LAKI WAREYSI MAXEY UGU OOYDAY HEESTII AY GABADHEEDA U QAADAY?

  Рет қаралды 446,502

Laki Wacays Podcast

Laki Wacays Podcast

2 жыл бұрын

LAKI HAJI OO WAREYSI MEELO BADAN TAABANAYO UU LA YEESHAY C/RISAAQ BULQAAS.

Пікірлер: 1 000
@ilyeesshiikhoow8660
@ilyeesshiikhoow8660 2 жыл бұрын
Asc qaala masha alla aad ba u mahadsan thy waxa ilaahey idinka rajeyna adiga I familkaga cimri dher I caafimad igu ceeshtan waxa tahay hooyo hooyo lagu xasuusto sida quraxda badan oo dareenka hooyonimo qalbiyadena ugu abuurtay aad ba kaga mahadcilinaya hooyo maa la aanteda horkac gaaresa hooshada ku hagaagsa ilaahow walidiintena inta nol no xafid inta dhimatay jannada ka warabi aamin ya rabi qaala my dhiiga my dhuuxa my fanaanadeda rabi yaxfidish aamin ya rabi thnks
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@aslimohammed4169
@aslimohammed4169 2 жыл бұрын
Acs
@theheartsees8752
@theheartsees8752 2 жыл бұрын
Ani hooyo la’aan so kory 🙏🏿 ilahay laki iyo hani ha isu daayo dareen baa igu shideen ❤️❤️❤️❤️❤️
@umuabdalla5441
@umuabdalla5441 2 жыл бұрын
Aniga xita kulamid baan ahay hooyadey ma arkin 6bil anoo jiro ey dhimatay allaha u naxariisto 😭😭😭😭
@theheartsees8752
@theheartsees8752 2 жыл бұрын
@@umuabdalla5441 waliga horay hankaga xabibti 💋never give up qofna ha’u ogolan inuu niyadada hos geeyo 💪🏾insha’allah Ilahay haku ilaliyo-hooyo na janada hageyo
@cadnibeauty1247
@cadnibeauty1247 2 жыл бұрын
Laki wacey heesta wey itabatey iso ducey in ilahay gabadheydi ina kulansiiyo Adina aad heesta ino qado Salan from Sweden 🇸🇪
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 2 жыл бұрын
Wallahi heestas waa hees qira leh wallahi wan kula ilmeyaay markan dhageystay qofki wax garad ah waa fahmaya heesta macnaheda waxeey ka turjumeyso. Walashey mcn Laki Xaji❤❤❤ Alle ha isku kiin xafido adi iyo gabadhada iyo dhamaan familkagaba amiin yaa Allah🤲🤲🤲 Ani hooyadey macan man arkin mudo 13 sano hadu Alle idmo sanadkan ayaan raba inaan ado iso duceya inu Alle nabad isku keyn tuso❤😭❤ Waliid iyo ilmo inti kala maqaan Alle ha isku so saqiro. Inti waliid ee dhimatay ee tii Rabbi uu timidna Alle ha uu naxariisto qabrigana Alle ha u nuriiyo amiin yaa Allah🤲😭😭😭
@fardowsaismail9586
@fardowsaismail9586 2 жыл бұрын
Laki waa hooyo asal soomaali lagu yaqaanay ilaahay haku xifdiyi abaayo walaalkeey waa kusalamayaa bulqaas adigana😘
@Amuun
@Amuun 2 жыл бұрын
Wlhi heestaaan aad ayey i taabatay😭😭😭😭😭😭 ani iyo hooyadey wa kala maqanahay mudo 8 years ah lkn laba jeer baan is arknay ani Africa Nairobi jogaaa hooyane Sweden jirtaaa Allah waxan baryaa noloshed inta ka dhiman in mel ay hooyadey joogto aan ku dhameysto Allow ani iyo hooyadey anago caafimaad qabnp nabad nagu kulansii🤲🤲🤲🤲🤲❤
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 2 жыл бұрын
Masha allah laki iyo gabdheeda allah haysku kiin daaya amiin yaa allah wan ooyay habeenkii 😭😭😭😭😭 habaryar macan love you 😍 welcome to you United Kingdom and UK 🇬🇧 London
@Abdirahman_speed
@Abdirahman_speed 2 жыл бұрын
Anigu waxaaan u baahanahay heees hoooyo
@FaisaAmir
@FaisaAmir 2 жыл бұрын
Mansha Allah Lakiyey walee habeenkas waxbaa ka dhahacy runtii walashay laki waxan qirayaa oo aan ogahay in aad tahay hooyo fiican naxariisbadan wlh aniga heesta markan editkareynaayey aniga oo ooynaayo ayaan dhameyey heesta edit keeda waa hees itaabatay ina xasuusisay markaan yaraay oo ayeydeey la joogay hooyone ay wadanka ka maqneed hooyo la'aan deeda waa xanuun wlh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 2 жыл бұрын
Asc. Faiza Amir Allaah hanoo dembi dhaafo waxaan filayaa inaan ahay qofka keli ah ee malaa boqol goor in kabadan dhegeystay heestan qiirada badan oo oohinta aan ceshan waayey. Farxad aan dhamaan ayaan Allaah uga baryayaa Laki iyo qoskeeda iyo dhammaantaeenba aamiin yaa allaah.
@kafiaabdinurahmed6843
@kafiaabdinurahmed6843 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺😢
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 2 жыл бұрын
Hooyo waa lama huraan allaha unaxaristo hooyaday isaga qadire iyo inta dhimatay oo dhan amiin
@user-rt1ws1eu9b
@user-rt1ws1eu9b 2 жыл бұрын
Laki wllhi waa qof wanaagsan qalbi furan 😢ani xitaa waa ku ooyay hooyaday oo kale tahy hani waa wllshy oo kale waan ku faraxsanahay laki 😘😘
@s.mlyricmusic5142
@s.mlyricmusic5142 2 жыл бұрын
Heestaan Amanta Ah Cadeynteeda Waan Sugeynay, Fananaad Laki Xaji Wacays Iyo Abwaan Ilyas Yaxye Shikhoow Big Respect 🇸🇴💯🙌
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 жыл бұрын
MaanshaAllaah hooyo macaan dhan Allah u xifdiyo Aamiin laki ❤❤🌹🎊
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 жыл бұрын
Denkwel schat dochter ❤❤❤🌹
@adontiallah5857
@adontiallah5857 2 жыл бұрын
Ilahay haku xafido caruurtada laki hooyo fiican ayaa tahay❤❤ heestan aad ayaa uga ooyey walahi waxan xasuustay hooyaday oo iga dhimatay ilahay hawnaxaristo Hooyo macaan 😭🤲🤲
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 7 ай бұрын
Masha Allah ilmo hooyo la an koray hooyaded oo nool waa dhibato hadaad is heshena waa Alxamdulillaha. Anaa hoyaday dhimatay dibna aanan aduunka ugu arki doonin hajo iyo silina soomaray abahay oo nol. Ilaa iyo hadana dhibatadii waa darema hadan hooyo iyo xaladeda maqlana aniga oo ooyaya ayan arka anoo caruur hayista Alxamdulillahi Rabbil caalamiin. Hadada hooyo kuso korin galbigaga ma iloobayo waa murug aad la dhimanayso. Yaa Rabbi calbiga iicaafi hooyadayna cadaab ka badbadi. Aamiin yaa Rabbi.
@mulkihappy
@mulkihappy 2 жыл бұрын
Laki waa hoyo wngsn oo calool jilcan waa hoyo naxriis leh Alle ha xafido ayada iyo awlaadeeda insha Allah 🙏🥰
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 2 жыл бұрын
Abaayo laki aniga waxan dhalay sadax ciyaal ah marku aabihi dhalay iga qadanayay midka u yar wuxu jiraya hal sano iyo afra maalin wlhi markan arkay heeska ilaa hada waan iska ooya anigan maalin ayan rajeyanay inaan helo ciyaalkeegi insha allah adinkana nabad iyo caafimad ku waara abaayo
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 жыл бұрын
ilahay hkula kulmiyo adna wll
@qaalidumarxasan1089
@qaalidumarxasan1089 2 жыл бұрын
Abayo allha kaso qado anibo waxa lika qatay isago yra oo jira halsano alx waxa kulanay isako jira 4sano alx abayo
@Fartunos5
@Fartunos5 2 жыл бұрын
Allaha ku soo sahlo qali aamiin ya allaha
@ubahabdulle4531
@ubahabdulle4531 2 жыл бұрын
Lakuuza ina xaaji Adiga iyo dhamaan awladaada iyo xaajiga Alaha Idin xafido sax heesta miraheeda a garanay intiii fahmeeso Hooyo iyo gabadheeda oo is helay mayza yaraantaada igu salaan mayza macaaneey ❤️
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Hooyo Iyo Gabadheeda Kala Maqan Waa Murug Qofkii Hooyadey Ka Maqan Dareemeyso M.A Laki Waan Sugaayay Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@abshironur7015
@abshironur7015 2 жыл бұрын
Masha allh walaashey Farxadaada ilaahey Hakuu Siyaadiyo Gabadheyda na Allaha Kaaga Dhigo Tii Ka Farax Galiso Inaha allh Aamiin Aamiin Yaa Rabi
@asmaciise9235
@asmaciise9235 2 жыл бұрын
Waan kula faraxsanahye momo waan kula murugoonay hadan waa masha Allah hani quruxn igu salaan🥰🥰🥰🥰🥰
@diamonddaib5153
@diamonddaib5153 2 жыл бұрын
Waad naga fujisay heesta dhan aan u qaado waan garan waynay Wada nolada oo nabad ku waara 🧚‍♀️🧚‍♀️
@Fartunos5
@Fartunos5 2 жыл бұрын
Masha allaha hooyo wanagasan inad tahay waan ku ognaahay laki qurux hani iyo awlaada iyo odaygaga allaha ku xafiido ❤️❤️❤️❤️aamiin ya allaha
@hodanabdirahman807
@hodanabdirahman807 2 жыл бұрын
Maansha alaah laki waa hooyo qaali ah waa hees naga wada oohisay waxaa tahay hooyo u dhiganta 💯 hooyo Maansha alaah
@poposman5947
@poposman5947 2 жыл бұрын
LakiwAkuslaamay buqaasreerbucaa
@abdisalamyuusuf9215
@abdisalamyuusuf9215 2 жыл бұрын
Caawo itiien tefii ban xasuustay manshaa allah
@hodonshire3428
@hodonshire3428 2 жыл бұрын
Masha Allah Allahayoow Isku kiidaa Nololwac Gala Hani iyo Familkeeda Lakiyeey Waxa Tahay Hooyo Wacan oo Naxariis leh Masha Allah🥰❤️😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍❤️❤️❤️❤️
@macaaneeyechannel9442
@macaaneeyechannel9442 2 жыл бұрын
Allaah ha idin xafido adiyo gabadhaada Dhamaan inta hooyooyinkood noolyihiin ee aan kamid ahay caafimaadka iyo cimriga ha udheereyo Intii dhimatayna Allaah janatu fardowsa ha ugu deeqo aamiin aamin
@musaybaaadan9863
@musaybaaadan9863 2 жыл бұрын
Mashalh ilahy hayno daysto hoyoyinken intay kadhmtayna alle haw naxristo❤❤🙃🙃
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 жыл бұрын
Mansha allaaah ilaahy hooyo adey nabad higeeyo nolosha dunida waa hooyo macaan ilaa❤❤❤❤❤hy hano dayo my mamo sweet ♥❤❤❤❤❤🧡🙏👸👸
@halimaaweis5792
@halimaaweis5792 2 жыл бұрын
Mashallah waana sugeeni wareysigaan Jazakallahu kher 2 diinabe
@abdullahishimoy5381
@abdullahishimoy5381 2 жыл бұрын
Hooyo mcn 4sano mabaa arkin Allha ayado nabad igeyo mar I a 😭😭😭😭😭😭
@shukriibrahim7414
@shukriibrahim7414 2 жыл бұрын
Ala anaaa ka kow ah dadka hooyadood dhibty oo ilaa daha hadaan heestan dhageesto kaligay qof iskaga dhax ooyaaa 😥😔allow hooyaday u naxariiso 😢😭
@dahabisak8383
@dahabisak8383 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah Laki waad iga ooysiisay Abaayo Allaha isku kiin Xifdiyo waan qiirooday Gabadhaada tii ku xanaanaysa Allaha kaaga dhigo
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Mash Allah. Laky Waceys.. Haybad quruux haweenka Soomaaliyeed asal.. Dadkii KZfaqlay.. Somali xitiraamkii bini-adanimo dhaqankii dadnimo Islam nimo. Ka lumay
@maryansaladguled3663
@maryansaladguled3663 2 жыл бұрын
Wx daremi kara hoyo iyo carurteda kala hayamay aloow inta yar ii dhiman ii dhamestir insha allah amiin
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 жыл бұрын
Laki adiga Hani Allaah isku kiin xafido. Allash caruurta iyo reerkaba isku kiin xafido. Alle haka Farxiyo ❤❤❤
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Maasha Allaah Abayo Laki xaaji 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaosman1029
@aminaosman1029 2 жыл бұрын
Masha'Allah Laki is so gorgeous, very happy for your reunion with your daughter. It is very emotional song.
@helmtomouh1551
@helmtomouh1551 2 жыл бұрын
Waa run “Hooyo” hadday ku so korin meel uun baa ku go’an, annigu ma aqaano inta jeer Heestaas ku cesh’ceshtay, weliba ooyay, illaaheey intaay Hooyooyinkood dhimatay haw naxariisto, intaay kala dheeryihiin oo mudo badan aay is arag sideeyda oo kalena nabad ha ku kulansiiyo. 😢
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 2 жыл бұрын
Maansha Allaha Laaki Hooyo waad mahadsantahay Ciiddi taqan Af Somali cidwalbaa waa uu garan kara iney tahay Soo dhaweyn Waalashay Haani Allaha noo dayo
@cabdimaaximunyeofficial3916
@cabdimaaximunyeofficial3916 2 жыл бұрын
Maashaa Alaah walaasheey qaali anigaba aad baa la ii soo waaydiiyay waan ku farxay sida quruxda badan ee aad u cadeeysay libaaxad guuleeyso my fanaanad igu qaali ah
@filsanxaji7538
@filsanxaji7538 2 жыл бұрын
Wlh wali waxan ka qaracsanhy wiilki laki ee lagu dilay xafdii aan daganen wilkas aad ayaan uga naxay
@filsanxaji7538
@filsanxaji7538 2 жыл бұрын
Allalh u naxariisto samir buxa allah haka siiye
@filsanxaji7538
@filsanxaji7538 2 жыл бұрын
Mama laki xununka walla darena
@sahrahusein8489
@sahrahusein8489 2 жыл бұрын
Maasha alah tabarakal laah abaayo laki cadey iyo walashey hani cadey farxad kunolada adun iyo aqiro 🤩❤🤩🤩❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomohamed4425
@sacdiyomohamed4425 2 жыл бұрын
Ani xtaa waa la ilmeyey heeeestaas😥🥰 Moma always mom😥🥰
@hafsofarah4278
@hafsofarah4278 2 жыл бұрын
Mn sha allh allh apyo illhy ku keen mahda iska leh illhyn haku xiftiyo apyo adig io ilmahga
@thegoats274
@thegoats274 2 жыл бұрын
Mansha alaah beautiful hooyo laki xaaji waceys nooloow weligaa sidaana u faraxsanoow abaayo qaali we love ❤️
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 жыл бұрын
Mansha allah" Laki Xaaji ilaahay Farxada hakuu siyaadsho" Ubadkaagana Allaha ku Xafido🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤👍
@anisosharaf580
@anisosharaf580 2 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay ha idin xiftiyo🥰🥰🥰🥰 mamo laki iyo gabadhayda
@pixelpixel203
@pixelpixel203 2 жыл бұрын
Aniga gabarteda Iga maqaan Allah ila kula siiyo wana kula ooya wana kula faraxy abayo laki iyo gabanedha Hani qaali Allah idiin xaafdiyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@warish9081
@warish9081 2 жыл бұрын
Mashaa allaah thanks my dear laki aad bad u mahadsanthy faahfahinta wanaagsan inshaa allaah illaahay haku barkeeyo gabadhada qurxoon Mashaa allaah 🥰🥰🥰🥰
@aminaismail3738
@aminaismail3738 2 жыл бұрын
Alhamdullilah Masha Allah laakiin Laki adiga iyo gabadhaada wada hadala wax badan waayo waqti badan baa idinka tagey Una baahan inaad Ka wada hadashaan si aad u ogaataan waqtiga idinka lumay iyo waxaad haysataan. inshaa Allah kheyr
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah hambalyo Allaha iskukiin xiftiyo qofkastoo daawada waa ooyay
@cabdicaziizsayidaxmed3725
@cabdicaziizsayidaxmed3725 2 жыл бұрын
Hooyo mcaan mar waliba waa hooyo Hooyadey allaha kuu naxariisto Hooyo mcaan inta nool ee hooyo soomaaliyeed ah na allaha xifdiyo💗💗💗✅
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 2 жыл бұрын
Markasta laki anigu waan jeclahay, waa hooyo qof dareen leh oo la odhan karo waa dadka soomaalida ugu mudan.
@sabahadan6746
@sabahadan6746 2 жыл бұрын
Mashallah laki xaji wacaays abaayo waxaad tahay qof aantageero ilaahay haydin xafiido adiga iyo familkagaba Hany soo dhowow habo welcome to uk Iyo hooyo kujecel islaali kaa kicii hooyada cadoowga
@warasamemohamed8278
@warasamemohamed8278 2 жыл бұрын
Mashallha tabarakallha Wallhi aniga iyo caruutayasaba Wan wada ooyeen wallhi Iyagoo yar waxay dheen why are you so crying 😢😢😭😭 aniga oo dhan ayan kula qiiroonaya Alxm alxm allha isku kiin asturo walshay macaan
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Laki i love heesta aad gabadhada uqaday cajiib ahayd hooyo macaan wax loodhigo majiran you have my respect laki xaji wacays👍👍👍
@xalimosicid5729
@xalimosicid5729 2 жыл бұрын
Maansha allaah habaryar laki illaahay farxada ha idiinsiyaadiyo Aamiin hooyo macaan ilmaha aan ayeeyada u ahayna allaha ii xafido laki qaali quraxeey hooyo sharaf iyo ciso ku noolaada odaygaagana sidoo kale guuleysta hooyo
@nimcoshukri2840
@nimcoshukri2840 2 жыл бұрын
Hooyo laki Allah hakusharfo wlh hooyo somaliyed❤⚘🌎
@raaharuunahmedadde3370
@raaharuunahmedadde3370 2 жыл бұрын
Masha allaah allaha noo daayo hooyo waan kula ooyay abayo gabadhaada iyo adigaba allaha isku kiindaayo
@umalcheyrmohamed6399
@umalcheyrmohamed6399 2 жыл бұрын
mazha allah ilaahow hooyooyinka somaliyed noo daa aamiin
@deeqsancabdinuur2936
@deeqsancabdinuur2936 2 жыл бұрын
Allaha kuu daayo gabadhaada iyo ubadka kaleba Laki Xaaji Wacays iinoolow walashay gaariyay waan ku taageersanhay xbbti
@aminaaden5046
@aminaaden5046 2 жыл бұрын
She speaks truthfully. Love you laki
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Abaayo ilaahay baa kuu nabad keenay anaa hooyo la aan soo koray oo ay dhimaday hoyaday anoo aad u yar walaahi heesdaas sidan u ooyay ilaahay baa og gabadhada iyo ilmahagaba ilaaahay hakuu xafido
@umayanali6334
@umayanali6334 2 жыл бұрын
masha allah aniga o ah imaan binta ilyaas yaxya ayeeyo Adiga iyo edo hambalyo wan kula faraxnay alif alif mabruuk ❤️❤️❤️allah yascidakum
@samsamhersi857
@samsamhersi857 2 жыл бұрын
Masha allah ❤ waan ooyey markan heestaa dhegeysanayey alaha isukiin daayo
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 2 жыл бұрын
Anaa kamid ah walahi intay ka oohisay hooyo qalbi ilaahay haku abaalkaaga jana fardoza haka yeelo 🤲🤲
@fatoumahassan4611
@fatoumahassan4611 2 жыл бұрын
Mashallah laki xaaji iyo gabdheeda Allah haysku kiin daayo
@munaosmanjama7679
@munaosmanjama7679 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah Amazing story ❤ daughter and mother love ✌😇👏👏👏
@user-zs3en6nf7t
@user-zs3en6nf7t 2 жыл бұрын
Maashaallh tabaarkallah xabbti allah ku barakiyo farxadiina.. Hooyo kasto iyo caruurtida allah kalama geeiyo❤️💔💔😭😢🤲🏻🤲🏻
@nimcoahmed9589
@nimcoahmed9589 2 жыл бұрын
Anba wlhi hooyaday 14sano kala maqnayn ala huq badana markaadan hooyo ku korsan alle alxmdulilah hada waan is hayna aniga iyo hoyaday abaayo laki iyo gabadheeda alle isfahan wayn beerkoda hadhex dhigo ishana alle haydinka hayo wlhi heestu anigayba iga turnumaysa😭😭😭😭
@ashahaji7968
@ashahaji7968 2 жыл бұрын
Cimri iyo cafimd ad kuwada nolatan allaha idin siiyo😍🥰😘❤👑👌
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Laki haaji Wacays abyo alle swt haku barkeeyo adun iyo akhiro aamin Abdirasaq bulqas nin aad u qalbi wangsan waangsan wlhy intaa ka arko qof qalbi wangsan baa tahay wana kula darema macanka aad ilmahaga u hayso alle haku barkeeyo hani iyo dhaman ilmaha oo dhan aamin ❤❤🌹🌹❤❤😭😭laki waxaan jeclan laha inaan kula xiriro wayo waxaan jeclahay inaa qisada oo kale kula wadaago xbbti
@zhamzozhiinemaxamed3383
@zhamzozhiinemaxamed3383 2 жыл бұрын
Masha allah cimri dheer iyo cafimaad baan idin rajeynayaa laki haaji iyo qoyskeeda alle hayskiin barakeeyo walaashey
@amhaisomaliempowerment624
@amhaisomaliempowerment624 2 жыл бұрын
Haddaan wareeysiga kusii ooynooyaa abaayo wallaahi waa emotion. Salaan sare from hooyo Harrow daggan iga gudeooma adiga iyo Hani Qurux❤❤💋💋
@nasraalimohamed7886
@nasraalimohamed7886 2 жыл бұрын
Mansha Allah Mabruug Laki. Xaaji mama Qiimo badan tahay ❤️❤️❤️
@filsouna.5970
@filsouna.5970 2 жыл бұрын
Walee wa runta hadanay hooyo kusoo koriin meelba ku maqan! Habo adiga & inantadaba ilaahay ha isku lin daayo. Farxad ku waara ❤️🙏
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 2 жыл бұрын
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahissent hihaffidakoum.ALLAH MAMA LACKI BISCHARO ALLAH ISKEINDAWOOS adiga gabada hanimahanne ALOUF MAROUK ALLAH MAHADLEY BIG BISOUS ADOWGAINIIS HAA JAABOO LONGUENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW SCW KOULOU AMMANENT ANTOUNNENT BY KHEIRRENT KATIRAAS
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 жыл бұрын
Ma sha Allah may Allah bless you and and your daughter as well your all family. Nice song you are a strong and lovely mother. I miss my mum and in shaa Allah I'm going to see my mother this summer. Keep on going.
@dahircali5482
@dahircali5482 2 жыл бұрын
Wlhi heestanu anigaba wan la qirooday
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
maasha alaah hadaa a iga ilmeeysiiisay alxamdulilaah hadiiba gabadhaada ilaaheey kuu keenay ilmo hooyadood aa uroon
@rahmamohamoudmohamed7458
@rahmamohamoudmohamed7458 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Been ma ahan wlhi Meel uun aya ku maqan Hooyadey korinteeda nasiib uma yeelan Balse rabbi ayan ka baryaya inu na kulan siiyo hees ad moodid inay aniga iga hadleyso weeye laki waceys Xaqiiqatan hooyo waa qaali rabbi h isku kiin daayo waa maalmo duniduye 😘😘😘😘👍👍👍👍👍👌🏽👌🏽
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 2 жыл бұрын
So beautiful ❤️💯👌❤️ hooyo qurux Iyo Qimo Iyo qaayo isku darsatay ayaa tahay allaha isku Kiin xifdiyo manshallaha role model
@saidomohamed9551
@saidomohamed9551 2 жыл бұрын
I miss my mom more than everything 😭😭😭😭😭 mommy I miss you wlaahi 😭
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah lakii wahooyo Qaliyaa
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Mansha Allaah ilahey faxada hadiin siyaadiyo inta an heysana ilahey haka farxiyo Alahuma Amiin ya rabbi 🤲🤲🤲
@maryanyuusufmaryanyuusuf7598
@maryanyuusufmaryanyuusuf7598 2 жыл бұрын
Masha allah walashey mcnt laki xaji illahey dartis ayan kujeclahsy allahak xafio
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 2 жыл бұрын
My favourite sister 2hours 1 k Maasha Allah qashinkana baqara Ka shido
@shankaroon8172
@shankaroon8172 2 жыл бұрын
OMG ayadoo 1 sano jirto aa Allah xanuun waaye Allah waalidkasta iyo ilmahoda kala maqan isku keen aamin yaa rabi
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 жыл бұрын
Wlhi anigaa kamid ah inta ay hoyadood dhimatay aadbana ugu qirooday una oyay illaahow hoyadeey mcne janatul firdows kawaarabi xitaa komentiga anigoo oynayan qoray xasuusta hoyadeey mcn darteed illaahow aniga & awlaadayda qaaliga ahna Hana kala dhereyn Aamiin
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 жыл бұрын
😭😭😭ax walaahi imika ad hadleyso bee ilmo uga socota masha Allah tabarakallah rabi swt hani iyo dhaman caruurta haa isku kindayo amiiiiiiin
@munamohammed579
@munamohammed579 2 жыл бұрын
‏لك حاجة الله يحفظك ويحفظ عيالك كلهم❤️❤️
@mushtaaqppe8980
@mushtaaqppe8980 2 жыл бұрын
Hooyonimo m.a allaha ku daayo waayo badan 🥰😍
@aishacuud7489
@aishacuud7489 2 жыл бұрын
Wlhi Aniga hoyo laan so gorey e Ya Allah Hoyo mcn Qabriga u wasici Carurtey haiga dhaxbixinin Ano qorsanin safican u garab istagiin carurtey haiga dhaxbixinin Alahuma Ameeen
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah maama laki alle haku xifdiyo aadban kuu tagera kuna jeclahay gabadhaadana alle haku xifdiyo farxadna ku dhameesta nolosha 💕❤️
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 жыл бұрын
Crisaaq bulqaaas waxaan ku xasuutaa school private halagan iyo sbc radio boosaaso bwe iinoolow
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 2 жыл бұрын
Wooow waaaa runtaaaa macalin English buu ka ahaaa schoolkaas asaga iyo salmaaan Saciid salmaaan kaka oo isagana xisaabta dhigi jiray mashalaaah macalin bulqaaas waaan ku salaaamayaaa
@safiyaabdalla6922
@safiyaabdalla6922 2 жыл бұрын
Asc laki waan kula Qiirooney waana ku jecel nahay 🥰😍❤
@tufahabdi1450
@tufahabdi1450 2 жыл бұрын
Laki x waceys u r the best mama allah hakuu xafido adiga iyo familkaaga quryxda badan walshey aamiin❤❤❤❤❤
@aminguled1138
@aminguled1138 2 жыл бұрын
It was amazing feeling and made me became overwhelmed honestly I cried a lot like any mother who sacrifice alot for her children
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
LIKE aniga uhoreyo mashallaah kujecliya abayo Mac isoo boqo 👈🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 2 жыл бұрын
Congrats laki qurux I am sooooo happy for you best wishes 💖 ❤ 💓 💗 💕 love respect blessings to you all welcome beautiful Hani 😍 😘 💖 my love cup absolutely over flowing ❤
@riyaansbeautychannel230
@riyaansbeautychannel230 2 жыл бұрын
Masha allah Ilhey haku desto awladad dhan aniga xita wilkeyga oo sanad gari ayaa liga qatey hadan asko 12 jir ah ayuu I imadey hoyo iyo ilmedad marna isma horan si walbo ukala tagan mailn wey isku imanyan wuxuna ilaa joga 2bilod alxm waaxan u maryba hada waxan leyahy waa alxm
@haawoyuusuf2935
@haawoyuusuf2935 2 жыл бұрын
Masha allah laki wllhi waxaan kamid ahaa inta ilmada ceshen weeday alle ha idiin xifdiyo adi iyo gabadhadaba waxaa tahay hoyo naxariis badan waad samirday mantana waad heedaa samirkaa samarday mirihiisii alle makaa fogeeyo markale hoyo la aandeed waaa abaar alle hanoo daayo hoyoyinkeen kuwii dhintana alle ha unaxariisto waaa hees qalbiyana runtii 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@adeiosman1942
@adeiosman1942 2 жыл бұрын
Asc Marsha allaah keep going 😘👩👍👏👃🙏🏿👂👅👄💋💙❤💚❣💜💥❤
@kifaaxali7201
@kifaaxali7201 2 жыл бұрын
Laki ilahy amarkiii waan jeclahy alaha ku xifdiyo haboou
@inaali1101
@inaali1101 2 жыл бұрын
Illhy ha kulan siiyo weel io waalid inta kala maqan amin
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Mansha Allah Tabaarakallah Laki Waa Qof fiican baad tahay Adiga rerkaga Alle haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi pic respect Keep going my sister ❤❤❤❤❤❤❤❤
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,9 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 50 МЛН
Muqaal xeeryo Abdullahi & miski abdulhi 🫶🏼🍂💍
4:39
ina salah👸 chanaal
Рет қаралды 7 М.
LAKI OO DHULKA LAGU JIIDAY MAIZA MAXEY KU SAMEYSAY HOOYADEED!
42:45
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 191 М.
#WAAR DAG DAG AH
11:10
SOMALI TV
Рет қаралды 937
YUSUF YARE OO LAKI GABADHEEDA KA FARXIYEY
5:39
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 119 М.
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 2,3 МЛН
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 3,9 МЛН
Каха и суп
0:39
К-Media
Рет қаралды 4,6 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 3,1 МЛН
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
У Тебя Есть 3 Желания! 😌 @NutshellAnimations
0:46
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,8 МЛН