No video

Madaxwaynihii hiilka waayay | Maxamed mursi

  Рет қаралды 196,638

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 345
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Wan sugayey haa diliina liibaaxyada dalkiina.si aysan idiin cunin eeyda Cadawgiina 🥰 Muhamat mursi Allow uu Naxariso Amen yaaa Rabbi
@4ashkamalim637
@4ashkamalim637 4 жыл бұрын
Hah aamiin 😫😫
@Madajiye
@Madajiye 4 жыл бұрын
Murti fiican oo dhaxalgal ayuu inoogu tagay illaah ku naxariisto
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 4 жыл бұрын
Eeyda masar cuni doonto waa eithopia iyo israel
@yaasirmaxamed4656
@yaasirmaxamed4656 4 жыл бұрын
Aamiin
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
@@manafrombeydhabo5817 oraahdas wadan walbo oo islaam ah bey ku socota ee masar bis ma,ahan
@Alarm9797
@Alarm9797 4 жыл бұрын
Waxey iidiiden in an ey kitaab ii keenan balse wexey ilaa ween in an quraanka xafidsanahay Mohamed mursi
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 жыл бұрын
Waa hadalkii Mursi Allaha unaxariiste. 30 sano kahor ayaan xifdiyay buu yiri
@FaadumoNuur-ff1ld
@FaadumoNuur-ff1ld 11 ай бұрын
@@hafsaali4297 k
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 4 жыл бұрын
allaahu akbar wlhi madaxda aanu u baahanahay waa madaxdaan o kale yaa rabii u naxariiso o inagu irzaaq isago kale😭
@khaliilabdirizak1530
@khaliilabdirizak1530 4 жыл бұрын
Waxba tari mayan bila aadan daciif ah Lkn wuxu ku dhintay raganimo aysan ku dhimanaynin kuwa talada kala waregey ee yuhuuda udaba dhaqaya ilhy ha u naxariisto halgamaa mursal 😥
@DeeqaAadan-ok6wo
@DeeqaAadan-ok6wo 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zulthanzakimuuse8702
@zulthanzakimuuse8702 4 жыл бұрын
Maxamed mursi waa hogaamiye aan aad u jecelahy Allah qabriga ha u nuuriye masarna Allah ha tuso dulmiga ay ninkaas ka galeen
@ilyaasofficial8682
@ilyaasofficial8682 4 жыл бұрын
Imikay helayaan abaalka ethipia wabiga haka xidhato
@zamsomali
@zamsomali 4 жыл бұрын
Libax cidwayay lkn akhira ayuu helaya incha allah xaqiisa
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
Mnsha Allah mclin c/rxmn mhdsanid waligy waa mdxwynaha kaliya ee aan mqlo ee shacab soo doortay ee dalka masar Maxamed Mursi Alle ha u naxaristo
@xudayfacnaasirmalik7859
@xudayfacnaasirmalik7859 4 жыл бұрын
Libax tol waayey🔥 Alle haku naxaristo ina mursi😪😪😪
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 жыл бұрын
Hogaamiye cajiib ahaa Maxamad Mursi allaha u naxariisto 😥 Mahadsanid Abdirahman.
@cawomaxamed442
@cawomaxamed442 4 жыл бұрын
Wllhi wan kanaxay arinata soo wajaday Maxamed mursi alle ha unaxaristo 🤲🤲🤲 C/raxaman wll waad kumahadsantahy maclumadkan muhiimka keepgoin💯👍👍👍
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 4 жыл бұрын
Illaahay garap uma waayin adoonkiisaa la dulmiyey lkn imtixaan uunbaa lamarinaayey kuwii dulmiyeyna abalkooda allaah uunbey ka heli Illaah Haunaxariisto Md Mursi Wuxu Ahaa Halgamaa Abaalkiisii La Garan waayey😢 😢 Illaah ninkuu hanuunka ladoono oo kaliya ayaa wadada xaqa Mara
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 жыл бұрын
Xaqiiq🤕
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
Ilaahy ha u naxariisto mxamed mursi ilahy janatul firdowsa ha geeyo 🤲🤲🤲🤲
@A04G
@A04G 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll c.raxmaan maalinle maad usoo galisid wan ku taageernaaye
@ayuubismail3615
@ayuubismail3615 4 жыл бұрын
Wll beryahan laguma arag, zhp illaahaay hakuu fududeeyo hawsha aad haysid mid aakhiro iyo mid adduunyoba.
@kalidmalik2299
@kalidmalik2299 4 жыл бұрын
Waberi media walaal an taagero wlhi Horey usoco inta ad awodo zhp❤
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 4 жыл бұрын
Alha unaxriisto janadii firdosa alha ku maneysto qof wngsn ma waaro. Ustaaf moqduuc aan sugayay alha kuxafido
@milletarante
@milletarante 4 жыл бұрын
Aniga inta badan ma daawado KZfaqrs ka soomaalida marka laga reebo kuwo faro ku tiris ah. Waaberi waxaan dhihi karaa waa Yoube channel aan la barbar dhigi karo kanallada caalamiga ah dhan walbo. Sharaf bey inoo tahay inaad naga mid tahay. Hore u soco walaal.
@xanuunbabiye
@xanuunbabiye 4 жыл бұрын
Hadaan madaxweena ahaan lahaa waan uhilin lahaa wallhi
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
See again Turkey, waa dalka hada Hindhaha ku hayaan Dhamaan wadamada reer galbeedka lkn waa nicmo allah noo soo diray Allow Geesigeenaa Noo daa ĘŘĐŰĞÄŇ oo U gargaar
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 жыл бұрын
Allaah waxaan kabaryi inuu Madaxweyne Mursi leeyahay "يا ليت قومي يعلمون بما غفر لي ربي وجعلني من المكرمين" Waa aayad kujirta Suuratu Yaasiin oo nin Taqi ahaa qowmkisi ay joogjoogsi kudileen uu yiri oo Allaah uu kawaramayo. Ree Masarna waxaan kayaabi in Itoobiya eydooda ay cunaan maadama Libaaxyadoodi ay dileen.
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 жыл бұрын
wabay cunayaanba Ethiopia iyadaa xaq uleh biyaheeda iyaduba waa shacuub muslimiina oo lahaysto
@Africa202to4
@Africa202to4 2 жыл бұрын
Webiga ayay ka xerteen
@sadakabdiwali6146
@sadakabdiwali6146 3 жыл бұрын
Madaxweyne mursi eebbe raxmadiisa haku siiyo, geesi garab wye💔💯
@salesonson5720
@salesonson5720 4 жыл бұрын
Waa caadi inuu dhib iyo xanuun maro qofkasta oo caadil ah😥
@qamarcali974
@qamarcali974 4 жыл бұрын
masar dulmiga ay ka galeen m :mursi alle ha uga aaro duliga
@xandaluabdirashidjr6019
@xandaluabdirashidjr6019 4 жыл бұрын
Masha allah sxb horomar wacan kuleyahay like saara thnks
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR raximahullah libaax libaaxyadii islaamka sheegashana maahe waa abuur iyo han ilaahay adomihiisa daacada ah ku ilhaamiyo yaa Rabbi anagaa maanta u baahi badan hogaamiye yaqiinsan awoodaada iyo raxmadaada
@cabdifataaxxasan7544
@cabdifataaxxasan7544 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto geesigii cod karka ahaa maxamed mursi waxa uu ahaa madax waynihii golaha qaramada mdoobay ka hor akhriyay qu,aanka kariimka alle janatul firdays ha ku abaal mariyo
@hibaig850
@hibaig850 4 жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له ووسع له خبره 😥🤲
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
امين يارب
@geedixasan1523
@geedixasan1523 4 жыл бұрын
Masha allah alahaawnaxariisto maxamed
@xuseenalayahdiik6712
@xuseenalayahdiik6712 4 жыл бұрын
Maxamed mursi Geesi tolwaayey 😢🤲🏻😭 ku wii lacagta lasoosinayey ee dawladoodi lagu riday aaway maxay ka dhaxleen
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 4 жыл бұрын
Hamblyo mcalin abdirahman waberi for 50k subscription
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Laaillaha ilallaah Mohammed rasuulullah Scw 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️ ciil badana wllhi waxan awoodi wayay inaan dameysto video ga GGaal tashay ninwalbo oo ay u arkaan inuuka badali dono Muslimiinta dibka ayku jiraan ooo sumcadi Muslim ka so celin karyo waxay u taxaabi qabri ciil badana 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@ziyechproduction9356
@ziyechproduction9356 4 жыл бұрын
Muqalkan waa sugaye allah hku xafido wll abdirahman
@xiyomohamed5355
@xiyomohamed5355 3 жыл бұрын
Alle hwnaxariisyo madaxweyne mursi wuxuu ahaa madaxwaynaha musliminta
@Naaaib
@Naaaib 4 жыл бұрын
Allah janadii fardowsa hagu bishaareeyo😪😭
@drmohamed1968
@drmohamed1968 4 жыл бұрын
Allah ha naxariisto mohamed mursi
@sadaamsadaam6143
@sadaamsadaam6143 2 жыл бұрын
WAA ELMEEYEY AAD BAAN UGA XUMAADAY DILKIISII ILAAHAY HA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN
@husseinmohamoud7937
@husseinmohamoud7937 4 жыл бұрын
Islamnimadu ma ahan shegasho e waxay u bahantahay dhaqan ama in lala yimado waxay ku fareyso lagana haro waxey ka rebtay ad ban uga xumahay Dulmiga wllo badan o muslimiin ah o calamka ku dulman Allaha u naxaristo Mursi
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 4 жыл бұрын
Aaaaaax, ilaahay ha unaxariisto ,israiilbaa shalay ninkamida raga ugudhowdhow nanteliyahu 21/6/2020 yidhi"ninka kaliyee nalagligayay wuxuu ahaa maxamed mursi" aaax
@jiijacrxmn5649
@jiijacrxmn5649 3 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
allaha u naxariisto geesigii reer masar mohamed morsi😭
@mozezmediapro7686
@mozezmediapro7686 4 жыл бұрын
Mahadsanid Abdirahman Omar.
@mohanelmi2642
@mohanelmi2642 4 жыл бұрын
Muslim ku waa umad haldoorkeda dabar goyn ay ku hayaan dadka hormarka Islam ka neceb Yagoo adeegsanayo muslin uun. ALLAHA quluubta umada musliminta ha isku furo. ALLAH UNAXARIISTO DR.MAX'MED MURSI😥
@abdirahmanhassanomer7111
@abdirahmanhassanomer7111 4 жыл бұрын
،mashaalaah wax fcn baad soo galisaa noo soo badi noloshii rasuulka صلي الله عليه وسلم
@anabogle9536
@anabogle9536 3 жыл бұрын
Mansha Allah guul habo hore usoco
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto. InshaAllah meel kheyr badan uu joogaa
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine 4 жыл бұрын
Ilaahay haw raxmado Madaxwaynahii Muslimka Haybada Leh ahaa Ee M.Mursi Al Cayaad....
@zuldaanpower3524
@zuldaanpower3524 4 жыл бұрын
Alle haw naxaristo wadaxweyne maxamed mursi
@ReemRaineyes
@ReemRaineyes 2 жыл бұрын
halyaygi hiilka wayay Maxamed mursi
@cabdisalamceynanshe3123
@cabdisalamceynanshe3123 Жыл бұрын
ALLE naxariista jano haka waraabiyo wuxuu ahaa madaxweyne daacad ah Oo la dulmiyey balse maalin aan maanta aheyn baan sugi doonaa cadaalad insha'allah
@sadaamtmr7234
@sadaamtmr7234 4 жыл бұрын
Mnsha llah wll adi horebusoco
@qadaraare9600
@qadaraare9600 2 жыл бұрын
Ilaaahay ha u naxariisto jannatul FIRDOWSA ALLAHA ka abaal mriyo halyey gii islaamka ayuu ahaa libaaxii islaaamka ilaahay danbi dhaaf iyo naxariis ALLAHA siiyo asaga iyo halyeeyadii muslimiinta ahaa xaqqana ku dhintay iyo kuwa nool ee hada jooga Islaamku meel walba uu joogo ALLAHA u gargaaro muwaafaqo iyo is jaceel ALLAHA nasiiyo inta dhimatay iyo anagaba ALLAHA noo naxariisto danbigeenana ALLAHA dhaafo jannatul FIRDOWSA ALLAHA na galiyo aaamiin aamin aamin
@nasteexman3353
@nasteexman3353 3 жыл бұрын
Alle hau naxariisto maxamad mursi madax weyna ruuxiya ayu ahaa
@rijaalboy7479
@rijaalboy7479 2 жыл бұрын
Waa tan somalia ku dhacday 15/5/2022😥😥
@yahyefaaruuq2946
@yahyefaaruuq2946 3 жыл бұрын
Allaw unaxariiso muxammed mursi iyo intii muslimiinee dhimatay
@cumarcabdimaxamed1481
@cumarcabdimaxamed1481 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto wllken madaxweynihii hore ee masar maxamed mursi
@abdirahmandekyousuf5281
@abdirahmandekyousuf5281 4 жыл бұрын
Maxamed mursi illhy naxariistii janno hakaa waraabiyo😪😪😪😪😪😪
@kamaalahmed8667
@kamaalahmed8667 4 жыл бұрын
Hadaba inagu maxaan islaam u sheeganaa Haddii aan garab istaagi weynay walaalkeen oo garab u baahan 😢😢 Alle Ha u naxariisto 😢😢
@cabdallecarabcabdi5139
@cabdallecarabcabdi5139 4 жыл бұрын
Adaaba isgarab istaagi la maxaa dad wax tari kartaa
@saaciddahr790
@saaciddahr790 4 жыл бұрын
Wllaal waakii nabi muxammed lahaa aduunyadu waa jannada Galka iyo jeelka mu’minka waxan rajeynaya in mursi ka raystey dhipta aduunka wadan walpah oo muslim ku dhipatonaya uu ka bixi doonaa insha allaaah
@Channel-vk2pg
@Channel-vk2pg 4 жыл бұрын
M.a zxp so good channel 👍👍
@abdirashiidhumai
@abdirashiidhumai 4 жыл бұрын
Ilaah ha u naraxiisto amiin amiin
@boqortooyoofficial4877
@boqortooyoofficial4877 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
wlhi waan ilmeeyay alaah ha u naxariiisto mursi geesi garab waayay buu ahaa ax ax
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Allaah ha unaxaristo janadisana firdawsa ha geeyo xaq daro ayuu ku dhintey
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
Ilaahayow Jano fardousa ka waraabiyo..runti Madaxwayne daacad ah ayuu ahaa..umada musliminta ahna jeclaa..falastiina wuu u hiilin jiray...cidbu kacday ma jirto
@maslaxmideeye4512
@maslaxmideeye4512 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@safasalleban
@safasalleban 4 ай бұрын
Maxamed Mursi alle ha unaxariisto madaxaweyne daacada buu ahaa😢
@cumarhani9186
@cumarhani9186 3 жыл бұрын
Xagguu la dhisan Yahay wll ikhwaanu al muslimiin cabdiraxmaanow
@yacquubyuuu6840
@yacquubyuuu6840 4 жыл бұрын
Dalkuu hogaaminayey ala waxan uka baryaya inuusan bubur kabixin godobta ay kagalen md. Mursi dartiis😭😭😢😢
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 жыл бұрын
Ilaahay Ha U Naxariisto
@mohamedhassan12
@mohamedhassan12 4 жыл бұрын
Waa ba mudane MAXAMED CABDULLAAHI MAXAMED FARMAAJO oo kale hal qiso iyo laba halyey
@ahmedharunadam5654
@ahmedharunadam5654 4 жыл бұрын
Hhhh farmaajo miya cilme iyo diin ku gaaro murse
@jiijacrxmn5649
@jiijacrxmn5649 3 жыл бұрын
Time Nabd iyo nolol miyaa kk
@maxamedsahal7392
@maxamedsahal7392 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto maaxamed mursi waa goomiye gudayasho mudnaaye
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 3 жыл бұрын
Allah xa unaxaristo marxumka Geesi garab wayey
@marwaan5207
@marwaan5207 4 жыл бұрын
Thanks zxp❤❤❤
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 8 ай бұрын
Allaha Una xariisto janadina hageeyo maxamed mursi
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 4 жыл бұрын
Alla haw naxaristo wuxu ku dhintay wado sax ah xaqisana alle qarin mayo malinta qiyame
@abdiwahabmiyir7222
@abdiwahabmiyir7222 4 жыл бұрын
Waxaad inoohaysaa Hawl muhiima bro noosoobadi
@Football-fans327
@Football-fans327 5 күн бұрын
Rabi ha u naxariisto
@KayseahmedXuseen-tg8dr
@KayseahmedXuseen-tg8dr 4 ай бұрын
Allaah ha u nxariisto aamiiin yaa rabbi😢😢😢
@MUDANE-Media
@MUDANE-Media 4 жыл бұрын
THANKS PRO
@yaxyemaxamed9520
@yaxyemaxamed9520 4 жыл бұрын
Waan sugayne qisadaan mashalaah
@libanahmed1801
@libanahmed1801 3 жыл бұрын
الُلُُه يَاارَحُمٌكِ
@MohamedAdde2020
@MohamedAdde2020 4 жыл бұрын
walaahi waan ilmeeyay ...hadalka mursi awgiis ..AUN
@madaromar9660
@madaromar9660 4 жыл бұрын
Alleh Ha Unaxariisto mahamed Mursi nin Tolwayay ayuu ahaa
@cabdidhere
@cabdidhere 4 жыл бұрын
Daalim siisi Alle hakaqabto shacabka masar Alle haunaxariiisto mursi
@cabdicaziizismaciil7750
@cabdicaziizismaciil7750 3 жыл бұрын
GEESIGA ALLE HAW NAXARIIST0
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
Maxaan sugaayey hore usoco my favourite you tuber
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Haa
@abdifitaaxcismaan3180
@abdifitaaxcismaan3180 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@abdifatahbasey566
@abdifatahbasey566 4 жыл бұрын
Allha ha u naxariisto
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
Allaha unaxriisto
@maxamedcabdi462
@maxamedcabdi462 Жыл бұрын
😢😢 illahay hownaxaristo janada haka warabiyo waxa uu ahaa madax weyne xaqa lakiin wey haligeen
@jaabirshirdoon5676
@jaabirshirdoon5676 4 жыл бұрын
shaqo fiicn bro waa muhiim muuqalo faa'iido leh
@umukhadijawife5099
@umukhadijawife5099 4 жыл бұрын
Alha unaxariisto
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Alle haunaxariisto madaxwayne mursal
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 3 жыл бұрын
Shukran wlky wax bdb ayan ka faidy vedios kada
@abdallahirsiroble5332
@abdallahirsiroble5332 4 жыл бұрын
M.a Asad waaye
@esmailcumar5217
@esmailcumar5217 3 жыл бұрын
Thanks zxp
@ashaabdi7365
@ashaabdi7365 4 жыл бұрын
AllAHA u naxaristo madxweyne mahmed mosri
@jamacsaid808
@jamacsaid808 4 ай бұрын
Alle hawnaxariisto wuxuu ahaa geesi hiil waayee
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 10 ай бұрын
ilaahay ha unaxariisto
@fardosaabdullahi519
@fardosaabdullahi519 3 жыл бұрын
Allahu akbar illahow unaxariso wale illahey bilash umu sameynin maxkamad dambe
@user-iz2dz4lg8p
@user-iz2dz4lg8p 9 ай бұрын
Illahay haunaxariisto
Cimraan Khan | Halyaygii hiilka waayay!
13:51
Waaberi Media
Рет қаралды 71 М.
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 87 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,2 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 17 МЛН
Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?
10:55
Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry
15:01
Waaberi Media
Рет қаралды 495 М.
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 92 М.
Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...
12:51
Dagaalka magaalada Qasa || Sheekh Mustafe Xaaji ismaciil
22:29
Wadaad Media
Рет қаралды 97 М.
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 87 МЛН