Пікірлер
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 10 минут бұрын
Idin koo og xasan sh waxba ogeyn ayaad tii hore iludeen oo noosoo celiseen hadda waxaa talo eh
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 47 минут бұрын
War ninyahow umada ha Marin habaabinin doorasho qof iyo caod ma dhicikarto sidey wax u muuqdan dadka cafis waydiso meesha na is kaga tag wad fashilantey.
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Сағат бұрын
Kuwa m.xasan shiikh eedeeynaya maxay qabteen oo aan ka ahayn lacag in ay ka tabcadaan, golaha baar lamaanka dib u eega meelihii laga soo doortay, dawladda xasan sh way guuleeysan insha allaah
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 Сағат бұрын
Guul
@Badahda
@Badahda 3 сағат бұрын
Gabadha ree awdal salaan sare
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 3 сағат бұрын
Ciidamo kakeena Itobia Ogadeen dulmigii iyo xoolihii aad kenyaka kadhacdeen iyo somalida tabarta yar ayaa cuqubadeeda soo baxdey mar aduunku waa saan Sheekh jiir cun ooyey tuugo
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 3 сағат бұрын
Subhana Allah war hoy ilaahey ka Baaqa mafakaneysaa imisaa Eastleigh hotiina lagu dhacay dulmigaas ayaa ilaahey kasoo jawaabey
@rocky4066
@rocky4066 5 сағат бұрын
Soomaaliyeey MA taageertaan qofki wax qabad leh cagsigiisa waxad usacabatuntaan oo taageertaan qof wax dhaca oo musuqa ku xeeldheer
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 6 сағат бұрын
Beenaale Kani wareysi maleh
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 6 сағат бұрын
Kani waa bar go bahashiiii kululayd ayaa yaraatay marka xoogaa lacag ah ayaa la shaqshaqanayaa
@nnpcat625
@nnpcat625 7 сағат бұрын
War kasoo tagaa hadiiba niila dhahay xoolahiina ilaalshada maxa haray qoorta inalaga soo qabto ayaad sugoosiin isku dhjis. badaniidiina calaal iska daaya
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 8 сағат бұрын
Xaasid Shiiq waa eedaysane: 1. Dulaanka Sool isagaa bilaabay. 2. Saxeexa Djibouti isagaa saxeexay. 3. Wadahalka Somaliland iyo Somalia isgaa Abiye warka u dirayey. Sideebay u dhacdaa nin madaxweyne Somalia sheeganayaa inuu arin sir ah u gudbiyo wadan kale. Haasid Shiiq markii shirkii Djibouti ee Somaliland iyo Somalia dhamaaday ayuu wacay Abiye... una sheegay sirihi shirkaa. Haasid shiiq isagaa afkiisa ka qirtay inuu Abiye u sheegay. Arinkaasi waa dambi oo u baahan xil ka xayuubin iyo eed qiyaano qaran. Waa in dil toogasho lagu fuliyas Haasid Shiiq.
@Ibrahim-xf6ie
@Ibrahim-xf6ie 8 сағат бұрын
Alla gabadhu dowlada jeclaa
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 8 сағат бұрын
Somalia dhimataye ha la aaso.
@Ibrahim-xf6ie
@Ibrahim-xf6ie 8 сағат бұрын
Ninkaan waa warxumo sheeg, qofk wuxuu qaldayna waa la sheega, wuxuu qabtayna waa la sheega. Mucaarad ayaa ka dhex hadlaaya
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 8 сағат бұрын
Goormaa laga tegay warkaas. Tumaal waa dad Soomaali ah oo garabkeenaa oon waliba jecelnahay, saas dartii arinkii hore jaahilnimo ayaa keentay ee hada aan quluubta isku furno oo aan umada kale iska xigsano.
@elmielmi4397
@elmielmi4397 8 сағат бұрын
Ganacsiga islii baa loo socdaa hanti ilaashadda soomaali boob &dhac baa socda Kenya.
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 8 сағат бұрын
You keep saying Dawlad Goboleed , there is no such a thing called regional states or Dawlad Goboleed What you have is clan states/dawlad beeleedyo not regional states nor national states l, Where every so called cabinet member and member of parliament represents his or her clan, and every clan state/dawlad beeleed leader represents the majority clan of the clan state/dawlad beeleed, not the marginalized clans or .5 in the clan state . The so called members of parliament elect the highest bidder or the one who fills their pockets as a president, same way that they have been selected after paying the most money to a so called clan elders. Your government system and constitution is based on clan federalism, 4.5. The 4 so called major clans have each 66 members of the parliament or representatives, regardless of the clan’s number, meaning a 4 million clan and a 10 million clan have equal representation. If .5 clans are less than the 4 clans, why a 4 million clan is not less than a 10 million clan? and have less parliament members or representatives Is that fair to the majority clans of the 4? What would happen if the failed state holds one man one vote? How would it affect the so called 4 clans? Of course the majority clans will be majority and the minority clans will be minority. And that’s why some of you are against one man one vote . If your government system is based on clan, why shouldn’t the clans face each other at the ballot boxes. The fundamental of your constitution is based on clan ideology which has over taken the senses of nationalism. Somalia has a homogeneous nomadic society with common language and religion. Somalia people are nomads who haven’t had boundaries between the clans for centuries and have crossed clan lines during the drought seasons in search of water and grazing for their livestock. Somalia nomads even cross the borders of the neighboring countries, like Ethiopia and Kenya during the drought seasons in search of water and grazing land for their livestock The most divisive issue between the Somali people is clan and the core of your constitution and government is clan federalism, which is anti unity and divisive, and you keep repeating Somali unity. Narrow mentality and tribalism will never work for Somalia as long as you keep distorting the truth and the reality on the ground How could sketching clan lines and boundaries between the clan states/dawlad beeleed, in the name of clan federalism, like the Green Line which divides Gaalkayo city, benefit nomadic tribes who are on the move in search of water? You call yourself the educated and the intellectual ,and you’re promoting and advocating for clan based federalism, showing your clan and tribe loyalty. Throwing here and there an english phrase doesn’t mean you’re educated or so called politically savvy, you’re what you preach and practice, regardless of your academic background. Don’t disguise and sugarcoat the real names of the clan states/dawlad beeleed, by calling them Puntland, Jubba Land, Southwestern, GMudug, Hiirshabele, Jawhar etc, call them by their real names, Majeerteenia, Ogaden, Rahanwayn, Habar Gidir,Hawaadle and Abgaal. What is next? each member clan state of the clan based federal government to issue clan identification cards, so each clan member could use it or show when they need to go or visit other clan state/dawlad beeleed, even when they are in search of water and grazing land for their livestock. What is the solution ? dismantling the clan based federal system or implement the clan based federalism sincerely by following the clan state of Puntland, the mother of the Somalia federal system that has her boundaries based on clan, xuduud beeleed. You are already collecting the fruits of the clan based federal system and clan boundaries, the clan fighting between Saad vs Lilkase, Sure vs Marehan, and Sure ve Shiikhaal In the clan state of Gal-Mudug and the clan state of Puntal, all driven by disputes over grazing land and water wells. Clan states war and clan conflicts over land and water will never end unless the clan federalism is dismantled.
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 9 сағат бұрын
$5000 oo dollar bishii waxay quudin karta 50 qoys bishii, oo saboola
@truecomment3650
@truecomment3650 9 сағат бұрын
Guul iyo Gobonimo Soomali meel walboo ay joogto.❤🇸🇴☝🏿
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 9 сағат бұрын
Ganacsi qofka ku lahayn mesha dabaqna oga dhisnen maxuu kala duubana dadka lacagihi wadanka laga soo dhacay ku dhistay ganacsiga dabaqyada waligisna aan logu naxarisan dugsi ilmahisa iyo guryaha kiradooda mesha waxba kama galin borsadisa ha kanqaato mesha ha cararo
@IlhaanMohamed2024
@IlhaanMohamed2024 9 сағат бұрын
Dr inteeh ka heela Yaa igu cawiiyo meshaa Laga heelo Yaa isheegaya
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz 10 сағат бұрын
Asc waxa tahaye askati kasoo baxaye waajika. Saaran lovo nooll ninka waajibi saarsn yahaye raabsh sidaan oo ksle❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdulMuhammad-r5s
@AbdulMuhammad-r5s 11 сағат бұрын
Tulada Ka imaday orado Shabab kaxurey Shan kun wax lagu qabeyn Aya qadatin
@dahaboisse1935
@dahaboisse1935 11 сағат бұрын
Allaha u naxaristo c shooli
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 11 сағат бұрын
Somali kenya minority bai kuyihiin
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 11 сағат бұрын
Qosol baan kudufte. Anagaa ugu wadinsan kula haa. Adiga waa qoxotii oo shale imaate baad kikuyu oo wadanka majority ka ah la tartami rabtaan. Hadaan kikuyu isku daaba taan kursiga kamukuunji waad gefeysiin
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 11 сағат бұрын
Qutbadisa xikmat ayakujirto e sifican u dhageysta
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 11 сағат бұрын
In Alshabaab waddanka laga sifeeyo Cid diidan ma jirto. Laakiin Xasan Garguurte waa Brain wash waxa uu wado, not reality.
@jamacmire1911
@jamacmire1911 11 сағат бұрын
Gurguurte wuu kasii taxadaray arimahan kacdoon ee hada yimi gurguurte waxuu haysata lacagdhan 300ml kuwan qeylinaya waxaa kufilan 10ml
@fatmag4592
@fatmag4592 12 сағат бұрын
Ciilqaba yaasha hawareyn sida ruuxaan liita ookale waa waalida dhaqanta warayso daad caafimaad qaba wall
@nuraali5514
@nuraali5514 12 сағат бұрын
Weriye wadani ah baad tahay, walaal. Kheyr Allaha ku siiyo.
@ashaelmi7863
@ashaelmi7863 12 сағат бұрын
Wariye. Ninkan Aad Wariysig Abdilaan .He's Polished and He's So Stupid. Beenloow Beenloow Beenloow Beenloow Dooqon Nacaas. ( GAAFUURXUUN ) Waa " Gurop- Ka Nabaar Iyo Naxdin. Wariye You're Also CBB UUF DOWN CBB.
@nuraali5514
@nuraali5514 12 сағат бұрын
Geesi weeye, Dalxoreeye, maasha Allah.
@nuraali5514
@nuraali5514 12 сағат бұрын
Waa labadii sano oo kuugu dambeeysay ee aad ka mid noqoto baarlamaanka Soomaaliya, insha Allah.
@nuraali5514
@nuraali5514 12 сағат бұрын
Dalxoreeye, cadowgiisa cagta ka hoos!
@nuraali5514
@nuraali5514 12 сағат бұрын
Shacabka Soomaaliyeed, ha salaamin ee Abiye Ahmed soo salaan. Meeqo lacag ah ayuu idin siiyaa? Sun, Allaha ………………..😢
@kismayojubba5107
@kismayojubba5107 12 сағат бұрын
Bahashaan somaliland kasoo socotaa ayoo sheeko direed isticmaalaya iyo qaar jeeblayaal ah si hasan sheikh khalalaaso loogu abuuro sheeko Ethiopia iyo somaliland wadato ii muuqata
@nuraali5514
@nuraali5514 12 сағат бұрын
❤️Sheekh Aadan Madoobe iyo ra'iisal wasaare Xamse guul❤️ Xildhibaanow, xaal qaado. Abiy Ahmed, ayaad dabada ku wadatiin. Soomaaliweyn, dhulkeedu beec ma aha. Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay. Ka naxoow, nafta waa! Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo! Dalxoreeye, mudane Hassan Sheekh Mahamud, guul. Ciidamada Soomaaliya guul! Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 13 сағат бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 13 сағат бұрын
Baxa Xamar taga ee Xassan tuug LA dagaalama. Kenya waddankiini ma aha. Qabiil ha idin dhawdo. Noqda noqda
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 12 сағат бұрын
Adigu nacasnimada Ayan layabe war inagu reer Kenya beynu nahay waligen xamar iyo Somalia manan arkin EE adigu xamar haku deeqdo
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 12 сағат бұрын
@@MohamedNoormohamed-lc4rg runtaadi waaye, awoowe haadaa jareer la leeyahay ahaa Soomali yaan ahay lee haku soo beerlaxawsanin. Sawaaxili san weyne
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 13 сағат бұрын
kuuwaan yan la ami nin siyaasad kala loosoo dhiibay doowlada hiska jirto kuuwaan cado qata yashaa mashruucaa looso dhiibay
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 13 сағат бұрын
Mawaxay rabaan inay fuurimaha adaan ooy kalafuur furan ooy qawaarijata siyaan xogta
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 13 сағат бұрын
cabdisamad waxan weeydinaya xiligi uuwasirka aha muxu wadanka usoo qabatay
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 13 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 13 сағат бұрын
DADKA KU HADLO AFKA SOMLIDA AANAN EHEEN SOMALI AH SAX WAAN IDNKA QABNEYNAA DALKEENA OO IDNKU DHAX GARAACI DONAA BARLMANKEENA
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 13 сағат бұрын
Adiga weli maladagaaalantay Ash xageeedne aaaday marki shabaab lala dagaalamaayay
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 13 сағат бұрын
YaaHuuuuuu in aad iska aamusto ayaaa idiiiiin rooooooon hhhhhhhhhhhh qaraaaarka iska yareeeeeya
@hiilkaumadda2723
@hiilkaumadda2723 13 сағат бұрын
Dhibatada adiga iyo abaha aad geysaten miyan adiga lagu xisabineyn iyo hantida aad dhacdeyn iyo dadka aad weli hantidoda ka heysatan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 13 сағат бұрын
wax takoora ma jiro ee dadkan abaal maleh oo wax ay xaq ulahayn raadinaya oo cuqdad qudhunsatay