Waa Sidee Nolosha xaqiiiqada ah Ee Saxibaday ? Real Life Of My Freinds

  Рет қаралды 176,911

Maaweell

Maaweell

Жыл бұрын

Пікірлер: 560
@dahirhayaan1138
@dahirhayaan1138 Жыл бұрын
Rag diin iyo iman ka muuqdo masha allah 🎉
@hilaalyusuf8242
@hilaalyusuf8242 Жыл бұрын
Wlhi wiilkan wuxu u qalma 1M hab dhaqankiisa diinta iyo cibadada Alle siduu u ilaaLiyo Allah haku xifdiyo prother we love you❤️
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
I can't skip my day without watching this channel 😂😂.. Maaweel ❤ sending you warm wishes and prayers for your family and friends.. ..
@ridhuamirridhu8369
@ridhuamirridhu8369 Жыл бұрын
Walahi Hargiesa waa another level from xamar cadey ❤
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Mo ohoo ❤
@updymado
@updymado Жыл бұрын
Wll hadaad u jeedo magaca allah like saar ❤❤❤mahadsanid🎉
@hamzaahmed8592
@hamzaahmed8592 Жыл бұрын
@updymado
@updymado Жыл бұрын
Ok
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Allaah
@kpmusic9588
@kpmusic9588 Жыл бұрын
Hyh
@mustafequdi5690
@mustafequdi5690 Жыл бұрын
@NAJO_Films
@NAJO_Films Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️😞😞
@0_cupkissest
@0_cupkissest Жыл бұрын
Waa ku saray
@NAJO_Films
@NAJO_Films Жыл бұрын
​@@0_cupkissestThanks wllshy
@user-sg5gb1vo5t
@user-sg5gb1vo5t Жыл бұрын
wax wayn maaha waa ku saaray zxp
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Rer waqooyigu xaga diinta Way ku fiican yihiin masha Allah Anagu hadanu rer bari nahay Xagaa waa nalagaga fiican yahay
@NAIMA-co6hk
@NAIMA-co6hk Жыл бұрын
😢masha allaah
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 Жыл бұрын
😂😂
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
Beenta jooji diinta waa qof iyo suu ugu dhaqmo
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Reer barigee ma bosaso iyo puntland ?
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 Жыл бұрын
Mashaa Allah masaajidka sida loogu wada yaacayo salaada qurux badanaa wallahi 😢😢 Illahow igee dalkii 😭😭🤲🤲
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Жыл бұрын
Masha allah maaweel wll cibaado badan ayaa kaa muuqaata weligaa sidaa ugu dhegsanaw Xafadii calaamada een ku barbaarany waad soo duubtay alleyleh guul baan kuurajeynyaa markasta 😊💯
@superprrime
@superprrime Жыл бұрын
Cidagale state 😂
@Samia-AHMEDg
@Samia-AHMEDg Жыл бұрын
Wllo ma cidagalaa
@abdiasis2428
@abdiasis2428 Жыл бұрын
Maasha Allah waa muqaal qurux badan oo xasuuso badan isoo xasuusiyay Hargeisa wan uxiisay ❤❤😢
@abdallamohamad1356
@abdallamohamad1356 Жыл бұрын
I loved the fact that you're praying all of you're prayers at masjid specially the fajar prayer❤ that's why I've subscribed to your channel today....keep up tge good deed brother...bless
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын
Wlhi same MashAllah
@Xurmo73
@Xurmo73 Жыл бұрын
Maaweel wlhi waa nin rabi ku manaystay wanaag , ixtiraam, daganan 1m kadan buu u qalmaa Nooluhu ma waare rabi naarta kahay wll mcn hore u soco🦁❤✊
@hafsoali6071
@hafsoali6071 Жыл бұрын
Maweel waxn ku rajayiny khyer bdan iyo gulo badan i.a adiga iyo saxibada keep going my brother ❤😊
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Жыл бұрын
Maawelo Dhagaxbuur baanu kaso salamayna. I watch all your videos since I was born and raised in Hargeisa Abti keep going noo so badi
@iloveyouallah2381
@iloveyouallah2381 Жыл бұрын
Masha allah Diinta iyo edebtaba alle haku barakeeyo aamiin 😊
@sahrafuaadbvvcff8390
@sahrafuaadbvvcff8390 Жыл бұрын
Masha allh wllo guul iyo gobnimo waarto inder ayan ku rajeenya qof wangsan bad tahaye ilahay waxa ku dhibo kuma tuso❤ qof ilahay ku xidhan waxba kama xumaadan wllo hore soco
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын
Wlhi he is the best guy I see so far he is praying on time Allahuma barek
@roodaruuxi5203
@roodaruuxi5203 Жыл бұрын
Maweel brother keep going akhalakh edeb xishood intaba ilahay baa ku siiyey wll nolow❤
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Жыл бұрын
Maasha allaah cabdisamed salada iyo diinta kudhag horumar fiican wad gaari inshaa allaah
@user-yv9ug5lc8z
@user-yv9ug5lc8z Жыл бұрын
Maansha'allah Sheikh Anas ninkas salaada maqrib idin tukinaya halkas ayaan codkiisa ka gartay waa HARTA SHEKHII Hore meel ayaanu wax kusoo wada baranay. Salaan Sare sxb Maaweel From Addiss Ababa, Ethiopia.
@YTtomasgamer
@YTtomasgamer Жыл бұрын
Maweel keep going zhp waanku faraxsanahay inaan noqdo wofkii ugu foreeyay eee daawada vedio qays family Ayaan ahay qays tageerihiisa
@asma33asmashukri5
@asma33asmashukri5 Жыл бұрын
Masha alaah shekha salada makhrib tujinaya cod macaan bu ku aqriyaya quraanka masha alaah masha alaah🥰🥰🥰🥰
@abdirahmanjookar9584
@abdirahmanjookar9584 Жыл бұрын
sxb reero coment ma ahi lkn si buuran baan love ugu ahay channelkaaga koob shaah ah oo dhaga jabiye ah hadaan haysan kumaba daawan karo legend hormar wcn 100k soon insha allaah bro ❤❤
@miniheart727
@miniheart727 Жыл бұрын
I like your videos so much keep going waiting for part 3❤❤❤
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Waan uxiisay laxoox iyo muqmada maasha allaah ❤
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
Keep going my brother maaweell❤❤
@ahmedabdirisak3980
@ahmedabdirisak3980 Жыл бұрын
Mansha Allah wllo Legend bad thy horey usoco Coming soon 100k iyo kabadan wad uqalanta wllo
@hafsahussen8162
@hafsahussen8162 Жыл бұрын
أخلاق +تواضع +❤❤❤❤عبد صمد ماؤل
@abdimalikhabane249
@abdimalikhabane249 Жыл бұрын
MashAllah Cibaado Badan aya ka muqata Alle Haku barakeyo bro
@muniirofficial
@muniirofficial Жыл бұрын
aadbaa ugu faraxsanahay inaaan daawado barnaamij saladihi ilaahay lagu xusayo keep going bro
@farhiyamohamudfarhiyamoham8768
@farhiyamohamudfarhiyamoham8768 Жыл бұрын
Mashaallah woow nolada dhamantin allah wan idiin jeclhy😢😢😢😢
@Ina.a86
@Ina.a86 Жыл бұрын
ماشاء الله فيديو رائع 👏👏
@maxamedmaxamuud2148
@maxamedmaxamuud2148 Жыл бұрын
Zxp Anu idinma Kala rebin wan idin wada saaray keep going dhalin yaro wax Ku ool leh baad tihiin zxp idam Alle nolol warta cibaado sax ah iyo cafimad qaban idin rajaynaya
@ummosaara580
@ummosaara580 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallaah ilahy dalka iyo dadkba hayno barakeyo amin wlhi wn u xisay dalkayga qurux badan Mashallah
@MarwanuurMarwiita-yh3oh
@MarwanuurMarwiita-yh3oh Жыл бұрын
Mashallh wll iyo wehelba wad isku tihin alle ha isku kindayo ❤isha cadawgana alle ha idinka ilaliyo
@sacda3315
@sacda3315 Жыл бұрын
Masha allah waxaan ka helay salada sidaad u ilaalinaysaan idinkoo wata howshiina qofku waa inuu ahaado qof cibaado badan
@xamdacarab3155
@xamdacarab3155 Жыл бұрын
Mansha allaah wllo intaa iyo in ka badanba waad u qalantaa wllo hore usocod Wngsan
@user-oo9qr3vq3e
@user-oo9qr3vq3e Жыл бұрын
Brother wllHie Waxatahay Funny so badi Video yada🙌🏽❤️
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Waar sheekha Salada Makhrib Tujinaya Cod macanaa Masha Allah
@abgaalinho
@abgaalinho Жыл бұрын
Maawell saxib guleyso bilaw ilaa dhamaad ayan kugu xiranahy wlhi ❤️👏🏻
@barwaqoisse6115
@barwaqoisse6115 Жыл бұрын
Insha Allah qofkan mobile kiisa gacanta ku dhigaba wan kaga sari wllo Big support 🙌
@shukriyey1590
@shukriyey1590 Жыл бұрын
Maansha allaah walhi aad ayan ugu farxay hargeysa cadeey 🌹🌹🌹
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Mashalaah cabdisamed maxamed hor mar wacan wll
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah beautiful program as always hore usoco
@hassantech510
@hassantech510 Жыл бұрын
i love want want you doing guys NO politics,no tribolism just exploring and enjoying all the best guys. i love it,, somali youth all the best
@jassiemuse8366
@jassiemuse8366 Жыл бұрын
Masha Allah ❤ mawel quruxow hormar wacan bowe❤
@JackCadnaan-d3t
@JackCadnaan-d3t Жыл бұрын
Mya mya sxbka 100k hadu gaaraya from qeys qeysar iyo dhakhtar🙏🏼❤️
@ramlaahmed5986
@ramlaahmed5986 Жыл бұрын
Woow brilliant idea 😮rayslaha gaadhi caruurta u dhigtay wa fikrad cajiiba❤ma sha Allah
@CristianoRonaldo12657
@CristianoRonaldo12657 Жыл бұрын
𝚁𝚊𝚢𝚜𝚕𝚘𝚘 𝚍𝚑𝚊𝚗𝚋𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚜𝚒𝚍𝚊𝚊𝚜
@ayushcarabqueenayush4563
@ayushcarabqueenayush4563 Жыл бұрын
Abdisamad mawel pro ad ayn ku tagyra marwlba wxn rajya inan hal malin kula kulmo insha allah keep going ayn kuleyhay wx tahy qof an dar ilahy u jeclahy❤🌏💖💫
@aminamohamed6356
@aminamohamed6356 Жыл бұрын
Maasha allaah shaqo fiican baad haysaane gadaal haw noqonina❤🌹✌️
@ugbadcabdi5174
@ugbadcabdi5174 Жыл бұрын
Masha allah alle haydin barakeyo farxad Aan dhaman alle haydin ku deeqo
@ayaanmohamed4802
@ayaanmohamed4802 Жыл бұрын
Mashaa Allah meel aad usaraysa ayaan ku rajaynayaa yaa maaweeliyah
@shukriosman2864
@shukriosman2864 Жыл бұрын
Boowe salaan sare kibista iyo canaa garoorka isku jeclahay masha Allah ❤
@mustafedek
@mustafedek Жыл бұрын
Amazing Video!, lkn talo bro muqaalkan noocan ah iyo ciwaanku ismalaha ciwaanada muqaalada ka fiirso sababto ah nolosha saxiibaday aya tiri lkn si caadiya waxad na tustay Nolosha hargeisa sida loo shaqo, waxbarasho & cibaado loo tago, lkn Nolosha dhabta ah ee saxiibada marna manad tus sido kale waxaa muqaalka kujirta Noloshada Dailly life kaga markad soo kacdo waxad ka bilaawdo & maalinta caadiga! Waxaan ku leehay Horey soco dadaalka badi un bro 100k & ka badan way iman doonan insho Allah!
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY Жыл бұрын
Asxabtisa xaga danbe ayay kaga jirta muqalka dhameso ha degdegin 😂
@MohammedMsicid-ej1hh
@MohammedMsicid-ej1hh Жыл бұрын
Ninka kaliya ee iga qosoliya abdisamad maweel alle haku sharfo sxb qlie❤🙏
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 Жыл бұрын
masha Allh ❤❤❤ wallkey mcn hor mar wacan
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 Жыл бұрын
Maaweel iga qari tan waa gaajo cun qurac haku sheegin
@amalasad4027
@amalasad4027 Жыл бұрын
Mansha Allah maweel wllo alle dartii ayaan ku jececelahay alle haka rali noqodo
@MohamedGargaarAbdi
@MohamedGargaarAbdi Жыл бұрын
Hargaisa runtii waa meel quruxsan illhy ha siyaadiyo
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Жыл бұрын
Mash alh noolaada wllhy aan aad ku jeclhay❤💯💯💕💖💞
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Mansha allh sxpo isjecel alle haysukiin daayo waligiin sidaa isu jeclaada❤❤
@Suhaib_Hassan
@Suhaib_Hassan Жыл бұрын
Waar ninka 100k gaadhsiiya nacalaa idin kutaali waydeee Maweel is not easy😅💯
@bilaalabdi6256
@bilaalabdi6256 Жыл бұрын
Masha Allaah sxp hore uso markaan wadankii imaado waa inaan kula naa
@maryamaahmedali8958
@maryamaahmedali8958 Жыл бұрын
Ani adi hadaa ju arkaqba waa qoslaaa my favourite KZfaq ❤😂❤
@sahraabdilahi7334
@sahraabdilahi7334 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakalaah Allah Khayr ka hayna wafajiyo❤
@sacdiyaaxmed9852
@sacdiyaaxmed9852 Жыл бұрын
Maweel kuufiyada wilsha bidaar baa gasha iska bixi wll ha isbarin keep going bro
@ariij9624
@ariij9624 Жыл бұрын
Maaweell 1m subscribe ayu u qalma the way uu vedioga u dubayo io qabka Editka aya wax lala dhaco ah m.a Keep going
@raadiyarasmi575
@raadiyarasmi575 Жыл бұрын
Dambigaaga alle hadhaafo wll hooyo iyo aabana alle ha u naxariisto 😢
@nemojama8015
@nemojama8015 Жыл бұрын
Ina mahamet maaweel ducaale abtiyo keep going❤
@ibtisaamhassan1715
@ibtisaamhassan1715 Жыл бұрын
mansha llaaaah waa muuqaal qurux badan mahadsanid wll
@ubaxabdi6287
@ubaxabdi6287 Жыл бұрын
Dar ilaahay ayan ku taageera intan ciida la gaarin ayan ku rajaynaynaa inad boqolkun gaadhid inzha allh
@daahirdaada3791
@daahirdaada3791 Жыл бұрын
Masha allah zxp keep going nice video❤❤
@shnkroonofficial9013
@shnkroonofficial9013 Жыл бұрын
Mnsha allh apti keep going❤🎉
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Жыл бұрын
Another day another banger from maawel
@user-vt2xc8ck9v
@user-vt2xc8ck9v Жыл бұрын
First one keep going pro ❤
@nabiihaabdi328
@nabiihaabdi328 Жыл бұрын
Masha Allh wll sharaf iyo cisi ku noolada
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 Жыл бұрын
Allah caloosh ilahay dawo kaka dhigo😂😂😂 rodhi cano bodhe laxoo 👍👍👍macsar bow
@issaamouni1415
@issaamouni1415 Жыл бұрын
Mshl bro wxd I xasusisey wadada Calamada oon in badan farxad ku marey anigo ka dawanaya labtop ayan like ku sarey hadana kaso galey iphone kayga ku sareey sababta Dalki hoyo u xisey from 🇬🇧 keep going bro
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe Жыл бұрын
Anaa hada. Xafaadii calamad. Ku dawanayyy a. Khaliij❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 Жыл бұрын
Mashallah walaladay anjec lahay farxad ku nolada ❤❤❤❤
@musdimohamed5127
@musdimohamed5127 Жыл бұрын
You made my day guys , wa idinku farxa wlhi wishing you a happy life peace and love mawel ilahay haydin siyadiyo farxada amiin❤😍 Well-done 💯🥳
@xamdaalimuuse6052
@xamdaalimuuse6052 Жыл бұрын
Ameeen walaal hore U soco 🎉❤
@Nashaad452
@Nashaad452 4 ай бұрын
Guulyso wlkey Abdizameth maxamed Maweel ducalle❤
@barkad2943
@barkad2943 Жыл бұрын
Maweel wll aabo iyo hooyo alle haw naxaristo
@alialasowmohamed1555
@alialasowmohamed1555 Жыл бұрын
La Rochelle france ayaa kaaso salaamaya sxb✌️❤️
@abdalleindhacade6604
@abdalleindhacade6604 Жыл бұрын
Zhp wll maawel alle haku dhawro tageero weyn ayaan kuu ahay wll
@muna607
@muna607 Жыл бұрын
Maasha allah magaaladeydii wan u xiisey wlhi ❤❤❤❤❤🥺
@KawssarMed-gp9ob
@KawssarMed-gp9ob Жыл бұрын
Wllky maweel wn ku jecly dar illahayee wll nolow💕❤️
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Жыл бұрын
Mansha allaha top team 👏 👌 🙌
@jaamacsugaal6384
@jaamacsugaal6384 Жыл бұрын
C/samad maxamed maweel ducaale horu Mar wacan
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
MashaAllaah, ilaahayaw dalka iyo dadkaba noo barakee ❤
@deganguray48
@deganguray48 Жыл бұрын
Keep going my brother ❤🎉
@aminaiman8259
@aminaiman8259 Жыл бұрын
Mansha Allah muqaal aad u qurux badan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Maaweel ❤❤❤❤. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️
@tuugatoosan2942
@tuugatoosan2942 Жыл бұрын
Aminay mafahmayne nagadah English ka 🤣🤣🤣
@nemofaysal9122
@nemofaysal9122 Жыл бұрын
Mashallah wiil diinyo akhlaq isku darsadey
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Жыл бұрын
Coming up 100k incha allah ❤❤❤
@user-uk2xc3ux1l
@user-uk2xc3ux1l 11 ай бұрын
Aaadpan kuuu taageeera shp maaweell ❤
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Жыл бұрын
Mashaa allah maaweeel allah yaxfidak wllo
@NimcoCumar-st6tf
@NimcoCumar-st6tf Жыл бұрын
Maaweeell ❤❤❤ wankugu soobiray hada❤❤
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Жыл бұрын
Sheekha salaada makhrib tukinayaa uu cod macaan ayuu ku akhrinayaa soo duub insha allah
@khadija7419
@khadija7419 Жыл бұрын
Video macan wllhi ❤ 😍 💖
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 256 М.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 651 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 714 М.
Socdaalkaygii Wadanka Tanzania 🇹🇿
16:46
Maaweell
Рет қаралды 89 М.
CIYAARTAN MA XASUUSTAA” SOMALI BOWLING 😂
18:02
Maaweell
Рет қаралды 93 М.
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 26 МЛН
I meet Mr.Beast
0:15
ARGEN
Рет қаралды 21 МЛН
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 20 МЛН
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 76 МЛН