LACAG YAR KU BILOW GREENHOUSE KAN FAA’IDO BADAN KASOO CELI ( WOODEN GREENHOUSE FARMING )

  Рет қаралды 37,568

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

payhip.com/b/sGK95
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya qaabkaad u bilaabi lahaydeen Beer Greenhouse ah oo lacag yar lagu bilaabi karo waxsoosaar badana leh.

Пікірлер: 137
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Hoos Maqaalkan ka akhriso qiimayaasha Greenhouse yadan Maqaalkan ku dhufo zakariye.com/cheapsomaligreenhouse/ Greenhouse alwaax lagu dhisay kzfaq.info/get/bejne/kNiUqsen0azSiI0.html Qaabk loo dhiso Greenhouse qiimo jaban kzfaq.info/get/bejne/jN9nZdODvZzMeqs.html
@halimahassan657
@halimahassan657 11 ай бұрын
Asc zakariye maansha Allaah jzk Qayran,
@khayr.shorts
@khayr.shorts 11 ай бұрын
asc
@sayidahmed8652
@sayidahmed8652 11 ай бұрын
Green house in la sameeyo dhib ma laha lkn waxkasta wxy leeyihiin sickret. 1-waa in aad ciida cabirtaa cabirka laga rabaana waa 5.8hp ilaa 6hp 2-biyaha lagu waraabinayo beerta iyo ciida waain ay same hp noqdaan 3-weekly or 2weeks nutrition, nafaqaynta beerta. NPK 12_12_12 or 6_12_6 N=nitrogin P=phosphate K=potassium 0.42grm wa in lagu qasaa biyaha loona raaciyaa. Nafaqynta wxy ku qiyaasan tahay cabirka ciida ama biyaha. Planting space=40cm tomates Waa in lloo beeraa 2 linéaire oo kasta habka zigzags.
@ahmedabdullahi6699
@ahmedabdullahi6699 Жыл бұрын
Mahadsanid bro zakariye hada ka hor ayaan kaa codsaday inaad ka soo hadasho green house, finally waad ka soo hadashay I appreciate that 👏
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Mo-Hassan0
@Mo-Hassan0 Жыл бұрын
Thank you brother for sharing always amazing and brilliant idea.
@mohamedelmi5991
@mohamedelmi5991 11 ай бұрын
Mashallah waa dhamaystay mahadsanid sxb best youtuber
@yasinabdirashid9985
@yasinabdirashid9985 11 күн бұрын
Maansha adeer allaha ku xafido wax badan yaad noo soogudbisaa
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 11 ай бұрын
Maasha allah wll zakariye waan dhamaystay ilaahayna haku barakeeyo
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 11 ай бұрын
Mansha allah tabaraka laah waa runtaa ❤❤❤
@maxamedaxmed5498
@maxamedaxmed5498 Жыл бұрын
masha allaah wlle mahadsanid
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 11 ай бұрын
Mahadsanid sxb wandjamayestay Jasakalahu khayran
@nimcoyusuf9257
@nimcoyusuf9257 Жыл бұрын
Manshallah waa dhamastaye waan helaye warkan
@ismahanibrahin1470
@ismahanibrahin1470 Жыл бұрын
جزاكالله خير اخي
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha Allah.
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 11 ай бұрын
Mansha Allaah Jassakallaah khayr wllo
@adalmedia4291
@adalmedia4291 24 күн бұрын
Yaanyada ugu fiican ee lagu beeryo green house waa nuucee
@warsamemohamud3355
@warsamemohamud3355 Жыл бұрын
Maanshaa ALLAAH Ilaahay mahadii wuu jabanyahay
@abdiazizrashid7971
@abdiazizrashid7971 Жыл бұрын
Wan dhameysty thnx alot pro of mine sakariye
@kawsarmuhumud6
@kawsarmuhumud6 Жыл бұрын
Maashaa allah tabaaraka sekeriyow Ilaahay caqliga iyo caafimaadkaba ha kuu daayo cimrigana hakuu dheereeyo cibaadadana ha kuu fududeeyo waan dhamaystay aadna waan uga helay insha allaha waxaan ku raja waynay inaan iibsado
@khadiijoibraahim3392
@khadiijoibraahim3392 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay zakariy walal
@amiin3805
@amiin3805 Жыл бұрын
Masha Allah wall
@Ckariin-ob6ud
@Ckariin-ob6ud 9 ай бұрын
Waan dhamaysty jasaakallah khayr
@husseinmiami
@husseinmiami 11 ай бұрын
Great idea .
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 11 ай бұрын
Mansha Allah sakariye wll caqliga Alle hakuu barakeeyo markan ku daawanayo dhiiri gelin ganacsi bay itahay
@CumarJalafey
@CumarJalafey Жыл бұрын
Masha allah
@ahmedarab2447
@ahmedarab2447 Ай бұрын
Waa hamigayga inshaa laha ilaahy ha irumeyo
@mariaMaanka-sz4mf
@mariaMaanka-sz4mf 10 ай бұрын
Maasha Allaah❤❤❤
@CabdilaahiCali-dk3db
@CabdilaahiCali-dk3db 3 ай бұрын
Mashalah
@mdeeq1865
@mdeeq1865 8 ай бұрын
Shukran' waan dhamaystay
@hawosheik3670
@hawosheik3670 11 ай бұрын
Maashaa allaah
@cawilcabaaye3865
@cawilcabaaye3865 11 ай бұрын
Walalo waan wada daawaday jasakalahu khayr inshalah waan kula soo xidhiidhi doona
@fayabdi7492
@fayabdi7492 Жыл бұрын
Mashallah is good 👍
@xikamtube9301
@xikamtube9301 Жыл бұрын
Wll sakiriye mahadsanid in badan waa ka faaiidnay
@user-ys3zr1ls6u
@user-ys3zr1ls6u 11 ай бұрын
Wa dhamestay
@user-qr1yi6pd4x
@user-qr1yi6pd4x 10 ай бұрын
❤masha allah
@AhmedSugule-rq3jx
@AhmedSugule-rq3jx 2 ай бұрын
Waan dhamestay
@abdimajid2893
@abdimajid2893 8 ай бұрын
Thanks bro
@user-mf1cf2vw8e
@user-mf1cf2vw8e Жыл бұрын
Ramadan soomaalida ayaa tahy ilaahy aduun iyo aakhiro hkuu guuleeyo
@mohamedsaid9001
@mohamedsaid9001 3 ай бұрын
Waa dhaystay
@alifarah24channel82
@alifarah24channel82 Жыл бұрын
waan dhameystay wll🎉
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 Жыл бұрын
Aad bad umahadsantahay. Aniga waxan rabay inan ado turkiga o aan 3bilood waxbarasho beeraha casriga iyo kuwa caadiga ah u aado kadibna aan wadankii aado ama afrikadan kale aado si aan ugushaqeesto. Runtii wa shaqo fcn beeraha. Dhalinyarobadan o iskafadhigo aad beey u anfaceysaa. Shaqaa sharaf leh.
@ramagmedia
@ramagmedia Жыл бұрын
waa dhamaystay sxb.
@madaratteye
@madaratteye Жыл бұрын
Sakariyow mahadsanid sxb
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan soo dhowow
@qaalidaahir5750
@qaalidaahir5750 11 ай бұрын
Mogadishu majoogataa wll
@muslimkaawoodaleh9424
@muslimkaawoodaleh9424 Жыл бұрын
muuqaal walba waan dhamystaa wll zakariyow beerna waan haya lkn jeebka iyara ciilee
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
Waad ku mhadsan thy bro
@hargeisa24h
@hargeisa24h 7 ай бұрын
sax Weeyaan...
@abdisookaxay
@abdisookaxay Жыл бұрын
Waan dhamysty wllll ilahy haka jasai siiyo
@user-mt8kb1rd5p
@user-mt8kb1rd5p Жыл бұрын
Nabarkaga ayn u bahnay walal
@alifarah24channel82
@alifarah24channel82 Жыл бұрын
waan dhameystay wll
@Daacad1999.
@Daacad1999. Жыл бұрын
Walaal sakariyoow maadaama dalkii bulshada u badan ee camal la'aantu haysaa dhalinyarta tahay oo aanay kaas 10x40 ga ah maalgashan karin ka u yar iyo biyaha uu isticmaalayo wuxuu soo saari karo bal faahfaahin nooga soo samee hal muuqaal insha allah.
@waheliye44
@waheliye44 Жыл бұрын
Keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Thanks brother
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Жыл бұрын
Adeer waxa muhiin noo ah one full course oo in detail ah, afsomali ah in aad isugu kaaya duba rido si aanu dhalinyarada shaqo la'aanta ah aan u barno uma maalgelino inshaalaah
@abdifatahmohamed1890
@abdifatahmohamed1890 Жыл бұрын
Waan dhamystay sxb
@shortanimalschanel5711
@shortanimalschanel5711 Жыл бұрын
waan dhamaystay
@abdinaasirbishaar6304
@abdinaasirbishaar6304 Жыл бұрын
Zakariyo ina samesta rawa inta kala soxarira❤❤
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 10 ай бұрын
Waan jeclahay beeraha
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu Жыл бұрын
Aad baa u mahadsan thy wll Zakariya
@mahadmohammed2091
@mahadmohammed2091 Жыл бұрын
Waan dhamysty. Lasoo bixidii wa garanay wlle, storage kii ba la rabaa cold storage warehouse noso baadh wll.
@xikamaofficil
@xikamaofficil Жыл бұрын
Waan dhamaystay
@aboudali1652
@aboudali1652 11 ай бұрын
Shirkadiu sameeyi lahayd mahaysaa
@LuulLuula-wb3qm
@LuulLuula-wb3qm Жыл бұрын
Waan dhamaystay muqaalka
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Жыл бұрын
Ajar Alle ha ku siiyo
@munaabdiwarsame6308
@munaabdiwarsame6308 Ай бұрын
Mansha allah wllalo xaage kala soo xiirira?madama aan beer ibsadaay?adiiga o ku mahadsan
@user-ne6iy5bs5d
@user-ne6iy5bs5d Жыл бұрын
Wandhameestay
@BashiirMuxumed-ft9gf
@BashiirMuxumed-ft9gf 8 ай бұрын
Waa maxay green housku ii qeex insha allah
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 8 ай бұрын
Waa Guri Beereed dhisan oo 12 Bilood wax lagu beeri karo cimiladiisana la maamuli karo Roob iyo Qorax ba waxsoosaar badan oo qudaar na leh.
@hanniahmed5416
@hanniahmed5416 Жыл бұрын
Asc sakariye waan damasatah
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay
@caaishacuud819
@caaishacuud819 11 ай бұрын
Waan dhamaystay wll qaali . Kan waxaa umalaynaa in uuyahay greenhouse aan is leeyahay waa kari kartaa ama waa samaynkartaa i.a waan rajaynaa in ka faaiideysto❤
@zackofficial129
@zackofficial129 Жыл бұрын
qof aan ganacsi wada furo oo meherad hore uhaystay waan soo dhawanay
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 11 ай бұрын
What kind of business
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 11 ай бұрын
Ad ayaan ujeclahy muqaaladada wa qasab inan dhameysto
@user-ej9wp3mx4f
@user-ej9wp3mx4f Жыл бұрын
Thkz sxp
@Waayo-badan
@Waayo-badan Жыл бұрын
M.a mzuul aaduu noo anfacayaa mahasanid
@khalidahmed-du8vw
@khalidahmed-du8vw 11 ай бұрын
Smc wrmla wll sakariye wad mahadsan tahy kolay wan mashquul badanahy lkn wax an ka faaiiidno ayad noo soo gudbisa hal codsi meel an kala soo xidhiidhan raba ama wattsp ama nuber
@sayidcali1254
@sayidcali1254 Жыл бұрын
Meshi la rabo ma laga sameyn karaaa mise dhul gooni aah carro gooni ah ayuu u baahanyahay?
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 11 ай бұрын
Wll waxad samaysaa siidhka soo iibi oo dalka noogu keen aanu ka iibsanee
@user-rn6qy4rj9l
@user-rn6qy4rj9l 7 ай бұрын
Asc. Wl zekeriye aad baan kuu salamanca waxaad bilowday tallaabo ummad badan badani ay ka faa iideysan downtown, waanan ku soo biiri doonaa xerta green house-yada cusub
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 10 ай бұрын
Wll waan wadaa qorshahaa wuxu igu joogaa lacag yar ilaahay hayla qabto insha allaaah
@user-ps4td9wc4w
@user-ps4td9wc4w 8 ай бұрын
@abdallajama1649
@abdallajama1649 11 ай бұрын
Asc wall
@user-ub2ov5os9m
@user-ub2ov5os9m 6 ай бұрын
seee loo sameeyaa nursery site adoo mhdasan wll cooc bn ku galaaye isoo jwb
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 8 ай бұрын
Asc aboowahis waxaa tahay wiil soomaaliyeed ugu baaq inaaa natuurka dadka iga faaideysid anaga wadankeena uma baaahna bacriminta dibadaha Laga sameeeyo hawo fiican aan haysanaaa uusan aduunka haysan marka adooo raaali ah sidiii biyaha ay u aruursan lahaaayeen ee raxmada ilaaahay keeenay marka adooo raaali ah baadiyha waaa og tahay nolasheenii aan haysanay marka bacrimin waqti ha iska qaadin
@hiboabdi1571
@hiboabdi1571 11 ай бұрын
Walalo hadii aana aqoon u lahayn sideen ku baran karaa
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 11 ай бұрын
Beer waan leenahay lkn green house malaha waan rajayn inaan samayno lkn eng mala helayaaa tolow dhisa green houseka
@hassanmaydhane-pl7qx
@hassanmaydhane-pl7qx 11 ай бұрын
Walaal waan u bahanahay ee wajale ma laga heli kara
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 11 ай бұрын
Asc walaal adigoo mahadsan waxaan jeclaalahay inaan ku la soo xiriiro marka waxaan ahay reer koofur hadase waxaan joogaa jabuuti❤
@abdifitahsuleiman8836
@abdifitahsuleiman8836 8 ай бұрын
Asc, walaal Maqaalka qiimaha xagee ka akhrinaa iyo shayga
@rashkaboy6148
@rashkaboy6148 Жыл бұрын
Wll meel aan kala sooxariiro isheeg
@qaalidaahir5750
@qaalidaahir5750 11 ай бұрын
Wan rabaa wll
@capita1a
@capita1a Жыл бұрын
Asalaamu alaykum brother. Your channel is extremely beneficial. May Allah bless you and your family. Is it possible to book a private consultation with you?
@mariamaddow1867
@mariamaddow1867 Жыл бұрын
Asc waan ubaahanahay ila soo xiriir.
@user-qc3ov2vi2c
@user-qc3ov2vi2c 11 ай бұрын
Arinta quraca ma murxoona dhirba beraynaa dhirna wa jarayna marka alwaxa ku dhirigali dadka plz
@ahmedjabriil9310
@ahmedjabriil9310 Жыл бұрын
Wan dhameestay ugaas
@abdifiiqow6836
@abdifiiqow6836 15 күн бұрын
Wan dhameystay
@amiiramaxamed207
@amiiramaxamed207 11 ай бұрын
Wllo gobol ayaan urabaa alaabtaan mideda kale macelinaa bahalaha sida daanyeerka doonfaarka iso jawb wllo
@bashirfarah5601
@bashirfarah5601 Жыл бұрын
SAAXIIB ZAKARIYE AAD AYAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA WARBIXINTA WACAN OO AAD MAR KASTA AAD USOO BANDHIGTO DAD KAAGA
@HaliimoMalaaq-rg2xw
@HaliimoMalaaq-rg2xw Жыл бұрын
Sxb kuma dhixi karo wa tahay macalinkeyga
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 11 ай бұрын
Hargaysa noo keen
@gothabdirizak2146
@gothabdirizak2146 11 ай бұрын
Scwrb Geedkii deyibta ahaa war bixintiisii sakariyoow maanad soo raacin qoraalka hoose sidaad sheegtay baan filayaa niman kiiniya weeye qolyahan aad soo dirtay mahadsnid
@cilmimediafilms9580
@cilmimediafilms9580 11 ай бұрын
Bacda OO kaliya qiimaheedu waa immisa bro cabirkeeduna uu yahay 10 iyo 40mitir
Steps in Wooden Greenhouse Construction in Kenya - Greenhouse Farming in Kenya - GREKKON LIMITED
4:21
Grekkon Limited - Irrigation Hub Kenya
Рет қаралды 36 М.
MASHRUUCA GREENHOUSE KA MILLIONAIRE KU NOQO
13:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 106 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 59 М.
Maxaad ka ogtahay Faa'idooyinka ku duugan Calafka Xoolaha ?
17:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,4 М.
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
Africa Matters: Somalia goes greenhouse to combat drought
2:27
3600 KALIYA KU BILOW BEERAHA CASRIGA EE GREENHOUSE FARMING
8:34
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 37 М.