Safarkayagii Laascaanood

  Рет қаралды 26,249

Explore Somalia with Said Fadhaye

Explore Somalia with Said Fadhaye

5 ай бұрын

Daawo Gudaha Laascaanood: • LASCAANOOD: DAGAALADDI...
Safarkayagii Laascaanood: Baro maagaalooyinka u dhaxeeya Garowe iyo Laascaanood.

Пікірлер: 166
@user-Mohamed-48007
@user-Mohamed-48007 5 ай бұрын
aniga oo ah nin reer hargeisa reer laascanood waxaan leeyahy sharaf iyo cisi igu noolada insha allha intaa iyo meel kasareso ayaan idiin rajenayaa siyaasad iyo qabyaalad baa izku keen dirtay ayada oo saasa anagu wlhi idin maanan naci hormarkiina walhi wan ku faraxnaa mrkaa wax idin leeyahy jira oo jooga
@munadahir1839
@munadahir1839 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@galoolqudhac
@galoolqudhac 4 ай бұрын
Dee saw walaalaheen oo somaliland ah maaha waa qasab inaan ku faraxno horumarkooda
@falischika6221
@falischika6221 4 ай бұрын
@@galoolqudhac Somali land Somali oo dhan ayaa wada ah, land waa af ingriisi oo waxa looga jeeda dhul. Somali land = dhulkii Somali
@Godzilla-ct2pp
@Godzilla-ct2pp 4 ай бұрын
@@falischika6221wax aya bartay jaahilkaan ku faanaayo gumeystahi luqadiisa.
@miskiin236
@miskiin236 3 ай бұрын
Reer Laascaanood baan ahay inkastoon Hal mar arkay, Illaahay ha u ziyaadiyo nabada aamiin.
@user-wr2yy7se2t
@user-wr2yy7se2t 5 ай бұрын
Lascanod is amazing
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Caadi maahan
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 5 ай бұрын
Masha allah laascaanood, somalia 🇸🇴. Hargaysa ayaan idinka daawanayaa
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 5 ай бұрын
ma hargaysaad udhalatay
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 5 ай бұрын
@@AdamYare-cw6lo haa sxb
@abdirahmaanmahamed2011
@abdirahmaanmahamed2011 5 ай бұрын
Laascaanod magalade aan ku dhashay aad ayaa jacalhey❤
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 5 ай бұрын
Garaad hanad is the best local guide. Dalyaqaan MASHAA ALLAH.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Waa safiirka Laascaanood!
@icc.concepts
@icc.concepts 5 ай бұрын
Waddanku in sha Allah wu isku furmi isku socodkiisu saylac ilaa kismayo. Salaam from hargeysa
@user-gp6pv1rb3z
@user-gp6pv1rb3z 5 ай бұрын
Reer hargeisa ma tihide magaca magalada noo dhig.
@husseinabdirahmaan8017
@husseinabdirahmaan8017 5 ай бұрын
​@@user-gp6pv1rb3zOromada Afsoomaliga baratey, yaaku balamiyay😂😂
@icc.concepts
@icc.concepts 5 ай бұрын
@@user-gp6pv1rb3z waad iska ciyaaraysaa xundhurtayda xaafada idaacada ku aasan. Aabahahy iyo awowayashyna idcada ilaa xaafada geed goble ayay adhiga ku raaci jireen. Adiguna kkkkk
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 5 ай бұрын
Ilaaheeyoow itus, soomaali oo maskaxda iyo damiirka un ka mideeysan, oo hal dhinac ka eegeysa horumarka iyo nabadjirka dalka iyo dadkuba. Aamiin
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 4 ай бұрын
@@icc.concepts Beeshu waa isku dan (Soomaali)
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 5 ай бұрын
My weakness is the creative videos that show us beautiful parts of our country and the beauty of its people❤
@amalhassan7383
@amalhassan7383 5 ай бұрын
Darawiishta Masha Allah welcome to the unionist of city of Somalia al Darawiishtaya ❤❤❤❤❤❤
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 5 ай бұрын
Well done. All Somalis from Somali weyn are welcome in Lasanod
@jamamohamud496
@jamamohamud496 5 ай бұрын
Tan Bilaash kuma iman wiilaal baa u shahiiday🇸🇴🐎❤️. Cadowgii Somaliya-diidka ahaa ee snm
@abdirahmaanmahamed2011
@abdirahmaanmahamed2011 5 ай бұрын
Abtiyaale horumar wacan ayaan in rajeyn
@fadumodiriye4940
@fadumodiriye4940 5 ай бұрын
after 17 years I miss walahay ilahay nabad ha igu gaadhsiiyo insha allah 5/5/2024
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 5 ай бұрын
MANSHALLAH alle ha idin guuleeyo daraawiish. Soomaali kaal go'i mayso intaad nooshihiin
@lathany.3537
@lathany.3537 5 ай бұрын
Baabuurka u wada si degen allah idinku geeyo nabad isha allaha ❤❤❤
@hoodek__1553
@hoodek__1553 5 ай бұрын
Masallah lascanod keep growing ur brother from borama
@musabomar9928
@musabomar9928 5 ай бұрын
It would have been nice to see some of the history of laascaanood and maybe some better footage of the historical areas like gaalkudhal, dalyare fort, waqdariya and many other places that I’ve been able to explore and maybe visiting other towns like Taleex History of the dervishes and more, lots of beautiful naturals wonders too
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 5 ай бұрын
Welcome To Laascaanood DEEQA❤
@naimahussein36
@naimahussein36 5 ай бұрын
LA 🐎❤️ thank you muqalka wa qruxbdanyhy ❤
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 4 ай бұрын
Masha allah sidaas ayee farxda ku jirtaa dadku haku isku socdalaan hana isla damaashaadaan in badan guul SSC 🇸🇴🇸🇴
@samatar1601
@samatar1601 5 ай бұрын
Amazing LA Dadkas Waa dad Gob ah hadana fudud, Degankodana Tariikho badani ku asan yihiin Tag sxb Taleh iyo melihii Darawishta
@Abdifitah667
@Abdifitah667 5 ай бұрын
Laascaanood magaalo taariikheed ❤❤
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 5 ай бұрын
Magaladii aan ku dhashay lascanood. Canada 🇨🇦 ayaan idinka soo salamayaa tolkay dhulbahante
@mohamedcidhib
@mohamedcidhib 5 ай бұрын
Said Fadhaye adiyo saaxiibadaba dalxiis wacan. Kusoo dhawaada Caasimada SSC.
@zinaqurux
@zinaqurux 5 ай бұрын
Nosobadi lascanod Vidoga wan kahely mashallha dhawishta ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Olad44
@Olad44 5 ай бұрын
Ssc khatumo state of somalia 🇸🇴 North somalia ❤❤❤
@ciltireayanle2651
@ciltireayanle2651 5 ай бұрын
Waan ku raaxeystay magaladeyda thanks dhamaan cameraman nada gacantoda fadhido na sigaar ah ayan usalamaya❤❤
@canyiks
@canyiks 5 ай бұрын
Thank my Somalia brothers and sisters. I am Kenyan. Travelled from Hargeisa, Berbera,Sheikh, Burao then Laascaanood. You are kind hearted people. I got a baby boy 14 weeks ago, when the friends I made there learnt of it, they sent a whole camel 🐫 to me " digitally". Deeply humbled to date. You will notice my profile is gifts from Somaliland. I love you so much.
@yasinaware9939
@yasinaware9939 4 ай бұрын
This is somalia correct urself
@canyiks
@canyiks 4 ай бұрын
@@yasinaware9939 visited when Laascaanood was in Somaliland
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 ай бұрын
@@canyiksdon’t worry that is okey and thank you for your kindness or well said.
@CaddeCali-ie5pz
@CaddeCali-ie5pz 3 ай бұрын
So you luckier then me, couse I never ever see those cities but I will I'm in bosaso city and it's the place i born😊
@canyiks
@canyiks 3 ай бұрын
@@CaddeCali-ie5pz would love to visit Bosaso one day
@omgdjag7568
@omgdjag7568 4 ай бұрын
Laascaanood is one of the beautiful cities in Somalia subhanallah it has everything wallahi
@sweetkokii
@sweetkokii 5 ай бұрын
Khatuma state of somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤ masha Allah
@user-wt7xv9nx2r
@user-wt7xv9nx2r 5 ай бұрын
Ayyyy❤ gambadhe❤ lascanoood iyo ila iyo gumeys🦁🫶❤️😊
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 ай бұрын
Masha allah love u rer lascaano nabad warta ino rajaynaya
@nimcoali3237
@nimcoali3237 5 ай бұрын
Maashaa Alah waa sidaan markuu dhulku nabad yahay Alaha u barakeeyo dadka degan nabadiisana ha xajisteenw
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 5 ай бұрын
Laascanood waa magaldii 2023 ugu samaaynta badnaa Waa isku haya dalka somaalia❤
@user-gp6pv1rb3z
@user-gp6pv1rb3z 5 ай бұрын
Haa waa magaladii 2023 ka xarowday Idoor colonial.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 5 ай бұрын
@@user-gp6pv1rb3z dhabtu waa inaanu israacnay awalba anaka uunbaa kala jihaysnayne waxba maadan haysan.
@riddeosmanboy8745
@riddeosmanboy8745 5 ай бұрын
Manshallah ❤❤
@Puntland1
@Puntland1 5 ай бұрын
Lascanood wa magaalo Quruxbadan. Buuro dooxyo Dhul siman. Jidka Garacad iyo lascanood Hala dhiso CASIMADA mustaqbalka bay noqonaysa.
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 4 ай бұрын
Ka xamar jooga ka laascanood jooga ka baydhaba jooga ka jigjiga is dhax socda somaliya somali baa leh insha alah 5 somaliyeed waa isku image donaan iyaga on Lakala qaybinayn
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Baro dalkaada Absolutely beautiful coverage
@AliHassan-fd1lw
@AliHassan-fd1lw 5 ай бұрын
Amazing 👏
@MustafeA.K
@MustafeA.K 5 ай бұрын
Masha Allah walal horay u soco guul badan ayaan ku rajaynayaa IA 🎉
@yousefmj7147
@yousefmj7147 2 ай бұрын
illahayow wadankeena nabad buuxda kadhig cadawgana ka qabo
@jammane3880
@jammane3880 4 ай бұрын
Las’Anod the home of Somali Hero’s
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah megaaladii halganka iyo midnimo doonka
@jamaalleo5721
@jamaalleo5721 5 ай бұрын
Masha allah❤
@user-ps1li7iq9i
@user-ps1li7iq9i 3 ай бұрын
Tuka raq miss you i.a malin dhow ban gacantayda kuso celinaya
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 ай бұрын
Megaalo cagaaran ka dhiga meesha 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-kp4oi3kz2i
@user-kp4oi3kz2i 5 ай бұрын
Maan shallah ❤
@chipahe3412
@chipahe3412 5 ай бұрын
Muuqal sameeyaha ugu fiicn soomailanda big support
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Mahadsanid!
@Shamso697
@Shamso697 4 ай бұрын
MashaAllah ❤❤
@Abe45-rekt
@Abe45-rekt 5 ай бұрын
Mashallah
@abdoshMo
@abdoshMo 5 ай бұрын
manshalaaah ❤❤❤ las caanood i
@buraale134
@buraale134 5 ай бұрын
Mashallah beautiful city
@taleexband2287
@taleexband2287 5 ай бұрын
Thank u sxb inaad tagto magaladeydii🙌🙌. Follow ayaad u qalanta
@WaledOmer-rh2hv
@WaledOmer-rh2hv 5 ай бұрын
Lascnood xuriyda kadib mashalaah barge hore lama mare kareen
@zakariyemohamed9523
@zakariyemohamed9523 23 күн бұрын
Buurawadal my home
@najexyuusuf6978
@najexyuusuf6978 5 ай бұрын
Wlcm lascanood
@safwanpro
@safwanpro 5 ай бұрын
said fadhaye iyo akhyarta kale ee suhuur barre kamid tahay aad ban u salaamaya
@Kassimyare
@Kassimyare 4 ай бұрын
Mogadishu 🇸🇴🫡
@mohraho6729
@mohraho6729 5 ай бұрын
Mashallah Runtii waa muuqaal quruxbadan anoo kasoo jeeda deegaankaas baa hada bartay magaalooyin aanan hore umaqlin sida Higlada. Mashallah mahadsanid wllo siciid qaybta labaad kusoo dhakhso
@ABDIFITAHBOTAAN
@ABDIFITAHBOTAAN 5 ай бұрын
Yagori iyo buhodle imada ❤
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Welcam to lasaanod
@mohamedjibrile
@mohamedjibrile 5 ай бұрын
Muuqaal quruxbadan bro shaqo wacan.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Mahadsanid bro
@Wadani924
@Wadani924 5 ай бұрын
Laascaanood markii Somaliland joogtay waxa ay ahayd bahalogalayn aan cidna gelin, ciddii gashaana cabsi ku noolayd. Sida muuqata SSC Khaatumo markii ay talada la wareegtay waxa ay noqotay goob dalxiis (tourist destination).
@user-wt2pz7vd1p
@user-wt2pz7vd1p 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@roadahmed766
@roadahmed766 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fidowmohamud
@fidowmohamud 5 ай бұрын
Qeybta dambe ayaa sugeynaa ❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Dhawaan filo iA
@superfun1819
@superfun1819 5 ай бұрын
Somali dhulkiina dhiista dhulkiina dhiista 🇸🇴👑👑🕊️🩷
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ай бұрын
Soo badiya gobolka buuhoodle soo duuba ❤
@koolkoliye2305
@koolkoliye2305 5 ай бұрын
Welcome wllo ku so dhawoow magalo adan marti ku ehen
@abdikarimmusse791
@abdikarimmusse791 5 ай бұрын
Welcome to sool bro😊
@zhandhak0791
@zhandhak0791 4 ай бұрын
OK pro
@Geljire
@Geljire 5 ай бұрын
Kudso muuqaal qurxoon.❤
@abdilahimohamoudahmed6592
@abdilahimohamoudahmed6592 5 ай бұрын
Soodhawaada saxiibayaal.
@user-my4gl8bi9b
@user-my4gl8bi9b 5 ай бұрын
Lascaanood masha alla
@yow4367
@yow4367 5 ай бұрын
reer sool , diyaarada mehrad casri oo meel lagu nasto leh ka dhiga
@saidkhasbe6213
@saidkhasbe6213 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@superfun1819
@superfun1819 5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 hanolaato 🇸🇴
@user-ix8jf3cd6g
@user-ix8jf3cd6g 5 ай бұрын
Saciid Fadhaye muuqaal duubaha ugu sareeya soomaalida. guulayso
@25292
@25292 5 ай бұрын
Ku dalxiisa dhulkaga hooyo ❤🎉
@caydaruuscabduqaadiraadan653
@caydaruuscabduqaadiraadan653 5 ай бұрын
From hosow 😮❤
@deeqamohamedodawa7484
@deeqamohamedodawa7484 5 ай бұрын
TikTok ka soo raacay wll Somalia 🇸🇴 ha noolaato
@Adke-Dubbad
@Adke-Dubbad 5 ай бұрын
Kusoo dhawoow saaxiib caasumaddii halganka, udubka iyo unugga umadda soomaaliyeed❤
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 ай бұрын
Kuso dhawaada magaalada Laascaanood wllo❤
@user-qw3iv3fw1n
@user-qw3iv3fw1n 5 ай бұрын
insha allah in the near future Laas Aanod will be somalia's LA
@digeed1422
@digeed1422 5 ай бұрын
laascanod Deeqa❤❤
@husseinwarsama1582
@husseinwarsama1582 4 ай бұрын
What is the kaban in the background wll 😅 Send link please
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 5 ай бұрын
Ascww walaalayaal, illaahey ha idinku amaansado safaradiina ee fadlan suumanka (seat belts) xirta. Said Fadhaye iyo teamkiisana aad ayaan idiinku mahadceliyaa clip yada qiimaha badan ee aad inoo soo gudbisaan.
@Abdisamad1
@Abdisamad1 5 ай бұрын
Welcome sxp
@CabdirahmanYare-o1b
@CabdirahmanYare-o1b 5 ай бұрын
😊Ay waaw dalxis wcan😊😅
@mgame7671
@mgame7671 5 ай бұрын
Meeday qeybti 2
@SalmoAdan-te8gj
@SalmoAdan-te8gj 5 ай бұрын
Meshi xuduntydu ku dugnayd❤
@Akram-mashqare
@Akram-mashqare 5 ай бұрын
Kusoo dhowaadda walaaladayoow magaaladda las-anod ee xarunta gobolka sool, waxaan idin rajaynaya idinkoo caafimad qaba kuna faraxsan imaanshihiina inaad naga laaban doontan.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Insha Allah, mahadsanid!
@nimcoyusuf9632
@nimcoyusuf9632 5 ай бұрын
Wlcome wll qli
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 5 ай бұрын
Laaska my home ❤❤🩸🩸🩸Laascaanod deeqa
@Amiinze7
@Amiinze7 5 ай бұрын
Muuqalada ceynkaani oo kle ah daqiiqadahaba wuu inagu yaradaan😂
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 5 ай бұрын
Guuleyso
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 5 ай бұрын
Laascaanood waxaan safar ku soo marey 2001kii anoo hargeysa ka imaadey moqdisho u socdo magaalo aad u qurux badan bey aheyd.
@user-nr7gx7lx2d
@user-nr7gx7lx2d 5 ай бұрын
iidoor waa laga raystay
@smeshcel3025
@smeshcel3025 4 ай бұрын
Somaliweeyn siday bala noqanayaa marka? Hadi iidoor la takoro sidey bd dadka isku keenaysa?
@Godzilla-ct2pp
@Godzilla-ct2pp 4 ай бұрын
@@smeshcel3025Ethiopian aye naga doorteen so wa wax la takooro sidee u dhaqmayaan.
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 5 ай бұрын
Lasanod ❤❤❤❤
@naimaah78
@naimaah78 5 ай бұрын
inaa idinku arko jeclaa wiilashayadii
@naimahussein36
@naimahussein36 5 ай бұрын
Qaybka labad lso dhaqsada 😊
@somaliboy12345
@somaliboy12345 4 ай бұрын
Laamidaas xiligii kacaanka la dhisay hadana may dhaqaaqin tayadeeda oo aad u saraysa awgeed
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 ай бұрын
Bro qaybta danbe lasoo dhaqso
@Badahda
@Badahda 5 ай бұрын
Dalxiis fcn
SIDEE LOOGA JIMCEYSTAA MUQDISHO?
13:11
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 31 М.
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 21 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
9:51
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 28 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44
27:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 35 М.
ISBEDEL WAYN OO KU YIMID ISLII - EASTLEIGH, NAIROBI, KENYA
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 52 М.
Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.
9:07
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 31 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН