Maadeey Somali Week 1993

  Рет қаралды 564,996

foorumka

foorumka

16 жыл бұрын

Waa fanaankii maadeey oo ka heesaya bandhig faneedkii Somali Week ee Sanadkii 1993

Пікірлер: 380
@overtothisside504
@overtothisside504 3 жыл бұрын
I love how free and lose everyone is just having fun back when it was beautiful to be Somali and Somalis were proud of who they were I hope we can go back to being like this again
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
#Farxada laguma dhashee waa la abuurtaa😍bal si fcn ugu fiirso dadkaas iyagaa sameystay Farxadaas iyo walalnimada😔
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Sidey iskugu faraxsan yihin ban waxan loo dhigo jirin mashallah.. Ayaamihii Dahabkaa ee Somalidu caafimadka qabtey xusuus❤️
@khalaf2007
@khalaf2007 15 жыл бұрын
man it's good to see my people having fun.. damn i was only 10yrs old.. i hope they all alive..
@micnamalahan
@micnamalahan 12 жыл бұрын
Ow-Koombe tartiibkiisa gees uu ku baashaalooyaa .. caadi maaha .. Old Is Gold !! maloo noqon doono . ka fiican maahinee ..
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 жыл бұрын
Hadaa daawanayso 2019 heesta maaymaayga Like ha ila laadhifin 👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕👍👍👍💕💕💕💕💕
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
*Shaleeydeyaa* (kaligeeyaa) *Shib lee haadee* (shib lee ahaanaa)
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 4 жыл бұрын
Mnsha allah edo dayday boqoradii qurzxda hablaha somaliyed Khadija qalanjo 🥰🥰 cimri iyo caafimaad edo
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 7 жыл бұрын
Mama khadijo I love you cimriga ilaah hagoo daayo amiin
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
Ninka Xidhiidhinaya furitaanka waa Siciid Cadaani Af kaheenkii Madaxwaynihii jamhuuriyada Daahir Riyaale Kaahin 2010 Al fanaan meeday Qadiija qalanjo Awkuuke Intaasan ka Gartay
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 ай бұрын
'Meeday' ma'ahee waa *Maadeey* oo ah magaca Maxamed la soo gaabiye afka Maayga. Muudeeyna waa Maxamuud la soo gaabiyey.
@MohammedAli-vq7mp
@MohammedAli-vq7mp 5 жыл бұрын
Wooow waa hees macaan runti umada somaliyeedo faraxsan markaan arko farxad ayaan dareema
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
Waxaan ka gartay Maadeey sheekh waa fanaanka, feeynuus sh daahir iyo Legend Khadiija qalanjo, iyo oow Koonbe inta kale iigu dara qofta dharka light gold or yellow magaceeda ma xasuusto What a night Baa shaalka aduunka♥️🙏
@zeeytuun
@zeeytuun 5 жыл бұрын
Reer waqooyigii hore iyo reer koonfureedki hore wey soo raaxeysteen . Anagey naqaldayaan
@isackyusufabdirahman7984
@isackyusufabdirahman7984 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk hhhhhhhh berigaas idinku xagee jirteen?
@FBXFootball152
@FBXFootball152 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
😂😂😂
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂✔✔
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
ciyaalbaanu ahayn somaliland iyo somaliya oo kala jira ku caqliyaystay iyo asturnaan ma nasiib xumin
@warsamahismail3638
@warsamahismail3638 4 жыл бұрын
heesaha May-ga heesaha kale ka macaan waaba heersare. fanaankii Maadey xiligaa wiil yar buu ahaa imikana waa nin konton iyo dheeraada oo cuslaaday cajiib. waa adduun ordayaa.
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 9 жыл бұрын
somali xiligaas dagaaladii ugu khatarsanaa bay ku jirtay, qurbahana way ka tumanaysaa, alle ha soo hadeeyo
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
meeshu waa wadankee walal kamaba qasnee
@fdama
@fdama 4 жыл бұрын
Qurbojoog maaha. Waa qaxoonti.
@kingsomalia9697
@kingsomalia9697 14 жыл бұрын
Somali fananta were crazy back in the days ... the lady in green she is very........ ! may be she is grand mother but she had her time ...
@g.f.p.8630
@g.f.p.8630 6 жыл бұрын
King Somalia yes That is Khadijo Qalanjo This was party they were just having fun
@nimanduale3874
@nimanduale3874 2 жыл бұрын
She is Kadijo qalanjo, who hails from Gedabursi clan and became the first miss Somalia. she was the best dancer of all somali singers looking at her song Diryam.
@kg6987
@kg6987 Жыл бұрын
She was fine as hell mashallah
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
@@nimanduale3874 khadija qalanjo boqoradii quruxda iyo qoob ka ciyaarka 🥰😍😘
@agh7185
@agh7185 Ай бұрын
Watching this after going to Somali week in Minneapolis 🇺🇸
@gabiley-man5538
@gabiley-man5538 9 жыл бұрын
Waaw qadiijo qalanjo caadi maahan waanba ku haystaaaa Noolow edo ilhy hanooka daayo
@khaliva
@khaliva 4 жыл бұрын
Khadiijo qalnjo in london 1993✋
@creativesomalia7784
@creativesomalia7784 2 жыл бұрын
I miss old days Somalia
@daganmaxamuudharti949
@daganmaxamuudharti949 6 жыл бұрын
wah wah waxasa ka ciyaar ah fanaaninta hada jirta wa iney ka bartaan jaazka fananinti hore
@feisalfarah5412
@feisalfarah5412 5 жыл бұрын
Waaaw u can't compare the current musicians...those times everything was originally
@ashaawl5431
@ashaawl5431 4 жыл бұрын
These days there was a Central Government ,that Support them in Anyway.Now its start Allover Again.
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 3 жыл бұрын
Everything was original really
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
This was not an original song, though. This video is from London in 1993. And the original song was sung in mid 1980s.
@nasmoh9292
@nasmoh9292 2 жыл бұрын
@@waryaawariiri1812 what is it called?
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
@@ashaawl5431 you don't need government in making good music all you need is talent and you'll make good music like Cawale Adan, Guled simba, Suldaan Seeraar and Axmed Xariir.
@ahmedkaarshe4846
@ahmedkaarshe4846 6 жыл бұрын
wacdara ka dhacay meesha khadiija xaaskaygii hore cawa wayba isoo jidatay mashaa allaaaah
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Xaaskadii may aheed khadiija
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Maqabtaa hada mise
@suldansharci3726
@suldansharci3726 5 жыл бұрын
waa Qabitan kale
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
@@Shumeey656 Khadiija barigaa waxaa qabijiray Taliyaha Ciidamada Dabdamiska Jamhuuriyada Somaliland Axmed Sawaaxili
@gaminghubshorts2047
@gaminghubshorts2047 4 жыл бұрын
bashe muse goobe ciyaartooga soomaaliya aya qabi jiray saaxibyaal
@AliG-nd7ys
@AliG-nd7ys 4 жыл бұрын
يا سلام الصومال ايام زمان ❤️
14 жыл бұрын
phantastic everything the music ,song,singer special thanks to him maadeey where are you now do you sing now if not why not let me tell you,you are one of the best singer i ever seen you got the style dance voice decipline i mean good chracter we miss you brother may god give you prosperous live and good healthy bye.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 жыл бұрын
Ex-this Song/ Xassan Aden Samatar! Good Remembred this Song it was 1973.. Hees Macaan..waxaa horey u qaaday Xassan Aden Samatar////mr..Maadeey thanks... All thanks.
@aweesnaleye3436
@aweesnaleye3436 Жыл бұрын
Maya sxb waxaa la qaaday 1975kii
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 3 жыл бұрын
Aniga oo aan waqtigaas joogin oo ayaa hadana u qiiroonaya quruxda iyo xusuuta ay lahaayeen bal ka waran fanaantii markey dib isku daawadaan sidey dareemayaan waayo waayo everything was original
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
fanaaniintii shidnaa ahaa yaa waxan hada jira naga wareejiya
@sharmarkeshariifmohamud4765
@sharmarkeshariifmohamud4765 5 жыл бұрын
Walaahi waa runtaa hada waxba ma jiraan.
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
They mixture texture of bold by origin or& originality too phenomenal values too honestly homeland Somalia
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 5 жыл бұрын
Ani mafhmin heesta kaliya qadijo qalnjo igu socota ciyaarteeda 2019
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Mansha Allah Maxamed Naaji Sacad waa Somali
@dagancadey123
@dagancadey123 5 жыл бұрын
Wooow Somalia was beautiful ❤️❤️💕❤️kuwas ba Somali jacelaya
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
Meesha waa London laakiin, sanadkii 1993.
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Waliga beerta xurta iyo beerta baan music ku ciyaareen Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo u yeereynnaa kaali farxad Shacabka Somaliyeed Somali waa Muslim suni maansha Allah
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 4 жыл бұрын
heestan magaceeda iisheeg fadlan.
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
First January happy new all Somalian band by two hrs up to midnight sir remeber I do loved now more boys will played show wonderful western world Mogadishu
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Inaba caadi Mahan Faynus, maadey, qalanjo aya ujeeda
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Kadaa Somalia eeg waa awood geesi badan ka joog waa digniin waan ku dhashay waan wax kufatay waan masuuliyad ilaaliya qeeyb baan ka ahay walal dalka Somalia ka joog Somalia
@Somalioz2020
@Somalioz2020 5 жыл бұрын
East london -oxford house in 1993
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waa kuwaa ka jabay Abwaan Sherooro kuwa waa Somalia waa cajiib kula kulmay Hotel Juba waan akhriyey habeen wanaagsan Somalia
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waxxuu kuleetahay waan Somalia Allah igubiuray sir by full command sir
@ISBADALSAAXIIB
@ISBADALSAAXIIB 4 жыл бұрын
Walee waa lagend ninka 12 sano kahor coments ka bixiyey kkk
@Inagole4233
@Inagole4233 9 ай бұрын
REMEMBER CULTURE BRINGS AS TOGETHER AS SOMALIS.. PEOPLE WITHOUT VULTURE DISINGRATE
@somalilandonline9204
@somalilandonline9204 4 жыл бұрын
Ma sagaashamaadkiibaa lawaala mise hada inta igu raacsan like igu qabta dadku imakay nalayaabanyihiin dakeena hadajooga 2019
@zullfa
@zullfa 14 жыл бұрын
they are dancing better than these generation - it's always better back in the days ..somali hanoolaato
@abdirubow7501
@abdirubow7501 6 жыл бұрын
Alfanaan madeys
@kingsomalia9697
@kingsomalia9697 15 жыл бұрын
back in the days !
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Walaahi Shacabka Somaliyeed daaya bil isxaanag waa run
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Walal intaa waa fanaan Somali murti iyo midadaalo was aqoon walal
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
Thank you sir for sur we are la del Somolo la governeta la verita wonderfull del Somalita barkee del Somalia la vera adio la Somalita la for sur Somalita
@saidali6960
@saidali6960 10 ай бұрын
Sheleeydeeyaa, shiblee haadee... mr maadeey🎉
@hassanwarsame8901
@hassanwarsame8901 5 жыл бұрын
War qabiil iska dayaa soomaalay ku daydaa dalkii inaga darnaa ee runwadha kigali haada waa caasiimada u quurux badan africa
@ogolow570
@ogolow570 4 жыл бұрын
facts
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
waa kuma soo Somali maaha walal akhri waa Somali wa hobladal waaberi Somalia walal
@mussashire8597
@mussashire8597 5 жыл бұрын
Shalay'tadeydiyey shiba iga so hadhay best af may
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waa kuwa Somali fan cajiib bal eeg waayo walal
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Too fabulous Somalia see all rightfull reserved
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
Waa intaa shacabka Somalia amaan badan mudan walaal
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
Somali week wagaas sey u shidneyd hada waaba eber sheeko iyo macnala aan ayey somali week uk lagu haya
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Too phenomenal Somalua do excersice full fun
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waa kooxdii Shararo baro waa kuwaa Somalia adiga wax baro Somalia cultural matter norms walal
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 2 жыл бұрын
Waa waagan dhashay 1993 soomaali yaadib uceliya 50sano
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Magaardhay Caweeyska Hotel Juba sidaa baad lakulmeeysa was Somali cultural fan waa kuwa
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waa Fartiin awood xoog badan xasuus badan anigu af buuxa daa Somalia waa dalka Somalia Shacabka Somaliyeed ma ogala philosophy phenomenon No sir
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Beautiful long live
@ikranmoha451
@ikranmoha451 3 жыл бұрын
2020 September 17 watching ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaasimmohamed1441
@qaasimmohamed1441 2 жыл бұрын
Janaayo 2022 watching from Sweden
@hasanalinuur8759
@hasanalinuur8759 5 жыл бұрын
old is gold
@zuzanlove2435
@zuzanlove2435 4 жыл бұрын
Haaaay war xiligan majirin anuu 20000kun dhashay 19jir ahay
@nasmoh9292
@nasmoh9292 2 жыл бұрын
What's the song called, its a vibe..🥰
@woodmanstudio5176
@woodmanstudio5176 6 жыл бұрын
Everything was original 😑😑
@ogolow570
@ogolow570 4 жыл бұрын
yep...
@shirmooge
@shirmooge 5 жыл бұрын
best maay song
@dhagax
@dhagax 11 жыл бұрын
waa xagee meeshaan
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Abayo qadiido wa Somalia international danad Somali waa kuwaa Somalia lawadaag Somalia
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
Dawada Shacbka Somaliyeed waa mid mudan mudan midnimo ixtraam badan
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Here are Somalia nation boys and musician read those sir internationally
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 26 күн бұрын
WAA. DURDIR 1993 ilaa 1995 way shidnayd
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Will ask of those western end diplomatic on early 1980 th I do sir
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Shreero band waa Somali faanaan bal eeg sidaa Shacabka Somaliyeed u kicin jireen waa Somali waxa kabaro tariikhda Fanka iyo Sugaanta wacan Somaliyeed waa cajiib
@fadumoqaali5513
@fadumoqaali5513 5 жыл бұрын
aniga adunyada maba jogin waxan dhashay 2003
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waan dhibanahay America gar qaado walal
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waa ku waa walaheey Somalia
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Ilaa Shacabka Somaliyeed hashiiyan waan xirtay ilbaabada
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Heesta baan kunastaa markaan noolow Fanka Shacabka Somaliyeed
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Somalia too phenomenal respect by values unlike other very close like neighbouring international boundaries too systemic too playful by cultural heritage and normes don't distarm them let them go ahead but too careful calamity camfull but disturb those Gods Almighty imagin values give real stable peaceful
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
iskadaa waa noca markeey kubaahdan hal Dollar hasiin you the boy
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Subxaan Allah
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waa run fanka la ma inkiri karo walal iskadaa waa dhaqan xurmad mudan badan awood badan bal dhageeysi wacan
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Soo kugu filan walalal waa awood xoog badan walal daya Somalia
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
walal Farax Xabad Ibrahim Geel nashaye waa aqoon xeel dheer Agronomist by science technology by Soil all crops tropical agriculture
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Waa waqti aan dib noogu soonoqoneynin hestan saan ujecleenlee
@abdullahi1988
@abdullahi1988 13 жыл бұрын
caadi maaha aadbaan uuga helay thnks nabadraadshe
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
Walahi dadkaan waa faraxsanaayeen weeyna ku weeyneed isirkooda Somaliyeed, Kana dheel qurxoon kuwa maanta waana ka muuqataa mid dheelxun iyo midabkooda mid bedelay kuma jiro iyo mid kan kale ku faquuqaayo lahjadeey ku heesaayaan marki jiilkaan hada loo fiiriyo.
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
My Goodness read me well as Somalian
@ramlamuhamed8501
@ramlamuhamed8501 5 жыл бұрын
Waaw markaas ba la idhalay walaahi. 1993 ilaa 2018. 25 sano 26
@dumaaltv393
@dumaaltv393 4 жыл бұрын
Ramla Muhamed 27 jir
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Hdaad iskukudaydo khatar baa ka imaaneeysaa waan akhriyey fahamam waa qof kaligaa qol ku xiran maxabuus kurin qol dunida ka mid ah looyaqoono Somalia iswadiiyey how is Somalia
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Hashiis wan diiday intaa kudaah markaan aqoonta helo intaa Shacabka Somaliyeed kufilan
@ISBADALSAAXIIB
@ISBADALSAAXIIB 4 жыл бұрын
Kkk war ninkaas bashaalaya soo owkoonbe maahan
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Midaa sidaa u boodeeysa waa qliija qalanja was gabardh Somaliyeed
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 4 жыл бұрын
Qabilka waa cudur maskaxda gala wall
@hooyo222
@hooyo222 3 жыл бұрын
What is this song called?
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 4 жыл бұрын
ileen berigaana waa la waalaa !!!
@abdirahman1833
@abdirahman1833 Жыл бұрын
Wataa London Tii hore khadiija Qalanjo waxay dagan tahay xaafada harrow ee galbeedka london Sidoo kale dacar iyo fanaaninta waaweynba dhamaantood waa old skool Londoner
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Waa kuwaa Somalia
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waad farxi doontaa Somalia walal Insha Allah walal
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 4 жыл бұрын
Insha Allah
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
ma wadagnaa xikmad iyo murti iyo soojiren Tariiikh Shacbka Somalia
Eebow -- waaberi - Addiss Ababa 1993
5:38
Abdirizak Haji
Рет қаралды 90 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 46 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 87 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
RIWAAYAD KAFTAN MA'AHA KULANKA WAABARI MINNESOTA 2004
10:01
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 783 М.
Salah Bonge / Habiib Sharaabi (  LIVE  ON  STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.
6:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 22 М.
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q7
9:04
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 171 М.
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 505 М.
Wadani ah (feat. Kooxda Waaberi)
7:30
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 3 М.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 208 М.
Khadijo Qalanjo | Jacayl Sadaalin ma Leeyah
4:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 91 М.
Hoboladii Waaberi Hees Wadani ah
6:25
Raad Raac Qaraami
Рет қаралды 17 М.
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 45 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 12 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
0:21
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 9 МЛН