Maalintee Kuugu Farxada Badneyd Ama Kuugu Murugada Badeyd?

  Рет қаралды 19,889

Dalsoor

Dalsoor

6 жыл бұрын

Maalintee Kuugu Farxada Badneyd Ama Kuugu Murugada Badeyd?

Пікірлер: 48
@hassanadde8169
@hassanadde8169 6 жыл бұрын
Dalsoor video yada noo soo badiya inta igu raaacsan like 😀😀😀
@walaalbaazi
@walaalbaazi 6 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyey ayan ahy like iisara
@singular123er
@singular123er 6 жыл бұрын
cabdicasiis mire maxaan like kuu saaraynaa
@soolmediainc49
@soolmediainc49 6 жыл бұрын
waxaa igu naxdin badnayd habeenkii ay dhimatay hooyaday macaan aan ifka ugu jeclaa
@hamzamohamed3147
@hamzamohamed3147 6 жыл бұрын
Xadaari Media TV ilaheyo janatul fardowsa gali
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 6 жыл бұрын
Xadaari Media TV illahay haa u naxariisto walalao iska samiir illaahy jannada haaku tuuso u duucee markst oo oo tukato
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
Xadaari Media TV Allah ya rahma rahemeen
@umeimaabdirahmaan7469
@umeimaabdirahmaan7469 5 жыл бұрын
naxariis janno allaha kawaraabiyo hooyomcn
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 жыл бұрын
rabbi waxan ka baryeynaa farxad aan dhaman dalkeenna iyo dadkeena inan ku waarno waligeen in sha allah
@Real_Abbas
@Real_Abbas 6 жыл бұрын
14 OKTOBAR WAX IIGA MURUGO BADNAA MA JIRO WAYO WAXAA DHINTAY NOOC WALBO BULSHADA
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 6 жыл бұрын
Real Abbas anigaba kula mida ahay
@singular123er
@singular123er 6 жыл бұрын
Real Abbas maxaa dhacaynaa wakhtigaa saxib
@mohamedshake2338
@mohamedshake2338 6 жыл бұрын
What? Why? Qaraxii zoobe
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 6 жыл бұрын
dad kaan la, wareeysanaya, ilaa 2qof Ayaan ka, gartay, oo iiigu dambeeysay, mudo dheer,idinkoo mahadsan , magacyadooda weeydiiya, markaad wareeysaneeysaneeysaan waan ku farxay araagooda, hadeeyba, yihiib, dad aan horay u garanayat!/ mahadsanidiin!
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
E MASHAAAAALAH TABAARAKALAH.
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 жыл бұрын
14/10/2017 WALIGEY TAASO KALE MAN ARAG MANA ILAAWI DOONO IN SHA ALLAH 😢😢😢😢
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
somali girl wll mcn maxaa kugu dhacay fadlan no sheeg
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 6 жыл бұрын
Dalsoor shaqa wcn
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Ya Ya
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
WIILKA DHEER EE MODOW FANANADA MADOWNA WATO KUYE NAAGTEYDA KOOWAAD WIIL YARBABA LA MOODAA CAJIIB
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
ANIGA 14 OKTOOBAR MURUGO LA MID AH MA JIRIN XAADIRNA WAAN AHAA SUBXANALH ALHII IGA BADBAADIYEEY KU XAMDIYEY INTA DHIMATEYNA ALH U NAXARIISTO
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Malin Qorax soo iftiinaay farxad badnayd Qadarinbadan Qiimo shaxshaxleeeey saaxib ya iah amasE saxiba oiriyareey marwodumaroo iyo sayged balbal hadiiba bataq
@mustafecali9182
@mustafecali9182 6 жыл бұрын
dadkaasi bal eeeg nurugadoodu waa wadda dil toos u dhacay wayna ku barbaaren OMG wlhi nabadu waa naxariis iyo nagaansho from_hargaysa
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Weligeeyba farxad maan helin laakiin maalin waan farxidoona insha alaah
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Cafimadkaga Kufaraxzanow Bro Alx dheh
