Noloshaada Restart Ku samee Mar kale | waa maxay Dopamine Fasting .

  Рет қаралды 350,311

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 300
@aftax2469
@aftax2469 2 жыл бұрын
Noloshayda helis bay ku jirtey lkn illahy baa ka bad badiyey oo muuqalkan itusey☝️😥 Thank you so much Mr ogaansho👍
@Zaahilmoh
@Zaahilmoh 2 жыл бұрын
Alx
@faaraxnuux7476
@faaraxnuux7476 2 жыл бұрын
Alle khayr hakusiiyo
@c.raxmanmahamed6207
@c.raxmanmahamed6207 2 жыл бұрын
Xaqiiq 💯
@africaasal891
@africaasal891 2 жыл бұрын
@@Zaahilmoh m.a
@user-fv1bt3xd6g
@user-fv1bt3xd6g Жыл бұрын
WLLKA GUULAYSO LKN VIDEO GAAN WAXAAN KAFAHMAY BARAHA BULSHADA WAA LAGU WASHAA
@abdibasithikam1193
@abdibasithikam1193 2 жыл бұрын
وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَى (40) فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَى (41)
@abdirizakwarsame2509
@abdirizakwarsame2509 2 жыл бұрын
*وأما من خاف مقام ربه ونهى نفس عن الهواء * فإن الجنة هي المأوى *
@issabaariyow4936
@issabaariyow4936 2 жыл бұрын
Muqaal muhimadisaa oo kooban waaye walalkey abdirizak warsame
@diireychannel
@diireychannel Жыл бұрын
Quruxda Caasimada😍 waa Masjidka ﷲﷲ♕
@Chuunde
@Chuunde 2 жыл бұрын
Anoo ubaahan ayaad soo dhigtay video-gaan jazakallah walal cumar😢❤
@sayidcalicalixasan454
@sayidcalicalixasan454 2 жыл бұрын
M.a ogaansho aniga kumadhahayo sida dadka qaar ||keep going || Balse waxaan kuleeyahay hanaga caajisin maxaa yeelay sidaan kuu rukuntay waxaan dareemay isbadel ween MAHADSANID
@samiyoisaaq5654
@samiyoisaaq5654 2 жыл бұрын
M.Sh.Allah
@akramsomali5222
@akramsomali5222 2 жыл бұрын
Masha allah dadka saan u hadlo aa rabna
@axmedmaxamedmacalin5941
@axmedmaxamedmacalin5941 2 жыл бұрын
Sax runtiii
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Waad saxan tahay walalo Balse haan ku xasuusiyo inaad ilawday laga yaabe, waxa saxan inaad tidhaahdo( ilaahay ayaan u mahad naqayaa kadibna cumar) sidaas aa saxan ,xataa ma odhan kartid ( waxa mahad leh ilaahay iyo cumar inshar)sababtoo ah ma sinno oman inshar iyo ilaahay...
@zakihalab2478
@zakihalab2478 2 жыл бұрын
Ilahay hakubarakeeyo waxbadan ayan kaafa iday ee soobadi barnaamijyadan oo kale
@footballgalaxyhd
@footballgalaxyhd 2 жыл бұрын
Maanta ay tahey 19/05/2022 4:30 pm waxan bilaabii doonta nolol cusub oo ku dheehan adadkii hard worknimo Insha allah comment kan wan ku soo noqontoona sanad kadib 18/05/2023 ❤
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Insha Allah anigana sida okle maalinta ilahy farxad iyo caafimad hainagu gaadhsiiyo wlo
@footballgalaxyhd
@footballgalaxyhd 2 жыл бұрын
@@asmiitaaragsan5536 amiin walshy
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
@@footballgalaxyhd aamiin yaa rabbi Boqorkii ila dhashay
@zaamnews4717
@zaamnews4717 Жыл бұрын
mnsh allah 9 bilood ka dib maxaa iska kaa badaley wll aan ku xasuusiyee
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Жыл бұрын
Hadan arkay qoralkaga wax is badal ah ma samaysay
@daacigaislaamka124
@daacigaislaamka124 2 жыл бұрын
Saliga nabiga siyado leH صلي الله عليه وسلم 🥰
@BilanPpe-rw8yr
@BilanPpe-rw8yr 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊
@samsamcadey156
@samsamcadey156 Жыл бұрын
14/1/2023 maanta waa malinta aan noloshayda rabo inaan ukoco ooo guuulo waa weyn ka gaaro iska dhhaafo wax walbo Timeka iga luminaya oo wakhtiga idhaafinaya waxan raba inan nolosha hadafyo badan kagaaro waxan ahy ardayd f3c ah dhigata schoolka najaax 1 sano kadib waxan rajeyn inan kaalinta 1aad ka galo puntland ooo dhan inshlah waxa kaliya ooo garab igu siiin kara waaa allaah subxaanaho watacala inshalh waxan usoo laaban qoralkam markan hadafkyga dhabeeeyo inshlh🏃‍♀️
@akhiabdimalik8063
@akhiabdimalik8063 Жыл бұрын
Wish you success in your forthcoming exams,
@calixaashinageeye7301
@calixaashinageeye7301 Жыл бұрын
Allh ku rumeeyo sxb riyadaada waa hubaal inaad gaari karto
@user-fu4yr8by1n
@user-fu4yr8by1n Жыл бұрын
Samsam cadey maalintii aad goaanka qaadatay 5month baa laga joogaa maxaa kuu qabsoomay wllshy mise emotionalka baa ku qaaday
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 Жыл бұрын
@@user-fu4yr8by1nlaftaydu suashasan waydiin lahaa?!..
@SacdiyoSharif-nw4jg
@SacdiyoSharif-nw4jg 10 ай бұрын
Abayo anigaba waxan ahey form 3 hada 2023 waxan le yahey rajadada oo kale inan noqdo mid wax barato reerkedana aan facdo lkn sameyn mobile aya maskaxdeyda dishey xita markan isku dayo inaan wax aqriyo ama internetka ka barto aqoon ma awodo . Lkn alx waxan kalsoni ku qaba rabbi malin uun in uu maskaxdeyda iso celiyo fahamka ii furo aqoontana ii jeclisiyo . Abayo waxan ku rajenaya guul . Dhamantina waxan idiinka codsanaya inaad iso ducesan alle darti .
@abdisuldan9185
@abdisuldan9185 2 жыл бұрын
Jazzakall akhii this really motivated me, I feel like you were talking about me when it comes not wanting to do my plan work, but social media So easy to spend hours! thank brother.
@samiyoisaaq5654
@samiyoisaaq5654 2 жыл бұрын
Adiga oo af Somali ku hadli kara aya af aadan laheyn isku dhibee nio afka no qurxi 👍
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if 2 жыл бұрын
luuuqada hooyo waad ka fanaysa ma ku dhihi karo lkn its better to speak your mother languege somali bro
@Ubdirahman
@Ubdirahman 2 жыл бұрын
@@Mohamed-nj8if wtf! U just speaking🤣 😂 U doing the same man
@akramsomali5222
@akramsomali5222 2 жыл бұрын
@@Ubdirahman adiga xita mxa iskaga dhige qof af somalooyo zxp Luqadaada hooyo adiga awood u yeelo sida oo ninka cadanaka kaga dhigy ina luqadiisa ugu hadasho
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if 2 жыл бұрын
@@Ubdirahman i am not going to abuse you but noqo qof caqli u saaxip ah wllo qof walba sidu wax u fahmaaayo ayaa wax loo fahansiiya
@abdisalamadam7557
@abdisalamadam7557 2 жыл бұрын
Wlhi Cumarow dayactirka nolosheena kaalin baad ku leedahay waana kaaga mahad celinaynaa sida mar kasta aad muuqaalo aad noo anfacaya inoogu soo gudbisid, caadadii xumayd ee daawashada galmada iyo siigaysiga Alle ka sokoow inaan joojiyo adaa igu kaalmeeyay Mahadsanid ayaan ku leeyahay walaalkey
@abdirahmanaddow3040
@abdirahmanaddow3040 2 жыл бұрын
بارك الله فيك يا استاذ وجعل مثواك الجنة ❤
@Winner-186
@Winner-186 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Cumar Inshaar 🤝 Waa Mowduuc aad u muhiin ah 100%
@bahdonadams4813
@bahdonadams4813 2 жыл бұрын
Thanks Omar Inshar. I am one of your oldest follower. I have been subcriber for you since 2017. And you always gives useful information and knowledge. Keep going.
@ruqsanmohamed155
@ruqsanmohamed155 2 жыл бұрын
Stop liar bro I’m support 2017-2022
@casiocurious8744
@casiocurious8744 2 жыл бұрын
@@ruqsanmohamed155 😂 balo, naa beenta dhaaf.
@bktechnology762
@bktechnology762 2 жыл бұрын
Kliga maaha aniguba isga oo 15k maraya 2017 ayan kuso biiray
@abdibachir8093
@abdibachir8093 2 жыл бұрын
@Mohamed Abdilahi dadka ilbaxa isku haysta weeyi
@akramsomali5222
@akramsomali5222 2 жыл бұрын
Mxa ciwan somaliyeed ugu so qore af somali aysan dadka u baahnen of somali ku qor wxa u baahn thy
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 жыл бұрын
Waqtigena inta badan Internet ayan ku dhuminay lkn maanta kadib insha Allah wax waliba xadbay lahaan doonan thank you bro jasakalaah ❤️❤️❤️👍👍👍
@abdikareammohamedabdi3262
@abdikareammohamedabdi3262 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء واحسن الله عليك ونور الله قلبك
@mohamedgerat2619
@mohamedgerat2619 2 жыл бұрын
زادك الله علمك يااخي الكريم
@luulmohamud
@luulmohamud 2 жыл бұрын
Maasha Allah Jazaakallah kheyran Wallalkey may Allah bless and protect you Allah ha kuu barakeeyo caqligaaga xaqiiqa in aad u tafaxeydatay in aad soo gudbiso wax na anfacaya aduun iyo aakhiro Shukran
@ummucayn2474
@ummucayn2474 2 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله عنا كل خير.. لقد أصبحت عمر الفاروق زماننا ..كثر الله أمثالك
@user-mt4vp1fd6w
@user-mt4vp1fd6w 6 ай бұрын
Mashallh wllo aad baad u mahadsan tahyy wlhay wax bada ka faaidayy❤
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا أخانا الكريم.
@bisharcaaruf2799
@bisharcaaruf2799 2 жыл бұрын
شكرًا لّك، علم؛ المربّي العظيم! لك أجر قناتك هذه؛ كم مّن غريقٍ في بحور الشهوات قد أنقذتَ، و كم من تائهٍ وجّهت، و كم مّن حائرٍ أنقذت. بارك الله لك؛ لا فضّ الله سنّك، و لا تربت يدك. أنا من متابعيك من 2018؛ جكجكا حاليا.
@maxamedcabdi9120
@maxamedcabdi9120 2 жыл бұрын
Asc
@ahmedclaahi9643
@ahmedclaahi9643 2 жыл бұрын
Mansha'allah ♥️
@bisharcaaruf2799
@bisharcaaruf2799 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdi9120 و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته، أخي
@axmedibrahimgeedi9899
@axmedibrahimgeedi9899 2 жыл бұрын
Waa runtaa waxbadan ka faaidnay
@MaameCade-ml22
@MaameCade-ml22 2 ай бұрын
App ka ugu fiicani waa" keep me out" 👍
@baabucilmi
@baabucilmi 2 жыл бұрын
Shukran
@ahmedclaahi9643
@ahmedclaahi9643 2 жыл бұрын
Video yadaada nolosheyda qeyb muhiima ayee kayihiin weena ka ahaan doonaan insha'allah intaan noolahay mahadsanid wllhi cumar ilaah haku geeyo janatul fardowso adi iyo waalidkaa iyo inta qaadatay wanaaga aad usameeneeso 🤴😇🥰
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 2 жыл бұрын
Go'aan qaatay maaanta love more
@ahmedaden7750
@ahmedaden7750 2 жыл бұрын
Bro this is topic we been waiting for Jazaka Allah khair..
@alisaid5977
@alisaid5977 2 жыл бұрын
Best documentary in Somali language ever mahadsanid kun jeer
@Sabrina55275
@Sabrina55275 2 жыл бұрын
Thanks our teacher 🥰😇
@ceegsane761
@ceegsane761 2 жыл бұрын
Malin malmaha kamida waxaan goansaday in Aan talefanka inta iska dhigo 30 daqiiqo cml nafta waqti la qaato anigo fadhiyo meel cafeteria ah oo si cadi ah iskaga fadhiyo ayaa waxaa iiwacay mid kamid ah gabdho mesha waqti ku qadanayay lkn wan iska bojeyay madama aqon u lahen marar badan ayey isku dayen inan ayaga xagoda aado an lafariisto lkn waan iska bojeyay markii dambo wiil ayaa iiyimid wuxuna idhahay kalay nala fariiso waan ka aqlbalay markii aan meshi ay fadhiyen tagnay waxay idhahan walal maxaa kugu dhacay oo sidan dhan ugu murugsanthy waxan dhahay maya ma murugsani xalkeyguna waa cadi ee inan kumashqulka talefanka iska yareyo ayan goansaday layaab ayey ku naqatay intey qosleen ayey dhahen naga rali naqo waxaan ku Modnay in ay wax kaa qaldanyihiin aniga waan yabay hadiiba lala yaabayo qofka sida dabiciga ah u nool markaas in dhaheygu waxay qabanayen rag dhalin yaro ah oo Mel wada fadhiyo asxaabna ah lkn mid walbo uu talefan ku mashqulsanyahy
@takar1095
@takar1095 2 жыл бұрын
Waa waaqac jira mzul
@adanmahameth6642
@adanmahameth6642 2 жыл бұрын
Waa waa wax jira pro
@engshuqule5095
@engshuqule5095 2 жыл бұрын
Daahirow aniga iyo adiga xitaa hadaa isku imaano waan kala mashquulnaa oo waqti badan ma qaadano
@abdideeq1843
@abdideeq1843 2 жыл бұрын
👍👍
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 2 жыл бұрын
Waa qoslu wlhi qof waalan ama murugsan laguu mooda kaligaa meel fadhiyo hdii lagu arko ama tuug ama askari kaa shakinayo wlhi
@butafla4864
@butafla4864 2 жыл бұрын
Thank you So much Mowdiic Aan ubaahanahay ayaad nala wadaagtay
@shortcliphome376
@shortcliphome376 2 жыл бұрын
Very educative video 💯 Thanks you
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 2 жыл бұрын
M.allh mahadsanid wll inshaar. Mawduuc xasaasi ayaa taabatay, noosoo badi vedioes personal development. Dopamine fasting iyo ladagaalanka nafsada waxay kamidyihiin waxyaabaha qofkale kaadhigaayo.
@mdarajo1037
@mdarajo1037 2 жыл бұрын
alle ha ku barakeeyo waa xaqiiq markii kor u kacdo xadiga dopamine hormone waxa kor u kacaya farax dhakso oo ku meel gaadh wuxu qof jecel yahay inuu kolba( selection) sameeyo wuxu gacanta ku hayo ka diba marka baxay waxay isku bedelaya 1.stress 2.mood 3.pain 4.headache 5.not decussion 6.less energy 7.sleepless ( Annorexia) 8.poor appetite mahadsanid waa cashar qiimo
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 жыл бұрын
ماشاالله ما شالله جزاءك الله خيرا ♥️♥️♥️
@abdirashidsuleiman9878
@abdirashidsuleiman9878 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي عمر النشار.
@jidkaxaqa7725
@jidkaxaqa7725 2 жыл бұрын
🥺😔 Asallamu calaykum walaalo omer khayr allah haku siiyo walahi walalo hadaan kamid ahay bulshada walaalahaga ah ee kugu xidhan aad ayan ugu farxay waxyaabo inbadan aan iswaydiinayay oon ka helay kanalka OGAANSHO wad mahadsan tahay 100% ee walalo waxan ku leeyahay barnaamijyadan oo kale aad ayay ugu baahan yihiin walaalahaga kugu xidhan si'ay iyaguna ugusii faa'ideeyan walalahood
@ahmedzipeek9147
@ahmedzipeek9147 2 жыл бұрын
Thank you omar inshar this is wonderfull motivation💯
@kamaalahmed8667
@kamaalahmed8667 2 жыл бұрын
Mahadsanid Xilli aan ubaahnaa ayaad ila soo gaartay🥺❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 жыл бұрын
MUUQAALKII NOLOSHEYDA BADALAY 🥰✊THANK YOU OMAR INSHAAR🥰
@sagilgaas5757
@sagilgaas5757 2 жыл бұрын
Thnk U walal cumar horey usoco guuleyso walal illahey haka abaal mariyo sida waxwalbo nogu iftimineso🙏
@SAMAAN24
@SAMAAN24 2 жыл бұрын
Tusaale ahaan gymka markaad biraha aad qaadeyso dabcan waxaad dareemi xanuun iyo culeys saa'id ah , markaas ayaad sida ugu saxsan usameysay hadafkii aad utimid Haddii aanad murqahaaga xanuun ama culeys ka dareemi run ahaantii wakhtigii iyo dadaalkii wad iska lumisey. Soo koobid (si run ah uqabo, utaba baro,u shaqeyso ucibaadeyso raaxadda dhabta ahi waa midaas )
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 2 жыл бұрын
Well done men " that's true "
@calimire7928
@calimire7928 2 жыл бұрын
شكرا جزيلا لهذاالموضوع المهم أستادنا
@engaliqaanuuni2505
@engaliqaanuuni2505 2 жыл бұрын
Shukran ustd omar iishar💯
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
Wey jirtaa in aad appska aad time limit u sameyso tusaale Facebook hadii aad 1saac isticmaasho wuu is xiraa setting taleefonka ayaad ka heleysaa Setting > digital wellbeing> app timers Tilmaamahas raac app kasta hadii mudada aad u qondeesay uu gaaro wuxuu is xiraa, markaas naftaada waxaa laga yabaa iney ku dhahdo war ayaa meel xasaasi ah kuu maraayey ee dib u fur markaas ayaa lagaaga baahan yahay is-edbin dhab ah Mahadsanidiin
@sarahajji2118
@sarahajji2118 2 жыл бұрын
Shukran wll
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
@@sarahajji2118 ur welcome sis
@dheegmohamed4095
@dheegmohamed4095 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxp🥰🥰
@artsacademy2896
@artsacademy2896 2 жыл бұрын
Thank u bro
@samiiracrisaaq7232
@samiiracrisaaq7232 2 жыл бұрын
U tubeka ayaan aaaad uguwaalnhay asaga ayan rabaa inan iska daayo thank you wll
@Mooyan186
@Mooyan186 2 жыл бұрын
Insha allah muuqaal kani isbadel weyn ayuu ii hor seedi doonaa thank you omar inshar
@Mucadmuse
@Mucadmuse 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا والله أفرحتني فرحتا لا تحزي
@ibrakadarba8263
@ibrakadarba8263 Жыл бұрын
Thanks you so much Omar🥰
@hakimiziyech577
@hakimiziyech577 2 жыл бұрын
بارك الله فيك أخي لقد غيرت حياتي كثيرا
@samiiracrisaaq7232
@samiiracrisaaq7232 2 жыл бұрын
Thank you sooo much I need this soooo much😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰
@qabelaabdi8831
@qabelaabdi8831 2 жыл бұрын
Thank you brother 🙏🙏🙏 JZKLH khayr ......
@hafzahuzzainmohamet4203
@hafzahuzzainmohamet4203 2 жыл бұрын
Jazakallah Qeyr Brother Waa chanelkii wxa ugu ficnaa aan ka fa'iday I'll never foget❤❤
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc 2 жыл бұрын
Jazakalah walaal in badan ayaa wax kaa faaiday❤🙏
@sayidalbanna
@sayidalbanna 2 жыл бұрын
KZfaqr aan caadi u daawado ma tihid oo madadaaliye kuguma oran karo lkn wxan kugu wici karaa ustaad cumar inshaar keep going ustaad cilmiga allaah ha Ku siyaadiyo
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 2 жыл бұрын
Thank you wllo jazakalh khyr 🥰
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo ustaad Omar mawducan dopamineka manta Ayan niyada ku hayay inaan khadka ka baaro mise adiga ayaaba soo diyaariyay Kun jeer mahadsanid 😍😍❤️❤️❤️
@abdirahmanalidirie186
@abdirahmanalidirie186 2 жыл бұрын
Mahadsanid Mr: Omar dagaal adag baa u gazhaa in badan sidaad inooga soo weecin lahayd xlda madow ee nolozha nagu horseedeyso Allah ku barakeeyo ugz
@sadaq8515
@sadaq8515 2 жыл бұрын
لو نظرنا الكتاب كما نظرنا الهاتف لقمنا القران الكريمبع من شهر في الإسبوع
@Akafi_Guulane
@Akafi_Guulane 2 жыл бұрын
Waa Ku mahadsantahy soo jeedinta mowduucaan . Waa mowduuc 100% wax tar leh 🙏 Thanks 1,2,3....,,,🙏
@abujurayd2913
@abujurayd2913 2 жыл бұрын
I'm gonna make Timetable for my self thank you adeer 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@casiocurious8744
@casiocurious8744 2 жыл бұрын
Wow, waa topic loo baahanyahay in las isku tijaabiyo. Aniga mar hore aan isku dayayay. Keep going sxbky!
@xaydarmohamed
@xaydarmohamed 2 жыл бұрын
This is the most useful video for me to watch this new year, thanks for sharing us bro may allah bless you ❤️
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 жыл бұрын
Mashallah cumar markasta wuxu keenaa Barnaamij umada faaiido u leh keep going brother
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah brother may Allah bless you Ameen,
@nastehamohamud4492
@nastehamohamud4492 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله هذا العلم يا استاذ لك تأثير كبير في عقول الناس 😍
@theskero8555
@theskero8555 2 жыл бұрын
Shukran macalimuu I will do these tips and more in 90days consecutive and I will hope inaa 100% badalo caadooyinkaas soona kordhiyo sameenta kuwa aa ku caajizaayo tnx markale.
@AhmedAli-il9wx
@AhmedAli-il9wx 2 жыл бұрын
Rabbi ha ku karaameeyo walaal goba, yaqaan waxa ummaddiisa anfacaya, oo damiirkiisu noolyahay. Mahadsanid walaal Cumar.
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@lawaallawaal3130
@lawaallawaal3130 2 жыл бұрын
muuqaalkan ma inaga leygu tala galay🤲 Allahayoow 🤲🤲
@abdullahijelleahmed775
@abdullahijelleahmed775 2 жыл бұрын
Thank you ustaad Omar Inshar🙏❤ Waxan rajeena in muuqalkan bilow unoqdo isbedelkeyva
@abdirahimmaxamedbarrow6827
@abdirahimmaxamedbarrow6827 2 жыл бұрын
Shukran👍🏻. Jazaaka'Allah Kheer💯🙏🏻
@cabdishakuurxasan958
@cabdishakuurxasan958 2 жыл бұрын
Thanks my bro go forward cumar inshar keep going
@themoice6156
@themoice6156 2 жыл бұрын
Mahadsanid omar latalin fiican ayaan kaa helay waxan dhib ku qabaa isticmaalka baraha bulshada waqtigeyga 90% waxa ku qaataa social mediaha xataa mustaqbalkega si wanagsan ugama fikiro balse inaan is qaban doono ayaan rajeeynayaa insha allah
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
EID MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar ❤
@AhmedMohamed-co7xv
@AhmedMohamed-co7xv 2 жыл бұрын
True! Wallah Ustaad Shukran…
@Ilayspodcast
@Ilayspodcast 2 жыл бұрын
Ugu horay Allaha ayaa mahadle subaxnahu tacalla surto galliyay inan halkan ku kullano kagana fa'idaysto walal omer ishaar Cimri dharara cafimad iyo cibaado suban ayan kugu ducaynay walal qaali amen Mahadsanid ❤
@abuuaxmedcabdullahi672
@abuuaxmedcabdullahi672 2 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaaad omer inshaaar kheyr alle haku siiye Aad ayad nogu faa,ideysay Aniga iyo walalaha kale, Ku xidhan Ogaansho chanel 👍👑💚😎✅
@Abdisalam_32
@Abdisalam_32 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@saidabdullahiabshir7804
@saidabdullahiabshir7804 2 жыл бұрын
What a legend Wll Omar. 👏 KZfaq ka ugu fiican Soomalida. Ogaansho
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 2 жыл бұрын
Nabadid TV Wuu Fiican Yahey Isaguna
@cihamidcilaahi2191
@cihamidcilaahi2191 2 жыл бұрын
Really nolasha. Dhabtaa ayaaa ka hadashay. ☝️❤️. Ilahay hakaa abaalmariyo 🤷‍♂️👋👊🏾. Thank you so much 😊 mr omar ishaar
@abdillahimoussafarah78
@abdillahimoussafarah78 2 жыл бұрын
Thanks ustd Omar inshaar
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
بارك الله فيك اخي
@Decoz292
@Decoz292 2 жыл бұрын
Ilaa 2018 ayaan ku xirnahay Chanalka ogaansho 👏 Omar inshaar waad ku mahadsantahay dhiirigalintaada. Aad mar walba noo smaaysid
@abdirahimmohamudissack2295
@abdirahimmohamudissack2295 2 жыл бұрын
You're not only a KZfaqr posts videos, but you're our motivator, Shiikh and instructor. You have contributed and changed our life into the right way. May Allah bless you bro.
@casiocurious8744
@casiocurious8744 2 жыл бұрын
Sheekh xataa miyaa? waa wareey 😂
@lakicabdalle6415
@lakicabdalle6415 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u qiimo badan. Mahadsanid Jazakallah♥️
@hassan_laro9069
@hassan_laro9069 2 жыл бұрын
Videoga 3 daqiiqo aanka daawanooyaa waana videogii igu saameynta badna ee ogaasho waayo social media kama dhax baxo yarkaan ogaasho neh wax yaalaha uu ka hadlaayo waan soo maray sida social media inaan isa siiyay oo buug ama wax markaan baran rabo aanan 10 daqiiqo aqrin karin oo aan telka ku ordaa cajiib wllhi ilaahay janandii haku galiyay halkan wax tayo leh kusoo gud bisaa love ❤
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Mahadsanid Omar sharaf iyo karaamo korkaga ha ahaato walal.😭😞
@hamdaabdillahi6730
@hamdaabdillahi6730 2 жыл бұрын
Mahadsanid Cumar🤗
@ismalure-25
@ismalure-25 Жыл бұрын
Jazakallah Kheyr wall omar Inshar
@guuleedmohamed3802
@guuleedmohamed3802 2 жыл бұрын
Waan idin salaamay dhamaan walaalahey somaliyeed alle waxaan ka baryayaa inteena dhalinyarada ah mustaqbalka inuu inoo hagaajiyo wlkey omar inshaar waxaan leeyahey alle hakaa abaaliyo Allow dhaqankeena iyo balwada nafteenaba wanaag ka dhig Cadooyinka xun nolosheena God ayay ku rideene sida social media ☝🤗 Alle imaan buuxa ha Ina siiyo🤲
@yusufabdi2982
@yusufabdi2982 Жыл бұрын
THANKES
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 2 жыл бұрын
Jonalkan ilaa maalintii la asaasay waan ku xidhnaa, ustaad cumar wax badan oo aanan goobaha waxbarashada ka helin ayaan ka faaiday, runtii ninkani waa macalin nololeed. Waa alxm hadii aan ku xidhan ahay weli iyada oo uu marayo 601k......keep going
@sophiaali6941
@sophiaali6941 2 жыл бұрын
Maansha allah mahadsanid wllo omar inshaar ilaahay hakaa ajar siiyo
@muhamedali147
@muhamedali147 2 жыл бұрын
Shukran ustaad Cumar allaha ka ajar siiyo juhdiga iyo dadaalka umada u heyso 🙏
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid wax badan Ayaan kaa bartay insha Allah sidaan social media ugu jirana waxbaan kabadalayaa mahadsanid xili fcn ayaa fiidiyoowkaan arkay wllh🥰😍
@maxamadcabdi1431
@maxamadcabdi1431 2 жыл бұрын
M.a ogaansho video marka soo dhigto waan farxaa ilhy haku xifdiyo
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
600K aad gartay kadib waa fahanty masuliyada kusaran mahadsanid omar inshar🙌❤️
@ZakarieZack09
@ZakarieZack09 2 жыл бұрын
Really Great Video!!! 👏
@mohadaacad4774
@mohadaacad4774 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar
@Marwanahmedosman92
@Marwanahmedosman92 2 жыл бұрын
Shukran wll
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 84 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
NOLOL CUSUB: #36: SIDA LOOGU SAMEEYO NOLOSHAADA ISBEDEL DHAB AH
24:40
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 259 М.
بسبب الإباحية ستخسر شبابك وحياتك | بودكاست وضّاح
1:31:30
Hal Mid Samee Hadaad Rabtid Is Badal Dhab ah Noloshaada!
5:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 149 М.
English Conversation; Learn while you Sleep with 5000 words
3:01:48
Zen English
Рет қаралды 25 МЛН
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 433 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 84 МЛН