Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar & Geelijire Maxaa Kala Qabsaday! ‘’Adigaa Miyaa Madaxweynahayaga’’

  Рет қаралды 256,480

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

Socdaalka Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar
Iyo Dhagax Dhigga Maashaariicaha Biyo Xidheenada
Gobolka Jarari Iyo Qorraxeey December 2015
....................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 89
@mumtazmahir3771
@mumtazmahir3771 8 жыл бұрын
cabdi maxamud cumar walee hoyadii jajus weyn ayey dhashay
@sodaomar1205
@sodaomar1205 6 жыл бұрын
Viva ONLF guul iyo goobanimo inshaaaalh
@shamsoabdi4193
@shamsoabdi4193 5 жыл бұрын
I ilke the song
@jecliyaaciiltirayaashagees1400
@jecliyaaciiltirayaashagees1400 8 жыл бұрын
maashaa allah madaxwayna daacada ilaahay haku daayo aamiin ilaahay hakula garab galo howsha aad uhaysid bulshadaada kujecel aamiin runtii dalki dal ayad kadhigtay dadkina dad ayaad kadhigtay waana taageersanahay horumarka kasocda dhulkayga hooyo ilaahay ha inoo sii siyaadiyo aamiin aamiin aamiin
@mukhtarkaahin7273
@mukhtarkaahin7273 3 жыл бұрын
Cabdi maxamud cumar halku Ku danbeeYaY awaL
@mahadsakiboy1839
@mahadsakiboy1839 Ай бұрын
maxaa daacad ahaa dadka silica uusoo marsiiyay ilaahay wuu kajarayaa kooray noqotaba
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
cabdi ilay mujrìm ayuu ahaa
@abdiisse4554
@abdiisse4554 8 жыл бұрын
cabdi maxamuud cumar waa masuul dadkiisa jecel
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Ilaahay ka cabso cabdi iley mujrim buu ahaa dadkiisa neceb
@allthingsamal
@allthingsamal 8 жыл бұрын
Masha allah thank you
@fadimaabdi3629
@fadimaabdi3629 8 жыл бұрын
Waan kaxumahda viiaa ogaden guuuuuul guuuuuulista viia
@fawziHapiip
@fawziHapiip 5 жыл бұрын
Cabdi maxamuud cumar Wuxuu ahaa geesi waaYeY lataliYaYaal nasaba {...free cabdi ileY free.....}
@suldaancadde3225
@suldaancadde3225 6 жыл бұрын
Masuuul sare Dr cmc salan sare abo
@farhiyomohammed2954
@farhiyomohammed2954 7 жыл бұрын
waa bar yey sacabada laguma qariyo waa la arkaa deegaanku maanta meeshuu marayo iyo mreshuu joogey
@abdifetahabubakar882
@abdifetahabubakar882 6 жыл бұрын
Heesta caadi maaha
@anthonypie9509
@anthonypie9509 11 ай бұрын
Death to Abdi illey, what is the song name?
@farhiyomohammed2954
@farhiyomohammed2954 7 жыл бұрын
nin ceytamey oo kaxun horumarka dalku gaadhey ayaa tahey guul madaxweyne daacada cabdi maxamuud cumar
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 8 жыл бұрын
hhh nice
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 3 жыл бұрын
Waa waagii la odhan joray wlhi aabaa soo socdee hadaadan aabo odhan lugahaa dhulka lagaaga qaadayaa bal ninkaa laga sii cabsiiyay ee naftu hayso eega miskiin anyway dhibka laguma waaroo dhaxal looma yeeshe waa laga dhamada
@gulledcabdulahi9591
@gulledcabdulahi9591 7 жыл бұрын
wsc
@axmeddahir1249
@axmeddahir1249 6 жыл бұрын
are you doing
@IbroAbdi100
@IbroAbdi100 8 жыл бұрын
Masha Allah MAdaxwayne sare Allow daaa
@abdisalan6178
@abdisalan6178 2 жыл бұрын
Hhh .a adonsiga ayad rali ku tahay
@mojo-vl3en
@mojo-vl3en 6 жыл бұрын
Allaha xafido dhulkaa barakaysan.
@yasiidmohamed1677
@yasiidmohamed1677 2 жыл бұрын
Heesta magaced
@kingburco
@kingburco 8 жыл бұрын
heestaa yaa qaadaya fanaanaada magaceed
@ahmedmahamud9288
@ahmedmahamud9288 Жыл бұрын
Abdi askari heesta ayaa qadayaa nosheeg kuge 😂😂😂😂😂
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 6 жыл бұрын
Wuu ka cabsaday wu ku xiri raba is yiri wa dad uu hore wadnaha kala baxay
@gulledcabdulahi9591
@gulledcabdulahi9591 7 жыл бұрын
wscwaiidan
@fadimaabdi3629
@fadimaabdi3629 8 жыл бұрын
Waxan abasan ah somali ogaden ina ah waan ka xishoda Ddka o somaali kale .Marka igu dhahan itbya
@abdullahiali9304
@abdullahiali9304 7 жыл бұрын
benale dheh dadke cabsi ey kaqaban aya kahadashineysaye maxey hormarka ad shegi
@gallad-studio
@gallad-studio 6 жыл бұрын
sxb cabdi askar heesta yaa qadaa ii sheeg
@sharmakeibrahim828
@sharmakeibrahim828 Жыл бұрын
Nimco dheeman wll way dhimatay hada 😢
@allawayn1005
@allawayn1005 4 жыл бұрын
Nin ka halaagsan Kana Wax tar badan ma soo marin deegaanka
@geeljire395
@geeljire395 3 жыл бұрын
Dhiigyacabkii maanta xabsiga ayay injirtu ku cunaysaa kkkkk. Alle waa caadil. Danbiile kasta maalin ayuu helayaa ciqaabta danbiyadii iyo dulmigii uu gaystay. Cabdi iley kuwii uu shalay nacablaha u ahaa yaa markii ay ka dhamaysteen xabsiga dhigay kkkkkk. Waan jeclaan lahaa in aan arko cabdi iley oo xabsiga lagu jir dilayo si aan ugu raaxaysto kkkk
@waranle961
@waranle961 8 жыл бұрын
dhuul Wayne baay naga haysata Ethiopia walleh guun ba nunahay hadaa Somali nahay
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 2 жыл бұрын
Haduu inuu saas ku danbaynayo ogaa dadkiisuu dhaqan lahaa Danyeer
@sululmaal3771
@sululmaal3771 5 жыл бұрын
Wyyyyy...maaanta meee?
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
Ninkasta oo gumeysi dabadhilif u ah marka lagu adeegto ayaa xabsiga la dhigaa ama la dilaa!!!!. Cabdi iley xataa hal maalin isma dhihin itoobiya ayaa ku xiraysa !!!! 🤣🤣🤣. Marka ha ku quus qaataan kuwa gumeysiga u naageeya!!
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 7 жыл бұрын
heesta yaa qaada
@kingburco
@kingburco 8 жыл бұрын
heestaas magaceeda yaa garanayaa
@somalioomidahinshaaallaah5908
@somalioomidahinshaaallaah5908 7 жыл бұрын
Ahmed Osman
@somalioomidahinshaaallaah5908
@somalioomidahinshaaallaah5908 7 жыл бұрын
Ahmed Osman maheshay heesta magaceeda
@kamalabdi2755
@kamalabdi2755 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 5 жыл бұрын
Aduunyooy Xaalka ba.
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 8 жыл бұрын
viva DDSI
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Biyo xidh wayn inti lagu yidha adigo ha xidhxidhmin🤔☺🙂😋😊🤣
@khalifmohamed2407
@khalifmohamed2407 5 жыл бұрын
Ninku wuu baqaya naxdin ba ka muuqata
@naasirwadani5242
@naasirwadani5242 8 жыл бұрын
madaxwayne abdi mohamuud cumar waxaan oogu hanbalyaynayaa inuu dhidibada u siibay kooxdiii asmara iyo bukaanjiif koodii
@dulqaadhassan8159
@dulqaadhassan8159 8 жыл бұрын
kan reer badiye wuu dhaafay
@abdifatahadam9564
@abdifatahadam9564 5 жыл бұрын
wariye xasan cige meee isma maaala xidhay waa yaabe
@amiinali1476
@amiinali1476 4 жыл бұрын
Walahi wan kufaraxsanay in laxidho sidu isba ugalijiray dadka
@iloveyouogadenyailoveyouog6339
@iloveyouogadenyailoveyouog6339 7 жыл бұрын
ilma cabdi iley waa la idin wasa
@muxyadiinoffnnnmer2602
@muxyadiinoffnnnmer2602 6 жыл бұрын
Tuuga tuuga
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 5 жыл бұрын
suuu ubaqayo ninku wuxuu isleeyhy yuuna cagaha kaa jarin
@maxamedcabdilaahimaxamedca3568
@maxamedcabdilaahimaxamedca3568 6 жыл бұрын
Walee ogaden majerten waa ka hormarsanyhy hhhhhhhhhhhhhhhh
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 5 жыл бұрын
Keenya waxay kasamri weyday cabdi maatana waxa cadaaday iney kuqancisay inuu keenyo madax weyne ka ahaa cabdi iney kenya ina aqonsanen ayaa iisobaxday iskudirtay dadkey inaa xanaqno rabto nooga faaidesato diyaaradihi sida baadilka looguamal marin logusiyay
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 5 жыл бұрын
aduunka waxaa ugu daran isku darso doqonimo iyo diktatuurnimo aduunka kale raga diktatuurada ah caqli bay ku haystaan dadka ay haystaan lkn nacas diktatuur ah ayaa ugu daran
@mujahiddohe1985
@mujahiddohe1985 3 жыл бұрын
Ayy War Muxu ninkAs LacAg PujiyAy khadar pu lakulmay 😂
@abdisalan6178
@abdisalan6178 2 жыл бұрын
War dadkan amanayow gormad xaqiqada ogateen
@whome4851
@whome4851 5 жыл бұрын
beenaale
@user-pp3xq1bp3v
@user-pp3xq1bp3v 5 жыл бұрын
Waxaas oo dhan godob buu ku dhamaystay iyo caro reerkiisa uqabaan
@garyaqaansomali1880
@garyaqaansomali1880 6 жыл бұрын
Been iyo dulmi waa gaalkii cmc
@durbanlehsamatar7952
@durbanlehsamatar7952 7 жыл бұрын
madaxweynahan waqti fiican ayuu usoo baxay dadkisa jaajusna mahe waa nin wax la qaybsanaya ethiopia oo 90 sano dhulkaan hasatay xaqa dadkiisana kasoo dhacsanaya bal eeg horumarka laga sameeyey dhulka hadii uu isagu jaajus yahay awal ethiopia xoog ki haysataye meeye kuwii xorta ahaa soo kuwa u kala ordaya maaha oo qaarkod leh walalanu nahay somalida kale waxba isuma nihin.
@bilalduale5901
@bilalduale5901 6 жыл бұрын
;VA
@kabtanka1
@kabtanka1 8 жыл бұрын
cabdi iley waa eey itoopiyaan waqtigii dhiigiisa lagu qubeey san lahaa mafoga doqonka
@libanmowlid9090
@libanmowlid9090 5 жыл бұрын
Sahal Lazio wakana manta lagu qabaystay
@daacimukhtaar968
@daacimukhtaar968 4 жыл бұрын
Run badanida
@shaaficicaga-milif5998
@shaaficicaga-milif5998 3 жыл бұрын
until 2018 he is injail your intelligence
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Waxgarad baad ahayd Somali asalaad ahayd
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 8 жыл бұрын
Salaan sare Hogaanka Ismaamulka Itoobiya waxaa naas la nuuga leh Nabad Soomaalida Ogaadeeniya Dagaalo tiro badan waa aragteen Maantana Horumarka Waa u jeediin iyo Dadaalka uu wado Madaxweeynihiina Ilaaheey ha Xifdiyee Cabdi maxamuud cumar Dagaal danbe looma baahna Geeska Africa Aduunka intisa kale waxaa naga reebay waa dagaalo maala yacni ah, Guul iyo nabad ayaan u rajeeynayaa Wadankeeyga aan aad u jeclahay SOOMAALIYA markaan qoro waxaa iga timaadoi Ilmo Ilaahoow nabad iyo Barwaaqo dad keeyga sii, Ethopia, Kenya iyo Jabuuti dhamaan waxaan u rajeeyay Nabad iyo Barwaaqo,
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
horumarka iyo xuquuqda bini aadamka tee horaysa ?? se ma ogtahay ujeedada laga leeyahay horumarka ??
@AliCadan
@AliCadan 8 жыл бұрын
warkan dadka allaah kaqabto amxaarka dadkii wuu laayey
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 8 жыл бұрын
+love Saaxiib labadaba waxaa ka horeysa Nabad nabada markii lahelo ayaa la isweeydiiyaa labadaas aad sheegatay, Soomaali hadaa nahay aan barano inaan is fahano oo qofka Walaal kaa ah Hadal kisa inaa maqashid waxaa ka fiican inaad fahantid
@mojo-vl3en
@mojo-vl3en 6 жыл бұрын
Qoobeey Kaliil Cawad walaal anigu waan kugu raacsahay.
@cladhiifclaahi
@cladhiifclaahi 6 жыл бұрын
Ileey waa مرتد مرتد
@caadilmaxmed2552
@caadilmaxmed2552 7 жыл бұрын
waa nin qalbi fcn Cabdi maxmud cumar
@abdiwalibilal6721
@abdiwalibilal6721 5 жыл бұрын
President abdi mahamoud Omar viva internet political Apple A Stoer share my location from iphone this advice the location of selected advice and any paired cellular Apple which will be shared with family and frieds in Messages and find my friends if you're no longer using a advice, awipe left on the advice name, than tap delete
@gulledcabdulahi9591
@gulledcabdulahi9591 7 жыл бұрын
wsc
@jecliyaaciiltirayaashagees1400
@jecliyaaciiltirayaashagees1400 8 жыл бұрын
maashaa allah madaxwayna daacada ilaahay haku daayo aamiin ilaahay hakula garab galo howsha aad uhaysid bulshadaada kujecel aamiin runtii dalki dal ayad kadhigtay dadkina dad ayaad kadhigtay waana taageersanahay horumarka kasocda dhulkayga hooyo ilaahay ha inoo sii siyaadiyo aamiin aamiin aamiin
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 113 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 12 МЛН
Maxaan ka wareysanay Madaxweyne Mustafe Cumar?
6:55
Gaylan Media
Рет қаралды 60 М.
RIWAAYAD CUSUB SOORAAN & JAWAAN OO BIYAHII JIGJIGA XADAY
17:56
Ethiopian Somali Region President Abdi Mohamed speech
4:23
Awramba Times
Рет қаралды 25 М.
Muxiyadiin Shaahid silsilada  Wardoon Iyo Jawaabo Layaab leh
31:58