Sidee loodhisaa GREENHOUSE. Sida loo dhiso Greenhose ayaan tusaynaa beeralayda soomaaliyeed.

  Рет қаралды 86,695

Farm Somalia

Farm Somalia

4 жыл бұрын

Videowgan waxaan usamaynay si beeralayda Soomaliyeed ay udhistan greenhouses sidaas darteedna wax soosaarka wadanku kor ukoco. Tilaabo ayaan kuu tusinaynaa qaabka iyo qalabka loobaahan yahay. Somalia waxay ubaahantay in isbedel lagu sameeyo qaabka hadda wax loosoosaaro si cunto kufilan wadanku usoosaaso.

Пікірлер: 186
@warbaahintadalka9563
@warbaahintadalka9563 2 ай бұрын
sxb Ilaahay ha ku Barakeeyo Somalido Inay Toosto waxa Basic ah oo ah Cunto ayno aynaan Dibed Ka Keenin waa Muhiim Thanks sida wanaagsan aad uu sharaxday... Dhowaan Mid ayaan Bilaabaya
@mohamedamiin9400
@mohamedamiin9400 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay. Hada ayey Somalida ku baraarugay. Waxaa bilaabay jaamacada zamzam, qalabka noocyadiisa kaladuwan waygadaan, ardayda facultiga beeraha way baraan kuna layliyaan qubaro Somali iyo turki ayaa hurmuud ka ah. Fadlan laxiriir.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Adaa mudan walaal. Waan lasocdaa jaanacadaas Lkn lama xiriirin
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay marka hore, Beeraleyda somilyeed wey ka faa'iideesan karaan 100% waana kheyr ilaahay Noo keenay Allah Hanoo siyaadiyo AAMIIN AAMIIN.
@aminaserar9449
@aminaserar9449 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaale. Ajar ALLAHA kaa siiyo. Waxaan jeclahay inaan ka faaiidaysto war-bixintaada dhaxal-galka ah. Waan kula soconayaa. Mar kale mahadsanid
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 жыл бұрын
Channelkan waa noo muhiim runtii hore u soco walaal. Arrin muhiim ah weeye
@daadirm2669
@daadirm2669 2 жыл бұрын
Ustaad aad ayaad umahadsantahay aad baan kugu dhiri gelinayaaa sogudninta cilmigan si dadkena uga faidaystan jazakallah khayr
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 жыл бұрын
Masha Allah wax faaiido leh ayaad soo gudbisaa aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@abdirahmanazaanyo4873
@abdirahmanazaanyo4873 Жыл бұрын
Jazakallah wll alla ha kaa ajirsiiyo intaad wakhtigaa noo hurtay keep going
@abdulahi1800
@abdulahi1800 4 жыл бұрын
Masha Allaah mahaddanid wll haka cajisina inad dadkiina iyo dalkiina ufaa'idaysaan 🙏
@Mahmut-Yusuf
@Mahmut-Yusuf 3 жыл бұрын
Masha allah horay usocda Sxpyaal waa aqoonyahan dhanka beeraha ah👌
@dr.abdalle199
@dr.abdalle199 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid wlhi wax badan Ayaan kaa faaiday
@FSAG1AGRICULTURE
@FSAG1AGRICULTURE Жыл бұрын
M.a aad baan ugu faaideysanay
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Жыл бұрын
Ascdr cali axmed waan ku salaamaywaxaan u baahanahay in aan samaysto midka u fiican somaliya ii sheegtid aad ayaad u mahadsn tahay
@OsmanAAbdi
@OsmanAAbdi 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan idiin taageersanahay, horey usocda
@TheWayToHeaven1
@TheWayToHeaven1 3 жыл бұрын
Mansha allah waxbaan beeranaya. Xot ayaan donaya inaan ka ahaafo systemka adoonsiga ee matrixka. Oon cuntadayda lasoo baxo. Insha allah
@homila642
@homila642 3 жыл бұрын
Maashsaa allaah tabaarakalaah Wall Ilahay ha ku xifdiyo Allah Yaa cizag fadlan tellkaaga isii si aan kugula so xiriiro inshaa allaah Barakallahu fiika
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Wll tabaarakallah. Walaal Email isooqor numberkaaga: ali@farmsomalia.org.uk
@slowriverinc4374
@slowriverinc4374 Жыл бұрын
I don’t know anything about farming but i have interest in farming especially to be farmer inside Somalia
@mrlilo5905
@mrlilo5905 Жыл бұрын
So am i wlh
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 3 жыл бұрын
Jazakalhu kheyr
@hassanabdihashi5816
@hassanabdihashi5816 3 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
Shukran Macalin• Wax baden ayn kaa faideystey’’ 🙏💯 Noo soo badi Macalin
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Soodhawow wll waan kufaraxsanahay in aad kafaa’iiday. Kuwo badan oo greenhouse sida loosameeyo wey kujiraan. Insha Allah Waan soowadaynaa
@Mohamud717
@Mohamud717 2 жыл бұрын
Thanks bro soo badi faa,iidooyinkaas
@barlinshire4288
@barlinshire4288 3 жыл бұрын
God bless you We all need you Keep going
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay insha Allah I will continue doing this. It is a pleasure to contribute
@mql1867
@mql1867 3 жыл бұрын
Maashaa alaah tabaarakalaah Jazakalaahu Janatulfardowsa Ilaahay ha ku xifdiyo ilaahay haku cizeeyo inshaa alaahu
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin adigana sidoo kale
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 жыл бұрын
Mashaalhh‼️ wat mahadsantahay walakis waa wax bulsheedana u wanagasan chenelkagana wan ku soo biray manta qaabka ad wax u sharaxeyso really waxad mudantahay more subscribers 💯 amazing
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Waan kusoodhawaynaynaa
@alustadhassannorahmed8626
@alustadhassannorahmed8626 4 жыл бұрын
waa arrin aad loogu baahan yahay wadabkeena xaqiiqdii
@soomaalisoomaali9027
@soomaalisoomaali9027 2 жыл бұрын
Masha Allah from sakariye
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 3 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo macalin waa noo faa'iideysay Allah hakuu faa'iideeyo, Casharada laxiriiro Soo badi dhinac walba sida greenhouses, plantation parts, insects( si fiican ugu sii hadal cayayaanada iyo Daawooyinkooda) and marketing local and international marketing. Mahadsanid macalin. جزاك الله خير الجزاه.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Allaha kubarakeeyee waqtigii ayaan sahlayn lkn wixii aan awoodo waan samaynayaa waqti dheerba haqaadatee.
@fariidtv7127
@fariidtv7127 2 жыл бұрын
Cayayaanka diiran iyo digaag xoolaha ayaga cuna ayaa lagu dhex deeyaa chemical mala isticmaalo
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 3 жыл бұрын
Sxb howl wacan ayaa haysaa Keep going
@ahmedjimale2670
@ahmedjimale2670 3 жыл бұрын
masha allah sxb soo badi vedio yada beeraha waxaan ahay belaley
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Insha Allah
@farhansaed5548
@farhansaed5548 3 жыл бұрын
Mahadsanid shaqo wanaagsan baad qabatay
@ruunyar9966
@ruunyar9966 2 жыл бұрын
wa qimisa lacagta kubixika dha man shawadas wllo adoraliya
@myhomecenter4614
@myhomecenter4614 3 жыл бұрын
Duca qabe khayr ALLE ha ku siiyo. Waa mawduuc dalkii aad u anfacaya.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamiin. Adigana sidoo kale
@halooyelochannel9798
@halooyelochannel9798 4 жыл бұрын
Masha alllaah mhdsanid wlala
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 2 жыл бұрын
Thnks Aboowe
@khadraabdirizak6090
@khadraabdirizak6090 4 жыл бұрын
Mazhallah mahadsanid wll
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✅ z ❌ Walaal ✅
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 2 жыл бұрын
Masha allah allaha ku barakeeyo,hadii aan uaii baahano waxkale ku qeydiino xagee kaa helnaa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Adaa mudan walaalkey. Ayaantan Waan mashquulsanaa Lkn waxaan rajaynayaa in aan mar sifiican usoonoqon howshii aan waday ee Farm Somalia
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379 2 жыл бұрын
Masha Allah brother 🙏
@quractech
@quractech Жыл бұрын
Masha allah walal, video qeyma badan waye, wax badanna waan ka fa'iday. Soil moisture iyo humidity/temperature monitoring systems in la isticmaalo maloo bahanyahay marka greenhouse Somalia/East Afrika laga dhisayo?
@mahamedabdilahi1011
@mahamedabdilahi1011 3 жыл бұрын
waad mahad santahay waxyaaba badan oo mugdi nagaga jiray ayaad noo iftiimisay adigana dambidhaaf ALLE hakaaga dhigo caafimaad kana ALLE hakuusiyaadiyo cisina ku noolow
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin. Aad ayaad umahadsan tahay. Adigana sidoo kale walaal
@beba5182
@beba5182 3 ай бұрын
God bless you 🙏
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 3 жыл бұрын
Thank you
@realhabboon
@realhabboon 4 жыл бұрын
Keep going saaxiib
@FarmSomalia
@FarmSomalia 4 жыл бұрын
Thanks Macruuf.
@777Fitaax
@777Fitaax 3 жыл бұрын
Masha allaha
@abdiwahabdawlad9128
@abdiwahabdawlad9128 Жыл бұрын
hargaysa waa laga helaya qalabka company berbera farming la yidha ayaa gadaa qalab aad u wanagsan intan ka arkay
@maher_mehmudsabriye9959
@maher_mehmudsabriye9959 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baan ugu baa ahanahay
@Badraawi
@Badraawi 3 жыл бұрын
Mansha alla
@basbasbile7293
@basbasbile7293 3 жыл бұрын
Mashallah
@sahrasaid8779
@sahrasaid8779 3 жыл бұрын
Scw aad ayaan ugu baahanahay arintaan
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 жыл бұрын
Share ma wada galnaa wll 🤣
@fahadpeace5422
@fahadpeace5422 4 жыл бұрын
masha allah
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✅
@horeusocod5377
@horeusocod5377 10 ай бұрын
Aad iyo Aad u Mahadsantahay
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 3 жыл бұрын
Mhaadsanid, sualihi yarka Qadarjoga an kugu bartay
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 жыл бұрын
Waad mahdanatahy
@alifaqi6674
@alifaqi6674 2 жыл бұрын
thank you very much
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
You are welcome my brother
@jamaali9056
@jamaali9056 2 жыл бұрын
Asc walal waxan rabaa in aan ogado ciida waxaa kadhasha cayayan yaryar. waa nuucee sunta logaceliyaa. In uu san cayayan kadhalan waliba ciida cad oo muqdisho oo kale aad ayay ugubadanyihiin nucyada cayayanka. Midakale geedka yanyada bakuberikaraa baalid ama sakeel dhexdiisa inta ciid kushobo. Mahadsanidiin
@xasanahmedali1622
@xasanahmedali1622 3 жыл бұрын
thank you
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Mahadsanid ✅
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 3 жыл бұрын
Ani ahaan waxaan qabaa anagoo openn feild-ga waxaba ka qaban inaan greenhouse lacag badan joooga inaan loo baahanayn Waxaan ahay arday dhigta jamacada zamzam university waxaana ku taaala jamacadayda 19 greenhouses Fadalan Ola soo xiriir hadaa doonayso green houses
@musabh9741
@musabh9741 3 жыл бұрын
Sxbow inteen kala sol xiriira
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 3 жыл бұрын
@@musabh9741 0619856591
@farxaancali278
@farxaancali278 3 жыл бұрын
@@emirMOHamed101 hd
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 3 жыл бұрын
@@farxaancali278 ?
@farxaancali278
@farxaancali278 3 жыл бұрын
@@emirMOHamed101 sxp xagee kala xirriiraa dadka gada giriin house ka
@SomaliSpeakers
@SomaliSpeakers 3 жыл бұрын
Amazing work walalo just Subscribe keep it up
@maher_mehmudsabriye9959
@maher_mehmudsabriye9959 3 жыл бұрын
waa waan ubaahanahay
@yosquare6300
@yosquare6300 2 жыл бұрын
Somalia midkalaga isticmaalo waa sanziyeeri oo kale
@aadanmuqdishaawi5803
@aadanmuqdishaawi5803 2 жыл бұрын
Qalabka Soomaaliya Waa Laga Helaa Weliba Muqdisho
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Masha Allah
@intifaacchannel6596
@intifaacchannel6596 6 күн бұрын
Dhulka aan joogo waa kuleel midke ku haboon shedka ama bacda ?
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 жыл бұрын
Walaal In badan oo aad u wayn kuugu mahadnaqaa runtii waa dhif qof laabxaarnaan aqoontiisa nooga faaiideeya. Walaal waxaan soo gatay greenhouse wayn oo 30×40 ah marka inaan dad kaashado ayaan rabaa ila dhisa oo lacag siiyo balse halkee si toosa uga baran karaa si pratik ah .Mahadsanid
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 3 жыл бұрын
Sida yaanayadda waaweyne loo beero vidoe ka soo diyaari sxb roma tomatoes and san marzano. Habka loo beero ama guides keeda sxb bilow ilaa meel dhexe la soo diyaari.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Insha Allah. Liiska ayaan kudaray
@mohwardi8301
@mohwardi8301 3 жыл бұрын
Waalagu hayaa dalk
@suldanyare6855
@suldanyare6855 3 жыл бұрын
Runtii macluumaad aad u fiican ayaad soo diyaarisay
@sahracumar8769
@sahracumar8769 2 жыл бұрын
Asc walaal wax aan u baahanahsy waaye waxaan.u baahanahayhal hektar imisa ayaa lagu dhisi karaa green house
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Wll waan dhego nugulahay barnaamijkan
@basbasbile7293
@basbasbile7293 3 жыл бұрын
Keep going bro Practical and theory is needed
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Definitely
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 2 жыл бұрын
Asc sxb maahadsanid Waxan rabaa inaad iisoo sharaxdid cabirka leysu jirsiiyo plant to plant iyo line to line greenhouse ahaan
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS sxb. inta la'iskujirsiinayo waxay kuxiran tahay khudaarta la'abuurayo. Tusaale ahaan yaanyo iyo ansalaato
@rashkaboy6148
@rashkaboy6148 Жыл бұрын
Mocalimu meel aan kala soxariiri karo isheeg aad baa umahasantahy
@khaliilcawad4847
@khaliilcawad4847 3 жыл бұрын
haaa waxan raadeneyey cid ii sharaxda green house kga
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa in aad hadda heshay. Mafiirsatay walaal kuwa kale oon kasamaynay.
@abdirahmanmahamud5789
@abdirahmanmahamud5789 3 жыл бұрын
Somaliland waa laga helaa, Agritech ayaa iibisa
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 3 жыл бұрын
Anaga waxaan isticmaalana tank fertilizer
@mohameda5947
@mohameda5947 Жыл бұрын
we should invest in aquaponic grreenhouses
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 жыл бұрын
Heegahii aqal somaliga lagu dhisaay xitaa waa la adeegsan karaa ustaadii
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Qaabka iyo waxa loo’isticmaalayo ayey kuxiran tahay
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 3 жыл бұрын
farm somallia mr ali ,waa mahadsanatahy..qalabka dalka waa laga helaa oo waliba greenhouseka dalka oo dhan si aad ugu baahay muqdishaba haugu badnaatee iyo waqooyiga somaliland..
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Masha Allah waa arin loobaahnaa, waana taageeraynaa.
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 3 жыл бұрын
@@Hassan-ks5ir saaxiib dalbile shirkad ladhaho gado qalabkaas haddaa ubaahantahay facebook karaadi ciwaankooda Dalbile agricultural service company laxiriir marka numbarkooda arkeysaahe...
@zakariamohamed1059
@zakariamohamed1059 3 жыл бұрын
Green house ka iyo bacda la dulsaaro geedka oo ka alaalinayo wax walba oo saaid ah kee wanaagsan
@mohameda5947
@mohameda5947 Жыл бұрын
where are we at with this?
@rashka2024
@rashka2024 5 ай бұрын
Wll talo ayaan karabaa halkee kala soxariiri karaa
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 2 жыл бұрын
Wllo I live in coastal area in kenya hebta wakuul bacda makubera mise wankadaya
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 2 жыл бұрын
Brother farm somalia ma jirtaa meel aan kaala soo xariiri karo? waa ii muhiim in aan kula teshto walaal waad mahad san tahay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Brother email iiisoodir. ali@farmsomalia.org.
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 2 жыл бұрын
Asc hadaan kugu sobiray waxaa tahay qof kaan ubaahnaa insha Allah waan kafaididoonaa thnkz wll
@faaraxdubbad7375
@faaraxdubbad7375 3 жыл бұрын
waad mahadsantahay
@jeego616
@jeego616 3 жыл бұрын
Walal ciida aan eheen dhobeey oo ah carada cad kawaran malagu beeri karaa qudaarta
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Haa dabcan sifiican. Videos ayaan kasameeyay ee walaal daawo. Sida mida layiraah Gypsisola iyo Arenosols. Mahadsanid
@laascanood
@laascanood 2 жыл бұрын
Qarash intee leeg ayuu noqonayaaa inan dirsadan rabaaye
@saidislam4634
@saidislam4634 4 жыл бұрын
Bro waan xiisaynayaa waxanan u rabaa somalia mudug galkacyi area marka talo iyo aqoon kororsi ma idinka heli karaa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 4 жыл бұрын
Haa walaal intii aan awoodno. Suashaada noosooqor
@raxmiinawadani1306
@raxmiinawadani1306 3 жыл бұрын
Ani xata melahas raba
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 жыл бұрын
Shaqo aad fiican baad qabatay wllo . Cid aan waydiiyo aniga garayn baan video gaagan helay aad baad u mahadsantay wll. 1. Su,aal.... sidee ku ogaan karaa tayada plastic ga.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Tayada plastic ga video waxyaabo badan ayaa laga fiiriyaa. Waxaa kamid ah waqtiga uu greenhouse ka saaraan karto kuwo waxaa jira khafiif ah oo qoraxdo horey kabaabi’inayso. Marka Waa in aysan khafiif ahayn. Kuwo greenhouse ka loogu talagalay badanaa in ay 4 sano kudhawaad gaaraan haddii dabaysha aysan aad usaamayn. Marka dadka iibiniya qurmigeeda waydii. Waxyaabo kalena wey jiraan. Sidoo kale ma’ogtahay Somalia haddii aad joogtid xitaa bacda oo dhan waad iska dayn kartaa
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Iskuday in aad soomali ku sheegto wixii aad awoodo
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Insha Allah walaalkey
@naftahassan4269
@naftahassan4269 3 жыл бұрын
Ana u baahan qalabka xage ka helaa muqdisho aya jogaa wllo
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Wll wey joogaan shirkado qalabkan iibiya Mogadisho ayaan filayaa
@user-ev8el1tj6e
@user-ev8el1tj6e 6 ай бұрын
Qalabka turkiga laga gataa lkn sidee loo heli farsamo yaqaan dhisida yaqaan
@saharacumarsahal6855
@saharacumarsahal6855 4 жыл бұрын
Ascwax loo baahan yahay ayaad noo so gudbisay waad ku mahadsan tahay
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 жыл бұрын
Share ma galna
@farhiyajama9460
@farhiyajama9460 2 жыл бұрын
Great teacher guulayo.xagaankala sooxidhnaa.
@user-up1cv9rj6o
@user-up1cv9rj6o 8 ай бұрын
Sidee oo beeri tamato
@abdifatahahmed5825
@abdifatahahmed5825 3 жыл бұрын
Asc wll waxn Joogaa Somalia gar ahaan afgooye wxn raba in an greenhouse ku aburo strewbarry in ad icaawiso an raba hada awoodo
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCS walaalkay lkn sidee rabtay in aan kaacaawigo?
@ssctransportllc1198
@ssctransportllc1198 Ай бұрын
@@FarmSomaliaAsc walal greenhouse qalabkiisa qof xamar ku gada ma ii sheegi kartaa waad mahadsantahay
@omaromar-mc9vi
@omaromar-mc9vi 3 жыл бұрын
scwb walaal waxan haya dhul beered aan badigeeda waxba ku beerin sababtana waxhay tahay dhulka badigeeda waxa ka soobaxay geed lagu yaqaana GARAN WAA oo gooyintisu kharsh badab iga baxay hada waxaan isticmala 3 hector kaliya biyo igu filanna waan haya lakiin geedkan aan sheegay maxad ka talin lahayid siidi dibkisa kabixi laha beertana video inaan ku soodiro ayaan jiclaan laha {link} hadaad haysatid, waxaad arki lahayiid ciideeda iyo wixi ku dhix yaala taloo ayaan ka raba fadlan mahadsaniin
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCWB. walaal email iisoodir numberkaaga suasha sifiican umafahmin. emailkan iigu soodir numberkaaga. ali@farmsomalia.org
@abdulahiabdirahman3620
@abdulahiabdirahman3620 3 жыл бұрын
Wll meel aan kala soo xariiro ii reeb talo ayan kaa rabaa ado mahadsand, masterka ayan raba inaan barto agriculture
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
walaal email iisoodir ali@farmsomalia.org
@abdulahiabdirahman3620
@abdulahiabdirahman3620 3 жыл бұрын
@@FarmSomalia hye wll
@marian4718
@marian4718 3 жыл бұрын
Waxan barty cilmiga beeraha gudaha somalia shaqo maheleydid inad maal galin heshaa maahe taasna wey adagthy in aa sameysid caqabado badan awged marka maxa talaa o aad uso jeedin laheed ardayaas oo aan ka mida ahy aniga
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Waan dareemi karaa Shaqo xumada dhalinyarada Jaamacadaha beeraha kasoobaxay haysta. Wey adagtay suashaas sidii aan uga jawaabi lahaa. Lkn Haddii aad heli kartaan experience hadhow adiga oo niyadu kuudhisan tahay ayaad maalgashi raadsan laheed. Xitaa lacag la’aan ama lacag kushaqee Waa marka hore khibrad laraadiuo. Ilaahay hakuufududeeyo iyo dhamaantiin
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 жыл бұрын
Walaal aqoon fiican baad soo bandhigtay oo waxtar weyn leh. Hase ahaatee “Green house” erey bixin ma loo waayey. afsoomaali ma loo waayey. Seddexdaan erey keebaad u doori lahayd: 1. beeraha daboolan 2. Beeraha dedan. 3. Beeraha xafidan.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal Mahadsanid. Ereyo badan oo Somali ah oo loo’isticmaalo ayaa jira. Beeraha dedan ayaa ugu dhow ayaan umalaynayaa
@sahracumar8769
@sahracumar8769 2 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahsy
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 3 жыл бұрын
Ila soo xiriir hadaad greenhouse doonayso
@abdullahisalah7909
@abdullahisalah7909 3 жыл бұрын
618188886 lambarkaa igala soo xiriir
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 3 жыл бұрын
Wll wn doonayey galkcyo are xgee lagaa helayaa
@LTGAzam
@LTGAzam 3 жыл бұрын
Numbarkaa igala soo xiriira asxpata cidii greenhouse doonayso +252619856591
@zakariaahmed8534
@zakariaahmed8534 3 жыл бұрын
27k views with 5k subscribers , somaliyey chanalkan waxtarka leh u cimaamada
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro. Waxaan rajaynayaa qof kasta oo Somali ah oo kafaa'idaysan kara in ay gaarto sidaas darteed walaalaha oo dhan waxaan kacodsanayaa in ay lawadaagaan Somalida kale.
2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?
18:33
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 52 МЛН
Xarunta ugu balaadhan ee dab dhalinta Shirkadda Sompower.
32:10
MM Somali TV
Рет қаралды 29 М.
Ganacsigii Somaliya  Macluul iyo Gaajo Kasaari lahaa:Cold Chain
11:26
Reaction Sida loo sameeyo beerha green house ka
26:54
abdurahmanislamic yusuf
Рет қаралды 1,7 М.
How 8,000 Food Forests Grew Africa's Great Green Wall
15:08
Andrew Millison
Рет қаралды 1,3 МЛН
MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA
20:49
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 93 М.
Sida Abuurka yar-yar ee Barbarooniga Loosoosaaro?
19:25
Farm Somalia
Рет қаралды 12 М.
Luggage to the Rear 🤣?! 2025 Porsche 911GTS Hybrid #shorts
0:20
thomas.letsgo
Рет қаралды 16 МЛН
Smart Appliances! New Gadgets, Versatile Utensils, Tool Items #shorts #gadgets 149
0:15
Looks realistic #tiktok
0:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 90 МЛН
Luggage to the Rear 🤣?! 2025 Porsche 911GTS Hybrid #shorts
0:20
thomas.letsgo
Рет қаралды 16 МЛН
Dad thought it was a gift for him🤦‍♀️🚲
0:33
Senchiki_social
Рет қаралды 4,6 МЛН