"Madaxweyne Talladii la cararay iyo Xukuumadd huruda ayey ku sifowday Dowladda" Xildhibaan Xeyle.

  Рет қаралды 3,071

Somali cable

Somali cable

9 күн бұрын

"Madaxweyne Talladii la cararay iyo Xukuumadd huruda ayey ku sifowday Dowladda,Baarlamaanka haloo soo Duceeyo" Xildhibaan Maxamed Xeyle.

Пікірлер: 7
@nuraali5514
@nuraali5514 8 күн бұрын
Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay. Ka naxoow, nafta waa! Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo! Dalxoreeye, guul. Ciidamada Soomaaliya guul! Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 8 күн бұрын
Comments kayga shicibka Soomaaliyeed is way diiya maxaa ay qabtaan xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya. Madaxwayne Xasan Sheekh waxa uu qabtay waa muuqataa lacagtii waa ka,soo dhamaaday kacag kale doonaayo.
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 8 күн бұрын
Dalkeena Soomaaliyeed waa in ay bad baadiyaan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed sababtoo ah xildhibaanada waxaa ay wadaan af gambi ay diwlada Soomaaliyeed ay ku kala dirayaan waxaa ay cadeeyeen in ay madaxwayne Xasan Sheekh iyo Raysalwasaare Xamsa ay xilka ka tuurayaan soo ma u wada jeedaan in cadowga ay u wada shaqee nayaan madaxwaynaha tuutihii dagaalka ayuu xirtay si uu bada Soomaaliyeed u vad baadiyo dhulka,Soomaaliyeed ufa xoreeyo cadowga marka miyuu is taahilaa hadalkas ka soo yeeray xildhibaanada qaar badan. Waxaan u aragbaa in ay laxago ku soo qaateen Abii Axmed waa uu ka diidey wax jasto madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed laakiin waxaa uu arkay in ay jilicsan yihiin xildhibaanada qaar oo lacago lagu gadan karo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waa in aad vad baadisaan dalka Soomaaliyeed
@abdullahi6874
@abdullahi6874 8 күн бұрын
Fadlan ku shubo
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 8 күн бұрын
Warkuwaan xidhibaano isku shega ah Bal noo weydiiya inta ee fasaxa kujireen Matageen meelihii laga soo dortay mase wadamo shisheeye ayee iska aadeen kuwan waa tuugo
@nuraali5514
@nuraali5514 8 күн бұрын
Xildhibaanow, xaal qaado. Abiy Ahmed, ayaad dabada ku wadatiin. Soomaaliweyn, dhulkeedu beec ma aha.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 71 МЛН
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 79 М.
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO C qaadir DulyarI 14 07 2024
17:06
Somali cable
Рет қаралды 780
LIVE: Suella Braverman and Jacob Rees-Mogg speak at Popular Conservativism event
3:59:23
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 32 М.
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54