Madaxweyne Xasan Sheekh Telefoonka iga qortay Maraykan ayaan ku gaynayana igu yidhi ayaan ku riyoday

  Рет қаралды 39,442

MM Somali TV

MM Somali TV

5 ай бұрын

Barnaamijka Fasirka Riyada MMTV iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax .

Пікірлер: 53
@Opthirahman-Mohamudd
@Opthirahman-Mohamudd 5 ай бұрын
AlllOw waxan Ka baryayaa aduun wax Micno ah MaLahee aKhiradayda danbe uuun iii HagaaJo ❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 ай бұрын
Subxanalah, qaar baa Qoska eegaya Oo wax malayacniya sheekha waydiinaya😢😢
@shamisali4599
@shamisali4599 5 ай бұрын
Ilahayow dalkena dadkena xaqa fahansi ❤
@FAHADKANTE
@FAHADKANTE 5 ай бұрын
Somalilander one like
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 5 ай бұрын
Mansha allaaah sheekh iyo luqman ilaahy hidin barkeeyo ❤❤❤
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 5 ай бұрын
Mnsha aalaH TabarakalaH sheeikh iyo wariye Luqman
@Moablmao
@Moablmao 5 ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah Sh. Said Allaha Barakeeyo. Luqmaan adigana Ajer Inyo Xassanaad.
@user-gc4zw4eb1w
@user-gc4zw4eb1w 5 ай бұрын
Mm tivi waan salaamayaa iyo shiikh waxaa igu soo noqnoqotay anigoo masaajid ku jiraa oo xiliyada salaada oo ag fadhiya culimada wawayn ee canka ah iyo anigoo hadana waysaysanayaa oo debada masjidka jooga
@xamzaabuukar5500
@xamzaabuukar5500 5 ай бұрын
As walaal luqmaan waan ku salaamay adiga iyo sheekha magaceeygu waa xamza nambarkaaga ma ii soo diri kartaa kan sheekha ee UK waan hayaa
@mrabdilahimrsahmed1545
@mrabdilahimrsahmed1545 5 ай бұрын
Scw sheekhu goormuu Hargeysa tagay sawkii maanta aan wada tukunay duhurkii Quba masjid London hayes ma wax mar hore la duubay baa.
@fartunwarsame462
@fartunwarsame462 5 ай бұрын
Quba ma aha ee waa Daarussalam. Waana jimcihi Daraad
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 5 ай бұрын
Wll please riyada december whats up ka aa meesha soo saarteen kusoo dilay please iisoo fasira
@IbraahinxasanGuudcade
@IbraahinxasanGuudcade 5 ай бұрын
17:04 17:06
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 5 ай бұрын
Maxaa lagu fasiri karaa sheekh saciid waxaan ku riyooday xuduudaha soomaaliland oo lasoo calaamadiyey 3 sano ka hor Nin aan sxbo nahey wuxuu ku riyooday hargeysa oo faraj lama filaan ah ilaahey siiyeye
@mohamed88466
@mohamed88466 5 ай бұрын
Oo Hargeisa maxaa haysta ma balaayaa ka taagan ?
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 5 ай бұрын
asalaamo caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuho walaalaha iska leh m m tv waxaan kula talin lahaa in ey joojiyaan bar naamishkan ku saabsan riyada sabab too ah dhamaan umada somaliyed waqtiga hada lajoogo riyo in loo fasiro ilama fiicno daroofaha ku xeeran dartood
@MaxamedShowkani-lm8jg
@MaxamedShowkani-lm8jg 5 ай бұрын
Fasirka riyooginka xagee lagala xidhiidhikaraa
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 5 ай бұрын
Ma murqaankii baa heerkaa gaaray😂😂😂😂
@IbraahinxasanGuudcade
@IbraahinxasanGuudcade 5 ай бұрын
M8❤
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 5 ай бұрын
Sheekh lambarka isoo dir
@cabdifataaxmaxamuud7743
@cabdifataaxmaxamuud7743 5 ай бұрын
Numbarkan shaashada ku qoran mee?… wr inader so sheega numbrka suaal aya ngu taagane
@user-cy2eh2xd2q
@user-cy2eh2xd2q 5 ай бұрын
horta wariyaha iyo sheekhu ma walaala?
@shiikhshucaybyuusuf5513
@shiikhshucaybyuusuf5513 5 ай бұрын
Xaggee Lagu Soo dirayaa riyooyinka
@moeawale4891
@moeawale4891 5 ай бұрын
Aakhirada iyo meel kasii dabaysa oo dadka majaniintu ku nool yihiin kkk. Hadii kale siduu qof caqli, maskax Ilaahay siiyay oo cilmi bartay u aamini karaa riya beena iyo khayaaliga.
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 5 ай бұрын
Baleylisti usameeya shiikhaan iyo wax walbo riyooyinka laxariira
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 5 ай бұрын
Riyada ah madaxweyne telfonka iga qabtay Waaa wax naftiisu jeceshaha wa qaraw xadasu nafsi ayaa ladhahaa
@user-nr7gx7lx2d
@user-nr7gx7lx2d 5 ай бұрын
kan sheikh ma ahan waa qabyaladiiste iidoor
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 5 ай бұрын
😂😂 Maraykanaaa
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 5 ай бұрын
War qorofaadka dadka kadaa Riyo mafasiri kartid Ma nabi Yuusuf baad natale USA Nabi Yuusuf ilaah ayaa u soo waxyoonayey Qof ifka saaran oo riyo fasirikara majiro Waa nabi Yuusuf waa nabi ibraahim waa nabi muhamed Csw Bal aayad quraan keen oo ku dhaheysa riyada waad fasirey kartaan Ogow Riyad u waa humaag
@cabdishakurcumar-zl2mj
@cabdishakurcumar-zl2mj 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 5 ай бұрын
Xariifka dhahay xasan sheikh oo mareykan ii diraa ku riyooday Buufis ayaa haayo asoo Asoo niyada mareykan ku haayo ayuu seexday 😂
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 5 ай бұрын
😂
@mustafeahmed2734
@mustafeahmed2734 5 ай бұрын
😂😂
@adanbile4237
@adanbile4237 5 ай бұрын
Waa qof ogaa inuu xasan shiikh dadka tahriibiyo
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 5 ай бұрын
@@adanbile4237 neefyahow meel friiso waxaa la mucaaradaa ayaa maqashay Xasan sheikh markuu Dad tahriibo shaqo la,aanta heeso maxeey tahay
@user-bf8bi9hi3d
@user-bf8bi9hi3d 5 ай бұрын
Mmtv wa cadaw jamhuurida Somaliland warbahintu cawa waxayka hadlayaa jabka somaliya kaga dhacay shirki midawga Africa idinkuna nin ba xasan gurguurte ku riyooday ayaad nogashekaynaysaa
@cabdishakurcumar-zl2mj
@cabdishakurcumar-zl2mj 5 ай бұрын
Isaaq waa waashay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 ай бұрын
Huhaa khuraafaad weeyi
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 5 ай бұрын
Kan dadka wax xun unbuu ugu wada fasirayaaye waa sidee war wax dambe ha waydiinina
@Siciid22
@Siciid22 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 riiyo waa been habeen kasta waxan ku riiyod aniiga duulya
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 5 ай бұрын
waan kula qabaa ee hala inoo fasiro
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 5 ай бұрын
Maya. Marar badan waa sax. Aniga wax badan oo aan ku riyooday, ayaa hadane RUN noqday.
@Siciid22
@Siciid22 5 ай бұрын
Maxaa la fasira iyodi aya isku cadysy in ay beentahy
@Siciid22
@Siciid22 5 ай бұрын
Aniiga oo duly ku rooyod
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 5 ай бұрын
Riyadu waa sadex sidaa ma ula socotaa
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 5 ай бұрын
Mnsha aalaH TabarakalaH sheeikh iyo wariye Luqman
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34
MM Somali TV
Рет қаралды 15 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 44 М.
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 17 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН