💔Lamanaha Khaldan Maxa Udoorata Markasta? | Toxic Cycles | Cilminafsi

  Рет қаралды 6,678

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

There are several reasons why people may repeat toxic cycles in relationships:
Familiarity: People tend to gravitate towards what is familiar, even if it is unhealthy. This can happen because we may have grown up in dysfunctional or unhealthy environments, and we learned to adapt to these circumstances as a way of survival. As a result, we may feel more comfortable in relationships that mirror these past experiences, even if they are toxic.
Low self-esteem: People with low self-esteem may believe that they do not deserve healthy relationships and may unconsciously seek out partners who treat them poorly. This can lead to a pattern of repeatedly entering into toxic relationships.
Lack of boundaries: People who lack boundaries may struggle to set and enforce healthy boundaries in relationships. This can make them more susceptible to toxic behaviors from partners, leading to a cycle of repeating toxic patterns.
Unresolved trauma: People who have experienced trauma may find themselves repeating toxic patterns in relationships as a way of processing or reenacting their past experiences. This can happen even if they are not aware of it.
Fear of being alone: People may stay in toxic relationships out of fear of being alone or because they believe that any relationship is better than no relationship. This can lead to a pattern of repeatedly entering into and staying in toxic relationships.
Breaking the cycle of toxic relationships requires self-awareness, setting and enforcing healthy boundaries, seeking help from a therapist, and learning to love and respect oneself.

Пікірлер: 37
@fadumoladan
@fadumoladan Жыл бұрын
Mnsha Allah wll runtii waxbadan waan ka faaiiday vediogaan mhdsnd wll noo soo badi
@ayanomer1300
@ayanomer1300 Жыл бұрын
Masha Allah. Mahadsanid wll.
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
Mahadsanid wll qli
@suldaantimacade8338
@suldaantimacade8338 Жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 2 ай бұрын
Mahadsanid wll salim omer
@abduqdirhusseinhassan1150
@abduqdirhusseinhassan1150 Жыл бұрын
بارك الله فيك ❤❤
@fatimayusuf5195
@fatimayusuf5195 Жыл бұрын
Mansha allha walal waxa badan ayaan kafaidaya thanks waan kaso dahaya mar hore inaku barto ayaa ficinada 👌
@Daliima-hv6tb
@Daliima-hv6tb 10 ай бұрын
Nin maseer badan Muxuu markasta iigu soo aadaaa? Walalo iiga soo jabab midaa
@suldaantimacade8338
@suldaantimacade8338 Жыл бұрын
Masha allah sxb nosobadi
@missdeka
@missdeka Жыл бұрын
Aad baan u jeclahay cilmi nafsiga, mahadsanid walaal
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 11 ай бұрын
Asc wll mahadsanid
@juweriaabdi9073
@juweriaabdi9073 Жыл бұрын
Waan ka xumahay inaan maanta ku barto OO markii uhoraysay muqaalkaga daawado adoo inbadan joogay social media Waan ku farxay inaan ku barto , Wax badan inaan kaa faa idaan rajaynayaa wll
@abdulkadirsooyaan4382
@abdulkadirsooyaan4382 Жыл бұрын
Walaal waad mahadsantahay wax badan ayaan Kaa faa'iiday
@dheemanadenali6204
@dheemanadenali6204 Жыл бұрын
M.a abowe waxbadan ayaa kaa faiday tnx
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 Жыл бұрын
Shaqo wanagsan baad nooheysa wllo horrey usoco
@aishaabdinour4506
@aishaabdinour4506 Жыл бұрын
Culuum faaido badan baan ka arka channel Kan m.a keep working wallo❤
@AYAANAli-uv1yn
@AYAANAli-uv1yn Жыл бұрын
Mnsh allh
@aishaali9102
@aishaali9102 Жыл бұрын
Waxan jeclahay oo dawada wax yabaha riska eh nolasheydane ine wax yar risk eh oo la ogen iney qadato ma ogala?
@shukriabdulahishusu-lh6ft
@shukriabdulahishusu-lh6ft Жыл бұрын
M.a ala maxa wax bdan ka baraty cilmi nafsi ilahey haku xfdo
@tomas2033
@tomas2033 Жыл бұрын
codka yara dheere sxb mahadsanid
@AYAANAli-uv1yn
@AYAANAli-uv1yn Жыл бұрын
Manta Arky ciwnkaga Allh haakuxifdiyo walle
@zamiitazimraan574
@zamiitazimraan574 Жыл бұрын
Dhab ahantii anigu xidhiidh keygii kowaad aan sameyey 2019 ilaa 2021 qaladkas wax kama baran xaqiqdi balse xidhiidh keygii labaad anigoon qaladkii hore wax ka baran ayaa xidhiidh kale sameyey 2021 ila 2022 wuxuuna xidhiidhkii labaad iga bur burey 2022 bilawgiisa ugu dambeyn qaladkas cashar aad u qiimo badan ayaan ka bartey🙏
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
waa arin wngsan ina khaladkaga fahantey wll
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Waxan la yaa baah dadka jecel in mantay dhan la daba socdah oo hadii ay xoriyad helaanba ku caburayah xoriyah ,bisinka waqti badanaah dadkaasi anigu waxan jeclah bilowga inaan raacoh qalbigeyga iyo caqligayga marka xigtah waxan jeclan lahaa hadan xiriir sameynayo inaanan la sameyn hal qof ka badan waayo 2,3 qof iyo wixii ka badan maskaxba umaan hayo lkn naftaydan saxiib la ahey 🥰🥰🥰 Mahadsanid ustaad 💯💯👏👏
@manakboy6081
@manakboy6081 Жыл бұрын
😊
@amaama-fh9fi
@amaama-fh9fi Жыл бұрын
Wall @ Salim omar ina kula so xirira rbaaa bls ado mahdsan inte kala so xiriira 😢😮
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Instagram: _salimomer1
@sahrinamukhtar382
@sahrinamukhtar382 Жыл бұрын
Fcbk Page kaga kaso raacay Mhdsnid wll waxban ka faiday
@sumayasaidmohamed5840
@sumayasaidmohamed5840 Жыл бұрын
Nafta waxey barata aya wakhtiyda qaarkood dhibato kunoqoto
@katrajama8077
@katrajama8077 Жыл бұрын
Wax fiican ba no sheegtey
@cabdirixmaanyuusuf4495
@cabdirixmaanyuusuf4495 Жыл бұрын
zhp salimow waxaad ka soo hadashaa xeerka low attraction [ xeerka isa soo jidashada ].
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Diyaar wll inshallah
@xasanyare7660
@xasanyare7660 Жыл бұрын
Saalim wall mahad sanid marka koowaad Marka xigta wlhi aniga aadbaan ugu raaxeesta kalinimada aad baana ujeclahay waxaana hada awoodaa inaa guur sado lkn igama maqnaba 😅😅
7 Qofkii nolol cusub raba keliya ayaa samayn kara
13:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 88 М.
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 82 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 34 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 59 МЛН
Ask Ganjiswag#76 Indian Special 3 | Ask Ganjiswag
1:19:48
Ask Ganjiswag
Рет қаралды 82 М.
SIDEE QOF LAGU SO JIITA | TALOOYIN KHALDAN | PSYCHOLOGY
8:57
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
Anxiety (Af Somali)
16:55
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 14 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
AF SOMALI SCHIZOPHRENIA & ANTI-PSYCHOTICS
1:14:32
MediSom
Рет қаралды 8 М.
5 Dumarku ninka tiisa ka raacda ayey daneeyaan
10:15
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
Toxic Parenting and Teenagers || The MA Podcast
1:15:32
Muhammad Ali
Рет қаралды 263 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН