бұрын
Amiira iyo arimaheena ❤
@user-li4ct9jg5d
@user-li4ct9jg5d 2 ай бұрын
Keep going Big moha lgnd
@user-po3vc2tf1b
@user-po3vc2tf1b 2 ай бұрын
Kusaliya nabigaana maxamed scw❤❤❤❤
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 ай бұрын
Big lagends arimahena and big moha
@Mubarak.c.rashiid
@Mubarak.c.rashiid 2 ай бұрын
Big moha ciyaal waaye sharma boy is legend waxan Big moha lagu hayo dadka taageero waan layaabanahy.war.waxan hataageerinA ciyaal hada Lee aragnaybee.waraa social media nooga bax reebaaryoow
@hipaaqmuuze3211
@hipaaqmuuze3211 3 ай бұрын
Arimaheenow ramadaan waa dhamaataye karamada wareegta maxaa usoo celisay😂😂
PRANK || Baaba Jeey OO MANTAGI GAAREY !!! Qaraaxo 77/22
12:38
ArimaHeena
Рет қаралды 346 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
QARAAXO IYO SAMEYNTA HEESTA CUSUB EE UGBAAD ARAGSAN
10:18
ArimaHeena
Рет қаралды 216 М.
XAFLADDA UMOJA - ArimaHeena VLOG #71
17:00
ArimaHeena
Рет қаралды 485 М.
MARKALE BIG MOHA x 6IXTEEN Ft ArimaHeena Reaction | 143/22
10:44
ArimaHeena
Рет қаралды 192 М.
KULANKII ASAD IYO FIKIRKIISA RAGII AAN CAWIYEY MUXUU KA DHAHAY
11:12
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35
ArimaHeena
Рет қаралды 842 М.
BIG MOHA OO SI WAALI AH AAN USOO DHOWEENAY WELLCOME TO TEAM27
9:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 329 М.
Maxay iitahay Amiira? - ArimaHeena Vlog #6
20:24
ArimaHeena
Рет қаралды 705 М.
❗️XOTINI YOMON QURQIB KETTI 😱😱
0:18
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 4,9 МЛН