MA BASABOORKA SOMALIGA AYAA SABABAY TARXIILKA WIILKA SOMALIGA AHAA EE JARMALKU TARXIILAY AHMEDBAQAYE

  Рет қаралды 77,662

AHMED BAQAYE

AHMED BAQAYE

3 жыл бұрын

Qisadani Waxay ku Dhacday Wiil Somali Ah oo Degenaa Gobolka Hessen ee Germany.
Waxaana uu Jarmarku Tarxiilay Wiilkan Wakhti Kooban Xitaa Jaanis umuu Helin uu Hantidiisa Ku Kala Dabarto Intaanu Bixin.
Iminka Muqdisho Ayuu Jooga. Muxuu Yahay Qorsha Wiilkani, Muu Soo Laabanayaa, Maxaa Sababay Tarxiilkiisa, Hantidiisi Meeday.
Sidee Qofku Iskii Isugu Tarxiili Karaa.
Dhamaan Macluumaadkaa iyo Kuwo Kaleba Aad ka Helaysaa Muuqaalkan Gudihiisa

Пікірлер: 211
@halimamohamed7213
@halimamohamed7213 3 жыл бұрын
😭 waakaxumahay wiilka Soomaaliyeed waxakudhacay aad ayey iisaameyneysaa waayo aniga waxaan kunoolahay wadanka Filand muddo 6 sanno ah anigoo sharci haysanin waa dareemaa qisada wiilka latarxiilay wallaahi waa sheeko murugo badan Allaha ugargaaro Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
@shukrikarim4066
@shukrikarim4066 3 жыл бұрын
Somalidii na masha jogta lacag uaruriya si uugu shaqaysto illahay haka irsaqo melusan wax kafilayn naxdintaykanixiyena farxad Allah ugu badalo ameen yaa Allah
@asadlionish
@asadlionish 3 жыл бұрын
Somalia qofka lagu celiyo wuxuu noqday qof cadaab lagu tuuray oo kale ..Allah kariim . War waddankeenu sidaas uma xuma Somaaliyeey ee Alxamdulilaah dhaha .
@fadmafiicanfiican2470
@fadmafiicanfiican2470 3 жыл бұрын
Qofkastaba rajo ayuu leeyahay,laga yaabee inay rajadiisa aheyd jarmalka
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..
@sahraismail2230
@sahraismail2230 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ahmed wa dadaleysa
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 3 жыл бұрын
ILAAHAY wax ka qaayr badan ha siiyo dhaman muslimka somalida gaar ahaan
@mohamedmisaani1357
@mohamedmisaani1357 3 жыл бұрын
Ninkaa reer sanaag ee wersngeli waan salaamay 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sportstube5208
@sportstube5208 3 жыл бұрын
Nio adoon qabiilkisa Sheegin ma salaami kartid miyaa. Waxaan oo kala inagu dhex Nool🙄
@nastehaabdy5229
@nastehaabdy5229 3 жыл бұрын
Izh walahi jermel ka meel maha izh ninka maskaxaday katoog teen walahi miskiin allah wadankeena khery haka siiYo
@hoyomcn3759
@hoyomcn3759 3 жыл бұрын
Masha Allah wll
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Meel kafiican ayuu ilaah geynaa ilaah Germany kaliyaa dadka kuma irsaaqo
@aminamohamedahmed501
@aminamohamedahmed501 3 жыл бұрын
Subxalahi ilahey badal qer qabo haa siyo wilka soomaali
@Safaricom_
@Safaricom_ 3 жыл бұрын
Great interview Saxib
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Qoofku maarku qaxonti shaago Somalia waan kaa soo cararye maa a kuu laaba kaaro naabdgl laan haadan safrada somalida pasaport kaa raadsneye waa laagu taarxiilye
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 жыл бұрын
Ilahhey ba jecel wiilkaas sa ilahhey dhulkisi bu geyey alxamdulillah ha dhaho الحمد لله
@nurmohamed8427
@nurmohamed8427 3 жыл бұрын
Amazing
@OmarAhmed-re7gw
@OmarAhmed-re7gw 3 жыл бұрын
Dhalinyara wa kac doon bilaa ban si wadanka loo nabadeyn laha saan u soo saarano kheyraadka. inshallah.
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 3 жыл бұрын
Is that your solution unrest and violence another unstability on Top of this situation. Farmaajoo called for such action to buy himself time to remain to the presidency.
@OmarAhmed-re7gw
@OmarAhmed-re7gw 3 жыл бұрын
@@saadmohamud8787 somali ku hadal nin yahow anaga Cadaan ma ihin.
@kabdi2408
@kabdi2408 3 жыл бұрын
Allah waar wadankasi waa xaasid subxaanallah
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 жыл бұрын
Umaqalmin inlatarxiilo wiilkaas waxuu ahaa nin shaqaysta wiilkaas soomaaliyeed
@umu-Akram
@umu-Akram 3 жыл бұрын
Walahi waa xanuun qof in sidaas lo galo somalida ha ku qusqaato lo dirayo passaporka somaliga iska ilaliya
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 3 жыл бұрын
Danke schön adiga iyo gudomiyaha
@aminaqalif2401
@aminaqalif2401 3 жыл бұрын
allha xamudulilaha adi wadankisa luceliya Masha all
@maryamomaxamed6343
@maryamomaxamed6343 3 жыл бұрын
Walal Hadan wadankeena dhisano shaqo wuu yeelana anaga rabno inan dawarsano caruurta laqato wadankiina amina kuna soolabta
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
Dadka ma fahansano barwaaqada dalkooda!. Dadkeenu waa reer guuraa ma yaqaniin faiido iyo dal wuxuu yahayba.
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 3 жыл бұрын
Dadku way fahan san yihiin Dalkoodana way jecel yihiin Somalia 🇸🇴 shaqo la aan kama jirto Waa Meelaha ugu shaqada badan aduunka Lkn dad kooban ayaa leexsaday Qabiil iyo ina hebel ayaa Wax lagugu siinaya Markaa qofka soo kuma kalifayaan in uu wadankiisi ka cararo Odayaasha qabiilka wada Halaga takhaluuso marka hore
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
@@dalmarkiikoofficiallchanne5883 dhulka beerta xitaa hadaad bac qaxooti degan tahay hareersheeda dhir ku a buurta idin anfacayso
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 3 жыл бұрын
@@qalbihodon721 Wlle la iskuma haysto dhulka ee dhibka Dadka dhulkooda kasoo eryay ayaa la fiiriya Kenya 🇰🇪 Yaa ka gaajo badan Lkn dhulkooda ayay amni Ku haystaan Is mana cunsuriyeeyaan Lkn Somalia 🇸🇴 Jareerta gabooyaha iyo wixii lamida Nafta loo keenay Waana mid aan aad uga xumaado wlhi
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
@@dalmarkiikoofficiallchanne5883 Jareer iyo Gabooye waxaa kasii nasiib daran kuwa is laynayo. Aniga Somalia anoo 30 sano ka maqan baan tegay labo bil ka hor waan soo yaabay
@anazmaxamed359
@anazmaxamed359 3 жыл бұрын
blz Labarkay WasAbk iisuudar Arin Aan kaleyahy
@somaliabelongstosomalis7374
@somaliabelongstosomalis7374 3 жыл бұрын
Alhamdulillah dheh meelkawacan baad haytaa oo ah dalkaagii Hooyo stress baa kudayn hadda
@amealyusuf8091
@amealyusuf8091 3 жыл бұрын
Inanku danbiga weyn ee u geystay ee Sida logu galay waa maxay. Maxase logu qaban wayey Lawyer?
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 3 жыл бұрын
Allaha nasoo ururiyo inshallaah Aamiin
@hamdixiis335
@hamdixiis335 3 жыл бұрын
Badal qer qabo alaha siiyo
@nimcoindhouroon5241
@nimcoindhouroon5241 3 жыл бұрын
Scw
@husseinjeilani3691
@husseinjeilani3691 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Marka hore aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisid arimaha Germany ka. Ku saabsan. Waxaan kuu sheegi lahaa qof labo mar diidmo heysta oo File kiisa la xirey oo looyar leh waxaa u Furan inuu mar labaad inuu is dhiibo markaasi ayuu u bilaabanaa sidii qof cuseyb oo hada is dhiibey. Magaceygu waa Ali Alhindi
@faizaFunny780
@faizaFunny780 3 жыл бұрын
Wiilkaa plz xaqiisa ha loo diro lacagta Bank 🏦 u taal ha loo diro wllo Ahmed waayo Somalia 🇸🇴 qof waxba haysan way adagtahay u dira xaqiisa 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 3 жыл бұрын
Qof ki banki dhigta lagac ka badan biilka usaga qaldan
@ismailhasan4470
@ismailhasan4470 3 жыл бұрын
aniga waxaa fahmi wayay dadka passpopr loo diro misana keeno hadee basaboor la aquun san lahay lahaan lahay maxaa jarmalka ka soo donaa ??
@classiczaki8381
@classiczaki8381 3 жыл бұрын
Niyow hadaaa earphone istamashaa haa deqoo lee kaa maqlaa
@sadiqishaq9425
@sadiqishaq9425 3 жыл бұрын
Asc Ahmed suaal ayaan kuwey diinaa Ausländerbehörde ayaan waxaan weydiistey passport woxoo idhahey keen passport Somalia marka hadii aan geyo waxdhibah maiga imaanaayo sax lkn aniga waxaan heysta sharci 2 sano ah waana shaqeyaa mudo ilaa 3 sano ah Sln sre Sadiq
@saransermedia9156
@saransermedia9156 3 жыл бұрын
Qareenku ma tixgalin Masuuliyadii Macmiilkiisa, waxaana ku waajiba qareenka in la ganaaxo shaqadana laga joojiyo Mudo.
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 жыл бұрын
Ninkani siduu u waramaya Ma baqadin ba ku jirta waa sidee ya wax ila dareemaya iney khalad jirto
@sportstube5208
@sportstube5208 3 жыл бұрын
Baqdin majirto walal ee dadka qaar ayaa sidaas ah it’s ok
@axmednoor5581
@axmednoor5581 3 жыл бұрын
Ninkan wax badan ayuu qarinayaaa
@sahramohammed1359
@sahramohammed1359 3 жыл бұрын
Walal makara foonka hagaaji codka sificn looma maqlo
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 жыл бұрын
Ilahhey ba mahad leh in lagu ceshay dhulkiisa hooyo
@noorlallana5003
@noorlallana5003 3 жыл бұрын
Somali hdn nhy meel walibo waa ku dhibanhy ilaah dalkayni nbd noogu yeelo
@blaak23
@blaak23 3 жыл бұрын
Wax weeyn maaha haddi dalkiisa loo celiyo waaba waa fiican..
@mohanedhassan52
@mohanedhassan52 3 жыл бұрын
Sxb telkaaga ii sheeg ama what's up kaaga
@abdikanijibril4222
@abdikanijibril4222 3 жыл бұрын
Isagaaa is tarxiilay sababtoo ah markay safaarada kasoo waayeen ayey isaga u direen si loogu celiyo iyagoo uga faaiideystay shaqadiisa
@jeelejeele7162
@jeelejeele7162 3 жыл бұрын
Qof sharci lahayn Führerschein waa samayn karaa gaarina waa gadankaraa??
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
Jarmal meel maaha
@HareedRooble
@HareedRooble 3 жыл бұрын
Qaybkle kasoo samee wll su aalo bdnban cadayne mhdsnid
@husseinbarkad1798
@husseinbarkad1798 3 жыл бұрын
Kanoo kale sideebuu community u hogaamin karaa kartideedba malahee waxay ahayd hadiiba la tarxiilay inuu hantidiisii u taalay Jarmalka usoo dhiciyo kana daba diro war kan waa nin jileec reer jarmaloow kan haysku halaynina Anigu 1997kii baan joogay ofanbakh qofkii sidaasoo kale kudhacdo waanu kasoo dayn jiray ilaahay how naxariistee cali geesay aa gudoomiye noo ahaa
@nuramohamudaden292
@nuramohamudaden292 Жыл бұрын
Wllo ilahay wadankisa haaa ku irsaqo meelkasta ujiigo 🙏🙏
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Waar anigu baafna garanmaayo islumubuufa garan maayee wadankisa ayaa lagu soo celiyay wadankisa ayuu ka heli wuxuu halkaa ka rajaynayay
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 3 жыл бұрын
CUNSURIYIIN AYAA JAANIS KUHELAY OO TARXIILEY KHALADKUNA WAA MAXKAMADA UU KA DAAHAY BALANTA WAXA KALE OO KHALAD AH LABA ADRESS
@maryamomaxamed6343
@maryamomaxamed6343 3 жыл бұрын
Soomali melkasta ay aduunka kajoogan sas hadasho wada celiyo wadankooda hadhistaan
@abdikariimahmed6670
@abdikariimahmed6670 3 жыл бұрын
wlshy maryan wadankii maxaa yaala qabyaalad mooyee wax horumar doonayaaba dalka ma joogaan
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 3 жыл бұрын
wilkaa intaa hadii u sheqaynaa lacag xaq ayuu layahay sida arbeitslosenGeld alten Versicherung ee intuu shaqaynaa laga jaray miyaayna lasinin
@abdifataah1492
@abdifataah1492 3 жыл бұрын
Aniga sxp sharci laan ayaan ahay basaborka soomaliga haduudan qofka keenin malaga yaaba in la ciliyo aniga in basabarko soomaliga keno waa diiday maxaa xal ah
@HareedRooble
@HareedRooble 3 жыл бұрын
Inad keenta waa qasab wllow hadii kale xayirado kale ayaad la kulmi sida inanad shaqo danbe tagin oo ad Duldung light ad hesho. Shaqo dnbe tagi maysid lacag caydhana maqadanaysid wxyabo badna cidhidhi bay ka galinayan intan ogahay.. Warbixin badana raadi
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 3 жыл бұрын
Kan gudoomiyaha jaaliyada sheeganaya Hadalkiisa xabad kamafahmin wuuna kala hadlayaa maantoodhan wuxuu leeyahay maxaawaaye afsoomaaligiisuna waa gaja gaja
@abdimfarhan
@abdimfarhan 3 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 3 жыл бұрын
Nacaladba inadhashay gaalo naxaris maleh wallahi aniga sidan ookale ayan kabaqayaa looyarada waa wasaq anaba Termin isogubin waxan ahay hooyo 4cunug heysata
@faizaFunny780
@faizaFunny780 3 жыл бұрын
Ilaahow kaa hay sharkooda
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Gaalada dhulkoodii oo ay hagaajisteen adigaa kaagii ood soo gubtay yimid ma iyagaa kuu yeedhay? Waxaad cunayso iyo meel and gashaba way ku siiyeen hadaad nacdalayso ceeshkooda tuf o.o tag meel kale caraba muslimka sheegansysaa biil bilaasha oo hoy bilaasha idinma siiyaan gaalkaa ILAAHAY idiin sakhiray adoo kuwaahii ka soo cararay baad nacdalaysaa orod tag dhulkaagii hadaanad gaalka abaal ugu qabin wuxuu ku siinayo iyo magangalyaduu kuu fidiyay sharcigooda u hogaansama oo fraudka iyo Beenta joojiya ma wax baad u dhiibatay diiniyan baabay khalad tahay waxaad samaynaysaan caqli xumaa wuxu
@ciiloos3013
@ciiloos3013 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 Aad iyo aad ayaan kuugu taageersanahy fikirkaada, dad ayey inta ay dhulkooda ugu imaadeen hadana ay caynayaan oo ay nacaladayaan,bal ka warran gardarro intaaa la ,eg .yaab Kuwan sucuudiga iyo wadamada carabta in looo celiyo ayey ku fiicnaayeen, Waan salaamayaaa caqligaada xikmadeysan.
@Evensbelle
@Evensbelle 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 💯
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 жыл бұрын
@@ayaanabdi4504 IS ILAALI WLL COMMENT-KA AAD QORAYSO MAR HADAANAD SHARCI HAYSAN WAXA LARAADRAACI KARAA E-MAIL-KAAGA
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 3 жыл бұрын
Asc walal halkee ayaan kaala soo xidhiidhaa walaalkay oo Germany lagu dilay saldhig dhexdii dhawr sano kahor ayaan kaa waraysan lahaa
@abdifatahahmed7403
@abdifatahahmed7403 3 жыл бұрын
Axmed baqaaye youtubkiisa ka la xariir
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 3 жыл бұрын
Ahmadow magalda ayaan soo dagayaa from münchen waxaan rajaynayaa inaaan ku arko
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 3 жыл бұрын
Magaaladee wll
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 3 жыл бұрын
Magalada aad dagantahay ayaan kawadaa
@MmAli2267
@MmAli2267 3 жыл бұрын
Maskiin Waanka Xumahay Wlhi Waqtigiisa intaas ahaa Jarmalka Waa Soodhigty Xaaranta😥
@Anabeta2023
@Anabeta2023 3 жыл бұрын
Waa arin murug leh, si xun ayeey u galeen
@mohanedhassan52
@mohanedhassan52 3 жыл бұрын
Niedersachsen waa 8 sano
@hassanmohamedsaleebaan3750
@hassanmohamedsaleebaan3750 3 жыл бұрын
Wlhi waa Qudhac kan dadka wareysana kaasa leh warar baan so gudbinaya
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 3 жыл бұрын
Asc. asxaabta Qaar ayaa Codka ka Cabanaya Balse Codku Waa Top Maxaad Aragteen Bal iiso Qora Halka Bilaa Codka ah.. mahadsanidiin
@umucabdisalan2357
@umucabdisalan2357 3 жыл бұрын
Haa aniga TV ayan is dhahey ka shido lakin wo i shaqey waayey lakin talefnka waa caad
@BP-si2ww
@BP-si2ww 3 жыл бұрын
Dadka kuwii dhagaha Cuslaa weeye Axmadoow 100%👂👂 Mawada aha
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
6:35 Muu Cadeeyo Ineey Waraaqdu Soo gaarin, Inkastoo Uu Lawyer ku helay, Lawyer ku Ilamuusan wadaagin. Lawyer kalena Qabsado beey aheed. Lakiin weey u qorneed inuu Simaliya Ka Irsaaqad cuno. Lakiin Wuu fakan karay Haduu Caawin Somali helinlahaa, Iyo Dad Waraaqda u haaya
@bulshaawiofficialchannel8889
@bulshaawiofficialchannel8889 3 жыл бұрын
Gormaa la tarxiilay
@taammustafe147
@taammustafe147 3 жыл бұрын
Sharciga jarmalka ee dalbashada qoxoontino wuxuu dhigaya hadi balan maxkamadu ku so dirto balantaana aad tagi weydo Ama gurigii adreyska maxkamadu haysey aad ka guurto dedna balanta maxkamadu sida kaaga lunto waa waxa keena in qofka la tarxiilo
@sharxabiillsharxabiill3440
@sharxabiillsharxabiill3440 3 жыл бұрын
Wakhtiga wiilka la tarxiilay ma bishii labaad baa mise waa hadda?
@salmanmohamed575
@salmanmohamed575 3 жыл бұрын
Maaha hada sxp waa bishii 2-aad
@NimcoNimco-jp5wb
@NimcoNimco-jp5wb 3 жыл бұрын
walla axamed waxaa iweydiisa gadoomiyaha waxa basborka soamliga ii diray Ausländerbehörde sharci 2 sano ah wan heystaa hadii an keeno dhib muyaa iga imaankaro ????????aad ayan uga xumahy cumar waxa ku dhacy waxan alle uga barayaa inuu qeyrka waafajiyo alle ayaa garanayo mesha qeyrka ku jiro
@BP-si2ww
@BP-si2ww 3 жыл бұрын
Sababty urabaan waydii marka hore , dhibku wuxuu kaaga imankaraa kaliya waa hadii sharciga lagaala laabto
@NimcoNimco-jp5wb
@NimcoNimco-jp5wb 3 жыл бұрын
@@BP-si2ww ilahey iku makeeno dambi sharci ligala laabto dad badan ayaa loo diray kaligeyna mahaan only cadeyn somali ina tahy caml
@nenuapdirasak5985
@nenuapdirasak5985 3 жыл бұрын
@nimco22 sis cadeen ahan unpay rapaan ina somali tahy waxa umalenya ina Reisepass dalbaty . Marka aha ukenin basaborka e waxa kadonata berlin jaliyada somalida warqad cadenysa ina somali tahy wxa ladhaha (Geburtstag Urkunde). Taa marka keento warqad uqor Ausländerbehörde ina basabor somali qadan karin Lkn warqad cadena hesato
@nenuapdirasak5985
@nenuapdirasak5985 3 жыл бұрын
Basaborku dhip makugu keenyo saa maqlay isaga hada rapto
@NimcoNimco-jp5wb
@NimcoNimco-jp5wb 3 жыл бұрын
@@nenuapdirasak5985 mahadasnid haa markii hore aniga dhahay waxan rabaa Reisepass sidaa darteed ayaa ligu diray bilkahor ayan baarlin koso dalbad waraqadasna wan hesytaa dhalashada lkin wali uma heynin basborka somaligan sugayay hadii dhalasha somaliga ligu sinayo wan ugeynaa inasha allah jasakallah qeyr jasaa
@somnews6954
@somnews6954 3 жыл бұрын
Gaadhigu wax weynbuu ka yahay Jarmalka.....sxb yaal wadanka sidaasi ah joogis malahee iskaga baxa...mida kale Jarmalku sharci ma siiyo somalida wuu neceb yahay..wuu masaafuriyaa waa wadanka aduunka ugu cunsurisan
@manoftheweek1350
@manoftheweek1350 3 жыл бұрын
Oo sacuudiga muu ka cunsuriyad badan yahay
@alijama7359
@alijama7359 3 жыл бұрын
Waaa sheeko waalan mar wùxuleeyahay shati iyo surwaal kali ah ayuu xirnaa marna wauxuu leeyahay waasheeko waalan
@mariamab5746
@mariamab5746 3 жыл бұрын
maaha sheeko waalan waayo shaar iyo surwaal ayuu la baxay waxii kale kaargooy ayaa loo saaray sidaas ayaan u fahmay
@nimanhpabdi7094
@nimanhpabdi7094 3 жыл бұрын
ciil badana waxa dhiibkas oo dhaan u gestay loyerka waye
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 жыл бұрын
Wasn kaxumahay waxaa kudhacay wiilka
@farhiyoabdi9861
@farhiyoabdi9861 3 жыл бұрын
🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️😭😭😭😭
@adensomali2053
@adensomali2053 3 жыл бұрын
Cumar hala soo celiya
@mrabdalla7652
@mrabdalla7652 3 жыл бұрын
Hadaladaa wey is qilaafayaan sxb
@muzamil9735
@muzamil9735 3 жыл бұрын
Dal aadan laheen waa dareen ku joog waa tanoo kale
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 жыл бұрын
Meel lagu noolaado waxa ugu sharaf badan dhulkaaga hooyo iyo dhul islaamka dhulka galada nabigeeni calehi salatu wasalam waxuu yiri ninkii ku noolaado dhul gaalo oo ladago iga midmahan ilahhey waxuu na amrey in aan ka hajirno dhulka galada ilahayow nooga dhig wadankeena hooyo meel nabad iyo nolal wanagsan ilahayow israci umada soomaliyeed dhexdooda kheyr dhaxdhig ilahayow hanageen dhul gaalo inta nolasha nooga hadhay waa dhul ilahhey ucarooday oo lagu sameyo fasaad iyo kufri alxamdulilaah ilahhey gii aan nageen
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 3 жыл бұрын
Walal contact wiilkaas ma ila soo wadaagi karaysaa si aan u caawiyo xoriyodalmar@gmail.com
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 2 жыл бұрын
Kan la wareysanayo wax af somaliya ma garanayo lakin hadalka muhimadisa waxey tahay in maxkamada tarmen uso dirtay loyarkiisana uma sheegin markale aya warqad loso diray la dhahayo maxa balantas u imaan muhimada wa intas qofkii maxkamada ka baqdo wa sidas
@noordingunbe9837
@noordingunbe9837 3 жыл бұрын
Wr ninkan wx makala oga
@sulaimanmedia8694
@sulaimanmedia8694 3 жыл бұрын
Codkaga ayaa gaab sxb kor uqaad
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 3 жыл бұрын
Horta somalidena wax unbay qariyaan please somaliyey beenta dhafa. Qurbaha sharci ba ka jira sharcigas isaga kuma so radsanayo lakiin adiga radsanayo malintu ku qabtana abalka ayu ku marinaya wiilkan labo address aba qalad ah ma fahmin waxba hursan hadal macquul ah iyo sabab la qadan karo nama siin ninkan waxbu qarinaya to be honest somalida iyaga sharciyada ku tunta inkasto aniga jogiin yurub hadana waa la socda sharciyadoda lakiin ninkan xaqiiq kama hadlayo sheko🙄
@faysalnur8195
@faysalnur8195 3 жыл бұрын
Jiir baan ku sheegaya wuu ku raadinayay
@isiri.2835
@isiri.2835 3 жыл бұрын
WAA LA LABO JINSI DIID FAANAYA
@AhmedAli-uw7bs
@AhmedAli-uw7bs 3 жыл бұрын
Somalida sharciga ma dhowran sida darted ayey la dhibatodan waxay u barten sidey wadankoda ku hayen
@abdilkadernorwarsame6958
@abdilkadernorwarsame6958 3 жыл бұрын
Wiilka waraysiga qaadaya nin xog wayn kahayo maahan
@shabeelceejiye7977
@shabeelceejiye7977 3 жыл бұрын
Ninkaan aan hadalka aqoon inaa wareysato mahayn ninkaas wax wngsn ayay u sameeyen dalkisi ayay ku cesheen bashal u hore ka gelaya
@amiiraofficial2311
@amiiraofficial2311 3 жыл бұрын
Warka ismalaha waa laba afelyay wilk
@abdikarinismail4365
@abdikarinismail4365 3 жыл бұрын
Ninkii dadka tooreyda la dhacay Germalka baa loo xanaaqey.
@therealprincess123
@therealprincess123 3 жыл бұрын
Biniaadan nimo xumo ula dhaqmeen
@farxiyo0912
@farxiyo0912 3 жыл бұрын
A s c
@faahiyeofficials2461
@faahiyeofficials2461 3 жыл бұрын
Wanka xumahy
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 3 жыл бұрын
Bisiinka
@aminaahmed5601
@aminaahmed5601 3 жыл бұрын
😭😭😭
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 3 жыл бұрын
Waa beentiis adigoo sharci heeysan guri ma ijaaran kartid leeyaan ma barankartid får ma nuuxin KARTID waxaad tahay shimbir aan geed laheen dadka badanaa weey isdillaan ama waxay noqdaan Alkoliiste 😡 Somaliyeey wadan aad laheen wax ma taree keena aan dhisano wadamadaan wax eey na dheeryihiin ma jiro 😡 Dadkii lahaa ayaa dhistay ee wadankeena aan dhisano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞
@ayaanyusuf6792
@ayaanyusuf6792 3 жыл бұрын
Sarkhanleh maxaa la dhahaa
@lulaliadam83
@lulaliadam83 3 жыл бұрын
Dawaarle ayaa laga wadaa
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 3 жыл бұрын
Madama u sharci haysan goorba xubnahise la bixi raben markase wu dhintay dhihi raben maxay mel qarsoon ugu baren eyna udiiden in lala xariiro xata waxay ahayd hadi ladhofinayo in jaaliyada ay lasocdan waxba qaldan somali ilaah umaqan
@queentanya3787
@queentanya3787 3 жыл бұрын
Balamaha Ausländerbehörde iyo BAMF midna lama jaro Waan ka xumahay wiilkaas waxa ku dhacay
@MrGwax
@MrGwax 3 жыл бұрын
Jarmalka xamaraa kuu dhaanto
@originalabdi33
@originalabdi33 3 жыл бұрын
Loyarka maxay somali community u dacwen lahay.
@gkaka472
@gkaka472 3 жыл бұрын
Waxba laagama maqlo ugaas
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
kumuunitiga maxay ucaawin waayeen
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 21 МЛН
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
HOOYADA UURKA LEH EE DABAQA ISKASOO TUURTAY: Full Video
9:41
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 9 М.
MARKA UU MUSHAHARKU SOO DHACO!
8:01
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 6 М.
IRELAND WADAN SHARCI IYO SHAQO KU FIICAN FULL INFORMATIO «
6:33
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 6 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 03.08.2024
20:19
VTV Somali
Рет қаралды 2,6 М.
QARAXII LIIDO YAA KA DANBEEYAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
48:22
Sagal media 24k
Рет қаралды 11 М.
Arin Farxad ah||  Qaxoontiga 🇬🇷 Greega ee Jarmalka Ku Nool
9:06
OMAAR KUFSI AYAA LOO XIDHAY OGAAN AYUU ISKU WALAYAAA IYO CIDII XIDHAY
44:13
SABABTA KA DAMBAYSA IN 5 SANO DADKA JOOGA SHARCI LASIIYO #jarmalka
8:26
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 2,8 М.
Faizo wadani Maxad ka ogtahay xaladeeda
11:22
Faiza wadani
Рет қаралды 50 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН