Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?

  Рет қаралды 42,284

Xogmaal Media

Xogmaal Media

5 ай бұрын

Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?

Пікірлер: 43
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 5 ай бұрын
Garabkaaga midig buu ku fiicnaa in uu fariisto ka soco cali xaraare Sheekha waa nin aad u jawaabo wanaagsan allaha xifdiyo caafimaad allaha siiyo inshaa allaah
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@MuminaHassan-um6rt
@MuminaHassan-um6rt 5 ай бұрын
Maansha alah sheekhunaa alaha ku xafido adiga iyo culumada oo dhan
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 5 ай бұрын
Sheekhana alle haku xifdiyo
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
@maxamedsaalaxcabdullahi8596 5 ай бұрын
ماشاءالله
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
Masha allah illahay haku xafido
@manamunye8330
@manamunye8330 5 ай бұрын
Shiikh usuuli Allaha ku xifdiyo adiga culumada dhan
@qaysdheere
@qaysdheere 5 ай бұрын
الله يحفظك ياشيخ
@shoolicade1391
@shoolicade1391 5 ай бұрын
Sheikh usuuli xafidalaah
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 5 ай бұрын
Maakhr diid❤
@QaliifCasir
@QaliifCasir 5 ай бұрын
War muuqaalka dhamayso comments haku soo ordine
@IradoMaxamed-wl4wk
@IradoMaxamed-wl4wk 5 ай бұрын
Haye kkkk
@boqoradalondongarsoorada9552
@boqoradalondongarsoorada9552 5 ай бұрын
Please inoo soo sheeg in Sheekh Usuli uu tagi doono Seattle Wa. ?
@yonis3221
@yonis3221 5 ай бұрын
sh illaahay haku xiftie
@saharwafa7539
@saharwafa7539 5 ай бұрын
Maasha Allaah
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 5 ай бұрын
shiekh waxan ku salamney salanta islamka ASC wanaa ku soo dhaweyneynaa
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 5 ай бұрын
Masha Allah ❤ ❤
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 5 ай бұрын
Masha Allah
@_faatax
@_faatax 5 ай бұрын
Usuuli buu wareysiga ku sheegay sheekhu haddana ciwaanka waxaa ku qoran asuuli yaab badan baa jira oo ah inaanu dhagaysan qofka muuqaalka habeeyey
@aaminomacalinxasan502
@aaminomacalinxasan502 5 ай бұрын
Aderkey sheikh usuli ❤
@kadiyeshire9478
@kadiyeshire9478 5 ай бұрын
Culumada😂 allaha inoo😂xifdiyo aamin Ali xarare😂 adna thank you so much xulumada😂inoo😂soobadi
@MohamudSiyad-ff7ro
@MohamudSiyad-ff7ro 5 ай бұрын
Cajiib
@user-bu5on3nj5n
@user-bu5on3nj5n 5 ай бұрын
Madha allaah no daah0 sheeqà
@jamaisse9852
@jamaisse9852 5 ай бұрын
Asc Qabyaalada iyo nacaybka Shiekh ninkaa ku shirqoolay baa fidiya ee isaga qudhiisa inaad u nasteexaysay ahayd.
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 5 ай бұрын
Kkkkkk kaas yar qosol buu nagudilay
@jamaisse9852
@jamaisse9852 5 ай бұрын
Asc Shiekh ninkan ha horfadhiisan sumacadaaduu dilayaaye isagaa munaafaqa oo dadka isku dira oo cuqdad qaba kolay si kedisa ah ayuu kuu qabtay u nasteexee
@2daysago_
@2daysago_ 5 ай бұрын
Niyow ninkan wariyaha ma xanuunsanyahay mise waa caadadiisa...degdeg baa ku furan asaga dhan ....qofka uu wareesanaayo maba qadarinaayo mar mobeelka ayuu ku falaadaa ...eye contact ma sameenaayo... Anigii daawade ahaa ayaanba dhibsaday wlhi. Dhaqankan habadalo fadlan wax fiican ma ahan.
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls 5 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@gigachad9879
@gigachad9879 5 ай бұрын
Wallaahi madaxda soomalida siduu shiiqu sheegay kulli waa in la xiraa haddii sharci jiro midaan xoolaha ummadda xadin kuma jiro
@Aymo72
@Aymo72 5 ай бұрын
Walaahi minisoto naftirkeet masahlano iyadaba ceer aa laqaataa musuqmaasuq aa kajirta markii lajoogo oo ladaganyahay aa lafahmaa mideeda kale dadka Europe joogo siiba uk wexey badanaa maal gashtaan Africa iyo turki carabta
@hawasoulemanhawasouleman-8262
@hawasoulemanhawasouleman-8262 5 ай бұрын
Asc
@user-or7nd2zq9k
@user-or7nd2zq9k 5 ай бұрын
Awy filimkii
@famousking447channel5
@famousking447channel5 5 ай бұрын
Asuuli ma ahaan sheekh usuuli waye 😂🤦🏽‍♂️
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 5 ай бұрын
Kkkkk, Cali Xaraare Naceybshiiyaha iyo xaasidka uu u Qabbo QaraNka somalilnd iyo Madaxweyne Muse Biixi Ma QarsaN karo Xataa kaambeynkiisi Sheekh ussuuli Ayu si farsameysaN u Hordhigayaa, pllse sheekhu wuxu ugu Jawaabey Qabyaalada Halleyska Daayo Aakhiro Aya inna sugeysee, caliyow wax ku qaaddo wacdiga iyo waanada sheekha
@gigachad9879
@gigachad9879 5 ай бұрын
Qaranka Qaranka Qaranka Badhida weyn
@mohanchannel1233
@mohanchannel1233 5 ай бұрын
War shekha mxaa dhagysiisay 😂
@mahamedramadan3461
@mahamedramadan3461 26 күн бұрын
Nacam waa nin isiil ah
@user-ew4uc7yo3s
@user-ew4uc7yo3s 5 ай бұрын
Waasuaal ciyaalsuqeed kaasokale loomajawaawo
@HareedRooble
@HareedRooble 5 ай бұрын
Wariye adiga laftada magaca sheekha qalday Usuuli ayuu kuyidhi adna asuuli bad uguqorty😅
@fadumofh
@fadumofh 5 ай бұрын
Aad iyo aad intaas inaa qoraa usoo galay
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 5 ай бұрын
Caawa adiga ayaa nacamle ah 😂😂 sorry hadii aan kula gafay
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 5 ай бұрын
Masha Allah
Dr Feysal Rooble oo rejo weyn ka muujiyay qaranimada dalka
26:27
Xogmaal Media
Рет қаралды 8 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 34 МЛН
WAREYSI- WEEY DIIMAHA SH OSMAN USUULI
17:23
HANOOLAATO
Рет қаралды 90 М.
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 24 М.
Sh Mustafe X  Ismaciil   Akhlaaqda Nabiga scw
1:06:00
Markaz Quba
Рет қаралды 78 М.
Sh C/Xayi " Xor ma nihin, dadka yaan been loo sheegin, Maxaan la dabaal dagneynaa"
13:54
Ali Harare miyuu sheegaa dhaliisha Somalialnd oo kaliya mise?
16:26
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 12 МЛН
Понимает язык людей  ))) @gsdamur
0:15
GSDAMUR
Рет қаралды 3,1 МЛН
Normal vs Psychopath vs Rich How to heal a cut on your finger ☝️❤️‍🩹
0:19