NAJIIB ALFA 2017 KUNJEER RAALI NOQO OFFICIAL 4K VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 12,853,683

Liibaan Jama

Liibaan Jama

7 жыл бұрын

ERAYADII: ABWAAN KHALIIF FARAH XAYIR
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: NAJIIB ALFA
MUSIC BY: ARIDO
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 5 300
@Apdalla_Rasta
@Apdalla_Rasta 4 ай бұрын
Heestan hada sooradisay legend baa tahay still 2024 like hala dhaafi👍
@MoHamett253
@MoHamett253 4 ай бұрын
Maxad kutidhi
@farxaanfarsamo1011
@farxaanfarsamo1011 2 ай бұрын
Hadaan soo raadshay wlhi si aan qoftayda oo iga xanaqsan ugu raali gasho😢❤
@MahamethKhadar
@MahamethKhadar 2 ай бұрын
Kumaba dhaaaaaaafin lph❤❤😢
@JUMCAMUBARAKAsxaapta
@JUMCAMUBARAKAsxaapta Ай бұрын
Waasoo raadiyy😂 2024
@ApthiwaduuthMohamoth
@ApthiwaduuthMohamoth 21 күн бұрын
The legendary man
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
I am from Eritrean🇪🇷 🤣 Ajaanibka like waad kula ordi maxaa ku diiday wllkaa somaliga ah inad hadyad ahaan uga dhigtid 😍Amazing song
@khadijahasan6776
@khadijahasan6776 3 жыл бұрын
Walhi waad igu qosliday yaqay😂😂
@tydollainnocent1359
@tydollainnocent1359 3 жыл бұрын
Qoralkan lee kuqarabo Markasto Melkastane wankukuarka
@ammall472
@ammall472 3 жыл бұрын
🤣🤣
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 жыл бұрын
Kkkk
@cabdiraxmaanaxmed21
@cabdiraxmaanaxmed21 3 жыл бұрын
markaan arko mar walba dadka somalied waxaan soo xasusta tuugsiga like ama subscrebe 👿😈
@ahmedabdikarim8308
@ahmedabdikarim8308 5 ай бұрын
2024 who watching 👀
@mohamet2376
@mohamet2376 4 ай бұрын
Too
@wapaaakiki5437
@wapaaakiki5437 4 ай бұрын
Me 😂
@user-jd2mr9fj5k
@user-jd2mr9fj5k 4 ай бұрын
Me 😂😂😂
@user-vv1wi7fs4m
@user-vv1wi7fs4m 4 ай бұрын
Eid wangsan aniga cawa dhagsanya oo jacylkaygii oo iga xanqaday ayan ku noqday cawa❤😂
@Maxamadadam-bl3un
@Maxamadadam-bl3un 3 ай бұрын
@@user-vv1wi7fs4m ciid lamida tlye duma iigu😂slaam 👋
@khalidmuuse9260
@khalidmuuse9260 2 жыл бұрын
Heestan dareenka wadata waxaan dhagasan jiraY 2020 bishii 11aad wakhtigaas oo inaN aan 3 sano jeclaa is yar khilaafnay nasiib wanaag bil aan kala maqnayn waan isku soo noqonaY inaa is guursanana waan rajaynayaa insha allah wllo macnha jacaYlka hadad fahansantahaY like ku dhufo commentigan oo aan qoraY 19/11/2021 maalin jimce ah😪👍
@xxassnmama1515
@xxassnmama1515 2 жыл бұрын
𝙼𝚒𝚐𝚊 𝚑𝚊𝚢𝚜𝚊 𝚣𝚡𝚙 🤞🤞🤞
@rumaanbashiir2144
@rumaanbashiir2144 2 жыл бұрын
Aboowe ma is guursaten 🥰
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 2 жыл бұрын
ma is guursateen gabadhii abowe❤😊
@izabeela4338
@izabeela4338 2 жыл бұрын
Waxan ku rajeyn inaad ku gulesty anigo hdr kuso jawb calin 2022
@Mysomalifilms
@Mysomalifilms 2 жыл бұрын
Jaceylka ha raago guleyso sxb
@HornLy
@HornLy 3 жыл бұрын
Kunjeer raali noqo💔 Inta fahamsan qisada heesta Abwaanka waxa lagu xidhay dalka America muddo ka dib ayuu la kulmaya jaceylkiisa suheyra oo aan war ka hayn Waanu raali galiyey😪💔 Hadana waa lamaana reer sameystay.😊 Abwaan khaliif faarax xayir respect 🙏
@visit.lqmaan
@visit.lqmaan 2 жыл бұрын
Hhh
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 Жыл бұрын
Iyada xiratey Miya marka
@abdishakurabdi1844
@abdishakurabdi1844 Жыл бұрын
​@@catarcabdi5423 maya tahriib ayaa lagu xiray ameerica ah xabsi 2sanaa ayuu kasoo liqay xabsiga ayuuna heesta ku sameeyey. Wateeysi uu bixiyey ayaad kaheli kartaa KZfaq ka kubqor (Codka ubaxa podcast faarax xayir.)
@WALAALAHA123
@WALAALAHA123 11 ай бұрын
maskiin najiib alfa😢😢😢😢
@maquuste1795
@maquuste1795 6 жыл бұрын
Yaa ku cesh ceshtay heestan oo aniga eheen hadaa ila midtahay halaga arko✌👍
@shaaficiyuusuf7842
@shaaficiyuusuf7842 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@hodanmaxamud5209
@hodanmaxamud5209 4 жыл бұрын
waykanaa
@AA-ek5kz
@AA-ek5kz 3 жыл бұрын
ilaa imika
@amiinhaaji9368
@amiinhaaji9368 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh😆😆🥰🥰
@amenck8137
@amenck8137 2 жыл бұрын
💪💪💪💪💪
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
🥰Yaa dhageysanaya 2021 ✋ Runtii heestan xasuus ayey igu leedahay anigiyo jacaylkyga A anagoo isku dhacsan ayey heestani soo baxday waanan ku raali galiyey imikana arooskayagii ayaa soo dhaw mcha allah 🥰
@ramliina2517
@ramliina2517 3 жыл бұрын
Mansha allah wllky hanblyo hnbalyo kun jeer hawaro jcylka❤💯
@cfataxquule7991
@cfataxquule7991 3 жыл бұрын
Mabruuk mabruuk 2021
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Nageab mohamed ilaahay haysukiin daayo wada noolaadoo nabad kuwaara abidan aabidan adna ilaali jacaylkaaga dhabta ah hadii kale waad ka qoomamayn sidayada ookale hh
@mahadhassan1516
@mahadhassan1516 3 жыл бұрын
Ha waaro JacayLku ❤
@sbjs989
@sbjs989 3 жыл бұрын
@@cfataxquule7991. the6k6
@nimcoamiira934
@nimcoamiira934 4 жыл бұрын
Hadad jeceshahy rasuulka salalahu calayhi wasalam like isaar walalahey ❤❤👍👍
@xuseenfadal
@xuseenfadal 4 жыл бұрын
Walaal qaali maxaad ugu soo qaad qaadaysaa meeshan oo kale nabiga (N.N.K.H). Waadba ogtahay walaal qaali in meeshan hees lagu qaadayo. Mahadsanid.
@nasrohassan3620
@nasrohassan3620 4 жыл бұрын
@@xuseenfadal xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
@MohamedIbrahim-ss8fb
@MohamedIbrahim-ss8fb 4 жыл бұрын
Fack off sxb no like
@xuseenfadal
@xuseenfadal 4 жыл бұрын
@@nasrohassan3620 markaana???!.
@axmedabuukar8032
@axmedabuukar8032 4 жыл бұрын
2é2ŕt
@abdirizakahmed1740
@abdirizakahmed1740 6 жыл бұрын
Haddaad Jeceshahay Quraanka Kariimka Like I Saara Pls
@luluaxmed5398
@luluaxmed5398 6 жыл бұрын
abdirazak ahmed qur'aanka iyo heesta cami maxaa is ag keenay kala ilaali sida uma fududa qur'aankuye
@Khadari2013
@Khadari2013 6 жыл бұрын
Waxaan caaga fiiri . Y quraanka meeshan oo kale usoo galin. 🤦‍♂️
@anasxasan9506
@anasxasan9506 6 жыл бұрын
Siadaan lake jacelee miyaa 👊🖐
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 5 жыл бұрын
@@Khadari2013 hhhhhh
@aishacudoonhusseinaishaina7315
@aishacudoonhusseinaishaina7315 5 жыл бұрын
Yahuu doqon
@qadraali1320
@qadraali1320 4 жыл бұрын
2020 yaa dhageysanaya inta dhagetsaneysa like ii sara
@apdifatahofficial8597
@apdifatahofficial8597 4 жыл бұрын
Qadra plz soo booqo abayo plz Subscribe kzfaq.info/get/bejne/jcWjjbSCmd-ukp8.html
@meelcad1327
@meelcad1327 4 жыл бұрын
Kkkkk heestan iska dhagestaaba 😂😂😂😂
@nasriabdi9115
@nasriabdi9115 4 жыл бұрын
Aniga👍👍👍👍👍
@sahalsomali9223
@sahalsomali9223 4 жыл бұрын
aniga
@mamaafrica4930
@mamaafrica4930 4 жыл бұрын
Abayoo madonaynesaa inaay timahaa sifudhuud kugubaxaan kalaxariir+245743982469
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
*2020 IYO 6M WXN IS LEEYAHAY ANAAA UGU DANBEEEYO😳✌🏿* *WAR HADAAD IGA DANBEESO LIKE ISAAR 😁👍*
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
Anaa kadan beeyo
@hafidhaibrahimali9348
@hafidhaibrahimali9348 4 жыл бұрын
O
@nasteexomuxudiin178
@nasteexomuxudiin178 4 жыл бұрын
isdaji aabo Ana ka Danbeeya
@hamdaalahi6794
@hamdaalahi6794 3 жыл бұрын
💌💌💝💝🥳🛌🍆😃@@nasteexomuxudiin178
@hamdaalahi6794
@hamdaalahi6794 3 жыл бұрын
@@minnicute2544 ok and 😆🤩
@marwanmohamed4637
@marwanmohamed4637 4 жыл бұрын
inta jecel inuu ilaHay heesaHa ka madoobeyi like saar
@ayeeyokorisofficial1478
@ayeeyokorisofficial1478 3 жыл бұрын
Rffc. C. 😚ddddc.
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 5 жыл бұрын
Macan rali noqo😪😪😪 Jecelka wa xanun Inti isjecel illahay haiskudaayo Xasidka illahi hakaqabto
@udgonbadanmahad2586
@udgonbadanmahad2586 4 жыл бұрын
Amiin ruunta waye
@ayanmohammed3582
@ayanmohammed3582 4 жыл бұрын
Aamiin
@ruqiyo1176
@ruqiyo1176 3 жыл бұрын
Aamiin
@honeydol3543
@honeydol3543 3 жыл бұрын
Ameen🥺🤲
@luuleyxuseen7691
@luuleyxuseen7691 3 жыл бұрын
W q2 9qjju uo1ohbc
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Hadad dhageysaneyo 🎧💞2019 Like dhe koly wa huba dad badna dheysn doneee🤚🏽
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 5 жыл бұрын
weeyidhibtaa heestaan hataa maqlo
@TeamOmera12
@TeamOmera12 5 жыл бұрын
Rhdk
@y4ska37
@y4ska37 5 жыл бұрын
Wax walbo ka filo
@NimcoShCali
@NimcoShCali 5 жыл бұрын
As
@NimcoShCali
@NimcoShCali 5 жыл бұрын
Wsas
@ayala1627
@ayala1627 4 жыл бұрын
Haddii fannaan Soomaaliyeed oo reer magaal ahi jiro wallaahi waa Najiib. Nin heesaaba style kuma soo at istaagi karo. 🤟Najiibkayga🤟
@BARRIHIIxWEYNAA
@BARRIHIIxWEYNAA 2 ай бұрын
Guuleed simba ma aadan arag 😂
@jameicajameica9025
@jameicajameica9025 3 жыл бұрын
I love you Somalia 🇸🇴 from Eritrea 🇪🇷 ❤ 💖 ♥ own love
@CqadirCabdulahifarah-ms2sx
@CqadirCabdulahifarah-ms2sx Жыл бұрын
Rewtt6
@CqadirCabdulahifarah-ms2sx
@CqadirCabdulahifarah-ms2sx Жыл бұрын
😂
@yuwaazackl311
@yuwaazackl311 6 жыл бұрын
Xalimo aan 2 bilood dabasocdey oon mar qalad ka galay aa markan heestan udirey iguu soolabatay Thanks bro Alfa axsn ban Ku ahay asbxta idiinkuna like isaara haa aragteee
@xasanshuuriye6491
@xasanshuuriye6491 5 жыл бұрын
Awoowe maxa iledahy dir heestaan cmla
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
@@xasanshuuriye6491 kkkkk iska dir lkn wx walbo ku tasho ileyn laga yaba ine block kugu si darto
@xasanshuuriye6491
@xasanshuuriye6491 5 жыл бұрын
@@aziiz94 sxbow block maa ii dhiman hadiiba leyga aamusan yahy
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
@@xasanshuuriye6491 sxb qof ka amusay wa qof ka tashtay marka wxa ku dhihi laha hora u soco nolosha hal qof kuma xiran
@sulekhamahamed3306
@sulekhamahamed3306 5 жыл бұрын
Waaaxaza ana laygu qaldee iminka ma midaaa utazhanyzaan uuuuuuuuuu
@xasancabdullahi3679
@xasancabdullahi3679 7 жыл бұрын
Heestaan Qisadeeda aney igu dhacdey wlhi plz like hala ii saaro hadii tol lyhy😎😎
@abdurahman8272
@abdurahman8272 6 жыл бұрын
Good
@ousleyehdoualeh6769
@ousleyehdoualeh6769 6 жыл бұрын
Abdu Rahman
@NastehoKhadar
@NastehoKhadar 11 күн бұрын
Wll ma joogtaa wali. Mise 😮
@hoodohappy6608
@hoodohappy6608 11 ай бұрын
Nin ana jeclaa bana beri uqaadi jirey heestana hapeen dhana xtaa ano oyaya ku seexdaya iyado ii baxysa cala kuli xaal imika wiil kle oo aya aada isugu dhawayeen baa xidhiidh iso bandhigtaya ana wana ka aqpalaya imika isaga wxa walpa ii aha kii hore naxariistu dheer yhy markasu ka qurux badana yhy oo ilaahaya ku xidhana yhy xtaaa oo ka jeep ladana yhy ilaahaya ha iska daysteee wxkle kuma gartide imika isaga unbana aduunka ugu jeclhy ❤🤴🏾😭
@ZuhaybApdyqadir
@ZuhaybApdyqadir 6 ай бұрын
iLaazHO wLL izku QizO NaHayEe Ampa gabadh saxibkay jeceL ayan ilawsiyEe kadip imika heeer wuu maraya uu igu idhahdo sxp iidaa gabadha wan jecelehe nabsii ayaa iwaade wllhei 😢
@hoodohappy6608
@hoodohappy6608 6 ай бұрын
@@ZuhaybApdyqadir sowmaha hawga tegin hadaad jeceshahy iyaduna ku jeceshahy wllo
@ZuhaybApdyqadir
@ZuhaybApdyqadir 6 ай бұрын
@@hoodohappy6608 anii waa jecelaHay iyadna way ijecezhahay lkn wxay igu tiri ii horkeen aNn ka jartEe ana WllHe sxpiky ma rapO ano arkaya in la fadexadeyO marka ila taliyo man uga tanasula
@hoodohappy6608
@hoodohappy6608 6 ай бұрын
@@ZuhaybApdyqadir mayee hawga tanasuline wllo usheeg ninka dee gabadhu inay adiga ku jeceshahy wado ka mari ileen shalay isagaa naceee la tali ninka Iyadana u sheeg aniga dartay ku dhaaf dheh wxba ha fadeexaysanin
@ZuhaybApdyqadir
@ZuhaybApdyqadir 6 ай бұрын
@@hoodohappy6608 Haye wLL waad mahad santahay ❤️👩🏻‍🦰
@ayanahmeth3295
@ayanahmeth3295 Жыл бұрын
Heestan qofki dawanaya 2022 like dhac kusi🙏😁
@omarabdi8298
@omarabdi8298 Жыл бұрын
DHAC DHAC BYE ✊
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
2023 /1/3
@forextradermoa4075
@forextradermoa4075 Жыл бұрын
14/1/ 2023
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 жыл бұрын
Kamaan Samrine ❤😢__ waan ku soo noqde 💑😍__ Xabiibi Xabiibi 😘😘 waan kugu gafee😭❤__ kun jeer Raali noqo😍😍 👏👏👏👏 bilacalayk najiibow hore Uu Soco bro❤❤
@stephenstephen2917
@stephenstephen2917 7 жыл бұрын
Hafsa Faysal88 waxaan hees ma ahan.
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 жыл бұрын
Zulthan Abdirahman Maryacade 😂😂😂😂 Ala ka daade wiilka hakala kicine
@stephenstephen2917
@stephenstephen2917 7 жыл бұрын
Hafsa Faysal888 kkkk
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 жыл бұрын
Zulthan Abdirahman Maryacade 😅😅👏👏
@shukricabdi6668
@shukricabdi6668 7 жыл бұрын
Hafsa Faysal888 😍😘
@aizhoahmed5150
@aizhoahmed5150 4 жыл бұрын
Hadad Daawanayso 2020 Like hayla dhaafin Haa Adigan kula hadlayaa😍
@a.a1412
@a.a1412 4 жыл бұрын
Lama gaarinee dagdagu waaxay
@amiin4reall71
@amiin4reall71 4 жыл бұрын
Qasab miyaa malagaarin 😂🤦🏽‍♂️
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 4 жыл бұрын
Beenalay wali lama gadhinee lkin dhac waan kugu siiyey
@sandasandarela8854
@sandasandarela8854 4 жыл бұрын
Adeer wala dhafay 2020 kow dheh waa 2022 la qabso
@aizhoahmed5150
@aizhoahmed5150 4 жыл бұрын
Wa Mxy lma gadhin ad shegysan 🤔😂
@awgetande7732
@awgetande7732 4 жыл бұрын
I am eritrean but love this song Thank you Brother
@najibhassan7018
@najibhassan7018 3 жыл бұрын
Heestan hada kudawaneyso ama kudhagesaneyso yurup, america ama somaliya meel kabaxsan meshey rabto ha ahaatee like ha ila agmarim hee from turki xasus 25.5.2021 🥰🙏
@suumayaabdi2502
@suumayaabdi2502 7 жыл бұрын
Najiib alfa ku jecliya lacagta aroos keena xita ana dhibayo hada diyar tahe like halisaro sidu u arko
@xalanexasan8142
@xalanexasan8142 7 жыл бұрын
Suumaya Abdi jclkada halkaas muu gaar sii sanyahy
@maluukabdullahi3236
@maluukabdullahi3236 7 жыл бұрын
Suumaya Abdi walal ii daaa ilaah baan kugu dhariyeee😂😂😂😂😂
@ahmed-rk5un
@ahmed-rk5un 7 жыл бұрын
Suumaya Abdi 👋👋👋👋👋
@stephenstephen2917
@stephenstephen2917 7 жыл бұрын
Suumaya Abdi kkkk doqon
@abdirazakhaji
@abdirazakhaji 7 жыл бұрын
Suumaya Abdi waa laguugu xirinayaa walaalo hadey dhab kaa tahay
@abdallahassanroble2726
@abdallahassanroble2726 6 жыл бұрын
wan idin ku daalay san idin aqrinaaye plz ha ika xasdin like walalkiisa ahay najib 😴
@ayeeyokorisofficial1478
@ayeeyokorisofficial1478 3 жыл бұрын
D dad BFF fav bed hh dhhhbbbbvvhh
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
MagaranaaYo wxey gabdhaheena noobahdilaan mise waqtiga noogu dhuminaYaan 😰 lkn ayaga ma iloobeen in lga maarmin oo raga loodhigy xasilooni ❤😭 Alla maxaan kuxasuustaa jclkaagi beledweyne i miss YOU more iqlaas mcneey 💔😭 kunjeer raalino Waa xili 02/01/2022 3:15 qerka dhmnten korkeena allaha waafujiyo like and comment qofkii arkaa please 👍✅
@asmaali6076
@asmaali6076 Жыл бұрын
Qof waliba mrku qof dhib ugeysto dadka dhan waxa uu ufahmyaa inay bahdilyaan adiga hblaha inay rga bahdilan ayd u argta anna raga inay dumrka bahdilan ayn u arka qld kuma lihin wayo adiga dumar ba dhib ku gysaty anna rag 😥💔💔💔
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis Жыл бұрын
​@@asmaali6076 cajiib waa sax wlhi KUN JEER AAN WADA RAALI NOQONO😢😮😊
@sakariyejama2011
@sakariyejama2011 5 ай бұрын
Runtii heestan kama daalo dhagaysigeeda qisadeeda ayaan garanayaaa abwaan khaliif faarax xayir big respect tahriibkiisii goternburg ilaa amerika iyo iswaagii 18ka bilood ee jacaylkiisii suhayra oo ay hadda xaas yihiin dib ugu noqoshadiisi iyo kulankodii finaly abwaanku waa mid kamida dadka aan sida waalida ah u taagero inbadan baan dhagaysanayaa sanado badan oo aan bilaa xidhiidh ahay iyo anoo hadda broken 💔ahba waan dhagaysanayaaa anoo farxad iyo jacaylba haystana waxaan rajaynayaa inaan usoo laabto hadii alle ogolaado noloshu maalinba waa nooc laba cisho oo isku xigta isku si ma ahaanayso big love inta iga danbysa 👋🏻
@dahabamohamud6925
@dahabamohamud6925 15 күн бұрын
4Moth ka Dib Ayan Akhriyy Comkaga Hadda Xld Ma kuu Deganthy Wall?
@sakariyejama2011
@sakariyejama2011 15 күн бұрын
@@dahabamohamud6925 still I'm waiting thanks wll
@sakariyejama2011
@sakariyejama2011 Күн бұрын
​@@dahabamohamud6925 Iam still waiting thanks alot wllo
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
2019? Hadaa Ila Dhagysanyso Like Iigu Sii 😁😁
@zakihazaani9259
@zakihazaani9259 5 жыл бұрын
AHMED KHAYR sxpow Luq walbo waxlasodhigo watagantahee ee like maxalaga hela aradiye😂🔥
@ahmeddaud5725
@ahmeddaud5725 5 жыл бұрын
@@zakihazaani9259 hahaha kaligay ban is modaye ma ila aragtay 🤣🤣
@farhiaabdihalim3571
@farhiaabdihalim3571 5 жыл бұрын
😘😘
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 5 жыл бұрын
AHMED KHAYR 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdimohamed5015
@abdimohamed5015 5 жыл бұрын
.lloveyou
@abdirahmanmaano6165
@abdirahmanmaano6165 7 жыл бұрын
Hadii aad u timid meeshan Inaad akhriso waxay dad ku qoreen like my comment😂🙏❤️
@asmabilal5235
@asmabilal5235 7 жыл бұрын
Abdirahman Maano waxkaleba uma imaan
@cabaascabdiraxmaan6835
@cabaascabdiraxmaan6835 7 жыл бұрын
waad shidan thy
@cabaascabdiraxmaan6835
@cabaascabdiraxmaan6835 7 жыл бұрын
waad shidan thy
@sadismneima8366
@sadismneima8366 7 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwww ad ayad u shidantahay aya ku helaba
@sharmaarkeabdullahi6441
@sharmaarkeabdullahi6441 7 жыл бұрын
Abdirahman Maano cawale Adan Muqdisho
@asiyatushka7495
@asiyatushka7495 Жыл бұрын
After 5yrs am Listening waxaaa iso diray mar an isku dhacnay Jacylkaygi Ilaa hadna xasustisa niyadada kama Bixin tolow ma is calfan doona😭😭😭
@safiyocisman878
@safiyocisman878 Жыл бұрын
Wee kgu fcnthy
@hafsahussen8091
@hafsahussen8091 11 ай бұрын
Inshllh alle ha isku kiin soo celiyo❤😊
@UPdiRaHmaN9
@UPdiRaHmaN9 6 ай бұрын
2024 inta soo booqatay heestan😅👍
@user-ti2io2mk8j
@user-ti2io2mk8j 3 ай бұрын
2024 4 15 ted😢
@UPdiRaHmaN9
@UPdiRaHmaN9 3 ай бұрын
@@user-ti2io2mk8j waa kaa hayaa✌️😍
@redonemoha5246
@redonemoha5246 7 жыл бұрын
Ani Abwanka ayaan ku haystaa midhahiisa, waana abwaankii sameeyay heestii Awale aadan ee TAMSHALAYN 🌄🌄🌄🌄
@hiboabdilaahi7022
@hiboabdilaahi7022 7 жыл бұрын
ani laxanka ku haysta sidu u leeyahy raali noqo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Radwaan Mohamed z khaliif faarax xayir asagoo xiran ayaa ogaa oo layiri waala masaafurin Xagee ku dambeeyay
@redonemoha5246
@redonemoha5246 7 жыл бұрын
Wlhi bro ana sido kle isagoo USA ku xiran ayaa iigu dambaysay Malah jeelka ayuu ku soo dhex sameeyay bro
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Radwaan Mohamed mida kalana musicga isla ARIDO waaye super hit songs oodhan asagaa tumay
@fartuunbian4629
@fartuunbian4629 7 жыл бұрын
Radwaan Mohamed abwaanka wali wuu xiran yahay alla kasoo baxsho xamsiga
@mahadhassan1516
@mahadhassan1516 4 жыл бұрын
Hadaad dawaneyso 2020th like iisaar From hargaysa
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
anigo o manta qof qalad kagalay ba,dhagesanayo
@mariamnoor1558
@mariamnoor1558 4 жыл бұрын
Mahad hassan xaadir
@mahadhassan1516
@mahadhassan1516 3 жыл бұрын
Still waxan dawanayaa 2021 Kama daaaLo heestan
@mahadhassan1516
@mahadhassan1516 Жыл бұрын
Still . 2023 ❤
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 жыл бұрын
After 5 yrs I'm watching this song ❤️😢 July 2022 💞💞
@naima9710
@naima9710 Жыл бұрын
Juni 2023 ✌️
@MunishDiamond
@MunishDiamond Жыл бұрын
July 2022❤😊
@iqbalsalad6168
@iqbalsalad6168 Жыл бұрын
July 3023
@hafsahussen8091
@hafsahussen8091 11 ай бұрын
​@@naima9710bishi 7dii bishii 9aad 2023 haben jimco so galayso 23:43 heestan xasuus ahaan baan isooga soo booqdaa mararka qaar
@user-vm9bc8sz1v
@user-vm9bc8sz1v 8 ай бұрын
😢😢😢
@THESHABEELO
@THESHABEELO 3 жыл бұрын
kalgaceylku marbuu kadis kugu helaa.... 2021 hadaa dawaneysid liketa ha Ila dhaafin🖤
@zakihajji1960
@zakihajji1960 7 жыл бұрын
Kalgacayl Kalgacaylku marbuu kadis kugu helaa kolna waaa dareen kugu soo kacoo Waa kugu horee ama kugu dambee, X2 Hadaan lagula korin kula haynin ruux kelinimo cidlada wuu kugu dilaa X2 Aniguna Kor dahab kaarkii cishqiga Wuu igu kordhoo igu soo kacayoo Igu laba kaclee X2 Kaamaan samrine kuu soo noqdee xabibi xabibi Waan kugu gafeee kun jeer raali noqo X4 Qalbiguu Qalbi igu kalsoon oon ula kiciyo Kas u daayacaan kol labaad is idhi kasbo oo hanee fursad kale isii, X2 Kolba ruux hayuu kubku qaawanyee kurubada maraa la kacaa kufaa X2 Kalmadiyo odhaah kuma koobi karo sidaan kuu taboo kalgacayl dhabay Naftu kuu qabtaa X2 Kaamaan samrine kuu soo noqdee xabibi xabibi Waan kugu gafeee kun jeer raali noqo X4
@Nasriina564
@Nasriina564 Жыл бұрын
😢😢😢
@mohamedhussein3446
@mohamedhussein3446 7 жыл бұрын
Runti heeskan Nin qalbiga ka hadlay ba diyaariyey Absulately ereyo cajib ah ba kujira Abwnka sameeyay ad bn usalmy👏 fanaanku waa gudbiye
@AM-bg3of
@AM-bg3of 7 жыл бұрын
Abwaan mohamed hussein somaha.abwn
@AM-bg3of
@AM-bg3of 7 жыл бұрын
Abwaan mohamed hussein somaha.abwn
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
2020 wuu sii dhamanaya 31 December weyee inta uu taariikh ku reebay sanadkan oo heestaan ila daawaneyso like ta dhac dhac
@siciidahmed9033
@siciidahmed9033 3 жыл бұрын
Heestani way itaabataa oo waan dareema kalinamada markaan soo xasuusto Qaladkii aan sameeyay ee ay igaga fogaatay gabdhaan dunida ugu jeclaa 😭💔😰🌍 in Lasamro moyee nin raga ooyi kari waa
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 Ай бұрын
CHP xalada kula dareemaya
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 4 жыл бұрын
2020 ka inta khayr ilaahay ka baryayeysa liketa dhac igu sii
@hibomahamadilmi6066
@hibomahamadilmi6066 6 жыл бұрын
Alla jecliya wiilasheena soomali in an guursado Allow I sahal in nin soomali guursado
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin abayo
@amiinhaaji9368
@amiinhaaji9368 3 жыл бұрын
Ana fiyaar ah
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
I.llh amin
@raxmaguray591
@raxmaguray591 3 жыл бұрын
Hhhhh aamin huno
@cabdiraxmaanaxmed21
@cabdiraxmaanaxmed21 3 жыл бұрын
timir
@mohaqaaf4094
@mohaqaaf4094 4 жыл бұрын
Corona time hadad dawaneso like saar 😂
@YASIR-DLP
@YASIR-DLP 17 күн бұрын
Wara manoshahAY 2024 WAYE😂
@fatushppi679
@fatushppi679 Жыл бұрын
13/12/2022💔😫
@amiinalfaofficial6276
@amiinalfaofficial6276 Жыл бұрын
❤❤😢😢😢
@abdimaligawil1287
@abdimaligawil1287 Жыл бұрын
18/12/2022✌️✌️
@zuzuyoji3103
@zuzuyoji3103 Жыл бұрын
@@abdimaligawil1287 18 /12/2022 this same💖
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Жыл бұрын
Heestan xanuun wye 19/12/2022
@dalxemaxamed7226
@dalxemaxamed7226 Жыл бұрын
21/12/2022
@rooblemontolivo289
@rooblemontolivo289 6 жыл бұрын
Wlhy abwaankan heesaha uusameeyo aad baan uga helaa sida heesta cawaale aadan ee -tamashleyn) KHALIF XAYIR 😍😍✌✌✌✌👏👏
@fatomamahmoud2746
@fatomamahmoud2746 6 жыл бұрын
Z
@roobleluka5766
@roobleluka5766 5 жыл бұрын
@dhagajuuncabdinasir198
@dhagajuuncabdinasir198 5 жыл бұрын
Caadi maahan abwaan khaliif xayir
@cxaajimuuseqarbooshe7132
@cxaajimuuseqarbooshe7132 4 жыл бұрын
@@roobleluka5766 adhu bvzrom 2019hana
@qaliyahartan4236
@qaliyahartan4236 4 жыл бұрын
Hestaan xajigeyga isku dhacny o iso direy marki igu hereysey an dhagesto ayey ahed runti wana hesheney ❤hawaadho jacaylku❤
@xanaan24
@xanaan24 Жыл бұрын
Marwo sharaf leh
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 Жыл бұрын
Walalo hada ma isqabtaan alle haysku kiindaaye
@farhanadde8
@farhanadde8 2 жыл бұрын
Wxn daawanaya hestan hbnka sanadka cusub sacaduna tahay 23:10 sanadka 2022 wxa kaharay 50 daqiiqo✌😎 Wn hubaa inaa hestan mcn dib ugu soo laaban doonto hada iga dambeyso like iisar✌💯❤
@abdifatahmahamud954
@abdifatahmahamud954 Жыл бұрын
One year ka danbeyaa ma joogta legend
@xanaan24
@xanaan24 Жыл бұрын
2023 baa kusoo booqday🤣🙋‍♀️
@khayrali1814
@khayrali1814 Жыл бұрын
Wll hda ma nabad qabtaa tolow😢
@xanaan24
@xanaan24 Жыл бұрын
@@khayrali1814 Haa apoo
@apdihariirapdilahi1957
@apdihariirapdilahi1957 6 ай бұрын
2 yr baan dawnaya
@marwacabdirsaaq9710
@marwacabdirsaaq9710 Жыл бұрын
2022/8/3 habayn salaasa ah aniga oo suuqa kasoo baxaya tig ama bajaaj hadba sidaad utaqaanid aniga oo sooran tigtu laakiinse ay taagantahay oo aanay wali ila dhaqaaqin ayay indhahaygu hal mar qabteen wiil run ahaanti masheegi karo sidaan isku badaley aniga oo aad ufiirinaya ayuu wiilki wiil kale oo lasocdey ku idhi eeg gabadhaas maxay kaa eegaysa wiilki wuu iso fiiriyey isaguna sidaan uga heley si kadaran ayuu iiga heley waan xishoodey waana ka jeestey mar kale ayaan fiiriyey si saaid ah ayuu ii fiirinayay tigtii way ila dhaqaaqdey dib ayaan hadana usoo eegay wuu iqosley aniguna gacanta ayaan u taagey ilaa habaynkii qalbigayga kamuu bixin mar walba qosolkiisi ayaa igu soo noq noqonayay nasiib waxaana dhegeysab jirey heestan waliba bayjka ah hadaan laguula korin kula haynin ruux kale cidlada wuu kuu dilaa wlhia been masheegaye naftayda waan ilaaway xataa xanuun badan ayaan maray la'aantiis😥😭 nasiib wanaag bishii sagaalaad aniga oo hadana suuqa jooga ayaan arkey wiilki oo biyo cabaya laamigana taagan aniga oo naftu igu leedahay soco soco😥😭 jaanis weeyan utag wiilka balse aan xishoonayo ayaa wiilki ilaahay amarkii indhihiisu iqabteen wuu soo dhaqaaqay wuu ila hadlay wuxuuna igu idhi hello quruxey waa ilahay mahadi mar hadaan ku arkey isma lahayn mar kale ayaad arkaysa ma ixasuusata😥waxaan lasoo boodey markiiba haa waan ku xasuusta wuxu igu idhi numberkaaga ii reeb waana uqorey wuxuu isheegey in uu isaguna aad ii jeclaadey😭 oo uu irabey aniguna wxn usheegey in aan mar walba ku ducaysan jirey in aan mar uun kulano si aan ugu sheego dareenkeyga wiiki wa wada socona jacaylkayaguna🧡 wuu guuleystey waana is mehersan doona goor dhow inshalah qoraalkan waxan soo qorey 2023/3/25 habayn axad ah waliba ramadaan ah🧡😥
@Kushaano
@Kushaano 5 жыл бұрын
7 Sano ayaan wada soconay bilaa khilaaf iyo buuq maanta khalad ani galay ku kala maqanahay Kaama samrine kuu soo noqdaye Xabiibi waan kugu gafaye kun jeer Raali Noqo 😥😥
@yahyeshawiir4026
@yahyeshawiir4026 3 жыл бұрын
Same baynu nahay even yearska
@yahyaibrahim8838
@yahyaibrahim8838 3 жыл бұрын
Mar walpo qaladadka Nimanka galaan sorry 😭
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Zhip makuzo noqotay
@Kushaano
@Kushaano 3 жыл бұрын
@@Kingtaplouz30 maya sxb
@Kushaano
@Kushaano 3 жыл бұрын
@@yahyeshawiir4026 😭😭
@husseinhirsi8267
@husseinhirsi8267 7 жыл бұрын
heestan ana itabanaysa somaliweyne like igu deeqa thenks
@Teambarmudo
@Teambarmudo Жыл бұрын
2023 if you are still watching this song you are a legend ❤😊🎧
@ugazzhire9581
@ugazzhire9581 Жыл бұрын
Old is gold pro
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
27 june 2021intii daawanysa iyo intii iga danbaysab like hayla dhafin bilaa calayk from hargysa hoygii fanka intaanu cabtoyga noqon😂 alfa amsing song😃😎✌❤
@Muparik
@Muparik 5 ай бұрын
Wa iga hysaa 😂😂😂😂
@sumayaali1146
@sumayaali1146 7 жыл бұрын
😢😢😢😭😭😭 xbbi waan kugu gafee kunjeer raali noqo .. like saar cmntgn hdaad dreenty heestn in adi kugu socoto
@sacdiyaqaasim2387
@sacdiyaqaasim2387 7 жыл бұрын
sumaya Ali jm
@sacdiyaqaasim2387
@sacdiyaqaasim2387 7 жыл бұрын
sumaya Ali jn
@sacdiyaqaasim2387
@sacdiyaqaasim2387 7 жыл бұрын
jn
@sacdiyaqaasim2387
@sacdiyaqaasim2387 7 жыл бұрын
mmnj
@mohalinhobokoyoko8966
@mohalinhobokoyoko8966 7 жыл бұрын
jecel bkuhya cml
@nasirzidane5935
@nasirzidane5935 5 жыл бұрын
I love this from turkey and i love somalian brothers they are golden people
@ruweyda_quruxx3955
@ruweyda_quruxx3955 4 жыл бұрын
Thanks mate♥️
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 4 жыл бұрын
Also we love our brothers Turkey ❤
@user-gt2ps3yb8k
@user-gt2ps3yb8k 4 жыл бұрын
Monaxasn
@zamzammohamud5552
@zamzammohamud5552 4 жыл бұрын
@@ruweyda_quruxx3955 SssWWWAW2AAAAAAAAAAAaAAAAAAA@Aw#@2a@@@@22²22222222²222²222222222WWWWWWWWW2222222WWW2222222WWAww2
@osmanwarsame6227
@osmanwarsame6227 4 жыл бұрын
ruweida Abdiasis yu
@alanwalker1562
@alanwalker1562 3 жыл бұрын
Caawa oo ay taariikhdu tahay 31 Oct 2020 wxn heestan u dhagaysanaya my Ex-girlfriend oo aan mudo kala maqanahay aya ereyada hestan soo dhigtay her status ka bacdi ayan so radshay heestan si aan udhagaysto xasuus 2017 Like saar hadaad iga dambayso Somalinimo 🙏
@ayeeyokorisofficial1478
@ayeeyokorisofficial1478 3 жыл бұрын
Deddddddddddddddssdh5@;;7)&$96@$95)5&&()))(?))))(((((((5444;099000000099990000000009000000000009000000000000000000000000000000000
@munasharaf5437
@munasharaf5437 7 ай бұрын
Waykan nolosheydiih mar hadan dib ka midowney alxm waxaasi wa wakhti tagey 😢❤
@Hananwacan
@Hananwacan 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya 29 april 2021 Heestan jaceylkeyga oo iga tagay ayaa isoo diray marku ii soo laabtay 😍😍 unforgettable
@princeibrahimjunior2710
@princeibrahimjunior2710 6 жыл бұрын
Axlaa hees Alfa xbbi yaa xbbti wn kugu gafee kun jeer rali noqo Wxb ha is adakay like igu qabo😂😂😂😂 2081 Who is watching .
@ayeeyokorisofficial1478
@ayeeyokorisofficial1478 3 жыл бұрын
Ddfdcdfddf CDs egg G’s egg bbe F ffcdddddssdddddsddfdfs dee egg BFF eeesfffdd
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 3 жыл бұрын
Malaha Date kaas 2081 wali lama gaadhin
@akwajr9674
@akwajr9674 5 жыл бұрын
I am from Brazil I like Somali Music 🇧🇷🇸🇴
@youngtunechient.g1681
@youngtunechient.g1681 5 жыл бұрын
Stop laying you’ not from Brazil 🇧🇷 you stuck up there . Donald trump#build a wall 😆😆😆😆
@aytekin128
@aytekin128 5 жыл бұрын
Bmoe Ent.G go back to listening to your metro booming type beat morning dua
@youngtunechient.g1681
@youngtunechient.g1681 5 жыл бұрын
Aşır aytekin while you start tweaking 6:am like strippers right 😎😎
@ubahomar7418
@ubahomar7418 5 жыл бұрын
Bmoe Ent.G u prolly a foreigner too 🤣 Who is u laughing at ppl
@mohamedhassanofficial945
@mohamedhassanofficial945 4 жыл бұрын
And also we like brazilian players such as neymar marcelo
@AfnaanSalah
@AfnaanSalah Жыл бұрын
2023 hdi ad wali dawanayso🥹🖇️
@NaniiAlpha
@NaniiAlpha 6 сағат бұрын
Walalhai Waa Oyey 😢 HeesTan Waxan DhagesaNaYa Habeen Jawigana Aad Umacan QaBob JireY Cirkana DarUruhu Jiifan 😊😢❤
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 4 жыл бұрын
Yaaa daawanaya maalmuhii ugu danbeeyay 2019 welcome 2020😍😍
@hamzerambo9122
@hamzerambo9122 7 жыл бұрын
Wa Hees laga so shaqeeyay Erayada: khalif xayr (sweden) Laxanka: Awale adan ( Canada) Music: Akido (Canada) Codka: Najiib Alfa (Finland) PRO: Liban Jama (Canada) Well Done Guys💯😍
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Hamze Rambo kkkkkkkkkkkk libaan jamac Minnesota yuu jooga🙈
@RoyalkingGSGaza
@RoyalkingGSGaza 7 жыл бұрын
Hamze Rambo libaan is North America Minnesota Minneapolis bruh usheeg yarka not Canada dheh hahahah
@apdulganilg3934
@apdulganilg3934 7 жыл бұрын
Hamze Rambo Heesta Toronto Baa Lagu Tümay Hayska hadlinuune
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 7 жыл бұрын
WALALKEY waxaan ku qweydiinaa adoo mahadsan music ga ninka saaray ma xabishiyaa
@zeytunsheikh5916
@zeytunsheikh5916 7 жыл бұрын
john makeyn Mch u,hj
@muhidiinyaasin2551
@muhidiinyaasin2551 9 күн бұрын
Heestan waxaan dhagay san jiray 2019 ilaa hahada 2024 waan dhagaystaa wlhy lkn jacayl waan isdanee
@khadarhinomoalin1515
@khadarhinomoalin1515 Жыл бұрын
2023 still lovely as new hit song 🎧
@labellevigne4160
@labellevigne4160 Жыл бұрын
💯
@user-tn4tn8xw8p
@user-tn4tn8xw8p 11 ай бұрын
😊😊😊😊
@AsiyaMohamed-tl1rj
@AsiyaMohamed-tl1rj 5 ай бұрын
😊00😊😊😊😊​@@user-tn4tn8xw8p
@yahyeabdi9578
@yahyeabdi9578 7 жыл бұрын
NAJIB ALFA iyo GULLED SIMBA AWALE ADAN waa saddexda fannaan ee sanadka 2017 ugu heesa macaaan
@yahyeabdi9578
@yahyeabdi9578 7 жыл бұрын
kaamaan samrine xabiibi ya xabiibi waan kugu gafee kun jeer raali noqo
@shafeyali679
@shafeyali679 7 жыл бұрын
yahye abdi
@yahyeabdi9578
@yahyeabdi9578 6 жыл бұрын
+Shafey Ali 😘😘😘
@atharabdullahimohamed305
@atharabdullahimohamed305 6 жыл бұрын
Yahye Abdi saaax
@adeyabdi4997
@adeyabdi4997 6 жыл бұрын
I love that song and I like how he dance
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 6 жыл бұрын
Waaryaa ilaahay yaqaan aan ku baashaalo aniyo inta ila mid ahi comment akhrinteede naga daaya iam from itopia from india from ghana khashaabir noo dhaafa aan ku baashaalo wiilasheena codka iyo quruxda isku darsaday allah hanoo kiin daayo wiilasha soomaliyeed kana raali ahaada hadad aragtaan xaliimo faraha laga qaada nacayb hadii laydinku nici karo iyo dhib intuu wiil soomaaliyeed imariyey igu filan steelna wlhi waan jeclahay kii ii xumeeyayna shaqsi ayuu ahaa milion ka nasabsana waydinku jiraa oo abahay kow ka yahay love idinku ahay anigu geesiyaasheenoow 😍😍😍😍😍
@mawlidabdirahim1895
@mawlidabdirahim1895 5 жыл бұрын
Kkk thnks
@abdiato21
@abdiato21 5 жыл бұрын
Love You wlhi Apyo❤🙏🔥
@mohamedabdirizak
@mohamedabdirizak 4 жыл бұрын
Hadaladaa ii deeqayba
@cabdiqanistar4991
@cabdiqanistar4991 4 жыл бұрын
Alla inaabti caqli badanidaa Anigu gabadhii ugu caqliga badnyd ee aan arko 2020 ayaan kuu caleemo saaray
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin wll dhamaantiin idinkaan wax idinku nahay la.aantiin waxba ma nihin 😍😍😍😘😘😘 cadawgiin ma ciil baxo
@samraaqueen1588
@samraaqueen1588 2 жыл бұрын
After 5year ayan so donay inan dhegeysto 🥹🥹like hada iga danbeysan
@mohamedcabduqadirxasan7373
@mohamedcabduqadirxasan7373 11 ай бұрын
It's September 2023 let 'see how many legends are listening to this video kunjeer Raalinaqo 😍🤩
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 4 жыл бұрын
Who is watching it in 2022/2023 🙏🏿💯💪🏾❤️give it a like like saraa NAJIIB ALFA ERAYADII: ABWAAN WEYN KHALIIF FARAH XAYIR LAXANXII: LEGEND AWALE ADEN MUSIC: MAESTRO LEGEND ARIDO FARASAMADII: LIBAAN STUDIO JAMA
@muhyadinosman9012
@muhyadinosman9012 3 жыл бұрын
Qisada asaga iyo xaaskiisa buu ka sameeyay heeskan
@salehomar5170
@salehomar5170 7 жыл бұрын
HADAN DHAHO i am from wadan kale Qeeylada somalida waa jeclhay liketa waa iku boobi laheeden yaah
@luuleyali5171
@luuleyali5171 3 жыл бұрын
Heestan markii ugu horaysay odyagayga oo aan kala tagana i so diray .. waan yara dabacay haddana diidmadaydii ban ku noqoday waayo 3 naag bu qabay igana qariyay
@caaqilbille1205
@caaqilbille1205 4 жыл бұрын
2020 ila dhageysaneyso like koley wan hubaa dad badan ila dhagesan doona sanadkan😘☝️
@rayaanqalbi9111
@rayaanqalbi9111 7 жыл бұрын
Xabiibi yaa xabiibi kun jeer raali noqde like I saara mug jaw 😆😆
@namcoxassan8651
@namcoxassan8651 5 жыл бұрын
2017 dii ayaa heestan igu dambeyse manto 2019 hada ila dhageyseneysid🎧🎵🎶like ta haila dhafina kings an queen's 🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Jacaylka waa wax jiro lkn hadii an soomaali nahay waxbo kama naqaano micnihiisa💔🥺🥺
@abdi622
@abdi622 Жыл бұрын
This song song never get old even 2040 🙌❤️
@mrswithoutmr1660
@mrswithoutmr1660 7 жыл бұрын
from Syria I like him but I dnt understand that song 😢😢
@warfamahad4496
@warfamahad4496 7 жыл бұрын
gues what am MR 😎 😘 😎
@warfamahad4496
@warfamahad4496 7 жыл бұрын
which MR?! Your's 😘
@KpopTracker
@KpopTracker 7 жыл бұрын
mrs without mR I'm Somali and I don't understand 😬
@maxammedraage12
@maxammedraage12 7 жыл бұрын
XxafsaxD Dh then you need to dhaqan celis😂 #GoBackToSomalia
@KpopTracker
@KpopTracker 7 жыл бұрын
zackariya dopest I know I do but are you gonna pay for my ticket 😂
@qoodaarmedia3468
@qoodaarmedia3468 6 жыл бұрын
Heestaaan markiii iiigu horeysay eee aaan maqlo wlhi waxaaan u haystay in uuu cawaale uu horey u qaaday balse markaaan si fcn u dhagaystay misana aaan u eegay waxaaa iiisoo baxday kaliya in uuu laxanka laxanka dhaafay uuu leeeyahay waa Awaleh Casrin Eee inta Awaleh adan jecel like ii saaara waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@clwaaxidfantastic2379
@clwaaxidfantastic2379 Ай бұрын
Qoftii aan jeclaa ayaanu is khilaafney 2022kii 1 sano ka dib baan isku soo noqoney haddana waa xaaskeyyga ilaa maalintii khilaafkayaga ilaa hada waan dhageystaa hadaad micnaha jaceyl fahansantahey like ii saar walaal.❤❤
@oldsongs2233
@oldsongs2233 3 ай бұрын
Who is listening 2024❤❤❤
@user-hi3ft8qy4x
@user-hi3ft8qy4x 2 ай бұрын
Aniga😢💔
@wiiltagay7112
@wiiltagay7112 13 күн бұрын
0000❤❤sssss​@@user-hi3ft8qy4x
@mariaseid9247
@mariaseid9247 6 жыл бұрын
I from Somalia love Somalia songs hhh lol
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
mariah u kidding right
@king_dripy2529
@king_dripy2529 3 жыл бұрын
😪😪😪2:38
@abdikadirgeedi167
@abdikadirgeedi167 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@saidaahmed7536
@saidaahmed7536 3 жыл бұрын
@@ismailhusienaliruicosta aw I'm it 9ⁿ0⁰
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
hhh faxo
@abdiraximmohamoud4299
@abdiraximmohamoud4299 6 ай бұрын
Heestan xasuus 2019kii gabar an jeclaa ayan malin udiray intaan isku dhacnay
@mohamedabdidahir8843
@mohamedabdidahir8843 3 жыл бұрын
😭😭😭 jcl caadaald mahaan wlhi ani waan nasib daranahay 6 ku guldarsaty jcl wa adun 😭😭💔 good by jcl waad iga eexaty
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc 16 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@youngmoney2458
@youngmoney2458 7 жыл бұрын
kalinimda waa kugu dilaa jacayl had any ruux kula hayn 😰xaqiiqBu ka hadlay naJiP AlFa fanan jiRaaa ✋ AAR LIKE MA IISARTINOOO😂😂😂
@qaliqalanjo206
@qaliqalanjo206 7 жыл бұрын
young money
@youngmoney2458
@youngmoney2458 7 жыл бұрын
Qali Qalanjo slmulaH 😍😍
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 жыл бұрын
heestan intay gacalisadadu ka xanaaqday markaad udirtay haday kugu so laabatay halkan like dhac kusii 🤣🌹 xabiiibi yaa xabiii waan kugu gafee 1000jeer rali noqo
@shamsohirsi3701
@shamsohirsi3701 3 жыл бұрын
I am with you
@yoonisyonka1984
@yoonisyonka1984 3 жыл бұрын
Hadaa udirayaa haday iisoo laabato waan kuu saaraa like💓💓💓🙏🙏
@solomonsalad5991
@solomonsalad5991 2 жыл бұрын
@@yoonisyonka1984 makusoo labaatay awoowe😆
@highlights8838
@highlights8838 Жыл бұрын
I'm listening 14 /February/ 2023 😭💔🎧
@abdirahmanmohamedhassan3909
@abdirahmanmohamedhassan3909 Жыл бұрын
Not 14 it's 13 🤗
@CabdiCasiiz-id5ls
@CabdiCasiiz-id5ls Жыл бұрын
15/july/2023
@SuldaanFaysal-xo9ro
@SuldaanFaysal-xo9ro 3 ай бұрын
how is there in 2024????❤
@MilgoTube
@MilgoTube 7 жыл бұрын
Yaa daawanaya isla hada fadlan LIKE iyo SUBSCRIBE haleysiiyo waa Codsi
@nastehamohamed8786
@nastehamohamed8786 7 жыл бұрын
Milgo Tube
@mblabaale2970
@mblabaale2970 7 жыл бұрын
Milgo Tube wwww
@farhiyoyusuf1881
@farhiyoyusuf1881 7 жыл бұрын
Milgo Tube hhhh
@bigiiibwoy2926
@bigiiibwoy2926 7 жыл бұрын
H ku sinayeee channelkaga muxu qabtaa wayhee 😂😂😂
@samiroilmi9097
@samiroilmi9097 7 жыл бұрын
labaale media Hjhi
@cirdaye9638
@cirdaye9638 7 жыл бұрын
from algeria big love for somali pple
@halimahalima3121
@halimahalima3121 7 жыл бұрын
wow hesa iga dhahe
@aminwadani5256
@aminwadani5256 7 жыл бұрын
Kkkkkkk
@najmasaid4649
@najmasaid4649 7 жыл бұрын
ASC
@aminaosmanomar2896
@aminaosmanomar2896 7 жыл бұрын
Hunter De loyal bouy Ok bro tnxss
@abdimahadi6654
@abdimahadi6654 7 жыл бұрын
Hunter De loyal bouy thank you
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 Жыл бұрын
2017 wiil aan is jeclen isku dhacnY isoo diray 😢 7bilod Kala maqnen ugu danbeyn 9/9/2018 naag klo gursday anagoo wada socono caawa oo kle xbbtii idhhyy subxiina meherkiisa dhCay koley hestan waad so raadin doontaa iso xasuuso maryantada 😢inan ahay aadna idhacbdcday ilaa hdan aan gursan wx wlbo wla socotaa😢
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 Жыл бұрын
Waan hubaa in heestan miraheed macaan aad dip usoo boqotay like saar👍😁❤️
@SunShine-nl8og
@SunShine-nl8og 7 жыл бұрын
Wiil walba o somali ah kafiirso intadan gabar khiyamin ama aadan xumayn waayo (solabtey iyo kun jeer raali noqo) qof kujeclaa aad xumaysay marna masocelinayso manasokasban kartid mar labaad
@hamdamohamed2472
@hamdamohamed2472 7 жыл бұрын
Sun Shine true wlh😭😭😭😭qiyaamo ma fcna
@CusmanCabdi-mi3eo
@CusmanCabdi-mi3eo 7 жыл бұрын
Sun Shine hada aniga so xasuusto Markan heestan dhageysto gabadhan jecla waxan raba mar labad ina so kasbado
@SunShine-nl8og
@SunShine-nl8og 5 жыл бұрын
@@hamdamohamed2472 i know abayo
@SunShine-nl8og
@SunShine-nl8og 5 жыл бұрын
@@CusmanCabdi-mi3eo Inchallah abowe allah hakusoceliyo wax adag ma aha lkn iskuday inaad wanageda iyo farxadeda ilaliso god bless you
@samiirasweden833
@samiirasweden833 7 жыл бұрын
*Kaaman samrinee *kugu soo noqdee *xabiibi xabiibi *cade waan kugu gafeeee *kun jeer raali king ♡♡ nice song well done♡♡ najiib alfa hore usii soco hees shidan iga dheh
@mahatkassim415
@mahatkassim415 6 ай бұрын
Still listening 2024 ❤old is gold 😢
@maliifigure7616
@maliifigure7616 3 жыл бұрын
2020 io 7 million 😂 Corona sii dhamaan rbo 😂😂 War hdaa iga dambeesid like ii saar 🤣🤣✊🏾
@Hzaiyn
@Hzaiyn 7 жыл бұрын
guys i am FROM #IRAN i like this song really i can't stop watching this song
@makaugundi1544
@makaugundi1544 6 жыл бұрын
HH #prince Appreciate my sister do u like music the name is najiib Alfa okey thank you watching
@makaugundi1544
@makaugundi1544 6 жыл бұрын
HH #prince appreciate my big brother this one man name is najiib Alfa is more video thanks u watching
@cumararafat6475
@cumararafat6475 6 жыл бұрын
👌👌👍👍💣💣🔥🔥🔥
@TruthfulAndHumble
@TruthfulAndHumble 6 жыл бұрын
We Somalis really like you persians. Love Persia. 🇸🇴🇮🇷🇸🇴🇮🇷🇸🇴🇮🇷
@shukriharoon9208
@shukriharoon9208 6 жыл бұрын
everything is about to change thanks for showing love
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
who's watching in the 22/June/2017💝🙋
@xafsuuuppe2862
@xafsuuuppe2862 2 жыл бұрын
2021 yaa ila dawani hayaaa 😂💯 walhii waa markii igu horey say aan taleefon ku dabani hayo TV lee laga soo dayni jiray🙃🙃🙃🙂🙂🙂
@mohaabdiazis1641
@mohaabdiazis1641 Жыл бұрын
Heestan Dareenka waalida ah leh waxan dhagaysanaayey 3/20/ 2023 markaas oo aan Gabar aan 5sano xiriir lahayn aan ai fudud iskugu dhacnay kadib aan kala aamusnay. iskuulay ayan isla ahayn f3riigii 2019kii ayan is baranay Jamacad ayan isla soo gaarnay Hadeer sanadkii labaad semisterkii 4aad ayan ahay iyadana sidoo kale shaqo ayan helay waxan u sheegay in aan is guursano marka aan dhamayno jamacada si ah waali ayan ujeclahy waan aamin la ahay in aan labo asbuuc oo xiriir ah aan wada hadlin in ay isoo laabato ayan rajaynayaa maalin un insha allah😩😩😥
@juweumar5075
@juweumar5075 Жыл бұрын
Sorry 😞
@mhathagolcantro9238
@mhathagolcantro9238 7 жыл бұрын
Kamaan samrine kuso noqde xbiibi xbiibi💋💋 waan kuu gafe kun jer raali Noqo 👊 we'll Done niyow markan hestaan dhageystay jaceyl Dartiis la ilmeyay xaqiiq like iqura Kingz & qunz
AWALE ADAN NASTEEX 2016  | CIYAAL WAABERI TV
6:38
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 3,9 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 17 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Uma Qalantid (OFFICIAL VIDEO )2021
5:27
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 14 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
SAFWAN HALAC | Hablaha | (official video) 2018
6:34
Haataf Abdi
Рет қаралды 8 МЛН
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 9 МЛН
OOMAAR 2017 iDHEH OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
5:28
Liibaan Jama
Рет қаралды 6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 171 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 550 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 201 М.