MARKA UU MUSHAHARKU SOO DHACO!

  Рет қаралды 5,729

AHMED BAQAYE

AHMED BAQAYE

2 жыл бұрын

Xawaalada Transfer Galaxy Linkigan Ku Samayso: tgxy.it/so-signup-ahmed-baqaye

Пікірлер: 61
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Xawaalada Transfer galaxy: tgxy.it/so-signup-ahmed-baqaye
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Isticmaal codeka Ahmed Baqaye
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 2 жыл бұрын
Maashaallaah. Sifiicanbaad usharaxday Wll mahadsanid Keep going Lejn. 👍👍👍👍
@fadumosaleban4972
@fadumosaleban4972 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo keep going
@anabhussenanab8997
@anabhussenanab8997 2 жыл бұрын
Hhhh waxad xisaabisay qof aan raruur ujoogin ama Single ah wayo Familie ga caruur ayaa ku xidhiidha oo hawshu intaa way ka duwantahy. Wad mahdsantahy walky
@samsunga3samsungfl945
@samsunga3samsungfl945 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
1500 waa inta normal ka ah ee qofka bilaa xirfadda ah oo single ka ah usoo dhacda , Sidan ayay u qayb santaa 400€ kirada guriga 300 biil kaaga 300 xaafadii somalia 100 Qof ehelka ah. 200 gudaha jarmalka arrimo kaa haysta Boqolka soo harana meelahaas ayuu ku baxayaa jah😭
@abdikariimahmed6670
@abdikariimahmed6670 2 жыл бұрын
Sideydaad lacagta fasaxdaa hhhhhhhh lkn aynu waxka badalno sidaan lpx kkkkk
@degayassin
@degayassin 2 жыл бұрын
Mashalah Axmedwo Waarunta
@6ix9inepizoozsomaali24
@6ix9inepizoozsomaali24 2 жыл бұрын
Hal mid baad qalad kusheegtay pro Qofka aad ka hadlayso waa qofka guriga kaligii dagan Hadii aad laba qof ama hal qof aad guriga wada kiraysatan taasi waa macquul in aad dhaqale fiican kaga soo xaroodan ama aad lacag aad dhagto Lkn hadii aad qof kaliya tahay haka yaabin in ay wax kuso haadhan sidaas weeyi ustaad 👍✌
@ahmedmahamudgedi1143
@ahmedmahamudgedi1143 2 жыл бұрын
# Axmed baqeye👍👍Horner wacan👌👌
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 2 жыл бұрын
Keep going
@qooryarestudio
@qooryarestudio 2 жыл бұрын
Wlhi kalmad beena inadan kudarin waliba 100baad idhertahay 1500-1400baa iso garta markasa qolyo dalkii joga waxay leeyihin maadan guryo dhisanayn
@dr.kabila
@dr.kabila 2 жыл бұрын
Internet ani 25 weeyan benta daa mida kale intarnet iyo wifi waa isku mid 🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️
@shadiaxuseen4034
@shadiaxuseen4034 2 жыл бұрын
Ana ugu horeya
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 2 жыл бұрын
Hore usoco bro
@khaderjama2633
@khaderjama2633 2 жыл бұрын
Kkk
@fadumosaleban4972
@fadumosaleban4972 2 жыл бұрын
Like usaata waadba dawatene bakhaylnimada iska daaya somalaay caydha laydinka yareye 🤣🤣
@nuurcabdiraxmansayid7185
@nuurcabdiraxmansayid7185 2 жыл бұрын
Laakinse waxyabo badan ayad ilowdey dhar iyo iwm
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Kuwaa lacaglooma hayolacagtiiba way dhamaatay maahoo
@abdifatahmohamed1384
@abdifatahmohamed1384 2 жыл бұрын
War zxb lama socotid miya 3 euro aya lagusocelin iyada iyo worldremit isku mid waye
@taammustafe147
@taammustafe147 2 жыл бұрын
100 euro 3 euro ayay soo celiyan
@Gmaaad
@Gmaaad 2 жыл бұрын
Walal walhi run baa ka hadashay dadku war iskama haayan
@samsunga3samsungfl945
@samsunga3samsungfl945 2 жыл бұрын
Siifiican bada u sharaxaday
@abdullahiahmed5375
@abdullahiahmed5375 2 жыл бұрын
Shaqalonimada mudo ku meelgaar mahee faidokle maleh
@rahmohassan1192
@rahmohassan1192 2 жыл бұрын
Asc
@mehinabdiqani8955
@mehinabdiqani8955 2 жыл бұрын
Waa runta wlhy
@ifahali3149
@ifahali3149 2 жыл бұрын
Wad Asibtay wale Ahmad wall wan yabana ilen wa lelaqabah Ado shaqenayo hadana waxba An ku dhigben
@motime2018
@motime2018 2 жыл бұрын
Axmed baqaye Glaxy iyo xawaaldu waxba isma dhaamaan hadaad 300 iisoo celiso waqti xaadirka 60 libin laab ayaan kusiinaya
@angalaqaali1276
@angalaqaali1276 2 жыл бұрын
waryada waziirka kursi udhiga
@nimcomohamed3560
@nimcomohamed3560 2 жыл бұрын
200 kun cashurihii iyo gabowgii cafimad kii maxaad ufansiin wayday yay modi inlala hadhee wll waad mahadsantahay
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Taas masoo dhacdo kor ayaa loosii jartaa
@fadumosaleban4972
@fadumosaleban4972 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Warkii Jarmalka ee Maanta 05.03.2022 kzfaq.info/get/bejne/i86nfMuivZ2mpqs.html
@Osman-Asma
@Osman-Asma 2 жыл бұрын
Alla waxan mooday lacag naloo soo dirayo waan soo cararaye iga tag waan kufi gadhaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Marka danbe ayay lacag noqonaysaaye ha fogaan 🤪
@abdiqaniboqorka4837
@abdiqaniboqorka4837 2 жыл бұрын
Hhhh lacag jacel kkkkk
@fadumosaleban4972
@fadumosaleban4972 2 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi dacadban u qosley
@MrYoo-dy4ue
@MrYoo-dy4ue 2 жыл бұрын
Axmedow jarmal aya joogta mana shaqeysid maalqabeen miyaa thy mise ceyrta ciyaalka lacuntaa
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Maxaad isleedahay
@sheymanmohamed4855
@sheymanmohamed4855 2 жыл бұрын
Kkkkk warum wllhi
@waleedahmed9945
@waleedahmed9945 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@nimcokyf
@nimcokyf 2 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣👍🏾 wlahi waba saas nolosha jarmalka yaab hadana waba kasi daraya
@ahmedjowhar4304
@ahmedjowhar4304 2 жыл бұрын
Mesheedii ayaad dhigtay
@abdulkadirahmed8701
@abdulkadirahmed8701 2 жыл бұрын
Bro meshan walugula joga lasoco benta naga day
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Runta inoosoo qor ka hor inta aanad beenin thanks
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 2 жыл бұрын
Axmed baqayow iminka waxba maso hadhayaan only 2 € Looool Dolarki cirkuu marayaaa Sxb adigay kuutaalaa
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
wadhaf iyo shimbiro war iskama hayaan
@susuhassan2928
@susuhassan2928 2 жыл бұрын
Waxad ii loowday lacagti tvga qaranka oo hada 58 laga dhigay😴
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
hhh haa Taasina - ayay gelinaysaa war la iskama hayo aduunkan
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 2 жыл бұрын
Dadka usheeg ruunta gudoomiye
@taammustafe147
@taammustafe147 2 жыл бұрын
Galaxy 300 ee dolar hada waxay soo celisaa 9 euro kabadan haka yaabin meel ay soomaali ku jirto qaali iyo qiima kor usocda ayaa lagu yaqan
@taammustafe147
@taammustafe147 2 жыл бұрын
300 ee euro ayan kawada
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
@@taammustafe147 hada se hadaad linkigan isticmaashid Qaab free ah ayaad ku dirsanaysaa lasoco
@taammustafe147
@taammustafe147 2 жыл бұрын
Galaxy Markay cusbeyd 100 Euro waxay soo celin jirtey 15 euro imika waxay soo celisaa 3 euro soomaaliba ka shaqaysa waxay ogyihin inta xawaalada soomalidu ku dirto 100 euro 100 dolar Intii ubey ka dhigen way siman yihin Laakiin waxa keliya ee aan ku amanayo Galaxy waa deg dega dirista lacagta oo markiiba la helayo
@omarsergio4956
@omarsergio4956 2 жыл бұрын
Sxb dolarka ayuu ku xiranyahy oo waan kula arkay markii Afrika loo dirayo waxyar ayaa ka soo noqda lkn melaha kalento lacag fcn ayaa k soo noqonaysa sida Turkay
@farhiya2269
@farhiya2269 2 жыл бұрын
Ganaaxyada dawlada ayaad ilawde qofkastaa wuu bixiyaa ganaax
@suadisse6834
@suadisse6834 2 жыл бұрын
La soco Ticket ku meelaha qaar ka qaalisan intas aad shegtay ka bilaha ah waxa lagu goosta 150€
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 2 жыл бұрын
Haa qaarna 66€ markaa tani waa tusaale wll
@adowmohamed1667
@adowmohamed1667 2 жыл бұрын
Sxbw mawaxaad lagadkeeysaa dadka somaliya jooga maxaa intaas oo been ah isugu eartay aniga jarmalka ayaan ku nolahay wxna ku shaqeeyaa 1650 wxna iidhacda 350 ama ugu yaraan 300 mida kale majiraa qof somali ah oo kaligiis guri dagan kkkkkkkkk
Passportka Somaliga ee Dhalashada Jarmalka  Lagu Xidho Ma Sharcibaa
10:24
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 120 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
HOOYADA UURKA LEH EE DABAQA ISKASOO TUURTAY: Full Video
9:41
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 9 М.
Warehouse Money in Germany - Shaqooyinka Jarmalka
10:02
Khadar Baashee
Рет қаралды 40 М.
MAXAA BISHA 6AAD DHACAYA?
9:23
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 10 М.
WIILKII WABIGU QAADAY JARMALKA || XOGTII U DANBAYSAY.
8:26
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 8 М.
Short Film : LABA DOQON
2:16
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 747
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 322 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН