No video

Ma Dhici Kartaa In Madaxweyne JOE BIDEN Isaga Haro Tartanka Doorashada Madaxtinimada?.DAAWO..

  Рет қаралды 9,044

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 25
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏🙏
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Cilmi Waare Runtii Waa Barnaamij Aynu Kaa Sugeyney Oo Aad U Xiiso Badan, Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Arrimaha USA, Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 5:08
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs walalkey
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 Ай бұрын
Cilmi waare ileen nin wariye aad ahayd ilaa iyo Baladweyne ciyaalkaan social madiaha aankuu maleynaayay waa ku mahadsantahay service kaaga @@@
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc Ай бұрын
Mahdsant 🎉🎉🎉🎉
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Walaal kasoo hadal Group 5
@MohamedDeeck
@MohamedDeeck Ай бұрын
Sxp cilmi Kaliya waxay daxayn wan araknay application kaka wagtikas aya egudam payyay
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
🏆👍
@HawoGeni
@HawoGeni Ай бұрын
Waa ku mahadsan tahay sida noola socodsiiso xaalada wadankaan aan joogno,thnks 👍
@MohamedDeeck
@MohamedDeeck Ай бұрын
Asc cilmi group 5 maxa kudaxay geyka application wan xareynay agparna gamaxayno approved pending denied 3 gamaxayno wall maxa gudacay marka adika axan maxa dihi leydaxayt adika please ilawadk arinkad
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml Ай бұрын
Haka haro cajuuska
@AhmedMohamoud-rm8gp
@AhmedMohamoud-rm8gp Ай бұрын
Asc bacda Salam wll elmi yow lacala hadii trump uu qabsado xilka group 5 Miyuu xidh mayaa mise wuu siii Socon doona Intaa iga jahil bixi wll
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Hadii uu TRUMP soo laabto group 5 ma jiri doono waa joojinaa sida la filaaa
@AhmedMohamoud-rm8gp
@AhmedMohamoud-rm8gp Ай бұрын
@@ElmiWareMedia mahadsanid wll
@shamsucade5115
@shamsucade5115 Ай бұрын
🤲
@suleimankodah5844
@suleimankodah5844 Ай бұрын
Hadii xiliga kama.danbaysta.ah mid dhinto lamatartamayo miyaa
@salomuxiyodiin3967
@salomuxiyodiin3967 Ай бұрын
Asc waxaad iisheegtaaa Dadka kiiskaleh ee jooga xeryaha qaxootiga hadii ladoorto trump kiiskoodo masocoonaaa mise way istaagayaan sxb kasoo hadal
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Waa istaajin karaa TRUMP hadii uu soo laabto
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Dumar ka kaartii badan H.klinton oo meeshan maraya ma arko oo iska celin kara trump,Bidena waa nin xanbaarsan cuqubada reer Qaza oo waxaan ka cabsi qabaan in si ba'an looga guulaysto doorashada nov.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Ай бұрын
Hilary maxaa lagu falayaa?. Nin cadaana aya tartami doonaa.
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
@@mohamedmire8646 warka bilawgiisa isku day inaad si fiican u dhagaysato kuna xirto waxaan qoray, si kastaba ujeedadu waxay tahay waxaa la sheegay 2naagood oo midi tahay mida iminka madaxweyne ku xigeenka u tahay madaxweynaha hada jooga! Macnuhu waxaa weeyi mss klintoon oo labadan ka karti badnayd oo ka aftahansanayd ninkeeduna madaxweyne soo noqday ayaa trump ka adkaan kari weydey ee dumar kale kama adkaan karaan! Inkastoo doorashadaas ruushku caawiyey,uuna ummada ka qariyey markuu lacag siiyey naagtuu la tuntay.
@user-vq4fs9xz2b
@user-vq4fs9xz2b Ай бұрын
Abowe qaxootiga muu joojina hadi trump la dorto
@LuQman7Jr
@LuQman7Jr Ай бұрын
Trump 2024 YEET
@xooshmuxudiin8490
@xooshmuxudiin8490 Ай бұрын
Ninyahow group 5 ugandha war lagama haayo sow maaha biden ha joogo ama baxeee
@jeffandonuts
@jeffandonuts Ай бұрын
Haa wey dhici karta
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 116 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 26 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 20 МЛН
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
WAR CULUS: MADAX BANAANIDA FALASTIIN OO FOOL AH | AMNIGA ISRAEL?
19:37
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН