No video

Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale

  Рет қаралды 2,533,350

Shiine Media

Shiine Media

13 жыл бұрын

wa hees aad u macaan lana magac baxday Muhashada Dareenka

Пікірлер: 1 100
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 5 ай бұрын
Who is listening 2024 ❤😢
@AbdihamidHussein
@AbdihamidHussein 4 ай бұрын
Me❤
@asmaawaale6744
@asmaawaale6744 3 ай бұрын
Me 18/4/2024
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 3 ай бұрын
@@asmaawaale6744 walshe 🤍👑
@user-uj2pv5ez5z
@user-uj2pv5ez5z 3 ай бұрын
Mee 😂
@iqrocabdullahi2762
@iqrocabdullahi2762 3 ай бұрын
😂😂​@@user-uj2pv5ez5z
@asmaasal2694
@asmaasal2694 2 ай бұрын
Heestu haday I dhadhamys markay so baxday aadapan u yar walashy iga wyn dhagsan jirtay ❤Ilen midho macano miyarkaga doorshiyo jcylkii mug weynbaa micno ku sameyy 2024 dhagsanyaa from America hadad iga danpayso love saar ❤😂
@RagiiHorre-bq6ht
@RagiiHorre-bq6ht Ай бұрын
Hada rer America mia thy mayarid koley
@SharmaakeMohamedcabdi-jb8yp
@SharmaakeMohamedcabdi-jb8yp Ай бұрын
Walal hada america jogto icaawi wil dhalin yara ah ahy wll mcn❤
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 11 жыл бұрын
wow.. i never knew that Al-fanaan abdifatah yare and Queen ikraan could produce such an incredible and amazing melody..maasha,allah what a voice well done.plz give thumb up!!
@safarkaaakhiro9145
@safarkaaakhiro9145 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE 2018 ladawanaya 🤣🤣🤣🤣🤣
@muusevivo9461
@muusevivo9461 4 жыл бұрын
@@safarkaaakhiro9145 wa 2020 de
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 4 жыл бұрын
Abdi askariyo wlle somali baa thee maa afkaga quruxda badan fariinta ku qortid english maxaa ka falee Afsomali dahabi heystaaaye
@muhidiinahmed4644
@muhidiinahmed4644 3 жыл бұрын
@@safarkaaakhiro9145 uu
@gamiilaawil6719
@gamiilaawil6719 3 жыл бұрын
@@safarkaaakhiro9145 cb(dd
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Heeskani xusuuus ugu leedahay Wakhti hore ayaan dhegaysan jiray anigoo mawjado cashaq dhexdabalanaya iminkana wali anigoo single dhageysnayaa qofkii markaa aan wado socanay iminka waa xaas ilahay ha barakeeyo familleeda Heesaha dareenka gonida ah lehi way ka duwan yahiin kuwa kle Igula raaxasta cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉
@abdiazizbarkhad2028
@abdiazizbarkhad2028 8 ай бұрын
Mid kamida heesaha xusuusaha gaarka ah igu le ee aanan weligay ilaawayn❤🎉
@nuraabdi7448
@nuraabdi7448 7 ай бұрын
😢😢​@@abdiazizbarkhad2028
@suleqolaki801
@suleqolaki801 3 ай бұрын
Jcl kulaa mid ban ahyb😢😢
@MahrezAli934
@MahrezAli934 3 ай бұрын
Abayo maisku nafisnaa😢 ​@@suleqolaki801
@MahrezAli934
@MahrezAli934 3 ай бұрын
😢😢​@@suleqolaki801
@yosberami
@yosberami 12 жыл бұрын
This song made me to remember my very good Somali friends who I had great time with in Nairobi , Kenya esp Eastleigh. Much Love from Eritrea!!!
@zupeirx9179
@zupeirx9179 2 жыл бұрын
We became old 😓😔
@cabdiwalimaxamuud243
@cabdiwalimaxamuud243 2 жыл бұрын
@@zupeirx9179 ???
@mohamedabdiweli2957
@mohamedabdiweli2957 Жыл бұрын
Are u still alive yosef
@yosberami
@yosberami Жыл бұрын
@@mohamedabdiweli2957 Yes I am Mohamedo just 10 years older now😂
@husseinomer4736
@husseinomer4736 Жыл бұрын
@@yosberami and 8month lol😅
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
kkkk Filmka Caasi waqtigu sogalayo Hargeysa xitaa Shimbiruhu meydhaqaqi jirin 😂😂Edeb 30minite Bandow Dadban bey ahyd magaaladu kkkkk Miss you #Hargeysa
@hanadabdulle7899
@hanadabdulle7899 6 жыл бұрын
Dr_ Sihaam hhhhhhhhhhh yaaab
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 6 жыл бұрын
Wllo wllhi wd shgty
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
ma inti horncable tv maanka ka haysteen ayaad aheyd iga wrn muduhaaradki barigi la xidhey hctv kkkkk
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Xusuus
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Cajiib
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
2011waxuu ahaaa sanad quruxbadan allow noo hagaji malmaha Iyo waqtiga old is gold
@HMontana10
@HMontana10 Ай бұрын
Childhood memories 😢💖 ciyalka 2030 dawandoono heestaan xasuus beey naku leedahay waliba waxeey kusoo gali jirtay musalkii lo oran jiray caasi alaaa maxaan wayo soomarnay waxaan ku sugnaaa baledweyn film ka 30daqiiqo uu socdo xitaa shimbiro manuux sanjirin hada waxaan ku suganahay mayotte anigoo waliba reject ku haysta isoo duceeya inuu meshan rabi ika saaro waxaan dib ugu soolabanaaa anigoo hamikeyka ka rumeeey❤
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 22 күн бұрын
Waagas aniba baledweyne joogey xasuus wllhi😢❤ Wll meesha allha kaa saaro
@Munayo12
@Munayo12 6 сағат бұрын
Walal Ilaahay haka saaro
@mohamedmussa8034
@mohamedmussa8034 5 жыл бұрын
Dareen gooni ah ayay iileedahay heestani wlhi qofkii ay samayn ku leedahay like igula raaxayso 😊
@izmahanomer1793
@izmahanomer1793 4 жыл бұрын
Ds
@yuusufilko7340
@yuusufilko7340 Жыл бұрын
Kula mid an ahy wllhii☺️☺️☺️
@user-ir2ps6qo5l
@user-ir2ps6qo5l 6 ай бұрын
Ayy wan kula darema❤😢😊
@BilebulaleDiiriye
@BilebulaleDiiriye 4 ай бұрын
❤ Walsham warun apa😂
@apdirahmn
@apdirahmn Ай бұрын
Wlhi waxan xasuustaa wakhti 😢❤
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya kaalay anaa og lagama dhamaan kare like igu qabo taangis waa muniire ❤🤣👍
@engrzakariemohmoud5577
@engrzakariemohmoud5577 4 жыл бұрын
Asc walalayaal inta ilaa daawanaysa 2020 heestan is only song aanan kadaalin wlhi waxaaan aad uxasuustaaa maraan jeclaa ex love kaagii inaan uqorey anba waan muqlaysnoo waan kugu agmeeraaa😦😰😭😭😭 wakhtitagayoow salaama
@dr.shafiesalebanismail476
@dr.shafiesalebanismail476 4 жыл бұрын
Back to burco Heestan inan aan jeclaa oo u eekayd caasi maadaamoo filinku barigaa socday ayaan jeclaaday markaan arko meel baa i xanuuni jirtay aanan garanayn ' waji yaroo qurux badan bay lahayd isku xaafado ayaanu ahayn markasta aan is dhaho nio maanta u sheego oo is adkee markaan wajigeeda arkaan si noqon jiray ciyaalna waan ahaa barigaa ' xasuus wlhi . Inantii hadda meelay ku danbaysay ma garanayo anna yurubaan hadda joogaa waa adduunyo😭 Haday halkan iga arkayso wan ku dhunkanayaa inbti💌
@cabdallahareed
@cabdallahareed Жыл бұрын
Haa waxaa waliba waa calfa soomahan huno waxaa lagayaba inaad biri kamalin inaad isla kulantan 😢❤jecelka inaad qarsato ma ahaan waayo Haddad ushagan lahad w😢
@cabdallahareed
@cabdallahareed Жыл бұрын
Soori
@LADANfahiye
@LADANfahiye 11 ай бұрын
Xuus waayo wayo
@suparsocdal450
@suparsocdal450 5 жыл бұрын
inta dawaneysa 2019 like dee aan aragnee inta jacel wali heestaan
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
Aniga bishii 11 dawnyaa
@hannauk9620
@hannauk9620 5 жыл бұрын
Walhi xasuus haben tagay dib uma so noqdo casi iyo amir iyo wakhti xasus mudan alla ficnaye wakhtigasi ma so laba nayo wuxu ahaba 😥😥😥😥😥😥😥😥 inta ilaa midka ah ee dawa naysa.21.august.2019.like sar
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Xertii caasi iyo Amiir baad ahayd indr waayo waayo 😂 maxaan malcaamad u jaray
@h-ibnukuus1173
@h-ibnukuus1173 Ай бұрын
Bari samaad aan la ilaawi karin wllhi😢😢
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 Жыл бұрын
12--12--2022 Hada aragto 2023 io sanado badan alh cimrigaga ha gaarsiyo.💖
@ahmedmohamud5308
@ahmedmohamud5308 Жыл бұрын
9yrs down the line , Somali maxamad waligin guleysta🇰🇪🇸🇴🇧🇴
@abdirizakabukar9433
@abdirizakabukar9433 Жыл бұрын
Caasi and amiir theme song 😭😭 this brings back memories 😂
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
Kkkkkk caasi amiira mili 2011
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Kk
@SeydCumar-hh6yb
@SeydCumar-hh6yb Жыл бұрын
@@ogaalmedia581 😭xasuus
@affowlejo2659
@affowlejo2659 3 жыл бұрын
Xiligaan celasha biyaha ayaan qax ku joogay, adigana haddad qaxday like sar
@cabdallagooriyow8147
@cabdallagooriyow8147 8 ай бұрын
Macyga waa Qeys Jooga Muqdisho Heestaan waxaan Dhageysanayaa Galab Sabti ah 5:36pm Anigoo Buufis aad u daran i haaya Talo meel aan ka bilaabna la. Waxaan rajynaa Inan Dib ugu Soo laabto sando kadib insha allh Commneti.gaan Anigo riyooyinkeyga ii rumoween ii so duceya walalaheyga adinkana qof wlbo riyo leh alle ha u rumeeyo riyadiisa 😢🙏
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 6 ай бұрын
MazuuL ana cwan Hargeisa ku dhagayzanya ano waqtiga izku dhafinya alle hayno rumeyo hadfyadene
@SamiraIsmail-bp1kg
@SamiraIsmail-bp1kg 29 күн бұрын
Inshaaaalh wllo sida jeceshy waheli now 2024 lasimarayaaa alxmdullih
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 6 ай бұрын
28/January/2024 Saq badh ku dhagysanaya Hargeisa Wxbadan oon ka fikaraya alle hai rumeeye
@youngbossaceee2546
@youngbossaceee2546 6 ай бұрын
qarcoow aamin ilhay ha inoo rumeeyo 😅😅
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
wlh nolosha marba waa ceyn marna waxaa Ku soo maraayo waqti qurxoon marna xili murug ah Baa Ku soo Mareysaa Waqti bey aheyd 2010/11 aan Jeclaa heesahan Baa Xasuus ahaan isa dhageystaa now..2020 march 👏👏 Life goes.....on 🏖🌎
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 5 жыл бұрын
Ka duwan, Ka qaalisan, Ka Qiimobadan heesaha kale. Ma ihi mid dhagaysta heestan markaste sannadki inaan 6 ila 7 jeer oon meel gaar ah ku dhagaysanyo jawi kalena ku jiro uun baan daarta/siirata/dhagaysta. I enjoy every beat of it every lyric of it. Ilhey dambigeeda hayga dhaafo. Fanaanintii qaadayna haka dhaafo This is my favourite song in all the time Markii ugu horeysay waxaan ku maqlay horncable tv musalsalki Asi. Much love:)
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Hees qaali ahi xasuustii caruurnimo, maxaan malcaamad u jaray musalsalkaa 😂
@mohammedabdiwalimohammed988
@mohammedabdiwalimohammed988 Жыл бұрын
Haa wlhi iskumid nahay horncable aykasoogali jirty markaas 10jir ahaa😰
@nimcoabdi5938
@nimcoabdi5938 Жыл бұрын
Amiin , xasuus waye asi iyo amiir
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 2 ай бұрын
Legend gulleysso ilaahay hano dambi dhaafi dhamaanteen ❤
@user-xo1cc5zo6o
@user-xo1cc5zo6o Ай бұрын
😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅ggy😅gy😅😅😅g😅😅g😅😅😅g😅uy😅y😅😅t😅g😅😅😅😅😅t😅😅​
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 4 жыл бұрын
Last year 2019 haben arbaca waan qiireysnahee like igu tager
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Xasuus, heestan waxaa kubartay Musasalki Caasi & Amiir ee Turki jilaayen. Xasuusteeda hadda dib uceliyo Musasalkaan waxaa la daawaday qaxi marki dib loogu soo laabtay Xamar sanadki 2012 haddi aana qaldaneen. Maanta oo 18/06/2021tahay, waxaa kunoolahay ama jooga wadanki Filimkaan ama Musasalkaan lagu jilay. Addunyo waa harka labadeeda galin marki ladhahaayo been ma'ahan wlh😊. Waqtigii tagow Salaama.
@Anush1__4
@Anush1__4 Жыл бұрын
ayyyyy
@anisasaciid8536
@anisasaciid8536 Жыл бұрын
@@Anush1__4 sami 😥
@Anush1__4
@Anush1__4 Жыл бұрын
@@anisasaciid8536 mcny Anisa siciid malagu dhaha
@fardusadan3168
@fardusadan3168 Жыл бұрын
Anigaa kula mid wll wadankii somalia ayan ku daawaday filimkan ku barty manta wxn jooga wadanka lagu dhigy filimka ilahyow meel khyr qbty 2023/4
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
Haa wlhi galabtii soo gali jirtay marka dugsiga ka imaano aniga hooyo caruurta dhamman wada daawan jirnay cajiib xasuus wlhi cawana kaligey qurbaha joog hooyo walaalo wadankii xamar cadey jogaan
@canababdi823
@canababdi823 7 жыл бұрын
Allaa cawadey kaa daraan tahaay filmkii caasi iyo ex jacelkeygii baan so xasuustaay Allaa xasuustu xuma waqtigu soma labto walahaay filimki caasi dhamaa jaceylkeygina dhamaa jaceyl cusub sanado cusub waqti cusub marmarka qaar ood xasuusato wayahaga maa oyda baa i qabata waxaan sii garaa ugu duceynaya abdifataax yare Wan ku xiisnaay nolol sanagsan iyo cafimaad ku nolow jacrylkeygi hore aan cawada xasuustayna cimri iyo cafimaad ban alle uga rajeynaya wayo wayo xxxxx
@wiilwaal3543
@wiilwaal3543 7 жыл бұрын
Kula mid ayan ahay, waxkasta waan siisan lahaa si aan hal maalin qura ugu laabto beriaas
@abdijibaarmaxamuudaxmed8274
@abdijibaarmaxamuudaxmed8274 6 жыл бұрын
WaNka HelaY Heezta 😜 WaY iQancizaY RuNtiiH😘
@MdhereDeeq
@MdhereDeeq 5 жыл бұрын
Canab Abdi
@fahadcabdi9748
@fahadcabdi9748 4 жыл бұрын
AMA aniga ahay jecel kagi hore canab?
@sabriinabinturuqiy6308
@sabriinabinturuqiy6308 8 жыл бұрын
xasuus tlhi heestaan aniga iyo caasi maxaa nakala haysan jiray wlhi flim kaas dartiis xataa waan u Jabay heestaan kama dhargo wlhi cabdi and ikaraan ii noolada💋💋💋💋✊
@yasinjama2782
@yasinjama2782 8 жыл бұрын
+sabriina Bintu ruqiy way u qalantaa wallee Halla Caasi lol
@sabriinabinturuqiy6308
@sabriinabinturuqiy6308 8 жыл бұрын
+Yasin Jama kkkkkkk caasi waxay igu noqotay xasuus wlhi yaab lee
@ibroahmed3801
@ibroahmed3801 8 жыл бұрын
sidokale
@bilanjungkook2867
@bilanjungkook2867 8 жыл бұрын
xasuus 😭❤
@samatarismail1718
@samatarismail1718 8 жыл бұрын
hhhhhhh maca wad ujabtay oo habenka ma meel macan bu ku dhamaday inbti
@zafwandeik4811
@zafwandeik4811 6 ай бұрын
Qalbiyada dadka kala tagay aad ba an uga naxaa jaceylada guuldarstay waa dal burburay oo kale heestan ciyaalnimadii nin naga waynaa Baan ka dhagaysan jiray moobilkiisa.oo qadaafi aha walose aanu noo ogalayn heesaha😢 😢😢 hadana waan ka xadi jiray si aan udhagasyto 2024,1, 22, maalin isniin ah waxaan rajayn doona in aan qoraalka dib ukharin doono anoo nabada I.n 😢😢😢
@mustafembc
@mustafembc 4 жыл бұрын
Heeskan sxbtydi igu horysay ban ku xsuusta😂😂😂 wakhti horay ahyd runtii 2020 cidi aragtay like igu qabo
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 Жыл бұрын
Heeska waxan wada qaadi doonna i.a haben kamid ah habeenada nolasheena Aniga iyo gabadha aan aduunka ugu jecelhy JUUUUUUUUUU❤❤
@rahmamohamoud7984
@rahmamohamoud7984 Жыл бұрын
Hees aad umacaan
@rahmamohamoud7984
@rahmamohamoud7984 Жыл бұрын
Waa hees aan wada dhamays tiri karayo
@ridwaanteeriyo2153
@ridwaanteeriyo2153 Жыл бұрын
Ma hayo mana jirto heestan hees igaga macaan oo igaga murti fiican , runtii laxanka , codka , muusiga ereyada iyo guud ahaan qaabka loo habeeyayba . Qof kasta oo dhagaysata waa mid dareen ku abuuraysay mid xasuuso hore ah hadday jacayl tahay iyo waayo tagay oo la tabayaba , intii aan dhagaysanayay dhamaan waxaan dhex mushaaxay dareemo badan oo naftayda ka imanaya iyo dareemada kala jaadka ah ee dadka kale ka soo burqanaya . Ex-jacayl midhan baa ka buuxa ruux walba haddii ay bogsatay , ruuxdii kale badhaadhe haw rajeeyo 😎😍❤💯
@user-cb7he8jb5e
@user-cb7he8jb5e 6 ай бұрын
Haha wllhy❤
@bashirfahiye
@bashirfahiye 12 жыл бұрын
Hambalyo dhalinyarada codka macaan: Ikraan iyo Abdifitaah. aad ayaad u mahadsantihiin. Waa musik macaan. waa cod fasiix ah.
@NAASH2022
@NAASH2022 Жыл бұрын
HELLO 👋
@ajhimself7431
@ajhimself7431 6 жыл бұрын
Yaa dawanya 2018 hadu elleh ku idmayo like saar 🔥🐘
@fartuunnuur3208
@fartuunnuur3208 6 жыл бұрын
Dabacaser Jr Aniga ayaa daawanaayo 2018
@istahilhussein1570
@istahilhussein1570 6 жыл бұрын
Dabacaser Jr me
@Mohamud833
@Mohamud833 5 жыл бұрын
Anigana waan daawanaya sxb
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 9 жыл бұрын
abdifataax yare I love this song muhashada dareenkiyo caashaqu mutaystaa mowjadii kalgacalkana aan soo noqote macan ma ila haysaa
@Susu-gy9sc
@Susu-gy9sc 7 жыл бұрын
xasuus wlhi iyo filimkii casi&amiir wayo wacan. iga dheh
@chyna132
@chyna132 7 жыл бұрын
asmaa guuled anigabo markigi kowad flimkas ayan kamaqlay.
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 2 ай бұрын
Xasuus 2011 dugsi sare ahaa musalsalki caaasi heskan kuso gali jirty alla waqti muxu ordaya ilhow cimri dheer iyo cafimd nasi waqti xasuus mudan weye runti❤
@asadkimmich6234
@asadkimmich6234 3 жыл бұрын
2021 yaa ila fiirsanaayo filimkii caasi iyo amiir ayaan kusoo xasuustay😥 sooma moodid waqtigaan aan kujirno inuu ka wacnaa waqtigii hore😭
@Lilzrr
@Lilzrr 3 ай бұрын
Sxp waxan uxiisnay waqtiyadii hore wlhi😢
@israbintucabdullah9369
@israbintucabdullah9369 Жыл бұрын
Heestaan xasuus yarantaydii igu ledhaahy cajaalaad baan kaa dhageysan jirnay lkn magarnin laxanka iyo dareenkeda goonida uledhahy Heestaan aadka u macan hadaad igaa so boqotiid 6/3/2023 like 👍 ilaa dafiin
@ikramismo14
@ikramismo14 3 жыл бұрын
Never seen never had weeye🥰😁✅✅inta 2021 daawanysa 9 year's after heestn is mujiya 😍😍😁
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 2 жыл бұрын
✌✌✌✌
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
31/10/2022
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Жыл бұрын
Labo sano kadib fiirsanoya hello 👋 manooshahy
@abdullrisak9890
@abdullrisak9890 7 жыл бұрын
yaa daawanayo heestan 2017?
@foosisiciiid4880
@foosisiciiid4880 7 жыл бұрын
aniga
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Abdull Risak anigaa 💯✔
@cariraxmaandiini8616
@cariraxmaandiini8616 7 жыл бұрын
aniga
@nurdiinasalsomali9762
@nurdiinasalsomali9762 7 жыл бұрын
yaa kala dee inaga
@aminoosman543
@aminoosman543 7 жыл бұрын
Abdull Risak aniga
@aabdi19
@aabdi19 11 жыл бұрын
waa heestii Qarniga cajiib marnaba kama dhergo heestani; waxaaban ogaaday bilowga la sheeg-sheegayo in ereyadda iyo Laxankaba uu hal-abuuray aqoonyahanka weyn ee Jamaal Cali Xuseen Ilaahay ha daayee, codka Abdifatah iyo Ikraan si wanaagsan bay ugu fadhidaa. Maansha Allah,
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
It is a precious memory of 2012 alle maxan waayo soo joggay habeentay sooma laabto
@villasomalia3991
@villasomalia3991 7 жыл бұрын
hbnkii igu horeye heestan iyo filmki Caasi amiir wxaa ibarty walshy iga yar baaa love ku aheed filmkaas heestana waay xifdisaneeed Caaasi iyo amiir naagaha aad baay u jecleyeen heer lagu kala tagao baay gareeen
@SharmaakeMohamedcabdi-jb8yp
@SharmaakeMohamedcabdi-jb8yp Ай бұрын
Stil best song greates al time song " 2024 dawanaya " waxana kadawanaya somalia best song hda iga dambesoh like dhac igu siii🎉❤❤❤
@sidiqmohamoud-zj8tz
@sidiqmohamoud-zj8tz 8 ай бұрын
Waxay heestani toos ii horkeentay xasuustii qaaliga ahayd ee musasalkii CAASI iyo AMIIR, super hit ayuu ahaa ilaahay balankii. Wakhti wacana waanu ku enjoy garaynay. God bless you Abdifatah Ahmed tacabir iyo inanata aan abtiga u ahay ee ikran caraale.
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 22 күн бұрын
Haa wllhi waqti wacan bu ahaaa😊
@muxsincade3371
@muxsincade3371 4 жыл бұрын
2020 inta daawaneeso like halaigu casuumo
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 3 жыл бұрын
Recalled childhood days. Caawa oo ay tahay, 22:00PM Sunday, 15 August 2021 baan dhagaysanayaa.🥰❤🙏
@CabdiQanih-110
@CabdiQanih-110 Ай бұрын
Hestan anoo KZfaq ka iska dhex maraya ayay iga soo horbaxdey Heestan waxan ku xasuusta 2012 kii ayaan kuudwana jirey film kii caasi iyo amiir wakhtigaas waan yaraa lkn xasuutu taudu ismay badalin wakhti qurux badan ayuu ahaaa Caawa oo ay taahy habeenkii labaad ee ciida waxaaj dhagasaynaya anoo jooga qaarada Europe gaar ahaan wadanka uk Heestan waxaan ku gaadheysnaya jawi dagan Heestan midhaheeda macaan ayaan dhuxaaya Anoo faraxsan ayaan dawanaya kaligay Umada somaliyeed oo dhan waxaan leeyahay faraxad ku ciida Meel walba oo aad joogtan Faraxad iyo badhaadhe aayan idin rajayanaya Somali hanoolato ❤ Like isaad hadaad iga damveyso si aan usoo xasuutu mar dambe oo usoo booqdo 🎉
@safarkaaakhiro9145
@safarkaaakhiro9145 6 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2018 😂😂😂🤣hestan markey caasi iyo amir kuso gali jirtay anigana mid amir iyo casi cml isku ahayn xasuus time ikraan iyo abdifataax codkina alle ha idin desto 💋💋
@khalidfantastic
@khalidfantastic 5 ай бұрын
Ma nooshahay
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Wow😭 xasuus wlh 2011 iyo qaxii Ceelasha now... 6-december 2019 life goes..on ✌️
@khudawanorkhan2972
@khudawanorkhan2972 3 жыл бұрын
Heestaan gabar aan jeclaay gurigeeda markan tago aan caasi ladaawan jiray ani movie umaimaan ayadalee saan uarko saan 6 sano ujeclaay weligey neh madhihin waan kujeclahay ee wax ilaqabo anoo isbuuckale xaafad kumaqan aaba laidhahy waa tahriibtay qoftaad jecleed yurub ey gashay shid ilaa hada markan sooxasuusto wxan rafaad dartiis gabadhaas umaray jcyl dhan waan iska nacaa
@hamdaabdi6559
@hamdaabdi6559 2 жыл бұрын
Soo sorry
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 22 күн бұрын
Walaal raadi gabdha😢❤
@musaddad1196
@musaddad1196 11 ай бұрын
Heestan waxan ku dhagaystay somaliland Addis ababa iyo Dubai she make me happy ❤❤❤
@Kanadiidofficial
@Kanadiidofficial Ай бұрын
2024my favorite song
@asmamohamed3535
@asmamohamed3535 8 жыл бұрын
xasuus qaliya Caasi&amir😢😢
@Amalindhodeeq
@Amalindhodeeq 8 жыл бұрын
Haha meesheda dhigtay wlee aisi iyo amir
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 6 жыл бұрын
😢
@najuuahmed2428
@najuuahmed2428 4 жыл бұрын
This song never gets old wallahi ❤️✅👏
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Wooooow second Tubeec🎉 Mohamed Suleman, Alle haw naxariisto
@nololwcn2658
@nololwcn2658 7 жыл бұрын
Caasi flim uxiisay wlhi geeda xataa xadrayn jiray alaaah ma hees iyo ayy ahyd cabdifataax yare iyo ikran carale waad iskusoobaxaysaan voice ilaa ereyo mcaan🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@Maxamedugaasnishow
@Maxamedugaasnishow Ай бұрын
Who’s listening june 2024😢
@odayfarah8598
@odayfarah8598 Жыл бұрын
Milicaada joogiyo mudaney La'aanta maba Aan adkaysteen Subxanaka yaa cadiim
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h Жыл бұрын
Musalsalkiii turkiga ahaa caasi iyo amiir❤ yaa ku daawaday Wakhtiyo hore tvyada yaraayen
@bilanjungkook2867
@bilanjungkook2867 7 жыл бұрын
Omg ya xiligas dib igu celiya Asi & Aamir 😭
@luckystyles8178
@luckystyles8178 7 жыл бұрын
😭😭😭
@hajiabdifarah8608
@hajiabdifarah8608 7 жыл бұрын
Lucky Styles v n ba
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
bilan jungkook lol
@zacadizmail2789
@zacadizmail2789 6 жыл бұрын
Bilan junkgkook 😂😂😂
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 6 жыл бұрын
Zxb keligaa ma ahan dhmntn
@sadaqabdisheq4695
@sadaqabdisheq4695 8 жыл бұрын
Plz xumanta iska aadayo oo alle USO laaabto wxn waa adunyo
@zeinabmohamud3920
@zeinabmohamud3920 4 жыл бұрын
Thanks walal
@Bux366
@Bux366 8 жыл бұрын
Waxan-naa hees ah dee...wax waliba hayska heesaane ...best song and best lyrics...
@missabdi2194
@missabdi2194 Ай бұрын
Favourite song of all time❤
@hamzaabdullah282
@hamzaabdullah282 6 ай бұрын
Laba xusuusod bey igu ledayha heestani filimki abid ugu wanagsan ee CAASI iyo inantan is jeclayn hibo Ilaa berigaa waan dhagaysta 2011 ilaa hada ❤❤❤
@yuusufcusmaan385
@yuusufcusmaan385 Жыл бұрын
Dadka iman dona halkan 2023 wan salamay😢❤🎉
@suugaanimusic3569
@suugaanimusic3569 Жыл бұрын
WAN KA QAADNEY BRO
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 4 жыл бұрын
Heestan xusus hore bay igu soo celisay waxan ad u dhegaysan jiray 2011 waqti tegay ma soo laabto asaxbatii iyo degankaan ku dhegaysan jiray waan kategay widhwidh
@cabdiraxmaanmohamed8877
@cabdiraxmaanmohamed8877 2 ай бұрын
2012 filmkii Caasi iyo Amiir, magaaladii Hargeisa, xaafaddii Hargeisa gurigii reer Xaaji Cabdi-waraabe. Qof reer Xaaji Cabdiwaraabe ah, ama dadkii aannu berigaas jaar isu dhaw ahayn sida Ilma Shiine, Asma, Maxamed iyo Khaliil waan wada salaamayaa.
@duceysanemohammed3401
@duceysanemohammed3401 4 жыл бұрын
Hadii aadawatay 2020 xili habeen ah like iisaar
@rihamsaad5620
@rihamsaad5620 7 жыл бұрын
aax runti hestan daren garaa ayay igu aburtaa so it's my best song
@danialsediq4347
@danialsediq4347 9 жыл бұрын
very sweat song. i like it. God bless Abdifattah yare
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 5 ай бұрын
❤3/3/2024 Jacaylkii mug weyn baa macne kuu sameeyeee🎉🎉
@run-raacmedia3755
@run-raacmedia3755 5 жыл бұрын
Heestii Heesaha Weli Kama Daalo Like Saara Qofkii Ugu Horeeyey Ee Daawaday 2019
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 5 жыл бұрын
Ala somaliyaaa xasid sana bal arko 1.1m views aya saran subscribekana 9.somthing war subscribe siyo
@fanahmmu7608
@fanahmmu7608 12 жыл бұрын
qofka lama xaqiree heestaan aad bay u macaan tahay, si wanaagsan ayaana looga shaqeeyay waana heesta kaliya ee aan ku xaqiijiyay in Ikraan Caraale ay cod leedahay, awal shaki ayaa iiga jiri jiray.
@husseinozil3614
@husseinozil3614 Жыл бұрын
Hada waadka shaki baxday ayan filaya❣️🙏
@Maazin_Moh
@Maazin_Moh Жыл бұрын
11 years ago 😢
@ayanahmed4496
@ayanahmed4496 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya 3/3/2023 habeen sabti soo glyso heestan filim amiir iyo caasi la odhan jiray ku bartay xasuus 😢 noloshu macaanaydii ala yaa igu soo celsha hal tv ayaa dadkoo dhan kuyuu u gli jireen 😊
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 22 күн бұрын
Waaayo wacan buu ahaa dariska dhan wa isku imaan jireen Hal TV 😢❤❤
@WardaMaxamed-sm9ii
@WardaMaxamed-sm9ii 3 ай бұрын
Heestan anigo yar ayaa maqli jiray waxaana ku xasuustaa hooyaday iyo abahay oo iga geeriyooday 2015 ilaa 2016
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 4 жыл бұрын
Caasi and amiir xasuus Wlaahi I was young and, I will be remember 24/7/2020 habeen jimco ah qofkii iga dambeeyo like haa ii saaro please❤🙏
@abdirahmanahmadmohammed3277
@abdirahmanahmadmohammed3277 6 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyey ee dawada 2018 like Qabta Somliweynay
@user-oh5lg2xs6w
@user-oh5lg2xs6w Ай бұрын
Dadka qiyaanada soo doontay like sara😂
@SAFWAAN_08
@SAFWAAN_08 5 ай бұрын
2000 wixi ka dambeeyey 2 fanan ee la dhihi karo waaa ehlu fan ikkraaan caraale io legend abdivatah tacabir ❤
@xadaari129
@xadaari129 5 ай бұрын
lafoole na kudar waa cajaaib isgune ❤😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
who's watching this still.2017💘🙌
@djsaaqinho8885
@djsaaqinho8885 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare am watching ❤😍😍😍
@mohamejama
@mohamejama 6 жыл бұрын
Oo wll maxaad adi u daawanaysay
@ilyasyare3479
@ilyasyare3479 7 жыл бұрын
xasuus mcn misana murugo ii leh, musalsalkaan daawashadiisa waxa uu ii ahaa jaanis kaliya aan kula kulmi jiray jacaylkeygii maadama familka dhan indhaha ay kuwada taagan indhaha musalsalka space macaan oo 24 saac maalinkii dhan iiga mac aa iiga soo bixi jiray. sorry lkn hada waa la iga guursaday
@mohamedjecelow504
@mohamedjecelow504 7 жыл бұрын
Ilyaazi cadde sorry sxb
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 5 жыл бұрын
Ilyaazi cadde sorry aboowe caku calaf Ka awood badan jeceel Kaas ayaa kuceyaaray jeceelka dhan waan xasuusta lkn aniga markaas ayaa sohanaqadey
@abdirahmanindhayare2615
@abdirahmanindhayare2615 4 жыл бұрын
Sorry bowe
@yaskayaska8793
@yaskayaska8793 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@mohamedalfa2044
@mohamedalfa2044 4 жыл бұрын
Sorry sxiib
@hunaayoofficial3612
@hunaayoofficial3612 3 жыл бұрын
inta 2021 dawaneyso ha ismuujiyaano liketa thanks
@musaddad1196
@musaddad1196 11 ай бұрын
After 12 year cawa ayan dhagaysanaya heestan ❤❤❤❤❤❤❤
@fatimakhadar1433
@fatimakhadar1433 Жыл бұрын
Mawjada kalgaclkana aan usomuquurte Ikraan mailahaysaa mcn mailahaysaa 2023 Old is gold ✨ 👌
@sahra_muhammad
@sahra_muhammad Жыл бұрын
I still love this song 2023🫂🖤
@ummumanha4678
@ummumanha4678 Жыл бұрын
Same wallhy
@Najmuuabudi
@Najmuuabudi Жыл бұрын
Hees io badh weye runtii❤
@abdirhmnmohmed
@abdirhmnmohmed Жыл бұрын
same as you pro
@farhanabdi8286
@farhanabdi8286 Жыл бұрын
😆
@mr.garras
@mr.garras 4 жыл бұрын
ya daawanya october 2019 like sar wa hees qiro leh
@sihamabdi7153
@sihamabdi7153 7 ай бұрын
2023/12/31 habeen axada Best songs ❤❤😊
@abdikadirhire3465
@abdikadirhire3465 2 жыл бұрын
This song is a master piece. Every time I hear it I remember my friend Jamal Ali Hussein. The composer.
@djamadualhiayoub8512
@djamadualhiayoub8512 5 ай бұрын
Is me jamal iwrn 😂
@marwanomar
@marwanomar 7 жыл бұрын
Respect from Ethiopia
@shaka_music570
@shaka_music570 11 ай бұрын
Abwaan, aqoon yahan ,siyaasi JAMAL ALI HUSSEIN Waa cabqari xaga erayada laxanka ku horeeya Allah ha guuleyo mar walba Abdi fatax tacabir iyo ikraan araale sido kale waa fanaanin uu codkoodu yahay mid ka duwan inta ku luuqaysa naaxiyada heesaha somaliyed
@abdiazizali3509
@abdiazizali3509 11 ай бұрын
Mashalah cod talante leh runti faniin qaliya apdifatax iyo ikraan waxa xasuun mudan isna abwaanka da.da yare jaamal cali xusen ❤❤❤ musitionka qaliga xaqed mariyay luuqada amba laxanka
@KINGSIDAANI
@KINGSIDAANI 5 жыл бұрын
YAA DAWANAYA 2019 \AUGUST
@yasinjama2782
@yasinjama2782 8 жыл бұрын
Best for Song for Best Musalsal ... RESPECT
@farxiyaxasan811
@farxiyaxasan811 8 ай бұрын
6,12,2023 Hees Xasuus Le Caasi io Amiiir😢
@zuzunor834
@zuzunor834 4 жыл бұрын
Heestan cadi mahan waxaan ku xasuusta filimki casi iyo amiir qofku dhageysana 2020 sideyda like ta waxagaga
@mustaffarax3481
@mustaffarax3481 3 жыл бұрын
Xasus 2012 filmki casi from garissa county ❤️❤️❤️❤️
@khaanizback9313
@khaanizback9313 5 жыл бұрын
october/2018 inta igadanbeyso like ishcala hees
@mumtaazabdi9508
@mumtaazabdi9508 10 жыл бұрын
Omg this song is amazing walhii keep it up special ly ma booo abdifaxa ♥♥
@wllxaabsade2013
@wllxaabsade2013 9 ай бұрын
This song never gets old🎉❤ 24/10/2023 10:05
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
abdifatah yare best song 2011
6:08
Maxamed Amiin
Рет қаралды 2,4 МЛН
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,6 МЛН
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 10 МЛН
Abdifatah Yare Aan Aduunka Joogee Xusuustii Cumar Dhuule)
6:28
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 756 М.
Abdi holland iyo Ikraan araale (Love Love Love)
5:02
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 358 М.
ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012
5:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН