Maalinkii Dal Muslim ah Soonka laga mamnuucay ! Tuunis

  Рет қаралды 74,666

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 413
@axmad_dahir3944
@axmad_dahir3944 2 жыл бұрын
ilaahay muslimiinta ha u gargaaro meel walbow joogaan gaaladana Allah hajebiyo
@aslimmohamed9049
@aslimmohamed9049 2 жыл бұрын
Gaalada allah hanuuniyo
@abdikerim1271
@abdikerim1271 2 жыл бұрын
Videoyowgan waxbaan ka faa’idey. Cumar inaad umadaada wacyi geliso haka daalin. Waad ku mahadsan tahay macluumaadka aad nala wadaagaysid. 🙏🏾
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
intii aan caqliyeystay caalamka islamka waxaan ka maqlayo waa uun wax calool xumo iyo muraara dilaac igu reeba ya allah islama midee
@MahirSodal
@MahirSodal 2 жыл бұрын
Waligeey uma dabaal degin xorriyad. Anigoo xor ah baan dhashay, waligeyna adoon ma noqon awoowayaasheyna adoomo ma noqon kaliya waalaga awood batay, Carruurteydana waxaan bari carruurta maanta waxa labaro wax ka duwan inshalllah❤ Mahadsanid walal CUMAR🙏
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 2 жыл бұрын
Uamada soomaaliyeed ee aan wali nasiibka uhelin ka waran gumaysigii saamiga loosiiyay wili ka xoroobin kawaran kuwaas ??? Sow inaan dhahno anaguba waan kaxorow nay oo waad xoroobi doontaan maaha, mise calooshii la ciyaar baad noqon?
@MahirSodal
@MahirSodal 2 жыл бұрын
Waanu dedaalnay inaan dadka kusoo duuley io kuwa khaladka ku maamulaya inaan ka dulqaadno, balse anagaa ayaanba hadda tabar badan heeynin, iyaguna wax dhaqdhaqaaq ah ma sameeyn waxaadba mooda iney qanacsan yihiin, Marbaan awood yeelan doona oo soo ceshan doonna, balse hadda waa xor ee kaliga dadkale ayeey hoostagaan oo inaga awood badan... Awoodu ceeb maaha balse waa ceeb waa ley gumeesta oo adoon baan ahay...
@MahirSodal
@MahirSodal 2 жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv Dadka madow ee ku nool USA Dhamaantood aabayaashood adoon ahaan baa loo gatay oo lageeyey halkaa, maantana ma maqleeysid waanala gumeeystey io ereyadaas raqiista ah, wixii la soo wadey ilaa io intaa kaliya waxaa loodanlahaa in lagaa dhaadhacsiiyo inaad maalin adoon soo aheyd, sidii baana dhacdey, Maskaxdaadana wasaq baa ka buuxde ka dhaq
@kimjongun8146
@kimjongun8146 2 жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv oo hada adoon baan ahey maad laheyd luqada somaliga iska dhig waxa damiirka ka.dhinta tahe somali waligood lama gumeysan talyanina wey al dagalantey malinti u horeysey u talyaani dakada muqdisho kaso dagey dagalki u horeyey wuxu dhacey asigo jogey kaliya 43sacadood deegaanka lafoole bu ka dhacey talyani oo muqdisho jogey 48sacadod ba 50nin laga dilay somali waligeed adoon ma noqon hadaad adiga adoon tahey anaga ma nihin adoon ee luqadayada iyo magaca ay somali la baxdo iska dhigtid cawaan noqotid kadibna lagu adoonsado somali ka dhaxbax hadaad adoon tahey
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 2 жыл бұрын
wadamadii la oranjiray calankooda qoraxdu kama dhacdo maanta iyagaa naga liita , taariikhda dib uraac, xusida maalintii aan tuurnay heeyada gumaysiga inaan xusno waxay niyad dhis utahay dadka iyo dhulka soomaaliyeed ee gumaysiga ku hoosjira inay xoroobi doonaan, anaguna 1960 aan xorownay soomaalina dib umidoobi doonto taasweeyeh ujeedku, ee fahan. Mideeda kale xili aynu faano ma joogno ee xlli halgan baan joognaa iyo waxqabsasho, wixii inaga burburay.
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
SAY AFTER EVERY SALAD 33 SUBHAANALAH 33 ALHAMDULILAH 33 ALLAHU AKBAR
@hindamaxamuud8426
@hindamaxamuud8426 2 жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv markaad sidaa leedahay ayaa tahay
@bilaney2692
@bilaney2692 2 жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv subxanallah
@mohamedabdirahmansheelare7219
@mohamedabdirahmansheelare7219 2 жыл бұрын
Wlhi waligey kuma fikirin iney xuriyada tahay ceeb lkn maanta wlhi waxaan u arkaa ceeb wlhi inta aan dhageesanayey waxbaa iga baxay cashar muhiim waad mahadsan tahay wllkey✅🙏
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
Sxpkey anigu waxan ka mid ahaa dadka aan jecleyn in xorriyad loo dabaal dago waayoo waa wax aan haboneyn hadii la iska deyn lahaa xilli hore (1960-1962) wlh manta ciyaalka meysan u maleeyeen in hore loosoo gumeystay hadii loo sheegana wax qiyaali ah oo aan waxba ka jirin (sheeko xariiro) ayeey kasoo qaadi lahaayeen.
@maxamed6497
@maxamed6497 2 жыл бұрын
600k Inshaa Allah iida aan garsiino team Ogaansho❤️❤️🎊🎉🎉
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
aan share garayno si u gaarno before eid 600 please
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 2 жыл бұрын
Haaaaa sax omar iinshar allaha xafido wan ku xiran nahay inta caqliga usaaxbka ah
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 2 жыл бұрын
‏مَن قال حين يُصبح: اللهم ما أصبح بي من نعمةٍ فمنك وحدك، لا شريكَ لك، فلك الحمد، ولك الشُّكر؛ فقد أدَّى شُكره يومه، ومَن قال مثل ذلك حين يُمسي فقد أدَّى شُكر ليلته.
@user-oi6wl6rl1r
@user-oi6wl6rl1r 2 жыл бұрын
Asc
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
Omar inshar pro kafu legend 🙌 and fast one all hamdulilah ❣ ku sali nabigen peace be up on him
@ZAKARIE44
@ZAKARIE44 2 жыл бұрын
Come room🥵😄
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
@@ZAKARIE44 he yawaye pro pupg miya ok waa diyar pro kafu
@user-xm7pm5ik6w
@user-xm7pm5ik6w 2 жыл бұрын
Hhh carabi eng somali intaba iskugu dartay zxb
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
@@user-xm7pm5ik6w kafu pro legend 🙌 😎
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💗❤️❤️💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 7 ай бұрын
Cumar inshaar taariiqda bug madoow iyo bug nadiif ah waajiraan❤ in kastoo sidaas eeytahay waan kahunahay buunbuuninta gumaadka❤
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 жыл бұрын
xaqiiq caqli allaha ku barakeeyo iyo carabkan ad ku iftiminayso sida dhabta ah een U qaldanahay
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Anagoo Xora ayan dhalanayn waxaan rajaynayaa in XFS joojin doonta u dabaaldaga maalinta xoriyada🇸🇴💎
@maxamedgeedi924
@maxamedgeedi924 2 жыл бұрын
Dad yar ayuun baa fahmaya qodobada aad ka hadashy😇جزاك الله خير
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا
@NJawte
@NJawte 2 жыл бұрын
Ninkaan Cumar ah waa addoon Eebbe garasho wanaagsan siiyay oo si madax-bannaan u fikira. Barakow walaal. 💖❤ Hadalkiisa ah gumaysigii in uusan tegin waxaa caddayn u ah gabay 1960 la tiriyay oo ahaa: Good iyo abees bays beddelay garanna maysaane Gaxandhooyin baa aasan iyo mici gabaarray e Goraygii ilmihi buu ka tagay guuliska ahaaye Karl kaama guurine halkuu guud madowyahaye.
@xaakimmohamud7311
@xaakimmohamud7311 2 жыл бұрын
Ilaahey haku xifdiyo aduun iyo aaqiro wallkeyga cumar inshaarow🤲
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Runtaa wiilkan yar cumar yare mahadsanid run ahaan arinkan waxa aan jeclahay in aan u ololeeyno jiijinta gumuysigii ubadka aan dhalay kuma iraahdo waa maalintii aan xorwnay ee waxa aan dhahaa waa malintii shisheeye laga raafay wadankeena
@dhqanbilejanagale5089
@dhqanbilejanagale5089 2 жыл бұрын
alaylahee meel dhaw baad nagatustay جزاك الله خيراً
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay maanfur kaaga 👍👍
@dacwadaislaamka.8531
@dacwadaislaamka.8531 2 жыл бұрын
barakalah aqi ilaahey haku barakeeyo Iiso duceeya bal
@sahraabdirashid7015
@sahraabdirashid7015 2 жыл бұрын
Qisadaan anoo yar baa laiga shekeyey lkn dalka uu ahaa ma xasuusan Mahadsanid macalin cumar❤❤
@khuzaam7766
@khuzaam7766 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@amiiraabdi4546
@amiiraabdi4546 2 жыл бұрын
Wlhi waa runtaah wllo ialhay xaqa hanawaafajiyo 🤲
@ahmednasir5329
@ahmednasir5329 2 жыл бұрын
Waxan kaso salamayaa jibouti ❤✌✌🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Allah dalkeyna nabad iyo amni ah hankoka dhiko soonkaga iyo salaadada haka aqbalee isoo booqo🤲🥺😭
@yahyeabdi1313
@yahyeabdi1313 2 жыл бұрын
xiqiiiq djibouti waa dal soomaaliyeed luuqad ayaan leenahy waan rajaynayaa in mar uun luuqadayada rasmi naloogadhigo omar med inshaar merci merci
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 2 жыл бұрын
LAA XAWLA , WA LAA QUWATA, ILLAA BILLAAHI
@UBIRAHMAN
@UBIRAHMAN 2 жыл бұрын
Ramadan kariim almuslim💫💫❤️❤️❤️
@abdiqanibulbulofficial8576
@abdiqanibulbulofficial8576 2 жыл бұрын
Ustaad cumar allahy aqliga iyo garaadka haku barakeeyo ustaad
@umaamina1885
@umaamina1885 2 жыл бұрын
Kobciyaha garadka dadkiisa cumar inshaar guuleyso alaha noo ka xifdiyo alahuma aamiin
@khaledsheikhmubarak8641
@khaledsheikhmubarak8641 2 жыл бұрын
Jazakalaahu khayra walal cumar nooleeyaha Damirka Dhalinta
@hassancadde6115
@hassancadde6115 2 жыл бұрын
"Yesterday is history " "Tomorrow is mystery " "Today is gift " "That's way is called present 💝
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 2 жыл бұрын
That’s why *
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Meeshaan program lagu ma haayo ebow maxaad program mineysaa kkkkkk
@alisaid5977
@alisaid5977 2 жыл бұрын
Well said bro i agree with you 😂
@craxmanmc1711
@craxmanmc1711 2 жыл бұрын
Ereyada filmada meshan hla iman😂
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Ogwey xikmadihiisii bey ka mid ahayd!
@MohamedAli-rd9pk
@MohamedAli-rd9pk 2 жыл бұрын
Omar inshar sxb maskaxda iyo caqliga hakuu barakeeyo Dad badani ma garanayaan waxan aad sheegayso
@farhiyoabdullahi9525
@farhiyoabdullahi9525 2 жыл бұрын
Masha allah allaha kuxafido walal cumar ❤❤
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 жыл бұрын
Shukran Ustd Runtii farxad iyo dhiira galin bay iinoqon hadad iso booqato. Rabi haku dhowro hadadan isobooqan Maalin bad isoo booqan i.a
@mohaali457
@mohaali457 2 жыл бұрын
Caadifad garasho iyo qabweyni soomalinimole thanks omar .midda kale gumestuhu waa uu jiraa ilaa iminka sida aad ogtahy muslimiinta ayuu inta badan ku gaar noqday mxa yelay iyaga ayaa allah kitaabkiisa ka tagay oo gaalo isku dhiibay sidaas ayaana weli loo gumaadaa
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
maanta ayaan ku jirnaa mid qarsan wlhi allow ugargaar wadanka 😢
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 2 жыл бұрын
M.a waxad ka hadashey qodab aad iyo aad u mu hiima wllhi qaar badan oo somaliya ayaa wax badan ka fah mey allah haku sharfo wll wad mahad san tahey sida aad nogu heelantey ❤🌺💋💋
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
xaqiiqdii anigba fikirkaas waan kula qabaa waxaas wax laga yaxyaxo mahadsanid wll inshar
@molil3853
@molil3853 2 жыл бұрын
Markad u firsato muqaladi 2week u danbeyay qisado safar 2sano watey mowducaas aya number one ah una views badan kuwas noso badi ustaaad👍👍👍👍
@user-rf2jz8qd3j
@user-rf2jz8qd3j 2 жыл бұрын
Macalin waxaan dhigi jiray maado cilmiga bulshada ( socialka ) man hajka bar oo bar wuxuu ka hadlaa gumeysiga iyo xoriyada ayadoon manhajka labadalin sidee ardayda uga dhaadhicin karaa xoriyad waa khalad in loo dabaal dago ama laxuso maadada somaliga xitaa in badan kabuuxdaa arinkaas
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
mahadsanid cumar inshaar halkan waxan kaa weydiina yaa jaseera markey leedahay carab wal caalam wal.islaam macna haas halkas kujira wax iga sheeg
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
اللهم لا تحرمنا الصوم ولا تحرمنا أجر الصيامنا ، ربنا لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء ولا المشركين .💯 اللهم جعلنا ممن شملتهم الرحمة وعمتهم المغفرة وحازوا بعتق النار يا رب العالمين 🤲❤🌏 اللهم لا تحرمنا أجر الصيام والقيام والركوع وساؤر الأعمال الصالحات ولا تجعلنا من الخاسرين واجعلنا تفريجا لهمومنا واستجابة لدعاؤنا وغفرانا لدنوبي ولجمبع المسلمين 🤲💙💙
@fooskafanka6730
@fooskafanka6730 2 жыл бұрын
أللهم آمين يارب العالمين
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@fooskafanka6730 🤲🙏🥰🥰
@whoareyou6772
@whoareyou6772 2 жыл бұрын
Hadii ay murtadiinta isku sheega dawladnada ay ku sii socdaan WAy ka suuroodaa inay soonka xarimaan Hadaba waxay xalaaleesteen zinada aqrista dastuurka iyo xeerka ciqaabta soomaaliyeed gaalnimada ka buuxa
@Hw15243
@Hw15243 2 жыл бұрын
Walaal Cumar Inshaarow , qodob fiican ayaad ka hadleeysaa, waan xaqiiq jirta marka si loo fiiriyo. Every body born freely. Xasuuso hadalkii Cumar bini khadhaab. I appreciate your topic today 💕🇸🇴💕
@maxamedibraahimxaaji3780
@maxamedibraahimxaaji3780 2 жыл бұрын
Masha Allah zxp omar Aad ayaan kaaga mahad celinaa mowdhuucan aad ayaa loogu bahanyahay in loogu dhaa dhaaciyo soomaalida . jizarkallahu kheyr
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq midaasi omarow gumaysiga waxaa ka xun mid kula diin ah kula dhaqan ah kula isir ah oo huwan shaatigii gumaysiga afkaartoodii oo kalana ku socda waan ku mhsan thy wacyi galintaada boos mihim ah ayaad noogu jirtaa alle ha ku xafido akhii.
@abuudi1080
@abuudi1080 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar:)))
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 2 жыл бұрын
Omar inashar Allah ku xifidiyo manashallah
@mucaadmucaad9741
@mucaadmucaad9741 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo cumar inshar walal waxbadan ka caawiyay dadkiisa diintiisa iyo dalkiisaba
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 жыл бұрын
SubhanaAllah
@abdiraxmanwadani9286
@abdiraxmanwadani9286 2 жыл бұрын
🧠❤️☝🏿ilahey hakuxifdiyo
@kulmiyemacalinmahamuud6282
@kulmiyemacalinmahamuud6282 2 жыл бұрын
Shukran ustad Cumar runti waa .mawduuc muhim Sidaan aaminsanahay ingiriis iyo talyaani namasiin xoriyad ee Soomaalidu halgan iyo dagaal adag ayay lagaleen oo naf iyo maal iyo caqli intaba Kumanaan Somali ah ayaa udhintay kumanaan kalena way u naafoobeen Marka xoriyadaani ma ahan mid baryo ku timid
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Omar inshar wa runta Allah ku barakeyo cilmiga waaya aragnimadada
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
سبحانك يا إله
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar ❤
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 2 жыл бұрын
Masha.allah Allah ku barakeyo
@MohamedMohamed-kg2wi
@MohamedMohamed-kg2wi 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@aminoali5930
@aminoali5930 2 жыл бұрын
Thanks walAl Omar jazakallah
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 жыл бұрын
Thanks for the information keep going 👍 ❤
@mubarakumal8489
@mubarakumal8489 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Qaali ah Cumar
@najibhero5665
@najibhero5665 2 жыл бұрын
Wll ka sohadal tarikhdii saysudiin qudus 🙏
@abumusab838
@abumusab838 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad cilmiga iyo cagliga garaadka Allah ☝️ kuziyaadsho
@nuurxuseen4195
@nuurxuseen4195 2 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido waa waa run arinkaas mahadsanid ustaad
@farhiyohassan8387
@farhiyohassan8387 2 жыл бұрын
Masha Allah
@safiyomursal2847
@safiyomursal2847 2 жыл бұрын
Garaadka Alaha kuu siyaadiyo walaale wxaa thy wiil caqli badan alaha kusharfo
@ibtisaamahmed7509
@ibtisaamahmed7509 2 жыл бұрын
Jazaakalaah walal 🙏 wax bdn ban ka faidnay 🙏
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 2 жыл бұрын
Barakallah
@faysalabdulahi7989
@faysalabdulahi7989 2 жыл бұрын
ما شاء الله... Allaha sw haku barakeeyo wacyigalintaadana waad ku mahadsan tahay...
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Jasakallah wll cumar
@zakariyemohamed5378
@zakariyemohamed5378 2 жыл бұрын
Azc ramadaan mubaarak zp waxaan ubaahna lonbekaga sidan kaga fa'idaysto halka diinta iyo halka taariikhda
@kiprich2266
@kiprich2266 2 жыл бұрын
Masha allah libaax hore usoco ilahey dartii baan kuujeclahay akhooya
@kiprich2266
@kiprich2266 2 жыл бұрын
Nin dir baan ahay kasoojeedo borama kudhashey xamar litacarafuu aan taganahay dadka somalida gabi waan jeclahay dir darood hawiye iyo inta konool dad adiga ookale ah wax xigmad oo kale kahadlo wallah waan jeclaanlahaa allah yaxfadak amiin yaa rab
@touristchannel1294
@touristchannel1294 2 жыл бұрын
Thank you bro
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah waleykum wa salaam brother welcome back legend 😍 good information Ramadan mubarak 💞🌙🌙👏🖇
@mohacarab664
@mohacarab664 2 жыл бұрын
Manshalah macalin Omar
@moegeh3642
@moegeh3642 2 жыл бұрын
Waa fikirkaaga maalinta xoriyadu omar sxb lkn anagu waxa aan ka aaminsanahay maalintaan ka guulaysanay gaalada
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 2 жыл бұрын
Masha allaah cumar
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 2 жыл бұрын
Xabio allaho wa nimcl wakiil, I never knew that, sobxan allah,
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 жыл бұрын
Masha allah
@ArMan-od3nx
@ArMan-od3nx 2 жыл бұрын
thank you omer inshaar 💙
@wwewaakaa8739
@wwewaakaa8739 2 жыл бұрын
iminka ayad ba english daba jogta😂
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
maasha allah wll sidad wax walboo fiican noola wadaagtid 🥰🥰🥰👍
@aminahasan811
@aminahasan811 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah ... kanaalka ugu shidan ..
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 2 жыл бұрын
Cabbiraadii Guhaad Cabdi Gahayr Good iyo abees baa is badadaly garana maysaane Karal kaama guurine halkanuu guud madowyahaye(ina cigaal), Gucundhooyin baa aasan iyo mici gamaaraye
@wardiwarsame4085
@wardiwarsame4085 2 жыл бұрын
Waa siyaad bare oo kale
@aliabdi2436
@aliabdi2436 2 жыл бұрын
keep going ustaad omar👍
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 жыл бұрын
Waxan dhashay anoo xor ah insha ALLAH waaanan noolalan doona anoo xor ah .
@sumayoalii4857
@sumayoalii4857 2 жыл бұрын
Insha alla 600k😘
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 2 жыл бұрын
Mowducaan waa muhiim thnks wllo
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
Ramadaan mubarak shukran
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 2 жыл бұрын
Ilaahey haku barakeeyo sxb sare
@igudayo5163
@igudayo5163 2 жыл бұрын
Walahi waa sax
@mascuudaxmed5877
@mascuudaxmed5877 2 жыл бұрын
Cumaar inshaaar 👑🥰
@sadyahashi
@sadyahashi 2 жыл бұрын
waa xaqiiq, mashallah
@ismadhibto8172
@ismadhibto8172 2 жыл бұрын
Hore u soco wll cumar😍
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@Beneidle3843
@Beneidle3843 2 жыл бұрын
keep going Omar inshar💪💪💪💪👈👉👉👉👈👈👉
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Jamacada addunka ugu Horaysay mayna 🇲🇦Moroco ku oolin mise 🇹🇳tunis ayay ku taala Bal xagaa halagu noqdo
@rooblessaadaq6948
@rooblessaadaq6948 2 жыл бұрын
M.a alaha ku dhowro wll
@mohamaddaahir1433
@mohamaddaahir1433 2 жыл бұрын
Asc haaaa cumar walaahi waa run
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 2 жыл бұрын
Maasha allah yaa Somalida sida ka wada dhiga
@ahmedabdala4865
@ahmedabdala4865 2 жыл бұрын
Allah haku karaameeyo zxp
Calaamadaha Saacada ?  | Dhacdooyin wax badan muujinaayo
13:40
OGAANSHO
Рет қаралды 332 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 7 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН