No video

Maamulka Awdal State Movement oo ka waramaya sidii dawlada Djibouti ay u soo dhaweysay

  Рет қаралды 14,739

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Maamulka Awdal State Movement oo ka waramaya sidii dawlada Djibouti ay u soo dhaweysay
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 106
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f Ай бұрын
Guuul awdalistat iyo walaalaha jabuuti hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤ hanbalyo madaxweynaha iyo ku xigeenka diyaar baa u a hay dagaalka halganka xoraynta awdalistat guuuuuuuuuuuu
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j Ай бұрын
Guul ASM
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
waa ninkaa kalidii youtuberka noqday hadana madax sheeganaya.
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Ай бұрын
Hambalyo Hambalyo Reer Awdal🎉 Adeer Obsiye waa Geesi aan gaban , Guulayst❤ From Garxajis Woman, Walaalihiin🎉👏👏👏👏🙏🏽🙏🏽
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Ай бұрын
INA DHILO YUSRA HARTI MIYAAD QIIROOTEY WALLEE KURSIGA SOOMAALILAND AYAANAD XUKUMIN
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Mansha.allaahu Guul.guul. Hogaamiye Diyaar.baanu.nahay
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Ciidanka qaranka waa in heegan galaa. Kooxaha somalilandiidka ah Waa lala socdaa bari iyo galbeedba.
@abdinasiradan8760
@abdinasiradan8760 Ай бұрын
❤❤❤❤VIVA AWDAL STATE OF MOVMENT
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Nin dadalay allaha kula garab galo adeer 🇸🇴❤️guul ban urajeen rer owdal sted
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Ай бұрын
Guul somalliland ❤❤❤❤
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Ай бұрын
Mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂
@burhanhassan524
@burhanhassan524 Ай бұрын
guul iyo gobonimo somaliya hanolato hana gulaysato ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Awalba ninkani somaliland wuukaso horjeede maa nta maxa cusub waa laydin somude ordo waadhadhka walida aada😅😅😅
@samielmi6158
@samielmi6158 Ай бұрын
Guul ….Guul iyo gobanimo awdal state movement,dhulka awdal iyo badda awdal iib iyo kiro mindna ma aha,awdal waa dhul iyo bad somaliyeed ,muse judaan wa gacan ku dhiigle reer awdal hore u xasuuqay , badda awdal ma iibsan karo ,waan difaacayna dhulkayaga iyo badda yada somaliyeed ,allahu akbar.
@AhmedomerMohamoud
@AhmedomerMohamoud Ай бұрын
Been iyo bacaac adeerkay anaga dhulkayaga cidina ma qaadankartee nagalatag qandaraaska ismacil caloolay iyo xasan xabaalo gate orod neefyohow anaga wax nooma sheego adiga iyo kuwo lamida waan fahansanahay waxa aad wado
@mamitaharfi5379
@mamitaharfi5379 Ай бұрын
Inchallah khaire
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Masha allah guuleysta awdal state maguuleysan doonan burcada muse bixi uu hogaminayo
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Inshallah guul awdal from jabuti.
@hannnahdek
@hannnahdek Ай бұрын
Freee Abdallah state
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs Ай бұрын
DADKA REER SOMALILAND. WAAX QADIYADA UMA HAYSID EE. ORODO. XAMAR GARAYS I XIIDHO INA GEELLE OO KUWISIBA CUNAY WAXBA KUMA TARAARAYO
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 Ай бұрын
wa hogaamiye ruuxiya dalkiisa iyo dadkiisana uso jeeda cadawgana kadifaacsya wangarabtaganahay marwalba guuul inshaa allaah
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
DADKA HADHKOOGA HA KA SAARINA INTAAD CARUURTIINI YURUB SOO DHIGATEEN 😂
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Ай бұрын
Kuwa maanta awdal haystaaba si ay dhulkooda u qabsadaan caruurtooda yurub ayey joogeen, dadkoodiina qaxooti ayay dhigeen, dagaal dheerna dhulkoodii way qabsadeen wayna maamulaan maanta, si taas lamid ah 2023 dhulbahante ayaa sameeyey oo isna ku guulaystey, inta meel la fadhiisto dhul aayar laguma helo.
@MaxamedCazka
@MaxamedCazka Ай бұрын
Maamulka cuqdad isaaq state😂🤣😥😭😭
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Guul Guul Reer Awdal 💙⚪💙
@MilgoHoussein-ty2nk
@MilgoHoussein-ty2nk Ай бұрын
YA ALLAH NAGAA QABOO NALAAYADA DHULKANA NABAAD NOOGADHIG AMIIN
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
iidoor xaasidnimo ma daayo , oromo iyo xabashi amaantooda maad ku jeesataan maxaa ka soo doonteen Xalkan. Reer Awdal ayaa ka hadli karaa arimahooga kaliya. 💙⚪💙🌿🌿
@amasido1506
@amasido1506 Ай бұрын
Samaron iyo ciise waxan in odhanlaha war ingu tashada xabtan ingale inta ilahay ka sokeysa
@abdoulwassaomar3737
@abdoulwassaomar3737 Ай бұрын
Diyaar gudoomiye, ree awdal dhaman way ku ogyihiin gaar ahaan dhalinyartu wax aan ka ahayn inyaroo calooshooda la ciyaara. Intaasna waan buufinayna insha alllah. Guul
@minariii09
@minariii09 Ай бұрын
Guulays gobtaa❤
@mizanosman9257
@mizanosman9257 Ай бұрын
waa siidaa allhe ha inila gabto
@mizanosman9257
@mizanosman9257 Ай бұрын
Guuleysta reer awdal ❤❤❤❤❤❤
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 Ай бұрын
Dadku oromo iyo xabashi ayay noqdeen intooda badan, makala jecla dhulkooda in la qaato iyo in kale, niman Awdal state, hadal looma baahna ficil ayaa larabaa
@salmaan6233
@salmaan6233 Ай бұрын
Man sha alah
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Awdal Haka sheegan.hoiyadaaa usheeg
@hannnahdek
@hannnahdek Ай бұрын
Guuuuuuuul Awdal state.
@fathiaseyed6959
@fathiaseyed6959 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
SNM way diiday in wax lawada yeesho. Waxayba ku dhaqaaqeen inay dhulka iyo badda Axmaarla ka iibiyaan.
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y Ай бұрын
Beenaale.ma.adaa.aragbaleh.maxaad.madax.wayne.dooni
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 Ай бұрын
Waa ninkii itixaadka ahaa dilkii ugu horeeyay ka gaystay biorama
@mrhoryaal
@mrhoryaal Ай бұрын
*KAAGAN YARI OROD **#JAAMACADIINI_ABAARSO** ISKA DHEX JOOG HAWLIHIINA WATA* KKK
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Beeni meel ma gaarto iidoor yahow
@user-yd9zd9ze5m
@user-yd9zd9ze5m Ай бұрын
Gabilay.abahaa.malee.iyaga.oo.kaliyaa.kugufilan.car.turuwaa.soomara.iskadaa.somalilaan
@mrhoryaal
@mrhoryaal Ай бұрын
*ILAAHW SAHAL AMUURAHA ANIGU **#ARINKAN** INUU UGA **#SII_DARAYO** BULSHADA **#ARLIYO** AYAAN FILAYA WALIBA **#ZAAID** HALAGA FIIRSADO **#HESHIISYADA** AAD GALAYSAN WAX KALE UMA SOCOTANE*
@Mrhilaac
@Mrhilaac Ай бұрын
@ahlanhussien
@ahlanhussien Ай бұрын
Alle idin qabay tuug tuug iimaanlah oo nabada iyo wanaaga ku dacarooday illaahay deg deg umada haydiinka qabto
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora Ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk.. very funny… kkkkkkkkkkkkkkk
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Ай бұрын
Waanu idin wadanaa awooweylaa allaha idin garab galo
@noorabdillahi9612
@noorabdillahi9612 Ай бұрын
Runta marka laga hadlo, maanta cid ethiopia danteesa ka hortimaada iyagaa ayaa gacmahooda isku gawracay, ninkii taagerana amni iyo cisad ayuu ku nolaandono , marka talo waxay u taalo reer waliba siyaasiyintooda, ethiopia waa quwad aan marnaba cidi u bacbac dhigikarin, siyaasad ma taalo ee waa itaal maanta arinku
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
waa runtih iskah xoreyah museh oromoh iyo Argagixisadah snm iyo horgaladah iyo oromadah u watoh gacan ku dhigleh museh oromoh
@user-yg5ru7rc6t
@user-yg5ru7rc6t Ай бұрын
Adeer awdal taa sheegaysid miyaanay somaliland ahayn.faqash ilaa faqash car bal kaalay awdal.
@user-yt1kk5ql9j
@user-yt1kk5ql9j Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 Ай бұрын
Ninki cabsada dhulkiisa iyo dadkisaba la xaraashi. Wa taalbo xaq ah. Ninki soomali naca ayuusan iloobin in aan annaku soomaali nahay. Ethiopia waxan ugu baaqayna inay dadka meesha iskaleh u aabo ka yahay xasan sheekh wax ka waydiiso arimahan
@Awdalpress100
@Awdalpress100 Ай бұрын
😂😂😂 Baxar isagu siyaasi hogaamiye ah maaha... waxa ka muuqata macalinimo waayo shacabka uu leeyahay waan u doodayaa ayuu hadana leeyahay idinka ayaa hawli idiin taal... waa ka soo shaqeeyadii Ardayda 😂😂😂
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 Ай бұрын
Waar ilaahay unoqda oo ilaahay kayaaba
@Nuraani_
@Nuraani_ Ай бұрын
War ummada ligooyada kala tag waxad wadaan mashruuc ad ismail cumar wax kaga cuntaan
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Kkkk asc waxaani waa siyasad ciise uu ogyahaye samaron iyo isaaq ciida ruun ilahaye hadii uu kuu ceeliyo 1994 dagaladi sooqeye waa laa isbaraan
@Ahmed-vk1bx
@Ahmed-vk1bx Ай бұрын
Hadii cidi ku rabto ,maxaad boorama uga dhex hadliwayday?
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Miskiin 😂😂😂bacaac 😂bacaac 😂bacaac 😂bacaac madaa matelikara rer awdal rer awdal maaha jaahilka la adeegsado waana hoyada iyo maskaxada rer somali land hadaalina yaa munaafiqiin namana matashaan😂😂😂bacaac
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg Ай бұрын
Waankusalaamay
@somalios1497
@somalios1497 Ай бұрын
Qudhmis laguma arag djibuuti 27 juun. Guul awdal
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 Ай бұрын
Al xaasid ma yaflax Allow yaa ku dooxoo hadana aan ku dilinoo Waxaad damacsantee kale dibada ula soo baxa
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Gudaha soo gala...waad arkeysaan foolxumada maanta ka socota waqooyi in amxaaro la amaano oo somalinimada laga soo horjeesto.
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Yes,somaliland haa burburto.
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Ай бұрын
Bal dada ay joogan ee fidno ka shaqaynayaan fiiri iyo dhiig daata !!
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Danta. Reeawdal. Jabuutimaxakuxidhay. Halkaintad istagtin. Waxbamaqabsankartin. Miya
@user-yg5ru7rc6t
@user-yg5ru7rc6t Ай бұрын
Adeer masaakiinta been ha u sheegin
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Ай бұрын
Imo oo kaalay dadka wax usheeg waxay ahayd inaad xaga itoobiya kasoowareegtaan oo xadka agtiisa kushirisaan dadka jabuuti dadku khaladbay kafahansanyihiin
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Ethiopia dhulkisa ka ceshanayo miyoo utagaya side ufakartay
@AdenMohamed-uw7xd
@AdenMohamed-uw7xd Ай бұрын
Jabuti waxba so kordhin Mayso adigana iska ba da 😂😂😂😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Dibad wareegayaal saaqiday Dahir Rayaalaa idin sheegay Ismail cumar Geele mucaaradku sii baa hargeysa oo tii isaga xoraysay ah lagu soo dhawaynayaaye yaanu sidiisii midi baa dhabarka laygaga taagay odhan Ismaaciil cabbane cabaad wayne Ethiopia ka guurtay dekadiisii qaloocday Mid toosan oo ka sallaxan oo ka dhow oo ka jaban bay heshay Somalilandna nasrigii allah u yimid.
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Leadership charisma ma lihidin so that you are not able to make revolution
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Ай бұрын
Ehlu naarka waxaa lagu yaqaanaa ummad nabadgelyo ku sugan in ay qax iyo dhagar iwm ilaahaybaa nagaga kiin filan
@amineroyal7118
@amineroyal7118 Ай бұрын
Dad mabad ku fadhiya oo biyo iyo cunto haysta oo school bilaash ah iyo cafimaad bilaash ah iyo scholarships haysta ma hayn waxay soo duleen kuwii xabashidu riixaysay ee dumiyay dalkii ee qixiyeye dadkii ee markii dambena doyaaradaa ma rusheeyey ku oyyayey
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Ай бұрын
@@amineroyal7118 GUUL JSL TOWXIID LA DIRIRKU HA DHOCO HA DHACO
@user-yg5ru7rc6t
@user-yg5ru7rc6t Ай бұрын
Tuug ilaa tuug
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Adeer bulaxaar iyo berbera ma abahiin baa leh… candhuftiina dib u liqa cid idiin soo socotaa ma jirto
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Hadaad maanta Djabouti joogtaan waa GUUL IYO HORUMAR.,... Somalina 🇸🇴❤waa diyaar garabkiina ayeey joogaan
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Waar daad kaa hawalina adero
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 Ай бұрын
adeer waad riyoonaysa ee iska cibaadayso oo dadka halugayn
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
REER sandwich Laba mid kala doro Tariikh dib ugu noqda 1981 miya ilowdeen
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Boorame.dilkii AAd ka gaystay maad iloowday maxaad soo doono khaayin yohow
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
SNM ayay ahayd wixii dilka gaystay . iidoor Beenta dadka kadaa 🤮
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
😂😅😅😅😅😅
@user-jg2st6jz1f
@user-jg2st6jz1f Ай бұрын
Dawlaad Somaliland haxiidho xuduuda dawlaad gaabo
@kassimmohamed9541
@kassimmohamed9541 Ай бұрын
😂😂😂 haye Dowlad dheeray xidho 😅
@suleymanfuad9369
@suleymanfuad9369 Ай бұрын
gashaanti aamuska lagu meheriya reeer awdalna waa sida
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
War isku dirka jooji .dadka oo laysku diro.naar baa lagu galaa.allaan ka magan galaye.balaayo.huruda la ma toosiyo.
@SohanObsieh
@SohanObsieh Ай бұрын
😂😂😂
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 Ай бұрын
Iska hadle
@IskudareAhmed
@IskudareAhmed Ай бұрын
Dadkaaga dhinan ka raac
@abdishakuurdaauudseed
@abdishakuurdaauudseed Ай бұрын
Xaar wayne Wax matare
@user-hd7dl3ei4b
@user-hd7dl3ei4b Ай бұрын
Beenli car kaali
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc Ай бұрын
Xagahore way hilaacday
@choukriali1710
@choukriali1710 Ай бұрын
Kkkkk
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
tuug beenale beenta jooji😊
@omarodowaa1994
@omarodowaa1994 Ай бұрын
Kkk xaar wayne yaa ka yelaya gurigaaga dumi ana awdal kaso jeeda kana yeeli mayno
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Ай бұрын
Beenaalow us anaga rabnee
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
iidoor xabashi beenale stop 🤮
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Wax naga maqan baan jirin Sharkiina handle soo galina
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 Ай бұрын
WAR. DHUBAHNATE WAA WAA ISKA XUREEYAY. IDINKANH. KACA. MUUSE HAD WAA TABAR DARAN YAHAY. WALAAHI WAXBA ISKMA DHICIN KARRO.
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Sonaliland prank maantay u dhamatay,hadi ba ismaciil u kacay, gacalnimodi dhamatay,bixi ba burburiyey.
XOOG CUSUB | KARIM KHAN DACWAD OOGAHA  MAXKAMADDA  ICC
12:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН