Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry

  Рет қаралды 487,129

Waaberi Media

Waaberi Media

3 жыл бұрын

Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry
Muuqaalkan Documentryga ah waxaynu dib ugu jaleecaynaa taariikhdii iyo sooyaalkii uu lahaa hogaamiyihii ciraaq sadaam xuseen inagoo eegi doona meesha ay ka bilaabnaty noloshiisu iyo halka ay ku soo idlaatay.
----------------------------
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 433
@raji6644z
@raji6644z 3 жыл бұрын
Halyeey kamidna ahaa halyeeyadii islaamka ugu danbeeyay😢ALLE ha'unaxariisto.
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴.. Subescribe iisaar .🙏.
@layaabkadunida8424
@layaabkadunida8424 3 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@SatooGames
@SatooGames 3 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@dhuusaaye_______2706
@dhuusaaye_______2706 3 жыл бұрын
Don't Forget Bruh Erdogan
@axmedshiine9939
@axmedshiine9939 3 жыл бұрын
Ĺ
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto halyey taariikh mugwayn Sadaam xuseen💖
@xuseencabdilahi.m.facebook8273
@xuseencabdilahi.m.facebook8273 3 жыл бұрын
Bbbb
@Duulaaye_Lyrics
@Duulaaye_Lyrics 3 жыл бұрын
allaha unaxariisto halyay islaamka ka baxay duco ayaan wax ugu tari karaa ee uduceeya soomalay🕌🕌😍 waxan xasusta fidyo aan daawaday 2015 oo uuleeyahay 1:dastuurkeenu waa quraanka.kariimka 2:sharcigeenu waa shareecada islaamka😍😍😍
@sahroaxmedbadawi4513
@sahroaxmedbadawi4513 3 жыл бұрын
Waa geesi tol waayaay saadam xeseen allaha u naxariisto waana nin islaama ah ku daysho mudan
@user-oz1ki6pt1u
@user-oz1ki6pt1u 3 жыл бұрын
Ma is weeydiisay sababta ciraaqiyiinta ay ugu hiilin waayeen waa in oo xaauuqyo waa ween ka geestay ciraaq wiilashiisana waxay dhibaato u geesteen dadka ciraaq Kiimikadii oo ku laayay kumanaan ka qof Laakiin xaqiiqdii geesi ayoo ahaa laakiin Doqon ayoo ahaa ciraaq geliyey dagaalo aan dhamaad leheen kii iiraan kii kuweeyt Mideeda kalena raga ku xeernaa badankooda waxay ahaayeen rag aan khibrad leheen khaasatan saraakiisha sar sare oo mar kii mareekanka gooaansaday in ciraaq la weeraro Ma diyaarinin qorshe looga hortagaayo duulaanka mareekanka Mar kii ay soo galeena wax is ka caabin la maysan kulmin
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
@@user-oz1ki6pt1u waa runta wll macangag ayuu Ahaa xasuuqay dadkiisi sabab ay ugu hiliyaan meeshaba ma oolin
@user-oz1ki6pt1u
@user-oz1ki6pt1u 3 жыл бұрын
@@naasirjaama603 siyaad baro ayuuba ka darnaa Kiimiko ayuu ku garaacay shacabkiisa waxaana ku dhintay boqolaal kun oo reer ciraaq ah ciidanka sirdoonka malaayiin ayeey gaarayeen dadka reer nafta ayeey u keeneen Layaabka ayaa ahaa in qof walboo ciraaq joogay uu lahaa buug lagu qoro wax walba uusameeyo gurigaag baabuurka ag yaal waxaad ku hadasho wax walbo oo aad ku dhaqaaqdo sirdoonka ayaa loo gudbinaa jirdil xabsi dal dalaad ayaa ku sugeeso Markii ay shacabkiina kaceen diyaarado kiimiko wado ayaa lagu garaacay madaafiicda goobta roob ayaa loogu dhigay Kaligii taliska haduu dal katago burbur ayuu ugaga tagaa waa sidii cudurka kaankarada meesha ku dhaco in la gooyo waxaan eheen xal uma aha
@user-oh1ei2zl9j
@user-oh1ei2zl9j 11 ай бұрын
​@@naasirjaama603wax jaahiliina baa tihiinee meesha ka aamusa nin libaaxa bayduun mujrim ku sheegaysaan ma ogtihiin in uu Saddam Hussein ciraaq ka dhigay quwwada 4aad ee caalamka
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 4 ай бұрын
Saadam geesi garab waaye😢😢😢 Allow unaxriiiso kuweit waa baastariin wllhi uf😢
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 3 жыл бұрын
Saddam xussen iyo maxamad siyaad barre illahay labadoda ha u naxaristee gesiyal ayay ahayen
@jimcaalefuaad8312
@jimcaalefuaad8312 3 жыл бұрын
Sucuudigu waa dalka dhabar jabiyay ciraaQ walalkay nimaan u HaystaY muxu waDo ii fadhiistaY😭
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto geesi islaam ayuu ahaa maanta bariga dhaxe isagaa ka maqan blh mid yahuud raaco lama arkeen
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏.. Subescribe iisaar. 🇸🇴
@anisoyarey4519
@anisoyarey4519 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto geesigii muslimka ahaa ee saadaam xuseyn
@caashodahir6050
@caashodahir6050 3 жыл бұрын
Walal waxaan rabnaa inaad noo soo gudbisid taariikh nololeedkii usaama bilaadin Mahadsanid
@tawakalmostapha4929
@tawakalmostapha4929 3 жыл бұрын
Legends never die ✊
@nimcanofficial4897
@nimcanofficial4897 2 жыл бұрын
They die
@nimcanofficial4897
@nimcanofficial4897 2 жыл бұрын
Every soul will test death
@Abdinasir632
@Abdinasir632 2 жыл бұрын
Legend is died so every one died☝️
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz Жыл бұрын
Alla ha,u naxariisto janatu fardowsana Haaka waraabiyo Sadaam Xuseen wuxuu ahaa geesi ka mida geesiyiintii Islaamka
@abukarhassan5488
@abukarhassan5488 3 жыл бұрын
Saadaam xuseen wuu shahiidey Allahu Akbar
@mohamedmowlidali2349
@mohamedmowlidali2349 2 жыл бұрын
Maalin uun islaamka wuu xogeysani doona inshallah
@xareedstore-so3qm
@xareedstore-so3qm 4 ай бұрын
Ilahay how naxariizto zadam husein
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 3 жыл бұрын
Dilkii Saddam Hussein kadib Meesha Carabta taal Maanta ayaa kaaga Marqaati ah inuu Saddam Hessein ahaa Halyeey iyo Geesi Wax badan ka difaaci Jiray Carabta. Allah Yaraxma 🇮🇶 ❤🇸🇴
@mohamedabdikhadir6563
@mohamedabdikhadir6563 4 ай бұрын
Allaha unaxriistee Sadaam Hussein waa halyey geesi ah dunida taarikh kudhaafey shihiid xaq ah ayuuna kudhintey shimpirta galeerka aad bey ugu cabsataa gaalada galeerkeeda ayuu ahaa
@user-qi5lk7db8k
@user-qi5lk7db8k 5 ай бұрын
Geesi,geesidhale,sadaamxuseen,❤❤❤❤❤❤❤❤
@safasalleban
@safasalleban 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto sadaam xuseen 😢
@murzal31
@murzal31 3 жыл бұрын
ILAHY Ha U NaxariistO🤲🤲❤
@abcchildrenentertainment8486
@abcchildrenentertainment8486 3 жыл бұрын
ALAHA u naxaristo madxweyne sadaam Hussen
@khayremahdicawil9705
@khayremahdicawil9705 2 жыл бұрын
Sadaam xusayn waxa uu ahaa nin geesi ah oo uu maraykanku shirqooley dilkiisa ilaahay ha u naxiirsto marxuunka eh waxkale oo uu ahaa nin caqli badan oo feejigan oo caqli badan oo wax kasta og wixii sax ahna qaata wixii khaldanna ka taga laakiin muu ahayn kaligii taliye ama calooshii u shaqayste ilaahay waxaan uga baryayaa marxuunka in uu jannatu fardawsa halka ugu zaraysa ka galiyo sadaam xuseen alla ha u hiiliyo maalinka qiyaamaha waxaa ahaa geesi zadaam xuseen carapta oo dhan waa uu ka caqli badnaa zadaam xuseen saas awgeed ayyaa lagu dilay illayn lama ogola muslimiin horumarta 'e😍😍❤❤ 💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤ zadaam xuseen alla qapriga hakuu waa siciyo aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲
@Alikaraama
@Alikaraama 3 жыл бұрын
𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐮 𝐧𝐚𝐱𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐡𝐚𝐥𝐲𝐞𝐞𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐱𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏.. Subescribe iisaar .🇸🇴
@alixussein4012
@alixussein4012 3 жыл бұрын
Waa Geeesi Geesi dhalay saddam Hussein🇮🇶🇮🇶💪👍✅
@abdullahiabdi3012
@abdullahiabdi3012 3 жыл бұрын
Masha allh maanta ayunban ka fikirayay helida Xog ku saabsan sadam AllE Ha u naxariistee Mahadsanid wll Inbadan
@Muuse99
@Muuse99 3 жыл бұрын
Gar iyo gardaro ninkaan waa wataa mowduuc xasaasi eh keep going bro 💯💞💞🔥🔥
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏.. Subescribe iisaar 🇸🇴
@fahiimofaarax5897
@fahiimofaarax5897 3 жыл бұрын
Walhy xasuus xun igu reeby malinba sida halyeeyada loogawracayo oo laleeyahay anaga ina ilaali damiirkii wuu dhintay dhabtii anihu caruur ayaan ahaa kolkii laqabty lkn lkm xasuusxun buu ugu reebay🙏🙏✊✊👍👍👍😭😭
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Wlaashay reer galbeed waxay dileen: 1) mucamar al qadaafi oo dalkiisa siin jiray xataa cunugii dhasha caawa lcg uqori jiray 2) sadaam xuseen oo ka mid ahaa halyeeyada islaamka 3) maxamed mursey Intooda muslim ayay ahaayeen kwrn
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Intaa yaa u sabay mataqaanaa inay dilaan waa carab Walaahi ayaga ayaa ku gacan siinaya inay qabtaan Halyeeyada
@muzesuleiman6051
@muzesuleiman6051 3 жыл бұрын
illaHay Ha naxaristo🤲
@axmedcrashid8915
@axmedcrashid8915 2 жыл бұрын
LEGEND always LEGEND 🙏💯💯
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 3 ай бұрын
Ilaahay how naxariisto Sadaan xuseen wuxuu ahaa geesi Garab waayey
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
BRO Ballantiiiiiii awi waxa ka Sugeeyne Dagaalka 1977 Somalia iyo Ethipia ama Deva Boode miya malaga yeelayo🤣🤣🤣🤣 wll jawaab nasii dib hadduu jiro noo sheeg uu tamo waxa nahay Walaalahi Somalyeed🥰😙😙😙😙🤩🤩🥰🥰🥰
@drgarad
@drgarad 3 жыл бұрын
Waa la guda jiraa, Video diyaarinta waqti buu u baahanyahy.
@sadaammaxamed3972
@sadaammaxamed3972 3 жыл бұрын
Illahy ha unaxaristo wuxu aha geesi muslimintu ilaa manta ay tabaan
@kawarnuuh8499
@kawarnuuh8499 3 жыл бұрын
Sadaam xuseen ale hakuu naxariisto🥰
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا
@SareyFarah
@SareyFarah 10 ай бұрын
Mr.Golden voice 😊❤👏💯🙏 Muuqaalada aad noo soo gudbiso In aan dhageysto kama daalo wllhi😊THANKSWILL👏💯📚
@AmiirAhmeth
@AmiirAhmeth 2 ай бұрын
Alle janadisa haku arsaaqo 😢
@Ahmedshaaafi
@Ahmedshaaafi 3 жыл бұрын
Alle naxariista janno hakawaraabsho ♥️
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏.. Subescribe iisaar .🇸🇴
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Alla ha'unaxariisto waa muslim xaq ku taagnaa mrwlba, markuu dhimanayay Kalimada alle ayuu ku dhaartey
@ibraahinnimcaan9269
@ibraahinnimcaan9269 3 жыл бұрын
Thankyou very much waxan kugu booriynaya documentry inad xoog sarto
@xasanmaxamedcabdi8829
@xasanmaxamedcabdi8829 3 жыл бұрын
Halyeey is laaamka alle ha una xariisto
@arafattomer7645
@arafattomer7645 3 жыл бұрын
Keep going waberi media
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 3 жыл бұрын
Hadalkii dhaxal galka noqday aan kugu ilaawi doonin ustaad ( Magaceyga waa Abdirahman Omar halkaani waa waaberi media ) intaasi yaa ikala helay
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏. Subescribe iisaar .🇸🇴
@drkaraama1477
@drkaraama1477 Жыл бұрын
Taariikhda islaamka baal dahaba ja galay Allah unaxariistee 🤲🤲
@xasanhuweys5542
@xasanhuweys5542 3 жыл бұрын
Legend always legend
@maaxmediaflims9986
@maaxmediaflims9986 3 жыл бұрын
Alle ha una xariisto
@MaxamadYaasiin-pb2ps
@MaxamadYaasiin-pb2ps 2 ай бұрын
Alaha qalbiga iyo qabariga uuu nuuriyo aaaaaaamin alha uu naxariisto aaaamin yaaaa alaha
@zakarieahmed2635
@zakarieahmed2635 3 жыл бұрын
HORAY USOCO WLL HORMAR WACAN
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏.. Subescribe iisaar .🇸🇴
@farfaallefilms441
@farfaallefilms441 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sadaam Hussein wuxuu ahaa halyeey ka mida halyeeyada islaamka
@omaryare6401
@omaryare6401 3 жыл бұрын
Sadaam waxa uu ahaa geesi garab waaye rabi ha unaxariisto
@creatorlove1176
@creatorlove1176 3 жыл бұрын
We miss you Saddam Hosain
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto Saddaam Xussein
@LovelyAbyssinianCat-qe3gk
@LovelyAbyssinianCat-qe3gk 6 ай бұрын
SADAAM XUSEEN LEGEND OF THE LEGEND❤❤❤❤
@fino5724
@fino5724 3 жыл бұрын
Keeb Going Ustad
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 3 жыл бұрын
من انتم نحن اهلنا?؟؟؟
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 2 ай бұрын
Sadaam Hussein geesi 😢😢🤟🤟
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 жыл бұрын
Walee galo ayaa shahdaa LA iyarty lkn yahuda a ayaa lo danenayee way hurdaan sidena oo kale allah kariim👍👍👍
@abdifatah9365
@abdifatah9365 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 3 жыл бұрын
allha Unaxaristo ❤❤
@AhmedHassan-hy8jk
@AhmedHassan-hy8jk 2 жыл бұрын
Alla iyo rahma Sadaam Husein Halyaaygii Dunida 👏💪💪
@nimcocadceednajax7877
@nimcocadceednajax7877 3 жыл бұрын
Thanks you so much wllo
@user-qi5ym8ms4k
@user-qi5ym8ms4k 3 жыл бұрын
Masha Allah
@dahabigazomaliya8991
@dahabigazomaliya8991 Жыл бұрын
Thankz zxp
@user-uw4mj4ce5i
@user-uw4mj4ce5i 8 ай бұрын
halayay Hiil wayay hadii sadaam xuseen hadii logurmanlahaa lama ugaarsaden muslimiinta falastiin
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto sadam hussein al.tikriti 😪❤👎
@hasaamtaha9624
@hasaamtaha9624 3 жыл бұрын
Maasha allah
@akmaltv8466
@akmaltv8466 3 жыл бұрын
Masha allh
@shukriabdi330
@shukriabdi330 2 жыл бұрын
Keeping going legend real leader
@abdirahmanshabeele5336
@abdirahmanshabeele5336 3 жыл бұрын
Sadam geesi garab wayey carab oo dhan ninkii ugu geesi sanaa ee ka dhasha bu ahaa allaha u naxariisto sadam hussein
@abdirahmansalad7485
@abdirahmansalad7485 3 жыл бұрын
Wll abdirahman Afghanistan 🇦🇫 kasohadal
@hanadbayhoja
@hanadbayhoja 13 күн бұрын
Allow unaxariis Halyeygi islamka
@sususaed1442
@sususaed1442 2 ай бұрын
Ilahow ku naxariso sadam hussen gesi wen aha😢
@user-ot1bi5oc5d
@user-ot1bi5oc5d 11 ай бұрын
Zadam allah unaxrista❤
@moharuun635
@moharuun635 3 жыл бұрын
Muwaadin bilaa wadan buu ahaa saddam husayn almajd alle ha u naxriisto hero buu ahaaa saddam
@apdeasiisapakor4339
@apdeasiisapakor4339 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto sadam husein
@sadamfaroole215
@sadamfaroole215 2 жыл бұрын
Eebe ha unaxariisto sadaam xuseyn.
@ozgetorer6062
@ozgetorer6062 2 жыл бұрын
Isago kle miyuu imaan donaana taloow dunidan an manta jogno🥺
@Hash__qute
@Hash__qute Жыл бұрын
My😿
@mohamedsaid-td3lj
@mohamedsaid-td3lj Жыл бұрын
Waa hayley Islam ah🤴💪❤
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
m.a ustaad keep going
@nimcoosman1944
@nimcoosman1944 Жыл бұрын
Ilahay janatul firdawsa haka waraabiyo Halyey hogamiye kaga cabaadiyay gaalada sharta badan ee gacanta bidixda waxa loguso gabaday kuwii cid ugu dhawaa ee catabta ahaa
@ismailibrahim8635
@ismailibrahim8635 3 жыл бұрын
Top 5 youtubers in somali 1 ogaansho 2 Rumaani media 3 dadwaynaha 4 Ogaalka Dunida 5 waabari media kzfaq.info/get/bejne/Y9OPatmU2py-o4U.html
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🙏. Subescribe iisaar.🇸🇴
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 жыл бұрын
Sahanka xoogaha kudar wll
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Rumaani muxuu taraa
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Taleexi medi
@fahiimaabdi1894
@fahiimaabdi1894 3 жыл бұрын
Ilahay ha naxarsto 😪
@halaneabdulahi5887
@halaneabdulahi5887 3 жыл бұрын
Allh ha unaxaristoh
@maxamuudsiciid5582
@maxamuudsiciid5582 3 жыл бұрын
Thanks
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 10 ай бұрын
Ilaahey u naxaariiso wa geesi halyeey eh gaalo naclatulaah xili ciid eh ayey dileen sadaam xuseen wa shahiid😢
@siciidsalaam3856
@siciidsalaam3856 2 жыл бұрын
طيب الله ثراه وجعل الجنة مثواه
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 5 ай бұрын
Keep going
@ahmedabdullahinadaara5521
@ahmedabdullahinadaara5521 3 жыл бұрын
Allah berka Allahu akbbar
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
XUMAAN ha ii Fahmin waa darar jacel aan u qaboo Kannaalka Waaberi Madia 🥰🥰🥰😘🤩😍😍
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 5 ай бұрын
بسم الله ماشاء الله تبارك سدام حسين اللهم ارحم الراحمين اللهم حفظ سدام حسين ءامين يارب العالمين
@qasaye4104
@qasaye4104 3 жыл бұрын
AUN Sadam. Kadafi kasoo hadal mahadsanid bro
@maxamedfaaraxyuusu3034
@maxamedfaaraxyuusu3034 3 ай бұрын
Geesi ❤
@barresagal8891
@barresagal8891 2 жыл бұрын
Halyay Qaran Sadam Xusen ✅
@hindaismail8701
@hindaismail8701 3 жыл бұрын
Ale how naxariisto 🤲🤲
@shukriyousuf9894
@shukriyousuf9894 2 жыл бұрын
Alle ha hu naxariisto
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Sadaam Hussein Rabi naxriisti jano ha siiiyo
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
Halyeey buu ahaa sadaam Hiigsanayay meel fog Ilaahay hau naxariisto wuuba shihiidaye
@maxamedfaxalka8622
@maxamedfaxalka8622 3 жыл бұрын
Sadam xuseen allaha unaxariisto anigu waxn dhihikaraa halyey buu cabdiraxmaan sxb aad bad umahad santahy
@xasanmaxamadjaamac6534
@xasanmaxamadjaamac6534 2 жыл бұрын
Mashaa alah
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto sadaam xusien
@AaminaFarxaan-ip8un
@AaminaFarxaan-ip8un 6 ай бұрын
Alle ha unaxaristo
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 16 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 24 МЛН
Barnaamijka Caalamka Iyo Islaamka By Abdishakuur Dayib HCTV Hargaysa
40:44
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 111 М.
Jenkiz khan | Dilaagii ugu naxariista darnaa taariikhda..
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 201 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 20 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 16 МЛН
😬 Мам Дай Хлеб 🍞 #shorts
0:38
AOneCool
Рет қаралды 2,4 МЛН
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 37 МЛН