@dekofarah6219
@dekofarah6219 5 жыл бұрын
Asc waxaa igu naxdinbadnee markii la dilay abahay oo kornel ahaa cidaka bada alaha u naxariisto
@nimcomuosa4003
@nimcomuosa4003 6 жыл бұрын
23/11/2017 waa maalin aanan waligay ilaabi doonin waa maalintaa naftayda ka quustay una maleeyay inay tahay maalintii aduunka igu danbaysay lkn alxamdulillah manta wan noolahay
@alanabdi-lu5ng
@alanabdi-lu5ng 5 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro ayaa ku jira
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
As, Farxad hEE
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 6 жыл бұрын
Maalintay iigu naxdinta badnayd waa maalinkii aan maska laseexday anoo ujeeda aan toos ulaseexday
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 6 жыл бұрын
ABDII OMAR thanks wallo hada markaan wahilmaamay lkin markan maqlo naxdin iyo waxlamidah unban xasuusta
@aliwacays3361
@aliwacays3361 6 жыл бұрын
Sahro Ali kkkkkkk ma ninbaa mas kugu noqday
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 6 жыл бұрын
Sahro Ali hhhhh
@nehliitabae75
@nehliitabae75 6 жыл бұрын
Dadka konfur joga waa dad xabad kaliya dhibtey bal eeg sidey uhadlayaan allow ka dulqaad
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 6 жыл бұрын
Waxaan ka helaa qaabka aad muqalada uduubtan Lkn waxaad ilawdeen qoraalki aad hosta kuso qori jirteen
@samiirayacquub3380
@samiirayacquub3380 6 жыл бұрын
Aniga wlhi murugada waa badan tahay lkn habeenkii maka al mukarama rasaas xogan ka dhacday oo hurdaba naga soo dhici waysay wagana nogu bariyay rasaas iyadoo dhacayso
@moheybhawajj3648
@moheybhawajj3648 5 жыл бұрын
waxaan ahy ninka maalinimo casar ah hooyadiis uu ifka ugu jeclaa dhbtiisa ku naf baxday asgoo quraan saaraya😢😢😢😢. ilaa hadda niyadeyda kama dhaadhicin hooyo waa dhimatay, wlhey xabd ilin ah indhahyga kama soo dhicin xagga eheliyada iyo wlaalahey qaarkood ay crareen qaarna khatar dil galeen. murugo waxaa ugu xun tan ilintu kugu laabato😢😢. majidho maalintaas maalin iga naxdin badneyd.
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Ax ala haw nxrito wll
@wiilhoog9153
@wiilhoog9153 5 жыл бұрын
😥😥😥
@wiilhoog9153
@wiilhoog9153 5 жыл бұрын
Allah unaxariisto wll
@abdifitahabdi1655
@abdifitahabdi1655 5 жыл бұрын
Eebe naxaristi janno ha siiyo
@AbdulKareem-qq9eu
@AbdulKareem-qq9eu 6 жыл бұрын
Nayaa isku qaad ma tahay kk
@ubaxeeytooxow3105
@ubaxeeytooxow3105 5 жыл бұрын
Farxadi aroos ay ka dhigen , murugadiina xabad 😳🙄
@samiirayacquub3380
@samiirayacquub3380 6 жыл бұрын
Malinta igu farxada badnayd marka curadkayga yacquub aan dhalay alx
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Macha Allah Ala hku dayo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Familyyyyyy familiessss systems. Jiilbajiilba
@abdisalansadik9823
@abdisalansadik9823 6 жыл бұрын
Hhh orod
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
Dalsoor sidee ayaad wax u edit garaysaan
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 128 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
Cabdiqaaliq C/laahi Maxamed Geelyare Gabay: Duqeyda Soomaaha
3:23
WAA KUMA MURASHAX MADAXWEYNE AbSHIR ADEN FERRO
7:31
Dalsoor
Рет қаралды 3,4 М.
HILBIJII DADKA QARAXII XAMAR ALLE LAAKIIN!! August 2024
23:53
Habar media
Рет қаралды 256
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН