Maalintii Somalia qorshaysay inay weerarto yuhuudda | Qiso layaab leh & dagaalkii 1967

  Рет қаралды 35,178

Qaamuus

Qaamuus

9 ай бұрын

#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 34
@sm.5191
@sm.5191 9 ай бұрын
somaliya waxba lagan's qadaayo insha allaah faleestine wey guuleysane insha allaah❤❤❤
@farhanahmed3893
@farhanahmed3893 9 ай бұрын
Allaha Unaxariisto Madaxweynihii Somaliya Aadan cadde Iyo Raisul wasaarihii hore Ee Somliya Cabdullahi Ciise Maxamuud.
@Imaan92546
@Imaan92546 8 ай бұрын
Amiin
@idilabdi7535
@idilabdi7535 9 ай бұрын
Mohamed siad barreh wa gesi somaliyeed allah yarhama
@Imaan92546
@Imaan92546 8 ай бұрын
Amiin
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 9 ай бұрын
Allayaraxma Sarreeye Gaas General Mohamed siyaad barre
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 9 ай бұрын
Soomaali maqaamkan liitaa udanbeysay.ilaahow nahagaaji oo soomaali qabyaalada xun ka dhexsaar.
@kingpower6909
@kingpower6909 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤❤❤
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Siyaad barre madaxweynihii umada somaliyeed
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 9 ай бұрын
waagii aan awooda lahay xarashki naloo qabtay baa wali naloo haystaaa
@munasada9411
@munasada9411 9 ай бұрын
🇸🇴
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 8 ай бұрын
All laid
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 5 ай бұрын
Qaamuusow markay Yuhuudu ku duushay Uganda ma ahayn 1967 laakiin waxay ahayd 3 ama July 1976.waanay ku guulaysteen ujeedadii ay meesha u tageen.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 5 ай бұрын
mahadsanid, waad saxsan tahay walaal. qoraalka buugga ayaa qalday oo is dhaafiyey tirada 6 iyo 7 anna sidii uunbaan u akhriyay waxa uu hawlgalkaasi ahaa 1976. SIXID
@abdirahmanhusein2244
@abdirahmanhusein2244 9 ай бұрын
waxan filaya markii Israaiil Ugandha ku duushay inay ahayd 1977
@truecomment3650
@truecomment3650 9 ай бұрын
Masar Ciidan yari loogama adkaanin ee habacsanaan iyo qorshe xumo ayaa jirtay.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 9 ай бұрын
waa runtaa
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 5 ай бұрын
Waxa kudhacay werar kadis iyo gaadmo isugu jiray
@sssdddf8508
@sssdddf8508 7 ай бұрын
Waxbaad isku khaladay yuhuudu waxay ku duushay uganda 1976
@saidmohamed5357
@saidmohamed5357 9 ай бұрын
❤❤❤
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 9 ай бұрын
2006 masariid waxaay ogalaaden in ayaa Ethiopia ku duulen dalk soomalia Ciidkii tagarey cabdlihii yusuf sii maxakamdiih uu buuburiyan Xuusni mabariika wuxuu ka baaqayeey akhawanka Masariid no baalaa malaah
@musamaalim9347
@musamaalim9347 9 ай бұрын
Saxib halkee ku dembeeyen diyaridihi degalka Somalia burburki kadib?
@Aulihans3030
@Aulihans3030 9 ай бұрын
Yhu
@Igaad23
@Igaad23 3 ай бұрын
Telegram maxaakawadaa xillgaas appkas maba.jirjn.😮?
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 ай бұрын
waxa uu ahaa qalab is gaadhsiineed. ma aha app kan imika.
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 5 ай бұрын
Asc, DHAMMAANTIIN.. Wxaan u maleeyey in Netanyahu walaalkiis lagu diley dhaæcdæadii NTEBE Int. Airport in Uganda on 1974, when 7-Palestinian-Freeom Gighters hijacked an Israeli passenger plane, which landed at the Aden Adde Int. Airport and then later flew to Uganda with all the Hostages... Just mentioned 👍👍👍👍 😏😏😏😏😏
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 4 ай бұрын
Waa been la buunbuuniyey dagaalkii 6 maalmood Wayna na ceebeeyeen dawlahaas carbeed Waxay iska celin waayeen
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 9 ай бұрын
Waxbaad isku khaldaysaa adeer si wanaagsan u tafatir barnaamijkaaga u janjeedha soomaaliweyn
@ggtl304
@ggtl304 9 ай бұрын
Adu mxad somaliweyn Ku didantahy
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 5 ай бұрын
Xasbunallah oo maxay tahay xajiinta aad kaqabto Somali weynta
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 26 күн бұрын
Ajnabi maa tahay Adhiga
@abdirahmanahmed7403
@abdirahmanahmed7403 14 күн бұрын
Wa beenale Ethiopia 🇪🇹 dhulka
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 6 ай бұрын
Abdirashid sharmarke mafax nimo
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 100 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 159 М.
DegDeg Goojacade Sidee Looga Qabsaday Somaliland Xoga Dahamestiran
15:11
Dagaalkii Masar & Israa'iil ee Saxaraha Wixii Lagu Soo Arkay | Xulashada Dunida
10:53
Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry
15:01
Waaberi Media
Рет қаралды 488 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Они так быстро убрались!
1:00
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Toothbrush Glove Hack !?
0:16
Dental Digest
Рет қаралды 10 МЛН