Riyaale waa Riyaale
10:03
15 жыл бұрын
Amina Weris Sheikh Mohamed
3:30
15 жыл бұрын
Amina Weris Sheikh Mohamed
0:06
15 жыл бұрын
Maadeey Somali Week 1993
6:26
15 жыл бұрын
Пікірлер
@HamzeMahamed-d9m
@HamzeMahamed-d9m 2 күн бұрын
Somalind guul
@HamzeMahamed-d9m
@HamzeMahamed-d9m 2 күн бұрын
Soomaalilind kamay damyn axmed maxamoud siilaayo nin adag ahaa 2010 wwxa aha grade one maanta wan qalin jabiyey alx
@AbdimohZoofe-wn6lu
@AbdimohZoofe-wn6lu 5 күн бұрын
2024 changed the wadani party
@ahmettto
@ahmettto Күн бұрын
Weli way joogan dadkii soo saaray😂
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 19 күн бұрын
WAA. DURDIR 1993 ilaa 1995 way shidnayd
@AmiinCarrab-x9p
@AmiinCarrab-x9p 20 күн бұрын
2024 After 14years🎉🎉🎉
@salloahmed7130
@salloahmed7130 21 күн бұрын
Wakhtigaas waxaan jiray 11sano run ahantii waxay ii tahay xasuus dahabiya iyo halyeygii silanyo 14sano kadib waxaan jognaa slnd aad moodo inay soo yaraatay oo sii demaysa alle sidii noo khayr leh
@agh7185
@agh7185 22 күн бұрын
Watching this after going to Somali week in Minneapolis 🇺🇸
@SakariyeColad-eh8xu
@SakariyeColad-eh8xu 23 күн бұрын
Horta heesaha kulmiye laxan macaanaa nio😂
@user-xt5kp3es8p
@user-xt5kp3es8p 24 күн бұрын
Alla xasuus mudan bey heestan igu ledahy bariga caqli malhyin lakin wan sii xasuusta dadku sidan may ahyin necwdu sidan mayhin lacgta sida maxyga ayay iso gali jirtey
@user-lx6ll6kw6m
@user-lx6ll6kw6m Ай бұрын
2010 2 jir maantana 16😢❤
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Ай бұрын
Kulmiyaw caynaanka insha alaaa waligaaa muusaw markale guul iyo ictraafkii oo degdeg ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahraCraxmaan-tj1xg
@SahraCraxmaan-tj1xg Ай бұрын
2010_2024
@JamaalJaamac-bd5ez
@JamaalJaamac-bd5ez Ай бұрын
😂
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 Ай бұрын
Insh Allah waxaa Rajaynaya in sanadkana kulmiye soo bix doona ❤
@cabdifataxsamale8680
@cabdifataxsamale8680 Ай бұрын
Maantaa kaanbaynki labad 2024
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt 2 ай бұрын
inta Daawanaysa ❤aakhirka bisha 5aad 2024??? 14 sano dabadeed
@Girlboss1.
@Girlboss1. 2 ай бұрын
Kulmiye ❤❤2024 Guul urajeynaya madaxweyne muuse bixi 💚💛
@noaraage
@noaraage 2 ай бұрын
Mudane Ahmet mahamed mahumut silaanyo mid ka mida madaxdii Ugu IQ sareeyay Geeska afrika , ifka badhaadho aakhirana janada ku waar❤
@user-gr1mv3dl4q
@user-gr1mv3dl4q 2 ай бұрын
Xisbiguu adeerkay noo dardaarmey
@MustafeDhakhtar
@MustafeDhakhtar 2 ай бұрын
After 14 years. Mar kle Hadana dhagaystey. Ano nin weyn ah😂😂❤
@aayeh64
@aayeh64 2 ай бұрын
it wasn’t somali week it’s was held in harrow 1993 and i was there
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 2 ай бұрын
After 14years 2024
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 2 ай бұрын
Greatnes 💚🤍❤️
@Hiiraan_media
@Hiiraan_media 3 ай бұрын
Manta 24.4.2024❤❤
@Mawliidff
@Mawliidff 5 ай бұрын
14 Sanno ka dib ayaan daawanaya allahayow waddankayaga sidii uu ahaan jiray ee Barwaaqada ahayd kusoo celi
@sakariyesiicith
@sakariyesiicith 5 ай бұрын
Heest bari hore aya dabada qabsanjir markay heesto ka baxayso😂😂
@sihamjama3055
@sihamjama3055 6 ай бұрын
2024
@sihamjama3055
@sihamjama3055 6 ай бұрын
Manta dib u xasuustay heesta ergay ahaa qoonsiga aan haleele 🎉
@youngboyneverbrokeagain1639
@youngboyneverbrokeagain1639 7 ай бұрын
Wlhi berigaa qabyaalad iyo waxaa ma aqoon wada nolaansho iyo farxad ayay dadku ku nolaayeen maanta waad arkaysa qabyaaladu halka ay marayso nin walba ninkiisa ha nooleeyo ayaa lagu jiraa oo lama dooranaayo ninkii somalilnd wax qaban lahaa ee dalalka dhinac ka raacin lahaa waxa dunida hormar socda qabyaaladu waa aafo qaram iyo hayb soooc 😢😢😢
@salmanyare2083
@salmanyare2083 7 ай бұрын
16/12/2023, Malinimo sabti ah, heetan waxa igu dabeysay, 2013, waxan ka dhageysan jiray telphon ex2, shalay jimcaha wiilal saxibo nahay mel kuwada bashaleynay baa marqura samecad nobexeysay, (noshidned) heestan sogashay jirdhico iga kaday xusuus ad u,dheer ban galay wlhi, asxaabta 10sano kahor lahaa ama wadajognay manta wan kala fognahay, waqtigu wusocdaa ilahayow somali weyn umad ad isu jecel kadhig isu damqato
@suhaybomerr
@suhaybomerr 8 ай бұрын
Xasuus
@rayaanmohammed8129
@rayaanmohammed8129 8 ай бұрын
Muuse judan waa layska saray kursiga lkin siilanyo kalsoni umado dhan buu watay
@Inagole4233
@Inagole4233 8 ай бұрын
REMEMBER CULTURE BRINGS AS TOGETHER AS SOMALIS.. PEOPLE WITHOUT VULTURE DISINGRATE
@user-hi1rx9tp5m
@user-hi1rx9tp5m 9 ай бұрын
19/10/2023
@suhaybomerr
@suhaybomerr 9 ай бұрын
After 13 yrs
@sakariyesiicith
@sakariyesiicith 9 ай бұрын
All Maxan baburta bada qabsady bariga😂
@sacadcllaahi666
@sacadcllaahi666 9 ай бұрын
2023 after 13years 2010 😮😮❤
@MohametNaasir
@MohametNaasir 9 ай бұрын
Heestan markii la qaaday waxaan ahaa 7 jir maantana anoo gadh leh ayaan daawanayaa. Waqtigu waaa hillaac.
@AbdiRasaqNour
@AbdiRasaqNour 10 ай бұрын
2007 Ha Hadhsado Dadkeenuna Ayaa Hadhadhka La Hirgaliyey 2018 Ayaa Abaarba Dalka Ugu Danbeysay Roobkuba Dalka Kama Qaado 83 Horaantii Sanandihii La Yagleelay SNM Iyo La Soo Noqoshadii Xoriyada 91 Kii Burco Waxa U Dhaxeeyey 31 Sanadood
@Wakhtiga
@Wakhtiga 10 ай бұрын
2023…….13 sano kadib xili xaaladu cakirantahay Illaahay Somaliland nabad ka dhig ❤
@saidali6960
@saidali6960 10 ай бұрын
Sheleeydeeyaa, shiblee haadee... mr maadeey🎉
@Somalishow252
@Somalishow252 10 ай бұрын
Old is gold siilaanyo iyo burco 2010 mrkn xasusto dawladnimo ayan daremaa😪
@asmasaxardidasuma1471
@asmasaxardidasuma1471 11 ай бұрын
Maalinta 8 jir ayn ahaa maantana naag weyno reer leh aduun waakaa ❤❤😊
@comedycircle8964
@comedycircle8964 11 ай бұрын
2023 hda dhgysanyo 😂 you lit af
@hooThoahmed-kf9ss
@hooThoahmed-kf9ss 11 ай бұрын
😢❤m.a
@Dangarad.01
@Dangarad.01 11 ай бұрын
Qamuumyo ayaa xisbigii aasay.
@hafsa_mohamud1528
@hafsa_mohamud1528 11 ай бұрын
2023/08/10 after 13yrs🤧😫 barigu kulmiye kulmiye ahaa💚💛😭😂😂
@xamssmaxamedapdixamsemaxam3625
@xamssmaxamedapdixamsemaxam3625 11 ай бұрын
Iftar 2023😂😂😂😂😂😂😂😂 1:17
@user-fu3gs9ie7b
@user-fu3gs9ie7b Жыл бұрын
After 13 years cawa ayaan dib uxasuustay wllhi xasuus wayn bay iitahay ano ciyaala dhagaysan jiray😢
@maxamedwick7138
@maxamedwick7138 Жыл бұрын
After 13 years 😂😂😂😂
@user-ci8tr9jv6z
@user-ci8tr9jv6z Жыл бұрын
xauus aad igu wyn runtii malintaa boorame ayaan joogay wxaan joogay barxadda khayriyadda booramme ...mogdishu ayaan ka soo qaxnay ....14 sanno ayaaan jirry aad baan u qiirooday heestaaan markaan hagaysto ree somaliland aad baan u jclhay nabadiina allha raajiyo dad wngzn baa halkaaz joogay runtii .....si gara ree boorama aaad baan idin jclahay ...................heestaan dareen bay igalinaysaaaa😭😭😭😭😭😭😭 wakhtigga waaa is gurayaaa runtii
@cabdirashiidsaleeban3940
@cabdirashiidsaleeban3940 Жыл бұрын
14jirban ahaa xusuus😢