Laascaanood Episode three , Exploring Laascaanood the Capital City Of Khatumo

  Рет қаралды 4,748

SOMAL BLOGGER

SOMAL BLOGGER

Ай бұрын

Explore with me in Laascaanood The Capital city of khatumo state of 🇸🇴 #somalia #travelvlog #beautiful #blogger #garowe #growingchannels #youtube2024 #puntland #moresubscribers #viral #beautiful #blogger #bloger #ssc #khatumostate #amazing #wonderful #myfirstvlogviral #views_viral_video_subscribers_grow #travelvlog #sool #somaliya

Пікірлер: 57
@abshir2010
@abshir2010 Ай бұрын
Maasha ALLAH LAASCAANOOD Caasimadeena
@user-oj6kr2rn9m
@user-oj6kr2rn9m Ай бұрын
Mashaalah
@user-os4rj6nl5w
@user-os4rj6nl5w Ай бұрын
DHUUSAADII IDOOR KA REESATAY LASCAANO MAANSHA ALAAH HORUMAR WACAN
@khadijo1396
@khadijo1396 Ай бұрын
Mashall guul SSC State of Soomaalia❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abassalwe1708
@abassalwe1708 Ай бұрын
Best youtuber
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo InshaAllah
@user-qj1gq4lw9d
@user-qj1gq4lw9d Сағат бұрын
M a casimadii SSC-KHAATUMO
@kayhass2510
@kayhass2510 29 күн бұрын
Masha Allah soo badi
@Shamso697
@Shamso697 29 күн бұрын
MashaAllah beautiful ❤
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Mahadsanid wll Guul iyo Gobanimo
@user-co4yc4do9b
@user-co4yc4do9b Ай бұрын
Masha Allah Allah ha usiiyadiyo nabada iyo wanaaga iyo wada jiraka
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
ManshAllh ❤ waay.caamirantahay
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Ай бұрын
Maansha allaah walaalkay keep going The best youtuber. Hanbalyo inoo soo badi muuqaalada Insha allaah
@mjabdi1904
@mjabdi1904 Ай бұрын
Mashaa Allah guul SSC(Khatumo State) Daraawiish ❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo
@Roteyaani
@Roteyaani Ай бұрын
fadlan magaalada dhireeya ‼️☝️ xaafadaha cusub ee la dhisi doono guryaha si siman u dhisa oo wadooyin waa weyn u yeela. wadooyinka iyo guryahana u dhexaysiiya meel shacab ku ku lugeyn karo iyo meel dhir lagu beeri karo iyo meel guryahay u ah wajahad ⚠️ khaldaadkii dhismayaashii hore wax ka barta✅
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Ай бұрын
Guulnreer laascaanood❤😂
@AhmedSalwe
@AhmedSalwe Ай бұрын
Guul baa Malmalan guul you gobanimo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Megaalada cagaariya
@Roteyaani
@Roteyaani Ай бұрын
❤❤❤ allow janatul firdows ku casuum kuwii u shahiidey iney aboorkii Ibleeysyadii SNM naga dulqaadaan .😢😢 ameen
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ameen yarabi Ameen
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo thanks 🙏
@hodaneey_
@hodaneey_ Ай бұрын
Thanks for sharing , can’t wait to live there for good 💙🤍💙🐎🇸🇴
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
You welcome wll Allah Nabad Hakugu Keeno InshaAllah
@SakiSalwe
@SakiSalwe Ай бұрын
Wow 🎉 another one
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Sakariye 🫡
@AhmedSalwe
@AhmedSalwe Ай бұрын
MashaAllah
@da.a1728
@da.a1728 Ай бұрын
mashallah. next awdal
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Awdal State markay noqoto ayaa latagi karaa hada Hawsheedo Mafadhito bro 😂
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Waan jeclaanlahaa 2018 ayaa iigu dambaysay respect reer awdal Adal Empire ❤️
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo SSC alxamdulilah
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo 🫡👍
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Ай бұрын
Magaalada waa in wadooyinka loo dhisa lana dhireeya🌳🌴🌴🌿🍀 caagadaha , bacda iyo wixii deegaanka xumaynaya ama nabaad guurinaya laga ilaaliyaa🏢🇸🇴💯
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Aad iyo Aad Hormarkoodhan iyo blicda laga wada shaqeeyo
@lii7560
@lii7560 Ай бұрын
Mashaa Allah ilahow uu siiyadi nimacada. Ey heeleen rere ssc khatumo
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Ameen yarabi
@farhiacabdi2680
@farhiacabdi2680 Ай бұрын
Masha allh intiyared waka magaladi muqatay waxay noqotay magalo dadkedi usojestay alow barake marka laguleyahay qabil walba dhulkisa ha utashto watanokle re ssc guleysta cadawgina ilahay hajabiyo kufara adeyga dhulkina dhib bad umarten ❤❤❤❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Aad iyo Aad Cidwalba Ha isku tashato kadibna Meel ha la isku yimaado yadoo lawada Caafimaad qabo inshaAllah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Megaalada dhir bay u oomantahay
@user-co4yc4do9b
@user-co4yc4do9b Ай бұрын
Inshaa Allah waa in aan martagaa dhulkaan wanaaga badan
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Qofwalboo Somali Mohammed ku abtirsadaa iyo Deegaan ahaanba kadoo jeeda waa Hal mid LAASCANOOD deeqa welcome bro
@munayousuf8460
@munayousuf8460 Ай бұрын
Kusoo dhawow laascaanood gacmofuran
@AdamMohamed-dc2cu
@AdamMohamed-dc2cu Ай бұрын
maansha allaah walaale
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
waxan ku qoslah idor Afku nol welih sheganayah dhul hartih hestah bah idin shegtay waxad tihin idor Qadhmun nogah fuqah dhul kayagah
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Darawiishtu ma hadho reebe iga wallee. Mukulaashii way bakhtiday🤣🤣🤣 mini manaa😂😂
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Aad iyo Aad 😂😂😂😂
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t 29 күн бұрын
Dhulbahante haldabaqkufaana iyo tuulo xamar leedihinkawaran hargeyso leedihin kawaran burcoleedihiin kawaran boorama leedihin kawaran tuulo kufaanee aqas
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
Tuuladaasaan niga fujin kari waynay oo ilaa hada aad usoo oo yaysaan 😂😂😂 Sxb Xaalka dajiya
@user-ns1gg8wl7t
@user-ns1gg8wl7t 29 күн бұрын
Waatuulo maxay xayeyse intaa isaaqa dhisay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 28 күн бұрын
😂😂😂😂
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy Ай бұрын
Laascaanood tuulo SOMALILAND kutaala 😂😂😂😅😊❤SOMALILAND❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
Maalin riyoodka Lagaroon Boowe
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy Ай бұрын
Huwantii daroodnimada isusoo urursaday qabyaalad 😂😅tumo. Somaliland ayaa ka xoreynesa HUWANTA USOO DUUSHAY EE SHACABKA AFDUUBATAY GOBOLKA SOOL SOMALILAND SOON INSHA ALLAAH.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
SOMALILAND-PUNTLAND | A Somali Clan Conflict?
13:15
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 164 М.
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 21 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 40 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Come with me to LAASCAANOOD🐎 | vlog
12:44
Life With Jamad
Рет қаралды 28 М.
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
10:11
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 21 М.
Night Out in Bosaso in Somalia (extreme travel)
17:56
gus1thego
Рет қаралды 22 М.
Mogadishu's Busiest Market (Somalia)
12:09
gus1thego
Рет қаралды 492 М.
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 26 М.
The City Of Kings and Queens: QARDHO | vlog, ft Bosaso beach
10:44
Life With Jamad
Рет қаралды 16 М.
Top 10 Largest Cities in Somalia 2024 (Beautiful Cities)
8:29
African Informant
Рет қаралды 13 М.